2:49 Farqiga u dhaxeya caajiska iyo kasalka wa. Caajiska waa in aadan shey dhan aadan donin ( إرادة )oo donista ka dhimato Kasalkana wa in aad heesato donisti oo rajo wad ledahay lakiin wixi aad qaban lahed baa ka cajisesa ama waad wehsanesa mcnaha mid wa ine donista ka dhimato midna donista ba hesa lkn dhaqaqi ba ka cajisesa wa sida ku maqle laga yabo ine iga qaldantahy ❤ الهم إني أعوذ بك من الهم والحزن وأعوذ بك من العجز والكسل وأعوذ بك من الجبن والبخل وأعوذ بك من غلبةالدين وقهر الرجال ❤
“Dadaalka aad ku bixineysid inaad doqonimada difaacdo, haddii aad caqli ku dari lahayd, horumar weyn ayaad samayn lahayd. Weligaa ma heli doontid guul, haddii aad ka soo tagto casharada caqliga ku jiro!”
Ani cajiska in allah iga saaro i duceya sanadan bilbi rbah jamcad mrka so dhameyo shahdo le ma ahe ano xurfdo brte ina dhameyo rbah lkn cajis wa is dagli donah xlqda mrka iso dhacde wa so orde❤
Halkaan caajis ka gaaray wllhi xitaa inaan dhameysto video gan wan dhibsanayaa wllhi salaada anigon firfirconeyn ban dukadaa ducada sidokle xitaa dadka hadalkoda wan dhibsadaa markasta tiktok ga wan daledaa hadana wan so degsadaa lkn hadda ma daleedayi sida ninkii sigaarka cabi jiray ee iska daayay lkn intuu iska goynayay sigaarka jeebka bu ku sitay hadda go.aan ban nafteyda ka qaadayaa inaanan tiktok eegin wllhi waa jaxiimada dhalinyarada adigana waad ku caajistay fariinteyda 😂
Wlhi Waa yabana xligii aan dugsiga dhiganaaye jimco iyo sabti waxee iga dhignee farxad aan la qiyaasi karin malin ka Cidana haba sheegin saa’id lkn Hada malinka Ciid a iyo malinka kale Waa ii same zwbta Waa graan waaye?
اللهم آني اعوذ بك من العجز والكسل والبخل والجبن ودلع الدين وغلبت الرجال
اللهم أ ني أعوذ بك من العجز والكسل والبجل والجبن ودلع الدين وغلب الر خالاللهم أ ني أعوذ بك من العجز والكسل والبجل والجبن ودلع الدين وغلب الر خال
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤@@Farxan11
ilaahey Haku baraKeeYo❤
Aqoonyahan umar ishaar runtii wan farxaa markuu so dhaco podcastigan
Al ustaad Omar inshar ❤
Muuqaalada noocaan ah waa life changing., wiil
kasta oO soomaaliyeed inuu muuqaalkaan
daawado ayaan rajaynaa. Horay u soco macalin
2:49 Farqiga u dhaxeya caajiska iyo kasalka wa.
Caajiska waa in aadan shey dhan aadan donin ( إرادة )oo donista ka dhimato Kasalkana wa in aad heesato donisti oo rajo wad ledahay lakiin wixi aad qaban lahed baa ka cajisesa ama waad wehsanesa
mcnaha mid wa ine donista ka dhimato midna donista ba hesa lkn dhaqaqi ba ka cajisesa wa sida ku maqle laga yabo ine iga qaldantahy ❤ الهم إني أعوذ بك من الهم والحزن وأعوذ بك من العجز والكسل وأعوذ بك من الجبن والبخل وأعوذ بك من غلبةالدين وقهر الرجال ❤
العجز هو عدم القدرة .
😅
Mahadsanid wll🎉❤
Allah kubara keeyo ustd Omar
20:32 😂 salaada duhur ayan kacay. Markaa ka hor shaqo ayan ka yimid waana daalanaa. Lakin dhab ayan u kacay motivation ahan
اللهم إنى أعوذ بك من العجز والكسل والحبن وضلع الدين وغلبة الرجال.
Ya Ilaahi Ano markas Erayga Cajis Alka Ku Hayo Xalqadan Iso Dhacde Omar Mar Mar Maku Jeeda Aba Is Dhaha Wlhi👀😄
هذا الفيديو غير حياتي حقا أخي عمر بارك الله فيه ورعاه.❤💯
Waa Mowduuc Aad Muhiim U ah Mhdsnid Ustd Omar Inshar
جزاك الله خيرا استاذ عمر انشار
Masha allah kalmad qeymo leh mahadsanid mudane
جزاك الله أستاذ ❤🤴🙏
بارك الله فيك اخي
جزاك الله خيرا وبارك استاذ
Mar walbo waan iskaga xiranahay podcast omar wana suga
Ustaadah omar inshar 🎉
Mawduuc muhiim ah shukran ya akhii omar
Manta waa isoo qarxisy😅 mhdsanid wllkey allha nga wada qaado
Mahadsanid omar inshaar
Thankz cumar inshaar markaan soogalo podcast tigaaga anoo wax faa' idin ma baxo
Mowduuc muhiim ah Alle janno hakuugu abaal gudo wll
Mahadsanid ustaad😊
Nolow brother aad ban ku tagera runtii🥰🎉
Aan ku wada salino nabi Muhammad ❤scw
“Dadaalka aad ku bixineysid inaad doqonimada difaacdo, haddii aad caqli ku dari lahayd, horumar weyn ayaad samayn lahayd. Weligaa ma heli doontid guul, haddii aad ka soo tagto casharada caqliga ku jiro!”
Wcs Jazakallah wll
Mahadsanid wll omar ❤
جزاك الله خير 🎉Ustaad waan kakacnay fadhiga😊
Ustad umar inshaar legend❤✌️
Alle haku sharafo brother❤
Soo daawo muuqaladayda ❤
Massha allh manta igu horysa chanel kan guulyso wll ❤
Alxamdu li laah
Golden voice❤😊
Omar❤
THNKS WALL OMAR🙏
Nolosha ilaahayow noo hagaaji❤podcast aan jeclahay waxna aan ka faaiday❤
قيل :-
تعلم الصمت من الثرثار.
والاجتهاد من الكسلان.
والتواضع من المتكبر.
Ustaad cumar mahsanid markle❤
Xaqiiq wllhi nolasha dhandhan Waaka dhamaday waxaana sababay caajiska😢17:36
Asc wll omar wan ku salamey horta walahi podcastiyada aad iyo aaad ban ugutaxanahay wan ragsada intad so sameysid runti jazakallh so badi wll
Allahu akbar
Waan jeclahay podcast tiyadaada mahasanid
Wcs ustaadunaa ❤ alx waan fcn nahay 🤲
Ustaad Omar
Afaid before trying = weakness 🙂
Shukran
Cajiska xanuunka macaanka ayaa ii fheer 😢 😭 😿 😢 😭 😿 😢 😭 😿 😢 😭 😿 😢 😭 😿 😢 😭
Thanks pro
Next monk mode ka soo hadal ustaad🤝
Taniyo maalintaad youtube kusobiirtay wan kugu xirnaa waxbadan na wankaa bartay runtii ..mahadsanid #omarinshar
Guuleyso ❤
Wcs yaa cumar ❤
Ani cajiska in allah iga saaro i duceya sanadan bilbi rbah jamcad mrka so dhameyo shahdo le ma ahe ano xurfdo brte ina dhameyo rbah lkn cajis wa is dagli donah xlqda mrka iso dhacde wa so orde❤
Mahadsanid
فلسطين ❤
Ustaad cumar inshar In badan mahadsanid youtubkada 2018 ayaa kusobiiray ilahadana siwayn kula socdaa runti nolosheyda cadoyin badan iskabadalay latalintada awged mahadsanid runti
Aqoon yahan Omar inshaar runtii aaad ayaan kugu farxaa marka aan RUclips channel kaga booqdo
Comfortable kills the dream..
Raxadu waxy disha riyada
Laba bilood ka hor ban ka xorobay cajiska alxamdulilah 😊
Halkaan caajis ka gaaray wllhi xitaa inaan dhameysto video gan wan dhibsanayaa wllhi salaada anigon firfirconeyn ban dukadaa ducada sidokle xitaa dadka hadalkoda wan dhibsadaa markasta tiktok ga wan daledaa hadana wan so degsadaa lkn hadda ma daleedayi
sida ninkii sigaarka cabi jiray ee iska daayay lkn intuu iska goynayay sigaarka jeebka bu ku sitay hadda go.aan ban nafteyda ka qaadayaa inaanan tiktok eegin wllhi waa jaxiimada dhalinyarada
adigana waad ku caajistay fariinteyda 😂
Naa wll isku mid baa nahay 😂
Sem Banu nahy nin iqabo xita waa iku nacy
Wallhi maku caajiseyn wey iku socotey bee😂❤
Ustaad cumar iishar Aqoon yahan Garanaya macduuwa iyo mawduca mudan In marka laga hadlo
17:10 hhhh cajiib
Walaky omar in shar ilaahay halaga yeelo kuwa janada ku kulmo walahi waxaad kamidtahay dadka noloshayda bedelay abaalkasna rabi haka abal mariyo
Wcs wll alx
Good
Scw
🎉🎉❤
Asc Ustad waxan ahay ardey jamacad sanadkan fresh aah shaqo hayad aah na wey isobaxdey dadka wey igulatalinayan wali wa yartay shaqo habilabin ee waxbarashada siwado Ustad maxan sameya talan kagabahanay 🙏
Wll wad isku wadi krtaaah jmcda oline ka dhigo shaqeysonah
Kasoo hadal sxb omar firaaqa
❤❤❤
WAR Wll cumaroow wlhida abaal bad naga mudanthy.
Waayo allah ka sokow raga sabab uqoday amaba ninka kaliya isagoon ila joogin ibadalay baad tahay saan videioyada uun u dawanayey
Ood moodo markasta inaad intad i aragtay aad si dadban aad iila hadleyso
Nin aad ukharaba oo balwado badan akhlaaq xun xidhiidhrabi ka fog aduun iyo akhiro wax uu hayo aysan jirin xitaa cafimadkisa ilkihiisa xubinkisa taranka intuba halis gaasheen saan wax xun iyo balwad ugu wadey.
Lk. Maanta 90day oo duco dadaaaal malin iyo haben ah waxadba imodaa 15jir
M.a
Caajis = wahsi
Micnaha micnaha 😂
Wlhi Waa yabana xligii aan dugsiga dhiganaaye jimco iyo sabti waxee iga dhignee farxad aan la qiyaasi karin malin ka Cidana haba sheegin saa’id lkn Hada malinka Ciid a iyo malinka kale Waa ii same zwbta Waa graan waaye?
😢😢😢😢😢
wlhi wa xalad aan hadda kusugnahay 😣
فلسسسسسسسسطين❤
Allow xafid walalkay fadlan aniga miyad i ogayd 😢😢😮
Cod maleh OMAROW
Walahi been ma ahan mesha waagu iigu baryo gabolku iigu dhacaa mana is badalayoh
Wa xaqiiqo biyo kama dhibcan ah wxn shaqeya 14 sacadood hada wxn podcastigan dhagaysana ano shaqada ku jira wxn jclhy sacadaha aanan shaqaynayn io weekendiga dhadhankooda mhdsnd ustaad
Ina ader bila go aan baa ahy caajiska.bila.go aanka kataran😢
Jadwal Yeelo Wll La Xisaabtam Naftada
Waqtigaga La Tartan Malintada Xisaabi Wixi Aad qabatay Yeelo Routine
COD MALEH CUMAROW
Tabcaan🤣🤣🤣
Anoo intaan kacey tellka Gacanta ku heysta xley mrka sexneyeyna qorsheyey inaan salda subx ka hor kaco cshrdeyd diyaariyo hdana markaan soo kacey bilaa qorshaan ahey tellka un malin walba sidaas bay igu dhaaaftaaa😢😢
Dhabnimadi dadka waa ka dhimatay kuwaaba qosolkooda xitta dhab ahayn oo si Kadis ah mashiin cml u dhawaaqaayo markaasat kud isku dhaheysaa,,
Bulsho dhan wahsanaysa
In isku filnaadaan oo ciidama shisheeye wahsi kawayn majiraa
Ppppppppppppppppppppppp
مبين انك صومالي كبر بالخليج