111 | Wax kasta oo gabadha Soomaaliyadda ah ku saabsan.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • Dhammaan buugteenna Website-kan ka dalbo:
    www.aadansahan.com
    Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan:
    RUclips: / @sahanka97
    Podcast: / @sahanpodcast97
    Facebook Page:
    www.facebook.c...
    X (Twitter): Aa...
    Instagram: / aadan_sahan
    Snapchat: www.snapchat.c...
    TikTok: www.tiktok.com...
    Sahanka Tiktok:
    www.tiktok.com...
    Buugteenna soo baxday:
    1- Hayaankaygii Rumaynta.
    2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
    3- Loollan.
    4- Faca koraya.
    5- casariye.
    6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
    7- Waayaha Daanyeerta.
    8- Ismalure.
    9- Hadhkii Madoobaa.
    10- Dhagrtii Weyneyd.
    11- Qiraallada Mucaashaqiinta.
    Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
    1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
    2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
    3- الإسلام بين الشرق والغرب
    4- بروتوكولات حكماء الصهيون
    5- الشيطان يحكم
    6- إسرائيل البداية والنهاية

Комментарии • 240

  • @SahanPodcast97
    @SahanPodcast97  День назад +1

    Dhammaan buugteenna Website-kan ka dalbo:
    www.aadansahan.com

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 8 дней назад +77

    "Hadii aad doonaysid inay malaa'ig yar kuu noqoto
    Jano yar ay kugula noolaato
    U samee"❤ Ustaadii mahadsanid xaqiiqatan hawl weyn baad u haysaa bulshada 👏🙏🏾

    • @hassannoorali2586
      @hassannoorali2586 8 дней назад +3

      Haa, hadii laheelo dad wanada dagaysto hadana mida wanagsan qaato marwalba.

  • @abdikafarmohamed4685
    @abdikafarmohamed4685 2 дня назад +6

    Aadanow ma taageero ruux ila'eg balse adi waan ku tageera waadna ku mahadsantahay Aaminadaha khaldaned naga furfurtay
    Gabdhahana waxan leeyahay walaalayaal kala fahma raga iyo nimanka waxay kala yihiin ❤❤❤ we love you marwoyinka somaliyeed

  • @nimcidegan8227
    @nimcidegan8227 8 дней назад +36

    Alle caqliga iyo caafimaadka ha ku siyaadiyo walaal
    Good point ayaad ka hadashay
    Alle ha ku sharfo

    • @KONAAL.
      @KONAAL. 8 дней назад

      Quruxleey,🤘

  • @NawalAlimohamed-r8v
    @NawalAlimohamed-r8v 7 дней назад +18

    Wlhi blhi isma dhameynin nin sidan u fikirayaa jira 😩 wan qireysanahay ❤😂mahdsanid huno qali was no hadashay 🙏❤️

  • @nasriinamagan5738
    @nasriinamagan5738 6 дней назад +14

    Wax aan kugu qeexoa ma aqano wlhi wax kasta niyadena ku jiro ka hadashay allow ku xafid ❤

  • @akram00c8r
    @akram00c8r 8 дней назад +34

    Saxibayaal dhibato kasto idin haysata alle haydinka dulqaado insha allah❤

  • @LuulAdan-wu4us
    @LuulAdan-wu4us 8 дней назад +17

    Hadii aad dooneyso inay malaa,ig yar kuu noqoto xaaskaagu waa inaad jano yar usamaysaa ileen malaa,igtu cadaabka kuma noole😂👌
    Faylasoof soomaali usoo kacaya weeye Adan sahan Allaha noo barakeeye

  • @ixsaanmustafe3923
    @ixsaanmustafe3923 8 дней назад +22

    Wlee ilahay khayr hasiiyo aabahay inta aanyaraa uoodhan isga wax kaste iso baray ina la sheekeysan jiray heer aan gadhay inaan da dayda ka waynado ❤

  • @AsmaOmer-e5n
    @AsmaOmer-e5n 8 дней назад +18

    Masha allah Geesibaad tahy wllo wllhi nasiib waxaa leh cidaad masuuliyeeda gacantaada kuhayso ❤

  • @hamdanour4113
    @hamdanour4113 8 дней назад +7

    This man is amazing guy
    And very intelligent man
    My Allah bless you Aadan ❤

  • @suweysupdyrisak3730
    @suweysupdyrisak3730 8 дней назад +21

    Sidii ugu quruxda badneed baad usujeedisay wll mowduuca 👏waana kaaga mahadcelineyna ka dumar ahaan

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 8 дней назад +19

    Waxan ahay qofki ugu horeyay wll aadan khadar cali sharaf iyo karaamo ilahay ha ku guuleyo mar waliba😊🎉

  • @ubahelmi6017
    @ubahelmi6017 7 дней назад +16

    Horto waba sualle Adan sahan Ragga dalka jogo unba u badan dhageysigiisa away kuwii dalka ka maqna mise ragga somaliyed wey ka baxen😂

    • @anwarow_
      @anwarow_ 5 дней назад

      Waanagan dhegeysanayna laandheere😅

  • @nimcoabdikariin
    @nimcoabdikariin 8 дней назад +17

    Aadan khadar cali roble ❤💯

  • @BOQOLSOON-2
    @BOQOLSOON-2 8 дней назад +12

    Ustaad Aadan maadaama Labada dhinac aad waxyaabaha dhibaatooyinka keena aad ka dhawaajisay Hadba xalku muxuu yahay Ka soo hadal.

  • @FarahYuusuf-pt1om
    @FarahYuusuf-pt1om 8 дней назад +8

    Hadal iyo dhaman raali galiya raaliyo loo noqdaa❤

  • @Nadiiraa-Ali
    @Nadiiraa-Ali 6 дней назад +4

    Jah adanow waan ku wata muqaal aaanad waxaba ula hadhin xaqiiqda ayad indhaha naga saarty waan muqal faiidadiisa wata
    Thanks 🙏🏾

  • @abdifatahdayibabdirahman4987
    @abdifatahdayibabdirahman4987 8 дней назад +8

    إذا صلت المرأة خَمْسَها، وصامَت شهرها، وحَفظت فرجها، وأطاعت زوجَها، قيل لها: ادخلي الجنةَ من أيّ أبواب الجنة شئت.

  • @user-rb8vh5fe7x
    @user-rb8vh5fe7x 7 дней назад +4

    Wah af kaaga caano lagu qabay Aadan sahanow ❤
    Rabiyow ku dhawr ❤

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 7 дней назад +4

    Aadan wall ka soo hadal nin iyo rag farqiga u dhaxeeya

  • @Xaliimomaxamed114
    @Xaliimomaxamed114 8 дней назад +6

    Wa runtaa caqliyadaas bulsheed waa wax jirta aniga oogabar yar ah 10jir ah baan waxaan kashaqo bilaabay m
    Maqaaxi shaax oo hooyaday lee dahay waxaan bartay nolosha bulshada kajidha rag iyo dumar iyo qaabka qoysasku ujiraan aniga oo aamusan baan jaamiciyad maqaka ah noqday

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 8 дней назад +11

    Aadanow midhi yarayd baan maalmahan kala aamusanahy
    dhibtaadata jirtana bernemijkan inay iigaso baxdan rajaynaya😢😅

  • @fahiimasabrie2310
    @fahiimasabrie2310 8 часов назад

    Alla garasho iyo garaad badnidaa ustd
    Wxaa ka mid tahay haldoorada bulshada wx bdn wx u iftiimiya 🌹🥰
    Allaha ku brakeyo ustd 🤲🤲🤲

  • @Xamda-x2b
    @Xamda-x2b 8 дней назад +5

    mhdsanid wan ku sugyey walaal😮😊

  • @Randa17
    @Randa17 8 дней назад +6

    Abaya yaaloow is dhisa kolaw inankasta Queen 👑 bay iska aamin san taha yee hanoqon boqorad DHOOHAN 🙂

    • @SabriinCilmi
      @SabriinCilmi 8 дней назад

      Thanks boqraneyy❤

    • @Randa17
      @Randa17 8 дней назад +1

      @@SabriinCilmi waa mudan thy☺️

  • @abdifatahdayibabdirahman4987
    @abdifatahdayibabdirahman4987 8 дней назад +4

    وَلَا تَزِرُ وَازِرَةٌ وِزْرَ أُخْرَىٰ ( لا يحمل منه شيء ولو كان ذا قربى )

  • @CabdicasisFaarax
    @CabdicasisFaarax 8 дней назад +3

    Legen waxa thy ninka kaliya ee uqalma 1m🎉 keep going saaxiib🎉🎉🎉

  • @MiidPodcast
    @MiidPodcast 8 дней назад +15

    Maxaa kuugu yeedhnaa macalin ❤
    Runtii anagoo dhaawaca ayaad inta dagta na saaratay jiiro dhaadheer nagala baxday.

  • @user-oy6sm8ts7i
    @user-oy6sm8ts7i 8 дней назад +6

    Hada laga bilaabo waxaan ku darayaa wax barashadayda Nimanka iyo Raga 😅

  • @mohamedozmanmohamed4642
    @mohamedozmanmohamed4642 8 дней назад +6

    Aadanow aad baad u mahadsanthy barnaamijyadan oo dhalinyaradu u baahan thy oo bulshada ka madhnayd wxn rajynyaa inaad hlkaas kasii wado .
    Azxpta wxn leeyhy ninka meesha u qurxiya oo like ta u saara oo dhiirigeliya.
    Aadanow wxn kaa codsanyaa inaad noo soo samayso video ku saabsan qaabka loo dhiso kalsoonida noogu soo dhakhso mhdsnd❤

  • @NaciimoKhalif
    @NaciimoKhalif 8 дней назад +4

    M.a walal waxan rajeynayaa fikirkaga wanagsan in an ka faideysano insha allah❤❤

  • @RaxmaCabdiraxman-q7p
    @RaxmaCabdiraxman-q7p 8 дней назад +10

    Walaahi waxaan layaabay anigoo waxa niyadayda kujira juhdi kasta aan ku bixiyo inaan qariyo maalinkaas oo dhana wax kale qaban hadana raba in la fahmo waxaas. Walaahi cajiib😂😂😂😂😂

    • @zuldaanzeed7788
      @zuldaanzeed7788 4 дня назад

      Wll waxasi muxu yahy maxa anad qeexi karin oo ilhay idin ku abuuray ba miso wax iska yeel yeel bal adigo dagan si cilmiyeyesan mad ila wadigi karta. Waa caqabad I hortangan oo an fahmi kar wayey

    • @janogashoamatalaah7764
      @janogashoamatalaah7764 3 дня назад

      ​@@zuldaanzeed7788 wllhi will WAA abuur Allee unban umaleyni aniba sdaasan ahay tusale hdad wx ifu sameyso Isla mrkasba kuguma qabsn karo 2week kdib ban dhibtii kusooxasuusinaa aad igusameysey Io in AAN iska jecelahy in ley fahmo ujeedadeyda anoon kahdlin just Ku dareensiiyo uun wxn taagnyhy qofku waainu ifahmaa hdii aanad ifahmin waaka Yara niyad jabayaa ma aqaani wxa wxsi ay yhn WAA abuur gbdhaha ugaaara seh hdda wxn brtaa sdan uga hdli lhaaa wxn tabanayo oon wxskte usheegi karo qofkan seh wxn kajeclaan lhaa qofkan kle iNuu iska key fahmaba 😂😂anyway WAA abuur Rabi raggunah iNey fahamaan heysu dayaan dumarkuna iNey la saaairaaan ragga ooy dareemahooda cabiri karaan ooy sheegi karaan

  • @naciimacareef7199
    @naciimacareef7199 8 дней назад +5

    Xaqiiqatan barnaamijkan waxan iska dhex arkaynaa hadan nahay
    Gabdhaha soomaliyed, gaar ahaan haplaha cilmiga diinta iyo maadiga aan baran 👀😏😄 marna wan qoslay marna yaab ayan la fadhiyaa
    Dugsi ayay u baahan yihiin bulshada soomaliyed gaar ahaan ragga soomaliyed ee aqoonta u lahayn qaab fahanka dumarka
    Hadan dumar nahayna waa inan baranaa awooda alle na siiyey iyo kaalinta bulshada aan ku lenahay ogaada , dumarow alle waxa ugu wayn ee inoo abuurey waa inan alle caabudno ......

  • @Sahra-qi5sk
    @Sahra-qi5sk 8 дней назад +4

    Mahadasanidi Aadanowo wana sugayee Haduu soodhacay..❤

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman5973 7 дней назад +3

    Sababta an ugu kalsoonahay channel ka Adan Sahan ugu xeranahay in ka badan 6 sano waa inuu barnaamij yada uu soo gudbinsyo ay ku dhisan yihiin aqoon kana maran yihiin caadifad iyo iska hadal.
    Wan kaga mahdineynaa juhdiga aqoonta allaha kusii kordhiyo

  • @janogashoamatalaah7764
    @janogashoamatalaah7764 7 дней назад +1

    Lax wliba halkey isdhigtaa lagu gawracaaa wllhi wligeyba fikiradahaasi waan qabey alxmdl wxnah hala barto wligeyna ninbaa kaahoosrya ama aad kahoseysa wxbdn ma odhan karee good job aadanow thnkss nah inbdn

  • @khadijahassan7130
    @khadijahassan7130 2 дня назад

    Only intellectually mature person can understand this video. Jazakallahu kheiran walaalo

  • @ruqiyacasanyo3245
    @ruqiyacasanyo3245 День назад

    Masha allah wlhi adam WA NIN rageed maskax ahan dhisan nolow WLL ❤

  • @user-tg9gr1le4e
    @user-tg9gr1le4e 3 дня назад

    Ilahey haku xifdiyo sxb

  • @mubarig-e3g
    @mubarig-e3g 8 дней назад +4

    Xaqiiqadu waxay tahay xitaa haddi ay gabdho badan kula dhasheen ama aad xaasle tahayba ma ogaan kartid xaqiiqada dhabta ah ee qaab-dhaqanka gabdhaha, sababto ah gabdhaha kula dhashay ama kuu dhaxay waxaad ka heleysa DARYEEL iyo XANAANO, DHARKAAGA, CUNTADAADA iwm.
    se xaqiiqada dhabta ah guud ahaan gabdhaha 90% NIN-YAHOW ma ogaan kartid 2 arimood midkood inaad yeesho ma ahane, DUKAAN XAFADEED furo ama BOOSHARI lagu iibiyo qudaarta 3 ama 6 bilood kadina hayno ahaato iyo waxaad kala kulanto. NABADEY
    👋

  • @9Warda
    @9Warda 8 дней назад +5

    Waa run marar badan hadaanu dumar nahay waxa aanu ku fikirayno ama aanu doonaayno wax ka duwan ayaanu nimanka na qaba usheekna . Markaa halka iyada ah waad fahantey raguna waan rajeynayaa iney fahni doonan

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq 2 дня назад

      😂😂 I fur waxa aad uga jeeda I fahan wlle 😂😂

    • @9Warda
      @9Warda 2 дня назад

      @@AhmedDaariq furninkaba wll waxaanu udalbanaa . Waa in aad na fahmi weydaan ama wax aanu dhibsaneyno dhankiina ka dareeno

  • @ahmedyabarowsharei6550
    @ahmedyabarowsharei6550 День назад

    Waxaan codsanaya wslaalkeen aadan sahan, podcust oo soo diyaariyaya, please muuqaalo gaaban halaga sameeyo, kadibna haka soo dhigo tiktok, waa mowduuc xasaasi ah.
    Si ee bulshada ugu fahamto waaqca jiro.❤🙏🏼

  • @aishaahmedali3046
    @aishaahmedali3046 7 дней назад +1

    M.a mahadsanid ❤❤

  • @TechBarAmaBaro4810
    @TechBarAmaBaro4810 8 дней назад +4

    Inta badan dhallinta ayaa rumaysan "in haddii gabar aad ihtimaam badan siiso ay kaa xiiso dhacayso"

    • @aragsanahmeth9885
      @aragsanahmeth9885 5 дней назад +4

      Markay kaa xiiso dhacaysaa waa markaad iyada hawl Ka dhigato EE aanad camal kale lahayn balse hadaad hawshaada wadato markaad jaanis heshana aad danayso waa ok

    • @zuldaanzeed7788
      @zuldaanzeed7788 4 дня назад

      ​@@aragsanahmeth9885 kkkkkk jawab diiran iga dheh allah haku sharfo wll

    • @zuldaanzeed7788
      @zuldaanzeed7788 4 дня назад

      ​@@aragsanahmeth9885 kkkkkk jawab diiran iga dheh allah haku sharfo wll

  • @sammaddey9631
    @sammaddey9631 8 дней назад +5

    Nio الفارس الأحلام kan aad kasheekeysaaba waa aniga waa ii adiga, habeenkii markaan seexanyo io markaan so toosaba maskaxdaad iga haystaaba, ninkaan baro is dhahana miisaankaagan saarayaa bilaahi caleek runtay weeye I aamin😊

    • @janogashoamatalaah7764
      @janogashoamatalaah7764 3 дня назад

      Kun isaga kwngsn OO seg media ha imaan ban jiro kana aqoon BDN noloshada Hal qof un leyskuma xidho Io fikiro kooban isbalaadhi OO is baahi ummada hareerahaga joogana fursd sii wllshy

  • @abdifatahdayibabdirahman4987
    @abdifatahdayibabdirahman4987 8 дней назад +7

    "Nin Raga Naagu Ka Adag"
    Sheekh Xassaan Ayaa Laga Hayyay

  • @mahameddayib7170
    @mahameddayib7170 7 дней назад +1

    Jazakallah wll ❤

  • @AyanMahanoud
    @AyanMahanoud 6 дней назад

    Mahadsanid wll aden mawduuc aad loogu bahnaa baad ka hadashey

  • @HamdaJamaismail
    @HamdaJamaismail 8 дней назад +7

    Aadanoow Alleh haku barakeeyo wll cilmigiii aad Baratay Ee aad daraasasay Anaga Oo U baahan baad nagu Soo celisay, dumaroow xaqiiqadu waa intaas uun haddad doonaysan Inaad Nolol Qurux Badan ku noolaataan Taladan qaata that's it❤

  • @Cute1-p1j
    @Cute1-p1j 8 дней назад +14

    ❤رفقا بالقوارير ragow wllyal

  • @samirayousuf1199
    @samirayousuf1199 7 дней назад +1

    Aadan good point ayaad ka hadashay wll qali❤🥰😇😘

  • @marwanyare1955
    @marwanyare1955 3 дня назад

    Thanks mister Adan sharaf kor kaada Ha.haato wall 👍

  • @Ladancidi2
    @Ladancidi2 8 дней назад +1

    Wall Adaan Aad aad umahasan tahy wax badan Faaiiday

  • @AyaanCabdullahi-l4q
    @AyaanCabdullahi-l4q 7 дней назад

    Thanks ustad sahan abaalkaga Janno allaha ka dhigo🤲🤲

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 5 дней назад

    Wlh podcast gaan aad iyo aad ayuu useful u yahay
    Thanks Aden .

  • @dhhol77
    @dhhol77 2 дня назад

    In bdn waxan is weydiinayy maxa gabdhaha somaliyed lo fahmi la yhy sameyskoda iyo dabecadaha Allah u abuuray isma laheyn nin rago fahmsna ka hadli doono waliba anigo garana Aadan in Muda ah ku xiran oo daawada wlhi Aadanow waa no hadshay waana naga hashay caqliga iyo garashada Allh Haku barakeyo

  • @xamdijaamac
    @xamdijaamac 8 дней назад +2

    Allow aadanoo kale noo badi❤

  • @abdifatahdayibabdirahman4987
    @abdifatahdayibabdirahman4987 8 дней назад +28

    صوت المرأة ليس بعورة، النبي ﷺ سمع كلام النساء، وسمعه الصحابة، وكن يسألن النبي ﷺ والصحابة يسمعون، وقد طلبن من النبي ﷺ مجلسًا لهن، فجمعهن في محل، وجاء إليهن، فصوتهن ليس بعورة، فلها أن تسأل الرجال عن أحكام الدين، وعما أشكل عليها، ولها أن تخاصم من يدعي عليها، أو تدعي عليه

    • @user-ve3fy9cq7m
      @user-ve3fy9cq7m 7 дней назад +2

      صوت الغير مرغوب هو الصوت اللطيف الذي لا يجب ان تتحدث به المرئة امام الرجال الاجانب

    • @mascudabdi2519
      @mascudabdi2519 7 дней назад +3

      Aar somali kusheeg carb wax usheegimeyside

    • @user-ve3fy9cq7m
      @user-ve3fy9cq7m 7 дней назад

      @@mascudabdi2519 isla vedioga lagu sheegay

    • @muxammad2777
      @muxammad2777 7 дней назад

      ​@@user-ve3fy9cq7m dee soo baro luqadda ay ahayn si fiican uhadal oo dheh fadlan ii turjum af carabi ma aqaaneee

    • @Moballack
      @Moballack 3 дня назад

      ​@@mascudabdi2519
      Codka dumarku cawro maaha ayuu nabigu scw..nuxurku waa intaa

  • @ZuhaibAbdihakim
    @ZuhaibAbdihakim 8 дней назад +3

    Ani mar walba qalbigayga waxaa ka guuxda nio ma heli doontaa qof ay daan isku team taageerin oo aad is xamaasadaysaan.
    Gabar ciyaaraha wax ka taqaan haday jirto huno soo dhawoow
    aadan sahana horay wuxuu u yiri ninka waa in laba mid laga helaa garasho ama gocosho.
    Garashadii oo nin ah waakan marka gabdho I'm ready

  • @user-zu3sh7xz1o
    @user-zu3sh7xz1o 8 дней назад +5

    Aadbaad umahadsantahy aadan sahanaw dhaliyarada uhiilineysid allah kaa abaal marsho aniga 95% aragtiyahayga e aan aaminsanaa waa aad iixoojisaa waliba macluumadyo iga maqna ayaad iigu kabtaa taaso aragtideydaas iisi xoojiso 2% aragtiyo guracnaa kudhaqankooda ayaad iga badishey wxaana kamida oon hada ka xasuusta dadku sideyufikirayaan adigu masuulkamatihid habfikirkooda deedna wxaan kudhibanaa awal inan waxkasta qofka ka ilaalsha oon usii cudur daarta anoo isleh adu daacadba sida uleedahay biloo qofku sidan kale kuu arka hadana anoo dabcan ahaynba naag aan ujoojin dadku iya waxay ka aaminayan shaqadeydiyi bulshada guud ahaan
    Tusaale gabadh hadey igu tiraa naa iska badal cabaayadan kugumaso baxayso .waxan ugu jawaabi ani markan iskuso eegey saxdi bay ii ahayde makala jecli wala foolxumo iyo quruxe bye 😂 lkn habfikirka dadka ina masuul iskasaaray ahayd waana kala labo waa fahmeysaa sax taaana waad iga saartey mahadsanid markale
    3% ee soo hadhey kula ma qaato sheeko ina adeer warkaas ila dhaaf kudhaha macquul inan aragtiyo hada kugu diidey markle kula qaadan doono markan heerka waaya arag nime hada mid ka fcn ka aan hada joogo gaadho😂 ama kala jinsiga sbbayo ama kala shaqsiyada sababayso legend ow horusoco geesi

  • @qadarbashirbile4033
    @qadarbashirbile4033 7 дней назад

    Xaqiiiqda ka hadashay wll illahey caqliga iyo garaadka haku barakeyo

  • @SakariyeJaamachaybe
    @SakariyeJaamachaybe 3 дня назад

    Si wanaagsan ayaad u bayaamisay aadanow.

  • @bar-lle
    @bar-lle 7 дней назад +4

    Mawduuca dumar marka kasoo tago wax yabaha kale ee la noolanshaha ama qof walba inaga mid ah wiil ama gabar muqaalkan hal-ka saac soconaya ayaa gabadhaha guursan doonto ilmaha dhali doonto haduu alle ku siiyo iyo la tacamulkoodaas dhaman marka qoys noqoto kusoo koobaya.
    Marka ani iska hadlayo anoo baahi xoog sii raba oo nafteyda iyo ogaal kasii raba ayaa iga dhamadey muqaalkan hadeynu bini'adam nahay ma ogin dhimashada waayo waa qeyb waa nalaga qariyey hada naloo sheegi laha habeen si raaxo ah kuma aynu seexaneen aduunka nagu soo yaran laha maca hadii nala dhaho 200sano ayaad joogeysa oo da'adu tahay 25 imisa ku haray 175sano intaasna kadeeda beynu ku noolan lahyn iyo tirsi.
    Marka gunanadka mowducan markii laga yimaado dumarka dumarku sida ay tihiin ama sida ay u noolyihiin cid sheegi karta ma jirto waana noole ah caadifi ilahyna baa sida u abuurtey marka laga yimaado abayasheen somaliyeed ama ilma walba oo somali ah waxa uu soo bar barey ama is weydiyey abayasheen maxay inoo dulmiyeen ama waxa laga yaba ani abahay inan waligeyba iska hor iman oon wax dan ama ka rabo lacag iyo wixii soo raco iskugu nimado ka dib kala tagno laakiin hooyo wax walba ayaad kala hadlin maca mar mar caadifi ayaad noqon waayo naxaris iyo ila koroysey agteeda ayaad fadhidey ku qaan gaartey iyada wax ka sugeysay marka mesha u socda waxa waye dhaqanka halkee ka yimi? Wuxu ka yimi abahay waxa isgaba lagu soo sameyey ayuu ilmihiisa ku sameyey mana is weydiin mahmah bey ahyd kolba si ban u ilowsanahy "walalka meshu mara adna mareysa bey ahyd" marka isku soo duubo abayasheen somaliyeed gudigood waxa dhihi kara biyahooda un baa nahay ee hooya na dhashay na korisey caqliyada iyo qofka tahay iyada ku tahay waxadna noqoto iyo sey tahay baad adna noqon.
    Hooyoyinkeen iyo hablaheeda waa ceeb ka saliim anu waxan qaba wadanka iney iyagu u taliyaan baa qaba ragga somaliyeed iyaga nooga wanagsan oo nooga wax tar badan hooyoyinka taas marka laga yimaado hooyoyinka somaliyeed waa awood ama gashaan uu ilahay swt inagu deeqay naguna maneystey marka dad yar baa fahmaya intii ogeyn baraha bulshada iyo inyaroo waxba aqoon dumarka u lahyn baa samayey.
    Aadna waaku salamaya ustaad.

  • @mahaddahir1561
    @mahaddahir1561 8 дней назад

    Mahadsanid walaal jazakallahu khayran

  • @ShaaficiAbdi-z4z
    @ShaaficiAbdi-z4z 8 дней назад

    Mahadsanid ustaad.

  • @FaaisoXasanaxmed-g7p
    @FaaisoXasanaxmed-g7p 7 дней назад

    Ustaad adaan sahan mahadsanid

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman5973 7 дней назад +1

    Waxa kaliya ay gabadhu u baahan tahay waa fahan iyo daneyn

  • @ExcitedAlligator-hk2ib
    @ExcitedAlligator-hk2ib 8 дней назад +1

    Adanow really ayad ka hadadhay

  • @SahracabdiXasan-uu2tz
    @SahracabdiXasan-uu2tz 8 дней назад +2

    aadan khadar cali inaadeer ×dumaashi ma malaynaysid in taan sugayey barnaamuj kaga wad mahad santahay

  • @KaRLoIe
    @KaRLoIe 8 дней назад

    Mahadsanid Aadan sahan

  • @SundusHassan-h6m
    @SundusHassan-h6m 8 дней назад +3

    Aadanow ilaa shlyy aakusigaaye waasoodaahisyyy😂

  • @Awosead
    @Awosead 8 дней назад +2

    Haddii dumarku intan uun ay fahmaan wacnaan lahaydaa.

    • @RahmoAli-e3k
      @RahmoAli-e3k 8 дней назад

      Raga laftigooda haday fahman way wacan tahay

  • @SuusuuIbrahim
    @SuusuuIbrahim 8 дней назад +5

    Adan maxaa walasha xataa wax un ugu wareysan weyday Hhh mowduuca kowga waad iganixisay
    Lakiin hadii aanba nabiga kadacwonnay . Wllh walasha waxkama fahmeysid 😂 lakiin meesha aad iska taagytay waan kaheyay ❤❤ horo usoco wlll❤

    • @SUHAYBJOKEF2021pk
      @SUHAYBJOKEF2021pk 8 дней назад +1

      Suusuu apyo wan ku jecalahy
      Lkn waa Ilhy dartii 😂

    • @hassannoorali2586
      @hassannoorali2586 8 дней назад

      @suusuu ibrahim dinac wanagsan ayuu ka istaqi wana wax jiira ilaahay ceeb ha astura.🎉🎉🎉🎉🎉

    • @hassannoorali2586
      @hassannoorali2586 8 дней назад

      ​@@SUHAYBJOKEF2021pk 😂😂 fanny adigana ilaahay daradiis ku jecelahay.

    • @SuusuuIbrahim
      @SuusuuIbrahim 8 дней назад

      @@hassannoorali2586 Haa

    • @SuusuuIbrahim
      @SuusuuIbrahim 8 дней назад

      @@SUHAYBJOKEF2021pk sidoo kale

  • @user-rs6zh6yc7n
    @user-rs6zh6yc7n 7 дней назад +2

    alla booka maana faay ban arkaa san ujeclahy😢

  • @ramlajama5628
    @ramlajama5628 8 дней назад

    wll asc jazakallahu khayra aljzaa wax badan baan ka faaiday

  • @AbdicasiisAli
    @AbdicasiisAli 8 дней назад +1

    Walhi waa xaqiiq aadanow❤

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 8 дней назад

    Mahadsanid wll Adan

  • @Asmayyy
    @Asmayyy 8 дней назад +1

    My favorite person❤❤

  • @user-tr3wc9ze9p
    @user-tr3wc9ze9p 8 дней назад +1

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين ❤❤

  • @FihimaCarab
    @FihimaCarab 5 дней назад

    Mahadsanid❤

  • @nimcosayid978
    @nimcosayid978 7 дней назад

    Mahadsanid ustaad❤

  • @anfaalzakariye
    @anfaalzakariye 8 дней назад

    Alla mahadsanid ustaad❤

  • @nacimaaxmed3692
    @nacimaaxmed3692 8 дней назад +2

    Wllhi wa runta ani hada digri ayan ahay goriga inan kabaxana ma jecli xita ani xaga aqonta m.a illhy wu i dhibyareyay alx lkn gurijacayl aya idilay xita shaqo wali maradsanin 😅😅😅

    • @janogashoamatalaah7764
      @janogashoamatalaah7764 7 дней назад

      Wllshy heys dhayalsan hduu ALLE kula kulmiyi Nin wngsn OO kudhaqanaya WAA alxmdl lknse inta kahoreysa shaqeyso intad xooga leedahay hdhawwaad u aaaayi naftaada eh ee heys dhigan aduunkani ISU Haleyn malahee

    • @nacimaaxmed3692
      @nacimaaxmed3692 7 дней назад

      @@janogashoamatalaah7764 thanks wll insha all wali maradinin lkn wan raba inan radsado xita is hormarin unban kujira coursoyin ayan qata lkn gori unban jeclhy kawada thanks taladada

  • @bisharojamac3108
    @bisharojamac3108 8 дней назад +4

    Aadanow hda bilaabay mawduca gabar ma ihi hdan kaa yeelno marka na canaanaysi yaad ahayd wxas la bax pwe😂😂😂😂

    • @NawalAlimohamed-r8v
      @NawalAlimohamed-r8v 4 дня назад

      Abayo waligi bu sidan ahaa wiilkan markana hada muqalka dhameysato waa fahmi gabar iyo sodohded inay isla dagaan xata Wu ka hadlay ma aqani ma hablo badan ba la dhashay mise waa garab badane wiilkan ❤❤adban oga helay

  • @Fardawsa8780
    @Fardawsa8780 8 дней назад +2

    Adanow qeyta suuxida way jirtaaba 😂😂

  • @afnaanmohamed8338
    @afnaanmohamed8338 7 дней назад +1

    adan sahan horta hooyadii iyo aabihii maney daawan😂

  • @sulekhamohamed-5564
    @sulekhamohamed-5564 5 дней назад +1

    Koo saa wax ufahan san😢

  • @wiilkaoppo
    @wiilkaoppo 8 дней назад +2

    Allow xaliimoyinka nodaa baryahaan waanalgu diraye😂

  • @Maxamuudcabdiguuleed
    @Maxamuudcabdiguuleed 8 дней назад +2

    First person, salaam inader aadanow.😊

  • @ColdKiiner
    @ColdKiiner 8 дней назад +2

    William Shakespeare

  • @ramlodhalhow6088
    @ramlodhalhow6088 8 дней назад +1

    Waxaa xaqiiqa hadalkaada wll ,soo padi.

  • @hoodomaxamedxirsi
    @hoodomaxamedxirsi 8 дней назад +1

    Aaden wali way furanyihiin, bareefadadii , how are you today😊

  • @MarwaCabdiMarwacabdi
    @MarwaCabdiMarwacabdi 8 дней назад +1

    Adan❤

  • @seidkeytaaden2679
    @seidkeytaaden2679 5 дней назад

    Intelligent man👏👏

  • @user-ov5iv1lb9c
    @user-ov5iv1lb9c 4 дня назад

    Asc masul waxan raba mel lagala xariro mahaysa

  • @khadraasad-z5k
    @khadraasad-z5k 4 дня назад

    Nin raged❤

  • @Xaali95
    @Xaali95 День назад

    Say it louder for the ones in the back.

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 8 дней назад

    Waa rubtiis jinsi jinsi ka masuula ma jirto ✅

  • @bisharojamac3108
    @bisharojamac3108 8 дней назад +4

    Adanow afkaga caaana lagu qabay aniga wax wlba waxa iga darnaa gbdhaha loo baro diinta raga wlhi waxan ka u rugooda marka arko gbdha wayn oo marki la dhaho maxad sharafta u dhawrta ama isku asturta hadal ka bilaabaysa aabahy io walalaha sharaftoda ahay oo ma amar reerkina waa amar ilahaye ha dhow markay dalka ka tagan meelan intasiba jogin bay tagan wayna dhigtan walina lama dhaadana

    • @Randa17
      @Randa17 8 дней назад

      Sharaftood waa tahy dee , hadhow Aabaha ama raga cidiina kama kaftami karaan , rag inamadooda dhawr sanyihiin hortooda

    • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
      @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 8 дней назад

      ​@@Randa17waxaas waxaa ka weyn sharaftada iyo amarka alle marka aabe mesha kama maqna lkn marka uhoreysaa wa inay ka fakaraan inuu yahy waajib la saarey qofna qof camalkis lama sarin

    • @Randa17
      @Randa17 8 дней назад

      @@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq taasi qof muslima oo shaki uga jirto miyaa jirta🙄

    • @bisharojamac3108
      @bisharojamac3108 7 дней назад

      @@Randa17 malin wlba gabar lasoo qawiyey baa aragtaye ma oday la leyahy ka dhex kac raga madama gbdhadi qawan tahy baa aragtay qof wlba naftiisa laga xisaabinaya ilaheyna qofnan danbi samayn ku ciqabi mayo dambi qof kale ayada un baa ka daala dhacaysa ceebteda tusaale quan qawan baa kugu filan oo abehed beel dhan suldaan uyahy maxay xumeheda abehed igu galafan waydey ma cidan nafteda ahyn bay galafatey

    • @bisharojamac3108
      @bisharojamac3108 7 дней назад

      @@Randa17 ina ogtahy maxay kusoo kordhinaysa hdaba muhimada kobad ok aad u asturan tahy ahayn amarka alle ee ay tahy dadka dartood marka ugu horaysa oo dadka nolasha ka baxan baa kugu filan