Subxanallah durba ma 2 sano ayaa ka soo wareegtey😮daqiiqad kasta oo na dhaafta qabriga ayaan u sii dhawaaneynaa ilaahow noo naxariiso aduun iyo aakhiraba aamiin
Ninkaa odayga ah hadana Mu ku dhacay marlabaad Wn dawadey kiiskisa lkn Wxn is lahaa waxa ku dhcy Dartii mar labaad ku noqon Maayo ? Lkn hora loo idhi Qacantii xaranta barata in La jaro moyee xal kale male!
Waa xzuzta mlintas aa noo so gudbimeysay ninkas iyo garsorada 2 years ka hor miyaa ninku ceeb ma karto😂 nolosha waa iska badala nin fcn aa noqona ma dhehenino ar adduna
Walal mar hore ayaa aniga iyo wiil aan dhalay oo sanad meelahaas jiro waxaan ku dhahay qareen maxkamad noqo markas hayeh iku dhahay marku 7 jir noqotay wuxu iku dhahay nin wax dilay ama wax dhacay ayaa difaaceysaa beena waad sheegeysaa marka ma noqonayo qareen
Subxanallah durba ma 2 sano ayaa ka soo wareegtey😮daqiiqad kasta oo na dhaafta qabriga ayaan u sii dhawaaneynaa ilaahow noo naxariiso aduun iyo aakhiraba aamiin
Muqalkas wa dawaday maalmo iney kaso waregtay ila tahay😢
Aamiin❤
@@CaishoKiingff
Aamiiin yaa rabbi
Aamiin ya Allah
Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed scw scw ❤❤❤
@@KikiAfcad-tk4bs Scw Scw scw ❤️❤️❤️
Walal ku sali nabiga scw scw 😢
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️
Salalahu aleyhi wasalem 😘🩵🎉
Scw scw scw
Allaw xaqa nagu suug oo naga raali noqo oo dhamaanten naga dhig kuwa aad ka rali thybisla.markana xaqa io dariiqa toosan haleelsan allow cabsidada nagu badi qalbiyadena qabooji allow adaan ku magasanay😢😢😢😢
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
@@Murlii2007subxannlah war nabbiga saligisa rabbi baa farad noogadigey ee kanoqo hadhalkan mise qooralkan tirtir
Scw scw scw❤❤❤❤❤
Salalaahu calayhi wasalam
Maahmaah aya ahayd ..
Tuug hadii gacanta la jaro gumudkaa dhaqdhaqaqaa 🤭
Gumuud waa maxay
Mar idage alaaha dogo, markala idagana anaa isdagay.
IFAHMA OO IDAREEMA 3K❤❤❤
Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Great analysis brother 🎉❤
Oh my goodness macneheedu Ala ba'ayeey miyaa😢😢
Your T-shirt And the background 🎉❤
من شب على شيء شاب عليه.
ومن شاب على شيء مات علبه.
Fiicnan lahydaa balan yahay lagu oofiyo
Salan sare Thanks bro
Gacan wax qad baratay gumudkeeda dhaqaqaya mah mah somaliyeed
Haa Haa page kaagaaan ayaan ka daawaday
Gacan qaad qaad baratay hadii lagooyo gumadkaadaa dhaq dhaqaaqa bilash looma dhihin Subxaanallah
Gacan tugnimo barate wayeh😂
Hossow pro 500 coming 🎉🎉❤
Rugacadaagi soo rogaal celiyay 😂😂
2015 tii ayaan TV ka daawaday abdi salaam hareeri ayaa kasoo deeyay Universal
Comming song 500k
Hosow io dadweynaha laba shaqsi dawashadoda jeclahay an tagero alla haino kin xafido🤲🥰
Sawda qaalib ku dar
Waad ku mahadsantahay walal muqalka aad nalaso wadagtay
Taliyow ina iso jawabi donto wa hubaye wa ku suga brother ❤🎉
Walhi waan dawaday sxb
Anigii daawanayay ayaa qajilay
Nasiib daro 😮
MAAN DAAWAN
Fiicnaan laheydaa balan yahay in lagu oofiyo😞
Tuug hadii gacanta la gooyo gumudkaa dhaqdhaqaaqa
Somali Ben maku mahmahdo😂
@@sagalsalaad421yaa dhahy tolka kabta wa lgu dhax jra wa qalad maah maah badn jro qldan?
Tuug hadii gacanta la gooyo waa ku cibra qaadana
@@AliHusseinMohamed-ig3qrtaas waa sax maah maah daas tolkaaga waxaa loolajeedaa dadkaada sida walalahaa iyo qaraabada hadaa dhinax oga baxdo cadowga ku cidleysanaayo rida gooni udaaqa ah ayuu waraabaha cunaa
@@Thestrongestbattleground_pro tolka wx qalad ku dhaqmayan diinta islaamka wx ka fog samenyan sidee lo raaca bal is weydii
12 hrs
أللهم صل وسلم على سيدنا محمد ❤❤❤
Halmar isoo booqo hadaad walaal jira tahay
Ninkaa odayga ah hadana
Mu ku dhacay marlabaad
Wn dawadey kiiskisa lkn
Wxn is lahaa waxa ku dhcy
Dartii mar labaad ku noqon
Maayo ? Lkn hora loo idhi
Qacantii xaranta barata in
La jaro moyee xal kale male!
Hosow wa ku tageraa lpx ee Nio phone 15 ii gad ku dhihi laha Nh ado mahad san
Ilaahey weydiiso
Niyow muqalada soo kordhi daqiiqadahae
Acuudubilaahi minasheydhaani rajiim hadanaa
Ads kaa kuso dhex maray ee bank ma jecli waxaan xasuusanaya wax badan .
Oo dhibaato mise wanaag ah??
Wan xasuustay
School ayeywada dhigan
Jireen
😮😮
الأول
Doofaar ma dahirsamo 😂😂
😂
😮 wa nacas
❤❤❤
Waan daawaday qaybta ENGLISH ka ayaan daawaday
Fast like ❤
Waxaan maqli gacantii qaad qaad barato gumadkaa ka lusha.
Waxay ahaayeen classmates
Oh no🙆🏾🙆🏾🤔
I’m rimebar
saxibow dadka afrikanka maxaa tuug iyo isdaba marin daba dhigay😢😢😢
Dambiga wu dhacaa lknse jabka naftada wax hakaabaro
من شب على شيء شاب عليه ومن شاب على شئ مات عليه
Hhhhhh. Nin Madoow iyo Shaqadiisa waaye.
Hamster kombat kaso hadaL
😢
Tano kale Waji gabaxna wey dhaafty waa quus iyo calool xumo ileyn ceeb looma dhinto😂😂😂
First sxp hoosow pin
🙄🙄War ninku nacasanaa oo caqli xumaa SubhanAllah
😂
Afrikan waxa baa kaqaladan caqli malahan maxa kaqaldan 😊
Africa wa qarad jahilow ninka kaligiis cay ama dadka qaar dheh
Donfar ma daahirsamo 😂
Maxaa ka qaldan ninkan. Ceeb kama xishoodo miyaa lol😅
Yuusan ku xadane meesha isga carar
😢😢😢
Cajiib wale dabeedcad lama badalo😂
Runtii dabeecadaha bdnkood wa labadali kara😂
African marwalbo african le wye tugnimada farac ulenahay
عجائب
Waa xzuzta mlintas aa noo so gudbimeysay ninkas iyo garsorada 2 years ka hor miyaa ninku ceeb ma karto😂 nolosha waa iska badala nin fcn aa noqona ma dhehenino ar adduna
Wa xasusta lkn 2sano dhan ma kaso wareegtay Subhanllah 😂
@@Maryann12q Haa wlhi waqtiga waa ordooya
Wan xasuusta wlhy muqaalkan
💔😱😱🥲
What's wrong l😂
Walal mar hore ayaa aniga iyo wiil aan dhalay oo sanad meelahaas jiro waxaan ku dhahay qareen maxkamad noqo markas hayeh iku dhahay marku 7 jir noqotay wuxu iku dhahay nin wax dilay ama wax dhacay ayaa difaaceysaa beena waad sheegeysaa marka ma noqonayo qareen
Malaha Waa Runtiis
😢😅
😂😂😂😂😂 doofar ma daahirayo waaye sheekadan
Farqiga u dhaxeya madowga iyo cadanka ba sas ah 58 boqolkiba wa criminals
Jahil ma thy Cadan iyo madaw kuma xirna ee wa xanunsantahe isi soo daawe shaqsiyad walba wxy geeysatey ledahay
Gacan wax qaad baratay hadii la jaro xataa gumudkaa dhaqdhaqaqa maqli jiray😂😂😂😂😂😂
Somali wxey dhahdy gacan wax xadis baraty hadi lajaro xita gumudka nuxsado 😂😂
Jawigan macaan dartiisa Caawa Naag walan xitaa waa iska rabaa 😢👄
xishood grabka maalaig saran
🫣🫣🫣🫣🫣🫢🥹