Hossow pro wllhi Barnaamijkaaga In uu I dhaafo waxaan uqaataaba in wax muhiim ah idhaafa lkn narki dhanka kale ufasirto Waxaan Ahay Qof raadiya Barnaamijyo muhiim ah Dabcan waxaan ku soo koobo ma aqaano lkn Waan kugu Taageyraa barnaamijkaaga 🙌🔥😆
Hosow zxp markale waxaa soo sameesaa muuqaalka ugu view badan iyo kan ugu lacagta badan sida hada ka hor aad u ku soo sameesay: 1 nasro abtidoon 2 qurux ku dhiigle 3 cabdale jamaal 4 zaki bina xaaji waa kaa sugeenaa in aad markale soo soo galiso guuleyso zxp
U ducee Ummada Somaliyeed ee maalin walbo la qarxinaayo meel walbana ku dhiban Somalida dhibka haysto aa ah qiira jabaan dhibka haysto ma arkaan mid kale u doodaan
1:07 premier to evc sameya , evc to premier 50 dollar hadii qof dibada looga soo diro qofkaasna uu hiliwaa ama meel shirkada ka fog degan yahay premier xal in ay keenaaney ahayd
Horta miyaan wa,laanahay markan dawaneyno filimada daadka dhagaxa cabuuda wa inlaga mabnuuca Wadankeena filimantooda wa balaan intaan nolahay inan ka mabnuco filimta dadka dhagaxa cabuuda annaga ka sharaf badan waayo Muslim aya nahaay wa balaan insha allah
Ummadii muslimka ahayd meel walboo ay joogeen kuma aysan nabad galin heer waxaan maraynaa xittaa Hinduugii cawwaanka ahaa ee lo'a caabudka ahaa ee gaalada ugu liitay Diin ahaan iyo nadaafad ahaan ay muslimiinta u hanjabayaan oo ubooteenayaan
Alle ummada muslimkaa ha badbaadsho.
Cawaan weeye runtii😢hinduuska
Xalad kasta oo adag fudayd baa ka danbeeya waqti islaamka baa lagali rabaa
Muslimiin ta haguules taan inasha allaah 🤲
Ku saliya xabibkena صلي الله عليه وسلم
Salallaahu caleyhi wasalam ❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤
csw❤
Scw Scw scw ❤❤❤🎉🎉🎉
Scw scw scw ❤️
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️
Salallaahu caleyhi wasalam ❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤
Scw Scw scw ❤❤❤🎉🎉🎉
Hossow pro wllhi Barnaamijkaaga In uu I dhaafo waxaan uqaataaba in wax muhiim ah idhaafa lkn narki dhanka kale ufasirto Waxaan Ahay Qof raadiya Barnaamijyo muhiim ah Dabcan waxaan ku soo koobo ma aqaano lkn Waan kugu Taageyraa barnaamijkaaga 🙌🔥😆
Hosow zxp markale waxaa soo sameesaa muuqaalka ugu view badan iyo kan ugu lacagta badan sida hada ka hor aad u ku soo sameesay: 1 nasro abtidoon 2 qurux ku dhiigle 3 cabdale jamaal 4 zaki bina xaaji waa kaa sugeenaa in aad markale soo soo galiso guuleyso zxp
Aawiro Salmaan waaye oo Gaalada iyo muslimiinta isku soo jeedanaayeen ilaahow qaatumada wayr noogu qatim aamiin 🙏
اللهم انصر اخواننا في غزة ❤
U ducee Ummada Somaliyeed ee maalin walbo la qarxinaayo meel walbana ku dhiban Somalida dhibka haysto aa ah qiira jabaan dhibka haysto ma arkaan mid kale u doodaan
Thanks 👍 for your information ❤
Maanu dhiman beryo hore
RUclips'ka kaliya ee aanan ka caajisin inaan soo eego inuu wax soo dhigay saacad kasta ❤
Hosow pro lph iiwaran😢
M.a sxp iwrn
Yaan mr cadceed soo daawaday😮😮
Hosow Pro salaam sxb.
Masha allah Osman HOSSOW PRO MHDSND
Arrintaan sidee u aragtaa?
Weligeey ayaan hindi necbaa
Asc hosow bro. Halmar ayaan gatay coursada aad soodhigtay website kaga balse usbucan dhezdiisa ayaa iga go ady lacagtii aan marka kugatay mid lamida. Mida kalen Website kaagu maba ishaqaynyo oo waa error. Waxaa ubaahna inaa ogado sabbta lacagta la iga gostay iyo sabbat uu website kaagu igu shaqayn la yhy mahadsanid
Gaal wax walba ka Filo 🇪🇹🇮🇳
ninkaan maba noola seexamal waahore ayuuba baqtiyay😮😮
😂😂😂😂 Good voice🎉
Salaan guud
1:07 premier to evc sameya , evc to premier
50 dollar hadii qof dibada looga soo diro qofkaasna uu hiliwaa ama meel shirkada ka fog degan yahay premier xal in ay keenaaney ahayd
Sadexboqol oo Milyan dheh
hello hosow
Gaal mastar waxa loogu bixiyey ayu qaba
Mithun marhore u baqtiyay ee ma wiilkisa waxa hanjabay
Hada reer hargaysa nahay gaal mastar u naqan watageri jiray aflantisa carurnimadi hada isagaba isku dhex yacay
MUTHIM maad caawa I xasuusisey,Shaneemo xaawataako aan soo xasuustey yaraanteeydii
Kkk inaa film hindi run daawanaayaa umaleye intaadan qoslin kahor😃😃😃
Musliminta india xaqiqadi waa 500 miliyon weyaan waan kudhaaran kara 💯💯 wan hubaa walalo me
Hinida hindu jaahilin ah ayaa ku nool Allah dhibka Ka dulqaado Muslimka oo dhan
Weli masidii ayow ubooteynayaa😂
Mitun wali waxyaabihi FiLm'ada uu ku waday Buu wadaaaye
Gaaal master ayn u naqaan (somaliland)
Mithun waji lo, shacab isku diray
Fris view
Ninkaan inuu bakhtiyey baa la iga dhaadhiciyey
❤
Horta miyaan wa,laanahay markan dawaneyno filimada daadka dhagaxa cabuuda wa inlaga mabnuuca Wadankeena filimantooda wa balaan intaan nolahay inan ka mabnuco filimta dadka dhagaxa cabuuda annaga ka sharaf badan waayo Muslim aya nahaay wa balaan insha allah
Oo china miyuu calamka ugu dad badnayn maxa is badalay?
WLH WAA QOSLAY HOOSOW BRO WAX BADAN FILIN HINDI WAA FIIRSATAY ASAGII AABA ISOO HOR ISTAHAY MUTIM😂😂😂😂 CAADI MATIHID WLH ❤❤❤
War sawkii dhintay muu noolyahy
Xisbiga BGB buuka tirsanyahay waana xisbi an qof islaam ah latusi kariin waana xagjiriin hinduu ah in muslimiinta Hindiya la dhibaateeyo waxaa ka danbeeyo RW dalka😢
#Hosow 😁TAGEERAHA UGU WEEN ANI WYE FROM HARGEYSA 🤪🙃😗 IS 🥱📞🥱
Muslimiin hadi aanhy mel kasta maxaan ugu bahdilanhy????
Mala dhihi kara yaqiintena aya wax ka dhimanyihiin?????
je suis la première qui et vie ta vidéo et j'aime ta vidéo hosow bro
Anagu waxan unoqana actarkan somaliland ahan kasi ahan casimada lpad ee borama gaal muster wana aktar laga jecelyahay lkin hada maaha waa 2010 iyo wixii ka horeyay
😂😂😂 ala waxad iso xasuusisay istudiyow alfagi iyo nimco heybo , yacko wayawayo😂😂😂
😂😂😂😂😂 boto badaanaaa waxa
Hindia jil jeleec laguma noolaan kara ad adaeeyg lagaa rabaa iyo feejignaan
Marhore.baqtiyay..waakugu daadatay
Mitun madaxdakadameysa kulatalisay
Anagu gaal mustar ayn u naqanaa wxnan ku baranay
Filimadiisa inkastoy filimada
Hindidu beenta ka siman yihin
Hadana kuwiisu been ruwayad Cadiyah ayey ahayn ????
Shiiba maad idhahdaan
Gaal gaal dhli awalba faaido mlheyn
He didn't died 😮
Waadadka adunka ugulita hindida kuwada galada ah waliba wakuwa dabka cabuda iyo lo.da iyo sanamyada iyo jahilnimda udheer 😊😂😂
waaa cawaan hinduska
Hindiya cuqdad Pakistan ayey qaban xata nin singasinga hadu muslimo waxay u arka jajus Pakistan ah
non nin Kaaas. Sow. kiiii. baqtiyay
😂😂 Gawigood hub aay waligood arkin ayaa lagu ridaa daqiiqado ayeey ku Egyihiin 😂😮... . ngo waa BEEN Waa qandaraas lagu heshiiyay wax baahan majiro walaahi.
😂😂 hdladaas shalemada lacg noga baxdey hdlkale mahaya anaga mama gaadikaro 😂😂😂
🎉🎉like 👍 me
Reer wooqoyi hadanu nahay manu khaldanayn markanu uu bixinaya ninkan gaal mastar😂
Beenboode Alle ha ku soo hadeeyo dheh caadiyuu u lunsan yahay odayga
Laader
So dib dhacay😂
First comment 🎉 team comment ❤ plz 1k like😢
Oo muu dhimanin miyaaa hhhhhh inuu dhintaan moodayay bee😂😂
Same here 😂
Wali ma baqtin waa so tagan yahay cirigaan lo ku caabuda gaal xun waa yelka filimaan tiisa beenta badnayo cml u botenoya
@@FarxaanHassan-g8h 😂😂😭😉sndkaan wax daawada malahan Kasi hhhh lodiisa ha iska caabudo
@@Randa17 hhh waayabay be
Hindi xun oo madowa miyaa muslin u hanjabaya
😀😀🤣🤣😃😃
Walalow sug bal kan wuu baqdiyay korme uu so gudbiyay botada iska hubi warka
😂😂😂😂
Been boode miyaa😂😂
Been boode filmaanta maa kawaalay gaalka.
Haa maxkaxdiisa boolaa ka fakaday ash ma aha
😂😂😂😂