Why Change is Hard? I Isbaddelku Muxu u Adag yahay? I ~ Mubarak Hadi

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • Why Change is Hard? I Isbaddelku Muxu u Adag yahay? I ~ Mubarak Hadi
    YOTUBE: / mubarakhadi
    TELEGRAM: t.me/mubarakha...
    INSTAGRAM: / mubarakhadi. .
    WEBSITE: www.mubarakhad...

Комментарии • 192

  • @abdimalikmohomoud3932
    @abdimalikmohomoud3932 2 года назад +64

    Maxa kaa hor istaaga horumarka iyo isbadalka dadka:
    1. Baqdinta : waa ta ugu khatarta badan, wana noocyo , ta kowaad waxa weeyo:
    A. Uncertainity: isbedelka lama saadalinkaro waana unpredictabale .
    Maskaxdeeduna way necebtahy waxyaabaha unpredictable ka ah sababtoo ah normalkii ayu qofku kabaxaya wax walba aynu rabno wuxu inaga jiraa xaga kale waxaynunubahanahay inaynu kabaxno comfort zone ka.
    Dareenkaas cidwalba waydareenta lkn horay ugasocdaan dadka cudumada ahi. Bini aadamku dareenka way wadaagam lkn sida ay ugu falceliyaan aya kala duwan .
    B. People's opinions. Dadku inay lafahmi waayaan, dadka kale aragtiyahooda .
    90%waxaynu kafekerna waadadka kale aragtiyaha ay inaga aamin san yihiin,
    Waxa layidhahdaa isbedel samee hadad rabtid inaad cadaw yeelatid.
    وكذالك ما أتى الذين من قبلهم من رسول إلا كانو به يستهزؤون .
    C. Baqdinta inuu kabaqo Failureka .
    Kufidu waa normal waa caadi waa salaanka guusha lagu gaadho.
    Soo jeed farabadan niyad jabinta farabadan aya guusha ku xeeran sido kake naftaad aya cadaw kugu ah.
    بقدر الكد تكتسب المعالي ومن طلب المعالي سهر الليالي.
    Wadaadaw lama helo waxaanadloo hawshoon.
    Naftaa loo hataaqaa waxaad haybileedahay.
    Hakabaqin kacakufka .
    Waxaad guul daraysatay markaad isku dayga aad joojiso.
    [ ] Shilweeye inaad kuftaaye hadaad kambadhuudho boodhka asaad kici waydaa xun.
    Fail forward fail more .
    Caqli gacalkii toosaa fikira molosha toolmoon.
    Inta maanku gaajaysan yahay guuli waaweli .

  • @sahramohamed197
    @sahramohamed197 2 года назад +8

    Waxad mooda in ad toos iila hadley. Thank you walalo. I'll visit your channel every day 😊.

  • @mohamedsaidmohamed2748
    @mohamedsaidmohamed2748 2 года назад +15

    Thanks macalin Hal muqal waxad masamaysa how to change mindset from a negetive thought to positive though and control their emotions

  • @guledyare7119
    @guledyare7119 2 года назад +5

    Thank u ustaad
    Markabku intu xeebta taagan yahay wuu nabad gashanyahay mase aha wixi loo abuuray inu xeebta taagnado sida si la mid ah qofku inu iska seexdo iska so tooso iska noolado iska labisto fadhi ku dirirka ka shekeyo ama facebook isticmaalo waa u raaxo mase aha wixi loo abuuray ...........

  • @kamaludindahir5
    @kamaludindahir5 2 года назад +14

    Ilahay Khayr hakusiyo Wllky
    3qof o noloshayda samayn ku yeshay ayaad kamid tahay

    • @maxamedapdirahaman1209
      @maxamedapdirahaman1209 2 года назад

      Wllo adigo mahadsan iisheeg labada qof ee kalena ee noloshada sameynta ku leh

    • @kamaludindahir5
      @kamaludindahir5 2 года назад +1

      @@maxamedapdirahaman1209
      Wll waa Maxamed Cumar
      Qofka kale waa Wllky ila dhashay
      Wanka xumahay RUclips kuma jiro

  • @sundusaxmed9400
    @sundusaxmed9400 2 года назад +5

    Alle ayaa mahad anigoo 16 jir i kaa baray waxaan rajaynayaa inaad dhiirigalinta inoo sii wadi doontid walaal sare Mubaarak Haadi

  • @juweriaosman9266
    @juweriaosman9266 2 года назад +14

    failure is not opposite of success but is the part of success 👌
    Wan guulaysan halkan doonayana waan gaari insha allah 😊

  • @faysalmohamed3131
    @faysalmohamed3131 2 года назад +3

    Mhdsnid ustd vedio yada inoo soo badi
    Dadbadan ayaa adiga kugu xiran kuna sugaya oo aan mowducya kle daawan
    Mhdsnid utsd

  • @bashiirhussein2495
    @bashiirhussein2495 Год назад +1

    Masha allah wax badan ayan ka Faiday allaha ku barakeyo ustad

  • @deeqaali6509
    @deeqaali6509 2 года назад +3

    Wax yaabaha ugu horeeya ee qofku tahay inu kaalmeysto haduu isbadal dhaba doonaayo waa salaatul leylka taasna waxa ka qaadaneena quraanka kariimka nabiga waxaa lagu dhahay
    قم اليل الا قليلا.
    Sababtaana wexey eheed aayadaha danbaa no sheegaye in hadal weyn(Quraanka) lagu ridayo lagu so dejinaayo

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 2 года назад +1

    Waa sax Rabibaa la tala saartaa tawakal calaa Laah. 2 Rakco istiqaara iyo ducada Alaahuma laa sahla ilaa maa jacaltahu sahlaa tajcal amrii sahlaa. Bisinka u qabo wax walbo dheh Bismilaaah.💪💪💪💪💪💪

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 2 года назад +4

    Mahadsanid Ustaad Mubarak Hadi Rabbi haku sharfo, abaalkaaga ma gudin karno, greeting From Baydhabo Janaay.

  • @ashqarboy
    @ashqarboy 2 года назад +3

    AAD AYAA U MAHADSANTAHAY WALAAL MUBARAK HADI RUNTI WAKU RAXEYSANAY 10 DAQIIQO OO DHIRI GALIN AH THANK YOU ❤️

  • @abdirazaksamir4906
    @abdirazaksamir4906 2 года назад +1

    That is ready mubarak thanks

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 года назад +6

    Mashalah
    Thanks walal. Waxa ugu daran dad kugu xeeran Daris ama qaraabo isku level ah oo adiga ku leh waar ha iswaalin wax baran maysid wakhti bay u baahantahay.
    There Is No Elevator to Success. You Have to Take the Stairs.'quote'

  • @slndsuperwelder
    @slndsuperwelder 10 месяцев назад +1

    Khajilaada badan ka soo hadal macalin

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 года назад +4

    JazakAllahu khayr ustad mubarak
    Xaqiiq ayaad sheegtay, cadawga ugu weyn waa nafteena, Ilaahayow guul Aduun iyo Akhiro ayanu ku weydiisanay, Aamiin Aamiin yaa Rabb🌹🌹

  • @adansheikhmohamud2030
    @adansheikhmohamud2030 2 года назад +9

    ماشاالله... مقطع عجيب
    ١. النجاح يبني علي الفشل
    ٢. أراء الآخرين بك هي وجهة النظر
    ٣.أخذ الخطر (risk taking )
    Among others.....
    Thanks alot ustadh for the inspiring video... our people are really in need of this lessons 👍

  • @korontomaxamed9041
    @korontomaxamed9041 2 года назад +2

    Masha allah ustaad❤

  • @abdilahibarre2494
    @abdilahibarre2494 2 года назад +2

    "lama helo wadaadow waxaan cidi u hawshoone,
    Naftaa loo hantaaqaa waxaad haybi leedahaye."
    Mahadsanid Ustaad mubaarak Hadi.

  • @saidosheikhabdikarin358
    @saidosheikhabdikarin358 Год назад

    Kheyr Allaha ku siiyo talo iyo tusaale wanaagsan😊

  • @nasrinibrahin1881
    @nasrinibrahin1881 2 года назад +2

    Markasta waxa hamigayga kaa guuxa ganacsii markasta wan Ku tashada wan isku diyariyaa runti qofka ugu dhow ee an laa tashada wad walantahay iska daa ganacsiga maxa Ku walaya markas qofkasta guushisa haka rumeeyo Insha Allah ana dhawan wan rumaynayaa insh Allah illhay waa wanagsane naxaris badne an jecelahy kuna kalsonahay talo an Allah UU dhibtay IGA khasari mayso lkn markan dad laa tashado waa wareer qof kastow yoolkaga kaa dhabee rabigaga wanagsane talo saro wallkay mahadsanid Allah haku xafido aduunka iyo akhiriba

  • @omarnoor5851
    @omarnoor5851 2 года назад

    Masha Allah jazakalah khier

  • @ahlamsheikh7788
    @ahlamsheikh7788 2 года назад +2

    إ ن لله لا يغير ما بقوم حتي يغيرو ما بأنفسهم.

  • @hamdamohamed6648
    @hamdamohamed6648 2 года назад +3

    Shukran macalinkayga nolosha ilahay ha ku xifdiyo aduun iyo akhiraba
    Intuu manku gajaysanyey guuli waa weli
    Barakallahu fik

  • @mustafekhaliif619
    @mustafekhaliif619 2 года назад +5

    M.a Allah haku xiftyo🥰

  • @abdikhani6456
    @abdikhani6456 2 года назад +2

    Mahadsanid ustaad Mubarik hadi Waxaa tahay role model aan jeclahay

  • @badalbudul7878
    @badalbudul7878 Год назад

    ❤shukran ustaad mubarak haadi❤

  • @Arab_entertainment
    @Arab_entertainment 2 года назад +1

    جزاك الله خيرا ustaad
    6:47 yaada aad akhrisay
    Waa (كَذَٰلِكَ مَآ أَتَى ٱلَّذِينَ مِن قَبْلِهِم مِّن رَّسُولٍ إِلَّا قَالُواْ سَاحِرٌ أَوْ مَجْنُونٌ)
    صدق الله العظيم

  • @abdifitahmabdullahi6737
    @abdifitahmabdullahi6737 2 года назад +2

    الحياة إما أن تكون مغامرة جريئة أو لا شيء.
    Guusha Allah na waafajiyo🤲

  • @ahmedhassan3002
    @ahmedhassan3002 2 года назад

    Mubarak jazaka lah waba cashir aad ino anfacayo walal no so badi cashiradan oo kale

  • @awaaleali1363
    @awaaleali1363 Год назад

    Why change is hard ❤❤❤❤ suaal Wanagsan

  • @mariamibrahim7799
    @mariamibrahim7799 Год назад

    جزاك الله خيراً، كلامك درر

  • @hagardiidgeneral.knowledge5114
    @hagardiidgeneral.knowledge5114 2 месяца назад

    Nin caqli badan mansha allah

  • @mohamedhassanmohamed9651
    @mohamedhassanmohamed9651 2 года назад +1

    isbadalku wax laga cabsado waa yahay lkn intaan ka arkay anigu isbadalku fa,ido iyo qasaaraba labaduba waa wata. lkb hormarka inta badan based waxa u ah isbadalka.

  • @abdiazizmohmud9109
    @abdiazizmohmud9109 2 года назад +1

    Allaha ku sharfo ustaad ajar iyo xasanaadna Allaha kaa siiyo wanaagaaga.

  • @abdikadiralitawane8004
    @abdikadiralitawane8004 2 года назад +2

    masha allah shukran ustadhii runti waxn isleyahay waa muuqalki nolasheyda sameyn badan kuyeelan laha mustaqbal ka fog i.a...liiban labada darood ba ustadh ubarak.

  • @indhodeeqhajji5078
    @indhodeeqhajji5078 2 года назад

    Thanks ustaad su,aal iga dhex guuxaysay in bdn👍

  • @calicali9028
    @calicali9028 2 года назад +1

    Thnks brother

  • @ifraahsaciid6425
    @ifraahsaciid6425 2 года назад

    Shukran ustd

  • @muniich1944
    @muniich1944 2 года назад +10

    Ustaad keep it up!
    I really appreciate ur efforts in motivating us💯
    Jay shaty, jack Alibaba and many other motivational speakers Adaa noobadalay Masha Allah

  • @hamsehusseinadam6013
    @hamsehusseinadam6013 2 года назад

    Mahadsanid ustaad Mubaarak.

  • @liinaluzzy1253
    @liinaluzzy1253 Год назад +1

    بِقَدرِ الكدِّ تُكتَسَبُ المَعالي وَمَن طَلبَ العُلا سَهرَ اللَّيالي وَمَن رامَ العُلا مِن غَيرِ كَدٍ أضاعَ العُمرَ في طَلَبِ المُحالِ✍️

  • @mahamedjama9087
    @mahamedjama9087 2 года назад

    M.A ustaad mubarak hadii alle haku xafido🙏🏾

  • @farascade5971
    @farascade5971 2 года назад +1

    Ustaad Sanadkan buugkale no Soo bandhig kii hore wanla zaxbay😢 fadlan hade qoran yahin laso dhaqso.
    I'm Osama Omar. Thank you all the time

  • @Engineerka_Fx
    @Engineerka_Fx 2 года назад

    Ustaad ad Ba u mahadsantahy

  • @Ismailhusni571
    @Ismailhusni571 Год назад

    Thansk ustaad

  • @farahomer7149
    @farahomer7149 2 года назад

    Masha Allah ustaad

  • @mohamedabdulaahi3027
    @mohamedabdulaahi3027 2 года назад

    Thank U ustaad

  • @ayanosman3883
    @ayanosman3883 2 года назад

    Mash allaah horey u soco

  • @ak1250
    @ak1250 Год назад

    Shukran

  • @mustafemohamud6360
    @mustafemohamud6360 2 года назад

    ILahY haiGu simO adna hakU abaaL mariyO

  • @zakariyemoha4283
    @zakariyemoha4283 2 года назад

    Mahadsanid ustaad

  • @ibrahimu.2531
    @ibrahimu.2531 2 года назад

    Allah ku barakeyo Macalin Mubarak Hadi.
    Very useful tips.

  • @baashiyare8493
    @baashiyare8493 2 года назад

    Isbal aduunyo marbo kan aaqiro aan rabaa allha ii saholo ustad waad mahdsanthy waa dhiro galin fcn isbalka
    Dhanksto waa umahim

  • @Khaliiji
    @Khaliiji 2 года назад

    Masha Allah thanks mubarig

  • @mohamed-karamatube7809
    @mohamed-karamatube7809 2 года назад +1

    Xafidukallah ustaad

  • @Zahruush
    @Zahruush 2 года назад +1

    M.allh ustaad

  • @nimcoBeauty2346
    @nimcoBeauty2346 2 года назад +1

    wallah videogan wakhti an ubahna ayan arkay! isbadalka wa wax adag oo dhib badan!! mhdsnid.

  • @suleimanyasin6199
    @suleimanyasin6199 2 года назад

    Mansha alllah, aqoonyahan Mubarak haadi, bulshada wax fiican ayaad u faa’ideysaa

  • @ibrahimmohamed9609
    @ibrahimmohamed9609 2 года назад

    m. a ad kga mhdcelinya ustad farinta ad bey naf ahnteda itabaty
    inta mnku gajeysanyhay guul wa wili

  • @farxaanmohamed7806
    @farxaanmohamed7806 2 года назад +1

    Ustaad adoo mahadsan waxaan kaacodsanaya wixi ganacsi lahalmaalo maa inoo Soo gudbisid waa mowduuc aad muhiim uah👋

  • @axmedxuseenxasanshactuur2011
    @axmedxuseenxasanshactuur2011 2 года назад

    Masha alaah aad ayaad u mahadsan tahay ustaad Mubarak Hadi

  • @caliqorane2221
    @caliqorane2221 Год назад

    Mahadsanid wll

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 2 года назад

    Thank you ,
    Waxa aad noosoogud bisay mowduuc muhiim ah oo aan wax badan kafaa iidaystay , ustaad.

  • @abduraahmanmahmuud3610
    @abduraahmanmahmuud3610 2 года назад +5

    Amazing m.hadi its very important lessons of life change so we encorage you to do more more on this topic I AM VERY PROUD TO YOU .

    • @anzubbygwl5439
      @anzubbygwl5439 2 года назад

      Yeah very true

    • @samiyoabi2416
      @samiyoabi2416 2 года назад

      Markasta waan iskuday wax aay naftayda jeceshahay blse meshii aan katagay Ayaan kusolabtaa 2weak kadib

    • @abduraahmanmahmuud3610
      @abduraahmanmahmuud3610 2 года назад

      Isku dayga badi lasti wagaaree

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 2 года назад +1

    Masha alh

  • @ahmedsaqawemaki2766
    @ahmedsaqawemaki2766 2 года назад +2

    ما شاء الله، جزاك الله خيرا

  • @asmaacabdikariim3691
    @asmaacabdikariim3691 2 года назад

    M.a ustaad aad iyo aad baad umahadsan tahay❤💯ILLAAHAY HAKU XIFDIYO🤲❤💯

  • @sagalgeedh9014
    @sagalgeedh9014 Год назад

    Thnkis ❤

  • @honeydahab4376
    @honeydahab4376 2 года назад

    Ustaad jazakalhu Khair

  • @abdimalikmohamed5151
    @abdimalikmohamed5151 2 года назад

    Thanks dear brother it is fantastic programme

  • @anzubbygwl5439
    @anzubbygwl5439 2 года назад

    Masha Allah mahasanid ustad ✋

  • @267-abdialiwarsame4
    @267-abdialiwarsame4 2 года назад

    Mahadsanid kunjeer walal Mubarak Hadi

  • @kamadheelo3894
    @kamadheelo3894 2 года назад

    Ustaad Thanks for your time

  • @surgerydr2957
    @surgerydr2957 2 года назад

    Thanks

  • @hamidmo8596
    @hamidmo8596 2 года назад +2

    Jazakalah
    Well motivating 👏

  • @saabirinomardaqare5428
    @saabirinomardaqare5428 2 года назад

    Shukran jazakallah kheyr wlhi waqti aan u baahnaa baad nala wadaagtay waxa aadka igu daran waa niyo jabka insha Allah waxa rajeynaa inaa ka gudbo adigane ustaad aadbaad u mahadsanthy 🙏

  • @kaafiyashbashiir1685
    @kaafiyashbashiir1685 2 года назад

    Masha allah usatad mubarak hadi rabi haku xafido waxaan ka faidaay wax eeysan jiriin qof aan ka faido waxaad sameeysay nolosheeyda rabi haku xafido walaalkey.

  • @roundirieh5050
    @roundirieh5050 2 года назад

    Mashaa allaah waa aqlicelin aad uxeel dheer aad baad umahadsan tahay

  • @mohamedaden3713
    @mohamedaden3713 2 года назад

    Mahadsanid walal muparak waa mawduuc Aaad u wanagsan runtiiye ✋👑❤️

  • @saabiraadam4445
    @saabiraadam4445 2 года назад

    شکرا جزیلا استاذی

  • @duuliyechannel1410
    @duuliyechannel1410 2 года назад

    Allaha ha ku sharfo ,Teacher

  • @hindadhoobaale9042
    @hindadhoobaale9042 2 года назад

    Mashallah ustad mubarak

  • @halimayusuf4989
    @halimayusuf4989 2 года назад

    masha Allah Tabaarakalaah
    Ilaahay caqligaaga & aqoontaada hakuu xafido hana kuu siyaasadsho

  • @maazim377
    @maazim377 2 года назад

    Jasakalah kheir

  • @abdikariinali1399
    @abdikariinali1399 2 года назад

    M.a ustaad mubaarak thank you for your motivation

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 2 года назад

    Mahadsan 💯❤

  • @namelos2963
    @namelos2963 2 года назад

    Somaludu hormar gaadhi mayaan ilaa ay qabiil iyo qof ay ka daba-shaqeenaya joojinayaan.

  • @deqaadam400
    @deqaadam400 2 года назад

    Thanks so much ustaad Mubarak best motivation 👍👍

  • @fadumo7920
    @fadumo7920 2 года назад +1

    Mashallaha 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🍀☘️☘️☘️🍀🍀keep going wllo

  • @aadanabdi4909
    @aadanabdi4909 2 года назад

    Walal aad iyo aad wad ku mahadsntahy dhiragalintada Aniga ahaan Waxa i haysto Caqabad ah Cabsi walwal Baqdin intaaas aya hada ka shaqen la ,ahay insha Allah Mar un wa gulaysan dona🙏🙏🙏🙏

  • @Englishclass103
    @Englishclass103 2 года назад

    Masha Allah ustad

  • @al-cadaala4874
    @al-cadaala4874 2 года назад

    Masha Allah ustaad baad u magadan thy

  • @abuukarcuti7161
    @abuukarcuti7161 2 года назад

    Waad kumahad santahay dhiiragalintaada joogtada ah aad nasiiso 'ustaad mubarak hadi'

  • @mohedrashed2381
    @mohedrashed2381 Год назад

    The biggest enemy of success is a fear of failure 💯

  • @masraxaciyaaraha6027
    @masraxaciyaaraha6027 2 года назад

    بِقَدرِ الكدِّ تُكتَسَبُ المَعالي
    وَمَن طَلبَ العُلا سَهرَ اللَّيالي

  • @salahudinsomali
    @salahudinsomali 2 года назад

    Mahadsanid ustaad!! Darsi qiimo badan weeye!!

  • @arfonabdullahiadan3879
    @arfonabdullahiadan3879 2 года назад +2

    Masha allh one of my favorite ustad Mubarak Hadi, aad baad umahadsnthy ustadi sida qiyamta leh Ee aad nogu howleyso time kdii qiimha bdn ,oo aad noogu faa'ideyneyso caqabadaha inagu hareereysan hdane aaney garaneyn sidii aan is hortaag aan ugu sameyn laheyn caqabadahaas ku hareereysan Nolosheenu si ay u qobacdo,ustad sida quruxda bdn ee aad noogu share greeyneyso sdii aan isbedel dhab ah aan ula imaan laheyn shukrn Alfa marah ustaadah ,Runtii intaa kuma soo koobi karo mahadnaqadii Eebe weyne haku dhowro oo hku xifdiyo🙏🏽👍

  • @fardowsaawale8297
    @fardowsaawale8297 2 года назад

    شكرا أستاذ جزاك الله 🥰