JOOQLE IYO NIMCO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 дек 2024

Комментарии • 505

  • @sakiizmail3034
    @sakiizmail3034 Год назад +43

    Heesaha Markaan Erayada U fiirsato micno badan bay ku sameyaan lkn markad iska dhagaysato wax micno leh maaha.
    Habenku waa Arbaca
    Tariikhdu Waa 26/07/2023
    Sacadu Waa 7:22 Habenimo
    Goobtu Waa Hargaysa
    Waxa Heestan la so galiyay bartan 14 sano ka hor cawa ayan Nasiib u helay inan comment soo qoro wan idin salamay somali mahamed ❤

  • @nawaalAxmed-pd1pl
    @nawaalAxmed-pd1pl 7 месяцев назад +60

    Jooqle manta duco ayuu u paahn yahy oo xiskiisii xata wuu maqanyahy 😢dadka iga danpeeyoow u duceeya ❤🤲🏻

  • @hibaqdeeqa8598
    @hibaqdeeqa8598 5 лет назад +111

    Hestan mrkn dhagaysto wxn ku darema jacayl xad dhaafa wlhi ilhay wxn ka baryayaa inuu wilkan jeclahay nolasha nagu mideeyo❤️❤️🔥🔥

    • @sihaamibrahim9458
      @sihaamibrahim9458 4 года назад +1

      Aaamiin aamiin

    • @xassanxusein7959
      @xassanxusein7959 4 года назад +4

      Amiin walal

    • @mohametmowlid5103
      @mohametmowlid5103 4 года назад +3

      Amiiiiin

    • @qaysargaldogob5189
      @qaysargaldogob5189 3 года назад +1

      Aamiin Ya Rabi

    • @muztaqiinhassan9457
      @muztaqiinhassan9457 3 года назад +4

      Amen ziz qalpiyadi izku baahn alle ha mideeyo ani laftyda wn kula qaba alle hyngu guuleyo ziz hdd ku guulyzatyna alle hysku kin dhawro 🤲🤲❤💯🌹
      Ha waaro jacyilku❤❤❤❤❤❤😭😭😭😭😭😭

  • @suganta.dahson
    @suganta.dahson 8 месяцев назад +6

    Erayga hees markaan maqlo heestan ayaa igu soo dhacda wa heesta ugu erayada iyo miisanka cusub 30kii sano ee laso dhafay jooqle awood faned laxan iyo cod aan kala dhicin alla ha cafiyo abuwanka

  • @binjamac3489
    @binjamac3489 3 года назад +156

    Heestan waxey igu leedahay xasuus gaar ah Waqtigu wuxu ahaa 2009 2008 waxaan ku wada nooleyn aniga qoyskeyga deegan la yirahdo ceelasha biyaha aany qax ku aheyn xasuustayda gaarka wa ina qol ku wada nooleyn aniga iyo 5 walaalahey oo 📺 tv ga qolka noogu jiray heestan markey soo gasho wala wada amusijiray oo sida heestan lo wada jecla hada waqigu waa 😭 2021/december 5 walaladay ahey waxan kala joogna 5qaaradood ee dunida markan heestan xasuuto waan ilmeeya 😭😭😭😭

    • @aarkamaanta5169
      @aarkamaanta5169 3 года назад +2

      Sorry sxb allaha isku kiin soo celiyo adiga iyo fàmilkaaga

    • @mahdifaarax3216
      @mahdifaarax3216 2 года назад +1

      Alle ha izku kin so celiyo

    • @nawelnalka
      @nawelnalka 2 года назад

      🥺

    • @ahmedbiif4059
      @ahmedbiif4059 2 года назад

      Amin

    • @hodanmire1535
      @hodanmire1535 2 года назад

      Wan qirode runti😩 malin un wad isku iman dontan sidi badna u dhagesan👂 dontan🥰🥰

  • @Dhagaxle9
    @Dhagaxle9 Год назад +52

    Heestan umaleeen maaayo qof iga dhageesi badan ina uu jiro xili walba aaan kaligeey ahy wan iska dhageestah just an dhageesanaayoh aniga iyo zxpkey aaan waqti isla soqadany lkn sbbta hada iskula joonoh waa ina aaan tahriibnoh hadii an ku guleesto tahriibtaaas heesta xasuusti hore xasuus kaduwan oo ka saamen badan igu yeelan insha Allah wan guleesan doonah aniga iyo zaxbkey jama iyo wixii kle ooo nalasocdah😭😭😭😭😭

    • @samiha9624
      @samiha9624 Год назад

      Dhagaxlow xge ady😰😰🤔

    • @faizacaynaanshe6800
      @faizacaynaanshe6800 Год назад

      Tolow dhagxle manad galay warkiisa naga nixiye

    • @faizacaynaanshe6800
      @faizacaynaanshe6800 Год назад

      Tolow dhagxle manad galay warkiisa naga nixiye

    • @xamdiabdulqadir4042
      @xamdiabdulqadir4042 Год назад

      Alla wll Ana cwo ban comments so boqda adiga iyo xldada cakiran ba iga hor timi alle ma idin nabad yely wll ma noshahay

    • @Hinda2053
      @Hinda2053 Год назад

      Ma nabad tagtay aboowe 😢😢

  • @Culimocumar101
    @Culimocumar101 6 лет назад +25

    Hees macaan oo qiima badan. Labada hoobal waxay heestan muujinaysa fankooda talent Ka ah waaaw I love them. Jooqle Allah hacaafiyo

  • @faaiidadadaacadnimada1983
    @faaiidadadaacadnimada1983 2 года назад +27

    Heestaan waa taaan kuxasuusto xaaskeeyga aan jeclahay markaan dhageysto aad ayaan udareemaa jeceelkeeda masha allah 🥀🥀🥀🥀🥀

    • @DajiyaFuat
      @DajiyaFuat 2 месяца назад

      Ncbbbbbbbbcnbbbcbvbbvvvvvvvvvvvvfffdddfddddffffrgg

  • @salmaanjr1005
    @salmaanjr1005 Год назад +57

    Hadda saacadu waa 11:00 ki habeenimo gaadhigaygan ku dhex jiraa keligay sido kale waxan xiligan kuso jeeda oon mobile kaygabka daawanaya sawirada iyo vidoe yadaa hore u wadda galnay dhab ahaanti qalbigayga waa ilmaynaya Wakhti kasta haka soo wareego Ninka ragga ah marnaba ma ilaabo jacaylkiisi 1aad runti waxay ahayd qofta aduunka ugu jecelahay isla sanadkan ban kala hadhnay weligayna niyadayda kama baxayso maalin uun hadaad fariintaydan aragto waxan ku rajaynaya farxad waarta calaf baynu isku yeelan waynay wanaag oo dhan iyo jacayl aan dhamaad lahayn uun ban niyada kugu haya adigana iska kay cafi wixi khaladaad inaga dhex dhacay ubax abdirashiid ❤😢

    • @fardusaxmed9888
      @fardusaxmed9888 9 месяцев назад +1

      Sorry 😢

    • @Hamdadahir-gd4lq
      @Hamdadahir-gd4lq 8 месяцев назад +1

      Wll wixii alle qoray ayaa qoran hore usoco wllky ha murugoon

    • @FaadumoXasan-qj2vn
      @FaadumoXasan-qj2vn 7 месяцев назад +1

      Bowe😢

    • @zaimkazaimka582
      @zaimkazaimka582 7 месяцев назад +2

      Sxb wlhi ilmo baa iga keentaY xaqiiqdii ana qisadaadoo kalee baa i qabsatay mid midaada ka wayn

    • @AnnoyedGardeningTools-my7zt
      @AnnoyedGardeningTools-my7zt 6 месяцев назад +1

      😢wakhatiga idin kala geye labadinaba dad wangsan haidinku simo

  • @Almaasofficial5617
    @Almaasofficial5617 5 месяцев назад +13

    Hees aad u jeclhy hadii aan nolol ku gaaro xajigayga mustaqbalka wan u daari doona ❤ 23/7/2024.
    12:18 ilaahow sidii roon adaa garanaya qof baariya oo naftayda farxad galiya ku waydiistay oo ehlu salaad ah. Ilaahow ma dooran Kare ii door.

  • @asmatahir1848
    @asmatahir1848 Год назад +27

    Yaa soo radiyay heestan 2023 💯🤍

  • @FatxiAadan-h8j
    @FatxiAadan-h8j 23 дня назад +1

    Waa hapen khamiis ah sacaduna waa 4sac hapenimo tarikhduna tahy 4/12/2024 heestan wan jeclahy inan mar walbo dhagysto, waxan rejenyaa inan soo boqdo anoo helay wilkan jeclahy inshalllh 🥺❤ like sar hda soo boqotay👍👋

  • @kayfyusuf5313
    @kayfyusuf5313 3 года назад +24

    Yaa dhegaystay 2021 weliba dareeen ❤️❤️❤️ jacayl

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 Год назад +17

    Dhimasho iyo wad mooyee..
    Dhana ha iga taginoo.
    isoo dhawoow dhame sodhawoow aan ku dhowrtee waligey😢💕

  • @Rana_barbi
    @Rana_barbi Год назад +20

    Awww☺️Jcyl hadu jiry hestana dhameysay feeling for💖

    • @Sulthanhassanali
      @Sulthanhassanali Год назад +1

      Taas baan been ahayn😭 this song is 2 much feeling, isoo qabo hadii alle ku idmaayo, mh account is sultham ilkacase🫶❤️

    • @Princesssenaco
      @Princesssenaco Год назад

      Maisku yacdeen😂😂

  • @sadamsalebaniidle5774
    @sadamsalebaniidle5774 Год назад +10

    Heestan waxa jecla saaxiibkay maxamed aden from kampala

  • @Naciima91
    @Naciima91 15 лет назад +42

    wooow what a song. i love it soo much, Thank you JOOQLE and Nimco Yaasiin sidaad heestaan macaan noogu soo bandhigteen

    • @updyrachedosman7089
      @updyrachedosman7089 7 лет назад +4

      Nimco mohamud qoftaazi barigaa ayay comentka bixisay heestani hlkay ku danbayzayna wli ma iaticmaashaana

    • @updyrachedosman7089
      @updyrachedosman7089 7 лет назад +3

      Nimco mohamud markaad aragto isoo jwbna inader

    • @MohamedAhmed-ps2gd
      @MohamedAhmed-ps2gd 3 года назад +1

      @@updyrachedosman7089 adigu manooshay pro 🤣🤣🙏🙏

    • @MohamedAhmed-ps2gd
      @MohamedAhmed-ps2gd 3 года назад

      2021

    • @Kingdhuxulawijiar7847
      @Kingdhuxulawijiar7847 3 года назад +1

      Commentigiii igu wakhti dheera an arko weye war gabdhan ma nooshahy 🤣 lenged weye 🤣

  • @wadanidhaarte2246
    @wadanidhaarte2246 12 лет назад +17

    wooooooooooooooooooooooow caadi maaha jooqle cod halaasiya miisaaman aa ilaah kuugu deeqay thnkis jooqle nimco sidookale waan kahelay hesta

  • @mohamedabiib2966
    @mohamedabiib2966 3 года назад +18

    2007 igu dambaysay heestan age 12, 2021 I’m here 😢❤️

  • @SidiqYusuf-kj5hq
    @SidiqYusuf-kj5hq 10 месяцев назад +4

    15 years ago 2008 kii class form one iyo dalkii mantana North America ayaan kadawanayaa 2024

    • @SaaraAhmed-jc9so
      @SaaraAhmed-jc9so 7 месяцев назад

      Subax sabti ah /4may/ 2024 yaa iga danbeeyo☝️

  • @Nasrudiin893
    @Nasrudiin893 Год назад +22

    I used to enjoy this song after my college classes.

  • @younisabdimohamett4206
    @younisabdimohamett4206 Год назад +5

    :Fav song 🥺🎧 ever.
    Maqrimo magalada galkio sacadu : 18:11 .
    insha allah wxaan rajeynayaa inan dip udhageysto aniga xaasle 😊😊😊😊

  • @amednoor4853
    @amednoor4853 3 года назад +39

    Heestaan marka dhageysto jeceyl baan dareemaa qof aan jeclahyna ma aqaano😥😥

  • @Farayare451
    @Farayare451 6 месяцев назад +18

    Waxaan hubaa inaa heestan miraha iyo laxanka macaan aad dib ugusoo booqatay hddaa iga danbeeso like iisaar goat 😂😊

    • @SiciidPariz
      @SiciidPariz 4 месяца назад +1

      1month ago lkn 15 years bat taal ut

  • @sagalosman6873
    @sagalosman6873 2 года назад +12

    HeestaaN waxaaN Dhagaysanyaa 7october 2022 walipa WaxaaN ku dhagysanyss jawi robeeeD ❤️🥰

    • @xamdiabdulqadir4042
      @xamdiabdulqadir4042 Год назад +1

      Sanadkii iyo bishii dunida igu murugta bdna 😭😭😭😭😭😭😭😭🥱🥱

  • @NajmaJamac
    @NajmaJamac 4 месяца назад +25

    Stille 2024❤

  • @Abdiasisfahad
    @Abdiasisfahad 2 года назад +9

    Alla barigaa Isoo dhowow cay ban u yaqaney 😭😭 my childhood memerios😭😭😭

  • @sacduushnuur8019
    @sacduushnuur8019 10 месяцев назад +2

    Heesti igu horeysay Aan maqlo walipa xad dhaaf u jeclhy 2010❤

  • @muztaqiinhassan9457
    @muztaqiinhassan9457 3 года назад +13

    Waa hees qiimo leh wlhida ♥️🌹👍💯
    Jooqle alle hku cafiyo🤲🤲🤲🤲😭😭

  • @mohameddeeq1136
    @mohameddeeq1136 Год назад +128

    Who still watching this song 2023 only legend can watching now 😂

  • @Carafat76
    @Carafat76 Год назад +32

    Oh my days now I'm in Kampala waiting for some program, but this is joining my routine every night and every weekend I've listened to this song what a voice and what rhythm

  • @KamaalAbdirisak
    @KamaalAbdirisak Год назад +4

    Waa hees mico badn samynysa markd si fican u dhuxdo eryada heska ayan cawa nazib u yeshay inan dib u dhegysto 15 sano kedib
    Tarikhda bishii 10/11/2023
    Maglda ceel dahir gobolka bari
    Scda 12:10
    Isoo xus hadad soo gasho wlle mhadsnid❤❤

  • @suldaanmuxiyodin2528
    @suldaanmuxiyodin2528 Год назад +6

    heesta aniga oo yar 2008 xasusta gabadh eddo ii ah dhagysan jirty ana la dhagysan jiry TV ga ka dhagysan jirey wllhhi xasuus hada 2023❣️🤪

  • @Ubah14
    @Ubah14 Год назад +9

    Markaan heesaha jacaylka ah ani unba moodi jiray inan radiye ileen asxab badan ayaa ila mida
    Uma qalmo erydan qof aan qimiha jacaylka aqoon inloo hibeeyo

  • @feisalwarsame7556
    @feisalwarsame7556 3 года назад +9

    Remembering universal tv 2009...with thousands of others

  • @Peskonami-cy7dq
    @Peskonami-cy7dq 3 года назад +11

    2012 ceelasha biya somalia hestan waqtigas universal tv ka daawan jiray galab walba

  • @Sahel.
    @Sahel. Год назад +51

    14 years later in 2023... And still listening to this timeless and masterpiece, can't get enough of this Song Wlhie.

  • @nasroshiikhabdi-hs2tc
    @nasroshiikhabdi-hs2tc Год назад +5

    Cabdiraxman sodhawoow an kudhowrto waligay noloshaydi sudaysi ❤❤💯

  • @SafiyoCabdullahi-wn8hn
    @SafiyoCabdullahi-wn8hn Год назад +1

    ❤❤❤❤hees markan maqlo waxndarema naxariis😢😢allow qof najecel nasii aamiin😢😢

  • @dhiibsanetvshow
    @dhiibsanetvshow Год назад +3

    Dhimashiyo wadmooye dhana hayga tagin
    Waa hadal aad uwayan runtii 😢😢❤
    24/11/2023 2:35 habeenimo

  • @Fihimawarsame
    @Fihimawarsame Месяц назад +2

    2024 dhamadkiis bn dhagaysan heestan 2025 bn sii gali rabn ❤️🥺

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 5 месяцев назад +2

    What a amazing song.!😮
    Still listining 28/07/2024.🎻💥

  • @MohaGalad-f8g
    @MohaGalad-f8g Год назад +4

    Dadka 2024 daawanaya like ii saara dee siina jeesta waa 1/1/2024😂

  • @HakimShorts956
    @HakimShorts956 7 месяцев назад +39

    Legends are watching in 2024 🎉🙌🏽

  • @cubeyd27
    @cubeyd27 5 месяцев назад +5

    Dhaqankiyo asluubtaa
    Dheer tahay habalaha oo
    Markii aan ku dheehdaba
    Igu dhalay kalgacalkuye
    Marwa dhaqasha wacaniyo
    Xidig xilo janaadey
    Waxaa nahay dhig iyo udub
    Dhumucda iska haysee
    Dhimashiyo wad mooyee
    Dhanna ha iga taginoo
    Isoo dhawoow
    Macn isoo dhawoow
    Aan ku dhowrto waligeey
    Ishcalaa hees 😊 waxaan dhageysanayaa galab Jimco ah taariikhduna tahay
    26 / July / 2024 6:23 Pm galabnimo.

  • @masbalcdy4833
    @masbalcdy4833 День назад +1

    Waxa lo socda 2025 xasus weyn igu ledahy hestan 😢❤

  • @mustaphekablalaxofficial3525
    @mustaphekablalaxofficial3525 5 месяцев назад +3

    2024 ilaa 2017 waan dhagaysanaya kama xiiso dhaco sababtana ma aqaano ilaa imikana single ban ahay😅😮😢

  • @claahicadde1729
    @claahicadde1729 3 года назад +6

    Allaha caafiyo jooqle
    Shire ciyaar jecel
    23/12/2021_2022 Ayaan daawaday

  • @paxsadofficial5313
    @paxsadofficial5313 Год назад +5

    Yaa Soo raadiyay heystan Sideyda oo Kle 2023

  • @ikraaney
    @ikraaney 8 месяцев назад +4

    Hees waa hesahiii hore wllhi daren jaceyl ku galayo runtii ❤😂😢

  • @SaliimAbdu
    @SaliimAbdu 6 дней назад +1

    Who still listening 🎧 2025😂

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami 10 месяцев назад +3

    #LyricsSong
    𝐏𝐀𝐆𝐄1.
    #NIMCOYAASINARAALE
    Dhamme caashaqaygoow
    Halyeygaan ku dhaatow
    Dhabb wax waxaan ahayn
    IYO dhallanteed ma yeelloo
    Dheeftiyo xannaanada
    Dherginaysa maankow!
    Kaan dhugashadiisana
    Dhaayaha ku koriyoow
    Dhimashiyo wad mooyee
    Dhanna hayga teginoo
    Cabbdi Soo dhawoow
    Aan ku dhawrto weligay!.
    #ABDIJAMAJOOQLE
    Dhuddi daan Jeclaayeey
    Dhaban qurux wanaageey
    Inta gabadh dhamaystiran
    Dhulka hooyo joogtaba.
    DHoolka tii u noqotee
    Kala soo dhex baxayeey
    Waxaan nahay dhig iyo udub
    Dhummucda iska haystee
    Dhimmashiyo wad mooyee
    Dhanna hayga teginoo
    Ii soo dhawoow Isodhawow
    Kaamil soo dhawoooooow
    Aan ku dhawrto weligay.
    #NIMCOYAASINARAALE
    Sidaad tahay dhallaan iyo
    Waallidkii dhalloo kale
    Dhool dhoolin mooyee
    Dhibba kuuma quudhee
    Dhinnacaaga adiguna
    Dheeliga U diiddoo udiidoo
    Dhayy iyo xarreed malab
    Aan wada dhadhaminee
    Dhimmashiyo wad mooyee
    Dhanna hayga teginoo
    Cabbdi soo dhawoow
    Walaal Soo Dhawooow
    Aan ku dhawrto weligay
    Haa haa haa haa haaa
    #ABDIJAMACJOOQLE
    Dhaqankiyo Asluubtaad
    Dheertahay hablaha oo
    Markii aan ku dheehdaba
    IGu dhalay kalgacalkuye
    Marwo dhaqasho wacan iyo
    Xiddig xillo Jannaadeey
    Waxaan nahay dhigg iyo
    Udub dhumucda iska haystee
    Dhimmashiyo wad mooyyee
    Dhanna hayga teginoo
    Ii soo dhawoow isodhawoow
    KAAMIL Soo dhawooooow
    Soo dhawoow aan
    Ku dhawrto Weligay
    Haa haaa haaa haaaa
    Dhimashiyo wad mooyee
    Dhanna hayga teginoo
    Macaan Soo dhawoow
    Aan ku dhawrto weligay.
    #DHAMAAD #DHAMAAD.
    Erayada Cabdiraxman Sh A Gaas
    Laxanka JOOQLE SHIRE Ciyaarjecel
    Luuqda Nimco Yassiin Ft Jooqle Shire
    #MAHADSANIDJIBRIILSTUDIO👍

  • @ifrahahmedali429
    @ifrahahmedali429 Месяц назад +1

    Heestan aad ayan u jeclahay waxay i xasusisa jecelkaygi igu horeyay isaga malin walba dhagaysan jiray markan wada jogno mohmed wlahi wa ku xisay 😢💔manta ma ogan karo inad ilowday iyo inkale balse anigu kuma ilawi duno inta noloshayda ka dhiman November 20/11/2024

  • @Zhacro-cazka
    @Zhacro-cazka 3 года назад +20

    Waxay ahayen ahaana donaan dad fanka sharaf uyeelay 2021.01.22🥰

  • @Caaqibtube
    @Caaqibtube Год назад +4

    Legendska yaraanta ku xifdiyey heeskan waan salaamayaa🤚😂

  • @RiGaax_22
    @RiGaax_22 7 месяцев назад +1

    Alllah ha ku caafio abdi shire jama jooqle ♥️🤲🏽

  • @AmiinDaacad-yz2rx
    @AmiinDaacad-yz2rx 9 месяцев назад +1

    Caawa oo Ay tahay habeen sabti ah oo lagu jiro bishii barakaysanyd ee rabadaan ayaan dhagaysanaya waxaan rajaynaya inaan u soo laaban doono aniga oo nolol quruxbadan kunool Saturday 15 march 2024

    • @ugbaadcismaan
      @ugbaadcismaan 8 месяцев назад

      Idam alle waxa niyadaada ku jira hel 🥺

  • @XamdiIbraahim-b4o
    @XamdiIbraahim-b4o 11 месяцев назад +1

    Hesata runti waan jece lahy jecel kega baan u qadi jiree 2022 hadan waan kal harnee😢😢💔💔

  • @abdijabarjabra3961
    @abdijabarjabra3961 5 месяцев назад +1

    Who still watching 06/7/2024
    Heestan xasuus gooni ah bay igu leedahay anoo yar baa maqli jiray haddan micnaheeda fahmay❤❤

  • @dekavimohamedali
    @dekavimohamedali 7 месяцев назад +4

    WHO,s still watcing this Great song 2024❤😂

  • @mowliid1236
    @mowliid1236 2 года назад +6

    Heestan waxey igu ledahay xasuus anan laso kobi karin sanadka markow aha 2008 mars: waxan kuu nola Saudiarabien Jeddah

  • @mohamudmohamed-qv5me
    @mohamudmohamed-qv5me Месяц назад +2

    After 7years of relationship 💔💔💔qalbi jab lee kadaxlay jacel

    • @Inaabdi6
      @Inaabdi6 Месяц назад

      Sorry wllo 😓💔

  • @zudaysi101
    @zudaysi101 10 месяцев назад +2

    2024 right here 😊

  • @shelbyt2235
    @shelbyt2235 Год назад +8

    I was 10years old when this song came out 😳 Timeline 💨

  • @FaraxAcmed
    @FaraxAcmed 6 месяцев назад +2

    Xilgu wa saq dhexe 1:15"wakhtiguna wa 8/6/2024/gobtu wa lascnood noloshu wa mugdi 🥺😭😭😭

  • @nimcomaxamed-hq1eq
    @nimcomaxamed-hq1eq Год назад +3

    Heestan wan jeclahay wayo samiday aya qaday❤️

  • @falastiinabdulahi9275
    @falastiinabdulahi9275 7 лет назад +5

    yasalaam.codadka aan kala dhicin e joqle nimo wlhi wan kahelay

  • @nimcaantooreye8525
    @nimcaantooreye8525 7 часов назад

    Sacadu hada waa 2:56 habenimo salada subax wax yar baa ka dhiman taariikh du waa ( 28 December 2024 ) aniga kaligay baa meel fadhiya o heestan dhagaysanay cidlo ayaan daremaya waxan u xiisay xaaskayga iyo wiilkayag o aad iga fog heestan aad ban u jecelahay waxan ku darema dagnan insha allh xiligan xiligeda alle waxan ka baryayaa inuu nolsha inagu mideeyo aniga iyo xaaskayga iyo wiilkayga.
    Qofkii iga dabeyaw igu so ducee kalinimada ina ka baxo 😢❤

  • @abdikadirbashiir1746
    @abdikadirbashiir1746 3 года назад +56

    Legends are watching it in 2021

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 года назад +3

    Inta gabadh dhamays tiran dhulka hooyo joogtaba dookha tii unoqotee kalasoo dhexbaxayee.
    Erayo aad umacaan ilaahay Jooqle ha caafiyo xanuunkana dambi dhaaf ha uga dhigo.

  • @hanaaxmed2252
    @hanaaxmed2252 11 месяцев назад +1

    Still watching 2024
    Dhimasho iyo wad mooyee dhana hayga tagin❤

  • @mahamuttsaid8986
    @mahamuttsaid8986 Год назад +1

    2023 ayan dhagysanaya aniga io zxbky zaki hees qiimo bdan wye wlhi❤😊

  • @adanriyaq9416
    @adanriyaq9416 11 месяцев назад +7

    Who still watched 2/1/2024

  • @MohamedIbrahim-lf5pk
    @MohamedIbrahim-lf5pk Год назад +5

    I heard this song for the 1st time in 2007

  • @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
    @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 Год назад +2

    2023 hadii soo booqatay😂❤ caadi mhn

  • @zadiiqmahamed8555
    @zadiiqmahamed8555 11 месяцев назад

    2024 1 14. Sacadu tahay 3 habenimo ayey ii baxaysa ❤ ee ilahy jacaylka midhihisa hana siiyo ❤ B ❤s

  • @Huska-jama
    @Huska-jama 7 месяцев назад +2

    Who still watching 👀 2024 /05 / 13😂❤ In 🇺🇸 Somalia 🇸🇴 waa mid👏😍

  • @FUFuBLeuV
    @FUFuBLeuV 8 месяцев назад +15

    Who is 2024 here😂🫡

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 Год назад +4

    Heesahii Berigii aan yaraa❤😂

  • @muxiyadiinkhadarahmedqoran81
    @muxiyadiinkhadarahmedqoran81 2 года назад +5

    Dhimashiyo wadnuye dhana hayga tagine❤😘...

  • @suhayromohaz5417
    @suhayromohaz5417 Год назад +1

    Dhimasho waad mooyee dhanee hayga taginee soodhawoow😢😢 hada. Dhageysa. Markii igu horaysey 4/10/2023

  • @Abdifitah.mohamed
    @Abdifitah.mohamed Год назад +1

    Heestan waxa dhagesatay marki igu horeesay 2011 hadana 2023 August 4 mareso wan dhagesanoya 😊

  • @cabdifataxkhadarcabdi5902
    @cabdifataxkhadarcabdi5902 Год назад +2

    Waxaan nahay dhig iyo udub dhumucda iska haystee 💏

  • @caseer219
    @caseer219 13 лет назад +10

    waaw thats good one nimco

  • @khaalidmahad607
    @khaalidmahad607 3 года назад +4

    My favourite song 11 11 2021 jimce

  • @caadack9232
    @caadack9232 3 года назад +3

    war waxasa hees lagaa dhahaa midhaha matalka iyo laxanka maca music isku qoofalan

  • @bashiirali1633
    @bashiirali1633 2 года назад +2

    Heestan Markaan dhagayzto jacayl ayaa iguso lapa kacleeya oo qoftaan Jeclaa ayaan xasuusta oo Hada iga fog 2013 ilaa 2022 Jeclahay lkn maxa yeelay wakhtiga noo samixi la

  • @aadancambe7079
    @aadancambe7079 Месяц назад

    Dhanna ha iga tegin
    2024 ayaan dhegeysanayaa 😊

  • @HamdaMuuse-i3q
    @HamdaMuuse-i3q Год назад +3

    HEESAHA WAXA DHAGEYSAN JIREY HABLO WAX ISKU AHEYN WAAN MAQLI JIREY CAJIIB MANTA ANIGA DHAGEYSANAYA SIDOODI OO KALE WLHI WAKHIGU WAA CAJIIP DAYE 8:17 2023 HABEEN KJAMIIS SOO GALEYSO TIME 2: 30 HABEENIMO😊

  • @mohameddeeq3477
    @mohameddeeq3477 9 месяцев назад

    2010-2024 weli wn jclhy hestaan

  • @HaniIsmail-ur3bg
    @HaniIsmail-ur3bg Год назад +3

    Heeskan hadan maqlo jacel ayan darema mana heesto qof an jeclhy amawa ii jecel oh 😢😢😢😢😢😢😢😢
    Dhimashiyo waad moye dhana haiiga tagin 🤧🥺😢😞
    Sacadu waa 1:00 12/4/2023😢😢😢

    • @qadracabdi4554
      @qadracabdi4554 Год назад

      😢😢😢 dhib mlhn waad heleey insha Allah

  • @jannoyy
    @jannoyy 7 месяцев назад +1

    heestan xasuus ayay igu ledahay filinki amiir iyo caasi ayaa loo sari jiray aad ayaan uu yara marka lama jogin familykay waxan la jogay dad ehel kayga waxan ku sugna xalad adag wayo sii naxarisle ilamay dhaqmi jirin noloshu way wayo badan tahay Ila imika oo waynaday waxan ku jira nolol anan ku faraxsanan mar uun bay noloshu isbadali donta insha allh 😢 imika wakhtigu waa my 28 / 2024 / markan waxay ahay hadan qiyaso 209

  • @munaabdullaahi6678
    @munaabdullaahi6678 Год назад +9

    Hestan xasuus bay igu ledahy 2007 ban suq magldayda ku yaal baa hoyady wax ku gadi jirtay saa aniguna intan hesta xiftiyey ban islamah suqa u qadi jiray saa mos baa lay sin jirya io canbe io dirac masax ah qofki garnya garane🤣🤣 adi calyo taxaal hesta wan ku shaqo tagi jiray ciyalnimo wlhi wa cil laga koro 🤣🤣waliba inta kaliya an kuso celcelin jiay waxy ahyd haa haa haa🤣🤣🤣🤣🤣

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi Год назад +1

    31/5/2023😓😥🥺🥺🥺💔
    Run ahaanti ani ma jirto gabar i jeclaatay weligy oo itri wan ku jclahay
    misana gabadhii aan anigu jcladay waa laygu diray oo wxa igu dirtay gabar kle oo ay saxipo ahaayen run ahanti gabadhaas wey ixumaysay jcylkiina wey iga baxday wxayna hadalki kuso afmertay amaan isii🥺😓😥
    Run ahaantii wxan daremayaa cidla 🥺+Murugo+Qalbi jab💔+busaarad+ jcayl laaan🥺🥺😓😥

  • @zakariaahmad7161
    @zakariaahmad7161 Год назад +3

    Every day for wensday night 🌃 I am listening 👂

  • @abdikafiahmed9832
    @abdikafiahmed9832 2 года назад +8

    My favourite song 😍😍

  • @AmiiroQurux-o1m
    @AmiiroQurux-o1m Месяц назад

    Stille 2024😢🥺 M marnbaa qalpigeyga kama bxyse calaf uun ba dhamdy moye wxan ku hyaa jcel aad ubweyn wli😢

  • @timojilacyare4692
    @timojilacyare4692 7 лет назад +5

    wow caadi mahan yaa daawanaayo 4/1/2018

  • @caalami.officiall
    @caalami.officiall 10 месяцев назад +1

    2024 / February/ 24 duhur
    Aniaga iyo ahmed dhuguf ayaa dhegaysanyna
    Ramadaan waxa ka hadhay /15 maalmood😂

  • @mustaferays73
    @mustaferays73 Год назад +2

    Woow hees aan jeclahay mana aqaan sababta