GALBIS XAFLAD AROOSKA FARXIYA KABAYARE iyo FAARAX AKHIYAR FARSAMDII AHMED UGAASKA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 сен 2024
  • GALBIS XAFLAD AROOSKA FARXIYA KABAYARE iyo FAARAX AKHIYAR FARSAMDII AHMED UGAASKA
    ~-~~-~~~-~~-~
    Please watch: "Saynab Labadhagax New Song ** I L M O** Farsamadii Ahmed Ugaaska"
    • Saynab Labadhagax New...
    ~-~~-~~~-~~-~

Комментарии • 1,8 тыс.

  • @CabdiCade-gi6ef
    @CabdiCade-gi6ef 5 месяцев назад +131

    2024 hda dawaniso love saar hodan abdirihman codkida waa loo dhigo ma jiro wllhi ❤

  • @ahmetoismael4034
    @ahmetoismael4034 3 года назад +434

    Heestan waan Jecelahay Wali Aroos MA Noqon Lakiin Wxn Donaya insha Allah Inan Malin dhaw noqdo Aroos Ilahay hayiga Aqbale ii ducee Wll Wxn dawanaya 2021

    • @zalmayousuf9066
      @zalmayousuf9066 3 года назад +5

      Inzha allah

    • @kayfmohamed565
      @kayfmohamed565 3 года назад +5

      Ilaahay riyadaada ha rumeeyo

    • @xamduushabdilaahi5094
      @xamduushabdilaahi5094 3 года назад +1

      Insha allh ilhy hku rumeeyo

    • @ugbaadosmaan752
      @ugbaadosmaan752 3 года назад +12

      ilaahay aroos khayr qaba hakaaga dhigo mid aad ku dagto aad ku waarto ubad khayr qabana alle ha idin kala siiyo wll adiga iyo intii muslim ah 2021 ana ajula daawanaya 😍😍😍

    • @ahmetoismael4034
      @ahmetoismael4034 3 года назад +1

      @@ugbaadosmaan752 mahadsanid Hno Mcn ♥️♥️👏👏

  • @fatimaahmed6329
    @fatimaahmed6329 3 года назад +352

    Hestan xasus ayay iileedahay😢😢malinti aroskeyga sxptey rumaad ilaa yaranteydi garabkeyga hayd ayaa habeyñki aroskeyga ii qadey😢😢sxp mcn wxd ii ahayd wehel+sxp+ wll+aad ayaan kujecla lkn rabbi iga ka jecladey 😢😢🤲allah qbriga haku waasiciyo😢😢🤲
    La.aanta wlhi nolashayda cariiri ayay gashay😢😢😢🤲❤🥰

  • @zowdiina344
    @zowdiina344 2 года назад +58

    Heestan waxa dhagsa naya 3/27/2022 walshey naxariista badned ishegtay ine Ramadan kadib aroosi rabto aniga ne iga dhigtay qofka ugu horeye ushegto🥺
    Farxadeda lama so kobi karo☺️idinka ne igu so duceya ino ilahy isku barkeyo oo owlad baraya ugu deqo🤲 ❤🔥❤

  • @cabduqaadirmoalimarab3744
    @cabduqaadirmoalimarab3744 3 года назад +521

    Waxaan halkaan kasalamaa dadka uso shaqo tagay iney aqristaan comments laso qoray hada kamid thy like isaar thnkz 💞💞🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @yuusufcabdi2115
    @yuusufcabdi2115 Год назад +215

    Hees taan waxaan dhageysanayaa habeen waqtigu dagan yahay walibo habeyn qaas ii ah oo aan aad io aad ufarax sanahy alx 3 kahor waxaa la isoo shegay xas geyga oo Mogadishu gufolaneysay mise ale ufudu deyay oo wiil idhashay ahna mid kii 2 baad alx 🤲🤲 waxana kunolahay America 🇺🇸😑 wll hadaa iga dambeyso heeystaa farxad io nolol qurux badan gurajeynaa like tane ha ila ak mari oky

  • @khadrayusuf1176
    @khadrayusuf1176 2 года назад +47

    8 sano kadib maanta OO ah 2022 ayaan Dib u dhageysanayaa it's emotional ❤️🩸

  • @fibr2011
    @fibr2011 4 года назад +150

    I am Oromo I don't Speak Somali But I Love Hoden I listen here all the time.

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 4 года назад +50

    Heestani wllhi caadi maha waa hees macan oo ereyo cul culusi ku jiraan wale alle heesaha ha naga madoobeyo 15/12/2019 ayaa dawanaya sanadkan dhamaadkiisa heestan tolow wan idin salamay wixii commentigaygan arka salan qaaliya

    • @AliMohamed-xi6ib
      @AliMohamed-xi6ib 4 года назад

      👆

    • @AbdirahmaanAhmedAhmed
      @AbdirahmaanAhmedAhmed 4 года назад

      Ina abti nin kan xigaalka ahi adigu kugu wareegeyey 5 sane noloshisa u dambeyey wan ku garanya lkn waligay ku soo bandhigi maayo waxan qalbiga kugu hoyyo iska nolow ina abti

    • @apdikarimsantooz9437
      @apdikarimsantooz9437 Год назад

      Wlhi adi meelkasto comment kama maqnaatid 😁👊🏾

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 5 лет назад +191

    Yaaa dawanayo heestan 2019 walzhay farxiyo arooskeyda soo dhOw heestaa inzhaAllah Ku aqaL gaL gacloo💟💟💋💟💋💟💟💋💕

  • @naftauroon9693
    @naftauroon9693 4 года назад +103

    2020 yaa dawanayo sidaydo kale waliba jawi dagan🌺🔥🥰💖

  • @amaalibraahin8073
    @amaalibraahin8073 3 года назад +70

    Maanta waa arooskii wlshay heestaan aad ayaan waligayba u jeclaa
    Iyadaan uqorayaa insha alh hada 🕊👌
    Dhamaan inaa iigu soo ducaysaan ayaan idinka codsanayaa 🤲🤲🤲🌹
    Ana ilaahay hayga yeelo tii ku xigta arooskaa maanta
    Aamiin yaa rabi👋💗💋

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 4 года назад +39

    Heestan ilahay amarkiisa waan jeclahay inan dhagaysto caadi maha heestu wllhi 25/11/2019 ban dhagaysanayaa heestan 😍🙋‍♂️💃❤💫💤

    • @khaliidsaleeban1282
      @khaliidsaleeban1282 3 года назад

      Ana walashey 19 December 2020😭😭😭😭😢😢😢😢

  • @biyodahab4522
    @biyodahab4522 Год назад +279

    2023 this song will never get old still my favorite song ❤

  • @krfatima1236
    @krfatima1236 Год назад +47

    HeesTaan Wxan Rajayna Arooska Wlashie Oo Goor Dhaw Soo Dhaw Inan U Qaado Inzhallh Alle Nabad Haigu GazrsiiYo FaatmaaY Gobaad Tahee JaH 😢 WxaN DhagaysanaYa MaaLin Jimco 3/2/2023 🥰❤️🔥

  • @nafisonuur7986
    @nafisonuur7986 Год назад +15

    Ilhay ha igu simo kaan dunida ugu jecelhy SuladaankayGa qalbiga ♥️😰🤴🏼2023 insha allh 😰😰😰🗣Ⓜ️🫂🥺♥️🩸🖇

  • @abdihakiimking4296
    @abdihakiimking4296 4 года назад +110

    Wwwww heestan 2020 dhagaysanayaa boqorada codka hodan abdirahmaan nolow😍❤❤❤❤❤🙏

  • @abdifatahadan1270
    @abdifatahadan1270 4 года назад +170

    Best song ever 🥰 who still watching 2020

  • @rahmahussein7482
    @rahmahussein7482 8 лет назад +302

    Gabar hestan iqaday walai waligay hadal xun hata kumadihen markan xanaqaba hestan ayan dageysan lahaa soo nice song

    • @truemanuniedfan4872
      @truemanuniedfan4872 8 лет назад +3

      Daacadnimadaa ka badatay hodan 100$ ay dilanesay ma ahe jacel ma ahan

    • @najwadiriye5216
      @najwadiriye5216 8 лет назад +3

      +true man unied fan sxb waa qaldantahay 100 waxaa ka weyn qiirada wajigeeda ka muuqata runtii kabayare bal hada hees sorry hasoi qaado

    • @najmaabdullahi5107
      @najmaabdullahi5107 8 лет назад +3

      waa runtaa wlhi abyo #rahma

    • @ibnuali9521
      @ibnuali9521 7 лет назад +2

      najwa diriye l

    • @najmadhakne980
      @najmadhakne980 7 лет назад +1

      Rahma Hussein s

  • @Hudaabdiraxmaan
    @Hudaabdiraxmaan 5 месяцев назад +8

    Heestaan saaid u jecelahay walina ma lay gursan lkn waxan rajeenaya nin ifahamaya oo dulqad iyo samirbadan in uu alle calafkyga ka dhigo Hadii alle idmo on ubadan quruxbadan u dhalo 2024🎉allow riyadayda ii rumee 🤲🤲waa bil ramadan

  • @shukriahmed4016
    @shukriahmed4016 4 года назад +273

    2020 yaa dawanooyo me yes you?

  • @abdimaliksalat886
    @abdimaliksalat886 4 года назад +23

    I am somali from Nanyuki and i dnt understand Somali languages but the music is very nice very much nice.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪

    • @nuo4354
      @nuo4354 Год назад +1

      Mambo vip ani Somali kula ahaa aboowe qaali

  • @user-hi3ft8qy4x
    @user-hi3ft8qy4x 3 месяца назад +75

    2024 who is still watching😂❤😢🎉

  • @caanobooro1446
    @caanobooro1446 5 лет назад +511

    7 March 2019 inta jiifka ku dawaneeysa like ta isaaar wll mcn mhdsanid 😂😂😂❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴👇👇👇
    Haduu cawa guluuu geesigaa jecleed guriga qeyr leh kugu simay farxiyaa gob baa tehee gurigaaga ka adkoow.
    Hadal weyn waaye
    Inaba caadi ma aha heesta 👇👇👇🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤😂😂😂🙏🙏🙏

    • @ubahabdilaah4888
      @ubahabdilaah4888 5 лет назад +1

      zxpow ani iyo adi waa soo daahnay

    • @ritaajcali9472
      @ritaajcali9472 5 лет назад +3

      tlhi inan jiifo kaga marag ahay😂

    • @caanobooro1446
      @caanobooro1446 5 лет назад +4

      Hhhhhhhhh dad intooda badan jiifku dhageeysta like in aan uga xado soo ma aha

    • @caanobooro1446
      @caanobooro1446 5 лет назад +4

      Sxp aan soo daahno ama aan dhaqsano intii like ah oo ilahay noo calfo helenaa

    • @ikhlasabdullah9251
      @ikhlasabdullah9251 5 лет назад +4

      Aniga

  • @madinamaxamed4928
    @madinamaxamed4928 5 лет назад +111

    Listing this song for 2019. This song will never get old.

  • @xabibacabdirashid1110
    @xabibacabdirashid1110 3 года назад +109

    Anyone listening in 2021...Best song of hodan Abdirahman my fav

  • @qyhealthybeauty
    @qyhealthybeauty 7 лет назад +21

    Si niyada ugu soo diyarisay heestan masha Allah lkn sxbtinimadood hore in aay soo labatee rajeyna insha Allah

  • @ruwaydiinainasugule73
    @ruwaydiinainasugule73 4 года назад +22

    2020 yaa jooga halkan kabta xaaji lagu amaanayo 😘😘😘😍😊😘😘😘fanaano qaaliya

  • @ZarinaAdan-pp1tn
    @ZarinaAdan-pp1tn Год назад +38

    This song will never get old still mi fav song as i get married next month May Allah make it for me qer ❤

  • @zaaragirl4632
    @zaaragirl4632 3 года назад +203

    2021🥰 happy New Years 😫🦋❤️

  • @amuunmoha7697
    @amuunmoha7697 2 года назад +165

    2022 Happy new year qofkii 22 daawanayo like 🦋🦋😊🤗❤️

  • @yuuqurbo5957
    @yuuqurbo5957 3 года назад +6

    Jawi macaan baan qaadanayaa anigoo fadhiya jardiinada caasimada soomaaliyeed ee muqdisho wow 2021 waliba hees aan kasabri karin waaye xaqiiqatan

  • @yuwaazackl311
    @yuwaazackl311 4 года назад +108

    2020 ka yaa dawanaya bal #Like ta ku sima

  • @user-wx2wu6iu3r
    @user-wx2wu6iu3r 2 месяца назад +2

    Heestan waxaa dhagesan jiray 2014 xili uu arooskeyga sodhawaa hadana waxaan dhagesanaa 2024 aniga oo single ah alle ha igu beego ninka aduunka ugu fican insha allah

  • @miimiayanloz9702
    @miimiayanloz9702 2 года назад +24

    Hadu cwa guluhu gesigad jecleyd iyo guri khayrle kugu simay 🥺
    Ilhow calaf igu dar gesigan jeclhy🥺
    Listing 23/2/2022❤️😭

  • @yaxyecade8683
    @yaxyecade8683 2 года назад +28

    Walhi Heestan Dad Badan Ayaan ku soo xusuustaa
    Yaaa ila daawanaya 2022 like dhac Ku sii

  • @bilanbarwaqo7957
    @bilanbarwaqo7957 5 лет назад +18

    Hoddan Nag Nool waliba goob ah My favorite Queen 👸 🎤 nolow hodaney❤️❤️

  • @zhakiirazhacni7100
    @zhakiirazhacni7100 4 года назад +112

    2020 yaa dawanayo😂

  • @furuzshorts7214
    @furuzshorts7214 3 года назад +12

    Who watching this song 2021 farhiya kabyare hodan wa ku abaal dhacdy

  • @axmedak1683
    @axmedak1683 Год назад +34

    Heestan wan jeclahy wxana dhagysnya 2/2/2023 haben jimce ah aniga iyo jacaylkyga jawiguna waa jawi roobad saxan saxo iyo layr macn wadto rajan lenahy noso duceya I.n😢❤

  • @kowsarbile1220
    @kowsarbile1220 Год назад +9

    Heestan waxan dhagaysanayaa 21/8/2023 habeen aan diyar garowga arooskayga ku jiro oo 25/8/2023❤ dhacaya ilahow nabad igu gaarsii heesa aan khaska ujeclahay ❤bay ku jirtaa
    Wixi iga danbeyow ducada ihibeya😁🏃‍♀️❤

  • @user-tj5jv8xz3e
    @user-tj5jv8xz3e 8 месяцев назад +10

    2024😂 still whechen

  • @khaalidlove1433
    @khaalidlove1433 7 лет назад +97

    Ax ax waxasaa waano lagaa dhahaa hooyaday oo iwaaniniysaan soo xasuustay
    Guurkaygii

  • @amalcabdi2828
    @amalcabdi2828 Год назад +26

    Heestaan waan jeclahy waxaana🍁 dawanaya 4/1/2023 waxaana rajeynaya in aan dhawaan guursado qofki aan jeclaa mudo fog ilaahy ha ii nabad keeno😭❤❤❤

  • @Oontira123
    @Oontira123 Год назад +4

    Fav song wlhy insha alah Hben Kia arooskeyga ayan daran doona weliba gabdhaha Ila dhashay oo dhan wan ku wada ciyari doona insha allah wan idin jeclhy wlhy ♥️😩😭

  • @princessayanaragsan4243
    @princessayanaragsan4243 4 года назад +15

    Yaa Daawanya 2020 Hodan Naag karti io cml zalmi leh 😘🙏wlh Hodan Naag ka Cod mcn Ma arkin

  • @farhao.d.o7155
    @farhao.d.o7155 10 лет назад +42

    Beautiful song. Can't get enough of it. Beautiful bride too mashaAllah

    • @Kawsar217
      @Kawsar217 8 месяцев назад

      Ma nooshahay wlo😂😊

  • @ugbadabdi7103
    @ugbadabdi7103 6 лет назад +76

    Nice song who still watching 2018/October 3--...

  • @abdishakurabdulahi3836
    @abdishakurabdulahi3836 5 лет назад +66

    2019 earphone hadad ku dhageysaneso like isaar

  • @cocoafra20
    @cocoafra20 2 года назад +22

    This song will never get old 2022 ♥️♥️

  • @ahmednani1659
    @ahmednani1659 3 года назад +20

    Best songs hadad dawnyzo 2021 love saar🖤

  • @fatxahassan3765
    @fatxahassan3765 3 года назад +10

    Yaa daawanaya 1/1/2021 ah maalin jimce ah waxan dhagaysanaya heestan ♥️🥰

    • @hawacuuke3215
      @hawacuuke3215 3 года назад +1

      Sixirleey miyaa tahay wlley wallhi isla waqtigaan ayaan daawanayaa 🤣🤣

    • @zaynabelmi3930
      @zaynabelmi3930 3 года назад

      Kkkkkk ani dawanaya 😀

  • @barkhadhassanhashi2422
    @barkhadhassanhashi2422 3 года назад +5

    Wxaan daawanya 2021 wanah marki labaad aan soo booqdo heestan anigo og inay isk fureen f arxiya kabayare io ninkankN
    Hada comment aragty like isaar we love somali ♥️

  • @Shukran22
    @Shukran22 Год назад +7

    2 FEB 2023 yaa ila daawanaayo wan idin salamaay dhaman inta qoralkeyga arki doonto ❤️💯

  • @ismailabdullaahi9497
    @ismailabdullaahi9497 5 лет назад +22

    ax ax walahi way u hagar baxday codka 100 laxanka 100 dawashada mcn like please itawo viva kabayare ilove you my qamar jiyad like isar xarif ama xarifeey please😍🤩🤩

  • @haawoomar1010
    @haawoomar1010 Год назад +3

    Insh allh heeskan wxa u qaadi doona wlshey aan dunida ugu jclhy xamdi Oomaar 😭🤲❤️ danbiba haigu ahaate heskan codkyga waugu samen doona insh allh ilhow nabad igu gaarsi🤍

  • @anfiitoali2851
    @anfiitoali2851 Год назад +14

    2023 inta dawaneso 😂😊😮

  • @qadroahmadey9717
    @qadroahmadey9717 3 года назад +8

    Heestaan waxaa dawanooyaa 2020/12/30 Dec malin arbaco🥰🥰🥰🥰🥰

  • @m.a.n2477
    @m.a.n2477 4 года назад +7

    midhiha ama miraha heesta iyo codka hodan Abdirahman caadi ma aha......one of the best somali lyrical message songs for couple’s

  • @makeupartisthibo7794
    @makeupartisthibo7794 4 года назад +9

    Waa balan inaana arooska wllshy ayaan qurux ka qaado allow NAFTA igu daa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Blue-oj8qm
    @Blue-oj8qm 2 года назад +28

    2022 anon guursan ban dhageysanyaa
    InshaAllah anoo gursaday ban kuso laaban doonaa commentigeyga xaaskaygana wan la wadaagi doonaa❤️🥰

  • @kabahaardaydaacafimaadkaof5600
    @kabahaardaydaacafimaadkaof5600 7 месяцев назад +1

    still Iam listening this song 2024🎉❤

  • @ugbaadmaxamed3606
    @ugbaadmaxamed3606 Год назад +13

    Heestan waxan dhagaysanayey malin jimce ah 10/7/20/21 malinti meherki wllshy iga weyn oo kaliged ila dhalaty wax gabdh ah 😐 ubax wada gudutiyo ducan kugu galbinaya my dear quen mantana waa 22/12/22 alle haysku kiin dayo my sister and her husband 💥💑

  • @MohamedAli-ry5lc
    @MohamedAli-ry5lc 8 месяцев назад +2

    Remember During Holiday ayan aad uu Dhageysan jirey Hestan And still I'm listening it's my favourite

  • @sheymaaabdibashiir960
    @sheymaaabdibashiir960 4 года назад +40

    Inta 2020 dawaneyso like dhac kusiy

  • @FaxiyoAbdullahi
    @FaxiyoAbdullahi 25 дней назад +2

    Hestaan waxaan dhageysanayaa 2024 /8/18 malin axad ah horay malintii aroskeyga waxaa iqaday walashey mcn iyo saxibtay deeqo magaceyguna waa farxiyo mado dheer kadib hada osingl ah waxan rajeynaa inan dib igu qado saxibtey mcn fatuush ana kumey faraxeygiyow waxan kaloo jeclahay malinta aroska saxbtey inan uqado fatuush insha alaahu ❤❤❤😊

  • @Hodash-jt8ts
    @Hodash-jt8ts 4 месяца назад +6

    2024 who is still watching

  • @zakiamohmut1693
    @zakiamohmut1693 2 месяца назад +1

    Heeestan walaashey maalinteedan la sugayaaa incha Alh coming soon indhahaygiiyeey ❤👰💍

  • @faynuustamudug3245
    @faynuustamudug3245 2 года назад +8

    2022 habppy new year kama daalo this song🥰💯

  • @Alna_mohomed
    @Alna_mohomed 8 месяцев назад +3

    Inta daawanysa 2024 inta la galin 😂😂

  • @Ayaanalandhe79
    @Ayaanalandhe79 2 месяца назад +1

    10 sano kadib hees la qiima ah ma arkin heestaan aay hodanta fanku ku luuqeenayso❤
    July-2024

  • @aishahassern4115
    @aishahassern4115 Год назад +25

    The dj has to play this song on my wedding day❤️😅old somali songs are lit the words and the voice are sth else😭😂salute to all those who love wedding songs but still single in 2023

  • @user-qs6ks5gf1t
    @user-qs6ks5gf1t 6 месяцев назад +1

    Heestan Wallahi waa hees dadaaran io dhiira gelin ay ku,socoto rag io dumark❤❤❤❤❤

  • @HodnHodn-py4gk
    @HodnHodn-py4gk Год назад +3

    Ayyy heestan ano yaraa jclaaa walhi xasuus I.a hpen arooskeygah shidan doona aniga io xajigeygah (A)

  • @fardowsaabdi2734
    @fardowsaabdi2734 Год назад +2

    Ilahayow Heestan ku washtay Calfkeyga igu siim June 2023 I.a 😍

  • @cfitaaxosmaan2196
    @cfitaaxosmaan2196 6 лет назад +13

    Wlh farxiyay
    Hodan Abdirahman
    Dagal kama mudneyn
    Ubax wada godutiyo
    Ducaan kugu galbinayaa
    ❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️

    • @buqarilol6477
      @buqarilol6477 5 лет назад

      C/fitaax Osmaan I ok ok ok pho I jo I ok o I ok ok jo j jo j I ok ok I j ok o ok I. I ok I j I. Jo jo I jo I pho jo jo o I ok ok ok ok I. Ok jo vojvjvoj o boho j pho jo jo jo jo j ok j ok o jo jo jo hi j j j. J j

    • @habibaahmedshuria5342
      @habibaahmedshuria5342 3 года назад

      Maxa dagaalka keene aboowe bliz

  • @Habonali-fu6cn
    @Habonali-fu6cn 3 месяца назад +2

    Farxiya kaba yare naar kma baqayso hodan oo hestan uqaday by casiday wlhi waligay ma ilowen 😭💗

  • @mohamedalto2013
    @mohamedalto2013 Год назад +5

    Ilaa hada inta dhagaysanaysa liketa ha ila dhaafina

  • @muunajano1381
    @muunajano1381 3 месяца назад +1

    Yaanu samirku kaa gudhin heestan😊 ❤

  • @farxiyaciro5633
    @farxiyaciro5633 Год назад +3

    Waxa dawanaya 5/2/2023 heesta in ani ly qaday modaa madama farxiya ly dhaho ilahow calaf igu dar geesiga jeclady❤💯

  • @cusmaanmahamed2101
    @cusmaanmahamed2101 Год назад +2

    InTa dawaneysa 2023 jaceyl na heysan 😢😂

  • @adnanburco2082
    @adnanburco2082 2 года назад +8

    What a great song Allah bless you with all the happiness in the world and give you all you dream of

  • @muscabahmedali9699
    @muscabahmedali9699 4 года назад +2

    anigoo ah xaaji mohamed ahmed jooga ceelbuh heestan waxaan ku xasuusataa gabar kaqaaday arooskii walaasheed 2016 🖐

  • @sharma3603
    @sharma3603 10 лет назад +10

    I think she has the best somali female singers….

  • @MohamedAli-ry5lc
    @MohamedAli-ry5lc 8 месяцев назад +1

    Waxaan Rajeyna Habenkii Aroskeyka DJ ka intaan ku soo Celceliyo Ani iyo Boqoradeyda oo wada jeer aah i can't wait inshallh

  • @caishadiisow5469
    @caishadiisow5469 7 лет назад +107

    farxiyay hodon raali gelin bey kaa mudantahay sxbtaa ayaad ku abaal dhacday waa gabadha kaliye arooskaga kuu hagar baxday o intaaso nin ah kaaga dhax heestay

  • @kaafiahuute144
    @kaafiahuute144 2 года назад +6

    2022/5 waxan sugi la'ahay maalinta sxbteyda Ilaahay nabad hanagu gaarsiiyo Mar walpaan dhagaysanaayo heestaan waxanba umaleeyaa anoo garabkeeda ka leh intaaz
    Wlashey Zundus mohamett salaad Axmett《 Mss Aliisha 》 and Her husband Dumaashigey Abdullahi mohamett Bashiir
    Wada jira waligiin Hapiipaatiiiii🫂🫀🥰❤🤴👸💑🫂

  • @salmamaxamud6202
    @salmamaxamud6202 Год назад +12

    Gabdhaha saan iskugu faraxsan hada heesey iskugu soo jawabayan 😢
    Midna ilkacase soo racdey
    Midna ck bey soo racdey
    Qabiil baa dadkii kala fogeyey😢

    • @aishasaed2454
      @aishasaed2454 Год назад +2

      Somali oo dhan baa sidaa isku badbadesha.

  • @hoodandajiya2023
    @hoodandajiya2023 Год назад +2

    4/2/2023 Jacaylka ma Aamin sani Hadana heesa Ha jecaylka wan izka dhagaystaa🙄✋🏿

  • @anisaaragsan8731
    @anisaaragsan8731 Год назад +3

    Hestan wxan dhgaysanyaa 24/1/2023 inzhalh wxan jeclhy Ina Malin un aroskyga ka darto ano LA midobey qofka jecla mudo 8 Sano ah xirir Naga dhexeyaa😭💕💕💕💕😭😭😭

  • @Nurayn-z9k
    @Nurayn-z9k 3 месяца назад +2

    2024 still watching ❤😢

  • @haykalmohamedmuse3535
    @haykalmohamedmuse3535 3 года назад +4

    Hadu cawa guloow gesiyadan jecla iyo guri khayre igu simay🥰
    Heeskan noloshayda an adunka u jeclahay aya isodirtay manta oy tahay Nov 24 hees xasuus mudan🥰S👸

  • @umalkhayrmxd9428
    @umalkhayrmxd9428 4 месяца назад +1

    Hestan waxn so booqday ani OO faraxsan io asxabtaydii hambalyo my sister❤❤❤❤❤

  • @municadiomondofficial4379
    @municadiomondofficial4379 3 года назад +22

    2021 dawanya farxiya ninkan away iminka 😂😂

  • @malkapretty3964
    @malkapretty3964 Год назад +3

    2022 dawanayaa eesh calla hees

  • @aishasaed2454
    @aishasaed2454 Год назад +6

    This song never get old still my fav🥰

  • @officialpascalbmd6120
    @officialpascalbmd6120 7 месяцев назад +2

    I love this song ❤
    Old is gold❤

  • @Samircade521
    @Samircade521 2 года назад +3

    Hesstan qoftayda ayaan u dire seday niyada ugu dhagto wayo farxiyo la daaha✌️🎤 2022

  • @HamdaIsmail-u6x
    @HamdaIsmail-u6x 29 дней назад

    Heestan waxan dhagaysanaya 2024/8//14 old is gold waxan rajayanaya inay habeenka farxdayda walalhay iyo saxiibdayba I qadan 🎉❤️

  • @abdiwalihassanibar6441
    @abdiwalihassanibar6441 5 лет назад +5

    2019 caawo ayaan dhageesana oo sanadka cusub ah