Nio aqoon yahan baa tahay wllhi madada kaliya ee an ku fikiro in aan Barto lakiin iga wareerisay waa chemistry Nio maadadaa maad na yar fahansiisid curiyayaasha iyo sida ay iskula falgalaan tusaale curiye adke(solid) ah siday ula falgali kartaa maado gas (neef)ah [Anyway go forward 👏]
Wll inkastoo aqoonta aadamuhu ka haystaan meerayaasha kale ay kooban tahay hadana culimadu waxay dhahaan dhawr arimood,sida in alle swt waynidiisa lagu garto oo ay astaan u noqoto gaalada iyo cida kaleba. Iyo in ilaahay ku qurxiyay hawada sare meerayaal sida iyo xidigi sida quraanka lagu sheegay, Mid kale oo waxa jirta dhanka sayniska la xidhiidha waana in meerayaashaasi ah dhulka ka ilaaliyaan dhagaxaan cireedka wawayn ee kusoo dhici lahaa, Wll intaa waxa ka badan ILAAHAY SWT ayaa u cilmi badan meerayaashiisa
Asc ustad abdirashit kudhawad mudo 3sano ah ayan ku xiranahay kanalkan runtii waxbadan ayan ka faiidey balse mudo ku dhow 3bilod waxan si codsi ahan kugu so gorayey inad ifaideyso ama nowada faideyso (7da dhul halka aynaga jiran diiniyan iyo madiiyanba wa hada xog ka heyso sida ay 7da samo u cad yihiin o kale wayo 7da samo dhaman wanaqana inbadan quranka ayan ku maqalna in 7da samo ay kor wada jiran midba mida ka siisareyso ay 500 losoconayo fadalan hado mahadsan 7da dhul iga so jwb ma sida samoyinka ayey Kala fog fog yihin mise way isu dhegeynyihin plant earth aynu ku nolnahay marki latago space ka wa sida kubadi o kale iyo dhamaan planets ka kaleba marka billions o planets aya space ka ku wada sharxan plant walbana dhul ayu leyahay 8 mere aynu ku jirno hadi la sii dhafo waxa arkeysa planets Kala duwan qarkod qorax kale haysta an tan plant earth ahayn Anyway pls iso jawab ama video noga so samey ama comments keyga jwb koban igu so qor thanks ustad cabdirashid.
Xidigta iga fog waa 32m oo iftiin sano. Hal su,aal baan is weeydiin. Iftiink ama leh miinsan sidaas tarteed buu markas xawaare dheer. Mal,agu jibriil immis sano baa ku qaadata in dhulka yimado?
Ustaad aad Baad umahadsan tahay, mahada kadib waxaan rabaa in aan ogaado Cirka Io waxyaabaha uu ka sameysan yahay cashar inooga Soo diyaari adoo mahadsan
ASC,ALBERT jaahil buu ahaa marka la eeggo ISLAMIC TECHNOLOGY ga, Waxase ka liita kuwa walli foggaanshaha u addeegsannaya SANNO IF ( light year), Maxaa yeellay ISLAMIC TECHNOLOGY gu wuxuu xaarraam yeellayaa in foggaanshaha loo addeegsaddo wax aan mitir (meter) ahayn, Waayo gaaddiidka hawadda sarre ee islaamku ballaayiin jeer bay ka dheerreeyaan xawaarraha iftiinka. Wa BILLAAHI tawfiiq.
Maya walal xidiguhu wa qoraxda oo kale halka galaxy ay tahay xidigo fara badan(balaayiin) oo isku tagay, yacni inagu hada dhulka aynu ku noolnahay wuxuu ku wareega xidiga loo yaqaan cadceeda ama (qoraxda) galaxygeena aynu ku noolnahay waxaa la dhahaa (milky way).
Qaybaha kale; ruclips.net/p/PL5gB-5KT4tAofuaSyCzCWrPFKEM8Bvn5-
Usxaapta intaan daawan ha daawadaa mahadsanidiin
Asc mocalim waxaan rabaa in aan ku weydiyo su'aalo oo si qaas ah ee xagee kaala hadli karaa mahadsanid
Zxb kasogadal xadithka awcal
Mahadsanid wll wanaagsan
Usdaad aad baan kuu salaamay waxan kaa bartay school xita Kama baran wlhi 🎉❤
Asc
Mahad sanid walal mashaa allah wa mowduuc fiican,
Aniguna aan aad u jeclahay, mana aqaan sababta,
Mahad sanid ugaad
Wlhi marka arko barnaamijkga ano dawan ayaa likta iska saaraa❤❤❤❤ sxp samoyinka oo dhan mclumdyadooda no so bdi
Faan waxaa iigu filin kownkaas cajiibkaa cida maa mulaysa waa rabigay rabigeen rabiga wax walba
Mahadsanid noso badi muqaladan camal ustaad
Mash allah ustaad allaha ku barakeeyo
Mahad Sanid🙏🏽❤️
Firs comment ....I have respect ✊
Masha allah uztaad abdirqshiif❤
Thanks sxb wax badan ayaad noo faaiidaysy
Mncha Allah uztead
Mahadsnaid ustaad
Thanks you bro
Jazakalahuqayr
Alahu akbar Alahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ustaad mahadsanid
الله اكبر 🥺
جزاك الله خيرا
Subxaana allaaaah alllaaaaahu akbar mahadsanid ustaad allaaah Haku sharfo
Ustaad xajmiga xidigaha ka soo hadal 🙏
N
Allahu akbar
Wllo qali noo soo badi mawduucyan ustaad please walahi iimaan ayaa noogu sugan
Ustaad last 24 hours kaama hayno maalin kasta waan soo firiyaaye❤
Mahza allah
Asc saxiib waan xiiseyaà casharada xidigaha lakiin noo jogte
waa xisaab alaah
Ustaad waad mahadsantahay
Thanks brothere you ❤❤❤
Speed light 300,000 mashla allaha
Mahadsanis ustaad😢
masha allaha awooda alle ayay u gaartHay
legend aad u.mahadsantahay
Masha allah
Speed of light = 300,000,000 m/s
Keep going well.
Asc Maansha ALLAAH mahadsanid barnaamij yadaan waan u xiisnay noo badi hadaad awoodo insha ALLAAH
❤
Ustaad abdirashiid waxaad nooga warantaa meeraha kepler
Mash alhaa
Keep going Ustaad 💯🏁❤️
Keep going man 🎉🎉
Jasakalah khair
سبحان الملك القدوس
video gan waxa uu ka wax tarbadnyahy 4 sano ee physics ga ee dugsiga sare
💀
Daadihiyaha ANAGA PRODUCTION walaal aan jecelahay balse aanaan aqoon magaciisa. Fadlan marwalba magacaaga ku bilaw
Wa cabdi rashiid sxp
😮😮😮
Fadlan Pinka isaar mahdsan
Please noo soo badi xogahan oo kale😢😊
والسماء بنيناها بأييد
Gacmo maaha ee waa awood
سبحان الله ❤
Nio aqoon yahan baa tahay wllhi madada kaliya ee an ku fikiro in aan Barto lakiin iga wareerisay waa chemistry
Nio maadadaa maad na yar fahansiisid curiyayaasha iyo sida ay iskula falgalaan tusaale curiye adke(solid) ah siday ula falgali kartaa maado gas (neef)ah
[Anyway go forward 👏]
Ustaad kasoo hadal sababta uu alle sbxn watacal uu u abuuray merayaasha ama anaga muxu faido noo leyahay magacaygu waa Sayfudiin from hargeisa mahdsanid
Wll inkastoo aqoonta aadamuhu ka haystaan meerayaasha kale ay kooban tahay hadana culimadu waxay dhahaan dhawr arimood,sida in alle swt waynidiisa lagu garto oo ay astaan u noqoto gaalada iyo cida kaleba.
Iyo in ilaahay ku qurxiyay hawada sare meerayaal sida iyo xidigi sida quraanka lagu sheegay,
Mid kale oo waxa jirta dhanka sayniska la xidhiidha waana in meerayaashaasi ah dhulka ka ilaaliyaan dhagaxaan cireedka wawayn ee kusoo dhici lahaa,
Wll intaa waxa ka badan ILAAHAY SWT ayaa u cilmi badan meerayaashiisa
Anaga halyeey
Asc ustad abdirashit kudhawad mudo 3sano ah ayan ku xiranahay kanalkan runtii waxbadan ayan ka faiidey balse mudo ku dhow 3bilod waxan si codsi ahan kugu so gorayey inad ifaideyso ama nowada faideyso (7da dhul halka aynaga jiran diiniyan iyo madiiyanba wa hada xog ka heyso sida ay 7da samo u cad yihiin o kale wayo 7da samo dhaman wanaqana inbadan quranka ayan ku maqalna in 7da samo ay kor wada jiran midba mida ka siisareyso ay 500 losoconayo fadalan hado mahadsan 7da dhul iga so jwb ma sida samoyinka ayey Kala fog fog yihin mise way isu dhegeynyihin plant earth aynu ku nolnahay marki latago space ka wa sida kubadi o kale iyo dhamaan planets ka kaleba marka billions o planets aya space ka ku wada sharxan plant walbana dhul ayu leyahay 8 mere aynu ku jirno hadi la sii dhafo waxa arkeysa planets Kala duwan qarkod qorax kale haysta an tan plant earth ahayn Anyway pls iso jawab ama video noga so samey ama comments keyga jwb koban igu so qor thanks ustad cabdirashid.
Really
Really?
Fadlan Qison yinka soo daa
M.a brother
Cajiib waxay kamid thy ayadaha kawniga
Subxanallah
First comment
1500,000 oo sanno
🌄🌄🌅🌅🌅🌅💥💥
❤❤❤❤❤
Mahadsanid zxb lkn sheekadii Turkiga😢
Xidigta iga fog waa 32m oo iftiin sano. Hal su,aal baan is weeydiin. Iftiink ama leh miinsan sidaas tarteed buu markas xawaare dheer. Mal,agu jibriil immis sano baa ku qaadata in dhulka yimado?
Ustaad wali wx kaama codsan comments kuuma soo qoorin maanta Ka hor ugu yaraan like baan saara vedioskaagana waan daawada maalinkaste wxaan kaa codsanayaa inaad noo soo samayso vedio sida khadka wx looga baadho siyaaba noo sahlaya baadhista maadsanid ustaad❤
Allhu akbar
Asc my bro
Allah akbar
Qaybti 6aad aaway
Ustaad aad Baad umahadsan tahay, mahada kadib waxaan rabaa in aan ogaado Cirka Io waxyaabaha uu ka sameysan yahay cashar inooga Soo diyaari adoo mahadsan
Iyo aayada shanaad ee suratul tabaarig ama mulki 0:13
Waxan ku waydiiiyey zxp nebulla waa maxay
Music kadhaaf waayo waa ayad ale
ALLAHU AKBAR
Asalka horror xaguu ka,imaday kasoo hadal ustaad
Dhulka iyo samooyinka ma waxaa kawayn abuuritaanka dadka 😢😢😮
Sxb waan kutaageeraa nooloow wax badan baan kaafaa iiday boowe mahad sanid
Waa maxay elimenti?
Waa alternative methane ama natural gas
@@najiibalpha9409 mahadsanid balse afsoomaali maku aheegi kartaa?
@@zakiyare3597 af Somali laguna dhaho💀
Ma.had.sanid ustaa ale haku xifdiyo aamiin
Element miyaad ka wadaa hadii ay haa tahay waa (curiye) sida haydrojiin oo kale
Malmo badan baad maqneed
Nio barnaamijyadaan ookale noosoo badi
Soobadi
ASC,ALBERT jaahil buu ahaa marka la eeggo ISLAMIC TECHNOLOGY ga,
Waxase ka liita kuwa walli foggaanshaha u addeegsannaya SANNO IF ( light year),
Maxaa yeellay ISLAMIC TECHNOLOGY gu wuxuu xaarraam yeellayaa in foggaanshaha loo addeegsaddo wax aan mitir (meter) ahayn,
Waayo gaaddiidka hawadda sarre ee islaamku ballaayiin jeer bay ka dheerreeyaan xawaarraha iftiinka.
Wa BILLAAHI tawfiiq.
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Xidigaha iyo glaxy ga ma isku mid ba ,,,can someone help me with this plz ?
Maya walal xidiguhu wa qoraxda oo kale halka galaxy ay tahay xidigo fara badan(balaayiin) oo isku tagay, yacni inagu hada dhulka aynu ku noolnahay wuxuu ku wareega xidiga loo yaqaan cadceeda ama (qoraxda) galaxygeena aynu ku noolnahay waxaa la dhahaa (milky way).
Xawaaraha jabaqda waa meeqa 1sec
💀?
330 m/s
Walaal Xawaaraha jabaqda 330 m/s jabaqda dadkaan fahmin waxaa loola jeedaa codka ama dhawaaqa
Waxani ma saynisbaa mise waa diin
Mafahmi kartid, hadii adan horay ulasocon muqaladan!! Shimbarayhow hesaa!
@@najiibalpha9409 good replay 😂
@@ADAN-XSN 😂😂😂😂 umadan kab 11 eh baa lala gashtaa kkk
Ustaad waxaan idin waydiiyay xidhigaha fogaanta badan iyo galaxy da waa wayn samadan 1aad may ka fogyihiin waayo samadan 1aad waxay innoo jirtaa ayaan maqlay 500sano
Muhiyodiin 500 oo sano ayey jirtaa lkin ma isweydiisey xawaare noocee ah? Illaahay oo kaliya ayaa og, inta insaanku ogaadey dunida waxa ugu xawaare dheereeya ifka isaguna 500 oo sano galaxygeena oo kaliya xitaa kagama bixi karo
Su aal kamira lagu soo duubay ilaa intee ku qaadatay aragiisa
Proxima centauri 😂
juuuj wamaa juuj yaa og halka ay joogaaan ilaah ka sokooo gaaladan bootada badan miyay gaareen
Kadaa beenta waryaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waxan ku waydiiiyey zxp nebulla waa maxay
Allahu akbar
Kadaa beenta waryaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂