Maxaa loo dhibaa dadka Qaba HIV-ga ee ka Cabanaya in Guryaha laga Saaro Ganacsigana laga Burburiyo?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 27

  • @cilaansaarchannel4121
    @cilaansaarchannel4121 Год назад +8

    Subxanallah, dadkaasi waxay ubaahanyihiin in lacawiyo, maha inla takooro, talabaad wadamada carabta sida Emaraatka dadku markay iskuursanayaan labadoodaba cudurka test ayay ku khasbanyihiin inay iska qadaan lakiin somaliland iyo meel walba oo kale ee Somalidu degto cidu sidaas masamayso (I think) sidaas lajigeed ayaa xanuunkan xun laysugu qarinayaa, Subxanallah

  • @saddamahmed1959
    @saddamahmed1959 Год назад +3

    Soomaaliyeey is baadha guurka kahor, walaahi waa sida kaliya ee ugu fiican. Qofka la noolna taageera, wax siiya oo moralka udhisa.

  • @Amiinadam10
    @Amiinadam10 Год назад +3

    Maamada alle ha caafiyo iyo inta xanuusanba 😢

  • @raxmajamac2345
    @raxmajamac2345 Год назад +2

    Allah haydinka dulqaado inta la nool yaa rabi

  • @Secularism25
    @Secularism25 Год назад +3

    Somaliland should check the oromos and Ethiopians hiv is like flu in Ethiopia

  • @Saeedahmedyusuf
    @Saeedahmedyusuf Год назад +2

    Alllaha ka dulqaaado ameeen

  • @fatxicabdi2384
    @fatxicabdi2384 5 месяцев назад

    Subxaana laah wllhi waa masiibo daran Allow Naga bad baadi Intuu hayana ka dulqaad

  • @samatarhassanabdillah2400
    @samatarhassanabdillah2400 Год назад +2

    Qofkan dakorin ee cawiya Allah aya ka illaliin xanunkas
    Kuwa dakorow xanunka aya halis ugu jirtan inu Allah nigu cadhon oo idin dhibin
    Allah ka baqa (SWT)

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Год назад

    Mashallah

  • @getto10
    @getto10 Год назад

    Alle ha caafiyo inta xanuunsan inta klena alle ha ka badbaadiyo

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Год назад +1

    hees baa tidhaahda qof dhiban sii dhib maha dadkeena waa inay ilahay ka baqaan dadka dhibka ka daayaan somalida takoorka waxa ugu wacan wa reer miyi waxna ma fahansana

  • @nimomuhumed9917
    @nimomuhumed9917 Год назад +1

    War dadkaa dhiibaan dhiib haa ugu daariina illahay ugu baaqa

  • @nourismail4114
    @nourismail4114 Год назад +1

    Allah shifa,wa jahil , shld be protected by law

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 Год назад

    Sumxaanlah maxaa dad inagu dhex dulman wallhi alle haka dulqado yaa rabii

    • @user-vu9es1we8y
      @user-vu9es1we8y 7 месяцев назад

      Sumxaanalah mahan. Wa Subxan Allah. Fadla sax amaanta Allah Azawajal.

  • @nasimmusa9356
    @nasimmusa9356 Год назад

    rabi haka caafiyo qof kasta oo jirro kacabanaya

  • @Maqadeeye2002Ali
    @Maqadeeye2002Ali 6 месяцев назад

    Aniga yaa qabo lkn alxm dagooro weynu lakulana Hadda neh weynu dulqaadana😢

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Год назад

    qadarka ilahay rumeeya shar iyo khayr waxa kale jira dad hadii laga hadalko cudurakan yidhahda waxaas waax beena maba aha cudur jira walahay qof baan sas ka maqlay waxan is idhi tolow ma isaga qabaa gurigan loo diidayo in laga kireeyo ma cudur buuu daartu qadaysa waba yaabe tan kale marba dad baad ka kiraysaa dadkasi miyad soo wada badhay kan aad ogtay inu buko maxad uga saaraysa ma derbiyada cudur qadaya wa jahliga hadheeyaay dadkeena dartu qaadi mayso xanuun dadka dhibka ka daya ama dowlada ha u dhisto meel ay degan

  • @jamiloaliabukar5280
    @jamiloaliabukar5280 Год назад

    Alla ha caafiyo subxanallh😂😂😂😂😂

  • @dhibyarinolowdhulka7697
    @dhibyarinolowdhulka7697 Год назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😥😥😥

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 Год назад +1

    Waxaan xasuustaa case police ka ah la ruqseeyay markii laga helay virus ka hiv waxaa kaLe oo aan xasuustaa qaar badan oo dadka la nool virus ka oo si badheedha u Guursade dad aan qabin

    • @user-vu9es1we8y
      @user-vu9es1we8y 7 месяцев назад

      Kuwa xasidinta dadka ku qabadsinaya Ilahay sharkoda hanaga xijabo wayo waxasi wa xasidnimo. Inta masakinta Ilahay kabaqaya ilahay garab koda ha ahaa cafimad taamana hasiyo. Amin

  • @jamiloaliabukar5280
    @jamiloaliabukar5280 Год назад

    No No😂😂😂😂😂