Maxay ka rabaan sulaymaan al qaanuuni | faallo deg deg ah | suulinta magaciisa | Riyaad sucuudiga

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 июл 2024
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 770

  • @abdalleaddaani6129
    @abdalleaddaani6129 4 года назад +31

    سبحان الله.
    قال رسول الله: { ﻻ تسبوا اﻷموات فإنهم قد أفضوا إلى ما قدموا }.

  • @yahyeabdinor4200
    @yahyeabdinor4200 4 года назад +102

    Qof ALLAH sharfay cid duleenkarta majirto

  • @ismailmohamed6657
    @ismailmohamed6657 4 года назад +178

    Suleyman alqaanuuni
    Waxaa ka hadlaya qisadiisa
    Sh.mustafe xaaji ismail
    Waana arki kartaa intuu islaamka usoo qabtay

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u848 4 года назад +12

    "Ilaahay Cidii Uu Ciseeyo Cid Duleyn karta majirto" Cunug yar oo aan Taariikh waxba ka aqoon Wuxuu Yidhaahdo Waxba kama beddelayaan Halyaygii Soo maray Ummada Islaamka Suldaan Suleyman Alqaanuuni..❤

  • @HassanAli-qg4tg
    @HassanAli-qg4tg 4 года назад +35

    رحمه الله سليمان القانونى
    Suleyman al qanuuni waxa uu ahaa halyeeyada umada muslimiinta baalka dahab ah kaga jira markaa nin yaroo caqligiisu gaaban yahay inuu suleyman al qanuuni wx kasheego waxba kuyeeli maayo.

  • @diisofficialchannel5011
    @diisofficialchannel5011 4 года назад +28

    رحم الله سليمان القانوني
    سجلت التاريخ بماء من ذهب
    ولا تضره سب آل سلول واعوانهم

  • @faadilshibrahim1431
    @faadilshibrahim1431 4 года назад +166

    Inta cumar👇 inahaar tagero u ah
    Like isaara👍

  • @jamayusuf9343
    @jamayusuf9343 4 года назад +75

    Carabta inta badan waa cawaan allah naga dhigin ba mahad leh

    • @hamzahussein9189
      @hamzahussein9189 4 года назад +3

      waa Eebe mahaddii

    • @abdirahmanhussein1899
      @abdirahmanhussein1899 4 года назад +5

      doqon batahy carabta nabi mxmed kaso jedaa ilahey ka cabso shqsiyaad carab dhan ha u ceynin

    • @geeleisse4406
      @geeleisse4406 4 года назад +12

      @@abdirahmanhussein1899 hhhh nooca carabta diinta uheysto baad kamitahay carabta maanta joogta caalamka dadka uliita weeye

    • @user-wb8ti5ys1m
      @user-wb8ti5ys1m 4 года назад +7

      @@abdirahmanhussein1899 diinta ummada oo dhan aya loso diray carab na waxnoma hayan

    • @Taranbi_
      @Taranbi_ 4 года назад +6

      @@abdirahmanhussein1899 adoona qofka waxay kahadleso fahmin qof reply ha usoo galin madaxda carabta maanta waxa ka sharaf badan reer qalbedka uffff mbs waa ximarka ugu weyn carabta 😪😖😷

  • @SICIIDGAALERI
    @SICIIDGAALERI 4 года назад +32

    Omar inshar subah wngsn my bro inta familkn kamida Somali nimo like✔

  • @cshakuurcali5028
    @cshakuurcali5028 4 года назад +40

    Masha Allah our teacher Omar

  • @yahyamusa9733
    @yahyamusa9733 4 года назад +1

    Jzk allaah yaa ustaad cumar. Allaylehe habaarkii muslimiintu reer aala sucuud waa ku dhacay waa fashilmeen arlada barakaysan ayaa soo tuftay ilaahay sharkooda ha ina dhaafiyo muslimiintana madax ka khayr badan ha ugu beddelo. AAMIIN.

  • @xayaakallaah1968
    @xayaakallaah1968 4 года назад +10

    alle hanaga qabto ina salmana iyo aabahiis illaahoow naga qabo aamiin llaahuma aamiin

  • @munira005
    @munira005 4 года назад +20

    الله المستعان الله المستعان الله المستعان

  • @ronaldothebozzfootball4059
    @ronaldothebozzfootball4059 4 года назад +14

    Sulayman Qaaanuuni sharaf ayuu leeyahay ee lkin cunigaa yuhuudi kibir ayaa haya in laga takhaluso mooye warkale maleh
    OGaansho hore usoco ayaa ku leeyhy ustaad

    • @abuuayaan6956
      @abuuayaan6956 4 года назад

      Nin muslim ah ayaa Yahuud ku tilmaamee armaa Adiga Yahuudnimada ugu dhaw tahay??

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 4 года назад +2

    Thanks cumar allaha u naxariisto suldaan Al Qaanuuni

  • @abudulmajid6040
    @abudulmajid6040 4 года назад +201

    Inta igu raacsan barnamijyo diini inoo noo bilaawo ustaaadka like saara👍

    • @c.mudalibchannel5814
      @c.mudalibchannel5814 4 года назад

      Maha diin waa dacdooyin

    • @mukhtarahmed1776
      @mukhtarahmed1776 4 года назад

      Ha lug goyn diin wax badan kama garanayee

    • @maahirag4701
      @maahirag4701 4 года назад

      @@mukhtarahmed1776 Subaxana Allh ma adiga la fadhitay mise war ayd ka heysaa

  • @abassmoussadjibril3170
    @abassmoussadjibril3170 4 года назад +9

    Notre ustad Omar inshar dieu vous protege 🙏🙏💛❤

  • @sultandahirbaibars2648
    @sultandahirbaibars2648 4 года назад +2

    waa aad mahadsan tahay aqoon-yahan iyo taariikh-yahan cumar-inshaar iyo xaruuntaada ogaansho (ma aqaano degmada fadlan ha la ii sheego inshaa) from khadar xasan berbera somaliland.
    جزاك الله خيرا،وبارك الله عليك

  • @bilaalmohamed1087
    @bilaalmohamed1087 4 года назад +12

    Masha Allah ustaad omar ishaar 🏝🏝🏝

  • @mohamedhaibe2944
    @mohamedhaibe2944 4 года назад +3

    Ilaahay ha u naxariisto sulaymaan Al qaanuuni

  • @mrabdirahman1300
    @mrabdirahman1300 4 года назад +46

    Wlhi sucuudiga wixiisa waa dabar goyn taariikhdda islaamka

    • @malikij4514
      @malikij4514 4 года назад +2

      Maya walalkeey Turkigaba sidan oo kale buu horey ugu Sameeyay Halyeeyadii Carabta. Yacnii waa Jawaab uun.

    • @mrabdirahman1300
      @mrabdirahman1300 4 года назад +1

      @@malikij4514 wagas xukun military oo cilmaani ah buu ahaa lkn sacuudiga waa dowlad islaam ah waa qiblada islaamka

    • @hasnanoordeman5828
      @hasnanoordeman5828 4 года назад

      wxb mbdali karan wlale tariqda melwlbo ayey kuqrnthay aduuyada

    • @khaliil1407
      @khaliil1407 4 года назад

      @@malikij4514 wahabio waa istahilan in lacaayo xaaraanta😡

    • @ahmedsaciid8503
      @ahmedsaciid8503 4 года назад

      @@khaliil1407 haruun arashiid wahaabiyo ayuu ahaa soo maaha
      Salaxudiin al ayuubi wahaabiyo ayuu isna ahaa soo maaha

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 4 года назад +2

    Subhanallah waa aakhirusamaan illaahow noo naxariiso amiin

  • @nagiibyusof7405
    @nagiibyusof7405 4 года назад +1

    Alle ha u gargaro islamka insh alha

  • @hassanosman1561
    @hassanosman1561 4 года назад +6

    Masha ALLAH wll cumar ALLAH wax xun kuma tuso

  • @karamaislamic
    @karamaislamic 4 года назад +36

    WALAAL ALAAH ARRIMAHA AAD NIYADA AAD JU HEYSO HAKUU SAHALO CHANNELKAN KHAYRKA LAGU FAAFINAYO KU CAAWI HAL SUBSCRIBE IYO BOOQASHO HADAAD KHAYRKA JECESHAHAY MAHADSANID

  • @rashkacade6641
    @rashkacade6641 4 года назад +6

    M,a inta diinta❤ .islaamka ❤iyo dalalkooda usoo.hal 💓 gamay Allaha uwadda naxariisto aamin aamin

  • @zakariaabdullahi5166
    @zakariaabdullahi5166 4 года назад +5

    Mahadsanid ustaad Omar inshar😍

  • @travelandnaturechannel5875
    @travelandnaturechannel5875 4 года назад +5

    May Allah increase your knowledge bro keep going

  • @zakariyeofficial5994
    @zakariyeofficial5994 4 года назад +4

    Masha allah macalin cilmigah allow kusiyadi

  • @lionbully5330
    @lionbully5330 4 года назад

    Mahadsanid walal Omar soo jee din Qurux leh mowduuc sharafleh

  • @Abdulwadakhalaf279
    @Abdulwadakhalaf279 4 года назад +4

    عمر الواسطي
    ماشاءالله يا اخوي
    والله اني جديد ببرنامشاتك وعجبني كثيرا وكثيرا
    و اقول لك keep going ❤❤❤❤❤

  • @ahmedmohamednorbisik.4758
    @ahmedmohamednorbisik.4758 4 года назад +1

    Masha Allah shukran
    Walal o.inshar

  • @Matahat
    @Matahat 4 года назад +5

    ما شاء الله عليك تتكلم بطلاقة كون لغتك الام عربية اهنيك ي شيخ ربي يسعدك

  • @zuwaaraahmed6059
    @zuwaaraahmed6059 4 года назад +33

    Wlhy wa wax laga xumado amiiradi muslimka aha in xuman lagu tilmamo carabta way kaso dartay
    Mahad sanid wll omer inshar

    • @malikij4514
      @malikij4514 4 года назад +1

      Carabta Aanta iyo Turkidu waxba isma dhaamaan Turkey sidaan si ka daran buu ku sameeyay Amiiradii Carabta ee qaarkood Khaliifooyin ahaayeen. Labaduba iskuma ogola Libinta.

  • @DARWISHMEDIA91
    @DARWISHMEDIA91 4 года назад +1

    Waa qiso cajib ah suleyman Al qaanuuni waa qiso cajiib ah Masha Allah

  • @fatmamohamed-sn1db
    @fatmamohamed-sn1db 4 года назад +9

    jazakallahukhyra wll video kasta sogalid inu idhafo majcli hadu idhafana must gadal ayan ka dawada

  • @badrudinofficial1826
    @badrudinofficial1826 4 года назад

    Shukran ustd cumar inshar

  • @mohedrashed8403
    @mohedrashed8403 4 года назад +1

    Masha allah ustaad omar inshaar

  • @FAAli-jm4kh
    @FAAli-jm4kh 4 года назад

    In muslimiinti dhixdooda waxaan ka socdaan wlh waxee ka mid tahay calaamada qiyaamo ilaahoow noo danbi dhaaf, jidka toosan ee siradul mustaqimka nagu hanuuni.
    Mahadsanid adine omar inshar.

  • @ogowhada
    @ogowhada 4 года назад

    MASHA ALLH wll cuma inshaar mahadsanid

  • @haleelai
    @haleelai 4 года назад

    Mahadsanid ustaad cumar

  • @abdulledaal9299
    @abdulledaal9299 4 года назад

    Mahdsanid wll omar inshar

  • @shadiyomohamudshuushuu5586
    @shadiyomohamudshuushuu5586 4 года назад

    Allehaunaxariisto anagoonabadbaadiyeee
    Mahadsanid cumar

  • @shuceybdahir4254
    @shuceybdahir4254 4 года назад +1

    Masha allah macalin omar inshar 🛰✅📶🎦

  • @cabiraxmaanyare4402
    @cabiraxmaanyare4402 4 года назад +3

    Wallahi waa naxdin hadii suucuudigu madaxdiisu sidaan udhaqmeeso sidey madaxda calmaaniyada u dhaqmi doontaa wan kusallaamay wll cumar ii shar sidan camal ugu soo hadal waxyaalaha qarsooon

  • @Hadyad1
    @Hadyad1 4 года назад +2

    دُعَاة على أبواب جهنَّم، مَن أجابَهُم إليها قذَفُوه فيها.

  • @mohamedeidHassen
    @mohamedeidHassen 4 года назад

    Mahadsanid ustaad omar

  • @M_A_M407
    @M_A_M407 4 года назад +1

    Msha allah omar inshar alle haku cifido😘😘😘😘

  • @marymjey-
    @marymjey- 4 года назад

    Mashaalah mahadsanid wll omaar

  • @Cabdicasiiscige
    @Cabdicasiiscige 4 года назад

    Ustaad Omer inshar jazakallah

  • @user-bf7lm2sn5k
    @user-bf7lm2sn5k 4 года назад

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ماشاءالله بارك الله فيك كثرالله أمثااك jawabti kuhaboned ayad sisay mahadsanid

  • @faadumobashiir9303
    @faadumobashiir9303 4 года назад

    Mahadsanid ustaad sidad bulshada ula socodsiidid isbedelka fosha xun eku yimid madaxda carbeed waxey raali galin oga raadinayaan rer galbeedka balse suleymaan waxu aha xata gaalada wa uqirsanyihiin sh.mustafa ayaanka dhageystay taarikhdisa suleymaan allah unaxariisto

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 4 года назад

    mansha llah maanta aniga ayaa kow ah mahadsanid macalin cumar maxamed inshaar.

  • @nuseybah7
    @nuseybah7 4 года назад

    Mahadsanid OGaansho

  • @shukrisheikh
    @shukrisheikh 4 года назад

    Mashallh ustd omar❤✍👏

  • @abdisahalyuusuf2033
    @abdisahalyuusuf2033 4 года назад

    ALLAHA ku xafido Mr Omar

  • @samiirsaacid2015
    @samiirsaacid2015 4 года назад

    Alle ha unaxariisto suleyman al qanuni

  • @omarmohamedawilabdi1519
    @omarmohamedawilabdi1519 4 года назад

    Masha allh tgero wngzn ogaansho

  • @salaamchannel7420
    @salaamchannel7420 4 года назад

    Mahadsanid ustaad

  • @adoonkiiilaahey3006
    @adoonkiiilaahey3006 4 года назад

    Mashallah ustaad mowduuc wanaagsan

  • @clraxmaanaxmed1853
    @clraxmaanaxmed1853 4 года назад +1

    Mzha Allah wall omar

  • @abdurizakmunye3181
    @abdurizakmunye3181 4 года назад +1

    Masha Allah aad baad u Mahadsan tahey Walaal .
    In ragii Akhyaar ta ahaa ee diintaan u soo shaqeeyey waqtigaan wax laga sheego Waxaa ka danbeeya yuhuud iyo inta u adeegto ee islaam ku sheega ah
    Ilaahow diintaada u gargaar. Yaa rabb

  • @drosman2915
    @drosman2915 4 года назад +6

    Subxaanaĺlah waa zaminul aaqir ilahey qaatumada ha inoo wanaajiyo

  • @abdiwakiilmaxamed7817
    @abdiwakiilmaxamed7817 4 года назад

    Shukran ustaad

  • @malikahnajat7750
    @malikahnajat7750 4 года назад +3

    Masha allah walalken❤️

  • @famocabdulahi8088
    @famocabdulahi8088 4 года назад

    Waa xasuustaa taariikhada baa ku soo qaatay mahadsanid ustaad omar👏👏👏

  • @gacalibnuabdiabdi5776
    @gacalibnuabdiabdi5776 4 года назад

    Jazakallah has aqih illhy wax walbo og'

  • @shaaficigaradhiin9091
    @shaaficigaradhiin9091 4 года назад +1

    Shukran wllo qali barnamijyadan nocan ah waa waxan ka sugaynay insha Allah waxan ka rajynayna wax umada muslimka ah gaar ahan umada somaliyed maskaxdeda kobicinaya inaad noso gudbiso dhinca diniga ah inay u badnadan way fcnan lahayd jazkallah wllo ♥️

  • @ENGMMR
    @ENGMMR 4 года назад

    Aad iyo aad Mr omar ishaar

  • @abdirahmanfarah8322
    @abdirahmanfarah8322 4 года назад

    wcs wll cumar inshaar

  • @nurabdalla9106
    @nurabdalla9106 4 года назад +1

    Maqaam sare ayaad noo taagantahay walaal cumar al-inshaar ....jazaa ka allaah 🙏🧠✍️👌

  • @abwaanhashi3429
    @abwaanhashi3429 4 года назад +1

    Omar mohamed inshar if iyo aakhiraba waxaan kuu rajaynayaa guul waanad ku mahasan tahay sidaad markasta noogu soo gudbisid wax faaiidoleh oo na anfaca

  • @wadanichanal5318
    @wadanichanal5318 4 года назад +1

    Masha,alaah alahu akbar carab diinta islaamka malaha diinta aan difacano si wadajir ah

  • @daadir2020
    @daadir2020 4 года назад

    Thanks ustaad

  • @apdirasakmahamud7801
    @apdirasakmahamud7801 4 года назад +1

    Mnzha Allah keeping pro going

  • @OmarOmar-yu4mq
    @OmarOmar-yu4mq 4 года назад

    Ustaad arin muhiim ah ayaad ka hadashay thanks

  • @amiiraamiira4830
    @amiiraamiira4830 4 года назад

    Subxanllah inta jecel taariikhda islaamka iney bedelaan allaha qabto

  • @saidahmed2544
    @saidahmed2544 4 года назад

    Thank u walaal omer

  • @high9370
    @high9370 4 года назад

    Ayagaa mujrimiin iyo kufaar ah, sulayman al qaanuun ilaahay ha u naxariisto

  • @maahir2004
    @maahir2004 4 года назад

    wll jazakalluhu kheyr

  • @arushyare2025
    @arushyare2025 4 года назад

    kèep going run ahaantii qof wanaagsanthy hore usoco
    waayo taagero aad u weyne kuu ahay bro

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 4 года назад

    Mashaa Allaah 👍

  • @omardayibogaas9370
    @omardayibogaas9370 4 года назад +1

    Kor alah kaa yeela walalkey cumar inshaar janadane allah haa ku g

  • @Wacyigaculimada-somaliyed
    @Wacyigaculimada-somaliyed 4 года назад

    Allha unaxaristo Suleyman Alqaanuuni😭

  • @abdirashiidcali4492
    @abdirashiidcali4492 4 года назад

    masha allah zhp igu qaali darilahay ayaan ku jeclahay wll qali huray u suco

  • @zaid9296
    @zaid9296 4 года назад

    Ogaansho hormar wacan zxp qaali

  • @cade3808
    @cade3808 4 года назад

    Allaha unaxariisto shiekh sulaymaan al-qaanuuni.

  • @AhmettNani
    @AhmettNani 2 года назад

    Suleymaaan Alqanuuni waa geesi amiir ah allah unaxaristo

  • @mohamedahmednur9420
    @mohamedahmednur9420 4 года назад +2

    Wuxuu ku ducaysanjiray nabigeenu scw
    Ilaahow adoomahaaga markaad fidno la damacdo I oofso 😥🤲
    Taarikhdeena inaan ilaashno sharafteena ayaa ku jirta
    Wakhtigaan noolahay

  • @khadardubadmuxumed5649
    @khadardubadmuxumed5649 4 года назад

    Manshaa allaha omer

  • @goalstiktok3426
    @goalstiktok3426 4 года назад

    Mashaa allh wll 🙏🙏

  • @asmaomarali1760
    @asmaomarali1760 4 года назад +1

    Mhsnd Omar inshar ❤❣🌍

  • @sabirmoalim5140
    @sabirmoalim5140 4 года назад +8

    Yes 4th viewer😊

  • @zakariyemaxamed5501
    @zakariyemaxamed5501 4 года назад +1

    Alha ku shrfo ustaad

  • @ibraofficial7761
    @ibraofficial7761 4 года назад

    Ustaad Cumar Inshaar Noolow ❤❤

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 4 года назад +1

    Man sha allah huuuuuno keep going

  • @samiirjamac8902
    @samiirjamac8902 4 года назад

    Alle haku nabad gasho oo haku dhowro insha allh

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 4 года назад

    Subxaanalaah qof islaam ah mujrim inlagu tilmaamo ayaaba mujrinimo ah👌subxanalah

  • @sharmarkeadam8791
    @sharmarkeadam8791 4 года назад

    Masha allah waad mahadsan tahay wll

  • @harunhassan9530
    @harunhassan9530 4 года назад

    M.a ilaah haku barakeeyo Maanta kahor ma maqal👂👌🙏