Qaanuunka ugu muhiimsan noloshaan | the law of impermanence

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 589

  • @dr.gutalealmuqdishawi9575
    @dr.gutalealmuqdishawi9575 4 года назад +41

    "وتلك الايام نداولها بين الناس".....
    Fidrada iyo Sunaha Kowniga Ah Ee Alle Ayaa Ku Dhisan Inay Wax Walba Isbsdalaan:
    ما بين غمضة عين وانتباهتها يغير الله من حال الي حال
    Udaa Umuuraha Alle Suu doono haka Yeelee Isagaa Kaaga Aqoon Badan

  • @yaxyeahmed5593
    @yaxyeahmed5593 4 года назад +40

    ku sali nabi muxamed scw
    ❤❤❤❤

  • @suldanseidcali6955
    @suldanseidcali6955 4 года назад +47

    Illaahay janada haynugu kulmiyo amiin yaa allah🤲🤲🤲

  • @mahadabdi8907
    @mahadabdi8907 4 года назад +18

    Alxm 🤲 ani shallay waxaan ahaay nin lixdiisa lixaad qabo maantana aa naafo noqday haddana Alxm 🤲 waan ku faraxsanahy shallay alle isiiye maantana Alle isiin doono insha Allah ☝️☝️ maniya jabin muqaalkaan waxbaan ka faaidey✋✋

    • @baroakhlaaq1783
      @baroakhlaaq1783 4 года назад +1

      Alle ayan kaga Tuuga Inoo Cafimad ku Siiyo pro Dunidan aya iska ah Wereegto Wllhi😭

    • @shicirweyne7346
      @shicirweyne7346 3 года назад

      ilahey kheyr hakuugu bedelo lixaadkaagi, wll, 😭

    • @abascreations
      @abascreations 2 месяца назад

      Allah haku caafiyo wll

  • @muhandasofficial607
    @muhandasofficial607 4 года назад +16

    Waa Muuqaal aan Qurux bdn Wiliba waqtiga aan daawanaayo Wa waqti Qurux bdn o ah Morning...
    OGAANSHO ❣

  • @adnanabdirahman8974
    @adnanabdirahman8974 4 года назад +43

    Sheikh mustafa miyaa hadal aan lagu cajisayn masha allah
    Wll cumar🖤 wan ku salamay✋

  • @sabiroafatah3089
    @sabiroafatah3089 4 года назад +41

    Taas waa run wax walibo wee is badalayaan yaa Allah qof waqtiga ka faaideysta neega dhig ameen ya rabi ☪️❤️

  • @galadfx5124
    @galadfx5124 4 года назад +78

    Qofkasto o murugeysan ilahey haka feedo ❤

  • @safiyasamara7001
    @safiyasamara7001 4 года назад +64

    Shukran walaalkeena omar inshaar lkn wll انالله وانا اليه راجعون suuratu baqara ayee ku jirtaa ilaahy haku xifdiyo wll

  • @ilhanaqaadir985
    @ilhanaqaadir985 4 года назад +19

    Runta ayaad ka hadashay walal cumar allah ku barkeyo❤️♥️

  • @AadiyoAadChannelabdiaziz
    @AadiyoAadChannelabdiaziz 4 года назад +14

    Nin qalbiyadeena si fudud ku galay omar inshaar sxb sare wcs 😢 allah ku barakeeyo

  • @deegmaanic7915
    @deegmaanic7915 4 года назад +23

    ALLAH ha ku barkeeyo cumar inshaar🤲

  • @abdulrazaq2302
    @abdulrazaq2302 4 года назад +6

    sxb cumar❤.
    عن أبي هريرة رضي الله عنه قال قال رسول الله صلى الله عليه و سلم" أحبب حبيبك هونا ما عسى أن يكون بغيضك يوما ما و أبغض بغيضك هونا ما عسى أن يكون حبيبك يوما ما " رواه الترمذي‌.
    kani waa xadiith nabi.

  • @kadera2507
    @kadera2507 4 года назад +11

    8:01 walaal aayadaa quraanka ah ee aad akhriday waxay kujirtaa “Suuratu Baqarah" mahadsanid.

  • @geesihanad2877
    @geesihanad2877 4 года назад +2

    Dhibta laguma waare dhaxal looma yeeshe waa laga dhamaada walahi weliga naxariista ilaahay haka quusan ilaahay waa naxariistaha ugu wanaagsan ee bixiya naxariisaha ❤️❤️❤️👍👍 allahu akbar

    • @Sooyaan1
      @Sooyaan1 4 года назад +1

      Beentaa Maaha💯

    • @geesihanad2877
      @geesihanad2877 4 года назад +2

      @@Sooyaan1 mahadsanid shoodhahaygi

  • @mohamedtahir6
    @mohamedtahir6 4 года назад +94

    Ogansho family waa idin salaamay♥️🥇

  • @diyeshe10gambol97
    @diyeshe10gambol97 4 года назад +86

    5 minute 441 views
    146 like
    160 comment
    M.a Keep going ustaad

  • @mohacusman6879
    @mohacusman6879 4 года назад +35

    Hada ayaa seexan rabay waxay ii tahay 12:39 habeenimo markuu isoo dhacy ogaansho waxan goansaday anoo dawan inan seexan❤

    • @mariawasuge3323
      @mariawasuge3323 4 года назад

      Sila Mida wlhi❤❤ ustaad ilhy haku daayo

    • @aaloowyare6970
      @aaloowyare6970 4 года назад

      Aniga xataa waa seexan rabay isku mid ayaanu nahay

    • @mohacusman6879
      @mohacusman6879 4 года назад

      Ustaad cumar inshar 🙏

    • @somaflam
      @somaflam 4 года назад

      Subscribe igu caawi niyow

  • @mariawasuge3323
    @mariawasuge3323 4 года назад +6

    جزاك لله خيرا يا معلمي 👋🏾

  • @Getupacitizen
    @Getupacitizen 4 года назад +93

    OgaNzho Alle Dhamanteen Hayna Daayo Asxaapul Ogaansho Like isaar

    • @tiktokofficial6107
      @tiktokofficial6107 4 года назад +1

      Ō

    • @mathiashunter4129
      @mathiashunter4129 3 года назад

      a trick: watch series on Kaldrostream. Been using it for watching lots of of movies recently.

    • @alariccolten7007
      @alariccolten7007 3 года назад

      @Mathias Hunter definitely, I've been using Kaldrostream for since december myself =)

  • @abdirahmanyusuf413
    @abdirahmanyusuf413 4 года назад +23

    احبب حبيبك هوناما فعسي ان يكون بغيضك يوما ما
    وابغض بغيضيك هوناما فعسي ان يكون حبيبك يوما ما

    • @naasirnabaddoon75
      @naasirnabaddoon75 4 года назад

      Masha alah

    • @BlackMan-tp4sg
      @BlackMan-tp4sg 4 года назад

      Schoolka markan ahaa classka 10aad ayuu macalinka tarbiyadu meel igu qoray buugayga ilaahadana wan haystaa wlhi🤦‍♂️😍😍😍😍

  • @jibriilahmedmahamed1273
    @jibriilahmedmahamed1273 4 года назад

    سبق لسنان او اتصال سور .الاية فى سورة البقرة رقم 156 انا لله وانا اليه راجعون. شكرا لك استاذنا المحترم الاديب .هاذه النصيحة فيها فائذة عظيمة جدا.

  • @abdirahmanabdi4379
    @abdirahmanabdi4379 4 года назад +1

    Markaan dhagayso qalbigaa ii qabooba.... marna dhiiragalin ayaan helaa....marna waxaan ogadaa wax yaabo badan oo iga qarsonaa thank you 🙏 ogansho omar inshar love 💕 walaal

  • @OmarMohamed-ir5hc
    @OmarMohamed-ir5hc 4 года назад +24

    Halkaa Iska Sax Sxb Omer 10:09 Suratu Al-Cimran Weeyi ee maaha Bin Cimraan
    Takale Ayadu Suratul Baqarah ayey Ku Jirtaa ee Kuma Jirto Al-Cimraan......

    • @nesreina6238
      @nesreina6238 4 года назад +2

      Hilmaam hadal kuma jiro

    • @abdiaziiiz1043
      @abdiaziiiz1043 4 года назад

      Bin cimraan wa ladhaha zxp wu saxanyahy surada sabbta cimraan logu bixyay soo ogow zxp

    • @OmarMohamed-ir5hc
      @OmarMohamed-ir5hc 4 года назад

      abdi aziiiz anuu Wxaan Kahadlayaa Magaca Musxafka Ku Qoran Shp Cade

  • @suhaybyare8624
    @suhaybyare8624 4 года назад +2

    شكرا اخى عمر تعلمنى الحياه الصحيحه وتعلمتنى اليوم ان الحزن شئ لايدوم جزاك الله اخى💖

  • @queenacishqi1
    @queenacishqi1 4 года назад +1

    Qof jilicsan maahi lkn maalintii iigu darneed aan isir dunida dunida waa maalintii ugu dambeeysay mugdi gadaasheeda farxad dambo aan jirin malintii hooyadeey eedhimatay lkn illaahey baa qalpiga iixasiliyay hoyadeey tagida eey iga tagtay inaaney dunida dhamaadkeda aheeen ee hooyo nolosheeyda ayada muhiim ineey utahay camalkeedi Go'ay inaaan dhameestir unoqdo alxamdulillaah xiriirka aan illaaheey laleeyahay dhacdadaaz kadib 100% weey is badashay alxamdulillaah illaahayow waxaad noo khadarto dhamaaantood waaa kheer❤❤👉🧕

  • @dooxaonline3850
    @dooxaonline3850 4 года назад +2

    suuratul baqaara ayay kujirtaa cumarow aayada inalillahi wa ina ilaahi raajicuun mahadsantahay

  • @om-os2wc
    @om-os2wc 4 года назад +8

    سلو على رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @khadijoquruf
    @khadijoquruf 4 года назад +1

    Ilahay waxan ka baryaya isbadal khayr qaba qofwalba oo kurbo aduun haysato oo ciilan inuu ciilka ugu badalo fraxad iyo rayrayn waarta niyada khyr usheg♥️🙏

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf 4 года назад

    Nacam wax waliba Alle u noqon alaana nasiiyo Ilaahay ha ku xafido walalow xaq baad Ku hadashay 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏♥️💚💜

  • @abdiwahabkhalif1270
    @abdiwahabkhalif1270 4 года назад

    Program aad u fiican wax weyn bu naga caawinaya
    minbar show daraad uu naga baaqday filaya wlh wan tabnay ustad Omar thnks

  • @FPT326
    @FPT326 4 года назад

    Waxaad maanta nala wadaagtay mawduucyadii aan aadka u jeclaa lkn aanan muddo nala wadaagin. Mahadsanid Cumar Inshaar
    Waxaan kaa codsanayaa inaad tdobaadkii hal ama laba mar soo diyaariso

  • @xayatabdullhiahmed4592
    @xayatabdullhiahmed4592 4 года назад +6

    إنا لله وإنا إليه راجعون ..... آل عمران kuma jirto ina abo shukran ilahy hku xifdiyo ❤

  • @topfan4998
    @topfan4998 4 года назад +4

    Omar inshaar aad iyo aad ayan
    Kula socda waa ku mahadsantahay
    Macluumadyada aad noso gudbiso xikmada leh😍

  • @daahirabdi4182
    @daahirabdi4182 4 года назад +8

    حين ترى الجنة في زهرة برية وتري الدنيا في حبة رمل فكأنما قبضت على السرمدي بيمينك وعشت الخلود في ساعة الزمن.
    مما تعلمنا منك بارك الله فيك.

  • @caliciise4891
    @caliciise4891 4 года назад +7

    جزاك الله خيرا
    ❤️❤️❤️

  • @abdullahibashirmohamed6664
    @abdullahibashirmohamed6664 4 года назад +1

    Mahad ballaadhan hakaa gaadho walaal alle hakuu siyaadsho aqoontaada , cilmigaaga iyo waayo-aragnimada aad na dheer tahay ee aad nala wadaagto.

  • @abdirazakaruus8271
    @abdirazakaruus8271 4 года назад +25

    Omar Inshar I liked you're editing
    You become a professional i can see you're improvement keep going m.a

    • @Rayansusu7766-
      @Rayansusu7766- 4 года назад

      allaha u siyaadiyo walalkeen , runtii dadaalkiisa ayuu ku gaaray.
      malaha naiga waxay igu qaadan lahayd waqti badan in aan diyaariyo muuqaalkaan oo kale

  • @haydgraphics4273
    @haydgraphics4273 4 года назад +11

    اخي عمر انشار♥️ احبك في الله

  • @queendejunior644
    @queendejunior644 4 года назад +2

    Omar inshaar thank you information

  • @mubarakyare5375
    @mubarakyare5375 4 года назад +3

    Run ahaantii markaan muuqaalkan daawaday waxaa durba igu soo dhacay gabay-gii caanka ahaa ee uu tiriyay al-imaam al- shaafic
    *دع الأيام تفعـل مـا تشـاء وطب نفساً إذا حكم القضـاء
    *ولا تـجزع لحادثـه الليالـي فما لحوادث الدنيا بقـاء
    *وكن رجلاً على الأهـوال جلدا وشيمتك السماحـة والوفـاء
    *وإن كثرت عيوبك في البرايـا وسرك أن يكـون لهـا غطـاء
    *تستر بالسخـاء فكـل عيـب يغطيه كمـا قيـل السخـاء
    *ولا ترى للأعـادي قـط ذلاً فإن شماتـة الأعـداء بـلاء
    *ولا تـرج السماحة من بخيـل فما في النار للظمـآن مـاء
    *ورزقك ليس ينقصـه التأنـي وليس يزيد في الرزق العناء
    *ولا حـزن يـدوم ولا سـرور ولا بؤس عليـك ولا رخـاء
    *إذا ما كنت ذا قلـب قنـوع فأنت ومالـك الدنيـا سـواء
    *ومن نزلـت بساحتـه المنايـا فلا أرض تقيـه ولا سمـاء
    *وأرض الله واسـعـة ولكـن إذا نزل القضاء ضاق الفضاء
    *دع الأيام تغـدر كـل حيـن فما يغني عن الموت الـدواء

  • @hafsahafoosa5463
    @hafsahafoosa5463 4 года назад +3

    isxasuusin lee انا لله وانا اليه راجعون aala cimran kuma jirto ee waxa ay kujirtaa suuratul al baqara

  • @macalincabdiraxman5060
    @macalincabdiraxman5060 4 года назад

    Masha'Allah walaahi waxweyn ayaa kafaa'iiday mowduucaan.
    Walaal cumar Allah hakubarakeeyo AAMIIN YAARABI.

  • @afraxsiyaad8512
    @afraxsiyaad8512 4 года назад

    Wlhi xigmada iyo caqliga wa loo kaladhasha lkn niinkan wa niinka kaliye ee somalida oo dhan aan ka dhageysto walal cimri dheer iyo cibaado san masha allah noolow waliga

  • @apdalemohmed4522
    @apdalemohmed4522 4 года назад +1

    7:59 surat al cimraan maaha wa al baqra
    ❤ u omar

    • @za-ig9sx
      @za-ig9sx 4 года назад

      Waa runta wall ma qaldame waa ALLAH

  • @mohamedmohamuudsheikh2376
    @mohamedmohamuudsheikh2376 4 года назад +1

    Mashallaah akhii omer allah haku xafido
    Runtii waad kumahadsantahay

  • @NASIRJIIM2807
    @NASIRJIIM2807 4 года назад

    Ornald / camando waxaan kaga daydaa jimicsiga sidookale waxaan dhagaystaa motivationkiisa waa very legend

  • @axmadcraxmaan1875
    @axmadcraxmaan1875 4 года назад +6

    ألاكل شيءماخلاالله باطل وكل نعيم لا محالة زائل waxkasta oo ilahay dartii aan ahayn waa waxba kama jiraan barwaaqa kasta iyo farxad kastana shiki la,aan way dhamaan

  • @maryannuur3607
    @maryannuur3607 4 года назад

    Jazakallah qer aqii fillah llaah

  • @ahmedkulmiye2974
    @ahmedkulmiye2974 4 года назад

    Omar inshar buugaag uu so aqriyay ayuu nooso gudbiyaa haksiga yutuberska kale inta badan sheko soo gudbiyaan
    شكرا اخي عمر

  • @Elhedawi
    @Elhedawi 4 года назад +6

    asc waraxmah ustaadi (ٱلَّذِینَ إِذَاۤ أَصَـٰبَتۡهُم مُّصِیبَةࣱ قَالُوۤا۟ إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّاۤ إِلَیۡهِ رَ ٰ⁠جِعُونَ)
    suratul baqarah ayee ku jirtaa aayada 156 jazaka allah kheyr

  • @saidahmed2544
    @saidahmed2544 4 года назад +3

    Thank u walaal omer

  • @shariif_shariif7319
    @shariif_shariif7319 4 года назад +19

    Qawaaniinta waa muhiim haddi lagarab marana wax soconaayo malahan# ✌️ peace

  • @raabimajiid9709
    @raabimajiid9709 4 года назад +1

    waa mid ka mida barnamijyadii qiimaha badna ee dhiirigalinta ahaa allah haka abaal mariyo anagana allah swt hanaga dhigo kuwii noloshooda ku dabaqa

  • @Mesut599
    @Mesut599 4 года назад +7

    Thank you my teacher inshar

  • @yaremaxamed1930
    @yaremaxamed1930 4 года назад

    Waa shey muhiim ah in aad barato sida looqaabilo markii ay xlad adagi jirto&sida loogu raaxeysto macaanka guusha markii ay timaado.
    Omar inshar allah barakeeyo garashada garaadkaaga&maskaxdaada.

  • @zakariehamari3799
    @zakariehamari3799 4 года назад +5

    GO FORWARD OMAR INZHAR

  • @bernadito6549
    @bernadito6549 4 года назад +5

    Ogansho chanelka aan ugu jecelahay RUclipska keep going ustaad ✌️

  • @abdirahmandahir4418
    @abdirahmandahir4418 4 года назад

    Mash allah walaal waa runta waxa kasta waxah ku socodan qanuun kooniya oo alle ugu talagalay.

  • @axmedsakariye3474
    @axmedsakariye3474 4 года назад +1

    Mnshlh wll cumar iinsar hore u soco wad mhdsnthye alle haku xifdyo hakuna sharfo

  • @zakariyeofficial5994
    @zakariyeofficial5994 4 года назад

    Masha allah macalin wadmahadsantahay farintada waxatahay qof xigmad badan allow kusiyadi

  • @abdifarahmadar7453
    @abdifarahmadar7453 4 года назад +3

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته وجزاك الله خيرا الجزا

  • @abdullahiahmed5343
    @abdullahiahmed5343 3 года назад

    Awake at 00:18 at tue 24 Nov 2020 just to seek for wisdom..may Allah guide us all

  • @bouralehhassan9284
    @bouralehhassan9284 4 года назад +1

    جزاك الله خيرا

  • @mohaankf3169
    @mohaankf3169 4 года назад +3

    M.a wll waa mowduuc aad u fiican waana ka helay ❤❤❤

  • @sayiidqalliwalli1035
    @sayiidqalliwalli1035 4 года назад +1

    Macanlin keena soonoqoy maclin omar inshar waan kuu salaamay salaan kaal iyo laab aah

  • @cabduqadiribrahim3466
    @cabduqadiribrahim3466 4 года назад

    Aad baad u mahadsan tahay walaal Cumar Kanaalkaan aad baan uga faaideystay wax yaabo badan ayaan ka bartay Tajribadoodana aan ku aflaxay, jazzaa ka allaah kheyr,

  • @abdijabarfiqi9933
    @abdijabarfiqi9933 4 года назад +1

    Ustaad inshaar Jazaka allah

  • @greatersomalia8699
    @greatersomalia8699 4 года назад

    Sax Wlhi Siyaasinta Farmaajo Shalay Ethiopia Cadow Ayee Imo Aheyd Mantana Brother Abiy Ahmed Thanks Teacher Omar Inshar

  • @yaheiismail1177
    @yaheiismail1177 4 года назад +3

    Waxaa tiri wll wax walbo sida eey maanta yihiin biri ma ahaanayaan
    Lkn hadaad magaalka waeegto waxaad soo arki kartaa qof yaraantiisii caseeye ahaa ilaa maanta sidaaa ah.
    Ma dhahaayo qof walbo sidda maanta uu yahay ayuu wiligiis ahaanaa lkn waxaan leeyahay
    hadaad is badal latimaado waad is badalee
    Hadaad sugto in waqtiga iyo waayaha ku badalaana meeshaada fadhineesaa
    Slm wll omar i shar

    • @abdishakuur9201
      @abdishakuur9201 4 года назад +1

      Saxiix mahadsnid fikrada qurxda bdn✅❤🙏

  • @zargoz5293
    @zargoz5293 4 года назад +1

    Horay uu soco
    Allaha cilmiga noo barakeeyo

  • @cabdifitaaxdaacad4048
    @cabdifitaaxdaacad4048 4 года назад

    Cumur inshaar ustaad mahadsanid video wada waxgalka ah aan la wadaagtid mar walba macalin mahadsanid mar walba

  • @muniirshukrigeedi5572
    @muniirshukrigeedi5572 4 года назад +5

    Ogaansho Waa chanelka kaliya aan tabo video yadisa wlhi ❤

  • @ibrahimmohammedaligedi3786
    @ibrahimmohammedaligedi3786 4 года назад

    Mahadsanid walal Omar Inshar.
    Wax badan ayan ka faa'idey

  • @axmedalaale8555
    @axmedalaale8555 4 года назад

    Mahadsanid cumar wlhi wax badan ka faa iiday

  • @hanuunofficial7750
    @hanuunofficial7750 4 года назад

    ولا حزن يدوم ولا سرور ..... ولا بؤس عليك ولا رخاء

  • @anisahassan6449
    @anisahassan6449 4 года назад

    mahadsanid wallky Omar wax bdn ayn ka faiday

  • @queenasiili5394
    @queenasiili5394 4 года назад

    Mhadsanid walal cumar jazakalahqeyr
    Dunida waa imtixan labada dhinacba murug iyo farxadba side kugu somarto aya logu sabraa.

  • @ridwaanadan1397
    @ridwaanadan1397 4 года назад

    Mansha allah soojeediyaha barnaamija laftiisa ayaa ah qof tusaale ah

  • @ogowhada
    @ogowhada 4 года назад +1

    every time Am intres to watch ogansho channel (thank you omar oinshar) bro

  • @abdiasismohamed4286
    @abdiasismohamed4286 4 года назад

    Kanaalka kliya ee tobankiisa daqiiqo igu yaraato ama aan dareemin ina toban daqiiqo fiirsaday sidan umacaansado markan fiirsanaayo thnkz wll omar inshar 💕

  • @jamaalmaxamuud8817
    @jamaalmaxamuud8817 4 года назад

    Masha alla labada aqoonyahan we aan si wayn u daawado waa cumar inshaar iyo Aadan sahan

  • @Isbedel2023
    @Isbedel2023 4 года назад +2

    Qaanuunka nolosha waa u muhiim qofwalba in uu ku dhaqmo
    " naftaada masuuliyadeeda qaad "

  • @queen_azhwaaq9157
    @queen_azhwaaq9157 4 года назад +1

    Illahay amuuraha hayno sahlo🤲🤲🤲 dhamaanten😥🤲

  • @zakidfarah5752
    @zakidfarah5752 4 года назад +1

    Dhamaan ita muragaysan allah farxad ha idinsiiyo

  • @abdirahmanarab7010
    @abdirahmanarab7010 4 года назад

    Masha allah wlal Omar waa muuqaal aad uqiimo badan xaqiiqooyin dhab ah ayaad nala wadaagtay .
    Guulayso wlal allena ajar haka siyo sidaad bulshadaada ugu dadaalayso xogaha iyo wacyiga xaqiiqoyinka ku salaysan aad ula wadaagayso .👏👍👍👍

  • @abdullahiabdirizakibrahimy8103
    @abdullahiabdirizakibrahimy8103 4 года назад +1

    1 ka qof e an wliga cadowgaga noqonenin wa
    Mom❣

  • @maxamedcabdiraxmaan6398
    @maxamedcabdiraxmaan6398 3 года назад +1

    muhiima dhan waxa waaaye waz kasto waa laga baxaaa👏👏

  • @anazduceyzaneh184
    @anazduceyzaneh184 4 года назад

    Msha Allah Mohamed inshar mahadsanid masuul

  • @geesihanad2877
    @geesihanad2877 4 года назад +1

    Mahadsanid saaxiib

  • @faadumobashiir9303
    @faadumobashiir9303 4 года назад

    Mahadsanid ustaad Omar Inshar

  • @keyfladan673
    @keyfladan673 4 года назад

    Mash allh 😊 wlky jazakallaahu khair 🙏 qof waxbdan laga faaiido
    Malmihi wacnaa way so socda marwalba insha allaah 😍

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 4 года назад +1

    Masha allah wll omar inshaar thanks

  • @caamirxasanyusuf
    @caamirxasanyusuf 4 года назад

    Mawduuc aan aad ugu baahan baad ka hadashay walaal Alle ha ku dhowree.

  • @kingsaaqey3237
    @kingsaaqey3237 4 года назад

    Mahadsanid ustaad cumar

  • @ahmedtiger3809
    @ahmedtiger3809 4 года назад +1

    Dhulucda video-ga waa aad wax u nacin aadna wax ha u jeclaan 😎

  • @craxmaandaadir3712
    @craxmaandaadir3712 4 года назад +7

    iNta cumar in shaar swirkisa an argiN ani cml Like saar ❤

    • @abdiaziiiz1043
      @abdiaziiiz1043 4 года назад

      Zxp ani wan raadin jirey lkn video toos loo arkaaya ayaa jiro lkn channelkisa ma ahan

    • @abdiasismuse4099
      @abdiasismuse4099 4 года назад

      Channelkan dhexdiisa ayuuba ku jiraa

  • @abdifatahomarmohamed6550
    @abdifatahomarmohamed6550 4 года назад

    M.a mr omar inshar runtii xaqiiq wye video gaan na waana mid ka mid ah kuwii ugu qiimaha badnaa aa ka daawade ogaansho THE LAW OF IMPERMENANCE thanks zxp

  • @axmedosman980
    @axmedosman980 4 года назад +1

    Ilaahnimo eraykaaa waa qalad wallal ilahey marnaba lalamasino qof bini adane

  • @hassanbashirsalad4471
    @hassanbashirsalad4471 4 года назад

    Waa mawduc aad wax uga fahmesid muhim waxyabaha ka faiday isoomaray in shalay wax aan subinaya manta marka xasusta darema in qof aad u caqli yar inan ahay
    Waqtiba waqti gadanbesay nolasha waxyaba badan kafahmeysa