Su'aashan ma is weydiisay intaad Muraayad Hor Istaagtay?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024

Комментарии • 94

  • @axmedcali8433
    @axmedcali8433 2 года назад +24

    Mahadsanid wll c/wali khaliif
    Waxan kugu baraarujinayaa ادا
    أصبحت فلا تنتطر المساء........
    Maaha xadiithkii nebiga ee waa hadalkii c/laahi ibnu cumar ibnu khadaab

  • @haw_6060
    @haw_6060 2 года назад +9

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك

  • @abdisalanyasin
    @abdisalanyasin 2 года назад +9

    Wcs ustaad,
    Mahadsanid ustaad sida aad wakhtigaga iyo dedaalba aad noogu hurtay, sidii aad wax qiimo leh noogu soo gudbin lahyd.
    Alla misaanka xasanadka hakugu daroh💯🙏

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  2 года назад +7

      Adina waad ku mahadsantahay dhiirigalintaada markaste akhii.
      Rabbi haku sharfo.

  • @maafaraxnaa5665
    @maafaraxnaa5665 2 года назад +1

    Mahadsanid ustaad sare guuleyso

  • @kaltummohamud1267
    @kaltummohamud1267 2 года назад +3

    Cajiib, Allah ayaan haleelsiin Islanimada balse fiicnaan lahaydaa in dadka Islaamka ah is hor dhigaan geerida iyo hoyga noo danbeeya, si dhabana diinta ugu toos naano.

  • @mowxele7304
    @mowxele7304 2 года назад +5

    masha allah mahadsanid ustaad ilaahay hakaa ajarsiiyo dadaalka aad ugu jirto dhalinyara badan oo somaliyed oo wax badan ku dhagaystay waxbadan ayey ka faideyn.

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  2 года назад +3

      Aamiin akhii. Mahadsanid inbadan.

    • @maankaab4150
      @maankaab4150 2 года назад

      Walalo xadiiska rasuulka dhaga
      ruclips.net/video/seJ0I9zMJHo/видео.html

  • @user-dn6ec1nd9k
    @user-dn6ec1nd9k Год назад

    Alle ha ku xafido ustaad
    Wax badan baanu kaa faaidnay

  • @user-sj8pk8zr9p
    @user-sj8pk8zr9p 6 месяцев назад

    Ustaad waxbadan ayaa ka faaiday allaaah hadafkaaga aakhiro io kan aduunyaba ha ku rumeeyo

  • @footballer9117
    @footballer9117 2 года назад +5

    Mnsha alh wlhi waa youtuberka kaliya ee hadaan furo video uu leeyahay aanan ka caajisin hawl kalana aan ku mashquulin jasaakalaah wll.
    Walalyal aynu walaalkeen gaadhsiino 100K oo subscribe si ay dhiirigelin ugu noqoto inaguna wax uga faaidaysano

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  2 года назад +2

      Mahadsanid wllkey comment-gaaga dhiirigalin ayuu ii yahay.
      Alle haku shafro kuna guuleeyo

  • @alihassanhuseein1680
    @alihassanhuseein1680 2 года назад

    Jasakallah kheir ustaad keep going mahdsnid 💚 💯 🙏

  • @mukhtaarsiidow6437
    @mukhtaarsiidow6437 2 года назад

    Aad iyo aad ayaad u mahadaantahey wll abdiwali khaliif
    Wabadan ayaan ka faa'idey runtii.

  • @Mohamed_Barkadle
    @Mohamed_Barkadle 2 года назад +1

    Mahadsanid Ustaad Abdiwali Khaliif 👍✊🏽

  • @smartdaljir
    @smartdaljir 2 года назад +3

    Wcs Ustaad M.a aad ayaan ugu raaxaystaa chanelkaaga Kumana caajiso ilaahay hakaa raali noqdo👏👏🔥

  • @Sulub2233
    @Sulub2233 2 года назад +3

    جزاك الله خير الجزاء

  • @amiiradadan4444
    @amiiradadan4444 Год назад

    Masha allh jasakallah kheyr ustadi

  • @cumariftiinsheofficial
    @cumariftiinsheofficial 2 года назад

    Mahadsanid ustaad. Shaqadan ILLAHAY HAKAA ABAALIYO

  • @CabdinuurMaxamed-rw2vs
    @CabdinuurMaxamed-rw2vs 2 месяца назад

    شكرا يا استاد❤

  • @roobleyaasiiin8657
    @roobleyaasiiin8657 2 года назад

    M A ustaad abdiwali, Allah cilmigaaga ha ku ziyaadiyo.

  • @CabaasXaaji-du6lz
    @CabaasXaaji-du6lz Месяц назад

    Shukran ustaad

  • @yuusufliibaan1380
    @yuusufliibaan1380 2 года назад +1

    Thanks macalin Allah ka abaal mariyo sida wngsn aad inoogu fa"iideysay

  • @iqrasomali12
    @iqrasomali12 Год назад

    Jazzaka allah wll

  • @Mascudsayid
    @Mascudsayid 2 года назад +1

    Shukran ustad
    Dhiira galin ayay iinoqon hadaad iso booqato Rabina haku sharfo. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a.

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 2 года назад

    Thank you.
    Waxa aad noo soogudbisaa mowduuc muhiim ah oo aan wax badan kafaa idaysano,

  • @xasnaxasan3024
    @xasnaxasan3024 Год назад

    Masha Allah wax badan oo wanaagsan baa lagaa faa'iiday

  • @sapnaaabdifitah9
    @sapnaaabdifitah9 2 года назад +1

    Waxaan jeclahy inaan wax barto 🤕hada waxaan ahay f4
    Runtii caqabadana waan lakulmay waana ku jiraa 🤕hadii aad aragto farinteyda hooyo aabo wlaal abti eedo iiso duceeya waa ig codi🤕😔😔😔

  • @m0stf33
    @m0stf33 2 года назад +1

    Legend😫

  • @Sugnaansho2
    @Sugnaansho2 2 года назад +1

    Thankz dear teacher keep going teacher, Allah haku sharfo

  • @muktarcadde6413
    @muktarcadde6413 2 года назад

    Maasha alalah ustaaf cabdweli khaliif Allah kheyrka hakaga abaal mariyo ustaad

  • @islamsomali2018
    @islamsomali2018 Год назад

    Mahadsanid macalin

  • @yahyehasan5132
    @yahyehasan5132 Год назад

    Mahadsanid

  • @efootballtube
    @efootballtube Год назад

    MASHAALLAH

  • @xasnaxasan3024
    @xasnaxasan3024 Год назад +1

    Anigoon wali dhagaysanin baan sii garanayaa wax fiican inaad soo waddo

  • @xuseencabdiqadir9161
    @xuseencabdiqadir9161 2 года назад +1

    Having enthusiysm for a job

  • @Sak203
    @Sak203 Год назад

    Jasakalah wllo

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 2 года назад

    الشخص إما أن يكون زائدا على الدنيا واما أن يزيد على الدنيا شيئا

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 года назад

    Masha allah ustaad keep going mahdsnid allah ku barakeyo ❤ 💖 💙 🙏 ♥ 💓 ❤

  • @efootballtube
    @efootballtube Год назад

    KEEP GOING

  • @abdirahman8339
    @abdirahman8339 2 года назад

    Ninkan oo kale sababta subscribe loo siin waayay ii sheegay ilaahay haku barakeeyo walaal

    • @maxamedcali1867
      @maxamedcali1867 2 года назад

      Thanks ustad Alah haka abalmariyo cimri dheer iyo cibada suban ayan ku rajaynaaa in.a

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 2 года назад

    Aad iyo aad u mahadsantahay ustaad #cabdiwali_khaliif dhiirigalinta iyo inaan dedaal muujino saad noogula grab taagantay aad ayaan Kaaba mahadnaqaynaa

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  2 года назад

      Adigana ku mahadsanid dhiirigalintaada wlle.

  • @ahmedhodan6376
    @ahmedhodan6376 2 года назад

    asalamu alykum Abdiwali walal wa mahadsantahay akhii

  • @suleimanyasin6199
    @suleimanyasin6199 2 года назад

    Ustaad abdiwali khaliif mahadsanid, waanu kaa faa’idna waxyaabo badan oo wanaag ah, fadlan muuqaal kasoo diyaari freelance ka sida dhalinyaradu internet ka uga shaqaysan lahayd ee xirfado anfaca u baran lahayd.

  • @maxamedkayse6469
    @maxamedkayse6469 2 года назад

    Masha Allah ustaad Abdiwali khalif 💥💥💥💥❣️

  • @amiirmaxamed2149
    @amiirmaxamed2149 2 года назад

    Waad is ku iigtiihiin

  • @Zahruush
    @Zahruush 2 года назад

    Thanks ustaad mar dhow kugu soo bire

  • @ilyasomar7112
    @ilyasomar7112 2 года назад

    Jazaka-Allahu kair kazira frère

  • @maryanl804
    @maryanl804 2 года назад

    Shugran ustaad

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 года назад

    Mahadsanid ustd Khalifa

  • @safaahmed7642
    @safaahmed7642 2 года назад

    Ajar alaah ka siiiyo wllo nagana kuwii ka faidesto naga dhigo

  • @ahmed-qy4lq
    @ahmed-qy4lq 2 года назад

    Jazakalalh ustaad

  • @ahmedzaki1894
    @ahmedzaki1894 2 года назад

    Thanks 🙏

  • @faizasaciid2750
    @faizasaciid2750 2 года назад

    masha alah wll thanks👍😘

  • @lolboychannel8028
    @lolboychannel8028 2 года назад

    Masha allah 🌕

  • @apdirizaknouh8057
    @apdirizaknouh8057 2 года назад +1

    Mahad sanid teacher sidaad wakhtiGaaga nooga faaideynayso aLLe cimriga iyo cafimadka Haku dhereeeyo💙

  • @xamakowramram7730
    @xamakowramram7730 2 года назад

    Wcs ww shukran wll

  • @abdishakurmohamed5067
    @abdishakurmohamed5067 2 года назад

    آلف شكر لك يا استاذ

  • @zahrahussein2703
    @zahrahussein2703 2 года назад

    shukrn wllo sa noguso gudbisay
    hal qodob baan anu daremay o anigu aan maray hada dhimashada ka baqdo wax kale o aad ka cabsanyso majiran as wa xqiiq dhab ah

  • @chipahe3412
    @chipahe3412 2 года назад

    I caawi macalin adigo raaliya😥😥😥😥

  • @somalia1142
    @somalia1142 2 года назад

    soomaalidu wa wada steve jobs balse isla wayni iyo qabyaalad ba qaadatay

  • @emojiemoji1446
    @emojiemoji1446 2 года назад

    Waaw thanks zhp

  • @suleimanyasin6199
    @suleimanyasin6199 2 года назад

    Waanu jeclaan lahayn inaad freelance ka mawduuc nooga soo diyaarisid, sida website ka la dhaho upwork , tutorials ku saabsan digital marketing ama data entry inaad noo soo gudbiso wey kasii fiicnaan lahayd. Mahadsanid.

  • @YaqubMohmud-vu1eu
    @YaqubMohmud-vu1eu 2 месяца назад

    Wallka qaaligaa cabdi wali Khalifa
    *مع كل احترام*
    ان قول ابن عمر رضي الله عنه إذا أصبحت فلا تنتظر المساء.... هو قول ابن عمر وليس من ضمن قول النبي صلى الله عليه وسلم(كُنْ في الدُّنيا كأنَّك غريبٌ أو كعابرِ سبيلٍ . وكان ابنُ عمرَ رضِي اللهُ تعالَى عنه يقولُ : إذا أصبحتَ فلا تنتظِرِ المساءَ ، وإذا أمسيْتَ فلا تنتظِرِ الصَّباحَ ، وخُذْ من صِحَّتِك لمرضِك ، وفي حياتِك لموتِك)
    ولعل انك صححت في فيديو آخر ولم ار

  • @najibasad7675
    @najibasad7675 2 года назад

    Good wll

  • @calicabdiqadircali4992
    @calicabdiqadircali4992 2 года назад

    M.shlh

  • @abdullahachan4838
    @abdullahachan4838 2 года назад

    Keep going 💪

  • @drqeyria8874
    @drqeyria8874 2 года назад

    Mhadsanid

  • @maamafood1587
    @maamafood1587 2 года назад

    ✅✅

  • @cabdiwali
    @cabdiwali  2 года назад +2

    Khudbadda Steve Jobs: ruclips.net/video/UF8uR6Z6KLc/видео.html

    • @abdullahihayir2175
      @abdullahihayir2175 2 года назад

      Kulliyada Accounting ka Si Gaara ugasoo hadal Ustaad Abdiwali

  • @chipahe3412
    @chipahe3412 2 года назад

    I caawil qlih😥😥😥

  • @ahmedmahamed5297
    @ahmedmahamed5297 2 года назад

    Usyaad horey usoco muhimadenu maha subscribe ee wa content wax laga faa idayo after that we'll get subscribe and views

  • @suhaybcrisaaq7858
    @suhaybcrisaaq7858 2 года назад

    Goorma ayuu dhintay walaal ?

  • @brotherhoodshamc9219
    @brotherhoodshamc9219 2 года назад

    Wll grammar ka 12 tense ino so geli wa codsi

  • @midnimo3593
    @midnimo3593 2 года назад

    Mahad sanid

  • @maankaab4150
    @maankaab4150 2 года назад

    Walalo xadiiska rasuulka dhaga
    ruclips.net/video/seJ0I9zMJHo/видео.html

  • @user-dl8tx2od1f
    @user-dl8tx2od1f 2 года назад

    𝐖𝐜𝐬 𝐰𝐥𝐥 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝𝐬𝐚𝐧𝐢𝐝 𝐬𝐢𝐝𝐨𝐨𝐥𝐞 𝐚𝐧𝐚𝐠𝐚𝐧𝐞 𝐚𝐲𝐚𝐚𝐧 𝐤𝐮𝐥𝐞𝐞𝐧𝐚𝐡𝐚𝐲

  • @sheekosheeg
    @sheekosheeg 2 года назад +1

    ASC ASXAAPTA Waxan ahay youtuber cusub waxana soo gudbiyaa sheekooyin cabsi cabsi ah
    Marka hadad xiiseyso nasoo booqo
    SUBSCRIBE TAADUNA WAA NOO MUHIIM

  • @maryanabdirahmanguledsaid7909
    @maryanabdirahmanguledsaid7909 2 года назад

    Mahadsanid

  • @xuseencabdiqadir9161
    @xuseencabdiqadir9161 2 года назад

    Having enthusiusmy for a job

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 2 года назад

    Mahadsanid wll

  • @adiirfarhanharoole489
    @adiirfarhanharoole489 2 года назад

    Mahadsanid ustaad