daa,uud cali iyo maandeeq hees sidii webi durdurayoo orginal +lyrics

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 дек 2024

Комментарии • 297

  • @sharmakemaxamed1144
    @sharmakemaxamed1144 8 месяцев назад +49

    Wa habeen jimco ah wa saq dambe waxaan jogna masalaha hargaysa waxaan sugayna gaadhi cabaar kadib waxaan galayna safar anago usafrayna jigjiga Hestana noo baxaysa waxa igu weheliya safarka sxpdy nadiir Abdihakim abdile iyo mohamed xuseen ❤

    • @ceelbaxay1
      @ceelbaxay1 8 месяцев назад +7

      @Sharmarke saxiib adduunyadu kuma xumayso waxaa tahay walaal+saxiib aan la'wada haysane nolsha kuma xumayso brother. 🥰

    • @mtofficial2953
      @mtofficial2953 4 месяца назад +2

      Sharmarke Mohamed Warsame walal qiimo badan sharaf iyo karaamo korkaaga Ha ahaato, waayaha iyo wakhtiga Waa kuwo kala duwan👍

  • @usaamemaxamuud21
    @usaamemaxamuud21 6 месяцев назад +19

    Anoo duur cidlaa iska dawaafaa baa hestaan igu soo dhacday waxan hes waa dhaftay dadkii hore waxad modaa qofka waxa qalbigisa ku juro iney hes Ahaan ugu qadayaan wonderful 💯

  • @AxmedCcasiis-tt6bh
    @AxmedCcasiis-tt6bh 10 месяцев назад +21

    Markaa diiqu uu ciyo daakirada subaxdii duhurkii iyo habeenkii duulaan sidaan ahay waxaa leey dulkeena dagmaad ku nooshahay nafta waxeey dareentaa anagoo dalxiis daalo eeeno joogno ku doonayaayoo anigana daraadaa induhii idaaleen naftaan kuu diyaarshee dumar taan ka doortaay caawaan dabab galeena insha allah waa dabab galnay ani iyo marwadeey ciyaalkeyga hooyadooda ila dhageesaneyso waxaan hees layiraadaa fan waa fankii hore inta danbo bada ku dara daa uud cali maandeeq

  • @abdinasirabukar1789
    @abdinasirabukar1789 8 месяцев назад +43

    Heestan waxaan Dagestan marwalbo on cidlo daremo wana hees Dareen jaceyl leeh runti waxaan idinkaso sallamaya Gobolka waaqoyi bari Ee Kenya gaar aahan Magalada Garissa waa fidnimo haben sabti Aah tariqduna tahay 19/4 /2024 🥀💖🎉

    • @ifkaahmedd
      @ifkaahmedd 8 месяцев назад +4

      Fiidnimo lamida wllo hestan kalimadee ku ficanthy

    • @jonasmk8231
      @jonasmk8231 7 месяцев назад

      Waa hees heshay cod, mmidho, laxan iyo music 🎶

    • @ShamsoAdan-f3l
      @ShamsoAdan-f3l 7 месяцев назад +2

      Abaha jacelka ❤

    • @Yusuf-o6l9s
      @Yusuf-o6l9s 6 месяцев назад +1

      Sido kale 9 /6 / 2024

    • @mustafejaran798
      @mustafejaran798 6 месяцев назад

      🎉​@@ifkaahmedd

  • @sultanhufane1051
    @sultanhufane1051 9 месяцев назад +8

    Fadumo Cabdilaahi maandeeq iyo Dauud Cali maslax two legends. Heestan waxay ka mid tahay heesaha dhaxal galka ah Een duugoobayn.

    • @IbrahimYare-r2s
      @IbrahimYare-r2s 2 месяца назад

      Heestaan wahees dhameestiran
      mana duugowdo sxb❤🎉

  • @mrbiin3348
    @mrbiin3348 2 года назад +16

    heestaan kama daalo dhageysigeda aad ayaan u jeclahay Run ahaantii daa.uud ali masaxaf allaha kuu Raxmado maamo maan deeq illah cimri dher haku siiyo adigana maamo

  • @Abdiasisfahad
    @Abdiasisfahad 9 месяцев назад +13

    Yaa sidayda jacayl helay oo boholyoobay koly inta mesha soo gashay way dhiban tahy 😢😢

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 2 года назад +16

    Xalay heestan 10 jeer baan dhaageystay WAANA KU MARQAAMAY WAY WAY FAADUMA ABDULLAHI MAANDEEQ. IYO DAAUUD ALI MASXAF WAA HEESAHA XASUUSTA KU GALINAYA OO AN LAGA XIISO DHICIN .. THANKS FOR YOUR SHARING WITH US

    • @Goraygacad
      @Goraygacad  2 года назад

      Aad iyo aad sxp waad mahadsanthy

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 Месяц назад +3

    Heeskani Qofkii fahmaya macnaha erayada heeskani uu leeyahy ayay sigaara dhadhan ugu leedahay ❤️🥰

  • @badriahmed1417
    @badriahmed1417 10 месяцев назад +5

    Hestan xasuus dheer igu ledahay Manta aniga Oo joga aduunka mesha ugu danbeysa 2024 Ayaan dhageysanaa Waxi ficani Ma dugooban Allah unmaxariisto Daud Mandeeq cimri dher iyo Cafimad 🎉

  • @MukhtarAdemIbrahimWajji
    @MukhtarAdemIbrahimWajji 6 месяцев назад +8

    Dhaman Asxapta waxan idinka so salamayaa ilinta qoryaale waa malin ciid arafa ah 2024 casar wngsan

  • @shaykhcawil9958
    @shaykhcawil9958 11 месяцев назад +18

    5/2/2024 heestan waxan ku xasuusta inan San ilmaadeer ahayn baa jeclaa hadaad IGA danbayso like

  • @shaykhcawil9958
    @shaykhcawil9958 7 месяцев назад +15

    Maanta waan qoraya : maalmo kadib waaba bilo kadib sanado kadib rubcu qarni kadib nus qarni kadib qarni kadib taarikh taxane ah aduunyo. Iga danbaye like saara

    • @seidabdi751
      @seidabdi751 3 месяца назад

      RUUX CALAYNAA SALAAM

  • @FitaaxMohamed-z7r
    @FitaaxMohamed-z7r 2 месяца назад +1

    31 October 2024 maalin qamiis ah casir liiq ah waxaan joga south Africa gaar ahan limpopo alle meel ka wngsn ha I geeyo hadaan nolahay reply waan idin so Gali doona hadaa iga danbeyso❤️🥺✨️

  • @azhaarahmed2878
    @azhaarahmed2878 2 года назад +9

    Heestaan hda bartay aadna wa uga helay runtii wa mrkii u horeysay aan maqlo🥰best fananiin Allha idiin naxariisto🤲

  • @sahalalli9571
    @sahalalli9571 2 месяца назад +1

    Cajiib cajiib heeskan waa fadhiyaa waleee.
    waxaan dhagaysana 09:09 fidnimo octeber 30/2024
    Anigoo kusugan qolkayga jawi nafeedbaan isaga qaadanaya
    Caleek caleek. Salaman azxaabul qaraami❤ noolaada🥰

  • @mahadyare3672
    @mahadyare3672 7 месяцев назад +9

    Sharma luudaayow waan kaa haya heestan saxib rag wada joogi waqtiba diidey"
    Waa habeen axadi sii baxayso isniina soo galeyso goorshegtuna
    ay tahay 1:00 habenimo taqriiqduna waaa 3-6-2024 yaaa salaam yaaaa salaam"

    • @sharmakemaxamed1144
      @sharmakemaxamed1144 6 месяцев назад +2

      Mahad sxp ragu waqti way wada qaadan insha allah❤

  • @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
    @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 Год назад +8

    Heestaan marka igu horeeyso wxn ku arkay Faecbook hada ayaan soo booqday 2023 bisha 2 maalin arbaco thy waan ka helay heestaan runtii ilahow u naxriiso inta dhimatay iyo inta nool

  • @NajaxCabdi-te2xv
    @NajaxCabdi-te2xv 7 месяцев назад +4

    Ax yaa samaan heestan marku aduunku ii samaa ayaan dhageysan jirey waa aduunyo xaalkii caawana waa kalidey ax ax
    16/5/2024 from somaliland
    Salaan sare ilma aderayaal

  • @abdullahiqaate183
    @abdullahiqaate183 10 месяцев назад +2

    Fankii wala kufsaday Old is gold 🥇
    22/2/2024
    AUN inti dhimatay Hoboladeeni ❤
    Inta nool na Cimri dheer

  • @marwankawardi9507
    @marwankawardi9507 3 года назад +14

    Hees kan waxan ku bartaay miiyii arooskii uu horeyay ee an ka heeso ayan ka qaaday 1/3/2015
    Cawana waxan dhagaysanaya aniigo reer magaala 23/12/2021

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 года назад +1

      Hobol heesaa miyaad tahey horu usoco mahadsanid

    • @warsamebadar3526
      @warsamebadar3526 Год назад

      "Dhar magaalo waa la xidhaa se dhal magaalo sida loo noqdaa waa adag tahey sxb" hhhhhh 😅

  • @Nagma-1d
    @Nagma-1d Год назад +4

    heesta 2007 bn ku xzuuzta waagas madarsad bn dhign jiry inan imika dhimaty oo nimco la dhihi jiry ba raadiyaha ka dhagysn jirty mrkston is dhaho la dhagyso waxy idhihi jirty quranka ka madoobanya aduunyo mntna ano jacyl iyo waayo aduun ihystan dhagysnya xzuuz 🖐🏼

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 Год назад +4

    Luuqadeena hooyo aan ilaalino waa jiritaankeena dadnimo. Identity. Magaca sidaan baa loo qoraa, Daauud ama Daa'uud ee ma aha Daa,uud. Inshaa'Allaah iska sax. Waa dadaalaysaa balse heesta please la kaasho dad miraha kula saxo si macnaha u dhumin. Mahadsanid.

  • @ShucaybomarL6
    @ShucaybomarL6 3 месяца назад +2

    Markii igu horeeysay ee aan heestan dhageysto wow hees way dhaaftay tani waan la dhacay ,,sanadku wuxuu ahaa 2024ka/ 9/September 7deda habeen sabti ah saacadu 2:36
    Inta iga dambeysay like 👍 saar

  • @sadiq07
    @sadiq07 2 года назад +15

    yaa dawanaya wali 20/3/2022 ku donayaayoo anigana daraadaa indhihii idaaleen naftaa kuu diyaare dadka taan ka doortee gormee dadab galeynaa f 😪🙏❤️

    • @ifraxbeelo8182
      @ifraxbeelo8182 2 года назад +3

      20 march maalin guul bay ii ahayd ma daawanayn blse malintan ban xasusta halkaan ku sugnaa

    • @sadiq07
      @sadiq07 2 года назад +1

      @@ifraxbeelo8182 Guul ayan ku rajeynaa wlalo

    • @najmaadey
      @najmaadey Год назад

      2023 9 may

  • @fartuunabdijmcfartuunabdij8537
    @fartuunabdijmcfartuunabdij8537 4 месяца назад +2

    Qofba waa dooqisa ano da yar baa hesihii hore kahela müzik dagan io erayo aad moda feeling inay lasocdanba salama 🫡

  • @ducaysaneidirisgaydh1963
    @ducaysaneidirisgaydh1963 3 года назад +16

    Bahda gorayga cad waan isalaamay heesihii maxmuud cali gabaraw sxb Albankii heesaha waxaa kamidahaa faadumoy jacaylkii foqii Aanwadagniyo iyo hablihii sayrbay uduuleen

    • @samiofficial8410
      @samiofficial8410 3 года назад +4

      Ninkaas gawarow ah anba aad baan u raadiyey heesihiisa iyagoo original ah lkn bahda garayga cad inuu doo heli doono uun baan umalayn waayo heeso aan waayey hada ka hor ayuu isagu sooo galiyey

  • @cabdihani7367
    @cabdihani7367 3 года назад +11

    Allaa yaa cisak xasuus heesaha aan duugoobin weeyi zxp sifcn baad uhabeysay gorayga cad zxp go forward💜💜💜💜💜💜

  • @Gaasiraguuled
    @Gaasiraguuled 8 месяцев назад +5

    Bal sawiro goobta heestu tilmamayso muqeedu sideebu yahay miyanay indha doogsi noqoten ❤😍

    • @yacquubadan2382
      @yacquubadan2382 8 месяцев назад +2

      Waxaa Garanaya Qof dhaqan yaqaan ama mii soo arkay

    • @Gaasiraguuled
      @Gaasiraguuled 8 месяцев назад

      ​@@yacquubadan2382 Haa warun

    • @Goraygacad
      @Goraygacad  8 месяцев назад +1

      Bal sawiro waa muuqaal xasuustaa kusoo noqonaysa qofka

    • @-Cirro.
      @-Cirro. 3 месяца назад +1

      Ala yacizak lafihii hore salaman ina adeer

    • @Gaasiraguuled
      @Gaasiraguuled 3 месяца назад +1

      wan kaqaday huno 👋​@@-Cirro.

  • @aymanmusic6721
    @aymanmusic6721 Год назад +28

    daa uud iyo maandeeq
    Dadkii fanka laha
    Yaa dhegaysanaya
    2023 cidii iga danbaysa like ha ila dhaafin ❤🎉

  • @mustafeMS
    @mustafeMS 3 года назад +16

    waa Daa.uud Cali Masxaf Iyo Faadumo Cabdulahi Kaahin (Maandeeq)

    • @lorenzozane9395
      @lorenzozane9395 3 года назад

      i realize I am pretty off topic but does anyone know a good place to stream new movies online?

    • @aidanjavier5714
      @aidanjavier5714 3 года назад

      @Lorenzo Zane i would suggest flixzone. You can find it on google =)

    • @kyleyael9482
      @kyleyael9482 3 года назад

      @Aidan Javier yea, I've been watching on FlixZone for months myself :D

    • @lorenzozane9395
      @lorenzozane9395 3 года назад

      @Aidan Javier Thank you, I went there and it seems to work :) Appreciate it !!

    • @aidanjavier5714
      @aidanjavier5714 3 года назад

      @Lorenzo Zane no problem :D

  • @amiir_wadane_kaabe7972
    @amiir_wadane_kaabe7972 Год назад +6

    BilaHa caleeya kuma Heesta Abuwaanka Curiyaya meesha ku Xuus
    Mahdsanida Team Gorayga cada 🙏

  • @damienstanislas3964
    @damienstanislas3964 3 года назад +3

    waa heesti ugu horeysa u AUN Daoud Ali Masxaf u qaadey. isla markaana Daoud ayaa iska leh heesta.

    • @khadarmohamed2676
      @khadarmohamed2676 2 года назад +1

      Damien daa'uud maleh heesta wuu qaaday uun ereyada heesta waxa leh
      Axmed ducaale qaalib abwaan xiiray ha amban carruureey!

    • @jonasmk8231
      @jonasmk8231 7 месяцев назад

      Da, ud Allah ha u naxariisto wuxuu yidhi laxankii iigu adkaa ayuu ahaa

  • @ifraxsheekh5406
    @ifraxsheekh5406 3 года назад +11

    2006 ayaan dhagaysanjiray waa wakhti aad u fog xusuus igu wayn

  • @caliismacil3814
    @caliismacil3814 2 года назад +5

    Waah waah heestan waa hees xasuus gaar ah iguleh jacaylkayga ayaan kula haasaawijiray ilaa aanu guul gaadhanay

  • @HassanAhmed-yf7vm
    @HassanAhmed-yf7vm Год назад +4

    Heesaha ilinta iga keena waxaa inta badan sameeyay abwaanada beesha isaaq ka soo jeeda 😢

    • @jonasmk8231
      @jonasmk8231 Год назад

      Heesaheed jeceshay

    • @SamiiraXiiray
      @SamiiraXiiray 4 месяца назад +1

      ALLE HOW NAXARIISTO. WAXA SAMEEYAY. ABAAHAY. AHMED DUCALE XIIREY. AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲😭

    • @HassanAhmed-yf7vm
      @HassanAhmed-yf7vm 9 дней назад

      Aamiin wlo 😢​@@SamiiraXiiray

  • @abdiqaadir3698
    @abdiqaadir3698 2 года назад +8

    Allah u naxariisto fanaaniiti hore🤲❤️💯

  • @AmiinAbdirahman-sl7en
    @AmiinAbdirahman-sl7en 6 месяцев назад +1

    Runtii heestanii waaa xasuus dheer waxan ku xasuusanaya zxpy hadana waa kalaa fognahyii
    Iga gadhiisaya
    Azxpta ciid wngsn idiinkana

  • @abdinaasirahmednuur8796
    @abdinaasirahmednuur8796 Год назад +10

    Inta dhagansanaysa 2023 walba saq dhexe like ha ila dhaafina❤😂

    • @abdullahabdulle3289
      @abdullahabdulle3289 Год назад +2

      Waba wax la'isla ogyahay miya saqda dhexe 😂😂 saaray loveta ❤❤

  • @abdullahihassan4103
    @abdullahihassan4103 3 года назад +4

    Kabankan dananaayo oo aad modo dhowr qof tumayan ma daud Ali masxaf baa mise wa kabaniste kale

    • @abdullahihassan4103
      @abdullahihassan4103 2 года назад

      Aad iyo aad . Labadas Nin AHN Waa laisku amaaanaa .
      Gacantooda waa fadhidaa ❤

  • @axmedwacdaro3810
    @axmedwacdaro3810 7 месяцев назад +2

    Heestan waxan dhagaysaa habeen aan mirqaan cirkaa marayo 13 may 2024 goobtu waa burco axyaa jawi

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami 2 года назад +10

    Alle sw naxariistiii jano haka waraabiyo AUN Legend king of voice Daauud Ali Masxaf😪🙏❤️

    • @shankaroncali4910
      @shankaroncali4910 2 года назад +2

      Hop l

    • @xuseenibrahim778
      @xuseenibrahim778 2 года назад

      🇸🇴❤️❤️🇸🇴👈👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💔💔

  • @abdiqanideyr6712
    @abdiqanideyr6712 Год назад +5

    Adigoon dib ii dhigin duunyana aan igu xidhin❤

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 2 года назад +4

    Woow Daa.uud Cali iyo Maandeeq mashallah ilahoow uu naxariisto Daauud Cali rabii rahman long life for fadouma cabdillahi maandeeq i never get tiering for this song 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💜🌸👍

  • @MukhtarMohamed-h6h
    @MukhtarMohamed-h6h Месяц назад

    my QUEEN SONG FAADUMO ABDILAAHI KAHIN KAAHIN
    MANDEEE ❤💪💪💪💪

  • @jogtodhayow1556
    @jogtodhayow1556 Год назад +4

    Heestan waa iska jclhy yaa ila mida🥺2023 July inti iga dambesow is mujiya😊2023 lee ma shagesanoyin lkn wa waqtiga comment qoroyo😅😅

    • @jogtodhayow1556
      @jogtodhayow1556 3 дня назад

      2024 /29/December dhamaadka sanadka😂😂kama dalo hestan sacadhna 4:42 habenimo waa xili aa shaqo iakusiyarinayo ina ado🤪shaqa sharaf leh💪heestu mcna🥺

  • @CaliYare-ol2qw
    @CaliYare-ol2qw Год назад +2

    Waan ku doonayayoo anigona daradaa❤❤❤❤❤ indhihii

  • @mustafe983
    @mustafe983 11 месяцев назад +1

    2015 mar aan fasax mii tagay ban heestan maqlay mid ii adeera ba qaadi jiray ❤😂

  • @hanaasiciid1661
    @hanaasiciid1661 3 года назад +3

    Waaw waxaan xasuustay aroos bari aan ka qaadey thanks gorayga cad

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 Год назад

    Heeso iyo fanaan cod macaan iyo abwaaniin midho fiican oo xikmad leh hadaad doonayso waa fankii hore kuwa hadda joogaa fanka way dileen maraa waaxid kama xiisa goynaysid dhegaysa heeshihii hore

  • @omartuni2039
    @omartuni2039 2 года назад +3

    Hestan aad ayay idamqineysa waxan sooxasuusanaya jaceylkeygi hore

  • @himilotv1258
    @himilotv1258 2 года назад +3

    Habeen isniina
    Augost13,2022
    Gebiley
    Alle ha unaxariisto Fanaankii Soomaaliyeed ee Qaaliga ahaa Daauud Cali masxaf Amiin
    Hees xasuus igu leh
    Iyo jaceylkeygii waayo waayo

    • @mohayare8021
      @mohayare8021 2 года назад +3

      Habeen isniin ah 22 august 2022 germny magalada garmishpartnerkirschen xasuus wali waan ku qiirooday heestaan waxan dhageysan jiray 2001 anoo lix sano jiro

  • @qalinlemustafe7921
    @qalinlemustafe7921 3 года назад +4

    Wlhi hees aad umacaan bro

  • @habanebulale1121
    @habanebulale1121 Год назад

    Dee ka daaya lyrics qalad badan baa ku jira
    Sidii deyr cad ramad ahoo
    Doox raysle joogtoo
    Duhurkii markay tahay mayeygii uu helay

  • @hamzeahmed6411
    @hamzeahmed6411 3 года назад +4

    Goreyga cad si fiicanbaad uhabaysay zxp vedeoga heesta go forward

  • @NajatMohamed-ki9sm
    @NajatMohamed-ki9sm Год назад +2

    Old is gold wale Ben ma aha back to memory anigo safar ah jcaylna u ihayo

  • @barrygolden6873
    @barrygolden6873 2 года назад +3

    Heesaha aan ugu jeclahay waliba Maandeeq codleeda waa waxaan laheli karin.

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 2 года назад +51

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙
    الخالق ❤💙💙
    Love -na iso dheh walal mahadsanid

    • @KhadarDoob
      @KhadarDoob 10 месяцев назад

      ❤❤❤❤❤

  • @hassanabdi4679
    @hassanabdi4679 2 года назад +6

    Heestan Waxaa Eryadeeda Tiriyey Abwaan Axmed Ducaale Xiireey oo reer Hargeisa ah iyo Laxankii Iyo Codkii Daauud Cali Masxab iyo Maandeeq
    1987 Iyo Hargeisa

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh Год назад

      sxb axmad ducaale xiirey aun miyuusan reer doolo ahayn aun ma rer hargaysa sugantiisa kale maxad ka xasusataa sxb

  • @Dhayal-s4w
    @Dhayal-s4w 6 месяцев назад +2

    Ma jira nin jaad cunaya oo dhaygasanaya waan salamay 2024/3:30

    • @mahadyare3672
      @mahadyare3672 6 месяцев назад +1

      Waa ka qadey landhere 😂

  • @saladrage9319
    @saladrage9319 2 года назад +1

    Iaka yara sax ereyada meelaha qaar waad qaladay.
    Aida danbeedada lamaray oo dur durada dhasheedi hadba dacal ka dhaafa.

  • @baylecali4778
    @baylecali4778 3 года назад +2

    Thanks sxb gorayga cad sxp shankaroon sooraadi heestii sida haro galduureed

  • @saacidmire7528
    @saacidmire7528 2 года назад +2

    Hestaan cawo igu horayso 2 12 2022 gabar xirir naga dhaxeeyo aba i qatay heesti waba jecladay kwrn 🥰🙈

  • @engssafagude3070
    @engssafagude3070 2 года назад +6

    hees aad u qiimo badan iyo fan kii hore

  • @CabdishukuurIbraahin
    @CabdishukuurIbraahin 28 дней назад

    Hestan inta so boqatay 2024 ayago dhiban ax😢

  • @apdirazakalta7090
    @apdirazakalta7090 6 месяцев назад

    Heestan waxan dhageysanaya anigo jogo kampala aana ku jiro saxmada jacelka , gabadhan jelahyna waa gabar waligey aan dunida ku arag gabar ka qalbi wanagsan iyado ii jecel xad dhaaf saas eey tahy heestan waxa u dhageysanaya sidaa owgeed 28 /6/2024 , 12:57 habenimo❤❤

  • @Ahmadissak
    @Ahmadissak 2 года назад +2

    Doox reys joogo waaye bro

  • @guledosman3342
    @guledosman3342 2 года назад +2

    Gorayga cad waankuwataa hore usoco

  • @saidnur2555
    @saidnur2555 3 месяца назад

    Adigoon dib ii dhigin weeye ereyga si laaxin kujiraa uqortay masuul

  • @idirismaxamedcabdi9607
    @idirismaxamedcabdi9607 Месяц назад +1

    11:13 Habeen Sabtiya Jimce sii baxayo 29 Novermber 2024 waxan rajayna 2025 in Alle igu arsaaqo hanti & magac sidoo kale waxan rajayna inay Somaliland dib u heshiiso Laascanoodna lagu heshiiyo Insha Allah.

  • @XamdaGaabo-t8u
    @XamdaGaabo-t8u 10 месяцев назад +15

    Anyone 2024 ❤😊

  • @draxmedcabdi5442
    @draxmedcabdi5442 3 года назад +1

    zxb heesa nocaan oo kle ah soo badi thanks

  • @raxmomaxamuud9618
    @raxmomaxamuud9618 Год назад

    Waan ku doonayayayoo Aniguna daraadaa indhihii idaaleen❤❤❤🎉what A song 🎵

  • @Said-M0h-Said
    @Said-M0h-Said Год назад +1

    Waxan dhagaysanayaa aniga oo hammi badan iga dhex guuxayo se waayaha aďduun hadba dhan ii sitaan yacnii sidan doonayo iyo siday kolpa iga noqonayso isma laha
    Dheelli bay ku curatoo.....Bk

  • @egalahmed921
    @egalahmed921 2 года назад +3

    Cawa 4 july hapeen kaymihii daalo gubanayaan alle ha damiyo😥😢🤲🤲

  • @MahadSahal-mr5dz
    @MahadSahal-mr5dz 11 месяцев назад +2

    Casar gabadkii adoo geel soo dabar gaabiyey dhulkuna roob yahy horay ma usii weheshatey weli

  • @HaykalHakul-uw9vb
    @HaykalHakul-uw9vb 27 дней назад

    Maandeeq iyo daud wooooow

  • @abdillahiosmanomar9612
    @abdillahiosmanomar9612 2 года назад +2

    Waan ku doonayaayoo
    Anigana daraadaaa
    Indhihii i daaaaleeee
    Nafta ku diyaareee
    Dumar taan ka doortee
    Hadmaan dadab galayna
    😢😢❤❤🥹🥹

  • @manyang3869
    @manyang3869 2 месяца назад

    It's me 2024 while I don't understand what the story. But now as an African man understand who can listen to any African Languages.

  • @axmedyuusuf5766
    @axmedyuusuf5766 2 года назад +1

    Heestan kama daalo waligey waana ku qanacsanhy

  • @Raxma-id6jd
    @Raxma-id6jd 3 месяца назад

    Ciyalka Hada Miyey FaHamayn WaxaN😢❤

  • @nuuradiinmohamuud3364
    @nuuradiinmohamuud3364 2 года назад +4

    Sidii dayr caramadoow doox raysle joogtoo duhurkii markaay tahay mayay dihini uu helay halkaas inaga saxa mahadsanidiin

  • @SidOmar-ty1nc
    @SidOmar-ty1nc 4 месяца назад

    Cawo jimca tahy tarikhdana 9bisha8 2024 dageystanya wle waa hees jaceyl runta aad U macn cidi iga dambeysow like yaan Leyla daafin mahasanid❤

  • @raage4231
    @raage4231 11 дней назад

    Waxa lay dulkena degmada ku noshahe
    Nafta waxay darenta inago dalxiso “DAALO” aynı joogno
    Hadan noolhy dib wan usoo laban dona 20/december/2024 Time 22:20 habenimo 📍Mogadisho Qasatan kaxda
    Qof wallpo Wixuu jecel yhy Allah siiyo 😢🙏

  • @abdirisaqyousuf4703
    @abdirisaqyousuf4703 2 года назад +2

    Horta heestani mxy miyigii ii gaysa waa yaabe

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 5 месяцев назад

    Heesaha talantaalliga kuwa ugu macaan ayay kmd tahay.
    Alla yaa Daa'uud.
    Rip.

  • @alicano7328
    @alicano7328 Год назад

    the Lyrics though! wax badan ayaa ka khaldan qofkan heesta garanayna wuu ka waalaya.

  • @guledosman3342
    @guledosman3342 2 года назад +1

    Aaah aaah maxaykagarankaraan ciyaalcaanoboodhuhu daa uud masxaf iyo maandeeq

  • @umuzubair5494
    @umuzubair5494 Год назад

    Legend like waa u qalmaa waaye cajiibka uu u video u habeeyay bal eeg nin walbo wax buuku roonyahay

  • @xamdiyuusuf-rd8lc
    @xamdiyuusuf-rd8lc Год назад

    Ax ilahow adaa og waxa qalbigeyga kujire ii rumee❤❤❤

  • @AnshaxAli
    @AnshaxAli 2 месяца назад

    Hees io Badh
    01/10/2024
    1:05
    Qofka Iga Danbeeyoow Love Hala Dhaafin

  • @Juuni-nu9or
    @Juuni-nu9or 2 года назад +2

    Ish calaa hees kama xiso dhaco

  • @khadroaabbi8642
    @khadroaabbi8642 2 года назад +1

    Da ud hesa mu aha mise musishin u ahaa

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 2 дня назад

    Sida BABALKA DOOGGA SOMALIALAND 🇸🇴

  • @siciidilkacase4735
    @siciidilkacase4735 3 года назад +1

    Waxaaasaa heesa eshacalaaa Iga dheh
    Waqti waqtiyada ka mida Yay Ahyd

  • @drjimalehaibejama7257
    @drjimalehaibejama7257 2 года назад +12

    Congratulations Team Gorayga Cad.
    Kaydka Iyo Xasuustan Muhiimka Ah Ee Aad Isku Hawsheen Ku Mhdzanidin Bulshada Soomaaliyeedna Waa Idiin Ogthy Shaqaada Aad U Haysan Ee Ah Qayb Dhan Oo Kamida Fanka Iyo Suugaanta Gaar Ahaan Heesahan Halaasaga Ah Ee Aan Dhalan Rogmin.Codadkii Daud Iyo Maandeeq Allah Haw Raxmado Dhamantood Incha Allah.
    Goobta: Berbera
    Goorta: 7:30 Subaxnimo 03/May/22 Eid
    Allah Hayna Hanuuniyo Caafimad Nagu Dhamays Tiray Ciida Fidriga Alhamdulilah

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 2 года назад +2

      Allaahumma aamiin kulligeenba huuno

  • @jaajchannel
    @jaajchannel 2 года назад +28

    Ama doollo iyo hawd
    Duxidiyo dureemada
    Mulac leeyey daadkii
    Adigoon dib ii dhigin
    Duunyona aan igu xidhin
    Mahadsanid iska yare sax ereyada lyrics ka

    • @waayoaraag1234
      @waayoaraag1234 2 года назад

      Adigu qudhadu iska sax dixidiyo weye ee Maha duxidiyo

    • @abdulqader87
      @abdulqader87 2 года назад

      @@waayoaraag1234 q

  • @nimcanmohamed578
    @nimcanmohamed578 2 года назад +1

    Sidii dayr cad ramadoo dooxo rays le joogto
    Mayaygii uu helay danbeedda lalmanyoo
    Durdurrada dhasheedii hadba dacal ka dhaaftan

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 Год назад

      Mayey dihine uu helay
      Durdurada dhasheedii
      Hadba dacal ka dhaftaa
      Ku daawadayoo
      Naxariista daymada kasha kugu daweeya .

  • @AbdiasisSaleban-f4p
    @AbdiasisSaleban-f4p 3 месяца назад

    waaw waa hees qaaliya❤❤❤❤❤❤

  • @maanaxmed322
    @maanaxmed322 3 года назад +2

    Waaaw heesahan ugu jeclahay zxp thnks ✅✅✅✅✅