FIKIRKAYGA FIKRADA AADAN SAHAN"

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 янв 2025
  • FIKIRKAYGA FIKRADA AADAN SAHAN"

Комментарии • 51

  • @FaisalAydid-y4b
    @FaisalAydid-y4b 4 месяца назад +2

    Maansha allaah dhiiiri gaiiye

  • @MaxamuudSalebaan-vo9vk
    @MaxamuudSalebaan-vo9vk 4 месяца назад +5

    Masha Allah hore u soco wll

  • @zerkasomali5116
    @zerkasomali5116 3 месяца назад +2

    Waa fikir fiican oo saxan❤

  • @Aliakbarmacarjani
    @Aliakbarmacarjani 2 месяца назад +1

    Masha allah

  • @ayanahmed7779
    @ayanahmed7779 4 месяца назад +4

    Been mahan inder ❤

  • @FaisalAydid-y4b
    @FaisalAydid-y4b 4 месяца назад +3

    Xaqiiq weeye wll hore u soco

  • @SomaliaYoutube
    @SomaliaYoutube 3 месяца назад +1

    Dalka halaga baxo😂
    Oo hadii laga baxo wadanka Yaa u haraya😂

  • @GARASHO..
    @GARASHO.. 4 месяца назад +2

    maansha alaa

  • @FunnyFlicksOfficials
    @FunnyFlicksOfficials 3 месяца назад +2

    Waa aragti Aan Sahanka Xogaha iyo Xogaha kale aan ka maqlay iyada oo podcast ah iyo iyadoo Kooban Hoore ayaan qaatay Sababaha Aan u qaatay Waxa ka mid ah
    1) wax barasho dayo la áan ah
    2) Caafimadka oo Bilaa tayo la áan ah
    3) Qoondo la áan Ganacsi oo lagu dayaniyo
    4) Amni la áan Dagaalo Qabaá il iyo Dagaalo diimeed Fikiro xag jirnimo ah
    5) Siyaasada Dalka oo Shisheeya uu wato Ama Reer galmeed ama Reer Bari
    6) Dhaqanka Bulshada Somaliyed oo Bilaa Xadaarad iyo Bilaa Aqoon ah Kaliya Toxic u badan
    Inta iyo iwm ah ayaa igu kalifay in Aan ka baxo Umadii Aan u dhashay Waxa Aan ku soo gabagabeeniyaa Dhulka Alle waa uu balaadhan yahay Mahadsanid

  • @khadarmuus3655
    @khadarmuus3655 3 месяца назад +1

    Anuu wadanka 2025 kabaxaya

  • @Apiiiiiiiiiiiip
    @Apiiiiiiiiiiiip 3 месяца назад +2

    Wll Labada qodobee kala ah inaD haLkii aad cadooyinka kU Lahayd ka dheratO si AAD horumar u gaadhO iyO in aaD hab dhaqankagii badashO si aaD uga miro dhalisO halkii aaD jogtay adigo badaLay cadooyinkii hore lagugu yaqiinay waa labo eray oo qofka qiimo u yelaya sii Uu U ogadO qofku wxuu yahayy isagU markaa?
    Horta hadaLkaa aad tidhi wadOoyin badanOo wax kU qabsan karO ayUu ii sppayy wl ee aLe hakU sharfO waxna kama xumadan idamka ale ❤
    Allaa mahadaa iska leh kasakowna waad mahad sanatahayy wl kaLiya replyy pls ❤🎉

    • @channel-barkhadle
      @channel-barkhadle  3 месяца назад

      shukran wll aadbaad umahadsan tahay alle haku sharfo

    • @Apiiiiiiiiiiiip
      @Apiiiiiiiiiiiip 3 месяца назад

      @@channel-barkhadle mahadaa alla kasakow adaa leh wll mudan hadaad ii mahad ceLisayy 🥰

  • @AQOONSIDE.
    @AQOONSIDE. 4 месяца назад

    maanshaa alaah😊

  • @Axmedxasan-ot8yw
    @Axmedxasan-ot8yw 3 месяца назад

    M.a idinku raacnay❤

  • @maftuhmohamoud
    @maftuhmohamoud 3 месяца назад +1

    Waa fikir aad uliita runtii dhalintu wadankooda ayay wax ku yihiin lkn inan yar oo kasta oo meel iskuyar hubsadaaba hadalkaas wuu dhahaa iyagoo qiil kadhiga caafimaad mahaysatid waxbarasho mahaysatid

    • @channel-barkhadle
      @channel-barkhadle  3 месяца назад

      waxa laga hadlayo fahan wll sikalaad uqaadatay cidna lama odhan caafimad doonta iyo cunta doonta toona

    • @maftuhmohamoud
      @maftuhmohamoud 3 месяца назад

      ​@channel-barkhadle waxaan ujeedo ayaa ah dadka yidhaahda wadanka iskaga taga ama qofka dhaha wadanka waan iskaga baxayaa wuxuu qiil uga dhigaa caafimaad majiro waxbarasho majirto ama fursado majiraan si guud ee maaha inaad dhahdeen, waxaan daba socday uun qoraalka ciwaanka ee ah dhalintu dalka haka baxaan.
      Markaa malaa waxa muhiima dhalinyarada inaad wax ka muhiimsan usheegtaan intaa leedihiin dalka kabaxa wixii doonaa ha jiraan dhibkasta qofka dalkiisa wax udhaamaa majiraan

    • @Apiiiiiiiiiiiip
      @Apiiiiiiiiiiiip 3 месяца назад

      Mayy isagU Wl xagaa kamUu hadLAyn wax fahan horta waa rUn dhaLintU wadanKodayy wax kU yiHiin kamUu odhan ka bax Ee wXuu ku yidHi waxaD badashaa sppta aaD wax Uga qabsan weydayy wadankagii waxa kaa hortagan falkeeda keen taasi waa cadhadayda muhiimadU wxayy tahayy wax qabsO wax qabsigaga waxa kaa hor taagan ficilkeda keen halkayy kugu hagagaysO saa dOontid wax U fahan muhiimada waka hadlayy commontiga iga fiiri shodhe py

    • @maftuhmohamoud
      @maftuhmohamoud 3 месяца назад +1

      ​@@Apiiiiiiiiiiiipereyga dhalintu dalka haka baxaan adan sahan ayaa dhahay wllo inankuna wuu faahfaahiyay uun lkn iskumeel uun ayay isugu imaanayaan oo ah dhalintu dalka haka baxdo lkn adoo deegaankaaga joogaba isbadal waad abuuri kartaa fursadaha uun ayaa yar mooyaane halkaad joogto ayaad isbedel ku samayn kartaa adoo jooga

    • @channel-barkhadle
      @channel-barkhadle  3 месяца назад

      ​@@maftuhmohamoud
      wlshy beentaa maaha aniga qudhaydu ma diidin in dalka isbedel lagu samayn karo lkin inta kuguulaysataa yar dhahay
      mhdsanid wll 100%

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 4 месяца назад

    Masha llh

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 2 месяца назад

    Si kooban warka aadan sahan wa “ Dadalalka Shisheeye Qaxooti ku ahaada “ Hadaba Nin walbo iyo Go’aankii

  • @wiilkaoppo
    @wiilkaoppo 4 месяца назад

    Guul❤pro

  • @ALmt-Hasanat
    @ALmt-Hasanat 4 месяца назад

    Fikirkas ma'saxno

  • @AbdillaahiAlli2006
    @AbdillaahiAlli2006 4 месяца назад

    %100 waa runtaa ustaad .
    Anigu hadda waxan rabaa inan ceergabo ka wareego oo aan aado Boorama

    • @channel-barkhadle
      @channel-barkhadle  4 месяца назад

      waad saxan tahay wll alle haku fududeeyo hawlahaaga

    • @sakariyeabdi7939
      @sakariyeabdi7939 4 месяца назад +1

      Maha magalada aad jogto ee wa culture ka wll in my openion

    • @AbdillaahiAlli2006
      @AbdillaahiAlli2006 3 месяца назад

      @@channel-barkhadle aamiin walal thanks

  • @maxamed19ib
    @maxamed19ib 4 месяца назад +1

    Isa oo dhameystiran xgee ka heli karaa

  • @maniiralfa1783
    @maniiralfa1783 3 месяца назад

    Gaaxin ta boos qaldan ayaad dhigtay mahad sanid si fcn ayay ii anfacday aragtidaasi❤

  • @hudaismail278
    @hudaismail278 3 месяца назад

    Dhibta aad kale kulmaysid meel cusubi waxay ka adagtay caado la joojiyo 😢

    • @abdihashi6225
      @abdihashi6225 3 месяца назад

      ma waxaad leedahay wxaa adag in meel cusub la tago.

    • @apdirappiapdikani783
      @apdirappiapdikani783 3 месяца назад

      ​@abdihashi6225 yh he got a point.
      Qofkasta uma fududa inuu meel cusub hore ula qabsado

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 месяца назад

    Waa dayuus .

  • @goolnuug
    @goolnuug 3 месяца назад

    Qofkii naftiisa aan ka adkayn dalka ha iska joogo.

  • @maryanMaxameddiirshe
    @maryanMaxameddiirshe 2 месяца назад

    Waa qalad nin kaan fikirkiisa waa jaajuus Ethiopian ushaqeeya maanta lee ogaaday wajigiisa sax ah ayoo lasoo baxay waa dad lacag lasoosiiyay in fikirkaas lafaafiyo run hadaa uqaadato adaa dhiban

  • @MaxamedjamacmaxamedGalayr
    @MaxamedjamacmaxamedGalayr 3 месяца назад

    Fikir xumada kadaa dhalinta aad kushubayso waxaasi waa waxa khasaraha nabaday lkn adiga yaa kusoodiray oo somaalida neceb

  • @loyalytgaming6760
    @loyalytgaming6760 4 месяца назад

    dalka katag muu dhihin ee wuxuu yiri sxpda xun katag

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 4 месяца назад

    Qofko nool dhimo mase usoo fikir kamabnuuc inu wax noqdo daglamo dagal bila sharci ah hadi dad kutartamaayaan uu madax banaaneen

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 4 месяца назад

    Ka bixid maahee ha laga dareero gabigiisaba
    Lagama maqnee waa loo maqan yahay wadanka

  • @AbdisalamAxmedWeli44
    @AbdisalamAxmedWeli44 4 месяца назад +1

    @aadansahan