Ayuub ahmed thanks Wax badan baan Ka faaiday RUclips 400 boqol MP3 maqalo baan Kala so degay waana wada dhagaytay aad baan wax badan Kaaga bartay sxb guuleyso pro ❤
Waxa la socday 7sano waxaana sugaaye ila uu wax ka qabsado oo meel iska soo saaro Ana waxbarasho watay maalinta soo qaangaaray ilaa iyo hdda waxa uu ii aha wehel waxaana Alle uga mahadcelin jiray in Ruux dhan walba ka dhowrsoon nolol ikala dhexeyso lkn hadda Wuu dhintay asagoo nool ayuu agteyda ka dhintay . Xeriir kle waa joojiye mana aamini karo in nolol kle jirto calaf baan u jogaa ama qabri dooq kle malihi😢
Zrry abayo ha is dhiibin wad ka gudbaysa ilaahay wax khyr ku ah kama wado aamin in uusan qfkagi saxdaa aha ahayn please ka kac dhiidhiga waxbaro xirfado baro shaqayso naftada meel kaso saar qfkii saxda aha wu iman
Halka Ben ee lagu celceliyo 100jer uga danben run aya loo,arka Suurtagal mathy qof yaraantiisi marki u caqliyesty ila 18 sano uu kagaro loogu cecelinaye inu dacif yahay waxba qabsan karin inay samen kuyelan waydo noloshisa Suurtagalsa mathy ino ilowo 50ka sano sosocda dhoshiisa isheeg zxp midas🙏🙏
Dhiiragaliye ayuub ahmed Maka soo hadli kartaa qofka AAn marwaliba hadalka dhameystirin sida qof asoo sheeko dhex umareyso camal ka taga hadalka kuugu kala gooya
Team ayuub ahmed like me❤
Wllhi Hadaladadu nolosheyda ayeey Sameyeen Allah ku sharfo👳♂️
Hal talo iga qaado sxp:
1:Salaada ilaali oo jamaca ku tuko
Adna haltalo isii ❤
Balwadaha jar
Ano gabadha hal talo isiiya ana wllhyow
@@AzmaCabdi-qi8kuSistar wllhi is astur o salada ku dadal gabar nimadada wa shey qali micno hakula lahto gaar ah sister ❤
@@cabdullaahixuseen3529 igu halee wllky mahadsanid
Aduunyada wax free ma jiro fadhiga ka kac wax qabso is bar inaad wax qabsan karto cidna haku tashan waa iga talo 🙏
Wll An kusalino nabiga
اللهم صل وسلم على نبينا محمد ❤
Wll Ayuub runta ayaad ka hadashay waana xaqiiq 💯
Video-yadaan soo badi si ay dad badan uga faa'ideystaan.
Mahadsanid 🙏🙏
Nin rag ah ayub Ahmed ❤❤ dirigiliyahena Allah kuhafidho
Walee ruuxba ruuxbuu ilahay kudhaqaleystaa aniga ilahay kasokoow nolosheyda qaar badan badka qeybqadatay imadhafo vidiogaga lkn uma badni in aan komanti qoro
Lkn mida aan layaabay ayaa waxay tahay markan dalana mid aad moodo in la isodiraad sogalisaa ilahay waxankaga baryayaa waa habeyn jimcee akhirana jano aduuna guul farxadleh
Jazakalahu qayr ustaad ayuub
Masha llh ilahow khayrbadan kusii wax badan bad iga badashay allaa ikaabaray miisanka allha kusaro
My Leader❤
Shukran jzakalahu khyrul jazaa ustaad ayuub allh haku xafido hana ku barkeeyo 🤲
Exactly wllhi anaa arkay midaas💯
Thanks walaal👏❤
Ayub thank you for advice ❤❤❤❤❤❤❤❤
جزاك الله خيرا يا اخي أيوب أحمد ❤
Ustaad ayuub allah ka ajarsiyo wacyigalintaada wanagsan, waxa wayna wad ka badashey nolosheyda
Jazaaka Allah ustaad
JAZAKA ALLAH KHEYR USTAADH
Our teacher ayoub ahmet aad ban ku salamay❤
Wooow thnx i really needed to hear this ❤
وما آمن معه إلا قليل 7:48
ilah hakaa abaal mariyo sidaad horu marka naftayada nooga caawiso ilah haku xifdiyo wll❤❤❤
Ustaad Ayyuub mahadsanid
ustaad waad mahad santahay
Jazaakallah ustaad ❤
First my motivater thnkz 😢😊
Thanks macalin❤😊
Ana u horeeyo❤😊
Ayub allha no ka xafido runti nolosheyada waxa badana ka badasheya xaqiqiq
Thnks wll ayuuba Ahmed❤🙏🙏
best teacher ❤❤
Ayub axmed alle hakubarakeeyo
Mahadsanid wll qali❤🎉
Ustaad mahadsanid
Thank u very much may God bless u😊
Dhiiri galiyahayga anmarkasto nafis ubaahdo si aan iskubadalo udhagysta thy guulyso❤
Ayuub ahmed thanks
Wax badan baan Ka faaiday RUclips 400 boqol MP3 maqalo baan Kala so degay waana wada dhagaytay aad baan wax badan Kaaga bartay sxb guuleyso pro ❤
Macalin allah ku barkeyoo
Jazakallah walal❤
Allah ku sharfo zxb, thanks for helping us
Shukran🤗💕
Shugran wll qaali❤
Macalinkeygah❤ alle haku sharfo
Keep going teacher
Cawa qfki ugu horeyi ahy❤
Ayubow sxb vediosha wanakasotahisa ee mahajira
Masha allah guulays
Runtii waan ku fa iday thanks❤
I follow you since 2021 wax badn wan ka faiday barakallaahu fiiig
Never give up
Merci beaucoup bro forme Djibouti ❤
Waad mahadsantahy wllken
Shukran wll qali
Zhp walhi nolashayda waad bad badisay
Waxa la socday 7sano waxaana sugaaye ila uu wax ka qabsado oo meel iska soo saaro Ana waxbarasho watay maalinta soo qaangaaray ilaa iyo hdda waxa uu ii aha wehel waxaana Alle uga mahadcelin jiray in Ruux dhan walba ka dhowrsoon nolol ikala dhexeyso lkn hadda Wuu dhintay asagoo nool ayuu agteyda ka dhintay .
Xeriir kle waa joojiye mana aamini karo in nolol kle jirto calaf baan u jogaa ama qabri dooq kle malihi😢
Zrry abayo ha is dhiibin wad ka gudbaysa ilaahay wax khyr ku ah kama wado aamin in uusan qfkagi saxdaa aha ahayn please ka kac dhiidhiga waxbaro xirfado baro shaqayso naftada meel kaso saar qfkii saxda aha wu iman
@@najmanuraciid1045 abyo Waa isku dayoyaa lkn Mar walba waa niyad jaba
Mucalm ayuub asc waraxmatullahi wabarakaatuh
Rahsaan Passage
Wlh ani waxa ahay gabar dhalin yara ah waxan joogaa yurub gara aahan Holland 🇳🇱 waxa ku jira kaam 2sano sharcigii wali mahelin iisi duceeya please asxabey noloshi wey caqabada badantagy wlh but alxm 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Albaabka Rabbi mar un ayuu kuu furmi ee ha niyad jabin hana quusan.
@@JdSis-d8w mahadsanid
Mahadsanid macalin
2:26 habeenimo caawana go,aan sadyyy in wixii ka dambeyyy 11:00 zeexanayayyyy
Asc,guuleyso,❤
Qofkii ugu horeeyey ayan ahey
THANKS SOO MUCH Maclina
Thnkz ustad
Mahadsanid 😓
Ayubow wllky side online lugu shaqeystaa please Jawab
Halka Ben ee lagu celceliyo 100jer uga danben run aya loo,arka
Suurtagal mathy qof yaraantiisi marki u caqliyesty ila 18 sano uu kagaro loogu cecelinaye inu dacif yahay waxba qabsan karin inay samen kuyelan waydo noloshisa
Suurtagalsa mathy ino ilowo 50ka sano sosocda dhoshiisa isheeg zxp midas🙏🙏
7:43 Thank you 📌
Anigu inan qof shaqo isiiya hadan heli lahaa wan u ducyn lahaa😢
Dhiiragaliye ayuub ahmed Maka soo hadli kartaa qofka AAn marwaliba hadalka dhameystirin sida qof asoo sheeko dhex umareyso camal ka taga hadalka kuugu kala gooya
Waa run❤
Donnelly Crest
Xaqiiiqo❤
Thanks wll
Esperanza Circle
Waa xaqiiq walaal 😢
Hildegard Parkway
Sharaf io karaamo ustaad
Haa ruun 😢
Wlalkey ayub wxn rawa in ad arin talo iga siso plz siden kula so xariiraa
Wllo snapchatkay ayubaxmed1
شكراً
Kiarra Junction
Kerluke Mills
Macejkovic Road
Illahay ha ku fudayidiyo wllo wax badan ayaad na bartay
Johns Lake
Run
Waa talo wanagsan odhiri galina
Grady Groves
Branson Curve
Mills Skyway
Corkery Parkways
Dickens Circle
Maymie Canyon
Brennan Ranch
Luigi Vista
Logan Lake
Baylee Estates
Savion Track
❤❤❤❤❤
Hardy Valley