Anoo Xanuunsan baan dhageystey Niyada ayaa ii dhisantey, waxana ahay Hooyo Afar hablood oo agoon ah keligeeda korsaneysa wllhi markan Allah si dhab ah u tala saartey niyada ii degtey kalsooni, xasilooni, deggenaan iyo farxad baan ku noolahay alxmadullilaaah.❤❤❤
wcm huno tabintada markan kula daremo adi aderkay xaskisa aya tumi 5ka hor ciyalka aya waday wadanka ayay yimaden xaqiiqdi aad bay ushaqaysaa sida ay no shegtay ma fadhistan wiilka weyn waa naga tagay bay tiri gabadh cadaana ayuu gursaday inta kale ilaalo ayaan ka nahay si aan ukala socon shaqada aan subaxi galo habenki baan ka nimadna ibta waxa ku dheer ciyalka school koda inad kaga warhayso gayso ka keento gurigii shaqadisi ku sugaysa waxaa ay war noogu goysay hadii ay iyeeli lahaayeen wadanka ayaa dagi lahaa hadana waxay tiri ma anakaaba hanti ku leh😢
هناك شيئ غريب جدا في الصومال المقاطعة ليست شغالة ماأدري ليش ولكن من الواضح أننا في سبات عميق عما يحدث وعن المبادرات، والسبب أرجعه لشيئين الأول أننا لغتنا ليست عربية لذلك المشهوريين في السوشيال ميديا ليس لهم معلومات عن المنجات المقاطعه والشعب كذلك. والشيئ الثاني أن مؤثري ومشهوري وسائل التواصل الإجتماعي لم يقوموا بنشر الوعي في المجتمع الصومالي عن المقاطعة والمناصرة لإخوتنا، فلذلك أنصح أن تبدأ وتحمل وراية المقاطعة انت كعمر إنشار وتحتسب الأجر العظيم.
Wlakllkey marka ku dageysanyo farxad ayan daremeya sida anigo wax walbo haysto camal numberkaga hage ka hela❤ inaa iso jawabto ayan rajeyna walalkey i.a
Anoo Xanuunsan baan dhageystey Niyada ayaa ii dhisantey, waxana ahay Hooyo Afar hablood oo agoon ah keligeeda korsaneysa wllhi markan Allah si dhab ah u tala saartey niyada ii degtey kalsooni, xasilooni, deggenaan iyo farxad baan ku noolahay alxmadullilaaah.❤❤❤
Masha'Allah
Manshaallah 🎉❤
Manshallah Mansha’allah ❤ ilaah hakula koriyo caruurtada hana kaga dhigo alle ubadkaad aduun iyo akhiraba ku aflixi laheed inshallah , guul akhiro iyo Mid rabiba allaha ku siiyo baayo ❤
Mashaallah
Alle hku siydyo wll
Rabi ha nagu kaalmeeyo fahmka kalaaamkiisa iyo kalaamka xabiibkiisa
Ogaansho saxibkayga baraha bulshada gulayso wlll
Waxa xaqiiq qofkii Alle talo sarto inuu liibaanayo.
Mahadsanid Ustaad Omar inshar.
Waan ku salaamay wllkayow allah abalkaga jano ha ka dhigo mahadsanid wll cumar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ustaad omar inshaar thanks markasta sidaa markasto waqaca jiro no shegtid
اللهم يوفقنا كل شي خير لنا في هذه الحياة
Walaal aan jeclahay janada Allah hanagu kulmiyo
Wall cumar inshaar alle haku xafiido ❤❤❤❤❤
Wlhi waa sax. Waa xaqiiq uahay oo aan qirayaa. Qof kii alle talo saarto. Nolosha wax walbo aythy. Maqasareysid. Waku salamaa wll omar ❤
Wllkey omar ishaar waqti kasta waxaan heegan ugu jiraan inad waaqica calamkan kajira inad naso gudbiso oo aan kaa fa,ideysano xaqiiqda jirta mahadsanid ustaad
Utaath cumar waxaan ubaahnahay inaan helo inaan si gaar ah kuula soo xariiro e xagee lagaa helaa
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Jazakallahu khayr ❤my brother
Make more podcasts on this topic, it's a current issue in our locality
Salam from mandera ❤
صدق الله العظيم، شكرا يا اخ العزيز
Mahadsanid wllo Allaha kaa abaal mariyo khayrka iyo wacyi galinta aad nala wanaagayso
always you are here, Allah bless you omar
Golden voice❤😊
123 podcast wan dhageystey intoo da badan❤ waad mahad santahey ustaad
YAAA AHLaN wasaHLaN aduunku waa Jah wareersanYaYlhaYe Yaaanu nloshaDa SaaMYN
Ustaad Omar inshar wan Ku Salamay
wallkey waxatahay wilka caq ligeyga dhise ilahay wen kasokow❤wllkey iga wen❤❤️🔥❤️🩹
Asc
❤
Mashallah
Ustaad noo soo badi barnaamijyada noo caan ah
Jasskallah Khair
Mahadsanid Ustaad Omar ❤❤❤
Ilmaheyga mar horaa soo kaxeyaystey Alhamdulilah
Ilaaheey tala saaro kaliya.. soo wado ama hasoowadan…
@@Abuukarabdullahi-y8h taas waa kaa diidey Ilmo laguma hay karo wadamadan ee talo saar ka Ilahay waa meel walbo aad joogtid
Inshar will ku sali nabiga scw
ولله غيب السماوات والأرض واليه يرجع الأمر كله فأعبده وتوكل عليه ومالله بغافل عماتعملون صدقالله العطيم
Thanks Ustad Omar❤
Soomalia waxaa ka socda dagaalo qabiil maalmahaan danbe xaalku faruhuu ka baxay AAn uducayno inuu illaahey qaboojiyo😢😢😢😢
Allah qalbigoda burcad ha isku mariyo walalaha galbded ka mudug ku dagalamaya😢
.جزاك الله خير❤😊
Waa u xisay warbixinada al ustaad omar inshar🎉❤
Allaha ku xifdyo ustaad xalqad waano iyo cibro qadasho baa nasiisey👍
Walal omar ku mahadsanid Alle mizaanka xasanaatka hakugu daro Mowduucyo qiima badan ba ino so gudbisa xaqiqatan Fabdhal podcast
Walal mahadsanid si gaar ah in aad nooga war hayso baad modaa.
baarakalaahu yaa cumar🙏ma maleysan kartid dareenkaygu siduu ahaa markaan muuqaalka ku dhufanayay iyo haatan oo sadeex meelood meel kamid ah dhageystay siduu yahay. Waano, dhiirigalin iyi tusaaleynb isagaa isku ah❤
Ogaansho omer inshar oogle islu hal qof baa ka hadla cabdulkarim from burco
Wallahay hadda aayad walba oo jihaad ka hadlaysa waan jeclaystaa waanan ku raaxaystaa kadib dagaalka falastiin 😢 wacanaa diinteenu .lkn dagaalkan qazza wixii ka horreeyay jihaadka waxani unaqanay dib u dhac lkn waa nolosheena ku jirta❤❤
wcm huno
tabintada markan kula daremo adi aderkay xaskisa aya tumi 5ka hor ciyalka aya waday wadanka ayay yimaden xaqiiqdi aad bay ushaqaysaa sida ay no shegtay ma fadhistan wiilka weyn waa naga tagay bay tiri gabadh cadaana ayuu gursaday inta kale ilaalo ayaan ka nahay si aan ukala socon shaqada aan subaxi galo habenki baan ka nimadna ibta waxa ku dheer ciyalka school koda inad kaga warhayso gayso ka keento gurigii shaqadisi ku sugaysa
waxaa ay war noogu goysay hadii ay iyeeli lahaayeen wadanka ayaa dagi lahaa hadana waxay tiri ma anakaaba hanti ku leh😢
Ustaad mhdsnd
Aad ayaa u mahdsants ❤️😊
Thank wll ad iyo ad bay I.anfacan Taloyink ga.❤
Macaan gooyaha xasuusta nabigana ku salliya isoona booqda walaalayaal.
Alle qeyrka hana waafajiyo dhamaanteena.
Sidoo kale aan isku duceyno, aan is cafino.
mawduucaan xili aan dareemayo , xaalada ayuu ku soo aaday
الحياة إما مغامره اولاشي
Ilaahay hakaa abaal mariyo, marwalba waxaad i galisaa rajo iyo kalsooni dhamaystiran oo naftaydu ay ku faa'iido. Mahadsanid wllo
Ustaad aad ayaa u mahad santahay
Allahu Musali Calaa sayidina wa nebiyinaa Muxamad / 28 / June / 2024 , 3:20 PM EST or 8:20 AM NY Time.
Alle haku barakeeyo walal
Shukran omar inshar
Mahadsanid saaxiib omar inshaar.🙏
Ascww sxb.cumar inshar waxaad ka hadlaysaa waaqica dhabta ah wlh.saakadan salada subax kadib ani iyo familka ayaa ka sheekaysanaynay khatarta qurbuhu ku hayo carurta iyo jiilka dhalinta yar e muslimiinta iyo somalida
Waxaan uga sheekeeyay shekh cali dandaawi o caruurtiisa ay heleen fursad dhoof jamaaci ah o u kadiiday inuu ufasoxo safarkaas wuxuna ku cudurdaartay inu kabaqayo in duriyadiisu diinka kabaxaan kadibna dambigooda ila qiyaamada isaga loo xambaaron doono
Runtii murugta ihaysa inad kahadlaydo baad moodaa.anigoi waliba jooga dal afrikaan ah o aidaas udhibbadnayn lkn waa uun gaalo ilmahana inay fitnooban laga baqayo
Jasakallah kheyr
Al ustaad omar inshaar ❤
Thank you ustaad ❤
Ani ciwaankan Ayaa iga hadlaayo jahwareer
يالله
Masha allah
Jzk qern bro
Wcs ustaad omar so dhawow
@omar inshar بارك الله فيك، وجعل الله الجنة مثواك
Ustaad omar inshar❤
هناك شيئ غريب جدا في الصومال المقاطعة ليست شغالة ماأدري ليش ولكن من الواضح أننا في سبات عميق عما يحدث وعن المبادرات، والسبب أرجعه لشيئين الأول أننا لغتنا ليست عربية لذلك المشهوريين في السوشيال ميديا ليس لهم معلومات عن المنجات المقاطعه والشعب كذلك. والشيئ الثاني أن مؤثري ومشهوري وسائل التواصل الإجتماعي لم يقوموا بنشر الوعي في المجتمع الصومالي عن المقاطعة والمناصرة لإخوتنا، فلذلك أنصح أن تبدأ وتحمل وراية المقاطعة انت كعمر إنشار وتحتسب الأجر العظيم.
m.a macallin🎉
Mahadsanid sxb
Wcs wll
Wall Omar allh dartiis aynkuujeclhy
M.a mclin❤❤❤❤
Wcs ustad omar😊
𝗢𝗺𝗮𝗿 𝗶𝗻𝘀𝗵𝗮𝗮𝗿𝗸𝗮𝘆𝗴𝗮❤
ILMo aaan dhaLaYbhaduu iCaayiso nloshaYDaasaamYnaYo pro 😂
Zxp ninkan number kiisa halkeen ka helaa 😢😢😢
Yadawana isaga oo imtixanka dawlada kujira gabr iyo wiil ba halmalin kadib wanu xorobena
Wcs thanks
nio maskaxadaad baar baa dhex furan !!!!ma sidaadaad u haystaa Dadkoo dhan
Asc ustaad
Shukran wllo
Jahwareer
Thanks
Wlakllkey marka ku dageysanyo farxad ayan daremeya sida anigo wax walbo haysto camal numberkaga hage ka hela❤ inaa iso jawabto ayan rajeyna walalkey i.a
Qof kasto reer galbeet imaada waa shileynaa bes taas aan hubaa somali wah noo dhaamo ma lahan walaahi
Wlakllkey marka ku dageysanyo farxad ayan daremeya sida anigo wax walbo haysto camal numberkaga hage ka hela❤
Sax waaye
@ogansho Wxaad Kasoo HadaShaa AriNka Dhex TaaaGeN SharLaawe iYo Aadan SaHal 🙏🙏
Ilahay dartisa iguguso jawab why u furinka ubatay anaga hita gurka kacabsi qabna
السلام عليكما
zhb kasoo hadall al-shabaab iyo yahuuda farqiga u dhaxeeyo madaama alshabaabku yahuud kalle yihiin kuwaas oo jaqo dhiiga umada soomaaliyeed
Masha allah
Shukran wllo