Maxaa dhici kara haddii dadka oo dhan hal mar ay lacagahooda ka doontaan bangiga?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 дек 2022
  • Maxaa dhici kara haddii dadka oo dhan hal mar ay lacagahooda ka doontaan bangiga? Sideese u shaqeeyaan bangiyaddu?
    Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
    Facebook: / waaberimedia20
    Instagram: abdirahman_...
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    - Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    - Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    - Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    - Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 44

  • @jimcaalexasancumar6893
    @jimcaalexasancumar6893 Год назад +10

    Inta dhimaday allha u naxariisto inta xanuunsan allha caafiyo amiin amiin

  • @alimekal2705
    @alimekal2705 Год назад +1

    M.a masuul horay usoc

  • @kingsaabirahmed4108
    @kingsaabirahmed4108 Год назад +1

    Geep going my brother
    Cbdi raxmaan cumar

  • @musababdullaahi9194
    @musababdullaahi9194 Год назад +3

    Broo ii waran

  • @farxiyomowliid5886
    @farxiyomowliid5886 Год назад +1

    Barnaamijyada sirdoonka noso Gali pro🥰

  • @anasmohamed5662
    @anasmohamed5662 Год назад

    Waaberi media please noo soo badi sheegooyinka dhiiro galinta ah iyo shirkadaha

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Год назад +2

    Thank you Abdirahman Omar

  • @Cabaasapdirahmaan1
    @Cabaasapdirahmaan1 Год назад +1

    Masha allah

  • @mohamadibraahim930
    @mohamadibraahim930 Год назад

    حفظك الله يا أخي الكريم

  • @nasrokusow9110
    @nasrokusow9110 Год назад

    Mahadsanid

  • @abdilahifatah3802
    @abdilahifatah3802 Год назад

    I greet you abdirahman waberi

  • @Zaaq-os6gj
    @Zaaq-os6gj Год назад +2

    Alaah alla qalabigey miyaad kujirtaa walaal maxaayeelay-aniga ayaa iswiidiiney sida ay ushaqeeyaan bangiyada walaal mahadsanid aad iyo aad....

  • @sakariyeabdirisaaq3390
    @sakariyeabdirisaaq3390 Год назад

    Macalin aan waxba naga qaadan baatahe ustaad 🙏🙏

  • @halbeegtrading7632
    @halbeegtrading7632 Год назад

    Oh My God Thanks bro Mowduucaan isbuucaan ayaan RUclips Afsomali ahaan ku raadiyey qof sharaxaya 2aan ka waayey Thanks More then Thanks bro well done 👏🏾 ✔️ 👍🏾

  • @doctorahmedsheik3582
    @doctorahmedsheik3582 Год назад

    So good

  • @abdiwaliali3757
    @abdiwaliali3757 Год назад

    Tamam

  • @Sumayaise
    @Sumayaise Год назад

    mahadsnid wlala Abdirhmn omar🥰

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Год назад

    Mahad sanid ciraxman cumar horey u soco nabad galyo

  • @RahmaIbrahim-kk7bg
    @RahmaIbrahim-kk7bg 10 месяцев назад

    Inshaalah Allah more money 💰 ameen yaa rabia inshaalah Allah more money ameen ya rabia ❤❤❤🎉🎉🎉🎉 2:10
    2:27

  • @Cazzaam
    @Cazzaam Год назад +1

    Waaberi media is my favorite channel 😍

  • @cabdixakiinmaxamuudsrr8366
    @cabdixakiinmaxamuudsrr8366 Год назад

    Walaal

  • @Anas.farah1
    @Anas.farah1 Год назад

    💞💯💯

  • @cabdixakiinmaxamuudsrr8366
    @cabdixakiinmaxamuudsrr8366 Год назад

    Nin ikhyaarah ayaa tahay

  • @cabdixakiinmaxamuudsrr8366
    @cabdixakiinmaxamuudsrr8366 Год назад

    Asc

  • @xandaluabdirashidjr6019
    @xandaluabdirashidjr6019 Год назад

    Magaceygu wa xandal abdi rashid
    Halkani waa bari median kuso dhawaada daawadal muqaalkena maanta 🤣🤣🤣🤣

  • @abdi2951
    @abdi2951 Год назад

    Asc.
    Waa commant igi iku horeyay aan bixiyo acountigan lkn wan ku xirana waligey
    Cold voice

  • @shaakirnuux
    @shaakirnuux Год назад +1

    Asc wa ku salaamay wll waaberi waxaan ka codsanaya inaa mawduucyo kazoo sameyso taarikhda siyaasiyinti ugu caansana somalida soo maray sida mudane aadan cade, jaalle maxamed siyad barre, colnel cabdullaahi yuusuf axmad iyo kuwo la mida si aan u ogaano xaqiiqadooda, mahadsanid.

  • @iqrabilkheyr8080
    @iqrabilkheyr8080 Год назад +1

    Walakeeyow hal su aal aya waligey igu taagneed muqal makaso sameyn karta ama iiga jawab bankiga waxa uu haayo waa lacagta dadka hadii uu kiradi iyo korantadi iyo sido kale musharka shaqalaha iskaga dhibo lacagta uu dadka u haayo? Hadaba ganacsi walba oo aduunka jiro qasaro iyo faaido udhaxeya bankiga qasaaro ma arki karaa

  • @abdihafidmohamoud6928
    @abdihafidmohamoud6928 Год назад

    Vioce of world
    vioce of world

  • @maxamedcawad5275
    @maxamedcawad5275 Год назад

    Asc adiga cadiraxman cumar cilmi mayaa tahay (aniga waa maxamed salaad cawed mise waa i iloowdey hadii aadtahay magacas aan sheegayo

  • @mustafilkacase8186
    @mustafilkacase8186 Год назад +7

    Waxaan ahay arday rajeynaya inuu ku biiro jamacad sandka cusub faldan waxaan kaa codsan dhawr jeernawaan ka codsady inaa muqaal ka soo samee sid kuliyada banking and finance

    • @verygoodboy5724
      @verygoodboy5724 Год назад

      Do your research

    • @0name530
      @0name530 Год назад

      Adiga naf ahantada u samay faculty ga aad rabtid marba hadii adan research ku samayn karin faraha ka qaad faculty Gaga ma aha

  • @bandhigadaljir8172
    @bandhigadaljir8172 Год назад

    like ta haloo kordhiyo muuqaalkaaan

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture Год назад

    Wll Waad mahad san tahay su,aal baan qabaa lacagta dadku bangiyada dhigteen ileen bankiga umay fasixin inuu ka shaqaystee maanay xaaraan ku noqo nayn faa,iidada ay ka helaan

  • @sahrocrypto9621
    @sahrocrypto9621 Год назад +2

    Wax ka baro cyrptocurrency!.Aniga wax ma iibinayo.🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑Waxaan idinla wadaagayaa coinka polygon waa crypto, waxuu qaymihiisa ahaay 2021 0.01 cent sanad kadib wuxuu gaaray $2.92 halkii xabo.Marka hadii aad 10000 xabo heysan laheed markuu ahaay 0.01 cent, tusaale ahaan aadna iska iibin laheed markuu gaaray $2.92 waxaad faa'iidi laheyd $ 29,200. Laakiin dhalinyara badan oo somaliyed war umahayaan suuqan. Walina fursadahii oo kale way jiraan.

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Год назад

    Bangiyadu aad ayay uga taajireen kacagta ay dad waynahu dhigtaan,

  • @cyrItut
    @cyrItut Год назад

    walaal aad ayaad umahasan thy

  • @daaci23
    @daaci23 Год назад

    Bank islaami ah majiro hasheegto ama yuushegane