AbdinUr Allaleh iyo Habiba Abdillahi BalBalaf Hesstii Gahira

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 137

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 года назад +15

    Maxaa hees macaan ina soo martay iyo faanaaniin aan caadi ahayn Alloow ku naxariiso habiba abdinuur 😭😭🤲🤲

    • @مأجي-ز8ض
      @مأجي-ز8ض 2 года назад +1

      waxan badhaaciska ah miyaa hees ah wllhi illahay baa been u sheegtay
      ereyadu ma xuma lkn cod waa ka dhinteen

    • @yasminmohames1922
      @yasminmohames1922 Год назад

      Absolutely 2023 kac jacel ukac bay dhegestan ayan darana 🤲🤲🤲🤲🤲🔥🔥🔥🔥🔥🥰🥰🥰🥰🥰👏

  • @faizam523
    @faizam523 4 года назад +8

    Alaya raxma raximiin laba fanaan oo waaweyn oo dhawaan inaga geeriyoodey baa iiga muuqda videogan. Musigeystihii iyo mulaxamistihii waaberi Da'ud Ali Masxaf iyo boqoradii codka macaaneyd Habiiba balbalaafi, ilaahay labadoodaba naxariistii jano haka waraabiyo iyaga iyo intii islaam ahba. 🙏Amiin😪😪 Ax geriyey xishood la' .

  • @asilamoha4247
    @asilamoha4247 3 года назад +12

    Habiba abdilahi balbalaf ilaahow ku naxariiso 😭😭😭😭

  • @goumanehmoussa3975
    @goumanehmoussa3975 2 года назад +8

    Allah yarhamou une icône de la République de Djibouti une star hors norme avec la légende Djiboutienne Abdi Nour allaleh long vie a toi très belle chanson que je cherchais ya longtemps

  • @jalbisgeelqaad984
    @jalbisgeelqaad984 Год назад +2

    2023 ,02,27 mon day yaa ila daawanaya cajiib xabiba alle haw naxariisto abdi nur long life insha alah

  • @Saytuun-ml2di
    @Saytuun-ml2di Год назад +1

    Cajiib cajiib murti misaan iyo mugleh ❤hees xasuus bay igu leedahay /31 3 2023 abinun alaale iyo xabiibo balafbalaf💯🙏

  • @Hibosamiiraxilwa-zy2wm
    @Hibosamiiraxilwa-zy2wm Год назад

    Waaw cabdi.nuur,alaale wxaa saa hees lga dhahaa xpipa balbalaaf allaha u naxariis to 2023yaa,ila dwadee

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 2 года назад +9

    ALLAH WARHAM FANANDIWEYNE HABIBA BALBALAF ALLAH ACCUEILLE AU JARDINVALLEY FIRDAWS HAALAH KAWABIRO GABRIGA WASSAR HOUGA DIIGO TOWGAKEIGII JANNOHINGAAS RODAARIANEE AMINE ALLAH

  • @hodannoor7459
    @hodannoor7459 4 года назад +7

    ILàahay ha u naxariisto xabiiba Cabdilaahi Balbalaaf 😭

  • @Adenchireh-mf6kp
    @Adenchireh-mf6kp 6 месяцев назад +1

    Habiba cadey une vrai djiboutienne combiné avec Abdi Nour un infâme de la culture djiboutienne 😊

  • @faizamohomed3271
    @faizamohomed3271 6 лет назад +5

    Waa asalkii heesta qaahira iyo fanaaniintii hore u lahaa. Abdinuur iyo habiiba.💟

  • @yasminmohames1922
    @yasminmohames1922 Год назад +1

    maalin khamiisa 16/3/2023 sacada 1:11 pm Australia qld jawi dagan aun xabiibo 🥰🥰🔥🤲🤲🌹🌹🌹😍😍🤗💋💋

  • @cabdiciisecajuun2317
    @cabdiciisecajuun2317 5 лет назад +4

    Anagaaa Qaahira joogoo waameel ilaahay uuni ogyahay iyo inta joogta waan jeclahay laakiin heestan

  • @SimanDeeqa
    @SimanDeeqa Месяц назад

    Waxbaa kuu qorsana Maxa Ii qarsoona miyaa la ila kaa qabay
    What a song am watching August 2024❤

  • @neimanouramoussa9282
    @neimanouramoussa9282 4 года назад +2

    Illhy haw naxaristoo yaa raabi janada ka warabi😥😥😥😥

  • @Adenchireh-mf6kp
    @Adenchireh-mf6kp 6 месяцев назад

    Qu Allah le tout miséricordieux l accueille en son paradis éternel

  • @Abdijalils
    @Abdijalils 7 лет назад +4

    Wn jclhy hestan Alale iyo Balbalaf 😍 Hadda wxaa gadaal kaso qaaday AminaAfrica iyo AJ 👌

  • @abdobarreh1347
    @abdobarreh1347 7 лет назад +9

    cette chanson a marque l histoire de notre pays RDD dans les annees 80 top en top sur la scene nationale depuis et toujours vivante dans le milieu culturel ( qaahira) entre abdi nour allaleh et habiba abdillahi

  • @yonisabdillahihersi-zn4dc
    @yonisabdillahihersi-zn4dc Год назад +2

    Ina lilahi rajacun

  • @abdimalikmohamed2583
    @abdimalikmohamed2583 4 года назад +3

    Allaha unaxariisto xabiiba balbalaaf

    • @hodannoor7459
      @hodannoor7459 4 года назад

      Amiiin yaa Allah ILàahay ha u naxariisto

  • @timoibnumahad6126
    @timoibnumahad6126 3 года назад +1

    Cabdi nuur Laga yab yaa ila dawanaya 2021😃

  • @Adenchireh-mf6kp
    @Adenchireh-mf6kp 6 месяцев назад

    Des vrais djiboutiens au sens strict du terme

  • @salahkooreeye4171
    @salahkooreeye4171 6 лет назад +3

    waa hees aad u macaan ereyadii abwaankii weynaa AUN IBRAAHIM -GADHLE.

    • @kenendidrhubesh3784
      @kenendidrhubesh3784 6 лет назад +3

      Waa ereyadii abwaan Aden Diiriye aun. Taarikhda been haka sheegin sxb

  • @leilaamar8056
    @leilaamar8056 Год назад +1

    Elle a eu une belle morte , Allah lui a prévenu Qu'elle allait partir et était prête pour l'autre monde toute joyeuse elle multipliait les bonnes actions. La chance d'avoir cette belle relation avec Allah

  • @AhmedAhmed-tx6dj
    @AhmedAhmed-tx6dj 5 лет назад +1

    Maxaa ka khaldan Siidi Cali Winki?. bal u fiirsada wey eegayaan ama la hadlayaan,xataa Odeygii Daa’uud wuu iscelin kari waayey oo gacantuu ku taagayaa.look like his not matching other bands. There are three legends; Alaale,Daa’uud and Mrs Ballalaf. Viva all.

  • @mustafelamo
    @mustafelamo 4 года назад +1

    Inta 2020 daawanaysa like isku muujiya

  • @Adenchireh-mf6kp
    @Adenchireh-mf6kp 8 месяцев назад

    Une vraie djiboutienne ma moyo c étais la tante de mon pere

  • @abdiidris2332
    @abdiidris2332 6 лет назад +3

    Vive mon Pays natal, k Dieu t protege.

  • @timocadecade9781
    @timocadecade9781 4 года назад

    alla how naxariisto xabiiba jabuuti ayey shaley ku geeriyoote 23_6_2020

  • @Dhabbar-xamar
    @Dhabbar-xamar Год назад +2

    Erayadii Abdi qeys

  • @najmamohamud3396
    @najmamohamud3396 4 года назад +3

    Qurux & Kalgacalkii
    lama qoma sharafto
    Qalpi An Ku nici wali
    qalad laguma sheegee

  • @salahkooreeye6350
    @salahkooreeye6350 5 лет назад +1

    Hees qaali ah kana mid ahayd riwaayaddii JACAYLKAAGU QAAHIRA MA QUDBI BUU KULEEYAHAY. Ereyadii IBRAAHIM GADHLE.

  • @Adenchireh-mf6kp
    @Adenchireh-mf6kp 6 месяцев назад

    Une fierté exemplaire

  • @liluzilil6710
    @liluzilil6710 7 лет назад +2

    alalay abdi nour iyo Balbalaf nic talent

  • @samsamjama144
    @samsamjama144 20 дней назад

    Au beau temp

  • @nefertaryminato788
    @nefertaryminato788 2 года назад +1

    Allah yarham

  • @ayanlehhassanali
    @ayanlehhassanali 3 года назад +1

    Abdi nour allaleh iyo AUN Habiba Abdillahi balbalaf

  • @hawaabdullaahi2516
    @hawaabdullaahi2516 4 года назад +4

    Allahuma yarxamku amiin yaa rabi

  • @Adenchireh-mf6kp
    @Adenchireh-mf6kp 5 месяцев назад

    Une chanson k ali mirah kassim et d autres évitait

  • @HalimoAbubaker
    @HalimoAbubaker 4 месяца назад +1

    ALLAHA YARHAMA 🦵 🦿 🍗 🦵 HABIBA ABDILLAHI ALLAHA ACCUEILLE AU JARDIN VALLEY FIRDAWS ♥ ✨ 💖 💓 💕 💗 ♥ ✨ 💖 💓 💕 AMINE ALLAH YA RABBI ALHALAMIN ALLAH AKBAAR SCW SCW SCW SCW SCW

    • @HalimoAbubaker
      @HalimoAbubaker 4 месяца назад

      ❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢

  • @osmansheekh6779
    @osmansheekh6779 4 года назад

    Djibouti ismacil omer geele waaa halka laga cuney beesha hawiye carta iyo Cali mahdi

  • @saadoyaar8267
    @saadoyaar8267 7 лет назад +1

    masha allah xidigta jabuuti xabiba cabdilahi balabalaf

  • @ahmedhassan4993
    @ahmedhassan4993 4 года назад +1

    Masha Allah Abdinour iyo Habiba

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 4 года назад

    Waa kuwaa Somalia Jabuuti waa Shacab runta ka heeysaa

  • @kalidmohamed9316
    @kalidmohamed9316 4 года назад +1

    Run ahaantii waa heesaha aadka uqaaliga erayadii ibrahim gadhle

  • @fatumaabdulallhiheesigadeh4958
    @fatumaabdulallhiheesigadeh4958 7 лет назад +8

    hestan waxan arkay iyodo LA so cusboney siye o nolaga digayo hees cusub

    • @kadraatteyeh4712
      @kadraatteyeh4712 5 лет назад

      Fatuma Abdulallhi hees iga deh hestan wa 1982

    • @gabileyboy1515
      @gabileyboy1515 5 лет назад

      Tan laftigigeedu waa la cusboonaysiyay oraginal ku wuu foga lkn labadan fanaan uin baaa qaada

  • @cabdilaahiciise4266
    @cabdilaahiciise4266 2 месяца назад

    6 20 2024 iyo 22 11 2022 malamo xasuus mudan

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 4 года назад +1

    Walal Daud Cali Masxaf waa kaa sidaa electric quitaarka imagin

  • @ubaxcabdirsaaq7606
    @ubaxcabdirsaaq7606 7 лет назад +6

    Qaybti shalayto kaqawaday hawenkuye oo qarabadiyo yaa yidhi mel ha qabanina wa qodob sualei inta ayan ka helay

  • @ADENADEN-ln4mp
    @ADENADEN-ln4mp 3 месяца назад

    Ma tante maternelle habiba cadey iyo abdi nour un duo d enfer plus k garou et celine dion

  • @mohamedhassen733
    @mohamedhassen733 3 года назад

    I am in Cairo.

  • @cabdikarimofficial4689
    @cabdikarimofficial4689 Год назад

    Shalay mise maanta

  • @yonisabdillahihersi-zn4dc
    @yonisabdillahihersi-zn4dc Год назад

    Wuxu qoran yahya coran Nisa xeer qosku Mohamed rasuul eebe khaldina ?

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 5 лет назад

    Walal Daud Cali Masfax caadi maaha waa kaa

  • @billanabdi3067
    @billanabdi3067 6 лет назад +2

    Ilove song

  • @ADENADEN-ln4mp
    @ADENADEN-ln4mp Месяц назад

    Ce mr n a pas de chance ma tante l a vire et puis ma tante maternelle de q6
    Mais c unvrai djiboutien il va trouver une belle djiboutienne

  • @abdifatahmohamed4401
    @abdifatahmohamed4401 6 лет назад +3

    Qayayaabay aniguye jacaylkaagu qaahira qudbi miyuu ku leeyahay hees iga dheh

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 3 года назад

    OLD ABDI NUR?

  • @abdiqani6208
    @abdiqani6208 6 лет назад

    Waa hees wanaagsan wana la soo cusboonaysiya

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 5 лет назад

    Waakaa walal Duud Cali Masfax bal eeg walal

  • @waranjacyl2332
    @waranjacyl2332 2 года назад

    AUN HabiiBa BalBaLaF iY0 DauuD ALi MasXaF😰

  • @mandeklucas9101
    @mandeklucas9101 3 года назад

    Belle chansons

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 3 года назад

    Wearing white suoit??

  • @abdidahiradandirie17
    @abdidahiradandirie17 Год назад +1

    Respectfully

  • @ADENADEN-ln4mp
    @ADENADEN-ln4mp Месяц назад

    C ma tante maternelle habiba cadey

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 5 лет назад

    Bal eeg walal Duud Cali Masfax

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 5 лет назад

    Duud Cali Masxaf walal

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 5 лет назад

    see the greater Dauud Cali Masxa Somalia sir inta Madaxweyne Maxamed Ismacil Cumar Geele waa kuwa Somalia wal kuwa walal

  • @mandeklucas9101
    @mandeklucas9101 3 года назад

    👍👍👍

  • @abdiidris2332
    @abdiidris2332 5 лет назад +1

    Vive edo habiba k Dieu t protege

  • @crisaaqgeedi9049
    @crisaaqgeedi9049 4 года назад

    Bien veni

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 5 лет назад

    Walal Somolia was kuwaa xasuus badan walal

  • @luqmaansheekh7890
    @luqmaansheekh7890 Год назад

    Y

  • @luulqalanjo2100
    @luulqalanjo2100 7 лет назад

    Fatuma abdulahi kulamidan ahay

  • @arashiidmaxamedcolow1070
    @arashiidmaxamedcolow1070 3 года назад

    Kkk

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 5 лет назад

    Cajiib walal Daud Cali Masfax bal EEG daawo

  • @mawliidaadan6682
    @mawliidaadan6682 3 года назад

    Waxan ka helaa Qayayaab

  • @SaidIssak-d6w
    @SaidIssak-d6w 6 месяцев назад

    Waryaa dadka jabuuti waa dad maskaxayin loo haysto nammaantood waxay wax ku qorayaan faransiis wallhi hadaad saas ku sii socotaan 50 ka dib qof afsoomaliga yaqaanba waa laydinka waayaya

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 5 лет назад +1

    See wal Cali masxf what is he

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 Год назад

    Heestaan waxeey dadka tustay in fanka jabouti Culus Yahay, Fanaaniin Cajiibana haystaan, Anniga ahaan heestaan. Waan ka Dambeeya.

  • @mahmoudawil9298
    @mahmoudawil9298 4 года назад

    Qalad Laguma sheegeeeeeeee

  • @abdoukarimdjamayonis765
    @abdoukarimdjamayonis765 Год назад

    Ibrahim gadhle ayaa midhaha le

  • @shucaybcismaanibraahimxabi3610
    @shucaybcismaanibraahimxabi3610 5 лет назад

    Erayada heesta yaa laha

    • @hanaqaadtube1461
      @hanaqaadtube1461 5 лет назад +1

      Aaden Diiriye AUN

    • @ismailwadour9510
      @ismailwadour9510 4 года назад

      @@hanaqaadtube1461 abwaan ibrahim saleban oo rer jibutiya yaa laha ereyada waxayna heeskani ka mid aha ruwayadii taariikh malee aan talaalno jacaylka

  • @omarabdi7906
    @omarabdi7906 5 лет назад

    commonly

  • @mahaabdullah2741
    @mahaabdullah2741 4 года назад

    جيبوتي

  • @yaxye122maxamud2
    @yaxye122maxamud2 3 года назад

    Waan bogey qiyamax

  • @salahkooreeye4171
    @salahkooreeye4171 6 лет назад +1

    cabdinuur Allaale fanka aad buu u jecelyahay laakiin waa fannaan aad u cod xun, isagaana qirtay inuu cod xunyahay. Haddii uu soomaaliya joogi lahaa ma soo baxeen.

    • @kaltoumwaiss2763
      @kaltoumwaiss2763 5 лет назад +4

      Dalkiisi ayu jooga abdi nour alleh waa fanaan weyn oo rer djibouti oo dhan jeclyihin aad iyo aad uu cood macan. Vive notre grand chanteur djiboutien your are talent

    • @mohameddahirabdulkadir4014
      @mohameddahirabdulkadir4014 5 лет назад +1

      Abdinuur Allaalle Oo Ah Macalimiinta Fanka Looga Daydo Maad Cod Xumo Ku Tilmaantay? In Ka Badan 500 Oo Hees Buu Kaligii Qaaday Waana Fanaanka Ugu Heesaha Badan Haddaba Ma Qof Cod Xun Baa 500 Hees Lagu Aaminay Walaalka Iska Baro Ninkaan Waa Waynka Fanka Looga Dambeeyo

    • @kaltoumwaiss2763
      @kaltoumwaiss2763 5 лет назад +2

      Med khadar uu sheeg mislinkinkan abdinur aqon buu aheyn

    • @mohameddahirabdulkadir4014
      @mohameddahirabdulkadir4014 5 лет назад +1

      Kaltoum Aqoon Badan Buusa U Lahayn Ee Ha Iska Barto Abdinuur Meel Uu Soo Istaagay Ragu Waa Ka Kala Dhuuntaa Ilaa Maantadan La Jooogo

    • @kaltoumwaiss2763
      @kaltoumwaiss2763 5 лет назад +2

      Haheey illahay ha iska dayo abdi nour alleh wa fanaankeygi weyna jiir oo joog cadowga ha jaabo

  • @omarabdi7906
    @omarabdi7906 5 лет назад

    cumar cumar cumar cumar can CBS's very van BC xxxx his name

  • @mohamuddahir8718
    @mohamuddahir8718 4 года назад

    O8

  • @faadumosheekh6899
    @faadumosheekh6899 4 года назад

    Ko

  • @emimoudemi7027
    @emimoudemi7027 3 года назад

    Elmi moud elmi

  • @farxaanjaacuur3308
    @farxaanjaacuur3308 2 года назад

    Seecamsl

  • @buunimahamedyusuf2802
    @buunimahamedyusuf2802 6 лет назад

    ooou

  • @omarabdi7906
    @omarabdi7906 5 лет назад

    xxxx his name

  • @khalidmaxamed289
    @khalidmaxamed289 3 года назад

    𝐴𝑛𝑎 𝑘𝑎𝑎 𝑞𝑎𝑡𝑜𝑜𝑚𝑜 𝑞𝑎𝑦𝑑ℎ𝑖𝑛 𝑖𝑦𝑜 𝑏𝑖𝑠𝑎𝑦𝑙𝑏𝑎𝑛 𝑤𝑎𝑑𝑎 𝑞𝑎𝑎𝑑𝑎𝑛 𝑤𝑎𝑎𝑦𝑒

  • @nefertaryminato788
    @nefertaryminato788 2 года назад

    Allah yarham

  • @ubaxcabdirsaaq7606
    @ubaxcabdirsaaq7606 7 лет назад +2

    Qaybti shalayto kaqawaday hawenkuye oo qarabadiyo yaa yidhi mel ha qabanina wa qodob sualei inta ayan ka helay