I zero źzzzzźzźźzźźzzzzzźzzzźźzizzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzizzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzz think of a idea of a few zero tolerance of and and add zero
Old is Gold👏👏 ❤Two legends from jibouti 🇩🇯 Cabdi Nuur Alaale and Nimco Jaamac❤ Best song i have ever listened in my childhood 😮❤04-09-2023 ❤ Luuqda❤💯 Laxanka❤💯 Ereyada ❤💯 Kabanka ❤
Reer Aqoon-bile school salaan iga gaarsii 2015 ayaa iigu dambeysay SOS xilli aan macalin ka ahaa iskuulada ALKOWKAB IYO AQOONBILE oo aan maadada Chemistryga kadhigi jiray. Waqtiga tegayoow salaama❤
Jacel lama moosi karo sidii mayeygu da'a mirdo kugu dila mindi iyo digbuu siita halbowlaha ka maraha micida wa lo dhinta musibaduu weey jirta 😂😂😂 22/[October/2023 Soos ku dhageysne😂😂
Jacayl lama moosi karo Sidii mayaygu da aa Miroodbuu kugu dilaa Midiyo daabluu sitaa Halbowlaha kaa marshaa Micida waa loo dhintaa Masiibadu wey jirtaa Midhaha geed sare ku yaal Marbaad u miliilicdaa Dadkana waad uga mid tahee
Labaduba Nimca Jaamac iyo Nimca Yaasiin labaduba waa maasha'Allaah waana labo fanaan Soonaaliyeed waana wada jecelnahay.
I zero źzzzzźzźźzźźzzzzzźzzzźźzizzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzizzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzz think of a idea of a few zero tolerance of and and add zero
ppp
p
p@@abdiadenidhere2105
Old is Gold👏👏
❤Two legends from jibouti 🇩🇯 Cabdi Nuur Alaale and Nimco Jaamac❤
Best song i have ever listened in my childhood 😮❤04-09-2023 ❤
Luuqda❤💯
Laxanka❤💯
Ereyada ❤💯
Kabanka ❤
Marwooy waa maati dumar
Hadaan raggu maamulayn
Muraadkooda ka luma! ......
C/nuur Allaale Iyo Nimca Yaasiin Caraale (Original 'ka waxaa la qaaday Nimca Jaamac.) ❤🥰
BERI SAMAAD IYO LABA LIGIN CABDI NUUR IYO NIMCO JAAMAC DJ Jibuuti🤚🤚🤚🤚🤚🤚❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ 1 Loev
Heestan waxa hore u qaday nimco jamac oo kaliy alle cimiirga iyo cafimaadk ha siyadiiyo🤲🤲🤲
Abdi Nur iyo nimco
Marwo waa maati dumar
Hadaan ragu maamulayn muraad koodaa kaluma 😊
Alayaacisaka nimco jamac migil &cabdi nuur alaale heestan heesaha ugu jecelahay ee djabuoti❤❤❤
🎉🎉hada nimco yaasin aya la qaadey..
My childhood memories.
Waqtiga heesta laqaaday unbay sannad ka' dambaysay dhalashadayda
1992
Nim o jaamac iyo cabdi nur alale waa fanaaniinta ugu qaalisan jdalka jabuuti een walaalaha nahay
@@DhadoonKhuuriye sxb nimco jaamacba gabadhu maahee- nacamlaynta xageed ku waddaa WAA YAABE????
Gabadha heesta la qaadee Cabdi Nuur waa Nimca Yaasiin
Masiibo aduunyiyo
ma duufaanba isida
mahiigaanba igu dhacay
Maseyr iyo ciil imari
Dadkaan la malaysan Jiray
Mugdiyo muranbaa iga xiga oo
Muraadkaygii ma helin
Cajab🎉
Mid kamida heesaha ugu macaan ee dhaxalka laynooga tagay, hadaad 2023 soo booqato like saar 👍🏼
Heestan waxaan ku xasuustaa saxiibkay c/raxmaan gaydh oonahay saxiibo aad isku fahmay saxiib saalaan saare
Waw esh cala hees heestani waa fanni
gabadhan hadda la qadaysa
cabdinuur waa nimco yasiin
Originalka nimco jaamac
Buh isse!
@@ikhajji 🙋♂️ 😇bro
❤❤❤❤❤❤❤
Waanku faaana fananiintada
Waan jecelahay alaha cafimaadka iyo cimriga ha usiyaadiyo
Miyey kuu muqataa
Nin maqanoo meel fog jira
Ason meher kaaga tagin
Miyaa malab loo tufaa ??
Macaan loseyriyaa ??
Dawoy muraadkaa lagu xiraa???
❤❤legendary abdi nuur alaale
❤❤nimco yaasin
❤❤13-10-2023
Wxr adde sos d hiliwaay
Alaha cimri dheer&cibaado suubn hasiiyo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Reer Aqoon-bile school salaan iga gaarsii 2015 ayaa iigu dambeysay SOS xilli aan macalin ka ahaa iskuulada ALKOWKAB IYO AQOONBILE oo aan maadada Chemistryga kadhigi jiray. Waqtiga tegayoow salaama❤
Murtida waxaan uga socdd haday arimiihi murgeen
Woow waa Erayadii Alh Saleebaan Daauud
Oh hees io badh ano yar ayaan maqli jiry 2024 wn dhageysanyaa❤ 25 hda dawto like sar
EREYADII SALEEBAAN DAA.UUD.AHN LUUQDU .C N ALLAALE IYO NIMCO
Nin maqanoo meel fog jara ❤️💙😂
Heesta waxaa lahaa asalkeeda Nimco Jama iyo abdi nur Alaalle , laakiin hadda waxaa la qaadaya Abdi nuur Nimco Yassin Caraale waxaana lagu duubay heestan LONDON 1993- 94
Tani waa nimco yaasiin wll maaha nimco jaamac codkeeda cadayn kuugu filan lkn heestn original keda nimco jamac ba la qaday abdinur
Koee
Waxaan ku masaalayaa nin maqanoo meel fog jira isagoo meher kaaga tagin miyaa malab loo tufaaa macaan loo seyriyaaayoo muraadkaaga lagu xidhaaa,
Les plus grands chanteurs de Djibouti
D
Wow hees xusid mudan.
Afhayen bakistana ya sodusiyay wararka
Maaha naagta hada qasdaysaa nimco sxb waa naag kale codkii nimco ma leh hay waalin
Hada waa nimco yaasiin tan la qaadaysaa cnuur
Maschallah neima Djama miguil iyo abdi nour allaleh
Deux légendes djiboutiennes que j'aime.
No o,😅
,.😅😮😮.
Hees mcn clnuur &nimco jamac
.ik haaji waa nimca yasin ee nimca jaamac ma aha soo baro heloley
Jacel lama moosi karo sidii mayeygu da'a mirdo kugu dila
mindi iyo digbuu siita halbowlaha ka maraha micida wa lo dhinta musibaduu weey jirta 😂😂😂
22/[October/2023
Soos ku dhageysne😂😂
Waa run arrinkaa qalbiga waa meedh qudhee
Hada waa nimco yaasiin lkn markii hore nimco jaamac migil
Wa nimca yasiin❤
Waxaan halkan ka baafinayaa hadii. Ay maqleyso waay garaneysaa jawaab baan kaa.sugayaa
Dhantadan hadanu fasalo ama si dadku ufahmi Karan loturjumo abawanku muse bixi bu la hadlaya 😅
qisada heeskan yaa haya kolow?
Waax waax heart ♥️ touching
MM
MAWELAA LAGU HODA mudᴀᴅᴜ ᴋᴀɢᴀ ʙᴀᴀǫᴛᴀ || ʜᴀᴅᴀᴀɴ ᴅʜᴀʜᴏ ᴡɴ ɪᴅɪɪɴ sʜᴇᴇᴋʏɴ ᴡᴀᴅ ᴡᴀᴅᴀ ɪʟᴍᴀʏɴᴀʏsᴀᴀɴ ᴢʜᴘʏᴀᴀʟ 😢😢 ʜᴇᴇs ʏᴀǫᴀɴ ᴜᴜɴʙᴀᴀ ʜᴀʟᴋᴀɴ sᴏ ʙᴏǫᴏɴ ʟɪᴋᴇ ᴅʜᴀᴄ ᴋᴜ sɪɪ
Nimco yasin ayaa hada la qaadaysa
waxaa saa heesa ORIGINALLY Weeye miyu muran kajiraa
Maya walalo
Nimca jamac wayqaaday lakin waxakadabaisay. Nimca yasin
Runtii wXaad dhagaysan doonta heeso badan oo qaraami
Waxaan ku sheegin hadii jacaylkugu dhaco talo ayaan ku siin marna qofkaas haka tagin
Waayo hadiiba aad ka dagtod waxaad galaysaa qalbi mugdi
Blse waxaad hystaa jaanis aadan qoraalkn ku akhrin doontid
Dumarka soomaliyeed waa mcn waana wada jacayl
🎉🎉🎉😢😢Niyahaw heesihii hore oo dhan ma qaraami baad u taqaan
heesta waxa qaaqaadaya nimco yaasiin
Wow wow 2025
Hes qliya
nimca yaasiin waayre
Asc
Wah wah
Midiyo daab buu sitaaa halbowlaha kaa marshaa micida waa loo dhinta masiibadu waa jirtaaa
Gadbi
Eesh calaa hees
Nuuradiin
Axyaa hees❤😢
Waa meedh qudha
Jacayl lama moosi karo
Sidii mayaygu da aa
Miroodbuu kugu dilaa
Midiyo daabluu sitaa
Halbowlaha kaa marshaa
Micida waa loo dhintaa
Masiibadu wey jirtaa
Midhaha geed sare ku yaal
Marbaad u miliilicdaa
Dadkana waad uga mid tahee
fadlan waxaa soo sheegtaan abwaankii heesta sameeyey
SALEEBAN DAUUD ( AHN)
maxamecabdih sooraan
diirye sooraan
Waar gabadhu waa nimco yaasiin iyo ingiriiska iyo 1992gii
mawjada hoosaan kudhacay
this is niema yasin not niema djama. they have different voices
Yaa.ku.khalday.nimco.jaamac.iyo.nimco.yasiin.caraale
Ruuxii heesta soo geliyey wuuna diiday inuu saxo
Hi To
😢
Ok
(Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed).
Comments
ℎ𝑦𝑦
In
p
pp
p