Lacagta uu saas nafsaddiisa uga baqiilaayo Aakhiro miyuu barkan.. waxaan ma fiicno maan cuno iska naaxiyo ileen inaan ka dhintaa laga yaabaye...inta ku hartana dhigo.. Allaaah ka magan galay kan oo kle
Sax weye inanta wilka waxey ku amantay mataqanan a idin sheko de hadu carur ka dhalo carurtas ka dhinto ked fcn ayu kaga tagaya ma garaten aniga indher garadkina ehe ma ifahanten wlalaiyal
AAN kuwada salino xapiipkena scw ❤🎉
❤❤ nabi muxamed sallaahu calleeyhi wasalim❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
Scw scw scw
الهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين ❤❤❤❤❤🎉
Scw Scw Scw
Subxaallah War saan Allah nagama dhigo😂😂😂
Asc Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 😻
lacagtaada ka bahnoow xnun wye beeh😂😂 lcgteeda inaa ku raaxeysto aana xlimo wax ka siin lahaa🙂😂
Kan camal somalida lagama helaayo 100%😂😂😂
Igu so bir wll qali Ado mahadsan 😻
Hossow pro wiil aad u dagan oo xirfadle Maasha Allah
Wa qeyb waalida ka mid ah.Subxanalaah
Hosow manta waad iga qoslisay 😂😂😂 aah mansha’allah
Asc Iso boqo wll ena igu so bir 🥰
Lacagta uu saas nafsaddiisa uga baqiilaayo Aakhiro miyuu barkan.. waxaan ma fiicno maan cuno iska naaxiyo ileen inaan ka dhintaa laga yaabaye...inta ku hartana dhigo.. Allaaah ka magan galay kan oo kle
Xasbunnallah 4K ano bishi halayo waba raxeysan lahaye waxan baqiil nimo we dhaaftay iimanka uu layahay kan alxmdulillah ya rabi
Bakhiilnimo weyba dhaafty tan😂😂 ilahey ima tuso kan cml😂😂😂😂
Wxda dhaqaleso ceb mia
SABRINA 🌹👋WAA RUNTAA WAAD IGA QOSOL SIISEY 😂😂😂😂😂😂👍🐎🦁🌴🚘🏡🌴
@@husenomar4460dhaqaalayn wa dhaftay tan ma ceeb ban ka dorbidayaa oo reereeb so arursan
😅😅ani sidaas oo kale inaan noqdaan rabaa
@@shaafici5065 lacagtas addunka ku istcmli wysy aqira maa la aadee wllow 😂
Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Oo lacagta ma inuu fiirsaduu rabaa 😂😂
Wll hosow 135cisho kadib cawo inaan ku daawanayo farxad ayey iithy wlhi anigo xalad adag ku jiro o dal shisheye tobabar ugu jiro sdkle mobile io internet heysan ayaad 1kow ka ahyd wx yabaha igu sodhaco oo aan uxiiso cawokle wansugayay inan sidan cml dib kudawado. I.a inta idhaftay mid mid udawan doonaa hormar intaa kadheer iyo cafimaad ayaan ku rajeynaa
Subxaanalaah ilaahay managa dhiga
2:54 funaanada ninka waxa ku qoran 😳
il dheeridaa😂
Qosol
Iguma harin
Hsow
Bakhil mahan wa dokhonimo thanks beo
Wllhi waa funny 😂 qeebta showerka dharka lagu dhaqaaayo hadane musqusha lagu sii falashaayo 😂😂
Imisaa nin sasa o lacag heyista oo aan reerkiisa waxsiin oo qof fiican iskadhigaya
Hosow pro 400 Coming son pro🌷💚💚💚💚💜💛💚💙
Come soon 400k💯🥰🥰
Ninkani Bakhayl Maaha, Ee Waa Strategist.
5:25 halkaas markii la maraayo qosol baa igu dishay wlhi 😂😂😂
War ninkan waa legend
😂😂😂❤xariif waaye Wan taageersanahy
Nacalaa kugu taal Hambo 😂
😂😂
Subxaanalah waxa kaliya aan lagu qaadankarinba waa baqeylnimo😂😂😂😂
Bakhaylnimadu waa wax fiican laakiin kan wixiiso waa xad dhaaf
Bakheyl mataajiro baa maqlay micnaha hadalkegu qalbiga kama taajiro ruuxa bakheylka ahi 😢
Yahu
Muqaalka aadka hadlayso soo daa adi wajigaga waan baranee yacni muuqaalkaga ayaa ku badan daawashada
Muuqaalka ani ma lihi walaal 😃
Hosow pro one of the best somali RUclipser🎉❤
Mid inkaaar qabo waaye kaaaas bakhaylnimo ka weyn😂
Wan necbaanahy ninka baqilka ah😂
Somali badan oo lamid ah Waa arkay
Ooo. Machallah
economies
Sxb microphone ka aad isticmaashid waa noocee seena kuheli karaa mahadsanid?
subxanallah mucjiso weye kan
Asc Iso boqo wll qli ena igu so bir 🥰
keep going abwe
Asc Iso boqo wll qli ena igu so bir 🥰🥰
Waa nin daacad ah oo runta sheegaya waan qof oo natural ah
4k iyo kbdn soo gashee intuu geeyaaa natural wuu dhaafay kn 😂😂😂😂
NAAG SOMALI AH WOOW MUDAN YAHAY
Baaahi Quute Wye Xariif
Yaab badanaa lacagta maxuu ku samaynaa uu soo shaqastay ilen ninku waa shaqeyaye War anagaa aragnay ha isoo marin balay
Gaajo bdana ncala dhale😂😂
Soomaalidu Kan oo kale waxay u taqaan, dhabcaal isku quudhi waa Ku dhacay!
Comming soon 400k🎉
Kani bakhyl wuu dhaafey waa bakhaylyaalo 😂😂😂😂
Macalin Premier wallet sidee lacg ugu diraa he ileen europ kama shaqeyo kaliya somalia lee laga furan karaa
7:22 Kan garac waye wallahi😂
Baqiilka nosobadi ragbadana saasaha lagayabaye ee nosobadi
Tlc tv baa sodasyo waa qaarabdena
hhhhhhhh xaliye taldiis miyuu qatay haha
first
Hantida asagoo oo kale loo dhiibtaa
Layaab
Hindigi aaway hosow sxb
400k ku dhaqsada asxaabeey
Shaatigaan iga soo cun brother hosow pro😂
Hosow kan walaga baqeylsan yahay naagti abaheed 72million iga dhintay oo streat food cuni jirty 😂😂😂😂ka soo hadal
Kan wana ceebeyay
Ana ugu horeyo videoga 😂
Scw
Waa Nin karmeed 😊😅
Markii laga sootago arknkiisa cashir muhiim ah ayaankabartey🎉
Horay usoco sxb barnaamijyada aad noosogudbiso aad ayay uwanagsanyihiin
Asc Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 😍
Kan baqiilnimo wuudhafay bisika 😅😳
Qof igadaran waaye qofkaan
Subxanallah subxanallah
He crazy 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Inalilah oo lacagta inte ayow geyn raba😳
Cidiyuhu ku dagaalamaya LegendkaaN😂😂
Asc Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 😍
Kan gaajo waa dhaafay
Tani bakhil ma aha ee wa cadab🫡
Asc ninkaan waxuu ku ficanyahay dhinaca dhaqaalaha ee gabdhaha ha ku yaacaan waa dhaqaa lihii oo qof ah💯💯😎
Bakhyl haba ahaade anigu maydhsho xumo iyo biyo laxisabinyo kuma qaaten
Waxey ilatahay inuu caan nimo raadi naayo inkaar qabaha sub xaa nallah
hh walhi waa ligand
Yurub waakacaado Arintaan,Dadkan Hadaf ayeey kaleeyihiin Nolosho, Lacagbaa Caqiido u ah Wax Qiiro iyo Gobonimo ay Kalajecelyihiin majiraan.
Bisinka
Aduunyaduu isku cadaabay intaan Aakhiro lagaarin
Hossow pro wllo kani qaadasho malaha waa agagagas caadiya 😅😅😅😅
Hosow pro second date miyey la aaday?
Anaaba dhaama kan wllhi iga tak dheh bakhiir sanaa😂
Ani hada ka dib dharka dhaqowisa wa wahan sada ninka a qibrad ka faiday waku qawesana kadib wasi qawesana kadib wasi wara
Nadaafadu waa shay aad uqasliya hlkaasbuu kudhacay
Sharafta ragga buu ku ciyaaraya kan😂😂
War Nin ku wacanaaa😅😅
Wuxu baqiilsanaa ma anaa dhale 😂😂😭😭
Reer #hosowpro maxaa idinku dhacay 3 maalin 389k maa dhaafiisiin miyaa is muujiya
Nin bakhyla ilhy iguma oga mid tuugsda oo deeqsiya idhme wah yahuuuu dheh nin qurux maleh wxa lgu dorn kra waa deqsinimo gesinimo io nxris quruxdisu wa inta hdusn lhyn hkadhinto😂
Wll magaciisa dhameystiran halkan nagula wadaag 😊
Asc Iso boqo wll qli ena igu so bir 🥰
Kan Americo kuma fcn 😂africo hala keyno kanow kale waa future faqri😂
Adeer honoo keenin kkkk
Waxlagu qaato malahan illaahey igama horkeeno kan bisinka
Coment ninka ukuhoreyo bin isaar🙆♂️
Sheekada hadee dhan hospital gaarto in 2da naf mid go'do ee tagee😂😂😂😂😂
Wuu kusaxan yahay aniga cml waa dhanka baqiilnimada anoo ika raacay
Waxada dhaqaleyso ceeb mahan lkn ado shaqeysto rereb cun waa habar
Kabaro cunto fudud channel ka 🇦🇶🇦🇶🇦🇶🇦🇶💙💙💙💙❤❤❤❤❤❤🌳🌳🇦🇶🇦🇶🇦🇶💙💙🌹🌹🌹🌹🥀🥀🥀🥀🥀🥀🍇🍇🍇💖💖🌹🌹
Balay baydh waa xanuunsan yahay malaha saan bakheelnimo mahee 😮
Sax weye inanta wilka waxey ku amantay mataqanan a idin sheko de hadu carur ka dhalo carurtas ka dhinto ked fcn ayu kaga tagaya ma garaten aniga indher garadkina ehe ma ifahanten wlalaiyal
Kan wax yarna ku ma qaateen xata maqayada wan kaga cararilaha bisinka igatag lamabo waaxid
Horta dadka baqilinta o allah wax siyay inay ka dhimanayan ma oga miyaa 😁😁😁
Bismilaah wlhi faaraxyaashu waa faxaliin hdiiba ay dad sidan oo kle ahi noolyihiin😂
😂
Shekadan oo kale in la aamino way adagtahay
Hhh baahiidaa uu zoo arkii gaalkaan xoog baad née daaa