Jasiiradda Mauritius (Africa) | Dal ay ka jirto Nolol Xiiso Badan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Warbixintan waxaynu kusoo qaadannay Taariikhda, Dhaqanka, Nolosha iyo Asalka Dadka iyo Dalka (Jasiiradda) Mauritius

Комментарии • 111

  • @abdisamedmahamed1380
    @abdisamedmahamed1380 2 года назад +20

    Waa in dadku wada noolaan karaan si wacan xitaa iyagoon isku diin iyo isir ahayn si nabdoon oo barwaaqo ah mahadsanid wllo

    • @aduurbest15
      @aduurbest15 2 года назад +8

      Anagana angoo isku diin ah oo isku dhaqan ah iyo is midab ayaan noolaan la nahay cajiib

    • @mohamedibrahim7236
      @mohamedibrahim7236 Год назад

      @@aduurbest15 wallaahi waa runtaa somali hadaan nahay yaa nahabaaray

    • @farahabdi8587
      @farahabdi8587 4 месяца назад

      Laakiin maxaa inoo diiday inaga wada noolansho iyo nolol xasiloon 😮

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan 2 года назад +7

    Mahadsanid bro xogta qiimaha badan oo nala wadaagtay

  • @isseolowahmed5860
    @isseolowahmed5860 2 года назад +5

    Walaahi waa dad aad xadaariyiin ah aad baan oga heley inaan mar dalxiis u tagana waa jeclaan lahaa Insha alaah

  • @JaamacAbyan1
    @JaamacAbyan1 2 года назад +6

    Waxaan chanelada youtube ka ugu jecelhy kaaga wlhy. Waayo Ducumenrtry kaan aad u jeclahy. Horay u soco wll.♥️

  • @mohasaid6159
    @mohasaid6159 2 года назад +4

    woow waa meel kudayasho mudan waanan ka heley isdhexgalka bulshada waayo inaad qofwalba ku tixgaliso waxa u aaminsan yahay ayaa qurux badan marka bulshadu waxa ay noqonaysaa mid wada nool

  • @mukhogeesi3099
    @mukhogeesi3099 2 года назад +18

    Insha Allah Mauritius Waxaan filayaa inay Noqon Doonto markaan Guursado Meesha Ku Todobo bixi Doono Haddii Alle Yidhaahdo Aad Baa u Jecelahay Mauritius

    • @khawlasaid5094
      @khawlasaid5094 2 года назад +3

      Mansha Allah wiil wanaagsan baad tahay

    • @mukhogeesi3099
      @mukhogeesi3099 2 года назад +2

      @@khawlasaid5094 Mahadsanid Wllo Bal Soo ducee Guurkii iyo Waqtigiiba Wey Adkaadeen

    • @khawlasaid5094
      @khawlasaid5094 2 года назад +1

      @@mukhogeesi3099 insha Allah wllo qof ku qalma ilahy ha ku siiyo dhamanten

    • @mukhogeesi3099
      @mukhogeesi3099 2 года назад +1

      @@khawlasaid5094 Insha Allah Wllo Aamiin Aamiin Dhamaanteenba

    • @amatallahbintuabdallah9900
      @amatallahbintuabdallah9900 2 года назад +1

      Inshallah wllo Allaha riyadada ku rumeeyo anakana Allaha Allaha wax khair qabo noso dhawe🤲🤲

  • @ahmednorali7838
    @ahmednorali7838 2 года назад +4

    Haa waa in Aan cashar ka baranaa dadyooga ku nool wadanka Mariishiya

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 2 года назад +4

    Asc maansha allaah illaahey hana fahan siiyo sidii ay isku fahmeen Noloshooda dowla dooda iyo wanaaga midba midka kale aan u haynin xiqdi iyo xaasid nimo maansha allaaha illaahey ha u barakeeyo dalkooda iyo dowladooda

  • @3257861
    @3257861 2 года назад +2

    Thanks for the nice video. Love from Mauritius

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 2 года назад +6

    Jasiirad qurux badan 😍🙏

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 2 года назад +1

    Haa aad baad u mahad santahay khayr Allahe ha ku siiyo inshallahu guuleyso waa sax in ummadu wadda noolaato.

  • @farxiyacarab5197
    @farxiyacarab5197 Год назад +2

    Meeshan aabahay allaha u raxmado aya tagay dowladi somaliya u dirtay

  • @xidigahalyeyga9898
    @xidigahalyeyga9898 2 года назад +2

    Anigu gaal diiday ilahay ku kufriyaya Nabi maxamed ka duwanada oo meel kasta uga duwanada ayuu yiri

  • @ikarade3274
    @ikarade3274 2 года назад +2

    Anaka iyo dadkaan, beniAadam wada sheeganeynaa, macal asaf.

  • @mouminnuur8442
    @mouminnuur8442 2 года назад +7

    Siyasinta somalida ha la dawisiyo.
    Ayan lehay.

  • @abdirahmanosman6206
    @abdirahmanosman6206 2 года назад +7

    Waa dad nasiib badan wlhi
    Anagana yaa nahabaaray waa yaabee 🤔

  • @nuradinabdi5192
    @nuradinabdi5192 2 года назад +3

    Somalido ha ku dayato jaziirada murushiyoos

  • @user-jf1po3uz6w
    @user-jf1po3uz6w Год назад +1

    waa wax aad iyo aad u qima badn hargisa waxa degan hal mlyan oo kala qaybsn hadna isku diin iyo af ah waa ceb adun

  • @siciidcali4899
    @siciidcali4899 2 года назад +6

    Ad iyo aaaad ayad uu mahadsantahay wll

  • @cabdullahixuseen7865
    @cabdullahixuseen7865 2 года назад +3

    Waa meel cajaaib ah

  • @saygaruushka6388
    @saygaruushka6388 2 года назад +1

    Masha'allh waa Mel aad ii ad u wanagsan meshas

  • @saidmohamed1848
    @saidmohamed1848 2 года назад +4

    Kala dhicidda geela ayaa inoogu wacan qabyaaladda

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 года назад +3

    Shukran brotherkia 💕

  • @cabdulcali1980
    @cabdulcali1980 2 года назад +4

    Waxba ka baran maybo,anagaa ka fiican oo isku diin ah ,isku dhaqana ah

    • @xalanesuldaanxalanesuldaan6452
      @xalanesuldaanxalanesuldaan6452 2 года назад

      MXd kabaratan qabyalad iyo tikoor ayn isku dhibatany

    • @aliadam180
      @aliadam180 2 года назад +1

      Agreed
      نحن قوم اعزنا الله بالاسلام
      Well said

  • @Adanizza
    @Adanizza 2 года назад +2

    Jawi macan

  • @ayaanahmed7951
    @ayaanahmed7951 2 года назад +4

    Wall barnaamijyada noo soobadi

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 2 года назад +2

    Warbixin sare

  • @cabdirashiidgiire1969
    @cabdirashiidgiire1969 Год назад

    Mansha Allah tabrakalaha waa dad ku dayasho mudan keep going

  • @abdulahimaxamud7529
    @abdulahimaxamud7529 2 года назад +3

    waa meel mudan ku dayasho

  • @mohalovecitizen287
    @mohalovecitizen287 2 года назад +4

    sxb jasiirada seychelles kasoo hadal

  • @ejaaboabdirahman6463
    @ejaaboabdirahman6463 2 года назад

    Haa waa dad leh hadaf nololeed

  • @adensamater5874
    @adensamater5874 2 года назад +4

    Inagu waxan nahay dad badaw ah oo carabina tafafushay qabiilna ku dhegan gasiiradan waa ilbax wa dad taarikh leh

  • @amaal556
    @amaal556 2 года назад +2

    Intaas ay garteen dadkaas kala diimahaa iyo kala dubkaa allaha garansiiyo soomalida isku diinta iyo dubkaa

  • @maslaxmohammed9916
    @maslaxmohammed9916 2 года назад +2

    Wllhi waa dad ku dayasho mudan

  • @mohamedhussien9271
    @mohamedhussien9271 2 года назад +4

    Scww
    Waa cajiib bal somaliyeey ku cibra qaata maxaa isku keen diray anagoo wax kastaa ka siman?
    Waa war bixin fiican
    Jazakalaah walaal

  • @sasiidsshamcuun6646
    @sasiidsshamcuun6646 2 года назад +4

    Araktideyda waxawaaye Casharka jaziirada aynasiineyso ..
    waxa adiga aatahay.micno
    Malaha
    Macaanka.nolasha
    Waa.wada.ahaanshaha

  • @xaliimomaxamuud5838
    @xaliimomaxamuud5838 2 года назад +2

    Jasiiradan waxey muujineysaa beni aadamku inuuyahay ilma wadadhashay oo aabe iya hooyo qura kayimid xurnima orkana eytahy lagamaaran diin iya argtidiisa gaarka ah xuriyad iya sinaan

  • @adensamater5874
    @adensamater5874 2 года назад +3

    Ha wasn't ka baran Karnak cashar inagu waxan nahay dad badow ah oo qabiil uun ku dhegan on wax kale garaneyn dad kana wa dad ilbax ah oo Tarik leh oo carabina tafafushay ama baabtay

  • @mrkuk8158
    @mrkuk8158 2 года назад +3

    Keep going

  • @abdirahmanmahamad1835
    @abdirahmanmahamad1835 2 года назад +5

    Soo badi sxb maqaladada fadlan

  • @safihasan9987
    @safihasan9987 2 года назад +3

    gasirada moroshios afrikanki laha dadky shalay aysodhaweyen aya kuxukma ayagona tacliin yo dhaqaleh male,WA lawada ogyahay in hindya dhulkody cidhidh kunoqday dad badnan awgeed yo dad hondos moshrkin ah o laadonsado marky Africa yimadana dholkaga ku istcmarsada,somalay hindida yan laso dhawin marka hore miskinimo bay kugosogelyan marka labadna dhulkaga ayay kugo xokomayan, sida isticmarky yorobka maha waxy layhiin anaga dholkaga leh

  • @bario1091
    @bario1091 2 года назад +1

    Lakiin nolasheda waa qaali

  • @abdillahijeylan9912
    @abdillahijeylan9912 2 года назад

    Waa dad ka qaangaray maskaxda iyo caqliga kana faaideystay karaamada baniaadamka Allah siiyey oo ah caqliga

  • @Sarta100
    @Sarta100 Год назад +2

    Tirida muslinka waa imisa 100kiiba. Meesha waa in Tabliuqa gaaraa iyo dacwada islaamka.taasaa muhiim inoo ah.

  • @exklusivepicture2181
    @exklusivepicture2181 2 года назад +3

    Midnimada dadkani kale duwan aad bey uga sareysaa somaalida isku midka ah.

  • @shakibabdi6330
    @shakibabdi6330 2 года назад +3

    Mahad saniid luqada loga hadlo no sheg

  • @maguled
    @maguled Год назад +2

    Dadkaasi waxay leeyihiin waxan ay culimada sociology-gu ugu yeeraan high level of "bridging social capital". Waana midda ka maqan (ama ka luntay aan iraahdo) ummadda Soomaaliyeed burburkii ka dib. Casharkaas baynu ka baran karnaa, baan is leeyahay anigu.
    Gasiiraddan dadkeedu, haddiiba ay garteen inay si mideysan wax u wada qabsadaan iyagoo kada diin ah, kala qowmiyado ama ethnicity ah, maxaa waa yaabe taas u diiday Soomaalida oo isku diin, af, dhaqan, taariikh iyo qowmiyad (almost) ah.

  • @videoshortchannel7662
    @videoshortchannel7662 2 года назад +3

    Maasanid

  • @ashaibrahim8215
    @ashaibrahim8215 2 года назад +1

    Somali inay qabiilka iska dhaato ayaan wax qabsan laheen isna amini laheen wad mahadsantahay

  • @abshirsheikh6243
    @abshirsheikh6243 2 года назад

    ixtiraamka fikirka iyo diinta qofka kale waa arin muhiim u ah wada noolaanshaha iyo isjeceelka

  • @kasanyoovlogs8363
    @kasanyoovlogs8363 2 года назад +3

    next monoco hasoo hadal wadan gooniya miyaa mase france ayey hoostimaadaaa

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 2 года назад

    Waa dad mar hore wax samaysatay waxaba kama barran karno

  • @AaminoCalifaarax
    @AaminoCalifaarax Год назад

    wax isfahan iyi isla nolansho ladhaho majirto anaga gaalo didney oo ladagaalaney mana rabno

  • @abdulrashiidhassan2215
    @abdulrashiidhassan2215 2 года назад +2

    Wow, 😘

  • @mariaafgooye2543
    @mariaafgooye2543 2 года назад +1

    Insha allah dalxiis ayan uu ada

  • @ahmedbarreh205
    @ahmedbarreh205 2 года назад +4

    Xagay naga xigta an qabyalada geynee😂😂🇸🇴

    • @sakipoi5986
      @sakipoi5986 Год назад +1

      😂😂 qurunka aad la wiifeyso umada kala har ee meel fariiso 😅

  • @nurjama1101
    @nurjama1101 2 года назад +1

    waa cajjiiib

  • @cabduqaadirmaxmed7224
    @cabduqaadirmaxmed7224 2 года назад +4

    Wadankaan luqadee loga hadlaa an booqde

  • @user-gn1yc6vp3z
    @user-gn1yc6vp3z Год назад

    ❤❤❤ waa dad caqli fayow

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 2 года назад +1

    coldoon nin la yidhaa oo madax ka jiran in la taso in dadku wada noolaan karo iygoo kala diin ah

  • @galoolgoma1073
    @galoolgoma1073 2 года назад

    Wa wadan wanagsan and dsdka murutes

  • @somalitrick4653
    @somalitrick4653 2 года назад +1

    In ay nan is khilaafin

  • @252Abdi
    @252Abdi 2 года назад +3

    In lakala ra'yi duwanaado waa shay dabiici ah dhanka baniadamka lakiin waxaa nagu adag hadaan soomaali nahay inaan fahano in qof kasta lagu xushmeeyo ra'yigiisa si waa wafaqsan xeerka umada dhigatay iyo dhaqanka iyo diinta bulshada tusaale qof ayaa kugu aflagaadeeynaayo waxaad aminsanahay waayo waxuu aminsanahay ayey kasoo horjeeda illaa taas laga gudbo ma arki doono soomaaliya qurxoon oo nabdoon

    • @Samaaletv
      @Samaaletv Год назад +1

      Wax xeer layiraahdo majirto Sharciga Allaah un baa aduunka kashaqeeynaya

  • @abdalacumar3831
    @abdalacumar3831 День назад

    Kenya joga maresh gosh shaqa mala hela hadi laga helo siden tagaaa kenyA joga

  • @maxameddabaare5658
    @maxameddabaare5658 Год назад

    22 bishan ayaan quruxdaa soo arkay wakhtina ku soo qaatey balse waa qaali wax kasta

  • @mohamedfarahahmed422
    @mohamedfarahahmed422 2 года назад +2

    👏

  • @nuurxuseencabdiqaadir731
    @nuurxuseencabdiqaadir731 Год назад

    Waa dad fahmay nolosha aduunka

  • @mohamedhassan6556
    @mohamedhassan6556 2 года назад +3

    aduunko dhanba cashar nuugu filana laakiin manihiin dad waxaa kuqaatah aduunka iyo waxaa eey arkeen midna mark soomaali hadal iyo tuseele lagala quuseyeye

  • @mohamedfarahahmed422
    @mohamedfarahahmed422 2 года назад +2

    👍👍

  • @hawahaji6087
    @hawahaji6087 2 года назад +2

    nolosha islanoolashaha mihiim ah dadkeenuna weey shaan jireen beri samaadki.

  • @axmedsalad5280
    @axmedsalad5280 Год назад

    Jasiirada Mayotte warbixin ka keen sxb

  • @alielmielmi2109
    @alielmielmi2109 Год назад +1

    Maya anagu cunsurìyiin baan nahay taas baa noo ogolayn in wax ka barano !!!

  • @ibrahinhassan6400
    @ibrahinhassan6400 2 года назад +3

    Inta wahaabiyuunto noo imaan umada somaliyeed dad is jecel ayey ahaayeen. Wali magaarin Aan u maleyhaa wahaabiyadu

  • @sulaimanabdi5461
    @sulaimanabdi5461 2 года назад +1

    Waan jecelahy meel sidaasa inaan kunolado

  • @farxiyacarab5197
    @farxiyacarab5197 Год назад +2

    Somali ma joogta hada

  • @museadam9815
    @museadam9815 2 года назад +1

    Adeer waxba kama baran karno intaynu qabyaalad dabada haysanno.

  • @gahayrvlog1085
    @gahayrvlog1085 2 года назад +1

    waxay ka bara naynaa macalin kala jinsigu inuu isku mid yahay

  • @qadarwashington6585
    @qadarwashington6585 2 года назад +3

    Sxp canada halmar fiiri 🤔🤔

  • @SEMION_SPORTS
    @SEMION_SPORTS 2 года назад +4

    Plz subscribe isaara walalayal 👆🏿👆🏿👏🏾

  • @basharjama8809
    @basharjama8809 2 года назад +1

    Maxan kabarana dadkaladimaha somali haldin ayey hesata ismana ogola

  • @weup25
    @weup25 2 года назад +1

    #ItaalMedia

  • @abdiwaliabdulkadir4602
    @abdiwaliabdulkadir4602 2 года назад

    Waxay mudan yihiin kudayasho

  • @ibrahimali250
    @ibrahimali250 Год назад

    Soomaalida iskadaaye iney dadkale nalanoolaadaane inageynu isdooneyn

  • @iimaanbile4382
    @iimaanbile4382 2 года назад

    INNAGAA AH DAAYEERO,
    DABADII KU TAAL WELIYE,
    DHAQANKII DUGAAGA LEHE,
    BINI,AADMIGU ISKUMA MASHQUULO, DANTIISUU QOF WELIBA KU MASHQUULAA.

  • @mohamedibrahim7236
    @mohamedibrahim7236 Год назад

    A aga hadaan somali nahay maxaa nagu dhacay waaba yaab ee

  • @cabdirshidmhmedhagi9365
    @cabdirshidmhmedhagi9365 2 года назад +3

    Polaneysie francaise) polanesie, iyo
    ile maritius) jaziiradan india u dhow 2 meeloode aad aan u jeclaadey ku noolanshahoodaba iyo Specialitiga xaga cuntada
    Siiba marutius,
    Lebaan, lubnaan ayaa iyaduna meesha uugu Wacan xaga Xadaarada iyo Cuntooyinka muslina 2 daasiba wey u badanyiin %80 Wadamo badan ayaa dad kala jinsi ah kala color ah kala diin ah ay wada noolyiin Hdana wax carqalada iyo dhiba kamajiraan onley in Africa ayaad ku arkeysaa broblem (tribalisme and Ethnic)

    • @farhiaali9086
      @farhiaali9086 Год назад

      Iska hubi meshas mauritius 🇲🇺 waxay ku tala East Africa India na uma dhawa balse xiir weyn baa ka dhexeya kali ya 😊tan kale wadiga leh only in Africa ku arkeysa dhibatada 🤔Mauritius aad fanineysid soo😂mid Africa ku tala somahan 😳 nocagas oo kala African sheganaya misana qaradisa mar waliba bah dilaya 😤 dhulku ma xumee 😅umad yaro xun baa xumeysa sida adigoo kale 🤫

  • @abdirahiimmarketer
    @abdirahiimmarketer Год назад +1

    👌🇷🇺

  • @suleekho232
    @suleekho232 2 года назад +1

    Waryaa aamus xagaad ka soo xigatay xogta Somalia ayaa iska leh Jasiirada

    • @mawiidcali6786
      @mawiidcali6786 Год назад +1

      Somalia yaa siiyey waa dal kale 😂😂

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 11 месяцев назад

      maxa ledahay adga gumeysi kujre😂

    • @hadraawialihussein9789
      @hadraawialihussein9789 5 месяцев назад

      Balo ku somaliyesay umama dhawa ma waxad ku khaldin scotra ee yamen raacsan dadka kala hadh brushka xaarka leh dalkan wa dal hormarey oo ku jira G20 dalalka barwaaqo sooranka wxa lagu tilmaama Singaporeta africa

  • @abuumusdhafaraaid9242
    @abuumusdhafaraaid9242 2 года назад +4

    😍😍🥰

    • @abdullahihersi1188
      @abdullahihersi1188 2 года назад

      Waxa aan ka baran karno waa Innaga oo ah Hal jinsiyad, Hal Af, Hal diin, iyo Hal dal inaan fahmi weyney inaaan wada noolaano oo aan Nolosha ka gaarno horumar la taaban karo. Adduunka laba wadan oo kaliya ayaa ka ah homogenous people waa innaga iyo Sacuudiga. Aynu iska ilowno waxa loogu yeero qabiika sida Daarood, Haiye iyo Kuwa Kale oo aan u noolaano sida Dadkaan ku noo jasiiradaan.