ARİMO LAYAAB LEH AYAA DAYAXA LAGA OGAADAY, MUCJİZOOYİNKA KOWNKA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 июн 2024
  • Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah;
    1-Science-ka
    2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah)
    3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska).
    4-Psychology
    5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah.
    Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ayaadna Chanelkani muuqaal ugala soo socon kartaaa, Haddii aad tahay qof daneeya mowduucyadani waxaa uu kanaalkani uu muuqdaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid.
    Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; Arimahasayni...

Комментарии • 99

  • @Everything-ok1cm
    @Everything-ok1cm Месяц назад +25

    Horumar dhab ah haddii aad maqasho waa Islaamka.

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 Месяц назад +1

      Khayaali badnidaa afghanistaan orod u tahriiba waxa ugu weyn uu qof nool waayi karo waa noloshiisa dad muslimiin ah ayaa naftooda badaha ugu soo haliga wadamada aad gaalada u taqaan ee aan horumarka laheyn si ay u imaadaan haddii aad horumarka aad sheegayso run yahay uma soo tahriibeen ee waxay ku noolaan lahaayeen wadamadooda mulimiinta ee horumarsan 😂😂😂 diin iyo horumarka wax iska galay malahan diimaha waa khuraafaad aadane sameeyey

    • @najiibalpha9409
      @najiibalpha9409 Месяц назад

      ​@@iskahubi3264 qof ilahey aminsan dintisa macayo, marka gar Aya uledahay Ina ceso diinta ileen xududka Islamka Kuma jirtide

    • @KORNEIL-TRAVELER2
      @KORNEIL-TRAVELER2 Месяц назад

      Soo wada bax gaalow horumar ma waxaa u taqaan khaniisnimo iyo gaalnimo ​@@iskahubi3264

    • @funnyfootball365
      @funnyfootball365 Месяц назад

      @@iskahubi3264ilaahy haku soo hadeeyo sidaa hadaa ku dhimato maxaa kuu danbyn karo ma is weydiisy horumarka saxda ah waxa laga soo xigty culimadii islaamka

    • @SidiiqmohamedSadaaq
      @SidiiqmohamedSadaaq Месяц назад

      ​@@iskahubi3264gadaala kaga ciyartay

  • @TubeNajiib
    @TubeNajiib Месяц назад +5

    Muqalada space ka wlhi kahelaa thanks ustaad noosoo badi muuqaladan nocan oo kle ah❤

  • @xananmediaproductions6795
    @xananmediaproductions6795 Месяц назад +8

    Laanta Timirtu midda aad ku qabatay ee cagaaran maaha ee waa laanta midhaha Timirta laga gooyo. Taas markaad aragto ayaad arkaysaa inuu illaahay inoo sheegay (SWT)

  • @caadilmusdhaf8129
    @caadilmusdhaf8129 Месяц назад +6

    Hormar ka dunidaan waa quraan ka kariim ka ah waana saysiska akaah hanaga aqbalo ducada

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 Месяц назад

      Been cad ayaad shewgaysaa bal ii sheeg wadan islaam ah oo adduunka ugu horumarsan xag tichnology, xag military, xaq saynis waligaa arki maysid khayaaligan intaa ku jirtaan oo aad runta ka meer meeraysaan waligiin meel ma gaaraysaan

    • @user-me2ob9pd8t
      @user-me2ob9pd8t Месяц назад

      ​@@iskahubi3264adiga guraankad kaxuntahay 😢😢😢

    • @KORNEIL-TRAVELER2
      @KORNEIL-TRAVELER2 Месяц назад

      ​@@iskahubi3264shalay baa dhalatay gaaladu waxey waxbarasho u imaan jireen dhulalka islaamka sida ciraaq, masar , turkiga iyo kuwo kale oo badan

    • @wacan143
      @wacan143 Месяц назад

      ​@@iskahubi3264 murtad warkiisa cidna kuma jirto.

  • @calakasomalia
    @calakasomalia Месяц назад +6

    Ustaad gacan baan kuu taagay waxaan maqli jirey waagaan yaraa dukaan wax walba haaye... Hada waxaad tahay RUclipser wax waloba og Masha alah.. hadaan ku daawan waxba la igama dhaadhicin karA

  • @Maariacawil-bx7op
    @Maariacawil-bx7op Месяц назад +1

    Mahadsanid walaal soo badi

  • @Sayid_999
    @Sayid_999 Месяц назад +15

    الله اكبر ☪️🙂

  • @khalifmukhtarmohamed7920
    @khalifmukhtarmohamed7920 Месяц назад +3

    Maashaa allah

  • @jamalmohomed3938
    @jamalmohomed3938 Месяц назад +1

    الله اكبر فتبارك الله احسن الخالقين ❤

  • @mohamedalihared6735
    @mohamedalihared6735 Месяц назад +1

    Macha allah horow soco ❤❤❤

  • @AbdullahiAliHussein-tk4sl
    @AbdullahiAliHussein-tk4sl Месяц назад +1

    شكرا لك يا أخي

  • @rakiabdirahman4888
    @rakiabdirahman4888 Месяц назад +4

    شكرا لك اخي

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 Месяц назад +2

    Thank you brother

  • @keydkamuhiimka7295
    @keydkamuhiimka7295 Месяц назад

    Allaahu akbar jazaa kalaah akhii

  • @jamalaraya9038
    @jamalaraya9038 Месяц назад +1

    Mashala alleh xaqa ha nawafajiyo

  • @CabdiLadhiifAbuukar
    @CabdiLadhiifAbuukar Месяц назад +8

    Ustaad c/ rashiid waxaan ahay tagero lanbar wan waxaana kaa codsanayaa inaad kasoo hadasho xaaladaha caafimaadaro ey leedahay siigada ?

    • @Gurey12
      @Gurey12 Месяц назад +3

      Wey iska cadahy in dhibato farabadan ey ledhy hadadan ogen xitaa waad isku arki karta calamadihiisa ee wll iska dhaaf inta aad awoodo

    • @user-ww2qc8kn8g
      @user-ww2qc8kn8g Месяц назад

      😂😂😂😂 oo maxaa siigada ku daba dhigay😂😂

  • @Zakariyexasanraage
    @Zakariyexasanraage Месяц назад +1

    masha allah guuleyso wll❤❤❤

  • @caydaruusaxmedmaxamuud
    @caydaruusaxmedmaxamuud Месяц назад +1

    سبحان الله أحسن الخالقين

  • @rayaancabdi4275
    @rayaancabdi4275 Месяц назад +1

    Nin wax laga faaiido guulayso wll

  • @somali4fun741
    @somali4fun741 Месяц назад +1

    Masha Allah

  • @SacdiyoClaahi-et2qn
    @SacdiyoClaahi-et2qn 18 часов назад +1

    Ok

  • @user-qf5ux9hx8f
    @user-qf5ux9hx8f Месяц назад

    Mahadsanid ustaad sida aad noola wadaagtid warboxinada sugan

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf Месяц назад +1

    سبحان الله وبحمد سبحان الله العظيم

  • @IbrahimAli-bw6kh
    @IbrahimAli-bw6kh Месяц назад +4

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم ❤

  • @salmalali3367
    @salmalali3367 Месяц назад

    Thanks ustaad abdirashiid nosobadii maqalada spaceka please جزاك الله ❤❤❤

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 Месяц назад +1

    Allaahu akbar.

  • @InacalasowCabdulle
    @InacalasowCabdulle Месяц назад +1

    Cajiib

  • @ShortsOfficial-907
    @ShortsOfficial-907 Месяц назад

    الله اكبر ❤

  • @SudaysAhmet
    @SudaysAhmet Месяц назад

    Alaah akbar😢😢😢

  • @hassanahmed-kb3xd
    @hassanahmed-kb3xd Месяц назад

    الله اكبر الله اكبر

  • @masonmaxwell3773
    @masonmaxwell3773 Месяц назад

    Aniga waxaan aaminsanahay sayniska iyo mathematics physics wax walba waan ogahay balse bartay cilmi badan .
    Balse wax badan ma oogid

  • @AbdiHasen-mz6bw
    @AbdiHasen-mz6bw Месяц назад

    Jzk Allah

  • @Ugaas65
    @Ugaas65 Месяц назад

    سبحان الله

  • @user-mt9nk2rk4e
    @user-mt9nk2rk4e Месяц назад

    Allaahu akbar

  • @mohamedwarsame2040
    @mohamedwarsame2040 Месяц назад

    الله اكبر

  • @ahmedmaow7974
    @ahmedmaow7974 Месяц назад

    Waad mahad santahy ustaad waxaan jeclaan lahaa inaad muqaal kasoo sameyso china 🇨🇳 iyo saldhigiisa cusub ee dayaxa

  • @SakariyeahmedKaafi
    @SakariyeahmedKaafi Месяц назад

    Scw

  • @KhadijaAadanosman
    @KhadijaAadanosman 13 дней назад

    Subxanallah

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Месяц назад

    Anigaa ka mid ah,kuwa diiddan in Bani,Aadamku dayaxa tageen,waayo meeshaan ayaan ku xiranahay.sheekada Dayaxa ayaa la tagay,waa sheeko Maraykan iyo Ruush isku haysteen,Maraykanku 1962 ayaan Dayaxa tagnay maantana maa aadi karno macquul maa aha!!!!

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow Месяц назад

    Cinwaanka halka "MUCJIZOOYINKA" aadka dhigtay waxa wacnayd in aad "MUCJISOOYINKA" dhahdo, xarafka "Z" afkeenna kamid ma aha. Mahadsanid.

  • @user-xs2vm7ty8o
    @user-xs2vm7ty8o Месяц назад +4

    Waligay amini mayo dayax baa latagay xitaa hadii xaramka lagaga dhawaqo manta wakhtiga iga dhumisay sxb ee sida wax fiican uga hadlaysa noo dhex galisa waxaan jirin ee bal mowduuca xiga wax micno leh noola imow waxa sheegtay manta waan sheeko xariiro

    • @xashicali9633
      @xashicali9633 Месяц назад +2

      Qurafarkas waxaa so alifay mdaw gii sufiyedka iyo maraykanka si dadkan bugtaa ecalamka kunool ay maskaxda uga gumaystaa🎉

    • @IlyaasHuseen-ci3jt
      @IlyaasHuseen-ci3jt Месяц назад +1

      Sabb aad u aminenin dayaxa wala tagay

    • @user-xs2vm7ty8o
      @user-xs2vm7ty8o Месяц назад

      Adi aamin ana qoraxda tagay ileen sheeko xariiro hada rumaysanaysid oo cilmi Mondays waliba waxa uqatay dayax gacmeed baraf kasamaysan oo kulaylka qoraxdu waxba ka dhimayn maskaxda adeegso wakhtiga quraankana fahan yana sidii larabo lagugu fasirin waad aragta shaydaan oo aduunka kaga soo horeeyay baa intuu isfuulfuulo samada soo dhaga dhage is dhaha waadna aragta ilaalada rabigeen subxanahu watacala waa soo duqaysa siwalboo uu iskugu dayo marka gaal xun ah oo buuryaqaba ka dhagaysan mayo dayax aan ognahay in uusan lahayn khad joogta ah ama wada joogta ah oo u cayiman oo umaro mar yaranayo nuurkiisu mar dhamaystir mayo waan tagnay diintaan islaamka dad caqli usaxiiba rumeeyay sheeko xariirooyinkana anaga oo somaliya nalaga soo Garay adigoo kale waan ogahay qoraxda tagay xitaa walaga dhadhicin kara way soo socota ileen manta technologyad buu dadku aminay waxa ugu yar oo shirkiga waxa kamida Adan ku mararug sanayn rasuulkeenuna nagala dardarmay cadina noqday cimilada bari roob baa da Aya iyo dabayla imanaya qaybkii baa xita dadku cadi ka dhigtay in lasheego marka iska aaminsanow dayaxa latagay qof walboo cilmi leh wax ka faaiid lakin bararugsanow yana shirki lagugu ridin Allahuma halbalaqtu Annaga productna waan uga mahadcelinaya inta badan oo cilmiga aan ka faiidayn wixii diintu iyo caqligu diido lkn waan ka diidaya mahadsanid

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 Месяц назад

      @@user-xs2vm7ty8ogeeley aan physics iyo astronomy wax laga weydiineyn jaahil wadankiisa burburay khuraafaadle aaminsan ilaahaaga inuu Nabigaaga muxamad u ogolaaday saqiir dagaal jir ah inuu kufsado uma xumid

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 Месяц назад

      Nacalad baa jahligiina iyo maalintaa dhalateen ku taala qof aaminsan xayawaan buraaq la yiraahdo oo mala-awaal aan jirin ah ayaa nabugiina ku duulay atmosphere-kana wuu ka baxay mana dhiman khayaaligaas diimaha ayuunbaa lagu arkaa

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. Месяц назад

    Allahu akbar

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 Месяц назад

    Cajaaiip

  • @cabdisamadcsamad1778
    @cabdisamadcsamad1778 Месяц назад +2

    Asc kasoo hadal siigada wax kusaabsan sxp waa naga codsi iyo xaaladaha nafsiga waa naga codsiyee wll ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @hiboahmad6733
      @hiboahmad6733 Месяц назад

      Acudubilah nin baba tehe iska gurso. Mida kale wax ad boqol jer ad maqashay in cafimadka u ficnen o dhibatoyin kala dugan laga dhaxlo miyad weydineysa ninkan hore ayu oga hadle ku qor sigada wu ku jira RUclips kisa

    • @muhyadiimsaid1870
      @muhyadiimsaid1870 Месяц назад

      ​@@hiboahmad6733
      Halkeena xaala soo xiriiraa waxbaan kuu sheegi ? Whatsupka ama fcbook mid ii soo qor

  • @hanadmohamed78
    @hanadmohamed78 Месяц назад

    ❤❤❤

  • @jiiqap
    @jiiqap Месяц назад

    Dayax cidina ma tagin sabab samooyinka ka sareeyaa maanay diinta ina odhan wiilow....... laakiin amarka Allah waa lagu tagi karas

  • @user-yr4cb7hz3i
    @user-yr4cb7hz3i Месяц назад +1

    سبحان ملك القدوس

  • @ismaaciilcusmaan3523
    @ismaaciilcusmaan3523 Месяц назад

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر الحمد لله الحمد لله الحمد لله والشكر لله الملك لله رب العالمين😢😢😢😭🤲🤲

  • @Quen_saraa
    @Quen_saraa Месяц назад

    😊😊

  • @user-ci2by7zl2k
    @user-ci2by7zl2k Месяц назад

    QOFKA ISLAAMKA AH QURAANKA INUU RUMAYSTO AYAA WAAJIB KU AH OO AANU AMININ WAXYABAHA BEENTA AH AY GAALADU KUSHEGAYAN CILMI WAAYO WAA WAX KHILAAFSAN DIINTA ISLAAMKA

  • @mrgutale
    @mrgutale Месяц назад

    Ustad mahadsanid lkn dayaxa in latagy xoogaa dadka aad ayee ugu kala duwan yihiin qof walba wax cadeenayo aragtidisa in dayaxa latagay iyo in kle ayuu soo jeedinaya hal mar muuqaal koobayo labada dhinac waxay kala daliilshanayan noo soo duub adigo mahadsan

  • @Alfaatix.media1
    @Alfaatix.media1 Месяц назад +2

    Walaal yuuti yuub kee naan ku soo biir 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn1 Месяц назад

    Ustad Richard E. Byrd muqaal noogu so sameey adoo mahadsan mawduuca darbiga barafka wixii ka dambeeyo ileen dhulka wa lisku qilaafsan yahay dhulka ma kubadba mise dhul fitsan ?

  • @abdikabirow8831
    @abdikabirow8831 Месяц назад

    Brother mic🎤 iska sax codkaga aad shucaac Aya kufuran, isku day in aad codkaga bananka uso saarto

  • @MahamedHusen-jy7un
    @MahamedHusen-jy7un Месяц назад

    Haa 15 cisho oo maalin ah iyo 15 habeen ah ayàan ka arkaa markuu wejiga igu soo jeedaa uu ii muuqanayo 15 cisho qaybta kalena habeen ay tahay

  • @mt-bv4qh
    @mt-bv4qh Месяц назад

    Su'aal dayaxu malaha atmosphere meelna waa madaw meelna qoraxda ayaa iftiimisa meesha madaw darajada qabawgu imisay gaadha meesha qoraxdu iftiimiso iyadna kulaylka darajadu imisay gaadhaa?????

  • @mt-bv4qh
    @mt-bv4qh Месяц назад

    Wxn aamin sanahay in dayaxa la tagain 1960 hadii la tagay dayaxa maanta oo qalab casriya la haysto maxaa loo tagi waayey???

  • @GalabXagaCaweys
    @GalabXagaCaweys Месяц назад

    Maxaad ugu qortey soomaliya?

  • @AG-db6px
    @AG-db6px Месяц назад

    Anunaki ka doo hadal sxb

  • @user-dm3mr3ny3l
    @user-dm3mr3ny3l Месяц назад

    Dayaxa dabeyl malaha
    Calankuse wuu babanayaa,

  • @ashkirsaed
    @ashkirsaed Месяц назад

    Waxaad ka soo hadashaa moon splitting oo quraanka lagu sheeg oo nisa ay soo ogaatay

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Месяц назад

    Dayaxa wuxuu xukumaa Bada, " basa Mare iyo Alta Mare, dayaxeena ayaa ka shaqaysta oo xukumo, Meeraha Jubitar 86 dayax ayuu lee yahay,laakiin dayaxeena yar dhulkeenna wuu xukumaa,waa u baahanahay.

  • @GalabXagaCaweys
    @GalabXagaCaweys Месяц назад

    Iminka roobo ayey u dirayaan maxay ugu diriyaan hadey horey u tageen?

  • @NuuradiinMaxamed-fe4ci
    @NuuradiinMaxamed-fe4ci Месяц назад

    Ustaad. AYADA.DHAHASA JINSIGA IYO INIGA HADAY AWOODAN SAMOOYINKA HASOO KORAAN.IGA JAHIL TIR BAL SURADAY KU JIRTAA ISHEEG SE WAA AYADEE

    •  Месяц назад

      يا مَعْشَرَ الْجِنِّ وَالْإِنسِ إِنِ اسْتَطَعْتُمْ أَن تَنفُذُوا مِنْ أَقْطَارِ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضِ فَانفُذُوا ۚ لَا تَنفُذُونَ إِلَّا بِسُلْطَانٍ
      Waa suurada Al-Rahman Aayada 33.aad

  • @saciidsuleiman1355
    @saciidsuleiman1355 Месяц назад

    Ustaad aqoontan kaa faaiday school xitaa kama faaidin

  • @AbuuFaatih
    @AbuuFaatih Месяц назад

    Zxb codka naga su hagaaji

  • @MuuAli77
    @MuuAli77 Месяц назад

    Hadde like laga xasdo maxaad kafaa ideen

  • @Unusulthan
    @Unusulthan Месяц назад

    Nabiga scw marki la dheelmiyay samada Albaabkeda inu garaacay jibriil o malak ka furay aya sugan dayax gacmed yaa Albaabka ka furay?

  • @mohamedkeinan5835
    @mohamedkeinan5835 Месяц назад

    Kkkkkwaxa waa been an waxba kajirin waayo Dhulka Haddii uu wareegi Lahaa Africa aya Galbeed uwareegi laheyd hhhhhhh😮😮😢😢🎉🎉😂😂😂🎉😢😢😢😢😅

  • @HindaWarsame
    @HindaWarsame Месяц назад

    Kadaa beenta dadka.
    Dayaxu waa 30 maalmood iyo 30 habeen.sida dayaxa geedka kamuuqda ku xusan waa 30ka jus ee quraanka.

  • @bilanmahadciise6683
    @bilanmahadciise6683 Месяц назад

    Dayaxa waala tagay sobobta oo ah ma dadka so oo saaray mobile, internet, airplane, nuclear, satellite, etc ayay dhibaato ku tahay tagida dayaxa waxan in odhan Lahaa jaahiliin ayaad tihiine cilmiga Barta

  • @hanadmohamed78
    @hanadmohamed78 Месяц назад

    Masha'allah

  • @AbdiHasen-mz6bw
    @AbdiHasen-mz6bw Месяц назад

    Allahu Akbar