ADEER ARRINKU DA' IYO INTAAD WAX BARANAYSAY OO DHEER KUMA XIRNA EE WUXUU KU XIRANYAHAY SIDA ILAAHAY SWT SAWAABTA KUU WAA FAJIYO . XAQIIQADU WAXAY TAHAY DIINTA ISLAAMKU INAYSAN QALBIGIISA UDAADAGIN QOFKA KU DOODAYA DASTUUR IYO DIMUQRAADIYAD IN DIINTA ISLAAMKU OGGOSHAHAY IN DAL IYO DAD MUSLIM AH LAGU MAAMULO!!!!!!!!!!!!!!
Sharci in lagu dhaqmo waxa ka horeeyo in si fiican o saxan o lahubo in diinta loodhigo kadib ayaa diìnta lagu dhaqmi karaa balse inta naftaada loosocdo o misaajidka laguugu dilaayo o lagu dhaafeen ma umada nabigaa naarta ka buuxinaynaa Roobka Barwaaqada wato waxa ka horeeyo Gugac iyo dabeel xoogan in diinta barwaaqadeda lahelo waxa kahoreeyo in Dadkaan lakala saaro Wadaada saxan aay keenaan tarbiyada ama Sidee dadkaan ku toosilahayeen e ma ahan in dadka layskudilo waxa ka dhigantahay qof baabuurka ama gawaari darawaliin badan inay wadaan rabaan o laysku heesto inaad dhahdo waan raacaynaa maxaa laraca waaba gaari laysku heesto inaad raacdo waxa ka horeyso inaad xaliso kuwa iskuheesto kadibaa raaci kartaa balse hadii aad dhahdo Aniga ayaa wadaayo kuwa kale kuma dhaafayaan waan ognahay in misaajid layskudilay. Suaalo 1.Gaal inuu si saxneen diinta ugu dhaqmo ma caadi baa asiga iyo kan gaalka e sharciga dagsaday waa wada qaldanyihiin kawaran? 2. Caqliga ilahay ayaa leh in caqliga lagu dhaqmo iyo in diin qaldan lagu dhaqmo midee fiican.? 3.dadka in sharci loodejin ee Tarbiyo ama nidaam dhaqan toosin iyo saxid ah sharci loogu dhigi ma qalad baa in dowlado caqlaani loodhiso inta aay diin qaldan kudhaqmi lahayeen.? 4. Dadka in loodiyaariyo jidka hanuunka ayaga sharci haba u arkaan ma qaladbaa o dadka loo dhiso dowlado caqlaani o sax iyo qalad kala saari karto si wixii qaldan u diidaan wixii saxan u yeelan kadib markii dadka furqaan lagadhigo hanuunka udhiman maxa waaye kitaabkooda waa furqaan ayagana waxa laga dhigaa wixii kitaabkooda u magac ah si kitaabkaas uracaan waa layska ogyahay inay fiicantahay inta diin qaldan lagu dhaqmi lahaa in dadka ladiyaariyo furqaan laga dhigi waqtigoo allah doono waay hanuunsamayaan taas ayaa fiican inta umada nabiga ayagoo qaldan iyo ayagoo gaalo ladililahaa o cadaabta lagu guri lahaa siduu nabiga ugu fikirijiray umadiisa in looga fikiro o jidka hanuunka lagu hako. ? 5. GAAL IYO ISLAM QALDAAN AH MA ISKU MIDEE ?
EE MUXUU YIRI BAL NOOSHEEG? DASTUUR UMMAD MUSLIM AH IN LAGU DHAQO WAA BANNAAN TAHAY AYUU YIRI SIDAAN ARKAYNO OO MAQLAYNO WAA WAR BAADIL AH , MA INTAAS WAX KADUWAN AYAAD HAYSAA ?
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك يا شيخنا الفاضل
Runtu waa qaraar tahay walhiya ninkan damiir buu leeyahay io qadiyad cad ❤❤❤
Sheekh xasan ilahYow cimrigiisa
شيخ ابو سلمان ❤❤❤
Sh xasaan Allah xifdiyo
sheikh maxamed idris ilahay ha xifdiyo waqiicaga dhabta ayuu kahadla wadankeenu somaliya dhibato ayay kusugantahay madax dowlado shisheeye ushaqeya aya siyasida somalia majaraha uhaya
Dibatada maxa logabixi Alkufri biikitabilahi
اللهم احفظ شيخونا العلامة حسان
Niyow dacwad baa soo gudbisaane , ALLAH ka baqa oo culimada hakala soocsoocina oo ka xishooda.
حفظه الله شيخنا الفاضل أبو سلمان
دعاة على أبواب جهنم
أولئك يدعون إلى النار والله يدعو إلى الجنة والمغفرة بإذنه
imaam shaafici buu la baxayaa markaasuu wax ka sheegayaa sheekh wayn oo noloshiisa intii ugu badnayd diinta kusoo bixiyay ilaahoow dhalinyarada seef ka boodka ah xaqa fahansii oo culimada isku dhererinaya.
ADEER ARRINKU DA' IYO INTAAD WAX BARANAYSAY OO DHEER KUMA XIRNA EE WUXUU KU XIRANYAHAY SIDA ILAAHAY SWT SAWAABTA KUU WAA FAJIYO .
XAQIIQADU WAXAY TAHAY DIINTA ISLAAMKU INAYSAN QALBIGIISA UDAADAGIN QOFKA KU DOODAYA DASTUUR IYO DIMUQRAADIYAD IN DIINTA ISLAAMKU OGGOSHAHAY IN DAL IYO DAD MUSLIM AH LAGU MAAMULO!!!!!!!!!!!!!!
NIO QODOBKA LAGA HADLAYO FAHAN HA ISKA SOO QORIIN SOO BAABD MASALADA
Walalayaal sheikh Mohamed sawirkiisa kafaaya.
Sharci in lagu dhaqmo waxa ka horeeyo in si fiican o saxan o lahubo in diinta loodhigo kadib ayaa diìnta lagu dhaqmi karaa balse inta naftaada loosocdo o misaajidka laguugu dilaayo o lagu dhaafeen ma umada nabigaa naarta ka buuxinaynaa Roobka Barwaaqada wato waxa ka horeeyo Gugac iyo dabeel xoogan in diinta barwaaqadeda lahelo waxa kahoreeyo in Dadkaan lakala saaro Wadaada saxan aay keenaan tarbiyada ama Sidee dadkaan ku toosilahayeen e ma ahan in dadka layskudilo waxa ka dhigantahay qof baabuurka ama gawaari darawaliin badan inay wadaan rabaan o laysku heesto inaad dhahdo waan raacaynaa maxaa laraca waaba gaari laysku heesto inaad raacdo waxa ka horeyso inaad xaliso kuwa iskuheesto kadibaa raaci kartaa balse hadii aad dhahdo Aniga ayaa wadaayo kuwa kale kuma dhaafayaan waan ognahay in misaajid layskudilay. Suaalo
1.Gaal inuu si saxneen diinta ugu dhaqmo ma caadi baa asiga iyo kan gaalka e sharciga dagsaday waa wada qaldanyihiin kawaran?
2. Caqliga ilahay ayaa leh in caqliga lagu dhaqmo iyo in diin qaldan lagu dhaqmo midee fiican.?
3.dadka in sharci loodejin ee Tarbiyo ama nidaam dhaqan toosin iyo saxid ah sharci loogu dhigi ma qalad baa in dowlado caqlaani loodhiso inta aay diin qaldan kudhaqmi lahayeen.?
4. Dadka in loodiyaariyo jidka hanuunka ayaga sharci haba u arkaan ma qaladbaa o dadka loo dhiso dowlado caqlaani o sax iyo qalad kala saari karto si wixii qaldan u diidaan wixii saxan u yeelan kadib markii dadka furqaan lagadhigo hanuunka udhiman maxa waaye kitaabkooda waa furqaan ayagana waxa laga dhigaa wixii kitaabkooda u magac ah si kitaabkaas uracaan waa layska ogyahay inay fiicantahay inta diin qaldan lagu dhaqmi lahaa in dadka ladiyaariyo furqaan laga dhigi waqtigoo allah doono waay hanuunsamayaan taas ayaa fiican inta umada nabiga ayagoo qaldan iyo ayagoo gaalo ladililahaa o cadaabta lagu guri lahaa siduu nabiga ugu fikirijiray umadiisa in looga fikiro o jidka hanuunka lagu hako. ?
5. GAAL IYO ISLAM QALDAAN AH MA ISKU MIDEE ?
Sh maxamed idiriis xafidahullah warkiisi macahan kitaabka iyo sunada dastuur nooma ahan madhihin ee kafiirsada waxaad qoreysaan aakharaa ledihiin
EE MUXUU YIRI BAL NOOSHEEG?
DASTUUR UMMAD MUSLIM AH IN LAGU DHAQO WAA BANNAAN TAHAY AYUU YIRI SIDAAN ARKAYNO OO MAQLAYNO WAA WAR BAADIL AH , MA INTAAS WAX KADUWAN AYAAD HAYSAA ?
نعوذ بالله من الحور بعد الكور
Wadaadada hayscayrsanina ee dadka dhib la aan wax ugu sheega
Kan ilaahay umada hakaqabtoo
Ninki Cirada lahaa yaawaaye???
Nin. Ah. Eletiya. Hadana. Dadka. Soomaaliya. Ugu. Dhuumana. Islaamnimo
Dastuurka waxa ku qoran baa qalad noqon kara labada wadaadba waa isku raacsanyihiin, wadaadka xassaan wuxuu leeyahay dastuurka waxaa noogu qoran in siyaadada uu shacabku leeyahay taasoo gaalnimo ah, haka soo saaro meesha ay ku qorantahay hadii kale Muftari buu noqonayaa.
ADEER XASAAN WUXUU KU YIRI DASTUURKA WAXAA KU QORAN INAY WAAJIB TAHAY IN LOO HOGGAANSAMO WAXA SHACABKU RABO.
WAANA RUNTIIS MAXAAYEELAY DASTUURKU DHIIRIGALINAYAA WAXA LOO YAQAANO DIMUQRAADIYAD OO AH IN LARAACO WAXA DADKA INTA BADAN DOONAYSO TAASOO AH DHAQAN GAALO, WAANA GAALNIMO .
TEEDA KALE WAXAASBA WAXAADAN UGU DAALIN DASTUUR UMMAD MUSLIM AH IN LAGU DHAQO MABANAANA, MAXAAYEELAY DASTUUR WAA DIIN BINU AADAM DEJIYEY , UMMADDA MUSLIMKA AHNA WAXAY HAYSATAA DIIN ILAAHAY SWT SOO DEJIYEY.
Nimankan bage iska leh aqoon ma lihidin culumada ha aflahaadeeya.
Ileen gaalada waxeey noo dhameesay waxeey rabeen ineey na baraan sida Traffic lights u shaqeeyaan.
Hhh that’s dark humour
Dastuurka waxii kuqron ayaa sax iyo qalad noqonkara ee isagu danbi maaha sh max'ed maxaa laguheystaa war dadkan gaalnimada la'ordaya maxey yihiin
ADEER MAAD FAHMIN QALAD AYAA LAGAA DHAADHICIYEY , DASTUUR HADDAAN SI KOOBAN KUUGU SHEEGO WAA DIIN BINU AADAM DEJIYEY, WAANA KA XAARAAM UMMAD MUSLIM AH OO HAYSATA DIIN ILAAHAY SWT SOO DEJIYEY .
Sheekhu Hada ma wuxuu Ina Leeyahy Markuu leeyahy Dawladan Ay Ictisaam iyo Jadiidiyo Waa siduu sheegty sheekhuye waa Dawlad Islaama Ayay leeyihiin 2abadaa qolo Ee Ictisaam iyo Jadiidiyo Isagu ma wuxuu leeyahy Dawlad Islaama Maaha miyaa !!?
Adi takfir khawarij iyo suufi mid ketahay
@GggfFtffy
Taa Laguuma Dirin Lasoco
Shiikhu ma dastuurka Soomaaliya ee hadsa qoran buu difaacay mise Dastuur waa la samaysan karaan buu yiri?
Hadalka shiikha haka been sheegina.
MIDKUU DOONO HA AHAADO , DASTUUR BINU AADAM DEJIYEY OO DHAN WAA KA XAARAAM UMMADDA MUSLIMKA AH.
Sheikha ha loo gaaraabo bal aad ayeey uga hoostey, in uu maanta Dastuur difaaco, Dastuur waa sharci dad dajiyo oo waxana diida waxana ogilaada oo waliba ay ka ratibneyso in lagugu cinqaabo waxa uu diidey hadaad saneyso amaba lagugu xukumayo hadii aad danbi gasho mananahan wax wanaagsan waliba
Waar hadalkaa iyo ciwaanka kafiirso labada sheekh isku hal arin bay leeyihiinee
Sheekhaan hadalkiisa aniga meel uu xad gudbay uma jeedo ee Akhlaaq yeesha nijaasyahey dhaqanka xun een ixtiraamka garaneyn.
Waa saxiix
HADDAADAN UJEEDIN ANAA UJEEDA :-
DASTUUR OO AH DHAQAN SHAYDAAN AH , DIIN BINU AADAM DEJIYEY AH AYUU KU SHEEGAY INUU BANNAAN YAHAY IN UMMAD MUSLIM AH LOO DEJIYO, TAASNA XADGUDUB ,MAXAAYEELAY UMMADDA MUSLIMKA AH WAXAY HAYSATAA DIIN ILAAHAY SWT DEJIYEY UMANA BANAANA MID KALE
Soomaalida waa dad aa u fudud, sheekha wax qalad malaha ,ee culumada noo daaya
MA DASTUUR OO DIIN BINU AADAM DEJIYEY AH NINKA UMMAD MUSLIM AH UXALAALAYNAYA AYAAN QALAD GALIN!!!!!!!!!!
Shabaab ayaad taageertaa iyo alqaacido waxayna hoos tagaaan daalibaan oo iyana hoos tagta dimoqraadiyada maraykanka sidee ayaad dastuur dimoqraadiya u ceebayn shaati maraykan raanli ka yahay iska ilaali
ADIGU WAAD ISKU DHEX YAACDAY , DAB IYO BAASIIN AYEY BEENTAADU ISUKEENTAY!!!!!!
Sh xasaanaw maxamed idiris gaalnimadiisu waan ogayn 20 sano ka hor ayuu gaaloobay lnk adigu ka waran waxaad amaantay daalibaan oo ku xiran shiicada iyo dimoqraasiyada alshabaaabna waxay taageereen xamaas daalibaana wayba ka tirsan yihiin waa shabaabe bayco ayey kula jiraan daalibana maraykan diintiisa iyo shiico calmaaniyo cid kasta way wataan
Been Abuurka jooji iyo mala awaalka
Daacishnimada waa kaa soo shiiroysaa yaah 😂
Maxaad kuxumuntay sheekha cafis waydiiso waad kugaftee cadayn mahaysaa
Wadanka intee kajogtaa sheikow😮@@Macquul-w8x
ADEER MAQARWEYSAA , HALYEEYADII MUSLIMIINTA IYO CADOWGA ISLAAMKA AYAAD LEEDAHAY WAXBAA KADHEXEEYA , WAR ISKA AAMUS YAAN CARUURTU KUGU QOSLINE !!!!!!!!