Tukaha | Xayawaanka ugu caqliga badan xaywaanada | Waxay leeyihiin maxkamaddo😮

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024

Комментарии • 62

  • @abdizalaanrashiidchanel8196
    @abdizalaanrashiidchanel8196 Год назад +39

    Muhiimada ka raaco waa jimce nabigeena suuban igula saliyaH 😢🙏

  • @moaar9365
    @moaar9365 Год назад +7

    Nabiga an ku salino SCW❤️

  • @kingsaabirahmed4108
    @kingsaabirahmed4108 Год назад +5

    Geep going my brother cabdi raxmaan cumar

  • @ASMReatingfood12
    @ASMReatingfood12 Год назад +2

    صلى الله عليه وسلم❤

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Год назад +2

    Masha allah 😱👍🏻Waa ilaahay awoodi
    الله أكبر

  • @Maahir397
    @Maahir397 Год назад +7

    Jumaca mubarak team waaberi media

  • @ZerKhalid
    @ZerKhalid 7 месяцев назад +1

    Wll Cabdiraxmaan cumar Ismaaciil nabadgelyo iyo naxariista eebbe weyne kor kaaga ha ahaato.
    Barta ama dagaalkan waxan ku soo gudbiya waxyaabihii ugu danbeeyay ee ka dhacay caalamka iyo Tariikhaha ba,
    waxan huba inaanad ku khasaari doonin La joogayaga.

  • @abdiazizhilowle5105
    @abdiazizhilowle5105 Год назад +8

    Abdirahmaanow wxaan kusoo jedinlahaa Xalka marka aad dhaheyso Magaceygu waa C/raxmaan Cumar Xalkanina waa Waaberi Media Videoga wxaad soo dexgelisaa wx adiga iyo RUclipskaaga khuseeyo Like Sawirkaaga iyo Logada RUclipskaaga sbbta aan kuu dhaahaaya isla videogan dib u fiire ❤

  • @saacidmohaahmed2263
    @saacidmohaahmed2263 Год назад +2

    magic abdirahman 🎉

  • @Shakureyy
    @Shakureyy Год назад +2

    Tukaha waa xayawaanka ugu jeclahay dhaqankiisa la yaabay

  • @kingmudu9773
    @kingmudu9773 Год назад +2

    Abdirahman Waaberi❤

  • @omarabdullahi409
    @omarabdullahi409 Год назад +5

    Masha allah

  • @AbdiqadirRoble-nl1ul
    @AbdiqadirRoble-nl1ul Год назад +1

    Magic shb

  • @cmaajidmohamedmuxudiin3991
    @cmaajidmohamedmuxudiin3991 Год назад +2

    Wll ku sali rasuulkena

  • @updy_khayreaaqilkaynan
    @updy_khayreaaqilkaynan Год назад +3

    😂legend weeyeh Tukuhu 😂

  • @isseabdirahman1915
    @isseabdirahman1915 Год назад

    Tulaha awal wan nebcaa lkn hada wan jeclahay falastin buu tagera yahuuda colbuu leyahay ❤❤❤❤

  • @rashkaarter9061
    @rashkaarter9061 Год назад +2

    Golden voice

  • @Warsame44
    @Warsame44 Год назад +3

  • @mousamohammed7355
    @mousamohammed7355 Год назад

    asc aad iyo aad ayaan idiin bogaadinaayaa waxaa tihiin janaalada umada soomaaliteed wax tarka u let guulaysta aan idin leeyahay

  • @BourhanB-en7nc
    @BourhanB-en7nc 26 дней назад

    سبحان الله 😭

  • @LiibaanUrdugan
    @LiibaanUrdugan Год назад +1

    Halkanina waaa waaaberi media

  • @laabqaboojiye143
    @laabqaboojiye143 Год назад +2

    3:15

  • @financialrevolution5560
    @financialrevolution5560 Год назад +2

    Wll ayga muqal kaso same waxan u arkay xayawaanka ugu caqliga badan dhamaan xayawanada xataa heer uu gari karo sidii qofka oo kalw inu u dhaqmo

  • @Abdikm
    @Abdikm Год назад

    Guleyso Abdirahmaan 😊🎉

  • @ibrahimali8746
    @ibrahimali8746 Год назад +2

    Asc

  • @idil5758
    @idil5758 Год назад +1

    ما زال الغراب يعلم الناس الأشياء

  • @mohammedapdillah1742
    @mohammedapdillah1742 Год назад +1

    😅😅😅cajiib

  • @yahyamohamed6198
    @yahyamohamed6198 Год назад

    Qambaar from jabutii

  • @caaqilka5117
    @caaqilka5117 Год назад

    5taas xayawaana waaleedahay sxp kaliya waxaana kahadlaysaa tuka kaliya

  • @user-zk8bs1hn2m
    @user-zk8bs1hn2m 6 месяцев назад

    Tukuhu waa xariif😂😂😂

  • @laabqaboojiye143
    @laabqaboojiye143 Год назад +2

    0:45

  • @cabdiqadir1119
    @cabdiqadir1119 7 месяцев назад

    Anaa dhalay I aamin 😂

  • @alsiisiabdi441
    @alsiisiabdi441 Год назад +1

    N N K H❤❤❤❤

  • @user-gw5qk5ry4z
    @user-gw5qk5ry4z 23 дня назад

    Isagana waxa dhiba shimbir yar oo la yidhaa koos

  • @FardowsakhaliifFardowsakhaliif
    @FardowsakhaliifFardowsakhaliif 10 месяцев назад

    Ok

  • @sakariyesharifnur4704
    @sakariyesharifnur4704 Год назад

    👍

  • @user-xm6ts9cm1w
    @user-xm6ts9cm1w 8 месяцев назад

    Tukuhu marku dhinto kuwa kale ba uso gurmada

  • @meddjibrilelmi7425
    @meddjibrilelmi7425 Год назад +1

  • @FatumaMuhumad
    @FatumaMuhumad Год назад

    Xaata uu isdaweya markuxaanusadoo

  • @mubarakadem479
    @mubarakadem479 Год назад +1

    sxp kasoo hadal galaydhka

  • @Fathhxan_ck
    @Fathhxan_ck Год назад

    #somalilander_model #ck_caanka #somalilander_queens #hargeisa_queens #match_model 0:12

  • @Viral_videos822
    @Viral_videos822 Год назад +1

    Hda tuke hadan arko waa inaan dilo miya isagoo waxba iga samayn

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 Год назад

    Wr ninku suu calanka yuhuuda u googoynayay ayaanba ka helay

  • @SH-bw5fx
    @SH-bw5fx Год назад +2

    Abo , wa laga aqli badan yahay mr tuke
    Chimpanze, khansir pig , maroodi , ha ilobina doonbaro .tukuhu wa ka ugu fojigan , marka la waxyeeleyana ugu cabadka badan , wana xaasid dusha kaga xara dadka , bakhtiga bisada mukulal intu soo gaado ayu guryaha ku tura , wa tuug dahabka wa dhufta , dadka wa werara gaadmo , loves canned tuna and fried chicken , and eats everything , inte.ligent he is , meydkisa wa qaata wana asta xabal , tuke isa saranaya adaktahay inaad aragto

    • @poorindiansanddogsarenotal1276
      @poorindiansanddogsarenotal1276 Год назад

      Maroodi caqli saaid malehb lkn wuu iska roonyahay. Chimpanzee waa sidii bini aadamka oo kle siduu uyaalo iyo mararka qaar wxuu sameeynaayo markaad aragto lkn caqli kuma gaaro tukaha teedi kle khanziir aa cali leh maa dhahday neh 😂. Mideeda kle ciwaanka si fcn u aqri wxuu kahadlayaa waa shimbiraha

    • @SH-bw5fx
      @SH-bw5fx Год назад

      @@poorindiansanddogsarenotal1276 freind anigu waxa aan daa deydu 57 , waan la soo kuray tuke , imikana tukeyal baan quudiya daily si aan wax badan uga barto wey ila saxibeen oo markaan joogo darada guriga waxa eey so qaadan casac madhan tuna wey igu so turaan agtayda , waa ken tuna , markas shopka aada so gada tuna can waan udhiga iyo biyo eey cabaan ama ku meydhan , marka aan dhoof ka so noqdo wey iso dhoweyaan isla maka aan taxiga kaso dago , deena xadhiga dharka darada ayey so fulan iyaga o0 balasha ka bixinaya.
      Doonbaro iyadu wa xayawanka keliya ee lagu dayey iney qoran alphabet , halka chimpkana lagu tijaabiyay inu " hadlo "
      English of course , nasib daro vocal boxka huguriga hab sameyskeda uu samixi wayay

  • @Mohamed-xd9oh
    @Mohamed-xd9oh Год назад

    Asc wll cabdi raxmaan waxaan kamid ahay dad ka sida tooska ah kuu xiran waxan samaystay chanal cusub waxan kaa cod San lahaa inaad icaawiso adoo raaliya mahadsanid

  • @user-zk8bs1hn2m
    @user-zk8bs1hn2m 6 месяцев назад

    Meeqo j

  • @xasanxasanfedhayare6202
    @xasanxasanfedhayare6202 Год назад

    Shinbirka kale ee aad leedahay gorgorka waa ba baw

    • @Cadceed-editor
      @Cadceed-editor Год назад

      Yuhuuda ayuu ka caqli badan yahay😂😂😂

  • @cisemohamed1187
    @cisemohamed1187 Год назад

    Kan helibka quuta weye kan nabigu yiri dila

  • @makoraage2156
    @makoraage2156 Год назад

    Tukaha maaha ka daba hadla dadka

  • @liilshikinow6720
    @liilshikinow6720 Год назад

    Su,aal:xaywaanka ugu Soo dhow bini aadamka caqli ahaan waa kee?

  • @libanmohamudjama393
    @libanmohamudjama393 Год назад

    Inta tukaha u taqaan magaca QURAAB . Like saar 😆

  • @abusuheyba
    @abusuheyba 8 месяцев назад +1

    Masha allah