7 Sida la isu Farxad Geliyo Markay noloshu kugu Adag tahay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 окт 2024

Комментарии • 124

  • @BashirAxmed-e9c
    @BashirAxmed-e9c 8 дней назад +24

    اللهم يا فارج الهموم فرج همي ويسر امري

  • @Boqran5
    @Boqran5 8 дней назад +17

    Xili aan rabey ayuu isoo gaarey Mahadsanid ❤

  • @cabdiwahaabnadaara7945
    @cabdiwahaabnadaara7945 8 дней назад +21

    Alx dhafar ama samalaylka wuu igu badnaa waxa dhici jirtay in aan maalintas oodhan caajis ku qaato lkin dhafarkaas waan joojiyey alx slaadahayga iyo maalintayda sida ugu fcn baan u gutaa alx yaa rabi ❤❤.

  • @XamdaAbdilahi-u5c
    @XamdaAbdilahi-u5c 8 дней назад +5

    Thanks my teacher 🎉❤

  • @ABDIRASHIIDAbdirashiid-q7c
    @ABDIRASHIIDAbdirashiid-q7c 3 дня назад

    😢AAMIIN YAA RABI ILAAHEY JANNATAL FIRDOWSAL ACLAA XAKA WARAABIYO INSHA.ALLH

  • @famousking447channel5
    @famousking447channel5 День назад

    Jazkhallah teacher Ayub ilhaay ku xafiido 💙🙏🏾✌🏾

  • @nastehaabdullahi
    @nastehaabdullahi 8 дней назад +8

    My mentor Ayub Ahmed🎉

  • @SayidMohammed-h9v
    @SayidMohammed-h9v 8 дней назад +6

    Ayuub mhdsanid walaal 🎉

  • @hodanhaji5632
    @hodanhaji5632 7 дней назад +2

    Aamiin yaarabi 🤲 Allahuma arxamu raximiin hooyo mcn
    Waaku waynay wayadan macalim Hada cafimaat qabto Alxmdlh

  • @TulipE2023
    @TulipE2023 8 дней назад +4

    Alham du lil allah. Barta AAN TAGAN yaho 😢maanta . Quran akhriyo, iiyo shaqo kaga bhadbadiya iiyo exercise iiyo family.

  • @abdulahiahmed2845
    @abdulahiahmed2845 6 дней назад +1

    MncHa AllH Jazakallah Khyr❤❤🥰 wlllky Ayub Ahmed❤

  • @mucaadabdielmi3318
    @mucaadabdielmi3318 4 дня назад +2

    Wllky dhirigalyahayga ❤❤❤ wx badhan ka faa iiday 😊

  • @AbdilahiAden-of6ei
    @AbdilahiAden-of6ei 8 дней назад +5

    We missed you. Alot make more videos please

  • @SundusSheikh-n1d
    @SundusSheikh-n1d 3 дня назад

    Allh ku xiftiYo walalkaY 🙏🏻

  • @mamohalimoabdiabdilahi1629
    @mamohalimoabdiabdilahi1629 7 дней назад +4

    Allha aunxariiso hooyo macan

  • @HirsiHirsi
    @HirsiHirsi 8 дней назад +3

    Nio waqti fican is kentay

  • @salmanur1976
    @salmanur1976 8 дней назад +5

    waqti aan ubaahnaa videowgan soo duubtay aadaa umahadsan tahay

    • @SayidMohammed-h9v
      @SayidMohammed-h9v 8 дней назад

      Inshlh wax badanbad kafaaidaysa wll anigu waa youtuberka qudha ee hadaldiisi isaameyan.

  • @QassimKaskey
    @QassimKaskey 8 дней назад

    Ustaadh mahadsanid marwalbo waan kugu xiranahy oo waan kudageystaa waxyabo badan waan kaa faaide ❤❤

  • @AbdullahiHazan-e2s
    @AbdullahiHazan-e2s 6 дней назад +1

    M.s Ayub Ahmed Wll ilahay Haku barakeyo wllhi wxaaba mooda Muuqaalkiisa iyo Xilligii loobaahnaaba waa isku xilli m.s Brother

  • @hibonoura1555
    @hibonoura1555 7 дней назад +2

    Wlaahi maanta wan murugaysan yahay adunkuna cidhidhi ayu igu yahay se ka qusan mayo ilahay wanan healsya waxksta on rabo insh allh wanan so noqon dona ano waxan rabi haysta oo faraxsan 25/9/2024 🙏12: 47 hbnimo

  • @asmaomar7113
    @asmaomar7113 8 дней назад +4

    Mahadsanid huuno 🎉

  • @BilaneYonis
    @BilaneYonis 2 дня назад

    Masha a allah

  • @farhiyaabdiqaadir857
    @farhiyaabdiqaadir857 7 дней назад +2

    Wllo ayuuboow Ani go,aan dhan waan qaadan la ahay wlhi waana is badali la, ahay Dana badan aya iga dayacab wax barasho Ayan ku jiraa wax barashdi aya igu adag 😢

    • @dahaboodaxow
      @dahaboodaxow 7 дней назад

      Abayo adkeyso sina wado shaqadada plz waxa barashada ku dadal macaney ish allha

  • @marwoiimaan6894
    @marwoiimaan6894 7 дней назад

    Mahadsanid ustaadi

  • @Dhagawayne-fe9zl
    @Dhagawayne-fe9zl 6 дней назад +1

    Alle hawnaxariisto hooyo sxp hooyadu waa qaaliye

  • @DanteeTh___GaraTh
    @DanteeTh___GaraTh 7 дней назад +2

    AllahayOww ii sahal amuuraha😭❤️

  • @Arabduur
    @Arabduur 8 дней назад +4

    The legend Ayub ahmed

  • @BashirAxmed-e9c
    @BashirAxmed-e9c 8 дней назад +3

    لا تصحب الكسلان

  • @Abdulahiosmaan-ls4mk
    @Abdulahiosmaan-ls4mk 7 дней назад

    Mash allah wll ayuub dhirigaliyeyega ale haka jasakallahi siiyo❤

  • @kaafiyonuur57
    @kaafiyonuur57 8 дней назад +1

    Masha allh baarkalah

  • @MohamedFaisa-vm7vk
    @MohamedFaisa-vm7vk 6 дней назад

    mahadsanid walalo

  • @Arashidcfatax
    @Arashidcfatax 2 дня назад

    Thnks bro ❤️ 😊

  • @deeqyare2897
    @deeqyare2897 8 дней назад +2

    Saliga iyo istiqfarta badiya

  • @sharafadali1743
    @sharafadali1743 5 дней назад

    Amiin Amiin yaa Amiin 😢

  • @IdirisPepe-s4k
    @IdirisPepe-s4k 8 дней назад +3

    My teacher thang

  • @samiiralfa
    @samiiralfa День назад

    Good pro

  • @Khalidabdisamed
    @Khalidabdisamed 8 дней назад +2

    Ballan iga qaad ina sallada illaalineysid❤️😭🤍

  • @dheymanluula6073
    @dheymanluula6073 6 дней назад

    ‏شكرا جزاك الله خيرا الله يعطيك العافية❤🥰

  • @Adno-fm6kk
    @Adno-fm6kk 8 дней назад +3

    Walayaal iisooduceya arin iheysato 🥹💔

    • @hoodomaxamud6038
      @hoodomaxamud6038 8 дней назад

      Ilaahay culayiska hakaa faydo wll

    • @cabdiwahaabnadaara7945
      @cabdiwahaabnadaara7945 8 дней назад

      Walal alle culayskeda hakaa faydo Faraj khyr qba ale hkuugu badelo arintaas alle kaashano salada badso walal waa iga talo.

    • @SayidMohammed-h9v
      @SayidMohammed-h9v 8 дней назад

      Ilaahay hakula garabgalo wll aamin

    • @dahaboodaxow
      @dahaboodaxow 7 дней назад

      Allha kugu bedelo fudeyad amurhaga allha ku hagajieyo amin ya rabi😊

  • @mariammahmuud260
    @mariammahmuud260 2 дня назад

    Mar baa isdhahaa farxadbah kuma qorna aduunka ayaan ku kaliyoobay

  • @maymuunomer3829
    @maymuunomer3829 6 дней назад

    Ma.allh ustaad ayuub allh haku xafido 🤲 hana ku barakeeyo 🤲 insha allh waxan rajeen inan saxiibo badan badala idinka ilaahay halkas waxbaa iga soo baxay wax badan ayan kusugaynay waliba ani hadaba wan egayay inaad noso galisay youtube dhiiragalintii intaa aan adi kugu xirmay wax yaalo badan ayan kaa faa,iday jzakalahu khyrul jazaa xiliga igu haboona iyo waqtiga ugu wangsana ayan kugula saxiibnay youtube hidaayada iyo waa fajita alle ayaa leh naguna hadeeya youtube waqtiga aad nasiisay allh haku barakeyo ustaad inbadan

  • @Yusraabdi912
    @Yusraabdi912 6 дней назад

    Wllo alle khyr haku siiyo, barashadada ku ma khasarin wlhi🎉

  • @Qani...0204
    @Qani...0204 7 дней назад +1

    Thanks wll❤

  • @XamdaMaxamed-uo5pr
    @XamdaMaxamed-uo5pr 8 дней назад +1

    Thanks uztaD❤

  • @AliMohamed-l5w
    @AliMohamed-l5w 8 дней назад

    Thanks

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 7 дней назад

    Ilaahay hakaa abaal mariyo nasteexada

  • @KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt
    @KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt 7 дней назад

    Mahadsanid ustaad Ayyuub❤❤❤

  • @M.khaliij.
    @M.khaliij. 8 дней назад

    Farxad maba radiyo alxmdulilaah salaad marka dukado amurahayga an ale u dhibto weyviska kala drgtaa nolosha

  • @Abu__yaxya
    @Abu__yaxya 8 дней назад +4

    M.a waqti dheer kadib macalin ayuub alle haku sharfo

  • @CabdifitaaxmaxamuudCabdi
    @CabdifitaaxmaxamuudCabdi 8 дней назад

    Asc macalin ayuubow mahadsanid waxwalba oo wanaagsan oo aad bulshada usoo gudbiso waxbadan oo si shaqsi ah oo aan ka Faiaday aa jirto

  • @AnabOsman-s5i
    @AnabOsman-s5i 7 дней назад

    thanks wll qali ❤

  • @mumtaaz-k5f
    @mumtaaz-k5f 7 дней назад

    Mahadsanid wll🎉🎉

  • @CaliXaydar-lk3jd
    @CaliXaydar-lk3jd 2 дня назад

    Alx.calakuli.xaaal

  • @marwaaliyare9097
    @marwaaliyare9097 6 дней назад

    jasaaka laaha khayr❤

  • @XamsekhadarXamsekhadar-g8x
    @XamsekhadarXamsekhadar-g8x 6 дней назад

    Allha ku barkeY0 teacher

  • @amransaidhusen7599
    @amransaidhusen7599 6 дней назад

    Mahadsanid wll ❤

  • @munaibrahim2054
    @munaibrahim2054 6 дней назад

    Shukuru walalo

  • @AshraFAHashi
    @AshraFAHashi 7 дней назад

    Allayacizk ❤

  • @SaedMohamed-r6w
    @SaedMohamed-r6w 7 дней назад

    My couch

  • @Ohod318
    @Ohod318 7 дней назад

    Mahadsanid🤍

  • @MohameddeeqKhaliif
    @MohameddeeqKhaliif 8 дней назад

    My pro Thanks you keep going 🎉❤

  • @CumarNuur-j3g
    @CumarNuur-j3g 3 дня назад

    M.a

  • @BilaneYonis
    @BilaneYonis 2 дня назад

    Daci ayub ahmed

  • @HibodekHassan
    @HibodekHassan 7 дней назад

    Ilahay hakubarakeyo abwe🎉

  • @nuraakhadar7813
    @nuraakhadar7813 7 дней назад

    Mhdsanid wll Ayub

  • @HarunIssack-r6t
    @HarunIssack-r6t 7 дней назад

    Thanks for your advice 👍

  • @Ilhaan-g4k
    @Ilhaan-g4k 7 дней назад

    Ayuub isoo ducee wan xanuunsanayaa😢😢

    • @dahaboodaxow
      @dahaboodaxow 7 дней назад

      Allha ku cafieyo walashey cafimad tama allha ku sieyo

  • @ALIARABABDI
    @ALIARABABDI 8 дней назад

    The best Teacher Ayuub Axmed ❤ Thaank.s you bro. Wax badan kaa bartay walhi 🙏✌️

  • @Relaxland-p4o
    @Relaxland-p4o 8 дней назад

    Woll wadmahadsantay ee nolow. in taynololi jirtaba ❤

  • @abdifatahali3431
    @abdifatahali3431 8 дней назад

    Masha allah walaalkey waxbadan baankafa iday Allah kaa ajarsiiyo

  • @dahaboodaxow
    @dahaboodaxow 8 дней назад

    San ku radeyaya wan ku wayya ma nabad qabteya ayuub ahmad

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 8 дней назад

    Masha Allah Farxad ku nooloow 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @masudcitizenozil4857
    @masudcitizenozil4857 8 дней назад

    The best advice ❤

  • @cabaasmustaf2153
    @cabaasmustaf2153 7 дней назад

    Masha allah

  • @AHMEDSaleebaan-ef4ey
    @AHMEDSaleebaan-ef4ey 8 дней назад

  • @Salmanuura-x7i
    @Salmanuura-x7i 8 дней назад

    Wllky jazaka Allah khyr

  • @ju4965
    @ju4965 8 дней назад

    Mahadsanid walaal ❤

  • @MohamedAbdullah-cq3rj
    @MohamedAbdullah-cq3rj 8 дней назад

    Ayuup ahmed❤ my mentorr

  • @DaahirAndullaahi
    @DaahirAndullaahi День назад

    ❤❤❤❤

  • @MohamedDahir-d6o
    @MohamedDahir-d6o 8 дней назад

    Our leader inbdn ba kusugyny mahadsanid Leader❤🎉

  • @cabdiraxmancabdiqadir5440
    @cabdiraxmancabdiqadir5440 8 дней назад

    Jazakallah wll mcn🫡

  • @ahmednuur197
    @ahmednuur197 2 дня назад

    😢😢

  • @HasnaAhmed-l3l
    @HasnaAhmed-l3l 8 дней назад

    Xageh kala so xiriira ustaad talo ka raba e

  • @MaxamedCabdisalaan-jc8qy
    @MaxamedCabdisalaan-jc8qy 7 дней назад

    ❤❤❤❤

  • @OumalkairIsmail
    @OumalkairIsmail 8 дней назад

    Whlli awan kubahna

  • @LadanYussuf
    @LadanYussuf 7 дней назад

    Mhdsanid teachar

  • @naciimasaciid3886
    @naciimasaciid3886 День назад

    Dr xage kala so xariiira

  • @YonisSaid-m2z
    @YonisSaid-m2z 8 дней назад

    Thanks Wllkay👍

  • @ayaanmahamud3180
    @ayaanmahamud3180 7 дней назад

    Jazaa kallahu kheyr wll qali

  • @MustarioHasaan
    @MustarioHasaan 8 дней назад

    My techar hanaga fogan😢

  • @AxmadYusufboy
    @AxmadYusufboy 8 дней назад

    The Best teacher❤

  • @Qadaro223
    @Qadaro223 8 дней назад

    Thunks bro

  • @MaxamedXasan-r6z
    @MaxamedXasan-r6z 8 дней назад

    Masha,allah ustaaf ayuub axmed 🎉

  • @XahpiOsmeni
    @XahpiOsmeni 8 дней назад

    Wll

  • @sabiriinjaamac6809
    @sabiriinjaamac6809 8 дней назад

    Ayub❤

  • @NouradinnFuadd
    @NouradinnFuadd 8 дней назад

    Alle ha ku sharfo walaal ❤

  • @cadanwayne5719
    @cadanwayne5719 8 дней назад

    Ayub waan ku salamay zxp

  • @AyaanXuseen-tk1to
    @AyaanXuseen-tk1to 8 дней назад

    Waan ku tagera 💫🫶✨️♥️

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 8 дней назад

    Mashaallah ustaad ayuub

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 8 дней назад

    Masha Allah ustaad💯👏👏