300 Oo Wadaado Qadiyada Somaalida Ma Kufsan Karaan Sh Xassaan Abu Salmaan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  •  Welcome To imam shafici media
    PLZ SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE
    Imam shafici media barteena youtube ka 👇👇👇👇👇👇👇👇👇
    / @imamshaficimedia
    imam shafici media barteena telegram 👇👇👇👇👇👇👇
    t.me/imamshafi...
    imam shafici media barteena Tiktok 👇👇👇👇👇👇👇
    vm.tiktok.com/...
    plz share, subscribe, like and follow
    Dhamaan asxaabta halkan kadajiso kutubta carabiga kasocdo chanelka imam shafici media
    1. Buga 1 aad ee Madina Arabic Course: t.me/imamshafi...
    2. Carabiga xiwaarka - dhamaan qeybaha : t.me/imamshafi...
    Waxa Kale Oo Ad ka heleysa imam shafici media taxane kala duwan sida:
    1. Tafsirka Quranka Sh C/Raxman : • Tafsirka Quranka Sh C/...
    2. Buga 1 aad ee Madina Arabic Course Qeybta Afsomaliga: • Buga 1 aad ee Madina A...
    3. Madina arabic course book 1- lessons in English : • MADINA ARABIC COURSE B...
    4. Xiwarka qeybti 1 aad : • XIWARKA QEYBTI 1AAD
    5. Xiwarka qeybti 2 aad : • XIWARKA QEYBTI 2AAD
    6. Xiwarka qeybti 3 aad : • XIWARKA QEYBTI 3AAD
    7. كيفية استخدام مايكروسوفت وورد عند كتابة البحوث العلمية:
    • كيفية استخدام مايكروسو...
    8. كيفية استخدام المكتبة الشاملة:
    • كيفية استخدام المكتبة ...

Комментарии • 69

  • @muktarmohamed8356
    @muktarmohamed8356 Год назад +11

    We really support this sheik and anyone who said truth

  • @abdirahmanlfc3218
    @abdirahmanlfc3218 Год назад +7

    Ascwrwb wax lagu difaca waad istahisha waxa tahay sheikh Somalia usobaxay runta sheego huri usoco sheikh cimri dheer Allah kusiyo dhalinyaro nahay waan ku jeclanahy waayo diinta sidi Allah (SWC ) sida saxda usogidbisa qof Allah aheyn kama baqdid diinta Allah koryelo geesinimo leedahay InshAllah Somalia 🇸🇴 inta wanagsan kugarabtagan InshAllah guul way dhowdahay kitabka Allah waa lagu dhaqa

  • @abdalaali6333
    @abdalaali6333 Год назад +6

    Masha allaah sheekh xassaan jazaka allaah all qeyar yaa sheekh xassaan allaah ku xafido yaa sheekh xassaan amiin amiin amiin isha allaah

  • @osmanhoussein
    @osmanhoussein Год назад +2

    Sheikh allah hakudayoo ,haa kuhafudo ,Kheir heel allahuma amin Amin Amin Amin inshallah.

  • @axmaiftiin2059
    @axmaiftiin2059 Год назад +5

    الله اكبر الشيخ الاسلا م حسان ❤

  • @abdifitaaax9045
    @abdifitaaax9045 Год назад +6

    بارك الله شيخي نحبك لاجل جبار
    صومال اهلك ومعك ان شاء الله

  • @ladanibrahin551
    @ladanibrahin551 Год назад +4

    Sh afka allah kuuma qabto m.a guul codkada hasareyo

  • @barlinjama8423
    @barlinjama8423 Год назад +3

    ماشاء الله ٫
    تبارك الله
    لأ حول و لأ قوة ألا بالله العلي العظيم
    جزاك الله خيرا كثيرا

  • @abdirizak3377
    @abdirizak3377 Год назад +2

    جزاكم الله خيرا

  • @mohamedosmail4067
    @mohamedosmail4067 Год назад +2

    Islaaamku kor buu ahaa wuuna ahaan doona insha allah

  • @fatmahfaisal7928
    @fatmahfaisal7928 Год назад +6

    الله يحفظك يا شيخ امين 🤲

  • @cabdisamadxasan9365
    @cabdisamadxasan9365 Год назад +3

    Mashaallah jazaaka Allahu khayr Sheikheena Hasaan Hussein Aadam Abuu salmaan xafidahullaah

  • @cabdalla7666
    @cabdalla7666 Год назад +8

    Xafda hullaah sheikhunaa xasaan 🤲🤲😭 Aamiin

  • @rdwnabdi5778
    @rdwnabdi5778 Год назад +6

    Sheekh xasaan hadalkiisu waa cadaaan. Alleh ha ku daayo, in aan maruun ku arko baan rajayanyaaa insha allaaah.

  • @xirsiabdi-ey3df
    @xirsiabdi-ey3df Год назад +1

    Maansha allaah mansha allaah

  • @FarxiyoCabdifarax
    @FarxiyoCabdifarax 5 месяцев назад

    Allaho akbar sheeq xasan❤

  • @abdirahimnoor1720
    @abdirahimnoor1720 Год назад +6

    ماشاالله شيخنا زادك الله حرسك

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 Год назад +4

    Jzkhayran.yaa sheekh.

  • @yusufhassan6476
    @yusufhassan6476 Год назад +5

    حفظه الله ورعاه، وطول عمره ،وكثر أمثاله.

  • @sportschannel6235
    @sportschannel6235 Год назад +4

    جزاك الله خيرا

  • @maalimmohamedahmed3051
    @maalimmohamedahmed3051 Год назад +4

    Sheikh mashallah. Waxaa tahay Sheikh xaqa sheega. Wadaadi qaarkood waxy noqdeen shillin inay siistaan diinta. 300 qof baa xassan dhiiqo inta xooga siiyay iska dhawaaaqay

  • @abdikadirshidow2756
    @abdikadirshidow2756 Год назад +2

    حفظه الله ورعاه وسدد خطاه

  • @abdirahim1408
    @abdirahim1408 Год назад +4

    Manshllah

  • @crahmanyasinwcys2079
    @crahmanyasinwcys2079 Год назад +3

    Kani sheekh maaha waa duli

  • @Ibrahimsomalimedia
    @Ibrahimsomalimedia Год назад +2

    السلام عليكم شيخنا الفاضل

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Год назад +3

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah :::::

  • @shacbanabdi6552
    @shacbanabdi6552 Год назад +4

    allaha xafido shiiqul islaam shiiq xasaan

  • @abdullahiahmed2300
    @abdullahiahmed2300 Год назад +5

    شيخ الإسلام حسان حسين ءادم حفظه الله

  • @ramadan1611
    @ramadan1611 Год назад +1

    Waa runtiis

  • @yusufhassan6476
    @yusufhassan6476 Год назад +3

    لله درك ياشيخ الإسلام .

  • @OmarMohamed-zu4ql
    @OmarMohamed-zu4ql Год назад +4

    Hoori usoco wll

  • @faruqawalehibrahim
    @faruqawalehibrahim Год назад +4

    Allow nooda raagan OO Kaley

  • @bedweeyn
    @bedweeyn Год назад

    Waa layaab nin waalan niki sheikh mooda

  • @FarxiyoCabdifarax
    @FarxiyoCabdifarax 5 месяцев назад

  • @abdiwalishxussencumarguudl561
    @abdiwalishxussencumarguudl561 Год назад

    بئس الشخ حسان حسين

  • @khadarhassan4366
    @khadarhassan4366 Год назад +8

    Waa si wanaagsan wadanka iyo diinta Inaad jeclaatid Lkn in la yiraahdo diinbaan soo celinaynaa Mareekan iyo gaalan la dagaalamaynaa Hooyo caanooleey ahna Waa la qarxinayaa Masaajidadana Waan ku dileynaa dadka tukanaya Ma soconayso Laba Wajiila nimada fikirkiina shabaabka taageersan ayaa Umadda diinta nacsiinaya wlhi ilaahay hanaga kiinqabto soomali idinkaa xinniyaha ku dhagan oo hormar iyo amni ka gaari la'dahay.

    • @Jiramacoy
      @Jiramacoy Год назад

      Ma sheekha ayaa wax kaa qarxiyey oo aad caddeyn uhaysaa? Waan kaa xaal mariniye?

    • @khadarhassan4366
      @khadarhassan4366 Год назад

      @@Jiramacoy Waxaad Yutube-ka karaadisa o ku qortaa Raadinta Culamaa Ul Suuga Waxaad Arkay asagoo dhahaya kooxda yaroo soomaliya joogto halgamaysa Wadaado yaroo qorigaba la daala dhacaysa . Ee sxb Ninkaan fikirkiisa qaraxa taageeraya ha qaadan.

  • @abdulkadirguleid2819
    @abdulkadirguleid2819 Год назад +2

    Malcuunkani waa Kenyan ee maxaa ka galay Somalia iyo hawlaheeda.

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 Год назад

    Legenka legemada eryaday yaa sheekhunaa

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed7489 Год назад +1

    Walee islaamkaan arkay soomaali wax kaislaanimo fiican waayey,, wax badan waa inaga khaldanyahay..lkn markaa islaamka aragto waxaad isdhihi malaha soomaalidu waaba awliyo ilaahay

  • @cabdallacaraale7531
    @cabdallacaraale7531 Год назад

    Sheykhul islaam xassaan alle hku xifdyo

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 Год назад

    Khawaarij xasaani oo rabo in uu diin u sheego culumo shahaadi aqoon diini leh khawaarij nabi maxamed scw ayey ku yiraahdeen caddaalad ma sameyn khaliif cusman iyo khaliif cali ayey u dileen caddaalad ma sameynaysaan marka ha la yaabina khawaarijta dad islaam ah in ay laayaan kaliya ayey dhaqankooda yahay ,

  • @mahadhussien6415
    @mahadhussien6415 Год назад

    sajis

  • @abdiwalishxussencumarguudl561
    @abdiwalishxussencumarguudl561 Год назад +2

    Suu ul fahmi haduu jiro adiguu kuhayaa mida kale sheikhnimo ayaad sheeganeysaa hadana culimo ayaad caynaysaa

  • @issackhassanabdi4988
    @issackhassanabdi4988 Год назад +3

    Sheikh hassan waxaaad ku tilmaami jirtay dadka suuufiya waa mushrikiin waa dadke wada Muslim isma qabaneyso Sheikhow

  • @AqiLiNOmedia5250
    @AqiLiNOmedia5250 Год назад

    Waxaan filayaa ka ku difaacayaa inaanu dhamayn ka sheekh xasaan raaca wuu lumayaa

  • @cabdixaashi9962
    @cabdixaashi9962 Год назад

    Alow soomalia Muslim kudil kuna noole

  • @mohamedmahdi2174
    @mohamedmahdi2174 Год назад

    Soomaalidu 100% ayay muslimiin ahayd iyo suufiyadu waa musrikiin aad 20 sano dadka usheegaysay soo isma diidayso wadaadoow

    • @hsndkn1882
      @hsndkn1882 Год назад +1

      Xerta umbaa fahmeyso hadalkas marka diyar unoqotid inaa fahantid waluguu sharxaaya soo sheg

    • @Bepatient866
      @Bepatient866 Год назад

      ​@@hsndkn1882 beentaa maahan sheekh qofkii cilmiga diinta wax ka bartay baa fahmaya

    • @Bepatient866
      @Bepatient866 Год назад

      Dhambaal cadoow wlle aad baad u nasiib xuntahay. Intuu sheekhaas gobonimo hadlayay halkaasay kaaga dhagtay ilaahay kuma khasaariyo

  • @yusufabubakar3112
    @yusufabubakar3112 Год назад +3

    Wadaad isku sheeg saan ucaytamaayo🤮🤮🤮

  • @daadiralimacow6829
    @daadiralimacow6829 Год назад +4

    Wadadow somali hadeyba wada muslim tahy mushrikinti aad shegeysay away he hhhhhhhhhhhhjj

    • @Jiramacoy
      @Jiramacoy Год назад

      Guud ahaan waa muslimiin baay uwada nasab sheegtaan; lkn qaar baay wax kakhaldanyihiin..

    • @abdirazakahmed1045
      @abdirazakahmed1045 Год назад

      Xasan gurgurte aya ka mid ah

    • @Bepatient866
      @Bepatient866 Год назад

      Shiicaduba marka islaam laga hadlayaa madaxa kore waa lagu tiriyaa
      Markaan isku soo harno inteenii isnaqaanayna kab baan uga saaraynaa masaajidka

  • @FarxiyoCabdifarax
    @FarxiyoCabdifarax 5 месяцев назад

    Allaho akbar sheeq xasan❤

  • @FarxiyoCabdifarax
    @FarxiyoCabdifarax 5 месяцев назад

    Allaho akbar sheeq xasan❤