Haddii dalalka islaamku ay midoobaan maxaa dhici kara - Ma malaysan kartid awoodooda ciidan!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2023
  • Nagu garab istaag horumarinta janalka:
    / @waaberi-media
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 136

  • @ko-commedy
    @ko-commedy 8 месяцев назад +20

    Subxaanah allow mideee dalalka islamka aamiin yarabi
    😊

  • @user-lx3ev4yf4j
    @user-lx3ev4yf4j 8 месяцев назад +6

    ilahayoow kuwa midobo Muslimta Naga dhig aamiin aamiin aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲🤲😢😢😢😢

  • @mahamedabdimajid1038
    @mahamedabdimajid1038 8 месяцев назад +11

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا❤️❤️

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 8 месяцев назад +22

    Ilahay ha mideeyo ❤ Muslims sidoo kale somaliduna waa inay midawda ❤ Inzha Allah ❤

    • @user-cm9bl5ev3m
      @user-cm9bl5ev3m 8 месяцев назад

      Allahahayaw midee islaamka

    • @awilsalah-hp8iw
      @awilsalah-hp8iw 8 месяцев назад

      Ilaahayha mideeyo af maahee
      Horta dadaal la imaada

    • @abdikarimismail442
      @abdikarimismail442 6 месяцев назад

      Aamiin yarabi wll wan dhadaleyna insha'Allah alle subxanawatacala haga dhigo ❤💪🙏

  • @user-yd3mz3gz9j
    @user-yd3mz3gz9j 8 месяцев назад +6

    Waa hubaal midaasi hadii ay fahmi lahaayeen caalamul islaami🫂wexey heli lahaayeen heybad iyo sharaf kamaqneyd qarniyo alle hamideeyo muslumiinta aamin🤲🇹🇷🇸🇾🇪🇭🇸🇴🇸🇦🇸🇩🇹🇯🇮🇶🇹🇳🇦🇿🇵🇰🇵🇸🇯🇵🇩🇯🇦🇪🫡

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 8 месяцев назад +9

    Subxasna Allaah Subxaana Allash Subxaana Allaah

  • @khaalidapdiaziiz2420
    @khaalidapdiaziiz2420 8 месяцев назад +14

    Ilaahayaw mid ka dhig muslimiinta ii dhan

  • @Naamir03
    @Naamir03 8 месяцев назад +7

    Insha allah, Maalin maalmaha kamida way midoobi doonaan,❤

  • @mohamedd211
    @mohamedd211 5 месяцев назад +1

    Golden voice ilaahay ha inoo naxariisto

  • @Shugri-fj2oc
    @Shugri-fj2oc 8 месяцев назад +9

    Allah mideeya,musliminta lkn waxaa na heysata adunyo jaceyl iyo dhimasha naceyb

  • @asadyare6440
    @asadyare6440 8 месяцев назад +2

    C/Raxmanow ani si gaar ah ayaan kuu taageeraa, aadna waan ujeclahay barnaamijyadaada arimo kaloo aan jeclahay wey jiraan balse halkan kuma sheegi karo

  • @ahmedsade9314
    @ahmedsade9314 8 месяцев назад +5

    Mahadsanid ustaad Waberi media Allaha mideyo Musliminta🤲💪🦁

  • @HOYGA__FANKA559
    @HOYGA__FANKA559 8 месяцев назад +1

    Kusali nabiga swc swc ❤swc ❤ 5:36 am

  • @SuleymanYarow-mm8mh
    @SuleymanYarow-mm8mh 8 месяцев назад +3

    Ilaahow garabsii musliminta

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan 8 месяцев назад +2

    Allaaha Akbar Allaaha Akbar Allaaha Akbar Allaaha Akbar Allaaha Akbar Allaaha Akbar Allaaha

  • @shirelove1928
    @shirelove1928 8 месяцев назад +1

    Hal dowlad mahe hade ku fakaran hal mid tas oo ah sida United Nations of islam like un ka hada hesta

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 8 месяцев назад +4

    Insha Allah one day ☝🏾

  • @AxmedFidhig-ri4it
    @AxmedFidhig-ri4it 2 месяца назад +1

    Amiin

  • @barresagal8891
    @barresagal8891 8 месяцев назад +2

    Marwalba waa riyadayada
    Muslimiinta oo hal dalyeesha❤❤❤

  • @AllaaaminMaiisho-wx6kd
    @AllaaaminMaiisho-wx6kd 8 дней назад

    Illahay ayaan karajaynaynaa in muslimiintu midoobaan meelkastooy joogaan , insha allah

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 8 месяцев назад +6

    🥺 🥺 🥺 Eeboow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax i tari karto habayaraatee igalaxariir
    (Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex).
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi, xaafadna kuma nooli oo wixi laga quuto wax kama helo ee meel masaajid ah ayaa deegaan ii ah

    • @drawinglevel8736
      @drawinglevel8736 8 месяцев назад +1

      Maxaa kugu dhacay wll qaali😢

    • @yaabarag4366
      @yaabarag4366 8 месяцев назад +1

      Meel kasto majoogta qoraalkan halku kugu keedsanyahay lejanow

    • @sakipoi5986
      @sakipoi5986 8 месяцев назад

      @@yaabarag4366waa ila aragtey 🤣🤣

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 8 месяцев назад +1

      ​@@yaabarag4366waa copy and best wa fataal beenala repot dhaha

  • @user-kd9tr5om6b
    @user-kd9tr5om6b 8 месяцев назад +1

    Allw mid ka dhig islamka

  • @__xa781
    @__xa781 8 месяцев назад +1

    Illaaheey ha mideeyo cududa islaamka i allh❤🥹 wllhi mrkasta wn ku duceystaa in umada muslimka midnimo rabi weyne siiyo

  • @user-rt2uj6rr7f
    @user-rt2uj6rr7f 4 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤
    Kusalliya nabigeeni suubana
    SCW SCW SCW SCW

  • @abdilatifofficialtube4914
    @abdilatifofficialtube4914 8 месяцев назад +4

    Inshallah that day will come...👑

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 8 месяцев назад +3

    Allah ha Ina gaadhsiiyo maanta iima banaana hadal siday gaalo uga wada baqanayaan

  • @sacdiyocabdigaab4502
    @sacdiyocabdigaab4502 8 месяцев назад

    Ilaahow is jeceleysii oo mideey si ay cadowga na hiifaya uga guuleystaan 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 6 месяцев назад

    Illahay haa mideyo wlalaha islamka ah waxan kaa reysaan lahayn naacebka ay inoo qaaban gaalada insha'Allah wey noqoon guushena alle subxanawatacala inaala jiiro

  • @YahyeApdi-cd8bk
    @YahyeApdi-cd8bk 8 месяцев назад +2

    Insha Allah midnimo

  • @saciidcabdi4396
    @saciidcabdi4396 8 месяцев назад +2

    Ustadow muqal inta wadan heesato hubka nuyukleyr muqaal inoogu soosamey

  • @shariif2143
    @shariif2143 8 месяцев назад +3

    soomaaliyeed gaar ahaan daka degan xeebaha bari waxaan oogadigeenaa in eey ku soo wajahantahay uguuno xoogbada waa in eey ka guuraan agagaarka xeebaha iyo nawaaxigooda fadla fadlan shacabkaas hala gaarsiyo mahadsanid

    • @nasraabdullahi
      @nasraabdullahi 8 месяцев назад

      Waxaa sheegtayba ma fahmine mxaynu gaarsiina 2ll

  • @HASSENABDULAHI-wu6dw
    @HASSENABDULAHI-wu6dw 8 месяцев назад +1

    Ilaahay ha mideeyo

  • @Yopovaro75.
    @Yopovaro75. 8 месяцев назад +1

    Masha allah illah hanaisku keen keeno

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 8 месяцев назад +1

    Dowlada Islaamka Waa muhiim inay mi Doonaan ,Sameeystaana Quwad Daacad u Ah Alle Subxaanahu watacaalaa

  • @user-ul1hq3xu4p
    @user-ul1hq3xu4p 8 месяцев назад +1

    Tnkz❤❤❤❤❤❤❤

  • @IbrahimXusenAli-lg8gt
    @IbrahimXusenAli-lg8gt 8 месяцев назад +1

    Abdurahman cumar keepgoin

  • @cabdidhere
    @cabdidhere 8 месяцев назад +1

    Alle hamideeyo

  • @hashimtahirsherif2170
    @hashimtahirsherif2170 8 месяцев назад +2

    Mashallah alx cala nicmatiil islam❤❤❤❤😊

  • @AbdiqaniYoniis
    @AbdiqaniYoniis 2 месяца назад

    Amiin ilahaw midee dalaalka islaamka

  • @user-qi5lk7db8k
    @user-qi5lk7db8k 5 месяцев назад

    Insha,alaah,aniayaamidowsiinidoono❤❤❤❤❤❤❤

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt 8 месяцев назад +1

    Guul muslimiinta

  • @AADANNAANEY
    @AADANNAANEY 8 месяцев назад +1

    Allow islaamka.miday

  • @cabdilahiyuusuf1611
    @cabdilahiyuusuf1611 8 месяцев назад

    thank yiu

  • @AbdishukriMaxamed-tx3jy
    @AbdishukriMaxamed-tx3jy 8 месяцев назад +1

    Wllaahi allaaan kudhaartee gul ayaaa dhow

  • @CaishoCabdul-rq1tz
    @CaishoCabdul-rq1tz 8 месяцев назад +2

    illahey ha mideyo islamka qalbigoda iyo jismigoda

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 8 месяцев назад +2

    Allah waxan ka baryaya inuu Islam ☪️ mideeyo

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 8 месяцев назад +1

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @CabdifataaxDhago-eq1vr
    @CabdifataaxDhago-eq1vr 8 месяцев назад +1

    Scw scw scw scw scw scw

  • @AhmedHassan-di6vb
    @AhmedHassan-di6vb 8 месяцев назад +2

    Dalalka
    Islaamka maxaa u diidaya iney midoobaan,

  • @XudayfeCigaal
    @XudayfeCigaal Месяц назад

    Ilaahay hanoo sahlo

  • @drawinglevel8736
    @drawinglevel8736 8 месяцев назад +3

    Talow anoo nool ma midoobi doonan 😢 oo falstiin mala xoronayaa

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 8 месяцев назад +1

    Waqti xaadirkan suurtagal maahan
    Sabab jirta awgeed

  • @JundiUmarbaru-nz8ee
    @JundiUmarbaru-nz8ee 8 месяцев назад +1

    ✌️

  • @AbdirisaqMohamoud-wx3cy
    @AbdirisaqMohamoud-wx3cy 5 месяцев назад

    Alle ha mideeyo umada islaamka ah waayo cadawgooduba wuu midaysanyahay

  • @user-kc1jg9qe7c
    @user-kc1jg9qe7c 8 месяцев назад +2

    1 second me 😂❤😊

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 8 месяцев назад

    Absolutely

  • @AyaanleAhmed-xy3kv
    @AyaanleAhmed-xy3kv 8 месяцев назад +1

    First view an First comment ❤🎉 is me

  • @user-jx8fi1ov2q
    @user-jx8fi1ov2q 8 месяцев назад

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw Csw❤❤

  • @user-js1nc2ce9z
    @user-js1nc2ce9z 8 месяцев назад +1

    First comment❤

  • @mohamouthmaxeth4895
    @mohamouthmaxeth4895 8 месяцев назад +2

    Shirkada standard oil barnaamij kasoo samee bro

  • @user-ns8zg4zp7c
    @user-ns8zg4zp7c 8 месяцев назад +1

    Number one 😮

  • @barashoproduction3932
    @barashoproduction3932 8 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @barqhadmohamed8715
    @barqhadmohamed8715 8 месяцев назад +1

    ❤🎉 wow 😲😳

  • @Abdirisaq-gl7oy
    @Abdirisaq-gl7oy 8 месяцев назад +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 💯

  • @cawofarhaancawofarhaanmahmed
    @cawofarhaancawofarhaanmahmed 8 месяцев назад +1

    ❤😢

  • @Khalduuni_Vlogs
    @Khalduuni_Vlogs 8 месяцев назад +1

    Ilaahow midee 🎉❤

  • @yamaniosmanabdille4266
    @yamaniosmanabdille4266 8 месяцев назад

    Insha Allah
    Cadowga islaamka wuu jabi doona aduuun weynaha waxa maamuli doona dowlad islaam ah
    Allah sw waa
    Qafuuuru Raxiim
    Gaalada yahuuuda ahna Allah dhulka lajaro

  • @ridwaanabdirahman000
    @ridwaanabdirahman000 8 месяцев назад +2

    Allah Hana mideeyo

  • @maymuungabaradag
    @maymuungabaradag 8 месяцев назад +1

    Islaamka dhan hadey midoowaaan yahuuda wey go doomin karaan weyna ciribtiri karaaan lkn waa fuleeyo uffff

  • @Zaynab_033
    @Zaynab_033 8 месяцев назад +1

    Haday midoowaan gaaladana soo ma badna soo managa nucleyeer bdna😢

  • @Khadarofficial1
    @Khadarofficial1 8 месяцев назад +1

    Muslimiinta waxa kala fogeeyey siyaasiyiin dabo-dhilif ah.

  • @muxsincabdulaahimaxamad8226
    @muxsincabdulaahimaxamad8226 8 месяцев назад +1

    Midnimada waxaa ka horeeya inay ku dhaqmaan shareecada islaamka markaas ayay macno samaynee midnimadu

  • @user-cx7yb9ep2t
    @user-cx7yb9ep2t 8 месяцев назад

    Ilaah hana hanuniyo😢😢

  • @Hasla.wabi.tore.0
    @Hasla.wabi.tore.0 8 месяцев назад +1

    First ✊️😊

  • @NuurccasisAhmedNuurccasisAhmed
    @NuurccasisAhmedNuurccasisAhmed 6 месяцев назад

    Sxpmaibarijartaa labtobka. ❤

  • @qalinlemedia9862
    @qalinlemedia9862 8 месяцев назад +1

    Ilaahayaw na midee

  • @Hafsa_tabliiq12
    @Hafsa_tabliiq12 8 месяцев назад

    Allow namidee yaa Rabi❤😢

  • @user-bl8br7yh4m
    @user-bl8br7yh4m 8 месяцев назад +1

    ❤❤mahdigii

  • @Aamiin733
    @Aamiin733 8 месяцев назад

    Allah Xaqa. Ha soo dhowooyo

  • @ismacilmaxamud9722
    @ismacilmaxamud9722 8 месяцев назад +3

    From South Africa 🇿🇦

  • @cadarxayir
    @cadarxayir 8 месяцев назад

    ❤❤

  • @fantastic48art10
    @fantastic48art10 8 месяцев назад +2

    Why i am crying 😢😢
    Insha allah palestine free

  • @rayyanabdullahi-5942
    @rayyanabdullahi-5942 8 месяцев назад

    والعاقبة للمتقين

  • @Nora__mohen
    @Nora__mohen 6 месяцев назад

    Ilahow muslimka midee🥺

  • @hamzaaboubakar8116
    @hamzaaboubakar8116 8 месяцев назад +1

    Golden voice 🙏🤎

  • @CabgggCabggg-rm3bo
    @CabgggCabggg-rm3bo 8 месяцев назад

    Waa riyo ad u qurux bdn

  • @user-ct3jh2iz2k
    @user-ct3jh2iz2k 8 месяцев назад +1

    taas waa riyo

  • @user-ok1pl5bq5l
    @user-ok1pl5bq5l 8 месяцев назад +1

    Way dhici lkn waa aakhiru zamaanka

  • @IbrahimXusenAli-lg8gt
    @IbrahimXusenAli-lg8gt 8 месяцев назад +1

    Sede Somalia umedeyna

  • @amiirmt7053
    @amiirmt7053 8 месяцев назад +1

    Malin dhow ayay sidaasi oo kale dhacyza just mahdiga Le sugyna

  • @shabcaancabdi5557
    @shabcaancabdi5557 8 месяцев назад +1

    🆗️🆗️🆗️

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 8 месяцев назад +1

    2Bilyan Muslimiin Marinbiyoodka Ma Mara’s yo Mudlimiin Ayaa dagan. Dalka ugu Soo dhawoow Baaxad dhaw Ruushka,

  • @MaxamedCali-zl8iq
    @MaxamedCali-zl8iq 8 месяцев назад +1

    Muskingum
    Wuuxoog badanyahay
    Hadaymidooban

  • @user-wz6ep5wg8o
    @user-wz6ep5wg8o 7 месяцев назад

    Allow allow mideey umada musliinta

  • @user-ib3uf2yb9n
    @user-ib3uf2yb9n 3 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @somalighosht999
    @somalighosht999 8 месяцев назад +1

    40sano ayaaynu ku nolaanlahyn kadibna qiyamaha dhici doona 😂😂😂

  • @maryammuuse835
    @maryammuuse835 8 месяцев назад +1

    Nasrigu wuu dhawyay

  • @yesorno8511
    @yesorno8511 8 месяцев назад +1

    asc
    bahda channel ka waxan kacodsanaayaa
    dhawaaqa iney kaxiraan marka uu swirka isbadalaayo
    wuu ku qasaayaa
    mahadsanidiin

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 Месяц назад

    Confederation aynu samaysano sida midowga yurub oo kale

  • @sakariyefaaraxcali-vv4iq
    @sakariyefaaraxcali-vv4iq 8 месяцев назад

    aaamin😂😂 1:58