20 cashar | qof kasta oo dhallinyaro ah | maxay muhimka u yihiin arrimahani?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Si marka aad gabowdo aadan uga qoomamayn waqtiyadii ku soo maray ee dhallinyaranimo, casharradan waxku'oolka ah ayaa ku siinaya nixir noloshaada udubdhexaad u noqonaya oo aad qoomamo badan kaga badbaadayso, mustaqbal badanna aad ku badbaadsanayso.
    Mashruuca Sahanka oo ka kooban:
    RUclips-ka Sahanka Xogaha:
    www.youtube.co....
    RUclips-ka Sahan Podcast:
    www.youtube.co....
    Spotify:
    open.spotify.c....
    Facebook Page Sahanka:
    / aadan.sahan1
    Facebook page Aadan-Sahan:
    / aadansahan
    Twitter:
    Aa....
    Instagram:
    / aadan_sahan
    Oo ay i noo dheer yihiin buugta aynnu tarjunay, kuwooda soo baxay iyo kuwa soo aaddanba oo kala ah:
    1- Hayaankaygii Rumaynta.
    2- Faca Koraya.
    3- Ismalure.
    4- Loollan.
    5- Dabadeed qofna ma hadhin.
    Kuwa soo aaddanina waxa ay kala yihiin:
    1- الإسلام بين الشرق والغرب
    2- حرب الجواسيس في القرن ال٢١
    3- عصر القرود
    4- حديث المساء
    5- السلام عليك يا صاحبي
    6- في الحب والحياة
    7- اعترافات عشاق
    Waxa intaasba dheer buugaagta uu tarjumay Jacfar Yuusuf oo kala ah:
    1- Wabar.
    2- 56 dhibaabo jacayl.
    3- مرابط النظام الدولي.
    4- عائد إلى حيفا.
    5- ارشادات الحياة القصيرة.
    6- لغز بربروسا
    7- سر آريوس
    8- حرب الفاندال
    9- المعركة الآخيرة.
    10- الرجال من المريخ والنساء من الزهرة.
    11- حوار مع صديقي الملحد.
    Dhammaan buugtaas inta aan soo bixin si hormo hormo ah ayaan u soo deynaynaa.
    Mahadsanidiin.

Комментарии • 267

  • @idil5758
    @idil5758 Год назад +58

    Laba qodob ayaa lagu guuleystaa Alle ka cabsiga kadib
    1. Garashada caadooyinka wanwanaagsan.
    2. Joogtee OO ku camal fal.

  • @hibocadar5342
    @hibocadar5342 Год назад +24

    Dhalinyaro markan arke wan so carare 😂thanks Adan anigon daawan ban garanaya inan wax badan ka faa'iidaya😊

    • @ahmett5835
      @ahmett5835 Год назад

      Gabdha dhalinyarta ah wan jacalahay😢

  • @Shafie211
    @Shafie211 Год назад +19

    1. Joogtayn
    2. Afkaaga iyo gacantada halaga nabad galo
    4. Qalbiga dadka dhawr
    5. Qof coppy ha unoqan
    6. Nolasha casharo kaqaado.
    7. Xarriika ilaahay dhawr, gaar ahaan salaada
    8. Qofna haka sugin inuu adiga un wx kuu huro ee adna wax hur/ quur.
    9. Haddaad balwad wax ku qabto hanoqoto chess /shadranjiga.
    10. Soco oo safar si aad waayo aragnimo u hesho.
    11. Asaaxbtadu wa raasamaalkaaga
    12. Dadka wax tar.
    13. Yayna kusaamayn aragtida kali noolaanshaha ah .
    14. Unooloow si aadan hadhaw uqoomamoon markaad duqoowdid.
    15. Aamin, talo saaro Alle kadibna kudhaqaaq
    16. U cudaur daar dadka intaad awoodid
    17. Baro sida aad u oran lahayd MAYA wa barbilowga nolasha
    18. Noqo qoq dhexdhexaad marka aytimaado in wax labixiyo.
    19. Ilbiriqsi kasto noloshaadu challenge ayay xalinaysaa ee dooro adigu challenge yada aad jeceshahay inaad xalisid, inta aay noqon mid khasab kugu ah.
    20. Si jirtaa siima jirto/ دوام الحال من المحال
    Sidaa darteed kafa'idayso nolashaada inta ayna wax isbadalin.

  • @axmedsahal5453
    @axmedsahal5453 Год назад +22

    ما شاء الله يا أخي الفاضل الله يمتعنا ببقاءك

  • @ahmetqadi2054
    @ahmetqadi2054 Год назад +15

    War wll mahadsanid 20 qodob oo muhiima weeye Noo soo badi barnaamijyada noocana ee dhalinyarada taageeraya❤

  • @husseinyousuf8111
    @husseinyousuf8111 Год назад +5

    الا ليت الشباب يعود يوما فأخبره بما فعل المشيب

  • @abdurahmaankeynaan1504
    @abdurahmaankeynaan1504 Год назад +8

    First one ayaa noqday maanta 😅 inta iga danbeysa ilke ii saraa hadaad wax ka faa iday ❤

  • @sihamyusuf6291
    @sihamyusuf6291 Год назад +4

    ••
    مَا ‏خَابَ عَبدٌ قَد أتَىٰ لحِمَاكَا !
    • شَطرٌ بقَصِيدَة | 🪴

  • @ismaciilismacade275
    @ismaciilismacade275 Год назад +6

    Aadan Sagan waadku mahadsantahay wll xilka aadiska satay wacyi galanta dhalin yarada soomaliyeed allaah hakuxafido wll

  • @umalqueen1247
    @umalqueen1247 10 месяцев назад +2

    Waan jeclaan lahaaa inu sii bato casharku wlhi❤ sifcn ayuu iidhiri glaiyay

  • @mucaad_haji
    @mucaad_haji Год назад +12

    جزاك الله خير الجزاء

  • @AhmedBinAbdallah
    @AhmedBinAbdallah Год назад +4

    Mahadsanid ❤
    Sixitaan: chess ma banaana ama شطرنج culimada wa xaran bay dhehen.

  • @alleyaqaan4728
    @alleyaqaan4728 Год назад +7

    Kullayba wax dheel hadaad caadaysanayso chesska caadayso❤
    Kalmad aan kaa qoray aadan khadar cali❤

  • @MohamedHassan-se5ne
    @MohamedHassan-se5ne Год назад +4

    Mahadsanid Walaal📚👍

  • @ciiltirainacileeye9844
    @ciiltirainacileeye9844 Год назад +3

    Hal qosob ayaa fikirkeyga ka badashey alaha ku xiftiyo ❤❤

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Год назад +5

    Maanta ma xagii dhiirigalintaaa ....
    mhdsanid ❤️

  • @abdinasirsheikhmohamed3869
    @abdinasirsheikhmohamed3869 Год назад +1

    Guulayso wll

  • @abdifitahaadan3224
    @abdifitahaadan3224 Год назад +2

    Wax badan ayaan kaa faaiday waa mahadsantahay💯

  • @Dhacdooyinka_dunida1
    @Dhacdooyinka_dunida1 Год назад +2

    Jasakallahu kheran ustaad Rabi Haku karameeyo
    🙏

  • @user-zw1jp8qe5o
    @user-zw1jp8qe5o Год назад +4

    Xikmad waa mcnka nolosha bro horay usoco❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @unknownjacky7430
    @unknownjacky7430 Год назад +1

    شكرا لك يا استادي علي نصيحتك

  • @yahyemohamud6721
    @yahyemohamud6721 Год назад +1

    Mahadzanid zhp Aadan wax badan ayad noo iftiimizay jazakallah❤

  • @abdiqaniomar985
    @abdiqaniomar985 Год назад +1

    Qoddobadan soo badi

  • @SakariyeAli-cy1mq
    @SakariyeAli-cy1mq Месяц назад

    aadan mahadsanid

  • @zooroarts6401
    @zooroarts6401 Год назад +1

    Maxaad ilaahy agtiisa ajar iyo xanasaad badan aad dhigatay jazakallah

  • @cabdicasiismaxamad7950
    @cabdicasiismaxamad7950 Год назад +1

    Aad iyo aad baad umahadsantahay ustaad alle hakuu abaal mariyo sidaad noogu dadaalaysid😊

  • @ApzhirAhmett.
    @ApzhirAhmett. 8 месяцев назад +1

    Thanks prother

  • @saalax7455
    @saalax7455 Год назад +1

    Wll iga weyn oo aan jeclahay mar walbana bala nala taliya noona soo jeediya wax na anfaca aduun iyo aakhiraba wll guuleyso aduun iyo aakhiraba❤

  • @user-zk8bs1hn2m
    @user-zk8bs1hn2m Год назад +1

    Thank you sahanka xogaha😢😢😢

  • @abdisalamsidow
    @abdisalamsidow Год назад +2

    Mahadsanid Aadan Sahan ❤

  • @mahadcabdi7280
    @mahadcabdi7280 Год назад +1

    Jasaakalaahu kheyr zhp aadanow waano iyo waxtarba wuu leeyahay mawduucani ❤

  • @codewithdahir
    @codewithdahir Год назад +1

    Aad iyo aad ayaad u mahdsanthy wll aadan, waxa tahay qof si toosa noola taliya

  • @sahrasahra7492
    @sahrasahra7492 Год назад +3

    masha alhe tabarakalahaa mahadasanid aadan khadar 🦝😇 aadanow barayahan casharada waa laragata inakasatdada arada,ii tahayi hadana kama marano oo kanalaku waaw wehelakayaga aada iyo ada bada u mahasatahayi walalkayaga qaliga 🥰🥰🥰🥰🤩

  • @abdisamadmohamed9066
    @abdisamadmohamed9066 Год назад +1

    Thanks walale

  • @ismacilamare9624
    @ismacilamare9624 Год назад

    Mahadsanid wLoh

  • @ibra-binibra
    @ibra-binibra Год назад

    waxa iga yabiyay sida maskaxdayda u akhrisay adiga oo aan aqoon ii lahayn
    war nio hore u soco

  • @abdirahmanhusein4747
    @abdirahmanhusein4747 Год назад +1

    Mashallah wll
    Allah ku barakeeyo waa cashar muhiim ah

  • @Farhanhonest.8853
    @Farhanhonest.8853 9 месяцев назад

    Mahadsanid wll qli

  • @isruushinacali8929
    @isruushinacali8929 7 месяцев назад

    Mahadsanid wallkey😊❤

  • @samiiracadaani7937
    @samiiracadaani7937 Год назад

    Mahadsanid wll

  • @aishamohamettcadey6278
    @aishamohamettcadey6278 Год назад

    Wllkay Qaaliyoww rabbi dambigaa ha dhaafo wlhi waQti fiican bd naga soo gaarteyy o si weyn bn uga faa'idey muqaalkgan wxaadpa modasa inuu Ani igu socdo ❤

  • @abdulqadirmohed7944
    @abdulqadirmohed7944 Год назад

    macalin Aduunka abaal.kaaga hyaa cilmigaaga aakhirana marag baan.kaga ahay hor ilaah

  • @cabdisamadyasin3360
    @cabdisamadyasin3360 Год назад

    Adan sxb guulayso

  • @mohammedibrahimm8258
    @mohammedibrahimm8258 Год назад +2

    Waxyaabaha aan ka faaiday chesska waxa kamida xoolahaga siday ukala muhiimsan yihin ukala ilaali waayo isku qiimo maha

  • @Xabiibatullaah100
    @Xabiibatullaah100 Год назад

    Mahadsanid

  • @abdulahiaynab797
    @abdulahiaynab797 Год назад

    Thnks wll

  • @suleekhafarax3686
    @suleekhafarax3686 Год назад +1

    Mashallah walal waxan ka faaidnaa casharo, tariikh,diinta, aqoon 😊😊guul sahanka xogaha😊😊😊

  • @mouhyadinabdifatah1695
    @mouhyadinabdifatah1695 Год назад

    MAA shAA AllAAH jAZZAA Ka LLAAHU khayran wll waxbadan Ayan ka fa idnay الله يحفظك

  • @wizkadar5878
    @wizkadar5878 Год назад +3

    asc macalin aadan magacaygu waa khadar Moussa aden waaxan ahay arday jibutian ah markas waaxan so ibsaday buugaga faca koraya markas waxan doonaya in aad igalataliso sidi an uu akhrinlaha mise video kasosame sida ardayda ay buugagtu ku cusubtay sidi ay uu akhrinlahayen

  • @user-nv6mg4zg8c
    @user-nv6mg4zg8c Год назад +19

    أسطورتنا غالي ❤❤❤

  • @hamseyousuf9525
    @hamseyousuf9525 Год назад

    Mahad snaid walal

  • @user-qh2en5mc1h
    @user-qh2en5mc1h Год назад

    Masha allah ilaheyhaku karaameyo ustaad qofobadan inan dhaqan geliyo ayan rajeynaya insha allah

  • @OmarAhmed-bi2lj
    @OmarAhmed-bi2lj Год назад

    Mahadsanid walaal Aadan wax weeyn baad inoo faa'ideeysey

  • @user-qh2en5mc1h
    @user-qh2en5mc1h Год назад

    Baarandagto qaabki aad usameyn lahed

  • @hideeyes8565
    @hideeyes8565 Год назад

    ربي يسعدك ويحفظك من كل سوء

  • @muscabdahir778
    @muscabdahir778 Год назад

    Marsha allah Ustadi

  • @AbdinuurMohamedFaarax-qh7bd
    @AbdinuurMohamedFaarax-qh7bd Год назад

    ماشاء الله أخي العزيز
    هذه دروس ماتع

  • @ismaciilcabdi1
    @ismaciilcabdi1 Год назад

    ماشاء الله عليك يا اخي الفاضل

  • @user-hz8hd6ii7d
    @user-hz8hd6ii7d Год назад

    Mahadzanid macalin🎉🎉🎉🎉 Alle ha ku sharafo🎉🎉🎉

  • @arafatshire5992
    @arafatshire5992 Год назад

    جزاك الله خيرا اخي

  • @user-du3su4dj6j
    @user-du3su4dj6j Год назад

    بارك الله فيك وجزاك الله خير ❤

  • @mohamedqasimhussein9150
    @mohamedqasimhussein9150 Год назад

    mahadsanid wll naseexadaada allaha kaa abaal mariyo

  • @abdihakim7491
    @abdihakim7491 Год назад

    Mahadsanid.
    Noted 12...

  • @maxamedsiciid123
    @maxamedsiciid123 Год назад

    جزاك الله خيرا وبارك الله فيك

  • @4d63
    @4d63 Год назад

    Alle haka abaal mariyo ustaad

  • @mumtaasnuh5723
    @mumtaasnuh5723 Год назад

    mahadsanid macalin aan wax badan ka faaiday

  • @Cabdiqanisaalax1
    @Cabdiqanisaalax1 Год назад +1

    Wll waadmahadsantahay 100/100
    Noo soo badi wll

  • @nuurnuur8490
    @nuurnuur8490 Год назад

    Shukran akhii aadan

  • @GashaanGantaal-wf2zg
    @GashaanGantaal-wf2zg Год назад

    mahadsanid wll waa waxwanaagsan oo lugu dhaqmikaro

  • @YahyeMahad-bf5cz
    @YahyeMahad-bf5cz 11 месяцев назад

    M.a
    Allh ha
    Abaal marin

  • @nasrudiinxassanmahamuud8270
    @nasrudiinxassanmahamuud8270 Год назад

    Waad mahad santahay sxp sare

  • @kamaludinaden-xp8ev
    @kamaludinaden-xp8ev Год назад

    Mncha Allah uztead

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 Год назад

    Mahadsanid wlo qali

  • @jaabiribraahim9819
    @jaabiribraahim9819 Год назад

    Mahadsanid ustaad

  • @fahadmuhudiin6790
    @fahadmuhudiin6790 Год назад

    Thanks

  • @salmocali3535
    @salmocali3535 Год назад

    Mahadsanid Wll ❤❤ Allaha ku xifdiyo wll

  • @user-qh2en5mc1h
    @user-qh2en5mc1h Год назад

    Aaminto arinka ooaad xirfadisa iyo aqontisa barato inad alle talasarato

  • @muscabcadaani8300
    @muscabcadaani8300 Год назад +1

    WLLKEY AADAN SAHAN THANKS ❤

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 Год назад

    Mahadsanid wll adan

  • @husseinyousuf8111
    @husseinyousuf8111 Год назад

    Ustaaaaaadka

  • @user-khadar7r
    @user-khadar7r Год назад

    Al ustaad mahadsaid❤

  • @user-qh2en5mc1h
    @user-qh2en5mc1h Год назад

    Xirfadisa iyo aqontisa aad brto

  • @abdikadirmahamed1
    @abdikadirmahamed1 Год назад

    Ku mahadsanid ustaad.

  • @mohiidiinadan4834
    @mohiidiinadan4834 Год назад

    Casharada faaidada leh so badi wll

  • @amatulaahalaah8891
    @amatulaahalaah8891 Год назад

    جزاك الله

  • @higilhassan975
    @higilhassan975 Год назад

    Shukran bro

  • @khaalidmustafe-qk1vn
    @khaalidmustafe-qk1vn Год назад

    allaha ku dayo walalkaygi idhawa hore usaco

  • @user-qh2en5mc1h
    @user-qh2en5mc1h Год назад

    Fa uqbirahu Bila facalal mashibo

  • @wadanigadhabta4372
    @wadanigadhabta4372 Год назад

    Barakallahu fikum aqiii😍😊

  • @abdullahimohamudyusuf6032
    @abdullahimohamudyusuf6032 Год назад

    Aad baad u mahadsantahay wll

  • @Axmeds222
    @Axmeds222 Год назад

    Mahadsanid wll 🥰

  • @djamaldjama7664
    @djamaldjama7664 Год назад

    Ilaahay ha kaa abaal siiyo wll

  • @hassanwarsame3121
    @hassanwarsame3121 Год назад

    Mahadsanid Ustaad ❤🎉

  • @IbrahimAbshir907
    @IbrahimAbshir907 Год назад

    Jasakallahu kheyran wll

  • @user-pc8kp3cg5l
    @user-pc8kp3cg5l Год назад

    Masha Allah wll Allah haku barakeeyo ❤

  • @user-cl3ij5ti1v
    @user-cl3ij5ti1v Год назад

    sidii inaad beelo rogmaday kasoo hadhay kulahaaa😅mahadsanid wll Allena hakuugu daro miisaanka xasanaadka

  • @saabirmaxamed
    @saabirmaxamed Год назад

    Thanks teacher

  • @user-qh2en5mc1h
    @user-qh2en5mc1h Год назад

    Qoomameyneyso aadn jirin

  • @user-qh2en5mc1h
    @user-qh2en5mc1h Год назад

    Xaaladz sidn msii ahndonto intad wayin kafaideyso noloshu sidan masii Ahn dontee

  • @ilyasmahdi6961
    @ilyasmahdi6961 Год назад

    Asalamu alaykoum walaal videogan maanta waa muhim aad ayuu ahmiyad uleyahay🥰😍❤️❤️❤️❤️❤️😇😊😊😊👍