Maamo Khadra Daahir Cige Ilaahay Naxariistii Janno hakawaraabiyo dhaxal aan duugoobin bay nooga tagtay, safarka marka aan ahay wax aan heesaheeda ahayn ma dhagaysto
Ruwayadan guriga umada Ee jibuti aya lagu dhigay. Gabadh Aan habra-wadag nahay Oo imika Sweden joogta aya laga hor buxiyay. Ka dib iyado oyaysa ayay guriga kuso laabatay, marki maxa ku helay lagu yidhina kulaha: ruwayadii Aan lagacta u urur-saday ba la iga hor buxiyay Oo sida baan khadra dahir ku seegay. In la sasabo ayay noqotay. Malinki ka dib khadra dahir inan xiseeyo ayan bilabay
@@hannad879 dhib male zxb waxa hada socdaaba marbu qarami noqon doona. Nin ba malin dhawayd iga qosliyay oo yidhi 2050, Faladagan ba qarami ahaan lo dhagaysan doona. Génération-ka 2000 wabad naga nasiib badan tihin xata wixi iniga horeeyay internet bad ka helaysiin. Wa fursad anagu anan hayn
alle haw naxariisto marxuumadda Heestan waxa alifay abwaan Huryo markii ay uga warantay Cabsho ay ka qabtay ahmed cali cigaal oo wakhtigaasi ahaa odaygeed kadibna heestan ayuu alifay huryo.
Eedaday macaan Khadra daahir cige alle hakuu naxariiso eedo .
Heestan yaa dhagaysanaya intii ay dhimatay kadib farta taag
Allaah Ha Idiin Naxariisto Khadra iyo Da.uud Aamiinn❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Maamo Khadra Daahir Cige Ilaahay Naxariistii Janno hakawaraabiyo dhaxal aan duugoobin bay nooga tagtay, safarka marka aan ahay wax aan heesaheeda ahayn ma dhagaysto
My mom used to love her songs may take her to jaanah fardoussa 😢😢
Yaa dhageysanaya heestan kadib markay khadra dhimatay 😪😪
Ilaahow u naxariiso waa 06/07/2022😭😭
Waa showgii 2005 d jabuuti
may dhimatayna
@@mohamudhirsi250is v7g h v 7gv b bh v hbbuvv b u uuuuggu u neub
Hapeenkii uga danbeyy aan glkacyo kuga qayilo ani Azxbteyad sergio najiib sakariye 😢 5 Dec 2024
Eryadii abwaan maxamed cali Kaariye
Iyo laxankii Daa'uud cali masxaf
Abdirisaaq dhamme daaud waa halka qof ee laga yabay laxankiisa
Huryo leh
Nolow tanay khatraaaaycaday yareey soodhawooow waxbadan hakuu ahaato waxa ugu wanaagsan weldown la ii Riyaaqay waxbadan qiimobadan qarancadceeddumaroo.mashaaaaaaaaalah yaaaaaaaaaaaaaaaah
Abwaan Mahamed ali kaariye abwaankii jacaylka Ee beesha sheekhaash ilaah ha u nacariisto
𝑎𝑑𝑒𝑟 𝑦𝑎𝑎 𝑘𝑢𝑦𝑖𝑑ℎ𝑖 𝑤𝑎𝑎 𝑘ℎ𝑒𝑒𝑘ℎ𝑎𝑙
Awoowe Maxamed Cali Kaariye waa Shiikhaal, lkn heestaan inuu leeyahay ma hubo@@sadaamNuur-od2ui
Naxariis waasaca Alle ha siiyo. dhammaan inta halkan ka muuqatee dhimatay, Khadra, Daa’uud.
Cimriga allaha ku barakeeyo hooyoo qadra Dahir
Walal weidimate allaha unaxaristo
Ruwayadan guriga umada Ee jibuti aya lagu dhigay. Gabadh Aan habra-wadag nahay Oo imika Sweden joogta aya laga hor buxiyay. Ka dib iyado oyaysa ayay guriga kuso laabatay, marki maxa ku helay lagu yidhina kulaha: ruwayadii Aan lagacta u urur-saday ba la iga hor buxiyay Oo sida baan khadra dahir ku seegay. In la sasabo ayay noqotay.
Malinki ka dib khadra dahir inan xiseeyo ayan bilabay
🥺😦
Yow wlhi sxp waqti aad soqarty
@@hannad879 haa alhamdulilah.
Hada wa la waynaday
@@sultanhufane1051 haa sxp lkin waxad tahay qof wax badan kuso karay sidayo kale 200 dashay matihid bro so say i.a
@@hannad879 dhib male zxb waxa hada socdaaba marbu qarami noqon doona.
Nin ba malin dhawayd iga qosliyay oo yidhi 2050,
Faladagan ba qarami ahaan lo dhagaysan doona. Génération-ka 2000 wabad naga nasiib badan tihin xata wixi iniga horeeyay internet bad ka helaysiin. Wa fursad anagu anan hayn
7 6.2022 ayaaye dhimataye khadra alle how naxariisto
Wahessihii nalagukacsha. ....wadankuna wali wadagi layahay....adánooroon.allahayoow
Alle ha unaxariisto
Ereyadii maxamed cali kaariye laxamkii daauud cali masxaf
Yaa dhagaysnya imika oo RUclips ku qoray maamo khadra dahir cige Raximalaàh allow kuu Naxariiiso like sii qoraalka
Ana dhagaysanaya 😊
Ilahy hku naxriisto hooyo fankii markad dhimatay bu god galay hooyo mxn fankaga jeclaa
alle haw naxariisto marxuumadda Heestan waxa alifay abwaan Huryo markii ay uga warantay Cabsho ay ka qabtay ahmed cali cigaal oo wakhtigaasi ahaa odaygeed kadibna heestan ayuu alifay huryo.
ada no roon allahow
Heestan waa deeqdii Khadra uga timi Maxamed Cali Kaariye IHN. Abwaan ku cidkasta oo jacayl asiibay waxa uu haa Hiil.
Aan ku saxo ereyada waxaa lahaa maxamed cumar huryo waxaa laga sameeyey khilaafkii khadra iyo cigaal oo ahaa qoys
Waa sax waxaa leh huryo
Waaryaadhaheen waar ninkaa Abdiweli Hassan ayaa idinka saxsan wuxuunbaad kusoo baraarugteen geeridii khadra ka dib markii uu ka sheekeeyey axmed saleebaan bide oo ku qaldamay curinta heestan inuu lahaa huryo laakiin se xaqiiqdu waa sidaa abdiweli sheegay
All time FV singer khadra dahir Cige mama Cimriga Cafimad Alle Hakugu Daro
Abwaanka nin culus ban arka
Ale ha unaxariisto mamo khadra saahir😢
Hees jeceel ah waxaa soo saari kara waa khadra iyo kuluc oo keliya
Fanaaniintii dareenka
Alle haku naxariisto❤
Haa mahaween ma naaaago dumaar layga soo dhawaystay waxbadan doowoo jeclaaday miyaa wacadala yarta
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Uguna jiraa ugunaqiimobadanahay haweendunaar absuttlyyyy yartayarta
AUN Khadra Dahir oo Shalay Hargeysa lagu aasay Allaha unaxariisto 😭😭😭 heeskaan waxay qaaday markay Ahmed Cali cigaal kala tageen waxayna kusoo gudbisay dhibkii ay tabaneysay.
ilaah hku naxaristo mamo khdra dahie cige
Allah ha u naxariisto Aamiin
Madhegeysto musig jani waa qiimodari.eeeeee buraanbur iyo tix iyo Nashiido bes
Allaha u naxariisto
Adaa ii roon Allahayoow
Heestan waxaa loola jeeday axmed maxamuud faarax oo golihii sare ka mid ahaa ragii maadigaa ka hadhay runtii maadigaa ka baqay
Mirihii m.c.kaariye laxankii abuukar goobe codka khadra daahir cige
Qiimo Qurux dumaaaroo ladaawado tilmaamo lagu ashqsraaaro dumaaar tii kujirtay dumaaarbadnaaaaaa.family
erayadii maxmed Cali kaariye
Erayadi Maxamed Cali Kaariye laxanki Goobe
Wlhi Xasuus Heesatini wa Heesihi MarqaanKa
Laxanka waxaa saara daauud cali masxaf
Heesta huryo leh
Wlh dareen ayey xambaarsan thy 😭😭😭😭😭
Thanks 👍👍👍
Ilaahay haw naxariisto
Aww.caano iyo Nabad.
Aaakhiroooo ku qaaatay janno.
10/10 bandhig
Yaa dhageysanyo heesta 2023
Axyaa Hees Caawa oo Kale Khadra Daahir Cige 4/June/2020
khadra dhool i love you
15 year ago ma nooshay hada sxip
Waa raayey5.
Ma Reeb Iyo Raaciba Raadkii Kaba Calaf Miyaa
Ereyadii maxamed cumar huryo
Cinwaan baa iga hor imaaday katirtira iga tirturaa janooo rabi hayga waraabiyeee
Khatraaaaqaran5.
Yyyyyyyy.
Dumarkiiii matantan khatraaay yar baa layiri dumaaarba waa tanoo qura.
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Tii kujirtay wadayar caddy yareey minyaro bahyareey yarta. Shaxshaxleeeey
❤
Kiin jamc maxa loola yaabaya
Ilaahay haw is
Baaan ahay.family
woow
Hadaan raaskuba dagayn xageen Ku raacaya
👋
bal fiirii heybada iyo asluubta kamuuqata
kuwa hada jira marka arko calool xumaa iskaga dhintaa wlh
Qadra dahir cige
Duniyey waayobadan.caynbacayn.5
5.
Add a public
Yartayarta hboholy an lasoo koobin qitaas laheyn laiuqabaa badan cadceeddumaroo lEE tttt ooo dhawoow inbadan qatraaayqaranEEy qiimobadan dumaroo yariisEey dagan lagufarxeeeey qaasatan facyaashay waanba uwataa dhaafaaba princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey .murwodumaroo Rasmi yariisEey qiimobadan
Sacabbadan badan.yarta
Sacabbadanyartaaan.
𝑒𝑑𝑜 𝑘ℎ𝑎𝑑𝑎𝑟 𝑑𝑎ℎ𝑖𝑟 𝑐𝑖𝑔𝑒 𝑐𝑎𝑙𝑖 𝑘ℎ𝑎𝑑𝑟𝑎 𝑑ℎ𝑜𝑜𝑙 𝑎𝑙𝑙𝑎 𝑚𝑎𝑥𝑎𝑦𝑒 𝑙𝑎𝑐𝑎𝑔𝑎 𝑖𝑠𝑖𝑖𝑠𝑎𝑦𝑒 𝑒𝑒𝑏𝑒 ℎ𝑎𝑤𝑜 𝑛𝑎𝑥𝑎𝑟𝑖𝑖𝑠𝑡𝑜
❤❤❤❤❤❤❤❤❤