Alle ha u naxariito mamo khadra dahir cige iyo da.uud Cali masxaf laba qof o isxadhka fahma ayay ahayeen tow Somali masoomari doonaan janadul fardowsa alle ha geeyo aamiin
xaaji farah omaar bro heesta yaa alifay ma taqaan al fanan huryo ale ha u naxaristo ameen mida kale waqooyiga sow meeshii abwaanada maaha ale ha dhowro
2014 xasuus gaar ayey ii leedahay dugsiga markaan dhiganaayey ayaan waxa uu ahaa dugsigeygii bording school ama school jiif leh oo schoolka lee la joogayaa balse waxaan heclaaday will an sbo noqonay habo yartii da ahaan wax yar iga weyneed lkn muqaalka guud waxaan ahaan qof oyada ka weyn waxaan xariif ku ahaa curinta qoraalada gàgaaban ee jaceylka farshaxaniiste waan ahaan iyada yar kle ayey jacleed aniga ayey iga cod san jirtay hadi yahada ay u geeneyso in aann u raaciyo war qado ku xar dhan magacisa mudo mara qar sanaayey ayeey magaalada iga tagtay mar key baxday ayaan u dulqaadan waayey maq nana shaheeda dadib ayaan u sheegay
Bro sidaa mahin ee badanka commentiga waxa laga baxsha uun fananka ama fananada qadaysa heesta Ama Ereyada heestu waxay ka hadlayan Marka cunsurnimo nagama ahe waxan iskala qabsanay inan ku kobnano heesta Iyo fananka qadaya.
Midhaha heesta waxaa lahaa Alle ha u naxariistii abwaankii weynaa ee CABDI CALI WEYD oo ku geeriyooday isagoo 37jir ah Alle ha u naxariistee Naaxiyadda ciddii saartay waxa aad soo waydiin doontaan maamo Khadar Daahir oo Hargeysa haatan ku nool.
Alle ha u naxariito mamo khadra dahir cige iyo da.uud Cali masxaf laba qof o isxadhka fahma ayay ahayeen tow Somali masoomari doonaan janadul fardowsa alle ha geeyo aamiin
Aun maamo khadra boqoradii jacaylkaay kuma ilaawi doono isniin 12.2.2024 jig jiga University ❤😢
Heestan waxaaa dhageesanaya 4:40 habeenimo sanadka 2023 ayado xaaladaha aduunka iga wada qaldanyihin wax walbana sidaan rabo ii noqo la yihin 😢yaaa rabi ii hagaaaji nolosheyda 😭
Aamin Insha Allah nafta khayr usheeg walal waxwalba way hagaagi.
Wad kabixi wll samiir 🥺
Allh naxariizti janatul firwadza haka waraabiyo 😭 aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen maamo khadra daahir cige mother of love 💕
Markuu seexdey aadmigu! We will NEVER tired your wonderful and spritual voice🗣
Allah yarxamak Mam khadra 😢
Listen my youth years while in school 1977.may Allah swt forgive her shortcomings and admit her to his infinite bounty.
maansha allah heestan waxaay ka mid tahay heesaha lagu xasuusan doono fanaanadii weynayd ee khadra daahir cige yaa salaam waxaay tahay fanaanad fankeedu ammaan mudan yahay by abwaan mudiir shevodinio mohammed
Shevodinio Mohammed Ahmed wataa maaanta lagu xusuusty zxp hanpalyo
Ilaahow ku dhawr habaryar
Khadra dahir cige
Laxankii Siciid Harawe,
Ereyadi Cabdi Cali weyd
Abtigay Abw Cabdi Cali Wayd IHUN
maamo khadra daahir cige rabi haku xafido wxa thy halk fanaan aan jeclahy mar walba ❤️❤️❤️❤️ inan kula kulmo waa riyadeyda I.A
waaaaw afkaga caano lagu qabay heestani xasuus qaali ah ayay ixasuusisa noolw khadra mamo
mamo khadra nolow
Inanimadu yaab le adkayso saw isman odhan. 😢
Hooyo qadro raahir cige illaahoow cumrigaaga dheereey aamiin 🤲
Amiin
erayadii abwankii wayna jilagii caanka aha rabi naxaristii jano howgu deeqe abwaan huryo iyo codkii inanti codka taloomanayd khadra dahir cige allyacisak
cabdi cali waydo curiyay erayada oo isla waqooyi somalia u dhashay
Cabdi cali wayd ayaa leh
Waa ereyadii abwaan Cabdi Cali Wayd iyo laxankii Siciid Maxamed Xarawo 2 allah u naxariisto. Waa hees ay qaado heestii u horaysay Khadra Daahir Cige Khdra Dhool. Dhiiga cad ayay kordhiyaan heesaheeda badsada dhalinyaro. Mahadsanidiin
Heesta waxaa sameeyay abwaan hure oo jeclaa waagaa qadara waxeeyna jogeen djabuti oo eey ruwaayay ku qabaa yeen qadra waagaa waxeey jecleed axmad ali cigal
khadra dahir cige hoya di jacaylka somaliyed inolow mamo
alla waqtigii heesaha aan baranayay heestan wan jeclaa iyo markii jacaylku ihelay kalabayr bari somalia
Hooyo qaali ifka hobi ku noloow akhirna Janno maama love you adiga iyo reer somaliland o dhan
Still listening 2024
Still listening 2024😢
Xaalada aan hada ku suganahey.
Alle naxariistii jano hakaa waraabiyo .
She's talented and incredible voice.
Allow ku naxariiso akhiro iyo aduunba wan jeclhy fananitii hore😍😍❤❤
Erayadii Abwaan Cabdi cali weyd iyo Laxankii Siciid Xarawo
wlhy qoftaan inaysan somali kadhalanyeyn wayo waxaan waxayba ku hadlaysa ereyo wacan iyo hawraar sare afkaaga caano lagu qabo
xaaji farah omaar bro heesta yaa alifay ma taqaan al fanan huryo ale ha u naxaristo ameen mida kale waqooyiga sow meeshii abwaanada maaha ale ha dhowro
Somali yaa ka jinsi iyo dhaqan fiican?
Ninka ciyaartiiz isoo jiidaytaye heesta asaa shidaye🕺🕺🕺😅🐅
It's so funny wallal 🤣🤣😂
waa jeclahay khadro daahir caadi ma aha heesaheeda
Afka kama cadeyn karo ergana uma diran karee cashaqu ogeysiis maleyhy😢❤
2014 xasuus gaar ayey ii leedahay dugsiga markaan dhiganaayey ayaan waxa uu ahaa dugsigeygii bording school ama school jiif leh oo schoolka lee la joogayaa balse waxaan heclaaday will an sbo noqonay habo yartii da ahaan wax yar iga weyneed lkn muqaalka guud waxaan ahaan qof oyada ka weyn waxaan xariif ku ahaa curinta qoraalada gàgaaban ee jaceylka farshaxaniiste waan ahaan iyada yar kle ayey jacleed aniga ayey iga cod san jirtay hadi yahada ay u geeneyso in aann u raaciyo war qado ku xar dhan magacisa mudo mara qar sanaayey ayeey magaalada iga tagtay mar key baxday ayaan u dulqaadan waayey maq nana shaheeda dadib ayaan u sheegay
Abwaan sameeyey iyo inanta qadeysaaba waa ciidagale salaan sarre Saldanadii from Puntaland
Abwaanku maaha
Abwaankii sameeyay wuxu ahaa AHUN cabdi cali wayd
waanu ka qaadney
Who’s stil listening in 2019❤️❤️❤️
Listening 2020 ❤️❤️
Me 2022 e adi manoshay
We are here in 2023
Listened first time around 1988. And listening in 2023.with alot of nostalgia
2016
Can't stop listening my favourite song
halka heysan jacelahay waye qadro cimri dheer iyo cafimad mama
Llorente Swagger ameen ameen
J aime cette chanson de madame kadra dahir
ow 2018 dhageysi wcn like igu qabta
Ilahy haw naxriisto khadra daahir cige 😢
Ameen
waxaan soo xususta beri meel jacayl igu kalabayr beri ayaan dhegaysan jirey heestan caadi maha
Who listening 2023
Ilaahow ku naxariisT0 hapo
Inanimadu yaable 🥲
Ragow hablaha halo jilco
Way beer jilicsan yihiine 🥰🥰
Hye wll qalbiga I xanujise 😭😭
Waa shiikh abukar shekaale
Allh haw naxristo 😢❤
2021 iyo hooyadi jacylka qiiro
𝗠𝗮𝘁𝗵𝗲𝗿 𝗼𝗳 𝗹𝗼𝘃𝗲 𝗸𝗵𝗮𝗱𝗿𝗮 𝗱𝗮𝗮𝗵𝗶𝗿 𝗘𝗴𝗲👏❤️
Best songs 🎵 ♥️ for ever my favourite this song
Fadlan ruwaayadii heestan ku jirtay ii sheega ??
Ereyadan jacayl ha moodina ee si qoto dheer u dhuuxa bal maamo khadra daahir ilahay hau naxaristo iyada iyo abwan cabdi cali weyd oo ereyada laha iyo siciid harawo oo laxanka laha
Ilaahay amarkii heestaaan waan iska jeclahay 💖💖💖💖
Khadra dahir illahey naxariista janno haka warabiyo Amiin yarabi
Amen 🙏 ya rabi
Ismuujiya cid igadanbeysay 24/07/2022
Ayan dhageysana
What a voice masha Allah maama
Alaha unaxariisto danbigeedana alaha dhaafo
12/6/2020 inta ilaa dawanaza like ta afka kama cadayan karo cirka na uma jeedayn kare caashaqu ogaysis ma leeyahay🤗💖💖💖😍💫❤
Still 2017
Comments ayaan aqriyay waxaaan ka waayay hal qof oo Credit siiya ama xusa Al-Ustaad Daauud Cali Masxaf AUX runiii wuxuuu ahaaa Nin Fanka somalida mar sooo maray Lkn Somali cunsurinomo ayaaa halkaaas gaysay
Bro sidaa mahin ee badanka commentiga waxa laga baxsha uun fananka ama fananada qadaysa heesta Ama Ereyada heestu waxay ka hadlayan Marka cunsurnimo nagama ahe waxan iskala qabsanay inan ku kobnano heesta Iyo fananka qadaya.
A very favourite of mine ❤️❤️❤️❤️ now and always May Allah have mercy on her soul
Heeso Macan Waberi legend
Sep, 14/9/2023 xusus alayaraxma mama khadra dahir
Waa mida cawada iiheystso afka kama cadeyn karo cashaqu ogeysiss maleyahey egubnimo xishood leh
Halkay wax kula maryan wl ma sheegaty jacaylka
mamo magaca ha jiro
Mahamed Buurco ameen ameen allahuma ameen adna ale ha ku dhowro
I'm still listening to the sweet song with you❤
04.09.2020 malin jimce ah xusus khadra daahir
Why nobody isn't mentioning James Brown ?
🤣🤣🤣🤣
The most imaginative and romantic song ever glorious
Waa Ereyadii cabdi cali weyd AHN.
AlLayaa raxmu raaximiin
Mom khadra daahir
Poqorada codka somaliyed
Heestaan ugu jeclahay heesaha Somalida. Noolow mama Khadra.
I love u mama khadro daahir 💖 💝 💝 💝
Waxan ku rajeyey cimri dheer iyo caafimaad hooyo macan codkaga iyo heesahaga waxay igusocdan sidi roobki ✅🙏💯✅🥈❤️❤️❤️❤️❤️✊🏿
Way dhimaty zxp Allah ha unaxariisto
Waa mahadansantahay walaale maana la socon iney dhimatay
ilahow Ahmed marwa diisa iga dhig yaa rabi
Eshcalaa hees caashaqu ogaysiis maleeyahy
waxaan
Xasuustaa wakhtigii uu jacayalku
i helay......
Sh abuukar niigada afrika 1980's markan jabuti buu joogey hadana minnasota USA
beautiful song
Allah yarxamah Raaximiin Khadra
Midhaha heesta waxaa lahaa Alle ha u naxariistii abwaankii weynaa ee CABDI CALI WEYD oo ku geeriyooday isagoo 37jir ah Alle ha u naxariistee
Naaxiyadda ciddii saartay waxa aad soo waydiin doontaan maamo Khadar Daahir oo Hargeysa haatan ku nool.
Ma reer Somaliland buu ahaa?
Armu ahaa C qadir xirsi yamyam
Caashaqu ogaysiis maleeyahay?
Mama qadra dahir 😍
waari may side wanaag ha kaa haro
الله يرحمه رحمه واسعه
Listening 2023❤
Khadra daahir haday noqotay afyeenka dumarka caashaqu hayo taa badalkeeda xaga ragga waa kuma afyeenku?
boodhari
Erayadii waa Cabdi Cali Weyd.
laxanku waa Siciid Xarawo.
Codkana waa khadra Daahir Cige aun.
Heeka waa awrkii Cirkaan arkoo
What a small world, I know her daughter!
Mama Khadro Rabi haku naxaristo, thee well Mamo😢
Saasaan kuwadaaaaa.sacabbadan hadiyado.yaayah saytahay.
2023 AUN khadra dahir cige❤
K hadra Dahir ciige love uh songs' '''
Khadro caadi mahan
Alayaraxmk khadra daahir cige 😭😢
wwww nice one the song of the khadra dahir
Allah u raxmado
Allah yarham ya rabi amen 🙏
Waanwadaayeeey kuwadaa
wwwwwww wlh waa hees aan aad ujeclahay
Who still watching this in 2019.
2022 ban dawanaya
Allah yaa raxma
CLASSIC
wow
❤❤❤❤
A legend missed greatly so very outstanding
afkaa kaa caaddaay cashaquu ogaysiis maleehhaa maamiiyaa khadro
Woow