@@hanadqays5415 jaahilnimadaada diinta haku qarin Nio , Nabi Ciise CS ayaa 2000sano laga jooga nabi muuse ayaa 4700 laga jooga taariiqaha iyo ilbaxnimooyinka laga tagay ayaa sheegaya oo muujinaya, Nabi shucayb Ayaa 800sano jirey markii uu Nabi muse la kulmayey Tirooyinkaan dhan baa kuu cadeenaya nabi aadam ayaa 1000sano jirey nabi nuux ayaa 950sano umadiisa Diinta u faafinayey waana og nahay Anbiyada in lagu qiyaaso ilaa 140,000 oo Nabi intaas oo dhan ma 5000 oo sano kaliya ayey ku dhaceen ?
Sawirkaan waa kii fircoon ninkaas sawirkiisa saar meesha ninyahow kan waa ki fircoon gacantaa lagu garahaa taagan. Waa kii ninkii rabinimada sheegtay oo alle ka dhigay camal tus ilaa hadana yaalo asoo ilaahey najeeyay jirkiiss si loo tuso adoonkaas kibray ee alle sheegtay ee bada lagu halaagay 7:20 .
Waxaan filayaa waxay dadka ka jeedinayaan Ahraamta masar ama mamyga Egypt iyo waxyaalaha taariihhiga ah ee bariga dhexe ama Africa been inoo sheegayaan wll Reer bogox waa munaafuqiin guntooda lama gaaro wll. Waanan ku salaamay Ogaansho. Reer bogox= Reer galbeedka. .
Wali waa la isku hayaa inuu u dhintay dhaawac iyo inuu qabow u dhintay. Hore waxa ay u sheegeen inuu nin cad oo timo dheer leh ahaa, laakiin imika waxa soo baxday inuu ahaa nin midabkiisu Dark yahay sida Soomaaliya oo bidaar leh kana yimid dhantaa Anatolia ee Turkey. Wax baa igu leh Soomaali soo tacabiray buu ahaa
Sawirkaa ninka waranka sita ee la yidhi sidaas buu u ekaa dib ayay ka beenowday. Baadhista kaddib waxa la ogaaday inuu midabka ciida ama Dark lagaa bidaarna lahaa. Sidoo kale inuu xanuuno qabay, sida macaan iyo disease
Jazakallah khayr wll
Soo jeediye Fiican Aya tahay ❤
Allah yubarik akhi kariim
23/3/2024 Ramadan Mubarak
Walee bini aadam nahay jirkan quruxda. Badan ee la ilalinayo waxaa u danbeyso sidaaas.
كفي بالموت واعظة
Gaalo waa gaalo illaahayna wuxuu inoo sheegay inay xoolaha ka liitaan bal kawarama 5000 oo sano aduunkuba ma jirin illaahay baa inooga warami lahaa
RAMADAAN MUBAARAK
Aduunka Billions years buu jiraa sxp sida saynis yahanadu xaqiiijiyeen 5000 oo sano waaba xiligii nabi muse
@@Khaalid_Pro saynis ka halkaa iska dhig quraanka soo qaado ii sheeg aayad sheegaysa ama xadiis kuwaa bes ayaa i qanciya aniga ma iga saxan tahay weli
@@hanadqays5415 jaahilnimadaada diinta haku qarin Nio , Nabi Ciise CS ayaa 2000sano laga jooga nabi muuse ayaa 4700 laga jooga taariiqaha iyo ilbaxnimooyinka laga tagay ayaa sheegaya oo muujinaya, Nabi shucayb Ayaa 800sano jirey markii uu Nabi muse la kulmayey Tirooyinkaan dhan baa kuu cadeenaya nabi aadam ayaa 1000sano jirey nabi nuux ayaa 950sano umadiisa Diinta u faafinayey waana og nahay Anbiyada in lagu qiyaaso ilaa 140,000 oo Nabi intaas oo dhan ma 5000 oo sano kaliya ayey ku dhaceen ?
War nio bani Andaman ilhay cilmi wu siyay Wana la ogaan karaa@@hanadqays5415
Aduunku kabadanbu jira wll aadam intan lakenin makhluqad kala kunolan jiray
First tym noqdo First viewer😂👍👍👍👍😂😂😂
😂😂😂
😂😂😂
Muuqaal fiican😢
Thank you
Waa dad cun mar hadu dhiig bila’adan lagu arkay afkiisa dhamashaduna waa werar lagu soo qaday iyado laga aargudanayo
Mclimow inoo so badiii
P
legend ❤
Oo yaa diley😢
Ana ugu horeyo manta 🙌🏻😂
Soo dhawoow😊
🙏🏽
Sawirkaan waa kii fircoon ninkaas sawirkiisa saar meesha ninyahow kan waa ki fircoon gacantaa lagu garahaa taagan. Waa kii ninkii rabinimada sheegtay oo alle ka dhigay camal tus ilaa hadana yaalo asoo ilaahey najeeyay jirkiiss si loo tuso adoonkaas kibray ee alle sheegtay ee bada lagu halaagay 7:20 .
Waxaan filayaa waxay dadka ka jeedinayaan Ahraamta masar ama mamyga Egypt iyo waxyaalaha taariihhiga ah ee bariga dhexe ama Africa been inoo sheegayaan wll
Reer bogox waa munaafuqiin guntooda lama gaaro wll.
Waanan ku salaamay Ogaansho.
Reer bogox= Reer galbeedka.
.
first view.... ✌️
OATZI, ARMU DAD CUN BAXSI AH YAHAY, MADAMA AFKIISA DHIIG DAD LAGA HELAY.
🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
Asc asxaapta anaga production
❤
Siidee ku dhicii kartaa ustaad meeyd lahelaay inlaadho shankuun iyo sadax boqol oo sanno koheer dhintaay maxa laagu ogadaay oo sheegaya?????? Waqitigaas fadlaan
Barnaamijka waa OK lkn "Bulshada inka"Xagee ku dambeeyen Taariikhdooda sideee ubaaba'en ustaadow
😢😢😢😢
Odzi Waxa loogu dilay meelkafog deegaankiisa Malaga yaabaa inuu ahaa Baxsad Dembiyo waa weyn soogalay...
Maybe sxp or maybe not
ala sawiradaan waan kulalboonayaa😢
😂😂
Qolyaha
Wax baara ayagaa ku beeraa sheekooyinkan oo kale dhulka
Wali waa la isku hayaa inuu u dhintay dhaawac iyo inuu qabow u dhintay. Hore waxa ay u sheegeen inuu nin cad oo timo dheer leh ahaa, laakiin imika waxa soo baxday inuu ahaa nin midabkiisu Dark yahay sida Soomaaliya oo bidaar leh kana yimid dhantaa Anatolia ee Turkey. Wax baa igu leh Soomaali soo tacabiray buu ahaa
1st person 😊❤
Legend 🎉
Asv
Qabta kale soo daa sirta
Waa been gaaladu waxay rabtaa
Waxay maydhka fircoon bar bar dhigaaan
Maydhka qudhe jira wakhtiga dheer waaka fircoon
Qofka wad ilaahay aya dilay xata meesha ma ka baxday hhhhhhh 😂
Barafka 5000 oo sano kahor ah madhalaalaayo miyaa😂?
Meedk fircoon ayaaba laiska heestaaye inu dunida yaalo iyo inkale side suura gal u tahay meedkale inu yalo Arlada dusheeda
Sawirkaa ninka waranka sita ee la yidhi sidaas buu u ekaa dib ayay ka beenowday. Baadhista kaddib waxa la ogaaday inuu midabka ciida ama Dark lagaa bidaarna lahaa. Sidoo kale inuu xanuuno qabay, sida macaan iyo disease
Ala gaaladu been badanaa waxay raaban bay no sheegayaan shantung oosano iyo maydkiisu wuu jilicsan yahay 😂😂😂
Ani waxaan ahay Kan 11 tobanaad😂😂😂
In uu qaniinay baa laga yaabaa
INAGA BRODACTION IYO AWUSTADKABA WAN SALAMAYA
Dadkii dilay maxa Laga raadinayaa 😂😂😂😂
Ssc
Otzi dad caadi ma aha waa neaderlan epe oo qaraabo la ah rer bani aadam ama homo sepians
😂😂😂😂😂gaaladu been badana huf weye😂😂😂
War Ninkan been badana waxa la helay ku yiri dharkii uu watay maqarkiisana waala taban kara hade jaa 5000 sano kor kkk
Been iyo huuhaa
War dadka beenta kadaa