DOPAMINE & MEELAHA LAGA HELO | ADNAN & SIRKA PODCAST

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • Hosts: Dr Adnan & Dr Sirka
    Producer: IBrahim CM
    Production: ‪@sultaanfilms‬
    Follow AS PODCAST on
    / a.s__podcast
    / a.s.podcastt
    / as.podcast8
    Follow SULTAN FILMS on
    / sultaanfilms
    / sultaanfilms
    / sultaanfilms
    / sultaanfilms
    ©2024 ADNAN/SIRKA . All rights reserved.
    #sultanfilms
    #adnan_sirka_Podcast

Комментарии • 172

  • @mohamedBoobe
    @mohamedBoobe 27 дней назад +20

    Guurka ka soo hadla iyo caafimaadkiisa our doctors❤

    • @maxamedyariisow6483
      @maxamedyariisow6483 27 дней назад +3

      Guurka caafimaadksa in muuqal dheer laga soo sameeya ma hada suagaysa 😂diinta u laabo bro

  • @SubanAbdirizak
    @SubanAbdirizak 27 дней назад +40

    Plz our drs next video diabetes ka so hadla plzzzzzz😊

    • @SurprisedCrescentMoon-mw7ji
      @SurprisedCrescentMoon-mw7ji 27 дней назад +5

      Mahadsanid wll waa topic muhiim ah anaa kula qabo in chronic disease laga soo hadalo

    • @zalma-q2c
      @zalma-q2c 27 дней назад +1

      Kula qbaa 🤚🤚🤚

    • @Youssuf-e1t
      @Youssuf-e1t 26 дней назад

      As a diabetic person I agree with you 🙏🏽

    • @user-oy6sm8ts7i
      @user-oy6sm8ts7i 26 дней назад

      Waa muhiim in laga hadlo mowduucaas waana kula qabaa wll

    • @sumayomaxamuud6486
      @sumayomaxamuud6486 13 дней назад

      Wllo thyroid kasoo hdla

  • @AsmaFaarah-x2s
    @AsmaFaarah-x2s 27 дней назад +18

    i can't believe Dr Adnan and Dr Sirka mawduucan mawduuc aad u tabeynay ayuu ahaaa mhdsanidin garbahaygii jimce kasta waa sugaaa podcastigina.

  • @abdiazizadem6054
    @abdiazizadem6054 27 дней назад +9

    Wa mawduuc muhiim ah alxmdllah ilahy ba mahadsan iiga jeediyay tiktok waligayna ma so dagsan, samir aan muqalada dhadher ku dhamystana waan leyahy 🙂

  • @Mascuud0
    @Mascuud0 27 дней назад +7

    Wada fadhigiina kama daalno DR’S waan garan waayay vedio ga goortuu dhamaaday allah ajir ha idiin kasiiyo ❤

  • @umeynajeylaanimuqtaar6008
    @umeynajeylaanimuqtaar6008 3 дня назад +1

    كل شئ زاد عن حده إنقلب ضده❤❤❤

  • @Apdalamoha32
    @Apdalamoha32 4 дня назад +1

    Wa mhd snthn ❤

  • @Mohamed-turkey
    @Mohamed-turkey 27 дней назад +1

    the topic , the explanation, the lectures, the time , all was what is needed. Thanks alot

  • @asluubsan9738
    @asluubsan9738 26 дней назад +3

    Walaalahay Dr Sir iyo Dr Adnan waad mahadsantihiin ❤ waxaan idin ka codsanayaa iscaddaynta iyo dhibaatooyinkeeda inaad kasoo hadashaan waa dhibaato hadda nahaysato cid kahadlaysana aanay jirin fadlan fadlan.
    I'm victim of that😢

  • @ApdalleSiciid
    @ApdalleSiciid 11 дней назад +1

    Thanks dr

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 27 дней назад +2

    Masha allah wa mowduu ad ufiican wd mahadsnthiin

  • @ahmed2029.
    @ahmed2029. 17 дней назад +1

    Thanks doctors

  • @bishaaroadan6992
    @bishaaroadan6992 8 дней назад +1

    Thank You Doctor's ❤❤🫡🫡

  • @suldaansudaysicumar
    @suldaansudaysicumar 9 дней назад +2

    Next Kasoo Hadla how to stop worrying Macalimiin🎉 Mahadsanidiin

  • @asmaamohamedomar1227
    @asmaamohamedomar1227 27 дней назад +1

    Masha Allah jazakum Allah khayr

  • @Bintusaid5
    @Bintusaid5 27 дней назад +2

    Mahadsanidin Dr's aan dar alle ujeclahay
    جزاكم الله خيراً

  • @DrAishaDahir
    @DrAishaDahir 27 дней назад +2

    Absolutely 💯 mowduuc muhim u ah daman Bulshada qeybeheda kla duwan mahadsanidin our doctors Dr Adan and Dr sirka Jazakallah khair ❤❤

  • @user-bh4hq3ce4r
    @user-bh4hq3ce4r 25 дней назад +1

    Jazaakumu llaahu khayr Dr adnan iyo sirka aniga sigara ayuu ii tabatey wllhi mawducan dhalinyartuna aad bey ugu baahanyahey podcastyada noocan ah wll Waad mahadsantihiin inbadan ❤😊

  • @naimoyuusuf2100
    @naimoyuusuf2100 14 дней назад +1

    Allah in kaama daal no waan idiin jeceelahaye allah in xafiido

  • @sundussaid3650
    @sundussaid3650 25 дней назад +1

    Jasakumu allhu khayr wax farabadan baan idin ka faaiday

  • @xasannuur1427
    @xasannuur1427 26 дней назад +1

    M.a Thanks my Drs Guulaysta 👏

  • @cabdishakurjeckzon8389
    @cabdishakurjeckzon8389 27 дней назад +1

    Thanks you drs

  • @FaisalHire
    @FaisalHire 24 дня назад

    Masha allah

  • @user-iy5qb9fk1n
    @user-iy5qb9fk1n 23 дня назад +1

    Mansha allah alle haydin xiftiyo wllo sababaha keena dhiciska kasoohadla wllo

  • @NajmaCabdi-v7t
    @NajmaCabdi-v7t 19 дней назад +1

    Just l believe that ❤

  • @HakiimiGuray-cp8kn
    @HakiimiGuray-cp8kn 16 дней назад +1

    Nice podcast

  • @charmakealin
    @charmakealin 21 день назад +1

    Mnzh ollh barnaamjiyadan so badiya

  • @MumtiiBashiir
    @MumtiiBashiir 20 дней назад +1

    La idinkama daalayo walhi mashallah❤

  • @Xamuudi03
    @Xamuudi03 27 дней назад +5

    Xalqadaan cawa shaah u sameeysanaa si aan ugu dhargo😊

  • @sundussaid3650
    @sundussaid3650 25 дней назад +4

    Xalqadan way soo daahday Dr yaal saan meeshan u eegayay baan daalay 😢

  • @nuura2755
    @nuura2755 26 дней назад +1

    Drs maka soo hadli kartaan Xanuunka Macaanka ama diabetes inkastoo macluumaad badan ka heesto oo Aabahay 15 sano qabay kadib ugeeryooday Allah unaxariistee
    Waxaa jeclaan lahaa inay dadka ka feejignaadaan

  • @AdontiiAllle
    @AdontiiAllle 19 дней назад +1

    Ilhey ha soko chanelkaan wax badan ka faide Ilhey ha idin xifdiyo dhaqatirtena 🎉❤

  • @user-vc6vo1ed3b
    @user-vc6vo1ed3b 22 дня назад +1

    Alle ha idin sharfo hunayal❤❤

  • @maryamcshakuur3085
    @maryamcshakuur3085 4 дня назад +1

    Plz share dhaha muqalkan asxbey ani wa share gareye koley 😊❤😊😊

  • @suhaibfit6975
    @suhaibfit6975 27 дней назад +1

    Mnsha allh dhalinyaro alle ha idin xafido
    Runti wx badan ayan idinka Faa‘iday

  • @AbfifataxDaud
    @AbfifataxDaud 26 дней назад

    Masha Allah Dr thanks

  • @NaymaaAbdi
    @NaymaaAbdi 2 дня назад +1

    Dr sirka allaha kacafiyo wada fadhigina lagama dalo in lajeclaysto mahane ani waxaban jeclahy halkii xalqo inay noqoto sacad ama laba sac wlhi

  • @rahmajaamacibraahim1069
    @rahmajaamacibraahim1069 27 дней назад

    Thank you so much Doctors
    جزاك الله خير

  • @dekasabriye9158
    @dekasabriye9158 26 дней назад +1

    Masha alh dhalinyaro fahmay wacyiga nolasha tahay hore usocda nolasha idinma xumeso gays

  • @SaynabMaxamud-w7m
    @SaynabMaxamud-w7m 27 дней назад

    Masha Allah tabarakalah Dr's

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 27 дней назад +1

    Wada fadhigiina lagama daalo ee wlhi wakhtigaba waan garanwayaa goortuu dhamaday barakooba❤

  • @malyuunmacalinxasan3095
    @malyuunmacalinxasan3095 26 дней назад

    Thnkz our Doctors

  • @user-dy4jw2vh7q
    @user-dy4jw2vh7q 26 дней назад

    Manshaa allah allaha idin barakeeyo our doctors
    Next social anxiety

  • @user-yx1kr3lx3f
    @user-yx1kr3lx3f 26 дней назад +2

    Daawashada filmaanta xun xun kasoo hadla next qofkii igu ra'ayi ah like hasaro commentigaan

  • @amaalabdikadir8329
    @amaalabdikadir8329 27 дней назад +2

    Mashalaha ilahay ha idinaka abala mariyo
    ❤ lkn xalqada ha rajinina waa iga codsi Dr's
    Runtii xalqadii hore edbinta nafat iyo tan manatab aad iyo aad muhiim uu ahayeen بصراحه waxana idhado ma aqaan shukaran way idinku yaratay shukaran ❤ sidadn idiin baratayab waxan noloshayda quruxdeed ku matalo magaranayo ❤

  • @shucaybfarxaangaas-qu9ey
    @shucaybfarxaangaas-qu9ey 26 дней назад

    Mansha Allh aad baad umahdsantihin Drs, mawduucyada intaa kayar dheereeya idinko raliya.

  • @zaaracekesandbeauty3
    @zaaracekesandbeauty3 24 дня назад

    My favourite podcast thanks our doctors👍

  • @queenfaatma
    @queenfaatma 24 дня назад

    Dad aan waxbadan ka faaiidey baad tihiin, aad baad u mahadsantihiin. Jazaakumullaahu khayran.

  • @NAJMAMMIRE
    @NAJMAMMIRE 26 дней назад

    Doctor's alle haydin barakeeyo wadajirkiina waa jecelnahy in badan wada jooga شكرا ❤

  • @AminaMush-xi1bq
    @AminaMush-xi1bq 22 дня назад +1

    Alaah ha idin shafro inamadayadii huuno alxamdulilaahi farxada dopamineta waxan kahela salaada iyo digriga iyo quraan iyo inan rabigay la sheekaysto faraxada aduunka oodhan ban ka hela alxamdulilaahi karaamo ayan idin haya alaah ha idin wanaajiyo huuno❤❤❤❤ guurka bal kaso hadla hablaha halkan ku badane 😂

  • @kamaldr.j8728
    @kamaldr.j8728 26 дней назад

    Thank you for dedication ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @abdiweliabdi3822
    @abdiweliabdi3822 25 дней назад

    Thanks guys runtii dhalinyarada soomaaliyed wax wayn baad u haysaan

  • @user-jh3pb2wu2p
    @user-jh3pb2wu2p 27 дней назад +1

    Laga dalin dr sirka aad ayaan ula soconapa chanelka ee sidaa nooga soo hor muuqda

  • @husseinalimohamed7099
    @husseinalimohamed7099 27 дней назад +3

    Asc guys? Can you please help me with any advice on how to stop mirra and cigarettes? I'm addicted to them. Your brotherly advice and help is highly appreciated. Thanks

    • @YasminHassan-t9b
      @YasminHassan-t9b 27 дней назад +5

      If I try to advise you, you should pray to God and perform the night prayers (Tahajjud), and everything will be fine for you. We will also pray for you."

  • @khalidnaynka1423
    @khalidnaynka1423 26 дней назад

    Masha allah Soo bariga mawducayada adna waad umahdsantihiin

  • @naciimacabdilaahi3282
    @naciimacabdilaahi3282 26 дней назад

    Shukran aalh ha idinka abaalmariyo janno allh abalkiina haka dhigo wll

  • @fartunmohamed4463
    @fartunmohamed4463 27 дней назад +2

    My favorite somali podcast

  • @nafisaabdimohamed8883
    @nafisaabdimohamed8883 26 дней назад

    My favourite podcast ❤guuleysta mar welba

  • @fadmaabdi4006
    @fadmaabdi4006 26 дней назад

    Masha Allaaaah drs guulaysta labada daroodba 👏🤲

  • @queenaniisa9959
    @queenaniisa9959 9 дней назад +2

    Alle haydin barkeyo dr

  • @FaadmaMohamedWali
    @FaadmaMohamedWali 23 дня назад +1

  • @axmedmohamed5688
    @axmedmohamed5688 26 дней назад

    Important topic.
    Mahadsanidiin our doctors

  • @Hibaaqibrahim23
    @Hibaaqibrahim23 27 дней назад

    Wad mahadsantihiin Allah yahfitikum ❤

  • @NaciimoMahamed-t2w
    @NaciimoMahamed-t2w 27 дней назад

    Waad mahadsantihin dr sirka and dr adnan alle haidin barakeeyo cimliga❤

  • @Aishaabdiq125
    @Aishaabdiq125 27 дней назад

    جزاك الله خيرًا

  • @Araweelo.599
    @Araweelo.599 24 дня назад

    Ani dopamine inay igu yartahay ka ogaday waayo inaa wax ba qabto ma rabo mhdsnd our doctors ❤

  • @emmyyyyusuf1662
    @emmyyyyusuf1662 15 дней назад +1

    Aslmuclykum Dr sir and Dr cadnan aadbad umahadsantihiin run ahaantii podcastyadiina waxay aad ula xiriran daremaha dhalinyarada maanta qofkasta oo dhagaysta aadna ugusi dhagraariciya waxbadan bu ka faaiidayaa waxan idinka codsanlahaa علاقات محرمة inad mar kasoo hadashaan wa wax aysan ku baraarugsanayn badi bulshadeenu aadna dhibaato ugu haya

  • @Neurologist-j2c
    @Neurologist-j2c 24 дня назад

    My favorite doctors ❤

  • @HalumIbrahim
    @HalumIbrahim 27 дней назад

    Wcs inamdayada sharafta leh jazakumuAllahu khayran Allah macakum baramijkii iigu saamaynta badna wuxu ahaa edbinta nafta walahi jadwal iga wareersana ayad ii saxden Allaha idinka abaaliyo

  • @Hassan-3
    @Hassan-3 27 дней назад

    Masha Allah video gii aan raadinaayay ❤

  • @user-rv9xv3fo2b
    @user-rv9xv3fo2b 27 дней назад

    جزاكم الله خيرا وبارك الله فيكم
    Mahadsanidiin dhakhaatiirteena

  • @zamzamadam967
    @zamzamadam967 26 дней назад

    Waa ku helaa waxyabaha cafimdka ku saabsan pls dr insulin kasoo hadal thanks❤

  • @WuWi-nb9mb
    @WuWi-nb9mb 27 дней назад +2

    Asc wrx wpr labada doctors waa salaamayaa allaha xaafidka ah haydin xifdiyo channel aan bilow ilaa dhamaad videoskiisa aan dawado waa kan
    marka waxaan rabaa inaad nosoo gudbisaan dalkeena waxaa ku badan ka ganacsiga waxyaabaha laysku cadeeyo laysku cayiliyo iyadoo la ogyhy inay caafimad daro keeneyso
    marka dhibaatooyinka laga dhaxlo iyo sida looga hortagi karo noso geliya idinkoo mahadsan
    aad baa idin salaamayaa mar kale

  • @SafaAli-je5yq
    @SafaAli-je5yq 27 дней назад +1

    İlahay haydinka abaalmariyo saad markasta. Dadka vedio ficn nogo şoo dhigaysiin i.a abaalkiina jano❤

  • @Qamar-u6h
    @Qamar-u6h 27 дней назад

    Congratulations for 20k coming soon 1m inshallah

  • @Aishaabdiq125
    @Aishaabdiq125 27 дней назад

    ءامين يارب العالمين ❤️🤲🤲

  • @Muktafiabillah11
    @Muktafiabillah11 27 дней назад +1

    الله يكرمكم يارب

  • @zakiita
    @zakiita 26 дней назад

    ❤❤❤

  • @SimranAbshir
    @SimranAbshir 27 дней назад

    Tanks DR

  • @QunyarSocod-ry2ef
    @QunyarSocod-ry2ef 27 дней назад

    Thanks drs 💖

  • @hothen777
    @hothen777 27 дней назад

    جزا كم الله خيرا

  • @YasminHassan-t9b
    @YasminHassan-t9b 27 дней назад

    Rabi haydin karaameeyo❤

  • @ashasaid7324
    @ashasaid7324 26 дней назад +1

    Social anxiety and its treatment kasoo hadla plz

  • @MaryamoYacquub-zk1yi
    @MaryamoYacquub-zk1yi 27 дней назад

    Thanks drs insha allah i wait when talk about atropine ❤❤

  • @CadeyInaxaji
    @CadeyInaxaji 26 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤waidn tagera

  • @HamiidaHussein
    @HamiidaHussein 26 дней назад

    Allhuma baarik walalehen cilmi caqliga alle ha idin harakeeyo anagana wxbdn idinka faidnay❤

  • @zahruujaabdi
    @zahruujaabdi 26 дней назад +1

    Muuqaaladiina waan sugaa runtii Mahadsnidiin walaalayaal waxbadan baan idinka faaiday❤

  • @AmiiraAhmett-xw4ym
    @AmiiraAhmett-xw4ym 27 дней назад

    Waxbadan wan soo daahay mantay aad ayan ugu farxsanahay inan sacad kadib imid I hambalyeeya 😀❤️

  • @rayangold1979
    @rayangold1979 27 дней назад +2

    Shukran, cilmiga inta nagudhantan nofaidaysan .

  • @our3353
    @our3353 21 день назад +1

    Hal fikrad ayaan kudarsanayaa
    Hadaad rabtid inaad caado katagtid kafogow sidookale waxkasta oocaadadaa kusooxasuusinaya ama kugukeenaya inaad kunoqotid,
    Hadaad caado fiican samaysanaysana iskuxeer waxkasta oo caadadaa kuguriixaya ,
    Waadmahadsantihiin.

  • @Abdulahiosmaan-ls4mk
    @Abdulahiosmaan-ls4mk 26 дней назад

    Aad bad u mahadsntihiin wllyaala ale hydn xitiyo❤

  • @safimohamed9135
    @safimohamed9135 25 дней назад

    Next video madaxanunka kaso hadla iyo sida dabiica la iskaga daaweyn karo mahadsanidiin

  • @AxmadmaxamuudCabdulahi
    @AxmadmaxamuudCabdulahi 27 дней назад

    جز اكم الله

  • @hamdaali5964
    @hamdaali5964 25 дней назад

    Aadbad umahadsantihiin drs plz social anxiety kuso xejiya

  • @Muktafiabillah11
    @Muktafiabillah11 26 дней назад

    حياكم الله

  • @ibrahimhassen9450
    @ibrahimhassen9450 26 дней назад

    aniga from 2014 waxaan daawadaa,oon ka helaa mowduucyada sida kiina oo kale,video aad duubteen oo aandaawan ma jiro ,waaba ku shaqeeyaa

  • @hanaanmed7938
    @hanaanmed7938 27 дней назад

    Thanks a lot ❤

  • @mahamedahmedhassen274
    @mahamedahmedhassen274 27 дней назад

    Mahadsanid doctors.

  • @suhuurqurux4541
    @suhuurqurux4541 26 дней назад

    Dr sirka imika qosolkii badnaa ma dr cadnaan baad kuwarejisay 😅wan uxiisnay qosolkaagii noo soo celi😅😅😅kaftan

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 26 дней назад

    Tiktok markaan ku dhex dawakhay waan iska saarayba . Ka raystay