Khadro Daahir Heesta | Cudurka kaa gala fardaha | Lyrics | Astaan Music 2020

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • Astaan Music 2020

Комментарии • 29

  • @asadothman
    @asadothman 9 месяцев назад +10

    Axsan yaa hees iyo miro
    Dad wa dadki hore hadalna wa intay dhehen❤❤🎉

  • @farxaankhadar4398
    @farxaankhadar4398 2 месяца назад +2

    Aabahay ayaan Ku xasuustaa😢😢😢😢😢 ciyaalnimadii aabo mcn Allah naxariizti janatul firwadza haka waraabiyo 😭😢😢😢😢 aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen inzha

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 6 месяцев назад +5

    Xasan ganey Abwaanka heesta leh

  • @Abdifataah-cc7sy
    @Abdifataah-cc7sy Месяц назад +3

    Heestan waxa fahmaya qof wayn oo legand ah dadka badana ma fahmayan sheeda ku daahan hestan lkn anigu waan fahmaya waxa ay ula jedo wale

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 5 месяцев назад +4

    Heesihii hore iyo kuwii dhexe 2005 ilaa 2015 wax ka macaanaa ma jiro. Ciyaalkan danbe way badhaaciyaan

  • @garaadmaxamuudgood5046
    @garaadmaxamuudgood5046 3 месяца назад +1

    Khadra Daahir Cige Alla ha u naxariisto aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 25.05.2024 Moqdisho Deg.C.casiis

  • @hawacadey544
    @hawacadey544 4 месяца назад +1

    😢😢😢😢😢 so sade qof amiintay isagan ku arko qof bahadilan

  • @jerymoha2721
    @jerymoha2721 2 года назад +8

    Dameer ma aha ee waa dameed.
    Macnuhuna yahay cudur mar hore galay hada gubitaan kiisu waxba ma tarayso oo cudurkii marhoruu faafay

    • @nimosuleiman
      @nimosuleiman 2 месяца назад +1

      Maya qof hadii aad jeceshahay qof kale kama dawaynayo cudurka gala faraha hadii laga guboo dameer dawada lama gaadhayee

  • @MukhtarXrir
    @MukhtarXrir 16 дней назад +1

    Abwaan dhamac ama yusuf ayaa hal abuuray hada waxaanu wada degenahay xafada jig jiga yar hargaysa xataa waan kalasheekaystay heestan lafteeda

    • @suhaybsamaale2584
      @suhaybsamaale2584 6 дней назад +1

      Qisadeeda soo qor wll kolayba Jacayl maahee waa sarbeebe Anuu Xasan Ganey baan moodayaye

  • @imthehero76
    @imthehero76 Месяц назад

    Allah ha u naxariisto maamada

  • @cabdiwalinasta1468
    @cabdiwalinasta1468 Год назад +7

    Qof go'iyo roob galbeed
    Midkoodna hadii galbado
    Gadaal uma soo noqdee,

  • @mohamedhgelle7737
    @mohamedhgelle7737 4 года назад +2

    Mahadsanidiin Astaan Music. Waanu idiin ku raysanay❤️🥰.

  • @Dr_MustafeDaacad
    @Dr_MustafeDaacad 2 месяца назад +1

    Waa habeen jimce ah 19/07/2024 sacaadu tahay 12:19 am riyona waxaan kaga gudbaa gobeey liicoo ha jabin khadra daahir cige alle ha kuu naxariisto runtii waxaad ahayd fanaanad dadkoo dhan raali galiyaan heesaheedu😢😢😢😢 hadad iga danbeyso like 👍 😢

  • @Filterbrothers143
    @Filterbrothers143 3 месяца назад +1

    Axaxax❤

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 5 месяцев назад +1

    AL XAADULILAH MA LO. SIIMAN YAHAY

  • @Beeldaje
    @Beeldaje 9 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤❤

  • @clraxmaanyuusuf7332
    @clraxmaanyuusuf7332 8 месяцев назад

    Abwanka waa kayd jamac

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 6 месяцев назад +1

    KALMADA. ShIiRKII

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 6 месяцев назад +1

    MILTE

  • @saamiyokulan8357
    @saamiyokulan8357 8 месяцев назад +1

    Mmmmmmmmm

  • @Filterbrothers143
    @Filterbrothers143 3 месяца назад +2

    How is still watching 2024❤

  • @user-bi3zq3vp7c
    @user-bi3zq3vp7c 11 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤❤