Iska Jir ARRINTAAN Waa Mid Khadar ah - Yaan Lagu Hack-gareyn.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • Halkaan ka DOWNLOAD GAREYSO APPKA TRANSFER GALAXY apps.apple.com...
    GOAL-ka Xiga 400K Subscribers - Mahadsanidiin
    Halkaan Ka Iibso Cashirada :
    Booqo Website-keyga :
    Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
    My Facebook Page : www.facebook.c...
    Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com...
    Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD RUclips KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Комментарии • 149

  • @hamzenuur5877
    @hamzenuur5877 Год назад +13

    Ilahay dadka haka qabto, adna ku mahadsanid inaad nala wadaagtay

  • @user-vm4sw2iv3y
    @user-vm4sw2iv3y Год назад +17

    Mahadsanid Taliye hada kadib difaac ayaa galayaa in sha Allaah

  • @sadiaabdi5864
    @sadiaabdi5864 Год назад +10

    Wa arin muhiim ah in lysku baraarujiyo shukran adiga iyo saxiibkaba

  • @mohamedcirro912
    @mohamedcirro912 Год назад +21

    Bro. 2diinuba waa ku mahadsan tihiin baraarujin tiina inkastoo soomaali nala dhoho oo fudeydkeenu uu 100% yahay.

    • @awomohamoud
      @awomohamoud Год назад

      Walee taasa been aheyn wll fudeyd waliya waliba

  • @Abdurahmaan_masoud
    @Abdurahmaan_masoud Год назад +35

    ilaahay Danbigiisa ha dhaafo qofka hal subiskareebe iisaara ee walashey ama wllky ee soomaliyeed ❤️😭

  • @walalmohamed
    @walalmohamed Год назад +71

    GEFKEENA IYO GERIDENA ILAHAY MAKULAN SIYO😢😢😢

  • @guuleysowalaal891
    @guuleysowalaal891 Год назад +6

    Waa talo wanaagsan iyo digniin cad mahadsanid

  • @mohawarsame8912
    @mohawarsame8912 Год назад +1

    Waad ku mahad san tahay sxb qaali keep going

  • @sagalfaarax9312
    @sagalfaarax9312 Год назад +3

    Mahadsanid abowe Aniga Last week laigu dayay lkn alx wan iska fahamay inkasto garaneynin Qofka uu aha

  • @HayatInspiration
    @HayatInspiration Год назад +2

    Qofkii isticmalaa two factor verification & google Authenticator hadad isticmasho si fudud laguma soo dhici karo marka labadaas isticmaalaa in shaa Allah,

    • @munaahmed1121
      @munaahmed1121 Год назад

      See lo isticmala wll fah fahin dheraad ah

  • @VidByte_
    @VidByte_ Год назад +8

    Two factor authentication iyo google authentication isticmaala easy hadi lagu gaado waxaa qabanaayo labadaas midkood wayna adagtahay in laga gudbo sidoo kale facebook wuxuu leeyahay email primery facebook wuu iska update badan yahay lkn markii iigu dambeyday waqti ayey qaadenee in emilkaas labadalo

    • @0name530
      @0name530 Год назад

      Laguma gaadi karo

  • @GOBAD123
    @GOBAD123 Год назад +5

    Midka aan ku yasayn midka aan ku dhahayn shalaan wax ku siiyaye maxaad iigu soonoqonaysaa midka aan ku kahanayn waa ALAAH bari ilaahay oo wehel kadhigo 🙏 sabiscreb iso dhaha 🙏

  • @mr.guduud4954
    @mr.guduud4954 Год назад +5

    2 sano kohor wllshay ciwaankeda nin jabsaday kadibna lacag ayuu iwaydistay lkn lacagta numberkedi ayan ku diray kadibna way iso wacday ayado leh waxay lacagta isodirtay ana waxan dhahay so adiga isodir madhihin kadib arinti wa lafahmay dad badan ayuu lacaga kaga qatay wa arin jirta arintaan.

  • @cabdiwali9056
    @cabdiwali9056 Год назад +2

    Nio ka soohadal wax ku saabsan programming
    Warbixin kooban nooka keen 👍

  • @rajab1365
    @rajab1365 Год назад +1

    Thanks 100%...

  • @fatima-faryat3774
    @fatima-faryat3774 Год назад +2

    Hosow Ka soo hadal internet la aanta dunida ku soo wajahan iyo waxa sababay iyo wuxuu yahay Internet apocalypse

  • @baxwalabdi9382
    @baxwalabdi9382 Год назад +2

    Thanks pro
    Taliye waxa kasoo hada shaa update youtube io shurudaha cusub ✌️

  • @zikibaaba1541
    @zikibaaba1541 Год назад +1

    Absolutely waa wax dhicikara. Mahadsanidiin

  • @Thestrongestbattleground_pro
    @Thestrongestbattleground_pro Год назад +2

    Mahadsanid wll hozow bro mar ayaa kabadbaaday dhacaaas kadib markaa daawaday baraamij Aad horay usoo tabiday

  • @ADOONKIIRAXMAN
    @ADOONKIIRAXMAN Год назад

    Underrated youtuber hore usoco bro i don't know why people don't sub to you. Marwalba oo aad wax soo dhigto wax ban ka faaida.

  • @ubahahmed7300
    @ubahahmed7300 Год назад +1

    Mahadsanid Hno wa arin khatar tiisa leh 😮

  • @Muhanad_You003
    @Muhanad_You003 Год назад +4

    Osman wll guuleyso howl fican ba haysa

  • @rahmamohamed6854
    @rahmamohamed6854 Год назад +2

    Walakey mar walba barnamijyadada wan dhageystaa marwalbana waxban ka faidaa wad mahadsantahay walalkey

  • @NasiimHaji
    @NasiimHaji Год назад +1

    Walaalayaal muraad yar baaleeyehee ii soo duceya blz

  • @MMA-lk7ir
    @MMA-lk7ir Год назад +1

    Mahadsanidiin ❤❤

  • @Abdurahmaan_masoud
    @Abdurahmaan_masoud Год назад +12

    Asc wllyal wxn soo Gudbiya qeyrka marka igu garab qabta oo isoo booqda Chanelka❤😢

  • @theprince4672
    @theprince4672 Год назад +1

    Sxbow inta kala so xirira hosow

  • @ducaaledaacad3324
    @ducaaledaacad3324 Год назад +1

    Arinta anaa lacag layga qaatay alx shirkada ayaa isoo celisay

  • @cabdidhere
    @cabdidhere Год назад +1

    Thanks umaan keep going brother

  • @SafiaAhmed-dm9je
    @SafiaAhmed-dm9je Год назад +1

    Diini weeye

  • @farhanpro252
    @farhanpro252 Год назад +1

    Hossow Pro ✔️

  • @Kaptanshaahid1
    @Kaptanshaahid1 Год назад

    Wll ka soo hadal shuuruudahaa cusub ee youtubeka

  • @humeyramohames
    @humeyramohames Год назад +1

    Subxanallah 🤦‍♀️ mahadsanid wll hosow

  • @mohamadshiine89
    @mohamadshiine89 Год назад +1

    Asc @hosow Bro !!! Qoraalka ciwaankan wa Ku Qoran Khadar?? Wa Dareemaya waxa Ka wadda "" Khatar""" Hadaan Saxanahay

  • @laylayare5405
    @laylayare5405 Год назад

    Subhanallah one of my follower on Instagram try to do this to me but I totally understand how the scammers work in social media and I denied to click the link that he was sharing with me and then I blocked him be careful you guys scammers are going crazy.

  • @ExcirooleCanbaxay-dr9re
    @ExcirooleCanbaxay-dr9re Год назад

    0:49

  • @rahiimomahamedali
    @rahiimomahamedali Год назад +2

    Gabar aan aqaano ayee ka jabsaden kadib anigee qoraal isodireen oo igu leyihin qolaa sher nahay asxaabtada 5ka mid ah noken ayee igu dhaheen lanbarkaga isodir isla markiiba waa uqoray kadib waxey igu dhaheen labarka ku sodhacay isoqor waa shakiye waa wacay weydiden inee iga qabtaan waa mashqul sanahay hadhowaa ku sowacaa ayaa leysoqoray waxaa ku dhahay qoralka mashqul kama tihid miyaa qosal ayaa uraaciye labarka isoqor shaqada markA kasobaxo ayaa ku sowacaa ayee igu dhahen kadib gabadhii ayaa radiye labarkeda waa wacay waxee igu dhahday wa tugo yeku dhicin dadbadanee dhaceen marka waa jirtaa 😢😢😢isjira

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry Год назад +1

    Oh my God 😳😳 thank you

  • @yaxya5131
    @yaxya5131 Год назад +1

    Two factor authentication aya loga badbaadi karaa sida ay ila tahay. Inkasto marki horeba in la amino code adi kuso dhacay in uu qof kale iska dhigo asaga inu leyahay.

  • @princesszohachannel8356
    @princesszohachannel8356 Год назад

    Mhadsnid bro

  • @WadaniSomalia-n7v
    @WadaniSomalia-n7v Год назад

    Waad is badashay

  • @GOATLEOMESSI10-zq1wg
    @GOATLEOMESSI10-zq1wg Год назад

    wcs

  • @Naasirdubad-1
    @Naasirdubad-1 Год назад +1

    Keep going pro

  • @Sadgirl12386
    @Sadgirl12386 Год назад +2

    Hosow plz wllo update naga sii shantii qof ee lagu waayay markabkii titanic

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 Год назад +1

      ka daawo dulmi diid

  • @Sadgirl12386
    @Sadgirl12386 Год назад +1

    Plz mid iga caawiya telegram bn filimo ka fiirsada marka dhawr jeer bn delete intan dhahay hdna soo dajistay sbbto ah wuu iga buuxay oo filimkii baa qal qal iga gly mrkan delete dhaho kdib aan soo dagsado awal number kliya buu i waydin jiray kdib code ka uu isoo diri jiray lkn imika email buu I waydiinaya mxa qaldan 😮

  • @mokifayn1964
    @mokifayn1964 Год назад +1

    Sheekadan sanad ka hor ayan arkay gabadh aan aqaano oo aan igala hadli jirin aya i tidhi wlal fbga iga khalkhalay ama iga xumaday ee codeka aan kuu so diray ii so sheeg ana accountgi laygala hadlay ba block ayan saaray wlhi xata ma ogeyn arinkan inu jiro lkn waxan is weydiiyey side qof accontigiisa uu code kiisa kugu so dhici kara

  • @osmanali4563
    @osmanali4563 Год назад

    Arintaan dhoor sano ka hor ayaa maqlay. Wlhi Waa culees

  • @namelos2963
    @namelos2963 Год назад +1

    Glaxy monay transfer meel maaha iga da wayba na wareeriyeen kun informeeshin keen markaan keenayna lacaagti way diri waayeen rafaad iyo dagaal badaan akhirkii soo celiyaan idhi lacagtayda😮 markaa meel maaha mesha.

  • @phitah8224
    @phitah8224 Год назад

    Authenticator app ♥️

  • @RawdaAhmed67
    @RawdaAhmed67 Год назад +1

    Wllhi arintan gabar walashey ah bay ku dhacday ilaa hada fbgedi walaga haysta Qofka sas ugalay o fb kala waregay Qof ka fog mahan dadki friends ka la aha lacag baa la waydisanaya

  • @omarahmed-wi6vm
    @omarahmed-wi6vm Год назад

    Haye

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Год назад

    keep going legend

  • @salmanabdi8558
    @salmanabdi8558 Год назад +1

    Ynw melly

  • @mohamedalto7643
    @mohamedalto7643 Год назад

    Thanks bro

  • @magacaygamaxamuud7253
    @magacaygamaxamuud7253 Год назад +1

    year ago ayaa lagu sameeyey sheekhayaga

  • @AIOAAAAAAAAAAAAAAAAA
    @AIOAAAAAAAAAAAAAAAAA Год назад

    Thank you hunu

  • @suduaysiworld7793
    @suduaysiworld7793 Год назад

    War war hoy ka soo hadal ⁵tii ku raacay doonti Titanc 😮

  • @Kiinfanah
    @Kiinfanah Год назад

    Aniga ayay igu dhacde intgramkayga ayaa saan layga qaade gabar sacibay ayay aheyd xili adag ayaan kujire maskax ahaan waan daalana wlh markale haday ahaan lahad kama aqbali lahan lkn aniga xitaa waa yaabanahay sida fudud aaku bixiye

  • @MohamedAhmed-yz2vu
    @MohamedAhmed-yz2vu Год назад

    Aney igu sameyen wana kaso ceshtay

  • @sarhayeamedia8802
    @sarhayeamedia8802 Год назад +1

    Sxb appkan lacagaha lagudiro android maba lahan

  • @princessafsomali04
    @princessafsomali04 Год назад +1

    Apkee wax ku editgareysaa please iisosheeg🙏

  • @imranigal7684
    @imranigal7684 Год назад

    Wlhi waa arin jirtay mudo waxaan arkay nin gancsade oo aan aqaano ayee kudhacady ayadoo lacag bdn looga dhacay oo asiga u dhawaa iyo ehelkiisa

  • @yourdaddy7942
    @yourdaddy7942 Год назад +3

    Hossow bro arinta tagan kaso hadhal please halke kudanbeyen billionairaada

    • @hosowpro
      @hosowpro  Год назад

      Walaal muuqaalkeygi shalay daawo

    • @Kaptanshaahid1
      @Kaptanshaahid1 Год назад

      ​@@hosowpro wll shuuruudaha cusub ee youtubeka ka soo hadal

    • @faisalabdi1187
      @faisalabdi1187 Год назад

      Wa dhinteen

  • @cabdalehaybe7218
    @cabdalehaybe7218 Год назад

    Asc waxabad moodaa inaad aniga iga hadlaayso waxan joogaa hargeisa waxaa igu socota sheeko u eeg taadkahadlaayso waliba kasii khatarsan xurunta tuugaduna waa nairobi badana marka sideen codkugu sooduba si aan u faahfaahiyo waxa nadhexmaray sido kale waxan kuso dirayaa qoralada ay igaga codsadeen lacago iyo hanjabaado dabayaalay

  • @armaanofficial7001
    @armaanofficial7001 Год назад

    Asna muu forget dhaho codka usoo dhaco ku jabsado

  • @dhamaystiran8342
    @dhamaystiran8342 Год назад +1

    Mid aan aqaan oo somalia joogaa dadka dhaca wlhy codkiisa haduu na maqashiin laha way fiicnan lahayd hada ka hor dad badan buu lacaga ka cunay dad waliba caan ah😢

  • @queenabdi4319
    @queenabdi4319 Год назад

    Thnk u

  • @zayidaliabdi5736
    @zayidaliabdi5736 Год назад +2

    Link waligay MA furin 😂 xasaasiyad ka qaba 😂 link ha furin hadii kale waa lagu soo qarxina

  • @marrisaquenofficial9299
    @marrisaquenofficial9299 Год назад +1

    Maxa marhore u arki wayey asbuuc ka hor igu dhacdey tan 😢

  • @deeqdacad9901
    @deeqdacad9901 Год назад

    Wlhi waxyar ka hor aaba shaki iska keygalay markasaaa passwerka badalay 2factor aan kuxiray

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Год назад

    Hasow Sxb aniga malihi akon wax ka dheh taas

  • @farhiyashilaabo6012
    @farhiyashilaabo6012 Год назад

    Gabadha sxb nahy ba instagramka sas ogabaxay hda kahor intay linki racday wa haalis sxbkaga kugu dhaw xata ha aminin waaye coz maba ogid inu asaga Yahy Mahadsanid hassow❤

  • @walalkaweyn143
    @walalkaweyn143 Год назад

    Waxan waan sameyn karna ya rapo

  • @hayatquruxomar3305
    @hayatquruxomar3305 Год назад +1

    Waa yaab 😢

  • @Ahlukhayr-mg3zi
    @Ahlukhayr-mg3zi Год назад

    Asc bro inte kala soxarira jwb

  • @SAMEYEMEDIA
    @SAMEYEMEDIA Год назад

    Pro Hore usoco

  • @abshiroomaar5541
    @abshiroomaar5541 Год назад

    Kaso hadal arkinka ynw melly please inshallha thanks

  • @fatimanuh5279
    @fatimanuh5279 Год назад

    Waa khatar 😮

  • @RahmaIbraahimosman-ik8el
    @RahmaIbraahimosman-ik8el Год назад

    Asc hosow ka so hadal tiaktanki o bada aday

  • @abdijibaarxuseenmowliid9528
    @abdijibaarxuseenmowliid9528 Год назад

    Yaya❤

  • @abuubakarhussein5345
    @abuubakarhussein5345 Год назад

    Adunka aminad wa ka dhamatay ha le ilaliyo

  • @WadaniSomalia-n7v
    @WadaniSomalia-n7v Год назад

    Maxa xanuun satay sxb

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 Год назад

    Asc qoraal wax laguma diro

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 Год назад

    Nin sxbkeey ah ayaa sidaa laga samweeyey hadda ka hor jadibna aniga ayeey isoo galeen salaan kadibna waxaa leygu yiri sxb gurigii xamar iigu yaaley ayaa qolo rabtaa ineey iibsadaan warqadihiisiia aniga yurub ku haysta ee bnin noootaayo heysta ayaa 200$ degdeg iiga rabo waana habeen bar ee iga dir lacagtaa. ,lkn saacado ka hor ayuuba iisoo sheegay in laga haysto acount ga , lambarka isoo sii ayaan ku dhahay markuu iisoo qorayna waan u diray ayaan ku dhahay,kadibna log aut ayaanba ka galay😊

  • @faadumoaxmed3297
    @faadumoaxmed3297 Год назад

    Plz wll qaybtii 2aad nimankii bada lagu waayey noo soo gali

  • @cabdulahiyusufmursal5360
    @cabdulahiyusufmursal5360 Год назад

    Anigaa kalsoonidaas laygu dhacay alx lkn lacagteyda waan kaso ceshatay markii dib ka ogaday hada Somalia said waaye

  • @mrrespectofficial6067
    @mrrespectofficial6067 Год назад +1

    Waa halis WLHI aniga Whatsappka xitaa waxaa iskaga xertaa Verication Code, hadii lambarkaaga lagu sameysan rabo whatsapp markuu soo daarmo wuxuu weediinaa verification code. Hala taxadaro.

  • @yuusufshanleste914
    @yuusufshanleste914 Год назад

    Filmkii arday maxa helay asaxabey

  • @HoneyCuute
    @HoneyCuute Год назад

    Ben ma ahan and igu dhacday 11k hesty dad badane igu cebeyen blse 5dolar ka bdn ma wedin dad bdn ayu ka arursaday dadka qar wlhi wajigoda wanba cebsada wana qof idhaway dadka qar ina barato aya naclade

  • @Aragsanahned1558
    @Aragsanahned1558 Год назад

    Dhib wye, arintan cml iku dhacdy kaso liso diray link iyo cod taso waxba an ka ogen ana kumaba dhufan o waba iska fahansana ine hacker yihin!

  • @Shamuuri_official393
    @Shamuuri_official393 Год назад

    Facebook aan lahaa ayaa 2019 qaab hack ahaan la iga jabsaday wan ka sabray kadip report aan u diray shirkada Facebook hawadaa lagu cunay link ayaa la ugu gaaday iska ilaaliya asxaabey

  • @abdiqaniomar7095
    @abdiqaniomar7095 Год назад

    Adi xitaa forget password maxaa u dhihi waysay ileen lambarkaga ayuu nu xiran yahay facebooguye🤦🏾

  • @ahmed-abdirahman
    @ahmed-abdirahman Год назад

    👏

  • @khadijahussanabdi9591
    @khadijahussanabdi9591 Год назад

    🌿💯🌿🌿💯🌿💯🌿💯🌿💯❤🍀🎒🌻🎒🌻🎒🌻🎒🌻💚🌻🎒🌻🌹💯🌹💯🌹💯🌹💯🌹💯🌹💯🌹💯🌹💯🌸🌸💔🌷💔🌸🌷💔🌸🌸🌷🍀🌻💯🌹🎉😂❤🌸🌹

  • @rajwa00000
    @rajwa00000 Год назад

    Aniga account la igama jabsan lkkn wilal high profile ah ba igu s darsada ila hadla arin dagdag ah oo I haysa qof putland joga lacag igu tuur ana wan fahma number ka so dir ban idhah wana blocga

  • @hafsakhalif5629
    @hafsakhalif5629 Год назад +1

    Maalin dhawayd kuwaa 3 jeer You tube link isoodiray iguyiri daawo saad ku ogaati sida caan lugunoqdo
    Ana difaacbaaban kujiraa o waan Delete😂😂😂😂

    • @iamsomali224
      @iamsomali224 Год назад

      🤣🤣🤣🤣waxbaa kugu dhcy☄️

    • @xanann2408
      @xanann2408 Год назад

      Aniga hada ka hor aya tas igu dhacday hada lingi ama fidiyow leso diray ma firiyo😂

    • @faisalabdi1187
      @faisalabdi1187 Год назад

      Taxadir ka markasta waa muhiim
      Hadi kle qoomamo hh

  • @Naasirdubad-1
    @Naasirdubad-1 Год назад +1

    First comment ❤

  • @abdulazizkopra3875
    @abdulazizkopra3875 Год назад

    Marka la eego sheekadan 2 waa mid in uu qofkas Code ka diray uu yahay qof doqon ah an waxba fahmen ama inee shekada ay tahay mid uu asiga iska soo sameystay oo qurafad ah
    Sawabto ah massage ka code ka marka uu kuso dhacayo wuxu kuso dhaca FACEBOOK fariin qoraaled ka timid hadaba qofkas ma wuxu fahmi wayay Facebook kada lo socda 🙄🤔🤔🤔🤔

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 Год назад

      Adigane 2 mid waa
      1Waad fududaatay muqalka si vcn ufahan oo dhamayos
      2 iyo scamerkaas kamid tahay
      Marka labada kee tahay
      Muuqalaka %100 ha uqadan waxii ku anafaco waana ah ka qaado that's it

    • @abdulazizkopra3875
      @abdulazizkopra3875 Год назад

      Alhamdulilah Bahidas an dadka hantidoda u dhaco illahay ima galin🙏
      Iska daa ina Facebook jabsado Noloshyda wax ma xadin taasna illahay ayan ugu mahadnaqaya imankas isiiyay.
      Kaliya Videoga dawaday Rayigega ayana ka dhibtay walal intas
      Code ka iso dir ayuu i dhahay uu dhahay yarka ana wan u diray ma wuxuu kala garan wayay codekan Facebook waye oo dhibato kaso gari karto ama adiga ayaba ah qofka sheekadan so qoray????,🤔😁😂

  • @Deeqa-Mahbuub
    @Deeqa-Mahbuub Год назад

    Asc Hosow arintan ayaa i qabsatay 2018 anigoo talefan la aan ah aya qof i dhahay onlain ayaa tahay masenger ka aniga waan yabay oo naxay see ku dhici kartaa
    Wax kasta hadaa sameyay Waa soo ceshan wayay Emailki aan ku samestayna ma heynin paswer kiisa marka saas uga sabray Anoo arkaayo cinwankeyga magaca laga badashay

    • @malabey197
      @malabey197 Год назад

      Ajar xisaabso Insha'ALLAH

    • @faisalabdi1187
      @faisalabdi1187 Год назад

      Emailka numberka kusamysay hada helyso markka hore emailka reset pass ku same kadib numberka code laguguso dira marka email ka passw hesho
      Marka ku fur fb ga emailka
      Waxa code laguuguso dirayaa
      Emailka markas code kas ku so celinkarta fb waa hadi weli emailkii laga bedelin fb gaaga

  • @hani7940
    @hani7940 Год назад

    War ana la iga yacay FCBgi