Habad & Faisa iyo Heestii Marxabiyo Gudoon

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024
  • Brought to you buy Assajog Studio

Комментарии • 181

  • @yarehsamatar1256
    @yarehsamatar1256 5 лет назад +32

    Waww❤mash.allah xidigaha jabuti🇩🇯❤iyo dhaman inta somalika kuu hadasho🇸🇴❤ allaha idiin xafido😍

  • @maadcommunity590
    @maadcommunity590 5 лет назад +63

    Love you reer jabuuti dadkaygii❤ from muqdisho😍

  • @amansanequruxsane
    @amansanequruxsane 4 года назад +7

    Mashallah ree jabuti dadkeygii j vous aime ke dieu vous protege vive la nation 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @maxamedcabdiismaciil6307
    @maxamedcabdiismaciil6307 5 лет назад +50

    Aaway Tolkay iyo DadkIi Dhiiga Lahaa ee CiiSe💚

    • @abassomar4516
      @abassomar4516 5 лет назад +3

      Warya uuskag hana baarin qabyalada reer jabuti gaaran maayn qabyalada haye dhe wali anigo nin cise kuleh sida cudur weeyi sxb qabyaladu wallahi oo bilahio cise abgal ah

    • @Mudan-
      @Mudan- 5 лет назад +1

      @@abassomar4516 kkkkkkkkkkkkkkkkkk fariid

    • @abdinasserali465
      @abdinasserali465 5 лет назад +3

      Waar baax qaabyalad anaagu manaqano waasaq bataahaay!

    • @abdoulwg5160
      @abdoulwg5160 5 лет назад +2

      A Djibouti il y a pas le tribalisme donc arrête le racisme

    • @qalbidhayasomaligirl7746
      @qalbidhayasomaligirl7746 5 лет назад

      abass omar
      Qabyalad iyo qabil kala saar nacasyaw

  • @abdulqanimukhtarmuhumed6803
    @abdulqanimukhtarmuhumed6803 4 года назад +7

    Heestani waxyaabo badan ayay ka hadaleysaaa wle dadki hore aqoonba ku duugneyd 🌺🌹

  • @Yuna-dk3gi
    @Yuna-dk3gi 5 лет назад +8

    Mashallah fanaaninteni 💕💕🇩🇯xasus na galisen heeseheni radio
    djibouti 💕💕🇩🇯 ano ilobeen💕💕🇩🇯fadoun doualeh 💞💞🇩🇯

  • @MohamedAhmed-sp1ho
    @MohamedAhmed-sp1ho 5 месяцев назад +25

    2024 hadii aad daawaneyso like ta ha iga ilaawin

  • @MrTapha10
    @MrTapha10 4 года назад +4

    Assajog Mahadsanid shaaqada wanagsan ee dadkaga iyo dalkaga ad u hayso, runti waxad isku xidhay diasporadi iyo dalkii masha allah nolow nolow halka kaa waad, nolada fananin tayadaa intan karamadoda ibsan Love My Djibouti

  • @abdoulwg5160
    @abdoulwg5160 5 лет назад +11

    Djibouti mon pays natal
    Djibouti my home my country 🇩🇯🇩🇯🔥💕

  • @issahassan5778
    @issahassan5778 3 года назад +8

    Kalaay iska arak vraiment incroyable Nice song 🇩🇯i love Djibouti mon pays natal 💖habad-faysa

  • @sharmarkewaaberi8523
    @sharmarkewaaberi8523 5 лет назад +11

    Reer jibuuti aad iyo aad ayaa ni jecelahay horay oo socda

  • @aishaahmed6943
    @aishaahmed6943 5 лет назад +16

    Reer jabuuti aad ayey u heeso macaan yihiin

  • @nasroabdilahiabdi7005
    @nasroabdilahiabdi7005 5 лет назад +9

    waaaaw Masha Allah Nolada in badan reer jabuuti salan sare 😘

  • @nouradinaskar1943
    @nouradinaskar1943 5 лет назад +14

    if you love Habad and Faiza
    also old best classic songs
    please like .

  • @muxyadiinaadan524
    @muxyadiinaadan524 5 лет назад +9

    Wooow heestan waxaan ku xasuustaa riwaayadii jabuti iyo kooxdii deegaan

  • @souzaneayane5852
    @souzaneayane5852 5 лет назад +8

    Machallah nos chanteurs nolodha ( xasuus baa guela lagu xergueya ) avec une chanson aussi riche d paroles

  • @sahalyacincher5327
    @sahalyacincher5327 5 лет назад +18

    macha allah mes artistes djiboutiens j'aime mon pays djibouti

  • @hodanaden407
    @hodanaden407 5 лет назад +6

    Vive Djibouti, vive fuurlabe boqortooyo

  • @abdikadirdiidii
    @abdikadirdiidii 5 лет назад +22

    Love You Reer Jabuuti From Borama

    • @fatouali7310
      @fatouali7310 5 лет назад +1

      😍😍😍wan uu xisay borama huno igu salam from Djibouti

    • @abdikadirdiidii
      @abdikadirdiidii 5 лет назад +4

      @@fatouali7310 Haye Huno Ku Soo Noqo Adoo Nabad Ah We Love Rer Jabuti (Yaakh) kkk Soo Xaga Baxa kk

    • @fatouali7310
      @fatouali7310 5 лет назад +2

      @@abdikadirdiidii kkkkk asalna reer borama ayan ahay lkn jabuti ayan ku dhashay huno borama kama marmo 😂😂😂marxaba yakh wan ini imaan inshllh

    • @abdikadirdiidii
      @abdikadirdiidii 5 лет назад +2

      @@fatouali7310 Kkk Haye Huno Mahadsanid Wara Shodhaygii kk

    • @fatouali7310
      @fatouali7310 5 лет назад

      @@abdikadirdiidii 😂😂u welcome hn

  • @fatounassah6445
    @fatounassah6445 5 лет назад +5

    Nice song nos artistes Djiboutiens keep going guys

  • @cabdirisaaqmaxamedhurde8834
    @cabdirisaaqmaxamedhurde8834 5 лет назад +2

    Waa xusuustii fanaaniinta xasan bayle iyo faduun ducaale

  • @neimamalin4713
    @neimamalin4713 5 лет назад +2

    Mashallah hees macan habad iyo faiza vive les artistes Djiboutien souvenir de fadun dualeh iyo xassan ❤❤❤❤

  • @user-Safa576
    @user-Safa576 3 месяца назад +19

    from tik to 😂

  • @mahdiabdi1902
    @mahdiabdi1902 5 лет назад +10

    FAISA dugsiiyeh fananadeni qali ahayd codkaan macaan mxaad shabka jabuti ugu hilisaay xarbi #xabad fanaan jiraa

  • @mph4115
    @mph4115 3 месяца назад +1

    Danyaro manfac kuu qalmiyoo
    Masruufkaba kuu helayn
    Intuu ku meherin lahaa
    Birina muuq xumaan laheyd
    Anaa maaliyo xariir
    Mariin dahab kuu hayee
    Bal aan talo meel dhignoon
    Jacayl wada maamulnee
    Maytiri marxabiyo gudoon

  • @daarali
    @daarali 2 месяца назад

    Xasuustii faduun ducale iyo xasan bayle waaayo waayo 😂😂😂 tvgii ugu horeeyey ee somali leedahy reer Djibouti baa u horeeye anoo borama joogaa ka daawan jiry heesahan iyo qaar kalooo badan

    • @Sakineyga-c9m
      @Sakineyga-c9m 2 месяца назад

      Mnta ka hor ma mql aningan 😂

    • @AxmedXasan-be8hp
      @AxmedXasan-be8hp 2 месяца назад +1

      Sxb adaa u haysta lkn waxaa ka horeeyay TV UMMADA SOMAALIYEED Kuna yaalay Mogadishu 60 dii badhtankeedii ilaa 70 dii

  • @ahmedmaandeck6126
    @ahmedmaandeck6126 4 года назад +1

    maschallah vive Djibouti jetaime trop tjrs mon pays natal

  • @zakiisaac12
    @zakiisaac12 4 года назад +1

    Waw hesti waayo waayo merci Habad et Faysa.

  • @ladyblue6595
    @ladyblue6595 5 лет назад +8

    L originale est inegalable. La voix de Fadoun est speciale. Mais j apprecie quand meme ce remix😊

    • @xyman
      @xyman 3 года назад

      Qui chante l'originale ?

    • @ladyblue6595
      @ladyblue6595 3 года назад +2

      @@xyman fadou Duale et Fouad Ahmed dit ilkacase

    • @xyman
      @xyman 3 года назад

      @@ladyblue6595 Merci

    • @roblehronniee86
      @roblehronniee86 5 месяцев назад

      Je crois pas ce fadun ,mais plutôt omar aden et habiba abdillahi

  • @nasradinabdiaptidon2703
    @nasradinabdiaptidon2703 Месяц назад +1

    1/9/2024 aaxaabta dawanaysa like ta igula boobsiya mahadsanidiin 🎉😊❤

  • @waayoaragtv7117
    @waayoaragtv7117 4 года назад +5

    Hestan bajaaj aan cawa saarna ayay ka daarnayd waaban mirqaamay wlhi wewe hoyhoy ma i tidhi marxabiyo gudon..

  • @siraddaher9538
    @siraddaher9538 4 года назад +1

    Fananinteyda 🤩🤩🤩🤩 Djibouti

  • @nasserabdi2645
    @nasserabdi2645 2 года назад +1

    viva my djibouti ❤❤❤❤❤❤

  • @leylaali642
    @leylaali642 4 года назад

    Halkad isla jogted iyo sidad ila uqata wiil yohuw kala man aha 👍👍👍

  • @quruhduumaar227
    @quruhduumaar227 5 лет назад +1

    Ohhhh hesti wad ku iyarten habado fananada an ugu jecelaxay Djibouti jano ya ku qadaa

  • @beegsifouad
    @beegsifouad 3 месяца назад

    Djibouti ❤❤❤❤ is the best song of habad,,, ❤❤❤

  • @sheyabona5551
    @sheyabona5551 5 лет назад +3

    Mon préféré habad❤️

  • @aboubakerhousseinali-o6v
    @aboubakerhousseinali-o6v 2 месяца назад

    two legend faiza and habad

  • @suhaybcabdi182
    @suhaybcabdi182 5 месяцев назад

    J vous aime ke dieu vous protege viva la nation🇩🇯😍

  • @mohaantaliye
    @mohaantaliye 3 месяца назад +1

    From suldaan samater family 🎉🎉

  • @fatouali7310
    @fatouali7310 5 лет назад +6

    Nos grands artistes rien à dire 😍😍😍

  • @aragsangabarbari176
    @aragsangabarbari176 2 месяца назад

    Woow tiktok ban kuso jeclaaday heesta❤😂

  • @makemefeel2282
    @makemefeel2282 4 года назад +1

    This is my favorite song !!!!!!!

  • @saliimayaanle5895
    @saliimayaanle5895 5 лет назад +6

    Ababay jecliyaa heestan

  • @mohamedseefta3140
    @mohamedseefta3140 Месяц назад

    Fv song walahi

  • @TheLove0
    @TheLove0 3 года назад +5

    Adunyadan meertada
    Maalmuhu Kala Gurayan
    Doqoni Weey moogan tahee
    Maaxa Rux Magaca Laha
    Maadh Maal Buuxi jiiray
    Mudh iyo Gacaan
    Oo Kaa MadhaaN

  • @ayanemohamed307
    @ayanemohamed307 3 года назад +1

    Arido meilleur musicien

  • @zoyaoubahahmed4368
    @zoyaoubahahmed4368 5 лет назад +2

    Wawww machallah nolada😍😍😍

  • @zinetabdurahman7870
    @zinetabdurahman7870 4 года назад +2

    I love so much Djabout 🥰

  • @thehooyaaigutapacday1588
    @thehooyaaigutapacday1588 3 месяца назад

    MirQaanka zoo QaptaY heezkan ❤❤❤

  • @garaadqalinle8027
    @garaadqalinle8027 Месяц назад

    Ruwayadii dhaylo jecel abwaanka ruwayada la haa ila wadaag haddad taqaano

  • @cabdiraxmaanyare4665
    @cabdiraxmaanyare4665 5 лет назад +4

    Xasuustii fannaaniintii qaaliga ahaa ee Faduun Ducaale iyo Xasan Bayle ruwaayadii heestani ku jirtay waxay ahyd mid ka mida ruwaayadiihii ugu heesaha macaanaa ee waqtiyadii danbe la dhigo waxaa ku jiray heeso talantaali u badan oo aad u macaanaa.
    Xasan Bayle iyo Faduun
    Cabdi Faarax iyo Zamzam
    Fu,aad ilkacase iyo faduun

  • @asraraliabdouasraralikine7788
    @asraraliabdouasraralikine7788 5 лет назад +3

    Mashallah nice song by habad and faiza!!! Very nice voice🌹🌹🌹🌹

  • @mounahousseinmoussa704
    @mounahousseinmoussa704 Год назад

    Canada Amérique vive djibouti

  • @hamzemouminhassan1539
    @hamzemouminhassan1539 5 лет назад +1

    mes artiste Djibouti vive💘

  • @nassererictube5632
    @nassererictube5632 5 лет назад +1

    Je cherche cette chanson very good thank you #habad et faisa

  • @mirandadadiriyeh9389
    @mirandadadiriyeh9389 4 года назад

    Faysa xarbi iyo shacabka ku tabey. Xabad muse colade salam sare.

  • @bouhhibo3367
    @bouhhibo3367 5 лет назад +1

    Mancha allah djibouti artiste

  • @Dugsiiye2002
    @Dugsiiye2002 5 лет назад +10

    Wee qofkii afraad baan ahay Ee view gareeeya Habad iyo Faiza

  • @Mudan-
    @Mudan- 5 лет назад +2

    Woow habad iyo faaisa ❤

  • @bisharabdiaziz1176
    @bisharabdiaziz1176 5 лет назад +1

    Wow lagama shekeyn karo m.a

  • @zakosmoneymaker1793
    @zakosmoneymaker1793 5 лет назад +1

    vive habad et faisa

  • @housseinali2425
    @housseinali2425 5 лет назад +1

    very good faisa iyo habad

  • @mohacanogeel10
    @mohacanogeel10 5 лет назад +3

    #Habad_Legend

  • @husseinanfari2397
    @husseinanfari2397 5 лет назад +3

    Fadlan fayca ha la i radiyo waan ogahay in ay Canada joogto lakin meel aan kala xidhiidho ha la i sheego

  • @abdirazakaden808
    @abdirazakaden808 4 года назад

    Still 2020 stay at home convid 19 kama dalo je aime mon pays

  • @abdallahnasro6836
    @abdallahnasro6836 Год назад

    1:46 1:47 1:48

  • @xasanidirisducaale1664
    @xasanidirisducaale1664 3 года назад

    Heestani waxa haray uqaaday Faduun Ducaale nin kale Hadana waa Xabad Muuse Iyo Saynab Ducaale

  • @HARGEISAH
    @HARGEISAH 5 лет назад +3

    #Habad Legenda and #Faisa the only #Geenyo

  • @zakiabdi6144
    @zakiabdi6144 5 лет назад +1

    3 July min soo Hadley like igu qabta😉 gacltoyaal

  • @roblefilsan8126
    @roblefilsan8126 5 лет назад

    Weel done fanintenaa so nolowsiya heesehenee dhaxee

  • @radwanmireh2076
    @radwanmireh2076 5 лет назад +3

    legend habad and faiza well done guys

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama 4 года назад +1

    *Origanlka heestan waxa iska leh FARTUUM DUCAALE IYO HASSAN BAYLE*

  • @garaadqalinle8027
    @garaadqalinle8027 Месяц назад

    Ogoow markii heestu dhamato ayeey dib iska fahmayan gabadhana lacag baa loo labayaa

  • @garaadqalinle8027
    @garaadqalinle8027 5 месяцев назад

    Ruwayadi dheeylo jecel ayeey ka mid ahayd heestaan dadka 2024 arkayoow iska seexda

  • @rahmahassan1500
    @rahmahassan1500 5 лет назад

    Wwwww habad jiro joge 😍😍😍

  • @kadq7800
    @kadq7800 3 года назад

    Habad mouss 👌🏼

  • @raxmarose7122
    @raxmarose7122 5 лет назад

    wooow hesse igdha mulada fananitata galiga

  • @apdirahmanapdilahi2808
    @apdirahmanapdilahi2808 Год назад

    2023 ayaan dhagaysanaya hees xazuz igu leh

  • @oubahitosqali4717
    @oubahitosqali4717 5 лет назад

    Mashallah Faiza iyo xabad nolada

  • @mounamoussa8474
    @mounamoussa8474 5 лет назад +1

    Mascha allah bonne fete independence.

  • @abdouibrahimdaher3894
    @abdouibrahimdaher3894 4 месяца назад

    Qui avait chanté l'original?

  • @somaligang5319
    @somaligang5319 5 лет назад +4

    Woow msha allh ciise madobe slnsre

  • @abdirazakaden808
    @abdirazakaden808 5 лет назад

    Masha allah habad and foziya

  • @mahadnuur6177
    @mahadnuur6177 3 года назад

    Heesta cidi hore uqaaday maxad usheegi weyday bilaa dhaqan

  • @marshmellbh6976
    @marshmellbh6976 5 лет назад

    Habad Mouse 💞 Cod 💯💯

  • @geishafemmefeminin5951
    @geishafemmefeminin5951 5 лет назад

    Fayza cod dahab leh ❤❤❤❤❤

  • @KhadijaAden-hx3bi
    @KhadijaAden-hx3bi 4 месяца назад

    ❤❤❤

  • @ayanemohamed307
    @ayanemohamed307 3 года назад

    Olalala Habad

  • @sheekhmaxamadshaafi7563
    @sheekhmaxamadshaafi7563 3 месяца назад

    Waxaan odayaashaa sheegta. 😂😂😂😂😂😂

  • @ayaanmaygaag1761
    @ayaanmaygaag1761 3 месяца назад

    Ninkasto malqabena wan salamaya 😂

  • @xasanidirisducaale1664
    @xasanidirisducaale1664 3 года назад

    10/05/2021 (M) Isniin

  • @asmacabdi9296
    @asmacabdi9296 5 лет назад

    Dadkygii 😍😍😍😍😍

  • @MashiidiyoScd
    @MashiidiyoScd 4 месяца назад

    Waaaw

  • @mahamadhassan8569
    @mahamadhassan8569 5 лет назад

    Wooooow Mashallah

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 5 лет назад

    🎆🎆🎆👏🏻👏🏻👏🏻nolada

    • @hodanaden407
      @hodanaden407 5 лет назад

      Waberi wa khaniis hablo iska ilaaliya.

  • @MunaYusuf-c1p
    @MunaYusuf-c1p 2 месяца назад

    From mine😂

  • @sultanabdirahman186
    @sultanabdirahman186 2 года назад

    Tan oo kale dhilaa la dhaahaaaa

  • @aminahmed9941
    @aminahmed9941 4 года назад

    Qarami

  • @asaddeeqdheere9402
    @asaddeeqdheere9402 5 лет назад

    oohinta ihihihihihihihih ihihihihihihihihihihiihihihih