habad muusa heesti xasiiliya

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 2,7 тыс.

  • @schoolteam0019
    @schoolteam0019 Год назад +545

    Never get old still 2023 dagesaniya ..... team 23 is mujiya🥰🤗💌

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 года назад +238

    Habluhu Amaan iyo ka badan way u qalmaan Allah ha xifdiyee Waa hooyo, Walashaa iyo Xaaskaga ❤❤❤❤

  • @suldansharci3726
    @suldansharci3726 7 лет назад +622

    Abwaanka Sameeyey Si Farshaxan nimo leh ayuu udhigay .Muu sheegin Tilmaan gaar ah , Hebalaay mu odhan ,Mid dheer mid gaban mid ilko cas mid timo madaw Tu Buuran ,Midna muu Odhan Hadana wuxu udhamaystiray Amaan Oodhan , 👍🏻👍🏻. TOP WEEYI HEESKU

  • @MohamedHassan-tk7pm
    @MohamedHassan-tk7pm 3 года назад +357

    2021 xitaa waan daawanahaaya ish calaa hees inta ila midka ah 2021 like isiiiya 👍✌🏻❤

  • @zucadxusen3740
    @zucadxusen3740 Год назад +110

    2023 still watching i love this song wlhi🥺😭
    Wxi 2023 dawanyo farta so tga🙌😂💙

  • @Munira389
    @Munira389 8 лет назад +910

    afka soomaliga ahi inuu qaali yahay waxaan ku qirayaa heestan oo lagu qaday jabuubi waxaa dhagestay dad badan oo soomaliya shanta soomaliyeed ha noolooto cadowga ina dhex galayna ha jabo shanta soomaliyeedna ha noolaato geeska afrika inaga ugu ilbaxsan ugu qurux badan dhinac walba guul jabuuti s/land kililka shanaad enafdhii somaliya ha noolaato meelkastaba joogo farxad ku nooloow no qabiil magaalo iyo magaalo balankeenu weeyaan ok

    • @Simanqaali
      @Simanqaali 8 лет назад +10

      amiin wll mahadsanid

    • @canababdi823
      @canababdi823 8 лет назад +51

      aax aaax aax wlhi bilahi waan ilmeyaay hadaalkadaa waa saax waxaan nahaay beer Wada dhashaay Somaali hadaan nahaay illahayoow naamide o iskeen jecleysii waan jeclahaay walaladaay somali hawiye darood isaaq ciise godabursii waa berkeygii siiyasaadbaa naa kalaa diishaay allow diib noo mede hadeysan taas dhaceyna mid kastaa meshiisa barwaaqo kusii walal from ogadeenia

    • @qaysj8451
      @qaysj8451 6 лет назад +11

      Somalida haday 20 dowladood kala noqdan macala wa dad walala ah oon sina ukala marmi karin

    • @zainababukar2808
      @zainababukar2808 6 лет назад +5

      Amiin alaha naga dhaxsaaro xaasid

    • @zeynabmohamad702
      @zeynabmohamad702 6 лет назад +5

      Aamin abaayo adna Halwo adna mahadsanid😘😍

  • @maryanruuninamaxamedmohame24
    @maryanruuninamaxamedmohame24 7 лет назад +132

    gabadha wariyaha ilahay isha haka ilaaliyo nin walbo wa ku dhagan yahay ilahow ku daa😘😘😘😘

  • @hamdiugaasoinaahmed9414
    @hamdiugaasoinaahmed9414 6 лет назад +69

    Wan jeclahhy Jabouti Iyo dadkeeeda Ilaaaahow IntaaaN noolahhy aaan mar soo Arkaa Jabuuti magaloyinkeeda Carta Ubakh Cali Sabiikh Taajura ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏
    One Love From muqdisho

    • @kadroyusuf5200
      @kadroyusuf5200 5 лет назад

      ooo9

    • @salmocqaadiraadencadde2174
      @salmocqaadiraadencadde2174 4 года назад

      Dahap

    • @abdirahmanadan788
      @abdirahmanadan788 4 года назад

      Ina jeceshahay waxa cadeyneysa saad u kala taqaan cajiib

    • @bouhamareh2110
      @bouhamareh2110 2 месяца назад

      Wa dhulkaagi bro ku soodhawoow welcom SOMALINIMO HA WARTA

    • @URvimez
      @URvimez Месяц назад

      anna cirifka geyigeena iyo NFD Baan idinku Soo dhawaynaaya..ha waarto soomaalinimadu ..soomaali asal ah reer jabuuti ixtiraam baan idiin haaya shoodheyaal​@@bouhamareh2110

  • @NasraAhmed-s7e
    @NasraAhmed-s7e 8 месяцев назад +373

    Who listen to this in 2024 ismuujiya😂

  • @abdi......399
    @abdi......399 3 года назад +8

    Allow haidilin anoo jabuuti tagin gaar ahaan jabuuti ,cali sabiix ,carta,tujaara ,Iwm allow igee anoo caafimad qaba reer jabuuti ifka idinku jeclahay alle haidin daayo🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @zhaqiri9992
    @zhaqiri9992 3 года назад +302

    2022 qoFkii dhegesanaya Like dhac ku sii walal😂😂😂😂😂

  • @cadey__boolo__556
    @cadey__boolo__556 8 месяцев назад +12

    Xasiliyay nftaad xiizi gelisa❤️
    What a great song 🎵 Still 2024 dhegeysanaya 🔥

  • @ahmedfarrah8769
    @ahmedfarrah8769 6 лет назад +53

    War ninku muxu dumarka amanay
    Gabadhi tilmaanta leh ha isosheegto 👍

  • @abdirahmanidi2780
    @abdirahmanidi2780 10 месяцев назад +66

    It's almost 2024, still this song vibes ❤

  • @karaamahassan1233
    @karaamahassan1233 5 лет назад +595

    2020 yaa ila dhageysanaayo ✋shanta taag bal 🤪🤪

  • @MaxamedAmiin-dn3jg
    @MaxamedAmiin-dn3jg 8 месяцев назад +12

    Never get old still 2024 dhageysanayaa team 2024😂💗

  • @queeenanaa3811
    @queeenanaa3811 3 года назад +75

    2021yaa dawanayah 🙌❤️😂

  • @Yaxyexidig20
    @Yaxyexidig20 Год назад +31

    never get old It's 2023 is there anyone who still listening 🎶

  • @welcomallislam1234
    @welcomallislam1234 Год назад +96

    2023 qofkii dhageysanayow like haila agmarin🙏💯

  • @geishafemmefeminin5951
    @geishafemmefeminin5951 3 года назад +11

    waow hees shidan👍mon mari chante cette chanson pr mw chaque jours ❤💪💪🇩🇯

  • @nolovenolifequruximacnomal7183
    @nolovenolifequruximacnomal7183 8 лет назад +39

    waw waw macha allah runtii aadbaan ugu xiisay dalkaygii I am from jaboutian illahow ku xafid habad

  • @Mair-q1c
    @Mair-q1c 9 месяцев назад +13

    Who is here still 2024❤🎉

  • @SeynabIbraahim
    @SeynabIbraahim 5 месяцев назад +53

    Who listening 2024 ismuujiya😂❤

  • @liibaandaahir9864
    @liibaandaahir9864 4 года назад +64

    2020 yaa ila daawan farta taag...war islaamkoow gabadha fadhida oo barnaamijka wada qurux badana mashallah hableheena somali alle hadaayo🤗😘😗

  • @Qani_10
    @Qani_10 2 года назад +70

    I love this song walahi 🥺
    2022 Xitaa waa dawanayaa hees iyo badh ish calaa 🥺❤️

  • @muhudinmohamed7022
    @muhudinmohamed7022 6 лет назад +45

    I love Walalaha Reer #Jabuuti From Baydhabo Janaay #2018

  • @munita6259
    @munita6259 5 лет назад +123

    Heestan arooski an laga daarin
    Maba shidmo😍😙
    Kaygana wan ka shidi
    Insha allah😂🤣👍.

  • @nometerhowlongittakesiwill1241
    @nometerhowlongittakesiwill1241 8 лет назад +68

    oh my god ninkan aad ayuu u cod macan yahay hestisu intii isjecel oo dhanba way ku raxaystane waxanba modayaa inaa ani la ii qaaday i love faninta djabuuti hesaha jacaylka ee macan bay aad u yaqanan inkastona waligay arkin djabuuti kuwo la mida oo sidan u macan soo saar wllhi you are the best fanan 💖💖💖💖💖💖💖💖💖

    • @hamzematan7495
      @hamzematan7495 7 лет назад +5

      No meter how long it takes I will wait you forever

    • @alielmi8449
      @alielmi8449 7 лет назад

      No meter how long it takes I will wait you forever
      Ana ku geyen
      Dj diyar ma tahay
      Hhhh

    • @cabdiibraahimmohamed5821
      @cabdiibraahimmohamed5821 6 лет назад

      No meter how long it takes I will wait you forever oky

    • @fadumowarsame5551
      @fadumowarsame5551 6 лет назад

      You are cute and cool

  • @asiye717
    @asiye717 4 года назад +66

    2020 qof ki ugu horeyy Dawada ahY 😂

    • @YoonisCade-b5r
      @YoonisCade-b5r 2 месяца назад

      Madhimatay mise wanoshahay sxbey 😂😭

    • @asiye717
      @asiye717 2 месяца назад

      @@YoonisCade-b5r War wa nolehe madaxey😂

  • @alto4989
    @alto4989 2 года назад +63

    it's 22 and am still listening to this song

  • @korjanjr
    @korjanjr 5 лет назад +77

    who is watching it in 2019
    inta filsan garanaysa gacanta taaga quruxleyda yar ee halkan fadhida

  • @dinaridebrown9864
    @dinaridebrown9864 7 лет назад +25

    More love for ths song from 🇸🇴🇩🇯

    • @EXVERB1
      @EXVERB1 2 года назад +1

      Is from Djibouti not Somalia

  • @bobobenjamin1926
    @bobobenjamin1926 8 лет назад +23

    "Xafidaay xasiliyaay nafdaad xiso galisaa.... du'aan kuguu xijaaba ee.... naftaad xiso gaalisaa " those were my best words outta the song's lyrics ! Thumbs up to the singer Xabaad ! So proud of you! Repping Djibouti forever

    • @maxamedxasan4959
      @maxamedxasan4959 11 месяцев назад

      Bb b. Biklklklllkooķlllllllķklllllk

  • @AbdallaArush
    @AbdallaArush 5 лет назад +5

    wa hesta kaliya an ka cajisin maxan xaskeyga markay iga xanaqdan uguhesaa dar alle ku degtaa 👏👏👂👌 isha xasidinitiyo naxliyo kuma xumeyane❤👌

  • @thecatonacouch9371
    @thecatonacouch9371 4 года назад +76

    How’s watching 2020 beautiful 😍 songs from Djibouti 🇩🇯 👍👍🌺🇹🇷🌺🌺🙏🙏

  • @shugriishak8989
    @shugriishak8989 3 года назад +8

    Xasuus qlia wyeh hestan waa jclaa wilan edada uhay markaa 1 sano garin moplka in lodhiipo wxaa dhgaysan moray 2 sano kahor wqti soon eh hadanah wan kala fogngay ilhay hawada kulmiyoh mie fmily we miss u😰😭😭

  • @albo6943
    @albo6943 6 лет назад +8

    From muqdisho jabuuti you are the best singers , this guy is the best singer a hear for long time.

  • @khadarcade9910
    @khadarcade9910 6 лет назад +10

    Isha xaasidiintiyo naxligu kuma xumeyaane, wah waah eshcala hees wlhi, vive reer jabouti😍😍

  • @prettyfacealiyaa8271
    @prettyfacealiyaa8271 3 года назад +77

    Omg i don't normally listen to somali musics but this song is just a vibe 😭💖

  • @osmanbarshi5811
    @osmanbarshi5811 5 месяцев назад +35

    Who listening in this year 2024 Ismuujiya😢😊😅

  • @rashkavip5343
    @rashkavip5343 Год назад +126

    This song always make me go back in painful memories. A time I loved a beautiful, elegant, surprisingly smiling young girl . But the painful part of my love story was I always felt I was not loved back 💔.
    She unexpectedly got married to another man without even telling me for once.
    Alhamdulillah I moved on and Allah rewarded me with the best wife I could ever dream of (Rando) ❤️❤️ and my lovely daughter mishkaat. Sabraa sadkiis waa helaa.

  • @dayibabdul
    @dayibabdul Год назад +8

    2016, anoo school dhigto dhageysan jray heestn, anoo hada jaamacd soo dhameeye usoo laabty si aan u dhaawdo 2022 amazing.

  • @sadiohusseinahmed484
    @sadiohusseinahmed484 4 года назад +7

    Alla nasib badanaa qofta hestan lagu amanayo Inta mudan in lagu amaano qof dumar ah baa lagu amaanay weli ducaa logu sii daray😍😍😍

    • @simiranbebbran8046
      @simiranbebbran8046 3 месяца назад +1

      Adiga xita wa Lagu amaanay ileen heestu gabdhaha soomaliyeed dhamantood ba iska leh xubiyay❤❤

  • @maligirl892
    @maligirl892 4 года назад +6

    I love song djiotui✊🏾🇩🇯🇩🇯 from somalia🇸🇴🔥🔥🔥❤❤❤❤❤❤🔥

  • @geenyadamadow7562
    @geenyadamadow7562 2 года назад +9

    Wuuuuw War Heestu ma Ana lii Qaaday🥺❤Jah xubno geenyo leey alla Geenyo ugubey naftad xiiso galisaa👸❤😂Is amaaan ma xumo

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 7 лет назад +20

    Xasiliyay xafidaay naftaad xiiso galisaaye ❤️❤️❤️

  • @YDNHIFM
    @YDNHIFM 7 лет назад +44

    I don't normally listen a lot of Somali music but a girl from Stockholm introduced me to this song.....am liking it so far...she got a good taste

  • @omarxaaji1424
    @omarxaaji1424 2 года назад +10

    I Never Get Tired This Song wllhi , I like it Somali Songs, Poats And Even Somali Culture like Camel Rearing 🐫 And So Many Different Cultures to Have Somalis.
    "Dhulka Hooyaday Waan Jeclahay , Dhaqashadiisa"

  • @fankaiyosuugaanta5548
    @fankaiyosuugaanta5548 2 года назад +3

    Walaalaheen Djabouti we LOVE you and THANK you. Intii aan wareerka kujirnay (Somalia) ayaad murtidii iyo suugaantii halkii kasii wadeen wax ladhageysankaraba Djabouti ku hadhay zamankan.

  • @sadiique1246
    @sadiique1246 3 года назад +20

    2021 Yaaa ila DhageesanaaayO HeeestaN✌✌

  • @daahirdheere2519
    @daahirdheere2519 7 лет назад +34

    Nice song wlhi pure djiboutian singer habad mouse

  • @BushroMohamud-x9p
    @BushroMohamud-x9p 9 месяцев назад +3

    Old is gold still 2024 waa hees aad loo jecel yhy❤😢

  • @sihameeey3396
    @sihameeey3396 5 лет назад +64

    Dadka 2019 like Sara's🤣🤣🤣😍😍😍😍

  • @Demmass
    @Demmass 11 дней назад +1

    This song has to be the best compliment song ever. Wow just wow

  • @Halima-j4o
    @Halima-j4o 8 месяцев назад +1

    I like this song 🎉❤... Wanoaroskeygii

  • @somalistar1126
    @somalistar1126 7 лет назад +36

    One of the bests Somali songs 😍

  • @alixashi5698
    @alixashi5698 6 лет назад +13

    30/7/2018 asxapey rer Djibouti fankoda wan jeclaha . This song is very beautiful

  • @naciimakhadar1540
    @naciimakhadar1540 9 лет назад +50

    viva♥♥♥jabuti vivaBoorama♥♥♥♥ kuu sodawada boorama♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥ Viva jabuti ♥♥♥♥♥♥Viva boorama♥♥♥♥♥

    • @nimcomahamad7844
      @nimcomahamad7844 7 лет назад +2

      Waww hestan kama nogo

    • @nadiifomahamed651
      @nadiifomahamed651 6 лет назад +1

      Naciima Khadar chhhyujuujhhhhhhhjjj Habo habo waxamalwynaa iney xalay ku dhibay Waa kuu imaanaa hadaan kaso kacay wax Sii sii Waan kuu imaanaa galabta haboo see you later mahadsanis haboo macaam

    • @haboihtoim5125
      @haboihtoim5125 6 лет назад +1

      Huno thanks you we love boorama walahi

    • @cabdikariimabokoraxmed6036
      @cabdikariimabokoraxmed6036 5 лет назад +1

      J

  • @XasanKaafiyo
    @XasanKaafiyo 9 месяцев назад +2

    Never get old 😂😂2024 ismujiya😂😂

  • @SafiyatalibanJey
    @SafiyatalibanJey 20 дней назад +1

    Who listen to this in 2024 ismuujiya❤❤❤❤😊😊😊🎉

  • @neimaegueh3255
    @neimaegueh3255  9 лет назад +118

    wariye filsan ahmed saxiib ii nolow adiga iyo fanankeena habad iyo kuurdahaab

    • @ameenqaroofficial5038
      @ameenqaroofficial5038 8 лет назад +1

      waar maa naagtas aya la dhaha kur dahab hmmmm reer jabu aqli male

    • @macmacaan6394
      @macmacaan6394 8 лет назад

      +Ameen Ahmed kkkkkkkkk

    • @Mouminarabileh
      @Mouminarabileh 8 лет назад

      +Ameen Ahmed adi maa laguugu yedhaaa waba yaab....
      Xasid Ahmed baad tahay

    • @ameenqaroofficial5038
      @ameenqaroofficial5038 8 лет назад

      ***** hmmm maye inanta waa inan cod mn ee magac kuso baxa dee maxa dadka kurkeeda tusay

    • @sedraaml9701
      @sedraaml9701 8 лет назад

      +Ameen Ahmed kor bulkaati ku fcneed sax in la dhaho

  • @ellenaellam7982
    @ellenaellam7982 7 лет назад +15

    ay this song it's lit✨🍀
    Am not from Djibouti but i love them yaqee✨💍❤
    from somaliland hargaisa cadey let's chill peace nd love Rah Rah🙌🙌

  • @cqaadircunaaye324
    @cqaadircunaaye324 7 лет назад +17

    Ninkan Waxa ku Bartay heesti rashida iyo qasaaidki u dandaawi la Qaadi jiray show Wuxu aha mouse talent qarsoon

  • @abdulazizzizou1042
    @abdulazizzizou1042 5 лет назад +8

    Gbdha wriyda inti heshay like kuqpo

  • @thecatonacouch9371
    @thecatonacouch9371 4 года назад +9

    Fantastic song whos watching in 2020 🙏🙏🙏🙏🙏🙏👍🌸🌺🇩🇯🌟🇩🇯🌟🇩🇯

  • @cusleyeciltire1008
    @cusleyeciltire1008 7 лет назад +14

    2:06,Sidi xuural ceynta janaada lala xayaaday xaafidaay xasiilay
    naftaada xiiso kaliisa.
    4:26,Xarafyadaa quranka ducaan kugu xijabaay.
    5:12,Isha xaadisinta iyo naxlika ku ma xumeeyaanay,wa qaybaha aan ugu jeclahay heesta.

  • @hamdixiis4596
    @hamdixiis4596 5 лет назад +61

    I love hestan sawabto ah my husband ayah hawen walpo iishido ❤️❤️ waxa idhaha kuli amantah adigey kugu socotah xilkas cml thy idhaha naftanah wad xiso gelisah 💋💋❤️😘

    • @maligirl892
      @maligirl892 4 года назад +2

      Allah ku xfdo🌍🔥🔥✊🏾❤❤❤

  • @ahmedkhalifaden6119
    @ahmedkhalifaden6119 2 года назад +12

    2021 Aa Lagu Jiraa Ee Tol Hadad Tihiin Gabadhaas Mesha fadhiso Salaan Iga Gaarsiiiya Heesta Darteed Baan U Dawadaa😭😭😭😭😭

  • @exqalbitagay7334
    @exqalbitagay7334 5 лет назад +27

    😍Heestan xasuus ayey igu igilisa runtii Intii jcyl kooda kuguul dareyti farta taga 👆 ☝️👉 👆☝️

  • @ckpoi3622
    @ckpoi3622 2 года назад +6

    Sidi xaawo iyo aadan baa la izku keen xulay❤🔥 Legend Habaad🔥💯

  • @zaamabii6966
    @zaamabii6966 8 лет назад +33

    Sidii xaawo iyo Adan baa
    layku Ken xulaye
    xarafyada quraankiyo
    ducan kugu xijabaye
    ku xamdiyay illahii
    xukumay xulashadadii
    😍😍😍😍😘😘😘
    Waaaw Hees tan hkaa ahaato

  • @tanieuro3455
    @tanieuro3455 7 лет назад +4

    un vrait djboutien notre chanteur habad vive fere en tes soutien chaque fois

  • @najmaabukar4381
    @najmaabukar4381 8 лет назад +23

    i just love his voice and beautiful music ..... thanks i can't get enough of it..

  • @madinacaafi5915
    @madinacaafi5915 8 месяцев назад +7

    2024 gangs like

  • @Safigym
    @Safigym 3 года назад +15

    I’m from Kenya 🇰🇪 I love so much this song 🎧

  • @hassanibrahim7101
    @hassanibrahim7101 7 лет назад +19

    WOW hees ayaa meesha khdacday like I gu qabta 2017

  • @mahamaddaki4391
    @mahamaddaki4391 10 месяцев назад +4

    This song never will be old 2024 hadaad dhagaysanayso loveta ha ila dhaafin 😍👏

  • @mohamedsheikh1057
    @mohamedsheikh1057 7 лет назад +212

    Might not be that accurate but here is the lyrics to song.
    Xogta hadalka xeesaha murtida xididka suuganta
    Naxwaha aan ka soo xulay ayidaan ku xidaayadaye
    Waana gaari xeelkiida in aan ku xariiraay
    Xiilka simo alla ku gashiyo garasha xeel dheeri
    Sidi xuur al ceynti janada lala xayadaay
    Xaafidaay xasiilay naftaad xiiso galisaay
    Kaftan aan xajin iyo leheyn weedh ku xaganeesa
    oo run xalaaleesa baa ku xaragoo tahay.
    Qalbi xaran baa leedahay iyo lab xarooriyahee
    Xubna geyaa lee alla geyaa ugubeey
    Nafta baa xiisa galisaa
    Sidii xaawo iyo Adan baa layku Ken xulaye
    xarafyada quraankiyo ducan kugu xijabaye
    ku xamdiyay illahii xukumay xulashadadii
    intaa xawilay dumar wanaag lagu xasuusnaado
    xasladaay habooneey adaan ku xushmeeyaay
    isha xaadisiinta iyo naxliga ku ma xumeeyaaney

    • @somaliweyn2362
      @somaliweyn2362 7 лет назад +1

      Mohamed Sheikh

    • @hamdiharako1085
      @hamdiharako1085 7 лет назад

      Mohamed Sheikh

    • @NoWay_666
      @NoWay_666 7 лет назад +2

      Mohamed Sheikh 😊afsomaliga maadan qori aqoon zxp lyricskaan dhan waa khalad badankiiisu

    • @mohamedsheikh1057
      @mohamedsheikh1057 7 лет назад +6

      Adoon Alle i think I clarified that it might not be that accurate. If you have the correct lyrics, be my guest!!

    • @adenalikhalif6348
      @adenalikhalif6348 7 лет назад

      to me its the best.... i was even asking for the lyrics.... thanks brother

  • @Qoslaaye26
    @Qoslaaye26 8 месяцев назад +1

    I am from South Korea I love somali songs🎉😮

  • @mustafexasan8581
    @mustafexasan8581 Год назад +3

    Heestan waxaan ku xasuustaa jacaylkaga aan aad ka ujecalahay ayaan uqaadijiray allaah ha isku keen simo sucaday aad ayaan kujacelahaye wall qaali waxaan allaah kabaryayaa inuu ka dhigo taan lawadaagilhaa nolosha inta iga dhiman

  • @somalilanderdhalada7348
    @somalilanderdhalada7348 7 лет назад +16

    we love wallaha djibouti from somaliland ❤❤ hees iyo badh well done bro 👏👏

  • @mineyhassan1519
    @mineyhassan1519 7 лет назад +170

    i.love jabuuti from.mugdisho

    • @mineyhassan1519
      @mineyhassan1519 7 лет назад +15

      ku dhimo cuqdada

    • @puntlandforce6504
      @puntlandforce6504 7 лет назад +18

      Miney Hassan. long live muqdisho and hawiye . from puntland

    • @hawaali5209
      @hawaali5209 7 лет назад +13

      puntland force iskada qabilka walal wankubaryaye somali wada jeclow makala dhacane

    • @puntlandforce6504
      @puntlandforce6504 7 лет назад +7

      hawa Ali OK baayo balan weeye

    • @hawaali5209
      @hawaali5209 7 лет назад +6

      mahadsnid

  • @hanaanharni3805
    @hanaanharni3805 7 лет назад +15

    i cnt stop listen this song lov it fanankeena afkaga caano lagu qabayi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💜💚💛💛💓💙❤💗

    • @fomar2137
      @fomar2137 7 лет назад

      Viva heer jabuuti. ❤️❤️❤️

  • @jabiibocali7336
    @jabiibocali7336 2 года назад +3

    inta xawaley dumar wanag lagu
    xasuusnado xasladay haboney adan
    kugu xushmeyaye isha xaasidintiyo naxligu
    kuma xumeyane erayo qiimo leh abwaan
    maxamed muumin ababe waxasa amana ❤❤❤❤

    • @simiranbebbran8046
      @simiranbebbran8046 3 месяца назад +1

      Adiga iyo gabdhaheena somaaliyeed kuli ba iska leh hestaa 🎉❤🎤🎙️

  • @lilashkir6368
    @lilashkir6368 Год назад +2

    Inta 2024 dhageysaneyso raaxo wacan🥰✊🏿❣️🔥

  • @ibrahimxabad8800
    @ibrahimxabad8800 7 лет назад +6

    I love you jabuuti from muqdisha jabuuti magacaa hajiro ♥♥♡♡♡♡

  • @aliyas_channel1296
    @aliyas_channel1296 6 лет назад +4

    We love jabuuti wa gacantayadii midig mashallah

  • @nacnacqori4384
    @nacnacqori4384 8 лет назад +97

    Ani leeba leyga hadlay walee 😘😘🙌🙋👏👌💪👈

  • @monicadiomondofficial6342
    @monicadiomondofficial6342 4 года назад +3

    Hbn arooskayga uyeera ya xabad colad😘👑🙏

  • @saharaahmed9225
    @saharaahmed9225 5 лет назад +8

    I love this song one love ....from kenya ❤❤

  • @samrahareed3660
    @samrahareed3660 7 лет назад +5

    afka kuma go jabuuti waa dad no dadkoda qasatan ragoda nolada Somalia o idil😘😗😗💋👍👌❤🌷

  • @nimcakoscambe
    @nimcakoscambe 8 лет назад +33

    ad baad u masthiin af somliga jabuti dadba khalad ka fahmsan waan is kafinay waan isku filnhay hadadan jabuti nahay ee qabyalad haa nolaa imaanina anigu maa aqano qabyaalad long life ciise

    • @ahmedkhader5967
      @ahmedkhader5967 7 лет назад +1

      nimca kos cambe22345

    • @hamzaalieu4345
      @hamzaalieu4345 7 лет назад +11

      nimca kos cambe22345 naa
      maxad kashekaynaysa
      yaa qabyalad kula yimid nacasba tahay ee viva cise kulaha 😱😱😱😱😱
      viva wixi afsomali kuhadla odhan dheeh❤❤❤ viva umada somaliyed iyo fananintaba ❤❤

    • @hassanabdi235
      @hassanabdi235 7 лет назад +2

      inabti japouti wa dal jira lkn waa dal la haysto rag ayay u afduban tahay ismail cumar geele tolkisa ka dhargay adigu laga yaba inad ku bakhtinayso lkn wan tagera aduunyada qabill melkasta wa laga yaqana lkn si fican u isticmala aya la yidhi no qalad japouti wax sida u wayn haka si dhigin meeshan wada biyaha ah madfac kaliya hadu ku dhaco waxa lays waydinaya meshan ma la daganan jiray mise bad ayay ahayd

    • @husseinismail2420
      @husseinismail2420 7 лет назад +1

      nimca kos cambe22345 abaayo 5 soomaali waa isku luukhad waa is fahmaayaan ee dadka xanuunsan ha dhageysan

    • @ninculus2005
      @ninculus2005 7 лет назад

      Hazam Abdi jbouti intuuu anfar ooo xabshi ah inteee jbouti madax kanoqon lahaayeen waxaa dhamo ineer cumar geelo qaraabadiiisa mamulo

  • @jeestosaciid8163
    @jeestosaciid8163 5 лет назад +5

    Heestan wiiili abwankii qooray ayaan raadiiya maarkasta waan laayabaa qoof bidi adaan aah intaa iskuma keeni kaaroo

  • @KinggureyAlii
    @KinggureyAlii 11 дней назад +1

    Almost 2025 and still on this banger ✌️

  • @blackboy-lf8rr
    @blackboy-lf8rr 9 месяцев назад +2

    Xafidaay
    Xasiliyaay
    Naftaad xiisa galisaa
    🧷📎🧷📎
    📎A❤️C🧷
    📎🧷
    Mcnto💋❤️

  • @shankarooncadeeyjecliyaada5421
    @shankarooncadeeyjecliyaada5421 7 лет назад +84

    Djabuti somali dhalad ayaa tihiiiiin my dhiiiiiiigayga nolaada wwwwwwwwwww

    • @kltounabdi6783
      @kltounabdi6783 7 лет назад +14

      Shankaroon Cadeey jecliyaa Dadkayga sdikle ukhti wan idiin jecelnahay

    • @shirwacjamacmaxamud473
      @shirwacjamacmaxamud473 5 лет назад +1

      Aaad bey heestu umacantahy murtina uleeedahay

  • @abdirahmanhapiip747
    @abdirahmanhapiip747 3 года назад +5

    Wali yaa gabdhaas wariyaha darteed u daawanayo heestan🥺🥺💔💔

  • @shafimohaa870
    @shafimohaa870 2 года назад +4

    Yaa ladhageysanayo 2022

  • @abdullahimohamed16
    @abdullahimohamed16 Год назад +9

    Still its 2023 old is gold this never gets old

  • @Hanadmataan
    @Hanadmataan 5 лет назад +3

    From galkaio mudug waa taageera fanaanka somaliyeed ee reer djabouti