Documentary | Taariikhda Telefishinka | muuqaalada , camerada , tvyada kala duwan :

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 287

  • @OdaYSports
    @OdaYSports 4 года назад +45

    Mansha allah cumar inshaar qof bulashadiisa wax kusoo kordhiyey

  • @ahmedartan360
    @ahmedartan360 4 года назад +51

    Muuqaal Micno wayn xanbaarsan, Hadii aad muqaalkaan daawanayso Adigoo niyada ku haya Imaatinka bisha barakaysan ee ramadaan, Waan ku salaamayaa❤

  • @ahmedhassanyusuf6460
    @ahmedhassanyusuf6460 4 года назад +10

    soonka asxaabey ila soo dhweeya💥💥
    allah ha idin barakeeyee💎💎
    wllkayga OGAANSHO allah ha barakeyo
    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
    AAMIIIN AAAAMIIIN AAAAMIIIIN

  • @abdullahiabdi648
    @abdullahiabdi648 4 года назад +5

    Masha allh Muuqaal aad u Qiimibadan Mahadsanid wll Omer 🥀

  • @suleymaanmohamed8788
    @suleymaanmohamed8788 4 года назад +20

    Waa yuutubarka aan ugu jeclahay hadaa igu raac san tihiin like iisaara oo micnaheeda tahay haa👍

  • @Xaali95
    @Xaali95 4 года назад +1

    Oprah winfrey wa gabar horumarkeeda iyo guusheeda ku soo gubatay oo u dadaashay....taariikh in lasheego mudanna way leedahay😍

  • @zakariyemaxamed284
    @zakariyemaxamed284 4 года назад +3

    Ramadanka allaha ku garsiyo cafimaad io barwaqo dhaman asxbta kanalka ogaasho

  • @muktarcadde4221
    @muktarcadde4221 4 года назад +2

    maasha allh ustaad hore usoco nin bulshada laf dhabar u ah baa thy legend hore usoco ku taagersanhy wllky hore usoco macalin dhiirigelye hore usoco

  • @radwancabdi7830
    @radwancabdi7830 4 года назад +1

    Mahadsanid cumar inshaar gudbintaada wanaagsan

  • @moismail6233
    @moismail6233 4 года назад +3

    Aljazeera media network is my favourite channel's lot's of love from Somalia

  • @aweysmuqtaar8236
    @aweysmuqtaar8236 4 года назад +14

    Caafimaad iyo cimri dheer kuu rajeynaa anga iyo intii muslim ah

  • @najmaabdiwali379
    @najmaabdiwali379 4 года назад +1

    جزاك الله خير الجزاء و بارك الله فيك و أثابك الله الجنة انشاء الله

  • @ibraahiimxunduble3985
    @ibraahiimxunduble3985 4 года назад

    Thanks ustaad cumar inshalaha barnaajiyada ganacsiga iyo dadka gulestay no so badi inshalaha

  • @ayuub7940
    @ayuub7940 4 года назад +1

    Waa arin lagu faano hadduu qofkii ugu horreeeyey oo ilaysa iyo isha sidey u shaqeeyaan daahfayday uu caalim shiikh muslim ah uu ahaa الشيخ الهيثم

  • @yaxyeogaansho2795
    @yaxyeogaansho2795 4 года назад +20

    Ramadan coming soon like me

  • @zayitali1055
    @zayitali1055 4 года назад +16

    Inta allah jecel like wall ogaansho thankz wall

  • @korneabdi6425
    @korneabdi6425 4 года назад +7

    illaahow caaafimaad nagu gaadhsii bisha barakaysan ee Ramadan.

  • @cadnaanjacayl4275
    @cadnaanjacayl4275 4 года назад +5

    Ramadanka Aniga walaalahay ogaansho igula xiran iyo wll omar inshaar Allaha nagaarsiiyo

  • @salaamchannel7420
    @salaamchannel7420 4 года назад +1

    Mahadsanid ustaad
    Dogumentaryiyaasha noosoo badi ustaad

  • @qorgaabchannel6746
    @qorgaabchannel6746 4 года назад +1

    MashAlh ❤️💯
    Ustaad Cumar
    جزاك الله خيرا اخي الكريم

  • @user-ig5sz8xy5l
    @user-ig5sz8xy5l 4 года назад +1

    Mashaa Allah Waa Muuqaal Aad U Wanagsan Wax Badana Ka Faa ideystey Mahadsanidin Ogaansho ❤️

  • @marwaancagaarane3969
    @marwaancagaarane3969 4 года назад +28

    Cumar inshar cidii taageerta like saara

  • @mohazat5009
    @mohazat5009 4 года назад +1

    Ogaansho the best channel

  • @khadermo9450
    @khadermo9450 4 года назад +1

    Mazha walalkaya ga Omar inshar nin ka kaliye booz ka ugu muhiim zan noo fadhiya

  • @berisamaad9292
    @berisamaad9292 4 года назад +38

    masha allah waa barnamij qiima badan mahadsanid wll
    ramadaan baa soo dhaw Alxm waxaan jeclan lahyn inaad barnaamij taxane ah noo bilowdo

    • @senoritahanaadi7464
      @senoritahanaadi7464 4 года назад +3

      Waankugu raacsanhy wlh waan rajaynaya inu barnamij taxana ino bilaabo ❤OGAANSHO❤

    • @Saalamiinchannel
      @Saalamiinchannel 4 года назад +2

      Arin aad u wanagsan wye aniga xitee wn jeclaan lahaay wana so dhaweyna haddey suurta gal noqoneeyso. wll omar allaah haku xafido✌😍🙏

    • @yahyaamohamed5348
      @yahyaamohamed5348 4 года назад

      Wlh wee fiicnaa laheed lkn macquul manaqoheeso

  • @daaweeyeofficial1184
    @daaweeyeofficial1184 4 года назад +1

    Muuqaal walibo wuuka faa'iido badanyahay kii hore ,, inshar go head

  • @dhaarteelmi2508
    @dhaarteelmi2508 4 года назад +2

    Ogaansho alha ku xafido

  • @aweysmuqtaar8236
    @aweysmuqtaar8236 4 года назад +1

    Ma sha allh wll omar inshar qeer allh haku siyo

  • @hakiimijabriil8729
    @hakiimijabriil8729 4 года назад

    Ogaansho waa ogaaansho thanks omar inshaar

  • @mohamedaden6812
    @mohamedaden6812 4 года назад

    جزاك الله waxbadan ayaan sugayay mahadsanid ustaad omar inshaaar alle hku siiyo caafimaad cumrigaaga ku dhamaysato

  • @nourabdiwarsame6640
    @nourabdiwarsame6640 4 года назад +1

    ماشا الله و بارك الله فيك .
    الله يحفظك في الدنيا والا خرة اخيي عمر.

  • @Marwaanrecap1
    @Marwaanrecap1 4 года назад +1

    Masha allh ogaansho

  • @anwaribra3187
    @anwaribra3187 4 года назад +1

    M.a cumar in shaar

  • @maxamedmame6934
    @maxamedmame6934 4 года назад +1

    Omar inshar alle ha ku barakeyo

  • @humanfriends1476
    @humanfriends1476 4 года назад +1

    Muhiiim.mahadsanid 1000 jeer.

  • @mohamedabdilahi2487
    @mohamedabdilahi2487 4 года назад +1

    m.....a omer inshar allaha ku barakeeyo

  • @umumaxamedamiin2185
    @umumaxamedamiin2185 4 года назад +3

    subxanallahi wlhi afl shukran wllkn manaqaan waxaan kugu mahad celino illahey hakaa abaarmariyo boqolalka kanaal iyo warbahinadeenaba wacnaa leheeda iney sidaan wax na anfaca nogu soogubiyaan sidaan ahaanleheen alle unba og markaa bal sadasheyda gaban boqolkiiba boqol waanka fiicnaa laheyn sidaa hada nahay maxaa yelay marwalbo hoos isufiirino waxa iisoo baxo ani ahaan waa in ay aad uhooseyso wacyigeena iyo aqontena siiba wacyiga mabaraa rugsanin wax walbey ahaato waqtigaaga allaha kubarakeeyo,e hanaga caajisin

  • @rakbah.c
    @rakbah.c 4 года назад +1

    Alla hakaa jasaa,id siiyo faa, idada aad noo sookordhisay ee kusaabsan muqaalada runtii waanu fahan mawducan balse waxan jeclaan lahayn inaad muuqaalo kasamyso siyaabaha kaladuwan ee warbahinta wax ugu kharibaan wadamada re galbeedku &saamaynta ay leyihiin

  • @abdifatahjirde4446
    @abdifatahjirde4446 4 года назад +7

    OGAANSHO❤️❤️👍

  • @zacka.j3976
    @zacka.j3976 4 года назад +1

    Haben wcn wllo cumar burco kasalamaya🙏

  • @abdirahmanomarstello4879
    @abdirahmanomarstello4879 4 года назад +1

    Ramadaan kariim fadlan ha dayicin ramadaanta

  • @barre2662
    @barre2662 4 года назад +1

    Mahadsanid wll cumaraw.

  • @suhaybjama1135
    @suhaybjama1135 4 года назад +1

    Mahadsnid ustaaad.

  • @fadxigiire8783
    @fadxigiire8783 4 года назад +1

    Wll cumar ilaaha wad kumahadsantahy sida aad isugu taxalujiso barnamujyada tayaysan
    Ee waxtarka u leh umada one love wll❤

  • @MohamedAhmed-rz2nb
    @MohamedAhmed-rz2nb 4 года назад

    Masha alla sxb cumar inshar horay usoco waxa tahay qof dhalin yaro badan role model u ah

  • @jowhartube385
    @jowhartube385 4 года назад +1

    Wax badan kaa faa'iidaa vidoe kasta aad soo galiso Allha ku sharfo yaa Omar

  • @gikraan
    @gikraan 4 года назад

    ilahay ramadanka hanoo aqbalo aamiin shaydaanka hanaka waswasiyo aamiin

  • @amiinxuseen8727
    @amiinxuseen8727 4 года назад

    Walahi aadban uga helay macalin omer inshar nooo siii wad bls decumenriyo kle..

  • @topfan4998
    @topfan4998 4 года назад +2

    Insha allaha waxa rajeyn ogaansho inuu gaaro 300k waa channel xikmad ka buuxdo in badan aya ku xirnahay m,a

  • @cabdullahicali6843
    @cabdullahicali6843 4 года назад

    Xog aan in badan raadinaayey mahadsanid ustaad cumar

  • @mohamudhajiali3220
    @mohamudhajiali3220 4 года назад +1

    Shukran Bro

  • @yaxyecali3167
    @yaxyecali3167 4 года назад

    ogaansho guul insha allaah

  • @mahadfaysal9600
    @mahadfaysal9600 4 года назад

    Macha Allah waxbadan Ayaan ka faa.iday....alleh cilmiga iyo cimrigaba hakuu siyaadiyo

  • @sultandahirbaibars2648
    @sultandahirbaibars2648 4 года назад

    saaxiib ogaansho ii soo sheeg magacaaga iyo meesha aad degen tahay, fadlan codsigayga tixgeli إن شاء الله from khadar xasan berbera somaliland

  • @abdirahmanhusseinali5986
    @abdirahmanhusseinali5986 4 года назад

    Maashaallah muuqaal cajiib ah wll noo soo badi documentaryadaan oo kale mhdsind جزاك الله خيرا

  • @abdihafid5840
    @abdihafid5840 4 года назад +1

    Waan sugayey video noocan ah wll thnks

  • @suhail3laweizy
    @suhail3laweizy 4 года назад +1

    Mazha allh

  • @mohamedgodane9735
    @mohamedgodane9735 4 года назад +1

    Masha ALLAH tabaraka ALLAH Ilahy cilmiga hano gordhiyo haka kaga hay bro

  • @jimaleali6479
    @jimaleali6479 4 года назад

    Mahdsanid sxb Wallahi waa ka helay soo gudbintaada 2 mahadsanid

  • @abdiwalichannel.6574
    @abdiwalichannel.6574 4 года назад +6

    Insha'allah mardhow iga fisha Barnaamij quruxbadan, Qoristiisa haddaan bilaabayaa insha'allah.

  • @maimun6551
    @maimun6551 4 года назад +1

    Waad mahadsantahay walal

  • @rahma_h2y
    @rahma_h2y 4 года назад

    مب تتخيل اديش ادهشني هاالفيديو
    تسلم يداك وبارك الله جهدك
    وأبدل الله تعبك اجرا
    شكرا خوي

  • @zubeirahmed1798
    @zubeirahmed1798 4 года назад +16

    Waxaan kaa codanayaa inaad naga soo jaahil bixiso micanaha internet iyo meesha uu ka yimid iyo sida losoo aas aasay
    Mahadsanid ✋

  • @zakarmohamoud6444
    @zakarmohamoud6444 4 года назад +1

    shukran

  • @naciimacareef7199
    @naciimacareef7199 4 года назад

    wcs wllo aad ayad u mahadsantay wllo illahay haku barakeeyo wakhigaga iyo caqligaga

  • @ahmedmohammed3732
    @ahmedmohammed3732 4 года назад +6

    Mansha Allh Barnaamij Xiiso Leh Baad Noosoo Gudbisay Ustaad
    Allah Haku Sharfo.👏

  • @Comps223B
    @Comps223B 4 года назад +1

    Mahadsanid

  • @hananali788
    @hananali788 4 года назад +2

    Mashllh

  • @ahmednorabdiwehliye4611
    @ahmednorabdiwehliye4611 4 года назад +1

    Wll Omar mahadsanid

  • @mazcudmohamet7046
    @mazcudmohamet7046 4 года назад

    Thnkz
    macalin
    wax badan aya ka faiday
    jasaka llah

  • @yusuufgeraad5023
    @yusuufgeraad5023 4 года назад

    Balqaan iyo qoowqaas ayaa ebar nooga dhigtay oo afcarabi ah afsomali ku sheeg ama English aan fahano ugu yaraan Thnks ogaansho

  • @hananali788
    @hananali788 4 года назад +1

    Wllky cumar thnks

  • @hodanmohamed2515
    @hodanmohamed2515 4 года назад +1

    waa muqal muhiimah

  • @ynwa____queen7636
    @ynwa____queen7636 4 года назад +5

    Ogaansho horay usoco ustaad❤❤💪

  • @salmaanfarhaan6641
    @salmaanfarhaan6641 4 года назад +2

    Ana ugu horeyay

  • @cabdullaahihilowle6277
    @cabdullaahihilowle6277 4 года назад

    Masha Allah ustaad CUMAR nin adag baa tahay

  • @qisadeyda544
    @qisadeyda544 4 года назад

    MashaAllah ustaad aan kudaydo mahaddanid macalimuu xoktaada wacan ee aad noo faaideysiisay

  • @maxamedibraahim2228
    @maxamedibraahim2228 4 года назад

    Maasha,allaah ustaad waan kaa faa,iidnay. Waxa an kaa codsan lahaa in aad taariikhda tiknoolojiga casriga ah noo soo badisid sida kan oo kale.

  • @fuadmohamoud5762
    @fuadmohamoud5762 4 года назад +3

    Aad ayaad u mahasantahay OMAR INSHAAROW maclumaad kaga wanag San ee aad mar walba nala wadaagtid

  • @garaadkaagadhis35
    @garaadkaagadhis35 4 года назад

    جزاك اللهُ‎

  • @abdinur4242
    @abdinur4242 4 года назад

    Maansha Allah Omar inshar Madaxwaynaha Mustaqbalka dhow ee ummada somaliyeed

  • @Somali.Adventure
    @Somali.Adventure 4 года назад +1

    Ogaansho wlhi hadaan vedio kale fiir sanaayo xata markuu iso dhaco notification keeda horaan ka sii gala oo wanba iska daya kan kale keep going wll

  • @apdiphataahnaasith4119
    @apdiphataahnaasith4119 4 года назад +2

    Mncha allah omar inzhar

  • @moegeh3642
    @moegeh3642 4 года назад

    masha allah cumar horaw soco macalin

  • @abdikaniabdullahigure3475
    @abdikaniabdullahigure3475 4 года назад

    Masha allaah mawduuc xul ah

  • @hazankaafi4473
    @hazankaafi4473 4 года назад +2

    Facebook ku jiray marku isoo dhacay video waan kasoo baxat
    Respect 🥰🥰❤

  • @carafadaleeli272
    @carafadaleeli272 4 года назад

    jazaaaka allahu khyr waxabadan baaan ka ogaaday anan hore u ogyn waana wax lagaga barty

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 4 года назад +1

    Mashaa Allaah

  • @cabdalepezani9541
    @cabdalepezani9541 4 года назад +3

    Wcs ogansho wall

  • @abdiwakiildek8915
    @abdiwakiildek8915 4 года назад

    In badan ayaan barnaamikan sugaayay mahadsanid omar inshaar

  • @ramadaanmohamett1009
    @ramadaanmohamett1009 4 года назад

    Mansha allah ilahay haku Gadhsiyo Ramadaanta

  • @abdisalanismaelmohamed4681
    @abdisalanismaelmohamed4681 4 года назад

    Masha allah cumar inshaar waxaad fikta hora uga jirtaa youtuberda wax laga faa'ido😍Jazakallah

  • @AK_boy-
    @AK_boy- 4 года назад +4

    24 second 42 like meesh macquul😂🤣

  • @sirjames3210
    @sirjames3210 4 года назад

    Jamaal cayaan ayaa baahiyay warkii
    Ugu horeeyay ee al Jazeera

  • @WEHELCHANNEL
    @WEHELCHANNEL 4 года назад

    Aad ban u jeclahay muqalada noocaan ah, thank you omer inshar 🙌🥰💖

  • @som-gamer-football6740
    @som-gamer-football6740 4 года назад +4

    Shaqo wangsan bad bulshada uhaysan ogansho lkin plz nooso diyariya documentary elaminatika kusabsan

  • @0pdikariimp00dhle9
    @0pdikariimp00dhle9 4 года назад +1

    Like Inshar

  • @5le916
    @5le916 4 года назад

    waa mid faa ido leh aad ayad umagd santhy wll omar

  • @mohamedabdinurmohamed1604
    @mohamedabdinurmohamed1604 4 года назад +3

    Mash allah ustad waa ku mahadsanthy sida taariiq yada hore iyo waxa hada taagan aad noo soo gud bisi waxaad ahaan doonta mid aan waligiisa xusno

  • @jaamacsaleebaanaxmed4221
    @jaamacsaleebaanaxmed4221 4 года назад +1

    Inta cumar inshar Dar ilaahay u jecel like ii saara