Waa Qasab in Aad si Deg Deg Ah isga Dayso 5taan Caado | Mowduuc Muhiim ah .

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024

Комментарии • 666

  • @ogaansho
    @ogaansho  2 года назад +612

    FG : Muuqaalka wuxuu ku dhamaanayaa daqiiqada 14:42 waxa ka dambeeyo waa eber .

    • @bmsburhan8895
      @bmsburhan8895 2 года назад +8

      Okey

    • @jimcalecali15
      @jimcalecali15 2 года назад +24

      Qof aan wax ka qaato pro

    • @mohamedadan7815
      @mohamedadan7815 2 года назад +20

      عمر ابن ان شار

    • @ibnuaden9365
      @ibnuaden9365 2 года назад +5

      Shukran wll qali

    • @Zaani_Media
      @Zaani_Media 2 года назад +19

      *Albaab Kasta Oo Kaa Xiran Allah Hakuu Furo Murugadaada Farxad kuugu Badalo Amiin Yaa Allah 🤲 Subescribe Igu Sharaf Oo Isaar* 🙏🙏🙏😭😭🥺🥺😭😭😭

  • @Waaberi-Media
    @Waaberi-Media 2 года назад +282

    Mahadsanid ustaad inshaar, Runtii waa muqaal qofkii ka dhabeeya oo waaqac u badala talooyinka ku jira uu isbadal muuqda ka arkayo naftiisa muddo yar gudaheed

    • @abdirahmaanidirismaxmed7757
      @abdirahmaanidirismaxmed7757 2 года назад +17

      2badaba subscribe ahay
      By.ogaansho
      aqoon yahan cumar inshaar
      aqoon yahan.clraxmaan.cumar

    • @Yahyalambaduusa
      @Yahyalambaduusa 2 года назад +6

      Waberi media iyo ogaansho two brothers

    • @Naasirudiin
      @Naasirudiin 2 года назад +7

      Omar walaal fiican 2018 ayaan kusoobiiray noloshayda wax badan ayuu iga caawiyay
      Walaal waan kusalaamay

    • @driraaqdaahirjuseebi2150
      @driraaqdaahirjuseebi2150 2 года назад +2

      waa labada RUclips ee somalida subscribe ii ah abdirahman & Omar aad ba umahadsantihiin

    • @AbduazizAbubakar
      @AbduazizAbubakar 4 месяца назад

      I subscribed two of them ❤

  • @yaya_______boss
    @yaya_______boss 2 года назад +326

    اللهـــم إنـي أعــوذ بــك مــن الهـم والحــزن والعجــز والكسـل والبـخــل والـجبــن وضـلــع الـديــن وغـلبــة الــرجــــال.🫀

  • @bobby7715
    @bobby7715 2 года назад +155

    Iyado qof walbo ku mashqulsan yahay muqalakan quruxda badan hadana waxa jiro qof wanagsan oo qoraalkeyga aqrinaya💯❤

    • @alpinegamer9550
      @alpinegamer9550 2 года назад +3

      ❤️

    • @me.zaahid6250
      @me.zaahid6250 2 года назад +5

      Wll hadii aad wax soo qoreyso wax wanaagsan oo aan kaa faaidno noosoo qor

  • @hassankaafi638
    @hassankaafi638 2 года назад +54

    Wlhi Omar wax aan kuugu amaal kuda ma aqaan waayo dhiirigalintaada owgiid wlhi wax badan ayaan Garay
    1 Facebook waan is kaxiray ❌❌
    2 tik tok waan is kaxiray
    3 whatsapp waan is kaxiray
    4 nolasheeda wax badan ayaa iska badalay shaley iyo hada
    Hada waxaan isticmaalaa RUclips kaliya kaasoo ka faaido waxyaalaha muhiimka u ah nafteyda
    SaaS darteed waxaan kuleeyahay
    Waxaa tahay warbaahinta dhalinyarada maantay ♥ جز ك الله خير الجزاء
    مرحبا لك يا أخي الكريم

  • @horyaalchannel9831
    @horyaalchannel9831 2 года назад +219

    5ta caado ay tahay ina iska daysid:
    1: Dib udhigashada
    2: israafka hantida ama waqtiga (ku talax taga waxwalba)
    3: Fikirka ama welwelka xad dhaafka ah
    4: Dhafarka
    5: Caajiska
    Mahadsanid ogaansho
    Channelkayga so booqda asxabta wax un waka faaidi doontan

  • @mustafbashiir3771
    @mustafbashiir3771 2 года назад +18

    Muhii madu maahan inaad dhagaystaan
    Ee muhii madu waa ku dhaqanka ilaahay swt ha nagu anfaco dhamaanteenba
    in sha Allah Rabigeen raali ha kaa Noqdo wll cumar❤️

  • @MiskiCumar-rc3gp
    @MiskiCumar-rc3gp Год назад +2

    Mahasandi macalin inshaar Allah haku barakeeyo runtii wacyaalo jira ayaad la hadhashay mansh Allah taabaarakalaah wax xaqiiq ah yaad ka hadhashay shakhsiyadahaan mar mar bay maskaxdayda ku soo laabataa xaqiiqdii waa wax soo noqnoqda jasskalaalhu khyer Allah hakaa abaal mariyo 🤲🤲🤲🤲🤲💖💯💯💯💯💯💯💯

  • @abdikafiqalbixabxab3977
    @abdikafiqalbixabxab3977 2 года назад +8

    Ma aqaano wax aan kugu qayaaso balse waxaan ku dhihi karaa waxaad tahay bashar alle noo soo diray🥰 wallkey iga ween macalinkeey cumar inshaar alle haku xafido🤲

  • @luqmaanxakiim452
    @luqmaanxakiim452 2 года назад +39

    Cumarow ha yareesan warkaaga dad aa ani ku jiro quluubtooda ayaa lahadleesaa oo waliba ruxeesaa
    Mizaanka xasanad ilhay hakuu saaro
    Bilaadanka wax sheeg iyo waano waa shidaalka uu ku shaqeeyo
    جزاك الله خيرا

    • @xamdabasha3927
      @xamdabasha3927 5 месяцев назад

      Maclinkayigi walh haka Dalian dadba qalbigoda ruxasaye anigu malin kasta waxad kahadasha marxaladan kujiro ale janada hakaga abal mariyo marka inshalh samynbad yelan madabanay culimade I kagbsaden salm

    • @xamdabasha3927
      @xamdabasha3927 5 месяцев назад

  • @hogaamisom.m700
    @hogaamisom.m700 2 года назад +21

    Dhafarkas iwareeriye Allah ika madoweyo🥺

    • @gabyaaawtaad7608
      @gabyaaawtaad7608 2 года назад +2

      Cishaha haddii laga baxo taleefankaaaga ha daarin hasoo qaadin ha taaban xataa saacad haddaad ku xidhanayso cishaha ka hor ku xidho.
      Tijaabi walaal.

    • @mrdevicesomali5004
      @mrdevicesomali5004 2 года назад

      @@gabyaaawtaad7608 11:35 aa wax kuu qorooyaa caawa.miyaa dhafray

    • @zhr13yosef54
      @zhr13yosef54 2 года назад

      Ka faidaysooo wa laba rakcadoood ugu yaran tuko ducaysooo wa xiliga ugu wanagsan o la ducayso

    • @mrdevicesomali5004
      @mrdevicesomali5004 2 года назад

      @@zhr13yosef54 ههه شكرن. ولال

    • @user-ip8io9tc2p
      @user-ip8io9tc2p 6 месяцев назад

      Tartiib awal waad is bartay somahn hada sidii le iskaga deyne

  • @amuuun1998
    @amuuun1998 2 года назад +22

    Inta kale mawduucan wan kahagaagsanahy dib udhigidasan bishan xoga saari doona insha alh
    Iso duceeya fadlan in ilahay igutoosiyo wadadan rabo inan ku socdo 🙏

  • @banadirchannel8187
    @banadirchannel8187 2 года назад +15

    Maansha Allah
    Ustaad
    Labada ugu daran Waa
    Dib u dhigashada
    IYO Kan ugu weyn
    Waana Is Israafka Hinti Lumiska
    Dadbaa Caadeystay
    Waxaad arkeysaa qof
    Kolkey lacagtu kaa maqan tahay
    Wax kaa. Caqli badan malaha
    Maalintey in yar KU soo gasho
    Iyadaaba ku hageyso Amar Alle
    Markey kaa Idlaato
    Ayay taladu kugu Cadaataa
    Subxaanallah

  • @raxmayuusuf5781
    @raxmayuusuf5781 2 года назад +5

    Xilligi aan muuqaalkaan daawanaay waxay ahyd xilli aan sii jiifanaay waxaana rabay inta aan jiifanin inaa salaad witri ah dukado lkn ugu yaraan hal saac ayaan dib u dhiganaay mana jiifanaynin nafteydi waxey is dhahysay duko hadane wax yar sug walwalka dib u dhigista ayaan dareemaay nasiib wanaag muuqaalkaan ayaan daawaday qodobka koobaad markaa dhamaystay waxaan moodaayi inuu ani ila hadlaa anoo qodob labaad ku darsanin ayaan istaagay soo dukaday ayaan hori ka seexday saaki ayaan dhamaystirtay muuqaalka sidoo kale ramadaanki ayaan go'aansaday in tafsiirka quraanka bilaaba maalin walbane dib ayaan u dhiganaay saaki lkn muuqaalkan markaa dhamaystay saaki waan bilaabay Allaha ii fududeeyo iina soo duceeya in caadada joogtaynta aan yeeshto.
    Waxaan si qalbiyan ah ugu mahadcelinaa walaal Omar Inshaar oo maalin walbo noo soo gudbiyo mawaadiic aad muhiim nooga ah lana jaanqaada casriga iyo maalmaha cusub.
    Jazaakallahu kheyran wll Omar🤲

  • @abdiazizshilow3956
    @abdiazizshilow3956 2 года назад +13

    Cid kasta OO wax ku adag Alle ha ufudeeyo muraadkana Alle hanoo fududeeyo aamiin 🤲 wll isoo ducey muraadkeyga in Ilaah iifududeeyo kheyrna Alle iikaga dhigo shugran jazaakallah

  • @cabdi.nasirali3392
    @cabdi.nasirali3392 2 года назад +7

    لَيْسَ الغَريبُ غَريبَ الشَّامِ واليمنِ إِنَّ الغَريبَ غَريبُ اللَّحدِ والكَفَنِ
    إِنَّ الغَريِبَ لَهُ حَقٌّ لِغُرْبَتهِ على الْمُقيمينَ في الأَوطانِ والسَّكَنِ
    لا تَنْهَرَنَّ غَريباً حَالَ غُربتهِ الدَّهْرُ يَنْهَرَهُ بالذُّلِ و المِحَنِ
    سَفْرِي بَعيدٌ وَزادي لَنْ يُبَلِّغَني وَقُوَتي ضَعُفَتْ والموتُ يَطلُبُني
    وَلي بَقايا ذُنوبٍ لَسْتُ أَعْلَمُها الله يَعْلَمُها في السِّرِ والعَلَنِ
    ما أَحْلَمَ اللهَ عَني حَيْثُ أَمْهَلَني وقَدْ تَمادَيْتُ في ذَنْبي ويَسْتُرُنِي
    تَمُرُّ ساعاتُ أَيّامي بِلا نَدَمٍ ولا بُكاءٍ وَلاخَوْفٍ ولا حزَنِ
    أَنَا الَّذِي أُغْلِقُ الأَبْوابَ مُجْتَهِداً عَلى المعاصِي وَعَيْنُ اللهِ تَنْظُرُني
    يَا زَلَّةً كُتِبَتْ في غَفْلَةٍ ذَهَبَـتْ يا حَسْرَةً بَقِيَتْ في القَلبِ تُحْرِقُني
    دَعْني أَنُوحُ عَلى نَفْسي وَأَنْدُبُها وَأَقْطَعُ الدَّهْرَ بِالتَّذْكِيرِ وَالحَزَنِ
    دَعْ عَنْكَ عَذْلِيَ يَا مَنْ كانَ يَعْذُلُني لَوْ كُنْتَ تَعْلَمُ ما بِي كُنْتَ تَعْذِرُنِي
    دَعْنِي أَسُحُّ دُموعًا لا انْقِطاعَ لَها فَهَلْ عَسَى عَبْرَةٌ مِنْهَا تُخَلِّصُني
    كَأَنَّنِي بَينَ جل الأَهلِ مُنطَرِحاً عَلى الفِراشِ وَأَيْديهِمْ تُقَلِّبُني
    وَ قَدْ تَجَمَّعَ حَوْلي مَنْ يَنوحُ و مَنْ يَبْكي عَلَيَّ و يَنْعاني و يَنْدُبُني
    وَ قَدْ أَتَوْا بِطَبيبٍ كَيْ يُعالِجَني وَلَمْ أَرَ الطِّبَّ هذا اليومَ يَنْفَعُني
    واشَتد نَزْعِي وَصَار المَوتُ يَجْذِبُها مِن كُلِّ عِرْقٍ بِلا رِفقٍ ولا هَوَنِ
    واستَخْرَجَ الرُّوحَ مِني في تَغَرْغُرِها وصارَ رِيقي مَريراً حِينَ غَرْغَرَني
    وَغَمَّضُوني وَراحَ الكُلُّ وانْصَرَفوا بَعْدَ الإِياسِ وَجَدُّوا في شِرَا الكَفَنِ
    وَقامَ مَنْ كانَ حِبُّ النّاسِ في عَجَلٍ نَحْوَ المُغَسِّلِ يَأْتيني يُغَسِّلُني
    وَقالَ يا قَوْمِ نَبْغِي غاسِلاً حَذِقاً حُراً أَديبًا أَريباً عَارِفاً فَطِنِ
    فَجاءَني رَجُلٌ مِنْهُمْ فَجَرَّدَني مِنَ الثِّيابِ وَأَعْرَاني وأَفْرَدَني
    وَأَوْدَعوني عَلى الأَلْواحِ مُنْطَرِحاً وَصارَ فَوْقي خَرِيرُ الماءِ يُنْظِفُني
    وَأَسْكَبَ الماءَ مِنْ فَوقي وَغَسَّلَني غُسْلاً ثَلاثاً وَنَادَى القَوْمَ بِالكَفَنِ
    وَأَلْبَسُوني ثِياباً لا كِمامَ لها وَصارَ زَادي حَنُوطِي حينَ حَنَّطَني
    وأَخْرَجوني مِنَ الدُّنيا فَوا أَسَفاً عَلى رَحِيلٍ بِلا زادٍ يُبَلِّغُني
    وَحَمَّلوني على الأْكتافِ أَربَعَةٌ مِنَ الرِّجالِ وَخَلْفِي مَنْ يُشَيِّعُني
    وَقَدَّموني إِلى المحرابِ وانصَرَفوا خَلْفَ الإِمامِ فَصَلَّى ثُمَّ وَدَّعَني
    صَلَّوْا عَلَيَّ صَلاةً لا رُكوعَ لها ولا سُجودَ لَعَلَّ اللهَ يَرْحَمُني
    وَأَنْزَلوني إلى قَبري على مَهَلٍ وَقَدَّمُوا واحِداً مِنهم يُلَحِّدُني
    وَكَشَّفَ الثّوْبَ عَن وَجْهي لِيَنْظُرَني وَأَسْكب الدَّمْعَ مِنْ عَيْنيهِ أَغْرَقَني
    فَقامَ مُحتَرِماً بِالعَزْمِ مُشْتَمِلاً وَصَفَّفَ اللَّبْنَ مِنْ فَوْقِي وفارَقَني
    وقَالَ هُلُّوا عليه التُّرْبَ واغْتَنِموا حُسْنَ الثَّوابِ مِنَ الرَّحمنِ ذِي المِنَنِ
    في ظُلْمَةِ القبرِ لا أُمٌّ هناك ولا أَبٌ شَفيقٌ ولا أَخٌ يُؤَنِّسُني
    فَرِيدٌ وَحِيدُ القبرِ، يا أَسَفاً عَلى الفِراقِ بِلا عَمَلٍ يُزَوِّدُني
    وَهالَني صُورَةً في العينِ إِذْ نَظَرَتْ مِنْ هَوْلِ مَطْلَعِ ما قَدْ كان أَدهَشَني
    مِنْ مُنكَرٍ ونكيرٍ ما أَقولُ لهم قَدْ هالَني أَمْرُهُمْ جِداً فَأَفْزَعَني
    وَأَقْعَدوني وَجَدُّوا في سُؤالِهمُ مَالِي سِوَاكَ إِلهي مَنْ يُخَلِّصُنِي
    فَامْنُنْ عَلَيَّ بِعَفْوٍ مِنك يا أَمَلي فَإِنَّني مُوثَقٌ بِالذَّنْبِ مُرْتَهنِ
    تَقاسمَ الأهْلُ مالي بعدما انْصَرَفُوا وَصَارَ وِزْرِي عَلى ظَهْرِي فَأَثْقَلَني
    واستَبْدَلَتْ زَوجَتي بَعْلاً لها بَدَلي وَحَكَّمَتْهُ على الأَمْوَالِ والسَّكَنِ
    وَصَيَّرَتْ وَلَدي عَبْداً لِيَخْدُمَه وَصَارَ مَالي لهم حلاً بِلا ثَمَنِ
    فَلا تَغُرَّنَّكَ الدُّنْيا وَزِينَتُها وانْظُرْ إلى فِعْلِها بالأَهْلِ والوَطَنِ
    وانْظُرْ إِلى مَنْ حَوَى الدُّنْيا بِأَجْمَعِها هَلْ رَاحَ مِنْها بِغَيْرِ الحَنْطِ والكَفَنِ
    خُذِ القَناعَةَ مِنْ دُنْيَاك وارْضَ بِها لَوْ لم يَكُنْ لَكَ إِلا رَاحَةُ البَدَنِ
    يَا زَارِعَ الخَيْرِ تحصُدْ بَعْدَهُ ثَمَراً يَا زَارِعَ الشَّرِّ مَوْقُوفٌ عَلَى الوَهَنِ
    يا نَفْسُ كُفِّي عَنِ العِصْيانِ واكْتَسِبِي فِعْلاً جميلاً لَعَلَّ اللهَ يَرحَمُني
    يَا نَفْسُ وَيْحَكِ تُوبي واعمَلِي حَسَناً عَسى تُجازَيْنَ بَعْدَ الموتِ بِالحَسَنِ
    والحمدُ لله مُمسينَـا وَمُصْبِحِنَ مَا وَضَّأ البَرْقُ في شَّامٍ وفي يَمَنِ
    ثمَّ الصلاةُ على الْمُختارِ سَيِّدِنا بِالخَيْرِ والعَفْوْ والإِحْســانِ وَالمِنَنِ

  • @abdirizakmohamedaliartan4779
    @abdirizakmohamedaliartan4779 2 года назад +1

    Nin caqli badan baa tahay Cumaroow. Alle ha kuu siyaadsho mudane. Waa khasab in aan kuu sacabino.👏👏

  • @maxamedcabdisalan8447
    @maxamedcabdisalan8447 2 года назад +4

    Hadii aad tahay qof dhalinyaro ah tusaale ahaan waalidkaana uu lacag kusiiyo hakuciyaarin waxaad ogaataa waalidkaa lacagtaas sisahlan kumuunankeenin 🥰👏 💯✔️

  • @babasahal1021
    @babasahal1021 2 года назад +2

    Dhamaan intaad xustey waan leeyahay ee ii soo duceeya
    CAAJIS
    DIB U DHIGIS
    FIKIR&WELWEL
    DAAWASHADA AFLAANTA XUN XUN
    DHAFAR IYO HURDO YERI

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 2 года назад +5

    1 Dib u dhigista
    2 is raafka
    3 fikirka xad dhaafka ah
    4 dhafarka
    5 caajiska

  • @kamaalahmed8667
    @kamaalahmed8667 2 года назад +5

    5taan caado waan wada leeyahay 😪
    Mahadsanid wllkei talo muhiim ah baad isiisay❤

  • @Mohamed_Qadar
    @Mohamed_Qadar 2 года назад +1

    Waan dhameystay saan udareemo mowduucii malin hore aad kahadleysay ee aamusnaanta waa cajiib runtii

  • @MohamedSaid-ri4kx
    @MohamedSaid-ri4kx 2 года назад +11

    Waxaan kaa faaiidnaa Cilmi mudan in lagu bixiyo Xoolo badan waliba si bilaasha
    Mana kuu hayno Ilaa duco maahee
    Allah Haku barakeeyo Walaal

  • @yohero2102
    @yohero2102 2 года назад +2

    Ilhy ha iga madobeyo cadoyinkan cajis dib udhigid walwal amiin yarabi ilhow iga madobe

  • @abdullahhuseinm.mursal1187
    @abdullahhuseinm.mursal1187 2 года назад +3

    Si aynu ugu noolaanno nolol hal-abuur leh, waa in aynu luminnaa cabsida inna leh ‘waad khaldan tihiin.’

  • @idrisali212
    @idrisali212 2 года назад +5

    Aad ayd u mahadsanthy cumar iinshaar ❤

  • @abdulkadirahmed2096
    @abdulkadirahmed2096 2 года назад +79

    اللهم افتح أبواب الرزق من الرحمة

  • @nadiirbuux7987
    @nadiirbuux7987 2 года назад +7

    Ustaad cumar inshaar alle haku barakeeya qof walboo dhiban alle haka saaro🤲

  • @maxamedsadiiq4444
    @maxamedsadiiq4444 2 года назад +2

    Mashaa allaah cumar inshaar noo soo badi mooduucyadaan oo kale

  • @AhmedAli-vk2eu
    @AhmedAli-vk2eu Год назад +4

    Videoga asago kooban hda kamid thay dadka short time learnerska
    1.beriyeynta ama dib udhigida howl
    2.israafka ama ku takrifalka ,khasarinta wxu ilahay kusiyay e.g waxa ugu yar wa waqtiga
    3.fikirka xad dhafka ah, uma ficna cafimadkaga maskax ahaned
    4.Dhafarka , joojinta joogteynta ku dhafrida.shey xita hadi u manfac ku leyahy
    5.kasliga ama cajziga , uu nebi maxamed (N.N.K.H) ka duceystay
    Iiduce walal hami ayan leyahye

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 2 года назад +15

    جزاك الله خير الجزاء وبارك الله فيك أخي عمر

  • @Khulasatul-alkulaasah
    @Khulasatul-alkulaasah 2 года назад +8

    Masha allah .
    Waa qofkii doonaya in uu noloshiisa is bedel dhab ah Ku sameeyo waa uu awoodaa.
    Change the problems into a solution.
    Internet haddii uu waqtigaagi lumiyey u badel xal , sida aan Anna yeeley .
    16 saacadood ayaan asbuucii RUclips daawadaa lkn aan faaiidadeeeda helo Aniga oo ka barta .
    Bil gudaheed waxaan Ku xifdiya badanka Mucalaqaadda todobada ah , sidoo kale waxaan ka bartaa luuqada English ka iyo lahjadaha carabiga, video editing , audio book s iyo boqolaal wax oo wanaagsan.

  • @abdiwaduudabdiwahab9578
    @abdiwaduudabdiwahab9578 2 года назад +4

    Wllkey cumar waxaa tahay halka qof aan somali ahan ka taagero ee wnga aa no so gudbinesdi haka dalin 💯🔥🥰🙏

  • @mariamaanka2406
    @mariamaanka2406 2 года назад +6

    Aniga 25 sano ayaan jiraa waqtigeyga badankiis waxu iga baxay maala yacni markasto rabo inaa is badalo waxaan isdhahaa waqtigaaga dhalin yaro nimada waa ay kadhamaatay adigo waxba qabsan hal hadaf o hadaf yadaada kamidana ma rumeyn mar walbana waan ka qomameyaa, lkn dhalinta Iga danbeeso waxaa leyahay waqtigiina ha iska dayacina🥺🥰

    • @babasahal1021
      @babasahal1021 2 года назад +2

      Anigana 30sano ayaan jiraa waxaan hada u khoomameynayaa yaa 5 sano dib kuu celiyo Si aad inbadan iskaga saxdo. Waxaan u shilaynayaa Da,da aad adiga hada jirto
      Waxaa xaqiiq ah qof weliba wuxuu ka fakaraa waqtiga dhaafey lkn marnaba ma arko waqtiga uu hada heesto qiimaha uu leeyahay 😔😔

    • @athamofficial3471
      @athamofficial3471 2 года назад

      @@babasahal1021 wlhi waan kugu raacsanahay anigana waxaan ahay 21 jir u shilaaynaya 15 sano jirnamadiisa

    • @mariamaanka2406
      @mariamaanka2406 2 года назад

      @@babasahal1021 wll shaleyto waxba tari meyso waa in aan khaladkeena saxnaa ubadkeenana kudadalnaa si aysan bari ushaleynin, waqti tagayne soma laabto hada sidee wax uqabsanaa aan ku fikirno🥺

    • @mariamaanka2406
      @mariamaanka2406 2 года назад

      @@athamofficial3471 wali waad yartay taladeyda waxe thy hada kudadaal waqtigaada kana faaideyso, wax aan waxba kuso kordhineyna haku lumin,

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 2 года назад

      19 sanaa jiraa kuma fakarin yaa dib kuuceliya sidoo kle waxaaqabsaday majiraan lkin waxaa rajaynayaa markaa 25 sano jiro inaanan dhihin yaadib kuu celiya

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 2 года назад +14

    Asc walka kherka jecel muraadkiina allaha Idin saqiro amiin yarp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin

  • @abdikareemdaahir4040
    @abdikareemdaahir4040 2 года назад +2

    Israafka ayaan ku jirey Allh ina cafiyo wllka waad mahdsantahey. Ustaad Omar inshaar

  • @zakiabdi9398
    @zakiabdi9398 2 года назад +31

    Alxmdulillah 🤲

  • @diazparomedia
    @diazparomedia 2 года назад +1

    Run ahanti wa mawduuc xanbaarsan xogo badan oo ay dhalinta somaliyed daah ka saarna.

  • @eliasmukhtara952
    @eliasmukhtara952 2 года назад +7

    جزاك الله wllky runtii aad Ayaaň udareemay qofka laga hadlayo inaan ahy isla markiina isbadal ayaan dareemay waana rajaynayaa inaan si dhab ah isku badalo oon noqdo qof wax soo Saar leh insha allah 🤲🥰❤️

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla 2 года назад +11

    Muuqaalkan oo kooban iska jooji caadoyinkan
    1.Dib udhigida ama bari ayaan sameyn
    2.israafka
    3.fikirka
    4.Dhafarka
    5.Caajiska
    ani ahaan 1-4 igu adag lkn muuqalkan kadib ma dhafri doono wxna dib uma dhigi doono i.a😴

  • @cabdimalikmaxamed4092
    @cabdimalikmaxamed4092 2 года назад +3

    Adiag waxad uga uwantahay dhalinyarada RUclipsrska ah waa dhisida qofkii ku daawanayo wlhi xili kasta oo aa nasanayo waxan ku nastaa ogaansho

  • @abdirahmanmadani387
    @abdirahmanmadani387 2 года назад +11

    Mahadsanid wll cumar inshaar ilahay khayr haku siiyo❤💯

  • @ibnuaden9365
    @ibnuaden9365 2 года назад +3

    SHUKRAN SXB QALI

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 2 года назад +13

    الترجمة باللغة العربية
    فق خمسة أمور
    ١ التسويف بمعنى سوف أفعل
    ٢ الإسراف على أي شيء كان
    ٣ الفكر كثييييييير جدا جدا جدا
    ٤ السهر في الليل
    ٥ الكسل أو العجز

  • @Ezy15311
    @Ezy15311 2 года назад +1

    Kudadaala salaada kulamaa saladaaada xumaato talo walba hadii lagu siiyo toosi maysid kulamaa salaadaadu wanagsanaato wax walba way kuu wangsanan doonan. Farxad aan dhamaan kunoolaanee salliga Nabiga badiya iyo tasbiixda. Adi dhan waxaa noqonee qof jir ahaan iyo qalbi ahaan qurxoon 🥰🥰

  • @abdiqadirbarre7537
    @abdiqadirbarre7537 2 года назад +19

    Thank you very much dear brother cumar inshar for how you have told us good thoughts I always appreciate to take what you are encouraging us I took your advice alot of time I got what I am searching I request for you to release us your videos as daily

  • @abshiralfa4611
    @abshiralfa4611 2 года назад +1

    Waa mahadsan tahay ustaad xaalad markaa igu taagnayd ayaad ka hadashay waana ka faa'idaysan doonaa

  • @fadumoxuseenxoosh
    @fadumoxuseenxoosh Год назад

    Runtii qof waxbartay kaliya ayaa lagu yaqaan dhiiri galin aan dhamaad lahayn Allaah ku xafido wllo

  • @jalidadem3024
    @jalidadem3024 2 года назад +2

    M,a ogaansho waxaan aad kaaga mahad celinayaa inaad thay qof nolashayda wax ka badalay marka laga imaad awooda alleh runtii waxan ahaa qof salaadu ku adàgtahy lakin runtii waxan isku khasbay inaan barnaamij yadaada si xidhiidha u daawado taas ayaa nolashayda badashay wll alleh kuu waydiiyay in khayr badan waxanan kugu ducay janada alleh haku sharfo

  • @Hiigsiganolosha9090
    @Hiigsiganolosha9090 2 года назад +1

    Alle haku dhaafo walaalkay cumar

  • @CabdicasiisFarxaan
    @CabdicasiisFarxaan 2 года назад +7

    Aniga sanad walba waxaan ku hamiyaa in quraan ka xifdiyo balse ilaa hada imaa suurto galin ilaa iyo mudo 9 sano markaas oon quraanka dhameeyay lkn aana xifdiyin alla waaxan ka rajaynayaa inay sanadkaan ii suurto gasho

  • @maryamciise8123
    @maryamciise8123 2 года назад +2

    Asc walalkey cumar waxbadan oo wanaagsan Ayan kaa faaiiday jazaka allahu qeyr

  • @haw_6060
    @haw_6060 2 года назад +8

    يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك

  • @naciimobashiir-xm9hp
    @naciimobashiir-xm9hp Год назад +1

    Part two nooga soo samee plz ustad jasakallah nolashayda isbadalkeda janalkana usabab ah eebe kasokow🥰

  • @maxamedmaajid1874
    @maxamedmaajid1874 2 года назад

    Waa muuqaal muhiim ah oo anfacaya qof walba oo raba inuu iska joojiyo caadooyinkaan xunxun

  • @akramjibriil596
    @akramjibriil596 Год назад +4

    Waa xanuun inaa nolasha fahanto adigoo 40jir ah😢

  • @haawomaxamed7408
    @haawomaxamed7408 2 года назад +1

    Thnks ya Allah waan dadaaleynaa nagu guuleysii aduun iyo aakhiraba ameen

  • @marwaanyare1892
    @marwaanyare1892 2 года назад +1

    Cumar masha Allah zxb
    Ogaansho guul ayan u rajeyna

  • @mahadyareofficial7531
    @mahadyareofficial7531 2 года назад

    Ustaad cumar Alaha kudhoro walaalجزا كالله خير

  • @mustafemuuse7254
    @mustafemuuse7254 2 года назад +3

    Thanks teacher of motivational
    Most of his reward that give me
    Thanks teacher

  • @user-iq6rl3vz8l
    @user-iq6rl3vz8l 2 года назад +2

    إسراف =Burburin
    Habeenkii Hadaadan Waqti hore Seexanin Nolol Burbur ayuu sababaa kuwoo Dhinacyo Badan Kaa Taabanayya

  • @sankacircus8404
    @sankacircus8404 2 года назад +4

    Xaqiiqdi waan kaaga mahed celin dhiiragalintaad idhiiragalisay kasoo bilaabato 2014 -2022 alxh maanta oo mashruucyo aan kasameeyay shaqaale labadan 13 of kashaqeeyaan 2 gudohood
    Anigoo markaan bandhigsamaynayo mararka qaar kabadan 40K Dhaho Wixi somali ah Ee qolkan kujiro Ogaansho wiilka ayaa sabab u ah inta allle kasokayo maanta horumarkayga keep going Bro

  • @Kolaymedia
    @Kolaymedia 2 года назад +1

    Mahadsanid Cumar, wallaahi dhammaan dhaqamadaasi waa jidgooyada i hortaagan, laakin bi'idnillaahi muuqaalkan ayaa noqonaya 'Furihii Qufulka' wax aan ku sifayn karo silsiladda aan ku dabranahay.
    Gebi ahaan muuqaalka intii aan daawanayay waxa aan u haystay sidii qof aniga iga sheekaynaya ama toos iila hadlayay جزاك الله خير الجزاء eebbe weynana hakuu barakeeyo; hal-abuurka, fekerka, caqliga, cilmiga iyo cimriga - aamiin!

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Год назад

    Wallee dalkaygii walwalkiisa madaynkaro,waayo, Dall aanan lahayn ayaan dareen kujooga🤔 thanks brother Big respect 🙌🇸🇴💞👍

  • @ibrahimyousuf6246
    @ibrahimyousuf6246 2 года назад +1

    Waad ku mahad santahay garab istaa gaa aad nala dabajoogto mahadsanid cumar iinshaar 10000 jeer merci frère

  • @hassannoor9827
    @hassannoor9827 2 года назад

    ogaansho ama cumar si fiican baad ugu faaiidaysay somalida adna ALLAH hakuu siyaadiyo wanaaga.

  • @samiiryusuf9099
    @samiiryusuf9099 2 года назад

    Aad iyo aaad baa u mahadsan thy sida wanaagsan aad nala wadaageyso talooyinka wanagsan allaha ku dhowro ustaad 🙏🙏

  • @abasmohamud1706
    @abasmohamud1706 2 года назад

    allahu akbar qodobka koowad walaalow aniga iila dan lahayd
    runtii qofka koowaad ee uu qodobkaas dilooday waa aniga
    in shaa allah maanta laga billaabo waan kaqalusi
    waana ay i anfacday taladaada shukran akhii

  • @hanankhadar3166
    @hanankhadar3166 2 года назад

    Wll waad mahadsantahy cid kale oo sidaa noo baraarujiso oon adiga ahayn ma helno .
    Jazaakalahu khayran wllky

  • @ayaandirie2330
    @ayaandirie2330 2 года назад +2

    Allah ajar hakaa siiyo
    Walahi vedio wax badan ka faaiday

  • @wahiibcade1043
    @wahiibcade1043 2 года назад +3

    Muuqalkan aniga ayaad moodaysaa inuu iga hadlayo sababtoo illaa maalintii aan iskuulka dhameeyey 2021 \ June . Illaa iyo hadda oo snad kasoo wareegtay dhibtan ayaa ihaysated inkastoo aan wadankii joogin insha allh waan kabixi dhawaan

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 2 года назад +1

    OGAANSHO 🎤✔️👍
    OMAR INSHAAR 🎤 SALAN SARE 👋🎤

  • @Somali-One
    @Somali-One 2 года назад

    *dhalinyarooy guursada oo istiqfaarta badiya, marqaati nool baan ahay, isbadalka nafta iyo jeebka waaye*

  • @gulaidandsacad
    @gulaidandsacad 2 года назад +3

    Waan ku salaamya hadaad ilaa 2019 ogaansho ku xidhneyd.

  • @mahdimeidal5037
    @mahdimeidal5037 2 года назад

    Masha Allah Omar inshar Allaha kubarkeyo waqtiga iyo cimriga sida wanagsan ee wax nogo shegi

  • @macruufeye6780
    @macruufeye6780 2 года назад

    Labada Caado ee Ah DIB U DHIGISTA iyo ISRAAFKA labadaas i Heyzado Inta Kle ALHAMDULILLAAH

  • @maymuunaden4427
    @maymuunaden4427 2 года назад +1

    شكراً يا أخي بهذه النصائح الطبية

  • @hassanabdullaahitahliil6432
    @hassanabdullaahitahliil6432 2 года назад

    Aad Baad u Mahadsantahay Jazakallaah waa Muuqaal Faaiido Badan u Leh Dhalinyarta.

  • @moztaphe4334
    @moztaphe4334 2 года назад

    Mahadsanid 100% Ustaad Cumar inshaar tallo fiican Ka faa'iday ☑️💯

  • @anwarmaxamad5504
    @anwarmaxamad5504 2 года назад

    Thanks wll cumar wllhi nolosheda dhabta taabaty wax badan aanku jiray igu bararujisay wll abalkaga allah jano haka dhigo barnamijyadada in badan waku fa iday❤️❤️

  • @Jamaal.Nour24
    @Jamaal.Nour24 2 года назад

    muqalka inta ugu danbeysa waxa loogu talagalay wixii Cumar inahaar noo sheegay inaan go aan ka gaarno oon fakarno intaan muuqalka ku dhex jirno👍

  • @YuusufShuaib77
    @YuusufShuaib77 2 года назад

    Mahadsanid saxib walal inaga wayn oo talo inasiinaya ayaad tahay nolosheyda dhalinyaranimana wax badan ka badalay🙏 شكرا

  • @ibrahimabdi6731
    @ibrahimabdi6731 2 года назад +1

    Shukran, Ustad Omar Inshar 👍🥰

  • @cabdicasiisxasan5035
    @cabdicasiisxasan5035 2 года назад

    mhdsanid ustd cumar inshaar jzakalahu kheyran

  • @kaldeeqmedia
    @kaldeeqmedia 2 года назад +1

    Runtii
    Waa xaqiiqo jirto caadada 4aad
    In qofka hurdo ka imaaweyso sbbtuna ay tahay inuu daalin maalinka .
    Marki aan schoolka dhigan jiray oo wax shaqo ah aanan qaban jirin ineey habeenki aan hurdada ku dhibanaa jiray 🤗
    Balse marka hadda shaqada bilaaway muddo 2 sano ah waxaan dareemay daganaansho iyo xasilooni. ✌️
    Aad baa umahadsan tahay Omar Inshar

  • @Axmedcade-vu6xb
    @Axmedcade-vu6xb 2 года назад +1

    Mahadsanid walaal

  • @dhibicdachannel4630
    @dhibicdachannel4630 2 года назад +1

    Aaaaaaaad ayaaaad u umahadsantahay Omar inshaar mahadsanid

  • @weproduction1804
    @weproduction1804 2 года назад

    Wali dad nol aya lahad leysa hadiba dhar iyo cuno ay ku bixiyan wixi so galo wayo dadbad aya jira anigaba an ugu horeye waxi so gala guba sida mara jad cuno mara jifno noloshiba wa ka dhacney dadka hada til mameysey ya marka ka dhigo o ado inta suuq adey labis so gadey kafateriyana u shahdontey ku tusiya mugdigan si ad ugabaxdo SUBXANALAAH kawaran 3sano ayana kugu xiranahay ALLAH hano dembi dhafo amiin
    Wa walalka
    Omar o joga Mogadishu

  • @moratajr3643
    @moratajr3643 2 года назад +1

    Walahi ogansho 5 caado wa qabàaa lkn waxa igu daran Dib u dhigida j
    Waxaa Tira waxa noqonaysaa keykda Dib u dhigida aduunka wa iga qoslisay
    In sha allah wa tijaabin 5 taba

  • @Boqorecade-sx3qn
    @Boqorecade-sx3qn Год назад

    Ustaad cumar thanks 👍

  • @mohamedelabe3356
    @mohamedelabe3356 2 года назад

    Aadbaa umahadsantahy wll dhiirigalintaadiii waa u muhiim qofkii raba in uu wax ka bedelo noloshiisa

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 2 года назад +1

    7:56 😡😤 xaqiiqa sitoosa bey I tawatay ustaad Omar inshar mahadsanid Wall 🎤👍

  • @BP-si2ww
    @BP-si2ww 2 года назад

    Dibu dhigis runtiii waaa Furaha guuldarada EE taas Hala ogaado

  • @mohaapdikadir6462
    @mohaapdikadir6462 2 года назад +1

    Nio cumarow wax xaqiqda tawanayo no shegta lkn side kuqadana waye cadoyinkas aniga iyo dhalinyaro badan bal ficil natusbal zxp afka wanku dalnay ina iso jawabto rajeyna wll 👑🙏🙏

  • @riyaaqbujaa1
    @riyaaqbujaa1 2 года назад

    Mahdsnid walll wllhi wxa ihysto ayaad kahdlysaaa🥺pls isoduceeeya in alllh wxs o dhan iga dulqado 🤲🤲

  • @feisalbashiir2742
    @feisalbashiir2742 2 года назад

    Thanks bro waxyabo badan ayaa lagaa faiidayaa waxa tahay dhiirogaliye dhab ah 💯

  • @maxamadking6844
    @maxamadking6844 2 года назад +1

    Waan qaaty walal cumar inshaar
    waana mahadsaanthy🥰

  • @c.fataxsaleban2205
    @c.fataxsaleban2205 2 года назад

    Ilaahay haku barakeeyo cumar mar been maan sheegin hadaan maanta dhaho hadii aan ku xirnaado janalkqn oo kiliya waa hubaal waa igu filan yahay waayo wax cusub maaha in mawduuc noloshayda gaar ahaan quseeya aad kahadasho wan rajaynaya inann maalin uun kula kulmo

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 2 года назад

    Masha Allah ustaad cumar inshaar

  • @abdulahiahmed8252
    @abdulahiahmed8252 2 года назад

    Ogaansho muqaladada wax badan aan kafaa iday جزاك الله خير الجزاء