- Видео 2 717
- Просмотров 15 134 521
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Кения
Добавлен 30 июл 2018
welcome to imam shafici media and enjoys the clips
fadlan subscribe, like, comment and share
fadlan subscribe, like, comment and share
Somaaliyey Labo Arimood ka Ilaaliya ilmaha Minka Hooyada lagu so Beerto Sh Xassaan Abu Salmaan
Welcome To imam shafici media
PLZ SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE
Fadlan Kalasoco imam shafici media Duruus muhim ah iyo cashiro carabi ah
PLZ SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE
Fadlan Kalasoco imam shafici media Duruus muhim ah iyo cashiro carabi ah
Просмотров: 1 056
Видео
Baaritanka DNA Nasabka Ilmaha Waa Lagu Sugaa Ee Laguma Diido Ama Anfiyo Sh Xassaan Abu Salmaan
Просмотров 4,1 тыс.2 часа назад
Welcome To imam shafici media PLZ SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE Fadlan Kalasoco imam shafici media Duruus muhim ah iyo cashiro carabi ah
C 303 Kitaabka Saxiixu Muslim Xadiithka (الحديث: 40 - 38 من كتاب الرضاع) Sh Xassaan Abu Salmaan
Просмотров 6122 часа назад
Welcome To imam shafici media PLZ SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE Fadlan Kalasoco imam shafici media Duruus muhim ah iyo cashiro carabi ah
Madaxa Iyo Buunkada Somaalida Waa Carab Ee African Ma ahan Sh Xassaan Abu Salmaan
Просмотров 8 тыс.4 часа назад
Welcome To imam shafici media PLZ SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE Fadlan Kalasoco imam shafici media Duruus muhim ah iyo cashiro carabi ah
D 47 aad Mutamimatul ajruumiyah (Silsilad Cusub 2024 masjidka BBS Mall) Sh Shariif Dhawil
Просмотров 1554 часа назад
Welcome To imam shafici media PLZ SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE Fadlan Kalasoco imam shafici media Duruus muhim ah iyo cashiro carabi ah
C 302 Kitaabka Saxiixu Muslim Xadiithka (الحديث: 37 - 32 من كتاب الرضاع) Sh Xassaan Abu Salmaan
Просмотров 5474 часа назад
Welcome To imam shafici media PLZ SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE Fadlan Kalasoco imam shafici media Duruus muhim ah iyo cashiro carabi ah
Gabar Hadi Lagu Meheriyo Kadibna Ilmo Dhasho Adiga Oo ugalmoonin Maxa Lasameyni Sh Xassaan
Просмотров 13 тыс.7 часов назад
Welcome To imam shafici media PLZ SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE Fadlan Kalasoco imam shafici media Duruus muhim ah iyo cashiro carabi ah
C 301 Kitaabka Saxiixu Muslim Xadiithka (الحديث: 31 - 24 من كتاب الرضاع) Sh Xassaan Abu Salmaan
Просмотров 6239 часов назад
Welcome To imam shafici media PLZ SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE Fadlan Kalasoco imam shafici media Duruus muhim ah iyo cashiro carabi ah
Gabadha Nin Gar Weyn Mey Nuujin Karta Si u maxram ogu Noqdo Sh Xassaan Abu Salmaan
Просмотров 9 тыс.9 часов назад
Welcome To imam shafici media PLZ SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE Fadlan Kalasoco imam shafici media Duruus muhim ah iyo cashiro carabi ah
D 46 aad Mutamimatul ajruumiyah (Silsilad Cusub 2024 masjidka BBS Mall) Sh Shariif Dhawil
Просмотров 1089 часов назад
Welcome To imam shafici media PLZ SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE Fadlan Kalasoco imam shafici media Duruus muhim ah iyo cashiro carabi ah
D 43 aad Jawharul Maknuun (Silsilad Cusub 2024 masjidka BBS Mall) Sh Shariif Dhawil
Просмотров 1129 часов назад
Welcome To imam shafici media PLZ SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE Fadlan Kalasoco imam shafici media Duruus muhim ah iyo cashiro carabi ah
C 300 Kitaabka Saxiixu Muslim Xadiithka (الحديث: 23 - 11 من كتاب الرضاع) Sh Xassaan Abu Salmaan
Просмотров 94112 часов назад
Welcome To imam shafici media PLZ SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE Fadlan Kalasoco imam shafici media Duruus muhim ah iyo cashiro carabi ah
D 42 aad Jawharul Maknuun (Silsilad Cusub 2024 masjidka BBS Mall) Sh Shariif Dhawil
Просмотров 13212 часов назад
Welcome To imam shafici media PLZ SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE Fadlan Kalasoco imam shafici media Duruus muhim ah iyo cashiro carabi ah
D 45 aad Mutamimatul ajruumiyah (Silsilad Cusub 2024 masjidka BBS Mall) Sh Shariif Dhawil
Просмотров 9512 часов назад
Welcome To imam shafici media PLZ SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE Fadlan Kalasoco imam shafici media Duruus muhim ah iyo cashiro carabi ah
Beentii Sh Maxamed Idris Ehed Dastuurka Sharciga Islaamka Waa Faqsan Oo Fashilmatey Sh Xassaan
Просмотров 14 тыс.16 часов назад
Welcome To imam shafici media PLZ SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE Fadlan Kalasoco imam shafici media Duruus muhim ah iyo cashiro carabi ah
Sh Maxamed Idris Oo Ku Been Abuurtey Nabi Maxamed Iyo Jawaab Ku Haboon Bentisa Sh Xassaan
Просмотров 40 тыс.16 часов назад
Sh Maxamed Idris Oo Ku Been Abuurtey Nabi Maxamed Iyo Jawaab Ku Haboon Bentisa Sh Xassaan
D 44 aad Mutamimatul ajruumiyah (Silsilad Cusub 2024 masjidka BBS Mall) Sh Shariif Dhawil
Просмотров 17821 час назад
D 44 aad Mutamimatul ajruumiyah (Silsilad Cusub 2024 masjidka BBS Mall) Sh Shariif Dhawil
C 299 Kitaabka Saxiixu Muslim Xadiithka (الحديث: 10- 1 من كتاب الرضاع) Sh Xassaan Abu Salmaan
Просмотров 85621 час назад
C 299 Kitaabka Saxiixu Muslim Xadiithka (الحديث: 10- 1 من كتاب الرضاع) Sh Xassaan Abu Salmaan
D 41 aad Jawharul Maknuun (Silsilad Cusub 2024 masjidka BBS Mall) Sh Shariif Dhawil
Просмотров 95День назад
D 41 aad Jawharul Maknuun (Silsilad Cusub 2024 masjidka BBS Mall) Sh Shariif Dhawil
Somaalida Ilmaha Yar Wey Iska Nuujiyaan Cilmi Uma Laha Xukunka Kuxiran Nuugmada Sh Xassaan
Просмотров 4,5 тыс.День назад
Somaalida Ilmaha Yar Wey Iska Nuujiyaan Cilmi Uma Laha Xukunka Kuxiran Nuugmada Sh Xassaan
C 298 Kitaabka Saxiixu Muslim Xadiithka (الحديث: 143 - 139 من كتاب النكاح) Sh Xassaan Abu Salmaan
Просмотров 660День назад
C 298 Kitaabka Saxiixu Muslim Xadiithka (الحديث: 143 - 139 من كتاب النكاح) Sh Xassaan Abu Salmaan
D 43 aad Mutamimatul ajruumiyah (Silsilad Cusub 2024 masjidka BBS Mall) Sh Shariif Dhawil
Просмотров 246День назад
D 43 aad Mutamimatul ajruumiyah (Silsilad Cusub 2024 masjidka BBS Mall) Sh Shariif Dhawil
Gabar Uur Xaaran Ah Leh Ninkii ureyey Malo Meherin Karaa ? Mana Ugalmoon Karaa ? Sh Xassaan
Просмотров 13 тыс.День назад
Gabar Uur Xaaran Ah Leh Ninkii ureyey Malo Meherin Karaa ? Mana Ugalmoon Karaa ? Sh Xassaan
C 297 Kitaabka Saxiixu Muslim Xadiithka (الحديث: 138- 125 من كتاب النكاح) Sh Xassaan Abu Salmaan
Просмотров 1,2 тыс.День назад
C 297 Kitaabka Saxiixu Muslim Xadiithka (الحديث: 138- 125 من كتاب النكاح) Sh Xassaan Abu Salmaan
D 40 aad Jawharul Maknuun (Silsilad Cusub 2024 masjidka BBS Mall) Sh Shariif Dhawil
Просмотров 162День назад
D 40 aad Jawharul Maknuun (Silsilad Cusub 2024 masjidka BBS Mall) Sh Shariif Dhawil
D 42 aad Mutamimatul ajruumiyah (Silsilad Cusub 2024 masjidka BBS Mall) Sh Shariif Dhawil
Просмотров 208День назад
D 42 aad Mutamimatul ajruumiyah (Silsilad Cusub 2024 masjidka BBS Mall) Sh Shariif Dhawil
Xuquuqda Dumarka Miyu Mel Oga Dhacay Ninka Haduu Xaaskisa Gogosha Udiido Sh Xassaan Abu Salmaan
Просмотров 9 тыс.14 дней назад
Xuquuqda Dumarka Miyu Mel Oga Dhacay Ninka Haduu Xaaskisa Gogosha Udiido Sh Xassaan Abu Salmaan
D 39 aad Jawharul Maknuun (Silsilad Cusub 2024 masjidka BBS Mall) Sh Shariif Dhawil
Просмотров 11914 дней назад
D 39 aad Jawharul Maknuun (Silsilad Cusub 2024 masjidka BBS Mall) Sh Shariif Dhawil
D 41 aad Mutamimatul ajruumiyah (Silsilad Cusub 2024 masjidka BBS Mall) Sh Shariif Dhawil
Просмотров 21014 дней назад
D 41 aad Mutamimatul ajruumiyah (Silsilad Cusub 2024 masjidka BBS Mall) Sh Shariif Dhawil
C 296 Kitaabka Saxiixu Muslim Xadiithka (الحديث: 124- 116 من كتاب النكاح) Sh Xassaan Abu Salmaan
Просмотров 96614 дней назад
C 296 Kitaabka Saxiixu Muslim Xadiithka (الحديث: 124- 116 من كتاب النكاح) Sh Xassaan Abu Salmaan
Mash a aalaah alow barakeey shee xasaan ilahay dartiisa ayan kuu jecelnahy mash alah baraka allah yaa shewanaa abuu salmaan
Sheekhan waxan sugaya maalinkay carabtu soo caydo ooy ku dhahdo HANA SHEEGAN ya ximaarul as wad ,,, Siduu u hadli doono
Waxaan wali ku mashquulsanahay cidaan nahay. aduunkuna horumar ayaa lagu tartamayaa Halkana waxa lagu wareeray ma carab mise Afrikan baynu nahay. kaynu nahayba maxay dadnimadada ku soo kordhinaysaa Wax kale uga gudba, oo ka hadla siday umadani dhibka uga bixi lahayeen.
Carabtan taariikhda ah ee cunsuriyiinta ah ma nihin waaahi,,. Marka laga reebo nabigeeni SCW iyo ahli beydkiisii ..
Waa nasiib daro ilaa culimadeeni baa sidaa u hadleysa oo asalka somalida garan la oo meelo kale saaraya,,aa baan uga xumahay runtii somali hadaan nahay waxan nahay african ama Dad madow oo somali kasi ah oo taariikh gun weyn le ooku asteysan geeskan africa ee hadda aan degennahay
Orod oo xasanoow gabar 8 jir ah raadso
M.allh Sheeq Abuu Salman ❤Allaah ha ino xafido❤
carab anaga waxba kamarano anaga soomali ayaan nahay sidaas ayaana kuqanacsanahay
كلام حقيق
Muu odhan dastuurka somaliya ayaa sharciga islaamka waafaqsan ee si guud ayuu u hadlay
Ninkan bal muxuu danbiya ee uu yidhi oo lagu haysataa ?
Khawaarij qofkii ku sirmo asagee utaasha. Sh. Xasaan was Khawaarij labo wajiile ah.
Sh Xasaan markii geel loo heeso miyaad goroyo u heestay Dagaalka Daacish fatwo ka soo saar gabdhaha googarada hooda iyo ka hadalkooda ha nagu maaweeline dib noogu dhig insha Allaah
Ninka xaaskiisa naaska ka nuuga wey ka furmeysaa hadduu caano ka keeno nin naag ajnabi ka ah naaska cantoobiyey hadduu jiif cabbee ku sameeyo yaa ka masuul ah ❤❤❤❤kkkkkk
جزاك الله خيرا
Ka waran hadii nin aabihii diido sababtu waa DNA uu iska qaaday
Shiikha kaliya runta sheega waakan❤❤❤
Arinta isku soo qabashada dadka somalida wey taqaan anigey igu dhacday hada ka hor anoo bakaaraha muqfisho iska dhex socdo in uu yar i istaajiyay walaalkey oo uu sudan ku soo arkay i weydiyay in aan wada dhalanay waxa yaabka badan iima eka walaalkey balse qofkii fiirsashada yaqaan wuu isku keen soo qabanayaa. Mid kale oo taas ka daran ayaa igu dhacday qof aan saaxibo nahay baa faraha mid iga yar oo aan kala qaarad joogno youtube ku aragtay wlh wey garatay weyna i weydisay anigii yaab marka arinta geela sheekha uu sheegay waa sax 100%.
Carabta wxaa inaga dhexeeya kuwooda muslimka ah muslinimo xaga wadankana wxaan nahay wadan afrikaan ah oo jaamacada carabta ku jira taas ku biyo cab isku isir ma nihin carabtee
Marka carabnimo u waalato meel walba way kula gali 😅 wxaas run maaha daliilna maahee afrikaan nimaa iga badan carabtuna kuma rabaane aqbal wxii ilaahay kaa dhigay Adoon ayay kuu yaqaaniin carabtu shiiqow marka wxaas kaama rumaysanaayee waxaas iska daa somali ayaa nahay carab ilaahayba inagama dhigine waxba ha isku dhajin dulinimo weeye wxaasi
Laakin adaa xariif caqli badan ahe bal inoo sharax sideee afrikaanta isku isir ku tihiin africaan daganahayne ha ii soo qorin ee wax caqliga gala ii soo qor.
Wadaadka hasha firkeeda yuu kawadaaa wax fahma suufiyohaw!
Nin naas arkay yaa masuul ka ah sheekhoow t???
Odeyga luugadisa marku dahayo adingu ! mu daaho anagu? Been aya kafahmaaya
Ninka miyu nuugaya naas caano leh mise wuxu kawada sii iska raxo leh ayado caano qabin.?
Sh maxamad idris ayaa saxan
M a
Why Arabs and not Israel?? Ka shuruud is not Arabic
Sheekh somali ayaa nahay amaan nasii carab shaqo kuma lihin carabta xitaa anaga ka,da weyn oo kumanaan sano kahor jirnay oo ku noleen geeska africa maxaan umadaha kale iskugu xoqnaa horta oo anan iskugu kalsoneen waxa nahay.
SHEEKH DAMEER BAY KUU ARKAAN DADKAS
War.dadow. somaliyey. Aflagadada. Kadaya. Culumada
War somali waa african ... nio qabyaaladiistaha ah Kkkk guurguurte kkkkk
SHEEQ IDIRIIS MA BEEN ABUURAN AFKIISS WAXAAD KA MAQASHEEN DASTUURKA SAXDA IN UU YAHAY QURAANKA ,,,BEEN ABUURASHADAAN AAD LA CARAREEYSAAN JOOJIYA IYO DAMBIGAAD FAAFINEEYSAAN ,,,ILAAHEEY KA BAQA ,,,CULUMADA HA ISKU DIRINA ,,,,QOFKA LAA ILAAHA ILA LAAHU MAXAMADA RASUULULAAHI YIRAAHDO WAA WALAALKAA MUSLIM AH WIXII DAMBI UU GALO ISAGA AYEEY U TAALAA
War quudhunka kala hor tag dadka Xayawaan yahoow
كلامك هراء لا اساس له من الصحة ، فكتبت العلماء قاطبة سواء كانت كتب التفسير او الفقه أو شراح الحديث فقد توافق شروحهم ومتونهم على كتاب الله وقد تخالف من غير تعمد منهم فهل يكفرون ، فهذا التكفير من كيسك لا من كتاب الله ولا من سنة رسول رب العالمين ، وعند الله تلتقي الخصوم
"Waa waxaan Xanafiyo ku jecelahay" cajiib
Somalida qaarkeed ilaa yahud ayay galeen,somalidu waa isku jir
Carab Carab adinkoo ku haayo lee Buunka Qiyaamo idinku yeeraa.
Jazaa akumu Allah kheyr 🎉
Scwscwscwscw scwscwscw scwscwscwscw
Carab Adigaan Afrikaanka Madoow ah beey Aduunka kugu necebtabay. Falastiinti ad u duceeyn jirtayba ku caayeeysa maanta sheekhoow
niyow african ito carb tona manihine budhcadbadeedeena ayaynu ku faanynaa
@@somali-990 aad iyo aad Libaax 👍
Hada waxaa foolxumada badan ma carab buu ismooday
Carabta waa cadaan somalina waa madoow maxaa iska galay. Shiiqa Riyada ka kiciya. Carabtaas sidaa ah iyo anaga layaab
Mashruucee ku soo qaateen inee na hoosgeyaan carabtuna waa dad liito
Been badanaa Qofku
😂😂😂😂😂 somalida waa carab aa shiikhow naga xishoo
M,a wale wa Alim somaliyeet alle haku dasto sh Hassan Hussein adma
Sh xsn dadakalabaaray waajileecee Malaga Darin jareerta kasoo jawaab
Ninkan beenta iyo qorofaadka uu dadkan horfadhiyo mafshmaanmiya Waxwalba oo qorofaada wuu sheegey isagoo qaar subanaha csw dusha usaarey maantana waxey jogtaa qadaadkanagaan carba kunahey ninkan wajiciisa Goobada ah walaal ugu horeysa ee Afrikaan nimada daamankiisan kuuskuusan waa talabaad Waa’s dhan ima muuqdaan hadana maankiisa waxaa ka guuxaya waxaad and ahey nin caraba Waxaa igu dared markulahaa 38 sano Hal dhuntey baa ninkii lahaa gartey Geelu 38 Sano magaadha cimrigiisu Waa’s iyo wax ka xun masjid llaahey ka dhexsheegtaa Mafahamsana masjidka waxaa loodhisey Waa in magaca ilaahey lagu xuso oo lagu cibaadeysto oo buugaagta carabta waalen qorteen aan lagu aqrin oo lagu akhriyo kutubka ilaahey oo ah masxafka quraanka
Ninka naagtiisa caanoheeda haduu nuugo, xaaraan bey ka noqon umana galmoon karo ayaa kasoo baxday
BEEN NOOCAN AH WALIGEEY MA ARAG ,,GEELU 36 SANO MA GAARO HHHHHHHHHHHH
Waa firkeeda
Shekhar dhageesoo wafikedibuu yirii
Waan aaminsanahay somalida isku dardar in aytahay ,waa mida daljacaylka naga saartay.
Run baad sheegtey....kkkk....waynu is wada khilaafsaney...kkkkk....
Kala luqad maxaan u noqon weyynay hee
😂😂😂😂