040 | 48ka Xeer ee Awoodda | Hordhaca taxane cusub.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Waxa aynnu bilaabaynaa taxane cusub oo aynnu ka diyaarinaynno buugga 48ka Xeer ee Awoodda.
    Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan
    RUclips: / @sahanka97
    Podcast: / @sahanpodcast97
    Facebook Page: www.facebook.c...
    X (Twitter): Aa...
    Instagram: / aadan_sahan
    Snapchat: www.snapchat.c...
    TikTok: www.tiktok.com...
    Buugteenna soo baxday:
    1- Hayaankaygii Rumaynta.
    2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
    3- Loollan.
    4- Faca koraya.
    5- casariye.
    6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
    7- Waayaha Daanyeerta.
    8- Ismalure.
    Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
    1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
    2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
    3- Hadhkii Madoobaa.
    4- الإسلام بين الشرق والغرب
    5- بروتوكولات حكماء الصهيون
    6- المؤامرة الكبرى
    7- الشيطان يحكم
    8- اعترافات عشاق
    9- في الحب والحياة
    10- إسرائيل البداية والنهاية
    11- وبالحق أنزلناه

Комментарии • 215

  • @AbdikaNi2
    @AbdikaNi2 6 месяцев назад +36

    walaalkey waa mahadsantahay waana ku daawan doonaa taxanaha soo socda insha allaah, waxaanse jeclaan lahaa inaad sidookalr xalqaado taxane ah aad kadiyaariso kitaabkeena muqadaska ah ee quraanka kariinmka ah isla markaana aad u sharraxdo si jiilka cusub eey ufahmi karaan waana jeclaan lahaa inaad dhageysato nin layiraah nouman ali khaan oo aad ufahmay quraanka ahna macalin ku taqasusay luqada carabi iyo turjumaad qraanka kariimka ah.

  • @hamdamuhipo9935
    @hamdamuhipo9935 6 месяцев назад +21

    Maalmahan waa lagu waayey se mawduuc weyn baad la soo noqotay. Mahadi ha kaa gaadhee..❤😊

  • @nasrajele3326
    @nasrajele3326 6 месяцев назад +13

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد❤

  • @abokoridiris1742
    @abokoridiris1742 6 месяцев назад +25

    This is kind of lesson we need our teens🙌👌

  • @amiirxayi5620
    @amiirxayi5620 6 месяцев назад +29

    Alle haku barakeeyo wllkayow ,
    Midna inaan ku sheegaan rabay duruufo iyo xaalada iska jiro oo dadka qaar haysate ee bal aqoonta iyo waaya aragnimada aad nagu dhaanta nala wadaag intaad awoodo.
    Waana ku salaamayaa saahip 👍

  • @Ymc.harwayne
    @Ymc.harwayne 6 месяцев назад +10

    Ilahay haku barakeeyo bugaan hadaan fahmay waxa laga wadoh fadlan taxanaha yusan cajiskaagalin😊

  • @user-ey4ux4th3e
    @user-ey4ux4th3e 6 месяцев назад +23

    ماشاءالله تبارك الله فيك يا أستاذ

    • @sahilhazhi8255
      @sahilhazhi8255 6 месяцев назад

      Zxp channel keyga [jahuur77] boqda

  • @bashiirjarro668
    @bashiirjarro668 6 месяцев назад +14

    Aadan Khadar Sxp Buugga Fiicnaan Lahaydee Hadii aad Noo soo Turjumtuti 😁 Illeen Aduunbaa noo Maqane

  • @NaAh-zw2mq
    @NaAh-zw2mq 6 месяцев назад +6

    صحيح الكتاب هذا مبني على قاعدة "الغاية تبرر الوسيلة" وتتعارض تماما مع اخلاق الشخص المسلم 4:58

    • @user-ou6nl5bs2v
      @user-ou6nl5bs2v 6 месяцев назад

      اي بس الموضوع يعتمد على الشخص …انت خذللي يفيدك وبس

  • @Nora__mohen
    @Nora__mohen 6 месяцев назад +6

    Mnshallah alle cilmiga haku barakeyo brother ❤

  • @Asmayyy
    @Asmayyy 6 месяцев назад +5

    Adanow alle caqliga iyo cilmigaba haku barakeeyo aad baad icaawisay wax badana wan ka faaidey ❤

  • @ANTAAY_GEMAR
    @ANTAAY_GEMAR 3 месяца назад +1

    Talaada uu zxpkaa ku siiyay aabahey aa anigoo yar i dhihi jiray dadka kaa waay orad ha ku dhaafin hadii aad isla socotaana ha hor socon tartiib ula soco ❤

  • @abdullrabi2446
    @abdullrabi2446 6 месяцев назад +2

    From 2019kii sahank xogaha upto now
    Wn rajeynaayey in podcast aaad kasoo muuqato,
    Thnk macalinka dhalanyarad somaliyeed ninka indha u fura dhalint inta garaadka usaxiibka ah

  • @munamohamed470
    @munamohamed470 6 месяцев назад +3

    Aadanow maalin maalmaha kamid ah anigoo deg degya ayaa oo adeeg lay diray ayaan qof weyn wadad ku sii dhaafay ooku soo dhaafay kabidna markaa ayuu igu yidhi ALLA maxaan sidan u xaflayn jirey, kadib markaan gurigii ku soo noqtay ayaan ayeyday u sheegay markaas ayey igu tidhi maxaad qunyar igu Socon weyday ayaanu ku cawaryine. ayeyday mashallaha alle aqliga ha u barakeeyo waayo iyadoon weligeed psychology book akhriyin ayey sidan i dhehaysay❤❤❤

    • @user-er5vw7cb9v
      @user-er5vw7cb9v 6 месяцев назад +1

      Wlle waa diiniyan anagoo yar baanala baray psychology bas kuma xirna😂

    • @abdilahicabi
      @abdilahicabi 11 дней назад

      Cali bin abi dalib ayaa mid ka mid ah azxbtii oo faqirnimo ka cabanaya weydiyay wuxu sameyay wax walba o la weydiyo maya ayuu yidhi ilaa lasoo gaadhay in la weydiiyo in uu waayeelka hor socdo waa diiniyan waana maadiyan in aan waayeelka lagu hor ordin ama aan aad loogu hor socon

  • @abdiwaliyarre4917
    @abdiwaliyarre4917 6 месяцев назад +1

    Mahadsanid Ustad Buugga Atomic Habits innooguso xeji.

  • @EngSharmaarkeAli.
    @EngSharmaarkeAli. 6 месяцев назад +3

    Machalah Ustaad soo laabasho Wacan in dhaweyd ba waanu ku sugaynee

  • @mamoxabiiba6749
    @mamoxabiiba6749 6 месяцев назад +3

    we miss u alot tahnks for sharing this we are wating for more books like ismalure realy ilove itt 😊

  • @hamse_saciid_gaariye
    @hamse_saciid_gaariye 6 месяцев назад +6

    Welcome back Aqoonyahan Aadan khadar Sahan❤

  • @user-ey4ux4th3e
    @user-ey4ux4th3e 6 месяцев назад +2

    Wallaahay aadanoow buuggan aad ayaan uraadinayay ماشاءالله تبارك الله

  • @mustafelamo
    @mustafelamo 6 месяцев назад +3

    Aadanoow booga soo afsomali garee wll. Soo Turjun

  • @cabdimursal5566
    @cabdimursal5566 6 месяцев назад +2

    Masha alla aqoonyahan Aadan khadar cali buugam aad baan ugu baahnayn Alle haku sharfo

  • @sakariyefarhanabdi8257
    @sakariyefarhanabdi8257 6 месяцев назад +3

    Woow waa maduuc laga filayay nin weyn sidaada oo kale zxp❤

  • @yazinmaxamed1597
    @yazinmaxamed1597 6 месяцев назад +1

    Masha allh abti wax badan baan ka faiday alle khayr ha kusiiye nolosha dhalin yarnimo wax yaabo aanad fahansanyd xita waalidkaagu kuu shegayn baad noo faidaysaa❤👏👏👏👏👏

  • @Mohamedahmadleabdi109
    @Mohamedahmadleabdi109 6 месяцев назад +1

    Jazakallah bro

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 6 месяцев назад +2

    Kadis uunban ku arkay mawduucan waan uxiisay prodkastiyadaadi nooso badi ustaad❤🎉

  • @suleymaandaahir
    @suleymaandaahir 6 месяцев назад +1

    Aadan sahan walaal wad mahadsantahay Allah kuu barakeeyo aqoontaada Ana allaha isiiyo

  • @AhmedMuhumed-vq4zx
    @AhmedMuhumed-vq4zx 5 месяцев назад +1

    Zxp nin wngsan oo ku dayasho mudan ayaa tahay, sidaas darted dadka wanagsan tarikh nololedkoda waxaa la ogaadaa marka aydhintaan run iyo been waxay tahayba lkn zxp waxaan kaa codsanaynaa in aad bal taariikh nololeed kaagii noo tabata.🙏🎉

  • @MohamedAbdi-lh4qn
    @MohamedAbdi-lh4qn 6 месяцев назад +1

    Allah ku barakeeyo walal wan kaa sugayay in aad in aad podcast ka soo sameyn donto bogaan

  • @Wasiirka-ts8op
    @Wasiirka-ts8op 6 месяцев назад +1

    جزاك الله أستاذ maalmahanba wn kusugaynay❤

  • @user-fn9hz1dc1u
    @user-fn9hz1dc1u 6 месяцев назад +8

    Aadanow zidaan kuu sugeyna Malagayabaa inad ka war haYso

  • @whoareu8178
    @whoareu8178 6 месяцев назад +2

    Legend waan Ku wataa lph❤❤

  • @abdulaahimahamed6102
    @abdulaahimahamed6102 6 месяцев назад +1

    Masha Allah Zxp gulayso 🙏

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 6 месяцев назад

    Mansha allh waaya arag da' diisa ka wayn baa tahay

  • @Queen-iqra-dhawrsan
    @Queen-iqra-dhawrsan 6 месяцев назад

    Mahadzanid ustaad alle cilmiga hakuu barakeeyo🤲♥️🥺

  • @hasanadan342
    @hasanadan342 6 месяцев назад

    Masha Allah ilaahey cumri dheer Iyo caafimaad kaamila ha ku siiyo

  • @yoonisfaarax3031
    @yoonisfaarax3031 6 месяцев назад

    Masha Allah , Miisaanka xasanaadka Allaha kuu saaro .😊

  • @IftinMoha
    @IftinMoha 6 месяцев назад +1

    Markasto salaad tukato faralaa eraydan ku dhawaaq.
    🥰🗣️(الهم أعني على دكرك وشرك وسنى عبادتك)❤‍🩹
    Ilahayow igu)😔
    kaalmee inaan) (😘صلى على محمد )
    ku xuso iyo (❤‍🩹صلى الله عليه سلم )
    inaan si wnagsn)
    ku caabudo oo)
    ku mahadiyo🤦‍♂️)
    (xigasho sheekh mustafe)

  • @SakariyeHassan0
    @SakariyeHassan0 6 месяцев назад +1

    Mahadsanid 🎉legend

  • @user-sk5zr9rd3h
    @user-sk5zr9rd3h 6 месяцев назад

    Masha Allah
    Wllky Adan sahan jasakalllah

  • @aymanxcabdi7544
    @aymanxcabdi7544 6 месяцев назад +3

    Ninkan ookale hadii uu heli la haa dawolad iyo dad wad jira waxa uu noqon la haa ?👇👇👇👇
    Allhyow waxan ku weydiizaney Dawolad Caadila Dalkan dadkan soomaliyed ee Burburey zamota bixisa Alle ha inasiiyo Aamiin Aamiin

  • @Ramlah-c3g
    @Ramlah-c3g 6 месяцев назад

    Alle haku barakeeyo ustaad aadan maalin walba saan ugu soo la labanaye waan daalay noo soo badi podcast yada ❤❤❤❤

  • @darkanabigascw2030
    @darkanabigascw2030 6 месяцев назад

    Asc wrxmah shukran jaalle, aadan Alle haku darajeeyo aad ayaan ugu baahannahay cid wax un inoo faa'iidaysa

  • @Masculine2006
    @Masculine2006 6 месяцев назад

    جزاك الله خير

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 6 месяцев назад

    Mahadsanid boqor Adan Khadar

  • @mushtakseed8376
    @mushtakseed8376 6 месяцев назад

    Mansha allah ustaad mahadsanid, ayaantan waan ku waynay

  • @IslaaxMedia
    @IslaaxMedia 6 месяцев назад +2

    Aadanow buuga xabadkaaga waa ka weyn yahay be😂

  • @SamirBashir
    @SamirBashir 6 месяцев назад

    Buuga taxane looga dhig wlll thanks 🎉

  • @alsacadatv7294
    @alsacadatv7294 5 месяцев назад

    M.a utaad
    Kheer Allah ku siiyo

  • @kinglove211
    @kinglove211 6 месяцев назад

    Ustaad mahadsanid جزاك الله baryahan wa ka gabisay you tube ka

  • @user-ub4mh3yn4s
    @user-ub4mh3yn4s 5 месяцев назад

    13:45 kuguma Raacsani taa ilmaha qaalqaaliga intuu isleeyahay wax walba ka wardoon buu khatar walba ku dhaacaa oo naftiisa halis galiya markuu 25 kor u dhaafo waa macquul in uu naftiisa ku filnaado lkn balaayo walbuu faraha la galaa walidka isagaba dhiikar ku rida
    Ilmaha mudiica ah cabsi awgeed buu wax walba uga foganaa😊

  • @user-pl7pi9yt8t
    @user-pl7pi9yt8t 5 месяцев назад

    Mahadsanid

  • @cherrysmartgenz
    @cherrysmartgenz 6 месяцев назад

    masha allah guulayso hogaamiye

  • @user-su3pk6hb1y
    @user-su3pk6hb1y 6 месяцев назад +1

    Aad baad umahadsantahay buugan waan kaasugayay waayo sharaxada ayan kahela

  • @calicabditokiyo9692
    @calicabditokiyo9692 6 месяцев назад

    Jasaaka allaah aadam sahan

  • @kobcixogahaga5925
    @kobcixogahaga5925 6 месяцев назад

    Aadanow Allen caqliga iyo cimrigaba hakuu barakeeyo saxiip .❤

  • @mustafesiciid3696
    @mustafesiciid3696 6 месяцев назад

    Insha allah sahan khayrleh

  • @mustafemaxamed7092
    @mustafemaxamed7092 6 месяцев назад

    Mahadsanid walaal.

  • @AhmedHassan-st3qm
    @AhmedHassan-st3qm Месяц назад

    Keep going legend

  • @arwamahamud45
    @arwamahamud45 6 месяцев назад

    Adaanow waad nadhistay dhankasta
    Alle haku barakeeeyo❤

  • @amanaadam9123
    @amanaadam9123 6 месяцев назад +1

    Xaqiisa halasiiyo muuqalkan i.a 😊

  • @Karbuun1
    @Karbuun1 6 месяцев назад

    Nabad galyo korkaga allah yeelo aadan sahan waxa tahay nin aan aad ula dhacsanajay fikradahisa quruxda badan illah haka dhigo mid hela kheerkabaduun yada illahna nama fidneeyo soomali hada nahay shisheeyaha u dabac sanahay sokeyaha inagu afka iyo dhaqanka ehna waan liidnaa ama waan cayna bulshada waxa aad u heysaa in badan oo wanaga waana kugu dhiira galineyna illah haku xidiyo maskax daada🇸🇴🫀

  • @idiriskaamil6678
    @idiriskaamil6678 6 месяцев назад

    Dugsigaagu wuxuu iga dhandhan🧠 mcnyahy dugsigyga runtaa macalinkygii wan ku salaamy👋

  • @smaliwolf
    @smaliwolf 6 месяцев назад +2

    Cilmi nafsiga waxaa iiga daran sxbw aadanow hal mowduuc uga soo hadal
    “sunankaan ilaah dunida u dajiyay”
    Cidna badali karin aan rabbi eheeyn
    iyo cidda khilaafta sunankaan inuu wadada guul darada qabsaday
    waxaa kaloo ka soo hadashaa “Qadarka rabbi” “ikhtiyaarka” “asbaabta” ka dambeeysa inta uu shayga dhicin walal intaas noo tafatir oo boorka nooga jaf oo si yaroo kooban aan fahmi karno insha allh
    sababtoo ah every day rabbi ayaan been cad ka sheegnaa marki aan wax qaban weyno markii 2 qof is furaaan marki qof wax uu ka caajiso waxaas o dhan “jawaabtooda waxaa wye “ilaah baa qoray” waana ben cad oo jahli u sii dheeryhy intaasna waxay diiyaaan inay naftooda runta u sheegaan oo marmarsiyo ayay ka rabaan si ay isku qanciyaan aadanow isha ku haay qoraalkaan waaa muhiiime

    • @subairlamela
      @subairlamela 6 месяцев назад

      Buuga alqada wal qadar ee sh. shacraawi ka war doon.

  • @SUHEYB.
    @SUHEYB. 6 месяцев назад

    Walal aadan wax yaalahan oo kale soo badi ❤ mahad sanid ❤

  • @yahyekhadar.8654
    @yahyekhadar.8654 6 месяцев назад

    Mahadsanid

  • @aadan_cabdirisaaq-saalax
    @aadan_cabdirisaaq-saalax 6 месяцев назад

    mahadsanid wllo

  • @Maxamedculimoh
    @Maxamedculimoh 6 месяцев назад

    Baarakalaahu

  • @rashidafarah3220
    @rashidafarah3220 6 месяцев назад

    Alle haku dhowro guuleyso ❤

  • @user-vq7yq4xi8i
    @user-vq7yq4xi8i 6 месяцев назад

    ustaad aadan sahan aad baad u mahadsantahay 🎉

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 6 месяцев назад

    Mahadsanid wll

  • @yaser4x
    @yaser4x 15 дней назад

    Waa mahadsanthy wllo lkn majiri dona Qof icawiya waxa xoga dhib aa iheyste 😢

  • @purhaanxbf8496
    @purhaanxbf8496 6 месяцев назад

    *Aadanow buuga nooo dhameey hadey macquul kuu tahayne noso tarjum inshallah*

  • @user-ic7zt6qn7m
    @user-ic7zt6qn7m 6 месяцев назад

    Aadan allaha kaa abaal mariyo Saad noogu dadaasho

  • @mradani7119
    @mradani7119 6 месяцев назад

    thanks ustaad

  • @kaabe9459
    @kaabe9459 6 месяцев назад

    Waad mahadsan tahay ustaad, buugga oo dhammaystiran inaad noo soo gudbiso ayaan rajaynayaaa

  • @Maxamedculimoh
    @Maxamedculimoh 6 месяцев назад

    Maal maahan waan ku sugaynay saaxiib aadan khadar cali

  • @abdilahibershiyaofficial7283
    @abdilahibershiyaofficial7283 6 месяцев назад

    Buug waan hyaaa Alxmdulillaah

  • @IsackMoha
    @IsackMoha 29 дней назад

    Jaskalaah

  • @ramlodhalhow6088
    @ramlodhalhow6088 6 месяцев назад

    حياك الله اخي العزيز أدام

  • @abdikirinsiciid840
    @abdikirinsiciid840 6 месяцев назад

    M.a wll aadan waxaan ku sugnahey puntland gaar ahaan magaalada garowe wll muddo badan ayaan kugu xirnaa wax badan baan kaa gartey kaa faa idey guuleyso boowe

  • @basketballhope2602
    @basketballhope2602 6 месяцев назад

    Niin reer burca, gacmaha badan ee la xidho can baynu ku nahay, wan ku salamay saxiib.

  • @Jookara
    @Jookara 2 месяца назад

    Xikmaawi aa thy wll❤❤

  • @afgaabjk9097
    @afgaabjk9097 6 месяцев назад

    USTAAD XAGEEN KA HELAAA BUUGA ALLEH HAKU SHARFEEE

  • @user-uo2rg5lh2c
    @user-uo2rg5lh2c 6 месяцев назад

    Welcome back 🙏 aadan sahan nin qaliya

  • @Barwaaqonagiibaxmed-rj4zf
    @Barwaaqonagiibaxmed-rj4zf 6 месяцев назад

    Xagee laga helaa wll

  • @ahmedmohamadjaama8892
    @ahmedmohamadjaama8892 Месяц назад

    oo hnoh aadan buugtani maad turjumin
    1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
    2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
    3- Hadhkii Madoobaa.
    4- الإسلام بين الشرق والغرب
    5- بروتوكولات حكماء الصهيون
    6- المؤامرة الكبرى
    7- الشيطان يحكم
    8- اعترافات عشاق
    9- في الحب والحياة
    10- إسرائيل البداية والنهاية
    11- وبالحق أنزلناه

  • @user-pe8xg9gu3t
    @user-pe8xg9gu3t 5 месяцев назад

    Asc walaal adiga iyo codkaada waa isku ektihiin

  • @abdikafialiissack5669
    @abdikafialiissack5669 6 месяцев назад

    Soodhowow ustaad/saaxib Aadan sahan

  • @Nasiiblay
    @Nasiiblay 6 месяцев назад

    Arinkaa dhakhatiirtu waa run waana wx aan marar bdn arkay maanta tuuga ugu qayn dhulalka somaalidu waa Qofka shaadhka cad wata, ee dhakhtarka sheegta in kastooy dad ilaahay ka baqaa jiraan Hadana wx kasta wxa ka dran in aad qof ku dhibto cilmi aad aduu taqaano uuna isagu garanayn Ilaahay ha laga xishoodo isagaa inoo jedee😢

  • @AMiNBushuP
    @AMiNBushuP 6 месяцев назад

    Thankz pro

  • @Timo_100
    @Timo_100 6 месяцев назад

    Ma. Alle haka abaaliyo sxb❤

  • @rahimadiria6111
    @rahimadiria6111 6 месяцев назад

    Mansha allah aqoon yahan❤

  • @OTAKUTARZAN
    @OTAKUTARZAN 3 месяца назад

    Awood iyo wax idawa marin waxaa siwacan y barty markaa bilaaway inaa daawado anime🔥

  • @shaafkacadde
    @shaafkacadde 4 месяца назад +1

    Buuga xagee laga heli karaa

  • @maxamudsaleban7826
    @maxamudsaleban7826 6 месяцев назад

    Woow aad baan u soo dhowaynayaa

  • @hawayurubmohamed4460
    @hawayurubmohamed4460 5 месяцев назад

    Thank you Adam❤🙏

  • @mguhad
    @mguhad 6 месяцев назад +1

    youtube hadan so galo sahan wa qofka ugu horeeyo oo aan soo booqdo

  • @liibaanmustaf3829
    @liibaanmustaf3829 6 месяцев назад +1

    💯💯

  • @somaliwoodfilmsproduction9576
    @somaliwoodfilmsproduction9576 Месяц назад

    Maxa iqar online ay aap iyo bogga ad so turjuntan appbooks ugu so dhigi weyden

  • @Shar282
    @Shar282 6 месяцев назад

    شكرا