110 | Wax kasta oo ninka Soomaaliga ah ku saabsan.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 янв 2025

Комментарии • 363

  • @i.L.O.V.e-z8z
    @i.L.O.V.e-z8z 4 месяца назад +130

    Podcast iyada kle waaban ku caajisaa Lkn Sahan podcast kuma caajiso ❤ thanks wll

    • @AmrankhalidGaas
      @AmrankhalidGaas 4 месяца назад +1

      Same❤

    • @ahmedka001
      @ahmedka001 4 месяца назад +2

      Aniguba wlhi hadaan ogaan laha inu chanel noocan ahi jiro Mar horan ku xidhmi lahaa kana mid ahan laha dadka ugu horeeya ee kuxidhma🎉

    • @SharmaakeCabdarashiid
      @SharmaakeCabdarashiid 4 месяца назад

      Burco ❤❤❤❤😂😂😂😂

    • @ikraali172
      @ikraali172 3 месяца назад

      @@ahmedka001ku xirma dheh😂

  • @mahaddahir1561
    @mahaddahir1561 4 месяца назад +101

    Thanks!

    • @mahaddahir1561
      @mahaddahir1561 4 месяца назад +18

      4ti sano ugu dambeysay waxaan kaa faaidey inta kuma soo koobi karo walaal aad iyo aad waad mahadsan tahay

    • @sahanka97
      @sahanka97 4 месяца назад

      ​@@mahaddahir1561 Ilaahay ha ku karaameeyo wll.

    • @Mdam1232
      @Mdam1232 4 месяца назад +15

      Hada ma lacag ba u dirty lipax walhi parnamijkñi wax lacg lagu bixiyo wayhee

    • @hoodo9260
      @hoodo9260 4 месяца назад +6

      Wlhi meel lacag lagu bixiyo weeye dunida kle casharada noocan ah kumanaan dollar baa lagu bixiyaa 👏

    • @naswarcabdi3968
      @naswarcabdi3968 4 месяца назад +5

      Inta iyo in kabadanba u uqalma waa runta hadana cid kuwaydisatay majirtaee raganimadaada ayad ku garatay 🫡🫡

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 4 месяца назад +16

    😂Alla ilaahow aadan oo kle isii, dhalintana wacyigooda kor u qaad ❤

  • @maxamedaxmed6273
    @maxamedaxmed6273 4 месяца назад +37

    Wax aad u fiican waaye . wax yaabo badan oo aan U arkaayay raganimo, ayaa noqday dhaqan soomiyeed

  • @AyaanMaxamuud-ot6wh
    @AyaanMaxamuud-ot6wh 4 месяца назад +17

    Aadan sahan waxan ku xidhanay ilaa 2016 kii walina 1 milion muu gadhin somalida qofkoda idhergaradka meel magdhsiyaan mahadsanid wll marba waxad ka hadashaa waaqica jira 👑

    • @bukhaaribashir
      @bukhaaribashir 4 месяца назад +2

      Qaybtiisa Jinigaad Ku Xidhnayd Wll Qaybtiisa Insiga 2018kii Baa La Bilaaby

    • @Kadira_roble
      @Kadira_roble 4 месяца назад +1

      @@bukhaaribashiralla wad iga qoslisey qeybtisa jiniga kulahaa😂😂😭

  • @AyaanAlisiciid
    @AyaanAlisiciid Месяц назад +2

    Ustaad aadan mahsanid runtii mawduucyada ad ka soo hadasho ama aad soo bandhigtid wakuwo xaqiiqatana kahadla nolosha dhabta ah🫡

  • @Somaliadicumentry12
    @Somaliadicumentry12 4 месяца назад +65

    Saan kuu dhageysaneey xitaa burcoon wligey arag baan barty😅

  • @Lovelyyy-i6v
    @Lovelyyy-i6v 4 месяца назад +35

    Waxbadan oo raga kusaabsan ban maanta kabartay Adan Mhdsanid❤

  • @Abdiqaadir-kaahin4820
    @Abdiqaadir-kaahin4820 2 месяца назад +4

    Allaylahe dhammaan adkayaasha ayuu quseeyaa muuqaalkani, Alle masuuliyadaha iyo culaysyada aan wajahayno ha inoo sahlo Saaxibataal.💯

  • @kaltuunabdinasir8735
    @kaltuunabdinasir8735 4 месяца назад +28

    Wan la dhacay mawducan runti anigu nin ma ihi mana dareemayo melaha qaar ad carabka ku adkynaysid
    Lkn hadhaw markn gursado si ninkayga mustaqalka aan kaalmatik nololed iskugu noqono ayan u dawaday
    Hal mid bn kuu oganahy oo ah in la xaqiro doorka aabaha bulshada uu kaga jiro kalmada aabo aniga ahan meel adag bay iga tagantahay.
    Allaw abayasheen u naxariso adun iyo akhiroba

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 4 месяца назад +21

    Wadku mahad santahy ustad wakhtigada qaaligee noo huray ilahay hanaga dhigo kuwi ka faaiidaysta barnemijyadada🎉

  • @jabrayasin7892
    @jabrayasin7892 4 месяца назад +6

    Legend wan ku salamaya xaqiiqdad ka hadashay really, wax akhrisku waxadan gaarin bu ku bara inadan guursan ban daremin hadana noloshaas siday tahay bad uga warantay.
    Jazakallah.

  • @MahadAbukar-l7o
    @MahadAbukar-l7o 4 месяца назад +11

    Mahadsanid Aadanow runtii waa mowduuc aad umuhiim ah wallahi aad baan uga helaa mowduucyadada midh ima dhaafo .

  • @fuadabdi2137
    @fuadabdi2137 4 месяца назад +8

    Mawduuc miisaan leh oo xaqiiqooyin badan ku jiraan weeye. Mahadsanid mudane Aadam.

  • @Nada-ps8lq
    @Nada-ps8lq 4 месяца назад +15

    Mansha Allah caleyk wllo aadan, wax badan baadnoo iftiimisay .
    Walalkayga calaf isu kaayo keeno in aan ugaraabo ayaad ifahansiisay oo aanan anaani noqon❤

  • @csalaanhassanmohamed7735
    @csalaanhassanmohamed7735 4 месяца назад +7

    Aaad ban kaga mhd celinayana hdn nahay ina rag, run ahanti boos weyn bad somali uga jidha horay usoco
    run ahanti wax bdn o bulshada
    Kamqan ba ka dhex guxaya.
    Gafka in bdn iska ilali hory usocd👍

  • @LeilaMohamed-t6q
    @LeilaMohamed-t6q 4 месяца назад +41

    MashaAllah Walahi you hit the nail on head SubxanaAllah

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 4 месяца назад +13

    Dalalka horu maray casharadan oo kale lacago badan baa la kala siistaa
    Mahadsanid macalin ❤

  • @Muhammadabooké
    @Muhammadabooké 4 месяца назад +6

    Aadanoow podcastaha mid wada hadal ah yacnii in fikaradaha la is wiidaarsado inoo dhex gali noo ( ayadoo dood ah qof oo iswiiraadsataaan fikradihiina so salamit leeeeeeeeeeeh

  • @amuunjama126
    @amuunjama126 4 месяца назад +6

    Aabahay Allaha cimriigiisa haw dheereeyee waligey daqiiqad kama bixin mankayga hoyadey si quruxbadan noma soo koriseen hadaan aabahay nolol quruxbadan noo sameyn lahay waxan kusoo koray nolol degan sababta aabahy inuu ahaa masuul rerkisa iyo carurtiisa daryeela ahaa illaahow anoon abaalkiisa gudin hay dilin❤

  • @amevg6902
    @amevg6902 2 месяца назад +2

    Adke Adke dhalay ayaad tahy sxb Intad wakhtigaga no hurty wanu kaaga mahad celinyna 🫡

  • @MaryanAbdullahi-r3k
    @MaryanAbdullahi-r3k 6 дней назад +1

    Sahan podcast wiil cod kar 😍💐

  • @Somalibadboy
    @Somalibadboy 4 месяца назад +24

    Dhawr boqol oo muuqaal oon ka daawaday kanaalada Aadan sanadihii lasoo dhaafay, waxa iiga faa'ido badan muuqaalkan waayo wuu i khuseeyaa😢.

    • @ixsaanmustafe3923
      @ixsaanmustafe3923 4 месяца назад +2

      Insha allh inay dumarku idin fahman ban rajaynaya wll

  • @Xaliimomaxamed114
    @Xaliimomaxamed114 4 месяца назад +14

    Shekadan is bar bar dhiga waa ciilka uguxun oo qofku soomaro aniga oogabara toolo jooga oohayaday lanool waxay igu sababtay inaa katago oomagaalo wayntago ooisasasooro si qafkii lay barbar dhigayey aan uga fiicnaado aragtidayda

  • @juweriyaabdihakim1287
    @juweriyaabdihakim1287 4 месяца назад +35

    Waxbaro oo aqriso laiguma karo hadana halsac podcast oo ninkaba dhagesanaya 😂😂😂😂😂

    • @Randa17
      @Randa17 4 месяца назад +4

      Isku mid 🙌🏼😂

    • @hassannoorali2586
      @hassannoorali2586 4 месяца назад +5

      Ninyahow wax kale ayad wada, dagahadalkas looma dulqadan karo nin yahow.

    • @aishaisxaq
      @aishaisxaq 4 месяца назад +7

      Saad udhagysanyso ayad is arki doontaa adoo wx akhris bilaby

    • @Abdirahiim_Cimraan
      @Abdirahiim_Cimraan 3 месяца назад

      😂😂😂😂😂

    • @najmajama4698
      @najmajama4698 3 месяца назад

      ​@@aishaisxaqAdugu ma bilowdy😂

  • @HamdaHarago-c1d
    @HamdaHarago-c1d 3 месяца назад +1

    Nasiib badanaa qofka video dawaday ilahay qof kastoo u bahan video kuso hagaaji caqiibuu leeyhy ❤😯 mhdsanid aadan walal wad daadaashee❤

  • @MaxamedabdiAdan-p4g
    @MaxamedabdiAdan-p4g 4 месяца назад +17

    Waxaan kaa dhagey sanooyaa baydhabo Alle haku barakeeyo sxp

  • @jamajama8221
    @jamajama8221 4 месяца назад +4

    Thank you as a Canadian Somali who has never to been to Somalia 🇸🇴 I understand you what somali boys are going through !!!! We need to heal and to rehabilitate ourselves !!! We all have family traumas from the civil war and losing our country!!! Mahadsanid Sahan

  • @ahmedka001
    @ahmedka001 4 месяца назад +20

    Waxa wax laga xumaado ah inaan chanelkani 1M gaadhin.

  • @aliliban45
    @aliliban45 4 месяца назад +5

    Hadii aad nin raga tahay adigu noqo qof dhinac walba Ka dhisan haday tahay garaad iyo jidh ,maaliyadba iyo Dareen a inta aad GAbadh raadsan sbb to ah nin Ragu sidaas Ayuu samaysan yahay mahadsanid wll Adan runtii waxad tahay nin waaqi ah wax badan fahamsan ilahay caqliga, cimriga, cilmiga hakuu barakeeyo from dhir dhaba

  • @Xamdamahamed-u7c
    @Xamdamahamed-u7c 4 месяца назад +20

    Wllhei aadanow waa idinla daremayaa malaa dumarka waanka caqli badanahay aniga waxad ka hadlayso waxad moodaa wagaan kafekerayay in aad maskaxdayda ku dhex jirtay adanow ilahay cadaw hanoga ka hayo waxa tahy qof aad uwaaqiciya oo wax badn og ama garanaya waxa tahy dadka fara ku tiriska ah ee somali kaso dhexmuuqday

  • @Inamire-z6z
    @Inamire-z6z 3 месяца назад +2

    Aniga oo aan nin soomaliyeed aheyn ayaan intaaba dareensana, inti aan wax aqrinayay iyo intaan wiilasha walaalahay ah culeyska saaran u arkayay

  • @ahmedcade7782
    @ahmedcade7782 4 месяца назад +16

    Nin walba oo qadiyadaha umada islaamka guud ahaan iyo tan somaliyeed gaar ahaan
    U war haya
    Waxay dhaxalsiinaysaa murugo iyo niyad jab iyo quus
    Ilaa marka danba ay xataa dabeecadahaaga saamayso😢
    Lkin waxaan rajaynaa in murugadaasi ay shidaal u noqoto isbadal dhab ah oo aynu waaqiceena ku badalno

    • @mohameddeeq7578
      @mohameddeeq7578 4 месяца назад +3

      Yes sxb waa inaan barana sida aan isu hormari leheen ee an wax u badali leheen

    • @SayidSiciid-q2k
      @SayidSiciid-q2k 4 месяца назад

      Aad iyo aad

  • @ikraamali7645
    @ikraamali7645 4 месяца назад +2

    Aad io aad xaqiiqoyin bdn ka hadashay sida quruxda bdn waxwlbo ino fahansiiso mahdsnid wllkn cilmiga iyo caqliga allaha haku barakeeyo mashlalh jazkalah qayr 🎉

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 4 месяца назад +5

    Mahadsanid walaal aadan walaahi waan ku farxaa markaan arko sida aad bulshada u dhisto ❤

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 4 месяца назад +1

    Adanow anoo waligay Xamar ka bixin aa burco ikala bartay
    Thanks Aden podcast yadaaan wax bdn kusoo koobtay oo muhiim ah .

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 4 месяца назад +2

    Ustaad ka soo hadal tarbiyada caruurta si looga hortago dhibaatooyinka ilmaha ku dhacaya marky yaryihiin allaha ku barakeeyee

  • @ShuaybmuktarMumin392
    @ShuaybmuktarMumin392 3 месяца назад +4

    Runtii Adaanow waad abaartey kadib markaan 2 bil ka hor school kii kabaxay waxaan la idareensiyay in la isugaayo si daran weliba Hadd shaqo raadis ahay

  • @obsacmajid6537
    @obsacmajid6537 4 месяца назад +3

    😢😢😢 mashallah walal
    niyoow ❤ wad iga dheh hadash 80% wan ku faaxmfe inaan daraasad ku wa mid qiimo leh ilaahay ha nafahasiyo❤❤❤😢

  • @ilwaadsan3242
    @ilwaadsan3242 4 месяца назад +7

    At the same time..... Baahida ugu weyn ee dumarka waa lacagta dumarka lacagta waa u laf dhabar lacag jaceylka dumarka maaha wax eey kaligeed manafacadsanaysa waxay dumarku lacagta u jecelyihiin iney nolasha qoyskeda ku wanaajiso kagana qoys qurux badnaato qoysaska kale ama dumarka kheyrkeda aaney uga hoseyn xag walba taa fahma ragow naagta ninkeedu xaga jeebka ka dhisa isaguna sida boqor oo Kaley ula dhaqanta kheyrkina wey dhaafisa wle👌💯✍️

  • @ismailabdisalan1618
    @ismailabdisalan1618 4 месяца назад +8

    The KingOf RUclipsrs Sahan ❤🎉 Keep going Shp 🤴🇸🇴

  • @RaxmaCabdiraxman-q7p
    @RaxmaCabdiraxman-q7p 4 месяца назад +8

    Labada koob ee noloshu kululaysay ma isku qaboojisana😂 hadal fany ah😂

  • @jamalu-diinqaransuge5200
    @jamalu-diinqaransuge5200 4 месяца назад +3

    Waxaa muhiima aadanow labo koob oo caano ah baa nahay oo nolloshu kululaysee ma isku celceshanaa cajiib😂❤

  • @nimcaaxmadMire
    @nimcaaxmadMire 4 месяца назад +7

    Dhanka gabdhaha kasoo hadal❤

  • @Mohameddone198
    @Mohameddone198 4 месяца назад +4

    15 jir malinkan aha ayaan guud ahaan msauuliyada Xaafada la wareegay madama aan aabo noolayn Alxm maanta oo aan 30 ahay illahay Wa igu asturay habeena layma dareensin inaanan ku filayn masuuliyada qoyska aabahay igaga tegey..Hooyo oo ah qofka iigu dhowna Wa igu garab siisay masuuliyada hadad daacad u tahay alle Wa kugu asturaya

  • @MubarekDahirOsman
    @MubarekDahirOsman 4 месяца назад +1

    Podcast aad uu saamayn badan oo dhan walba taabnayaa Mhadsanid adan sahan Nin dhalinyada garaadkoosa dhisaya🙌

  • @abdifatahibrahim5399
    @abdifatahibrahim5399 3 месяца назад +1

    Alla yacisak ustaad🎉

  • @Ogzentx
    @Ogzentx 3 месяца назад +1

    29:00, alla garacsanidaa ilmaan iska baadhinay waanad nugu kala qarxisay.

  • @saafiahmed-z7k
    @saafiahmed-z7k 4 месяца назад +1

    Aad bad u mahdsanthy wllo sida nogu fahfahisay wxybo badan oo aan ogayn ilhyna wxn kaga barye liban aduun iyo akhriba🤲🥹

  • @HodonCawil-eu3ct
    @HodonCawil-eu3ct 4 месяца назад +2

    Masha allah adanaw mawduuc mu hiimaad ka hadashay runtiina sidii ugu haboonydna waad ula fa gurtay ilaaahayaw ku bara kee oo ku daa waayo badan ❤❤❤

  • @NasraMaxamuud-p7s
    @NasraMaxamuud-p7s 4 месяца назад +1

    Masha Allah wa wacyi galin iyo in yaro funny ah🥰

  • @NACIIMAMUUSEMUXUMED
    @NACIIMAMUUSEMUXUMED 4 месяца назад +1

    Rabi yoow noo xifdi aadan sahan iyo Hal door ka aaadanoo kale ah ee umada so maaliyeed❤

  • @obsacmajid6537
    @obsacmajid6537 4 месяца назад +2

    ❤❤❤ to adan sahan
    Umrii dheer iyo cafimaad Allah lagu caabudo ebba ha ku siiyo from jinaksan ❤❤❤😊

  • @SeygaSeyga
    @SeygaSeyga 4 месяца назад +1

    Mahadsanid ustaad aadan qadar cali rooble erayga raganimo micnihisa ugu weeyn maanta ayaan bartay خزاك الله خيرآ

  • @Bushrocadeey_2000
    @Bushrocadeey_2000 3 месяца назад +1

    Cilmiga aan 12 daqiiqo an kufaa iday wa cilmi aan u adeegsan karoh mudo 6 ila 7 sano🙏❤️

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 4 месяца назад +4

    Wll aadan khadar cali ilahay aduun iyo aakhiraba ha ku sharfo😊🎉❤

  • @amranadan7900
    @amranadan7900 4 месяца назад +2

    Allahumma Baarik.
    I am interested in the programs you discuss.
    I appreciate it; this was a great one.

  • @abdirahmanosman3704
    @abdirahmanosman3704 2 месяца назад

    Aadanow aad baad u mahadsantahay Inadeer, waxyaabo badan oo dantayada ah baad noo iftiimisay ka rag ahaan.

  • @qadarbashirbile4033
    @qadarbashirbile4033 4 месяца назад +3

    Waa xaqiiq qodobada ka hadashay wllkey adanow

  • @AbdirahmanAliIsmail-qf3ly
    @AbdirahmanAliIsmail-qf3ly 4 месяца назад +5

    War Aadan aad iyo aad baan kuugu bogaadinayaa barnaamijyadan danbe ee waaqiciga ah, waxaan ku leeyahay bartaa ka wad mawduucyadan qiimiga badan.

  • @Zalmiita-b6q
    @Zalmiita-b6q 4 месяца назад +1

    Alle haku barakeey0 wllo

  • @shaficiahmed5425
    @shaficiahmed5425 4 месяца назад +1

    Coach life. Aadan Khadar Cali.

  • @ashaahmedsiad
    @ashaahmedsiad 4 месяца назад +3

    Walaalkey iga yar ayaa cajarka dhalo kawashay anagoo badan oo yar-yar.
    Hadaba maxaa dhiigjoojin ogadhignay ciid iyo caano boocbooc 🎉
    Wax waalidka aan lasocodsiinayna mabajiraan ilaa meeshii ay banatay❤

  • @fardusahmed3757
    @fardusahmed3757 4 месяца назад

    mansha allah tabarakallah wll adan hore usoco mawduuc yo loo baahan yhy baad bulshada uga faaidaysa
    arimahan oo dhana waa waxjira waaqiciya

  • @saafially2547
    @saafially2547 4 месяца назад

    Masha allah tabaraka allah raga somaliyeed wa ina inaad emotional psychology ka dhistaa

  • @almaxamedsaneey7043
    @almaxamedsaneey7043 4 месяца назад +2

    Very good brother golden voice baad thhy runtii ❤

  • @EnglishsisSister
    @EnglishsisSister 4 месяца назад +1

    Podcast kaan wax ween ayuu iitaray aniga caawa jaazaka alaahu kher

  • @caamitSaid-j2s
    @caamitSaid-j2s 3 месяца назад +1

    He's the best🎉

  • @SUHAYBJOKEF2021pk
    @SUHAYBJOKEF2021pk 4 месяца назад +11

    45:12 aadan khadar lagend wlhy

  • @Jiraalka_Maanta
    @Jiraalka_Maanta 4 месяца назад

    Aad iyo aad baad u Mahad Santahay wll 100,% waad qeexday Habnololeedka nin Soomaaliga ah intaad aad sheegtayna waa run

  • @Oowgeedi
    @Oowgeedi 4 месяца назад +1

    Aad iyo Aad Baad u Mahadsan Tahy Aaden Wax badan ayan Kaa Faida ❤

  • @abwaaan--ilkacase5173
    @abwaaan--ilkacase5173 4 месяца назад

    Ustaad mahadsanid Waxa badan baa ka.faaideyy wax kasTa aad.dhahdo waan qaata

  • @hoodonuur4445
    @hoodonuur4445 4 месяца назад

    Ilaahay haku barakeeyo caaliga ustaad ❤❤❤ soo badi programs oo kale

  • @cimraosman
    @cimraosman 14 дней назад +1

    Waa Runtii wale 😂

  • @MarwaMoh-u8q
    @MarwaMoh-u8q 4 месяца назад +2

    Abti yaa ku dhahy hooyada soomaliyeed xaflad baa loo dhiga marky masuuliyadeeda ka soo baxdo😮 waa lawada dulmanyeey ee hala isku dulqaata uun ❤

  • @ruqiyacasanyo3245
    @ruqiyacasanyo3245 4 месяца назад

    philosophy Adam sahan Barnaamijyadada wan jeclahay Wlhi mid kastana wan la socdaa🎉

  • @fathimaupthikadir6275
    @fathimaupthikadir6275 4 месяца назад

    Mash Allah alle haku barkeeyo wll

  • @FARHIAMOHAMED360
    @FARHIAMOHAMED360 4 месяца назад

    Masha allah Tarabaka Raxmaan adan walal allah ku sharfo Thank you so much 🙏🏻💯

  • @ZaynabCadar
    @ZaynabCadar 4 месяца назад +15

    Wilashena somaliyeed sorry for that brother's 😢

  • @kamaaludiinka
    @kamaaludiinka 4 месяца назад +8

    Maahmaah soomali ayaa ahayd ’doolina(jiirna) waa u geeri, caruurna waa u ciyaar’ raga qalbiga ayuu ka hadli hayaa, dumarkina waa u ciyaar 😀

    • @kowsarabdullaahi8823
      @kowsarabdullaahi8823 4 месяца назад +5

      Maanta anaaba idinka naxay ,Alla ha idin fududeeyo nolasha .

    • @Nada-ps8lq
      @Nada-ps8lq 4 месяца назад +1

      Anagu waxanu dhahnaa mulacna waa uqudhgooyo caruuna waa u madadaalo 😊

    • @abdikafialiissack5669
      @abdikafialiissack5669 4 месяца назад +1

      ❤sax

    • @abdikafialiissack5669
      @abdikafialiissack5669 4 месяца назад

      ​@@kowsarabdullaahi8823❤aamiin mahadsanid

    • @Kaeyow10
      @Kaeyow10 4 месяца назад +2

      Jiirna waa ka naf, bisadna waa ka ciyaar bay ahayd😅

  • @nimcosayid978
    @nimcosayid978 4 месяца назад +1

    M.a raga dhan hadawadan vidiogan❤😂

  • @YaasiinAxmed-z6f
    @YaasiinAxmed-z6f 3 месяца назад +1

    Waan ku salaamay walaal aadanow waxaan ku weydiinayaa ma inoo diyaarisay ama aan si kale u dhehee manoo tilmaami kartaa 🤔🤔

  • @ConfusedAnacondaSnake-lq1be
    @ConfusedAnacondaSnake-lq1be 4 месяца назад +1

    Aadanaow yaa kuu sheegay taariikh dayda

  • @AhmedFarah-r2o
    @AhmedFarah-r2o 4 месяца назад

    ASC , Adam
    Maa shaa alaah baaraka alaah fiik,,

  • @Beyraad
    @Beyraad 4 месяца назад

    Mahadsanid. Alle haka abalmariyo

  • @asadabuubakar6715
    @asadabuubakar6715 4 месяца назад

    Aad baan kaaga mahadcelina sxp aadan rabi qer hakaga abaal mariyo wax badan baan fahmay

  • @deeqqumana5340
    @deeqqumana5340 4 месяца назад

    Walahi hada culesbadan,oo iisaran ayu kahadlaya iyo kuwe hore iiso,qabsaday

  • @HamdaJamaismail
    @HamdaJamaismail 4 месяца назад

    Allahuma barik wll Noloshuba waa in laysku fahno waaqica Lagu nool yahay iyo wixii lasoo maray

  • @FatxiaDaahir
    @FatxiaDaahir 4 месяца назад +5

    Illaheyba jileec noooma abuurine ma qasabaan iskaga keena

  • @feyrouzmahad785
    @feyrouzmahad785 4 месяца назад

    Mahadsanid wax badan ayan ka faa’idaysan 🥰

  • @Safasahalaxmed
    @Safasahalaxmed 4 месяца назад +1

    Wallhi inanan waligay nin shukansan 20 kii baan ku dhadhowahay waligayna nin ma shukansan diyaar naa uma ihii inaan shukansado hada iyo sanadadan soo socda sababto oo ay tahay right now diyaar uma ihii inaan gursaado first waa inaan naftayda horumar garsiiya marka hore waa inaan nolosha fahma suu,aalo badan is waydiiya, marka hore naftayda waa inaan dhisaa oo aan fahma nolosha waxa aay thy inshallah I hope that🤭😊

  • @CabdikariinQaalibCabdi
    @CabdikariinQaalibCabdi 4 месяца назад

    Thanks ustaad😮

  • @abdifatahdayibabdirahman4987
    @abdifatahdayibabdirahman4987 4 месяца назад +5

    cunto karintu waajib kuma aha dumarka ✅

  • @ZiyeshJiin
    @ZiyeshJiin 2 месяца назад

    Ustaad aadan sahanka

  • @zainabzuzuoffcial3732
    @zainabzuzuoffcial3732 4 месяца назад

    Dhirgaliyahah dhalinta 🎉hore u soco

  • @Ssssssssssesssssssssss
    @Ssssssssssesssssssssss 4 месяца назад

    Ustaad aad aa umahadsantahy 😊

  • @Umalkheyr-q2m
    @Umalkheyr-q2m 22 дня назад +1

    RAGiii HoRe😂😂😂😂😂

  • @Araweelo.599
    @Araweelo.599 4 месяца назад +4

    Waa sababta nagaha cadaanka ninka cangaga ee somaliga asago qoslaya oo wax walbe u huraya arkayno shaxaa nasiisey

  • @naswarcabdi3968
    @naswarcabdi3968 4 месяца назад

    M.a ma mawduca sidaad ufalanqenaysid ayaan layaaba mise sidaad wax badan u fahan santahay ayaan layaaba allaha kuxifdiyo nin wax fahan san oo wax badan inataray wll jira adan khadar cali

  • @mohamedabdi7091
    @mohamedabdi7091 2 месяца назад +1

    Raga in rag lala simaa waa neceb yahay anigu bargaan bar baarka ahaa waxaan nebcaa oraahda ay hooyaday i dhihi jirtay " Hadii wiil 12 jir ah marti layl gab soo tiri uunka ka rogi waayo kaasi nin maahan "
    Nacayb darteed wiil baadiyaha ku nool u qabi jiray oo martida soora oo la'igu dhererinayo saan ka fakari jiray marti haday kuu timaado seed wax yeeli
    nacayn dartii inankaas aan jirin awgeed xitaa oraahdi si wacan uma garanayo inaan saxay maa qaane