Digfeer iyo Sahra Ilays (Haaygu nicin hanti la'aan)

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 2,4 тыс.

  • @Mohamed-qf7rr
    @Mohamed-qf7rr 2 года назад +867

    Helistaada mooyee hawa kale kuman jidhin hadii ad 2023 soo booqato adigon hadlin like dhac kusii hood io nasiib iyo hor allan adeegsaday 🥺😭😭😭😭😭😭

  • @munaibrahim416
    @munaibrahim416 2 года назад +474

    Majiraa qof dawanayah heestan 2023 like me axsan hees🥰💙

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 Год назад +40

    What a amazing song.!😮
    Haygu nicin hanti la'aan.
    AHUN Ahmed Yaasiin Digfeer wuxu ahaa Fanaan Cod tolmoon,oo dhan walba ka dhisan.
    Still listing 02/01/2024 in Borame.🎻🔥

    • @donciiltrehjr1488
      @donciiltrehjr1488 6 месяцев назад

      Codkaaan digfeer maha awooowe codka digfeer iyo codka abdikhaliq siraad maba isu dhowa

    • @ataashchannel71
      @ataashchannel71 2 месяца назад

      @@donciiltrehjr1488awooowe laascanodban kaso salamaya borama gob gobi dhashaad tihiin.

  • @KhalidBilyan
    @KhalidBilyan 9 часов назад +2

    Hoygad ku dhalatiyo hida racayaye Aygu nacin hanti la aan the best hees 2025 hadad dawanayso goor habenima ah like ayla dhafin 😊

  • @iscoshafi-ij2dv
    @iscoshafi-ij2dv Год назад +351

    Majiraa daawadaha 2024 daawanaya heetan like me axyaa Hees❤😊

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan 3 года назад +132

    Hada iyo habeenkii
    Hada barashadeenii
    Helistaada mooyee
    Hawlo kale kumaan Jirin
    Hubaal weeye maantana
    Inaan heegan jiro
    Hawlaa kalgacalkiyo
    Hoy wada galkeenee
    Hoodiyo nasiibiyo
    Hor ALLAAN adeegsaday
    HODON eey amuuruhu
    Inay inoo hagaagaan
    Nafta kuu hibooyoo
    Hoygaad ku dhalataan
    Hido raacayaaye
    Haygu nicin hanti La'aan
    Hoodaale mooyee
    Hilbo cidi ku siisaa
    Hanadoow dhibaatiyo
    Hamuun kaama reebee
    Haynta iyo maalkuna
    Hido dhaxala maahee
    Hadh wareega weeyoo
    La helaa la waayaa
    Habka caashaqeenuna
    Hadhuub caano lagu shubay
    Oo ay Labo u heelani
    Wada haysta weeyaan
    Naftan kuu hibeeyoo
    Hadafkeena waa taan
    hore kuugu raacoo
    Hanti kuguma nici karo
    Hal xidhaale haba qaad
    Murti Lagu hirtaa Jira
    Haasaaweheenuna
    Hido weeye dhaxal gal ah
    Hadalkaaga madashana
    Waa horaaba tii yaan
    Hawraarsan kugu idhi
    Kuuguna han weynaa
    Ma hungoobo caashaqa
    La hayaa hareeraha
    Markay Labo u heelani
    Hagayaan sideenaa
    Oo ay wada hirgaliyaan
    Nafta kuu hibeeyoo
    Hoygaad ku dhalataan
    Hido raacayaayee
    Haygu nicin hanti La'aan
    Hiyigaba aduun baan
    Hada kugu hayaayoo
    Hareertaada midaan dhigo
    Hamigu ima siiyee
    Himiladaydu waxay tahay
    Hada iyo hadhow taba
    ILa nolosha roobkee
    U haraadan aad tahay
    Habka caashaqeenuna
    Hadhuub caano Lagu shubay
    Oo ay Labo u heelani
    Wada hayso weeyaan.
    Raxmaanku haw naxariisto AUN Digfeer🤲

    • @safoyy
      @safoyy Год назад +4

      Thank you abowe xogo erayada qaar aa I dhipaayen aa🎉 I faham siisay inkastoo anan heesaha hore jeclahay

    • @Qaraamiyahan
      @Qaraamiyahan Год назад

      @@safoyy adaa mudan wll.👍

    • @HamseAbdi-el8yi
      @HamseAbdi-el8yi Год назад +2

      Mahadsanid wll kalmado badan iisaxday❤

    • @Qaraamiyahan
      @Qaraamiyahan Год назад

      @@HamseAbdi-el8yi
      Mahadsanid Saaxiib

    • @JabkaHaji-my2fl
      @JabkaHaji-my2fl 9 месяцев назад +2

      Thnks brother

  • @bushra00
    @bushra00 3 года назад +151

    Sannadkii cusba maalin baa ka hadhay ilaahay haynuga dhigo mid nacfi leh,qofkastaana riyadisa ilaahay haw rumeyo.sannad cusub❤❤

  • @farhansandhere3886
    @farhansandhere3886 4 года назад +359

    Heestan ayan qalbiga ugu qabojin jirey ano xalada noloshayda kumetelaya jacaylkaygana xasusinaya waxan heli karo inay igula qanacdo
    Gobolka sanag markan maqlo gar ahan reer badhan waxan so xasusta jacaylkaygi kowad 2 sano wada soconey
    Markan rerkedi waydistey abehed hoyaded walalehed abti iyo aderba aan bartay
    Aan donay laysiyey gabadhi holki meherka qabsanay beri marku dhici laha meherku cawa lakulmay hadaladan ku iri waxa kamid aha mcnto meherkeni cawa aya inaka xigta habeynki 11.00 wax walba isbedelen gbdhi la isu kaya didey hotelkina wan kireyey lcgti bixiyey
    Wadadki iyo dadki xaflada loga wacay layiri iska joga
    Gabdhi sas isku weyney
    Sanad kadib calafkaygi Canada ayuu noqday
    Faiso waan salamaya
    Meshay jogtaba
    Farxad kunolow
    Inkastoon kuwaayo
    Weyne isu keen qorin
    Jacaylkaan wadagne
    Wayada habeynee
    Waaxyehena jiifsaday
    Weli waa sidisii
    Weyne waxan katugaa
    Midan wayrax kugu noqon
    Werdi qoorta kuusura
    Ubax kugu waraabshoo
    Welwel kaa ilaashoo
    Wadnihisa kugu haba
    Sidaan waayo kula rabey
    Weynahay hakugu daro
    😥😥😥😥

    • @abdulkadirainab8098
      @abdulkadirainab8098 3 года назад +14

      Farhan run ahantii waa qiso aad ixnunjiday qisadaadu wlh waxan kuleyaha nasib wacn alla jcylkada dib hakugu soceliyo sidi Ron rabaa oge

    • @عصبيةغامضة
      @عصبيةغامضة 3 года назад +10

      Abwan hdalo ddka tabnya o naxriis le bd qortay adna ilahy haku sahlo mid khayr qbta o inta ad shegtay le 💔

    • @Suudisuudi23573
      @Suudisuudi23573 2 года назад +2

      Saaxiib miyey ku diideyna?

    • @zumayahonest133
      @zumayahonest133 2 года назад +3

      Sorry pro 😞

    • @waranjacyl2332
      @waranjacyl2332 2 года назад +3

      😭😭😭

  • @Xulkaqaraamka
    @Xulkaqaraamka 2 года назад +90

    Ma jiraa qof daawanaya 2023 heestan Is muujiya🙏

  • @cabdiqanivarhanoz4745
    @cabdiqanivarhanoz4745 2 года назад +373

    ma jira qof dawanayah heestan 2022 like me axyaa hees🎉🎉🎉🎉❤

  • @Mustalifa-d3l
    @Mustalifa-d3l 3 года назад +78

    Maanta waa marxuun, ilaahay hakuu naxariisto
    Aduun sidiisaba lagu waarimaaye wax wanagsan kaga tag.

  • @ustaaduleexchannel137
    @ustaaduleexchannel137 4 года назад +91

    Ma hongoobo caashaqu
    La hayaa hareeraha
    Marka laba u heelani
    Ay sideena hagayaan
    Ay wada hir galiyaan
    كلمات في غاية الروعة

  • @princesshoodo105
    @princesshoodo105 4 года назад +62

    Hooda ALLE mooyee
    Hilbo cidi ku siisaa
    Hanadoow dhibaatiyo
    Hamuun kaama reebee
    Haynta iyo maalkuna
    Hido dhaxala maahee
    Hadh wareega weeyoo
    LA helaa la waayaa 🥰🥰🥰🥰hees jirta wlee fan waakii hore ❤❤❤❤

  • @abdikadirabdinur6817
    @abdikadirabdinur6817 Год назад +54

    2024still listening 😢

  • @Tixmaal-Studio
    @Tixmaal-Studio Год назад +72

    jaceyl kaadii nolosha kugu horeeyey waad kalo taagteen, sababtu waa inaad wax ka barato khaladaadka nolosha iyo xanuunka. 2024 hadaad daawaneyso like you.👍

    • @MaxamedSiid-l5n
      @MaxamedSiid-l5n 5 месяцев назад +1

      War miya iogeed😢

    • @NimcoshuriyeGeeedi
      @NimcoshuriyeGeeedi Месяц назад +1

      jaceelkeygi igu horeey oo horleh bn dhagesan jiray2000 xalad isheliweeygeeni oo hanti laan u sabab aheed lkn samir iyo is fahamkeenii manta waxaan nahay sodoh iyo sodog walina nafta isu hibeey hnti lba qof iskuma heeyso reerna madhisto xaqiiqdii❤

    • @MA-xx3vh
      @MA-xx3vh 29 дней назад

      @@NimcoshuriyeGeeedimashaallah Allah noloshadhan ba ah Samir iyo isfahan ilahay ha idin barakeyo familigina

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 3 года назад +200

    Wixii iga qoraal danbeeya like sara😙😂🙏💕 23 june 2021 sanadkee dawan iyo wakhtiga heesii waa heesihii hore waLE😉😉lkn codadkani maha digfeer iyo sahra waa farxiya fiska iyo cabdi khalaq intii fahnsa iney yihiin

    • @ابتسام-ث1ض
      @ابتسام-ث1ض 3 года назад

      Sax wye waa fiska

    • @abdirahmanmohamed4971
      @abdirahmanmohamed4971 2 года назад +7

      Amiira aadban ku salamayaa comments badan ban isku aragne adigoo ka falcelinaayo waxana kamid tahay dadka legendska ah oo an marwalbo arko❤️👏🏻

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 2 года назад +3

      @@abdirahmanmohamed4971 ❤️🥰🥰🤴🙏🙀thanks lph

    • @mahadhoussein4481
      @mahadhoussein4481 2 года назад +2

      Qoralka malintad qortay waxay aheyd xuska dhalashadeyda on kow iyo labatan jirsadey bad so qortey jacaylkeygiyo cawa iga cadhootey on kala tagney darted ban hestan uso radshey 17 april salan iga guidon huno qali

    • @moshire6645
      @moshire6645 2 года назад +1

      Thanks wan shakisanaa😳

  • @adalimpire4128
    @adalimpire4128 3 года назад +102

    Heestan waxan ku xasuustaa AUN gabadh aan ilma abti ahyn nimco Aw axmed 2010kii ayey iga codsatey inaan heestan memorycard ugusoo doobo wakhtiga ay hawsha guriga ku jirto ayey dhageysan jirtey iyado hadba kuso cesheynysa ,,
    Oorkii ilmaheeda curad ayey ku geeriyootey iyadoo 9aal bilooda😭😭 allow ku naxriiso🤲

    • @sadegalayax4254
      @sadegalayax4254 3 года назад +3

      Allaha unaxariisto kitaab keedana gacanta midig Allaha kasiiyo amiin

    • @adalimpire4128
      @adalimpire4128 3 года назад +1

      @@sadegalayax4254 adun xasus amba kaso hadha wakhtiga isdaba maraya awgii amen walal allaha inaxriisto

    • @UpdirizhitUpdirihman
      @UpdirizhitUpdirihman 3 года назад +1

      Alla ha unaxariizto zxp

    • @cabdinuuralpha9344
      @cabdinuuralpha9344 3 года назад +1

      Alle ha unaxariisto ameen

    • @mahamedsiad2643
      @mahamedsiad2643 2 года назад

      Allah haa UU naxaristo marxumada

  • @cadnaanjr5680
    @cadnaanjr5680 3 года назад +339

    Heesta waxay iishidan tahay hbeenimo axad ah tarikhdu tahay 30/1/2022 heesa uu qado ahmed yasiin ibrahim (dhigfeer) kama daalo run ahantii qfkata oo commentgan aqriya wxan urajaynayaa caafimad iyo cimri dheer insha allHa🥰😍🙏

  • @zomaliofficial
    @zomaliofficial День назад +1

    Qofkii qalbi leh uunba dhagaysanaya 2025😢❤

  • @abdikarimdahir7133
    @abdikarimdahir7133 Год назад +271

    2024 and this song still hit different

  • @ahmeddalal1937
    @ahmeddalal1937 4 года назад +16

    sahra ilays gabdhihii Somali ugu quruxda badnaa ayey ka mid ahayd, haddii ay wali nooshahay, allah cimri dheer iyo caafimaad haa siiyo.

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 3 года назад +1

      Haa wey nooshahay wll alle cimriga iyo caafimadka u dheereyee sahra ilays

  • @sadamyusuf8676
    @sadamyusuf8676 3 года назад +49

    2006 ... Xasuus iyo schoolkii wiilwaal.. Ee magaalada jigjiga... Xiisada music iyo farshaxanka... Iyo Sxbkay muxiyadiin tusmo... Iyo glass kii 6aad.... Alow xasuus itaabatay ma tahay... Hada waa 2021 iyo magaaladii Berbera Een u dhashay Ayan ku dhagaysanaayaa

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 2 года назад +5

      Aslaamu Alaykum yosuf sadaam Salaam Sare huno 😍

    • @ayaanleyaasiin4991
      @ayaanleyaasiin4991 2 года назад +2

      16_6_2022

    • @sadamyusuf8676
      @sadamyusuf8676 7 месяцев назад

      ​@@hodanibrahin1569...wcs wll hodan ...tolow ma class meet kaygii baad tahay ...😂😂😂

    • @Sh_NAJAH33
      @Sh_NAJAH33 4 месяца назад

      You still stay in africa 😢 you died aduuN wllhi😂

  • @mohamedabdiosman6397
    @mohamedabdiosman6397 2 года назад +43

    bismilaah
    magacaygu waa mohamed runti waxanu isbaranay qofkanu wada socon jirnay 2016-1-26 waxanu wda qadanay wakhtiyo runti xiiso marba gaar ah leh marba jawi kale leh marba caadifadeeda leh runti anigaa aha ka marwalba khaladka badna e khaldami jirey ee gefka gesan jiray lkin igama ahayn in aan kala hdhno iyo in ay iga fogaato waayo qalbiga ubaahna ayada hdanan xasusto wakhtiyadi noogu farxada badnayd wxn xasuusta in aanu habenka aanu baxno aanu aadi jirnay meel uu aabe ku aasna oo mudo hore lagu aasay oo aan soo siyaran jirnay markanu baxnaba aanu aadi jirnay wxn kalo xasusta mrkay runti ka baxaysay imtixanki dugsiga sare in aan laqaatay oo aan ladareen aha oo aan niyad ahan iyo hdal ahanba aan lajoogay goobti examka wxana runti igu murugo badned anigo ka guuray magalada oo aanu isqabsanay aan anigo sii maqan aanu heshiinay sidaas darteedna aan uso laabtay waayo kama fogankare hdana runti in aan halki. aan ka soo labtay ay ayadu ugurtay oo runti darenkygu isbadalay mudana aan runti lamurugoonayey waayo wxn darensana in hdanan is arki uu jacaylkayagu uu wiiqmayo oo tafaraaruq imanayo. lakin waxn ku jecla inanay ahyn qof malin qudha igaga tagi lha hanti la’aan oo igu cidlen laha magalada iyo qoyskaygaba waayo wxy ahyd qof neceb aduunkaba.
    nasiib daro 2021-2 wixi ka danbeyey mrwalba khilafka siibata aniguna wanroonan wayay oo wxn garan wayay ila aan waxwalba ka tanaasulo sidi ayay runti ku kala hadhnay lakin anigu madoonahayn in aanu kala fogaano oo aadban ugubaahna manta iyo xaladana waxan jecla in aan aqal noogar ah dhisano oo aan guursado lakin mxy kutaala waay iga hadhay siwalbana ula hdlay lakin go’aan ayay iga qadatay meelna way soo istagtay..rajo ayan isk qabay lkin wxa igaga sii daran oo murugada siinadinaya in aan marwalbo maqlo in ay guursanayso wiil ay isku dhowyihin oo rer canada ah mahubo lkin waa maqalkayga
    💔farxad ku noolow Pazma

    • @fadxanuura6369
      @fadxanuura6369 2 года назад +3

      😢😢😢 laga yaaba iney qeyr kuu aheyn lkn badal qeyr qaba inshalah sorry wall qalia

    • @abdimadar
      @abdimadar 2 года назад +3

      ilahay haku so dhaweeyo walal

    • @aishamohamed3425
      @aishamohamed3425 9 месяцев назад +3

      Wll ragg hadaa tihiin hadalada iyo gafafka qofka aad u geysaneysan wa inaad ilaalisan dumarku qalbigoda wuu sii fogeeya marba marka ka danbeyso ilaa qofkas qalbigisa sii jeesto tana cashar ka baro nolol wacan kuu rajeyna insha’allah

    • @Ibraahinxasansangaab
      @Ibraahinxasansangaab 6 месяцев назад +1

      ​@@aishamohamed3425yes right 😢

    • @zakariemohamed8279
      @zakariemohamed8279 2 месяца назад

      @@aishamohamed3425laakiin dumarow qalad aanu ninku lahayn bey marmar dusha ka saarta

  • @siciidxaliye8270
    @siciidxaliye8270 2 года назад +78

    Heestaan waxaan dhagaysanayaa oo ii baxaysaa anigoo ku marqaamaya magaalada bosaso saacaduna waxay sheegaysaa 9:03 waa habayn jimce baxayo sabtidana soo galayso taariikhduna waa 19/8/2022,
    Heestu macnaha ku jira waxaa weeye in la shaqaysto inta qof bili aadana gacantiisa wax ka sugi lahayd.
    Inta heestaan dhagaysanaysa 2022 is muujiya

    • @elcapittanodhaqane2955
      @elcapittanodhaqane2955 2 года назад +3

      Lipaax jimca xgee farisataa waan tuuraa anee😅😅

    • @mukhtaarcabdiraxman8520
      @mukhtaarcabdiraxman8520 2 года назад +1

      👋🏽😂😂 aar ana isoo qabta

    • @mahamettabdiaziiz5108
      @mahamettabdiaziiz5108 2 года назад +10

      Ana waxaan ku murqaamanaya caawa oo ay taarikhdu tahay 31/12/2022 magaalada dhahar saacadu waa 1:00 habeenimo. Farxad iyo caafimad ban idin rajaynayaa inti qoraalkyga aragta.

    • @munamohamett
      @munamohamett Год назад +3

      War hedhe 😂qaadki maiska deysay 🙌🏻

    • @Wll____pogba
      @Wll____pogba 6 месяцев назад

      ​@@munamohamettmy wali woo wdaa 😂😂

  • @AhmedAbdi-q8i
    @AhmedAbdi-q8i Год назад +35

    Ax yaa hees heestan waxala modaa in ay aniga iga hadlyso
    Tariikhdu waa 27/1/2024 maalin sabtiya
    Waxan ku mirqaamaya magaalada jigjiga waxan dhameeyay hada jaamacada
    Wax shaqo ahna ma helin wali
    Lakin waxan haytaa qof ijecel
    Oo ugu faraxsan wax kasta oo aan ahay ! Haygu nicin hanti la aan ❤ hadii aad qoraalkayga aragto love dhac kusii

  • @MuhamedAbdulahi-w4k
    @MuhamedAbdulahi-w4k Год назад +8

    Ilaahay ha U naxariisto digfeer waxaa inigu danbaysay dire Dawa 1996 mar UU show noogu qabtay alow kuu naxariiso àamiin yaa àamiin yaa rabi

  • @ZakariaSunni
    @ZakariaSunni 3 года назад +183

    Heeskani sida bunkuu ii qabtaa, old but gold wllh🥳

    • @mac-macanka7765
      @mac-macanka7765 3 года назад +4

      Lkn la soco codkani maaha ki digfeer iyo sahra ilays

    • @عبدل-ب4ض
      @عبدل-ب4ض 3 года назад

      43q

    • @Mid_copper23
      @Mid_copper23 3 года назад

      @@mac-macanka7765 uuuuu huh u u u uguuuuu u uuuuuu u u u uuu u uuh u uuhhu u uguuuuuhuu u u u u uuhguuuuuu u u uu huu uu uuuhuuhuhuuhuuuu uu uuhuuuuuuuu u uu uu uuuuuuu hy uu u uu h u hh uu uuuuuuuuuuuuuhuu uu uu uu u uu uuu hi uuuuu uuu u uu u u u uuu uguuuu uu uuuuuuuu u u uu uuuuuuuuuuuuuuuuuuhuu u uh uu uuhuu uuu uuuuhuuuuuu uu uhhuhuuuuuuuuuuuuuuuuuuuhuuuuuu uuu uuhuuuuuuuuuuuhuuuh uuu uuuhhuuuu u uuuuuuhhuuuhuuuuhuhuuhuu uuu uuuuuhuuuuuuuhuuu uuu u g uu uuuuuuu uu uuhuuuuuhuuuuuuu u uuuuuuuuuuhuuuuuuuuuhuuuuuuhhuuhuuuuhuuuhuuhuuuhuuuuuuhuuuuuuhuuhuhuuuuuuuuuhuhuuuuuhuuhhuhuuuhuhuuuuuuhuuuuuuuuuh uuu u uuu uuuuuuhuuuuuuuhuuuu uu hu uu huuhhh u uu uhhuu uu hhhhhuuhuuuuuuuhuuuhuuu uuuuuuuu uuu uuuuhuuhuuuuuuuuuuu uuu uuu uuhhhuuuuuuuhhuuuuuuuuuuuuuhuu uu hu uu uuuhuuhhuhuuu uu uuuuhuuuuuuuuuuuhhuuuhuuhhuuhuhhuuuuuuhhhhuuuuuuuuu hhh uuuuuuhuuuuuuuuhuuuuuuuuuuhhuuuuhuuuuuuuuuuhuuuuuuhuuuuuu uu ughuuuhuhuuuuuhuuhuuuuuuuuuuuhhuuuuhuuhuuuhhhhuhhhuuhuuuuhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhu

    • @zahraladan5280
      @zahraladan5280 3 года назад

      Waa hees macan

    • @gardaasemedia9712
      @gardaasemedia9712 3 года назад +1

      Zakaria Dahir Sunni legnag

  • @queensadia543
    @queensadia543 Год назад +17

    Heestan waxaan dhageysanayaaa 20/7/2023
    Sacadu thy 00:16 habenimo
    Cawa waxaa guur iso bandhigty wiil aan isjeclen mudo 1 sano ah manta hanti saas maheysto saas eey thy nolsha waa isfahan wana ku faraxsanhy
    😊

  • @KHADAR199
    @KHADAR199 2 года назад +38

    Ma jiraa Qof daawanaya 2023 da 😢 heestan meel bay itaabataa

  • @abdirahmankownzi
    @abdirahmankownzi 2 года назад +45

    ma jiraa qov daawanaayo this song 2023 da
    😍❤👋

  • @soomalinicechannel1817
    @soomalinicechannel1817 День назад +3

    Heeskan wakhti Aan Aad Shiid u ahaa Ayaan dhagaysan jiray waxan Nafta ku ma weelin jiray tuducyada ah :-Hantida iyo maalkuba Hido dhaxala maHee hadh wareega weeyoo la helaa la waayaa.
    Cajiib!

    • @LiipkaPoi
      @LiipkaPoi День назад

      Ninka hada shiid dartiis udhagaysanaya kawrn😂 oo isku ma weelinaayo

  • @Jamaalsalaad10
    @Jamaalsalaad10 Месяц назад +54

    Who is watching 2025

  • @muusAfkaadho
    @muusAfkaadho Год назад +11

    Still waxaan wada dhageesana❤❤❤ xaaskeega true love never ends 😮😢 2024❤❤

  • @ahmedmahad6787
    @ahmedmahad6787 2 года назад +15

    Sabankan lagu jiro sideedaba way adagtahay wiil qalbi saafi ah leh balse duunyo sida u badan haysan reerna inu sameeyo jecel balse gabadh sidaaso kale ahi agtiisa taagantahay
    2023 inta jecel inay reer xalaala iyo rug muslim yagleesho alle ha u wada rumeeyo dhamaanteena 🙏

    • @farhiyamohamed2801
      @farhiyamohamed2801 Год назад

      Aamin🥺🤲

    • @hazkey6070
      @hazkey6070 10 месяцев назад

      Buli admigu. Isku mid maa ahan. Maraka. Ragodhan hadhalilin. Hno

  • @abdukadiribrahim2102
    @abdukadiribrahim2102 Год назад +14

    Haduu jiro qof dawanayo 2024 wll isodocey murad ayaan leyahaye allha haisahalee like isaar ❤🤲🫂😥

    • @AbdirazakMuhumed
      @AbdirazakMuhumed Год назад +1

      Ilaahey muraadkaga hakuu sahlo wll qof kastana ilaahey muraadkiisa Ha u sahlo 🙏👍

  • @yacqub_ilkacse8772
    @yacqub_ilkacse8772 2 года назад +10

    Watching May 15 habeenki doorahsda Somalia ban Dhageysanaya Digfeer iyo sahro ileys wof Caleyk jawiga Nin so jabey ba garan kara inta iga danbeesa Cimriga Allh ha idn Barakeeyo

    • @abdimuhumed7364
      @abdimuhumed7364 2 года назад

      Wlhy wd grnysa wllo qali nin so jabey ayabu grnka

  • @swevomaxamed8663
    @swevomaxamed8663 8 месяцев назад +15

    Majiraa qof dawanayah heestan 2024 like me axsan hees❤

  • @aduunkamedia2414
    @aduunkamedia2414 Год назад +15

    Majiraa qof daawanaya heestaan 2024😢 like me axsan hees wlhi❤❤❤

  • @abdirahmanruuzhka2474
    @abdirahmanruuzhka2474 Год назад +14

    2/12/2023 (2024)ilahay sanad kheyr qaba o qofkasta muradkisa ilahay ufududeyo ha inoga dhigo ❤🎉

    • @wacan698
      @wacan698 Год назад +1

      Amiin wll❤❤❤

    • @hibonoor1538
      @hibonoor1538 Год назад +1

      Amiin ya rabbi walalo 🤲🏽🤲🏽

  • @nuurhaaji2270
    @nuurhaaji2270 2 года назад +10

    Waxaan salaamayaa kuwo daawan doonaha 2024 -- 2027 guuleysta guys

  • @abdimohamoud1803
    @abdimohamoud1803 7 лет назад +36

    Ilaahay ha u naxariisto marxuumka Ahmed Yassin Digfeer.Amiin

  • @AhmediSmsk
    @AhmediSmsk 3 месяца назад +16

    Who’s watching 2025 ? ✌️

  • @mohamettiid-pp1sb
    @mohamettiid-pp1sb Год назад +26

    10year ago hada so boqatay reply legend

  • @abwaanomarmohamed8569
    @abwaanomarmohamed8569 2 года назад +17

    Codka heeska saaran waa farxiya fiska iyo cabdilhaaaliq siraad
    Oo dib u cusbooneysiiyey heeskan oo ay horey u qaadeen axmed yaasiin digfeer iyo sahro ilays♥️

    • @hashmishoro534
      @hashmishoro534 Год назад

      Saax wax garad aya tahy sxb

    • @ccsugaal5314
      @ccsugaal5314 9 месяцев назад +1

      Heestan originalkeedii waa tan zxp

  • @ibrahimahmed7185
    @ibrahimahmed7185 2 года назад +29

    We don't look for old song we look for 0ld memories # hello 2023✌

    • @hamseaadan
      @hamseaadan 2 года назад +2

      Haye waka

    • @justtt.4nx_p7
      @justtt.4nx_p7 2 года назад +2

      heestan iska jeclhy ku ceshceshada markasta😂😂 03/01/2023

  • @kayseali8070
    @kayseali8070 6 лет назад +11

    Digfeer iyo Zahra ilays 1999 goraanka kubada kolayga ee Tima cadde waxaan ayaa 1fasalka koowaad ee dugsiga sare ee 26th June aniga iyo asxaab kale oo qiimo badan ilaahay ha u naxariisto digfeer

    • @khadarsah879
      @khadarsah879 3 года назад

      Habeenkan cinimoogii inaa mulacbay dharkan xidhnayeen

    • @minaacabdiweli3121
      @minaacabdiweli3121 11 месяцев назад

      Adeer cimri dheer oo cafimad leh 12/1/2024

    • @ilyassfouad9062
      @ilyassfouad9062 4 месяца назад

      🫡🫡🫡🫡

  • @LaaraugaasBaarqab
    @LaaraugaasBaarqab 11 месяцев назад +3

    Xasuus anigo dhalinyar aha ayaan waxaan jeclaad gabar😢 cid ladan ka soo jeeda 6sano aan xiriir lahayn gabadhe baa igo tire waa laysku keen ogaaday ama ila baxso 😢 ama iska kay ilaw ana waxaan saameeyo waa garan waayey abeheed baan utagay waxaan ku dhahay gabadhaad ha iga fogeen wuxuu igo yire gabadhaydo kuuma qalanto 😢 heestaana wada dhagaysan jirnay waa layga musafiriyey balan baa wada galnay 😢 inaanan guursan alx maanta waa ladnahay lacgte laygo diidaday waan haystaa lakin maxay itaraysaa maanta balantaan la galay waa ofiyey ila hada ma guursan xiriirna ma samayn 9sana ka dib maxaan sameya meel aan ka donana garan maayo❤❤❤

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 3 месяца назад

      @Laaraugaasbaarqab abwe 7 bilood kadib ban akhrisanayaa commentigaaga gabadhii maheshay hadaa heshay hambalyo hadii kalana horta nin wanaagsanoo balanta oofiyaa tahay lakin gabadha gurigeeda iyo qabiilkeeda hadaa garanasid ku baadi goob ama asxaabteedi iyo gurigay dagnaan jirtay raadi wakhti baa kugu socda ayadana ku socdee

  • @Amiinbdalla
    @Amiinbdalla 11 месяцев назад +7

    Shamuuri oo caan ah hadad dhageysaneyso wanku salaamay👋

  • @FeitianZhaud
    @FeitianZhaud Год назад +10

    Hesta Wxn dhageysanaya ano qlbi jab bdn daremayo Wiil an is jeclnhy diin leh wanagsan inaxariisto lkn
    cid wlbo family wxy ileyihin Kan wxbo kuma tarayo Hanti Maheysto Wa arday wali Ani wan yarahy waqti bdn idhiman hdu ilhy cimrigeyga ibarakeyo wxn rba inan ugu samro xldas Oo guusha nolasha isla garno lkn Wa la iga qalbi jabiya Gushas an rbo inan qofkeyga isla garno Hanti wx weyn ma aha La hela la waya lkn Ilhy ba taladeyda udhibtay qlbigan Wu iholcaya wlhi qofkaga Lagu leyhy kahar tariikhdu mnta 1/29/2024 i.a wxn rajen Ano inta ka frxd bdn inan dib uso boqan dono💔😭waliga Qof haku nicin Hanti la,an😥😭

    • @najuuu-
      @najuuu- Год назад

      u samir wllo aduun waa la helaa wax kasta way ku wangsann donan 😢😢

    • @FeitianZhaud
      @FeitianZhaud Год назад

      ​@@najuuu-insha allah wllo😥😥

    • @SAFWAAN_08
      @SAFWAAN_08 11 месяцев назад +2

      Walal u samir hantidu waxba maaha waa sad sheegtay la hela la waaya
      Jacaylka kaweyn wax walbo inaad guulleysato baan ku rajayan insha allah ❤

    • @HalimoHirzi
      @HalimoHirzi 7 месяцев назад

      Walal hantida jacaylka ka wayn hantidu way timaada walal
      Kumanaan waxa jira hanti haysta balse an ku nolayn nolol farxad leh
      Guurso qofka aad jeceshahay noloshu mahan lacag ee qanacsanan wa hubaal jacayl hadu jiro hantidu way iman doonta❤

    • @waasugeone7191
      @waasugeone7191 Месяц назад

      Xagee hada wax marayaa.

  • @HapoonNura-ez4lz
    @HapoonNura-ez4lz Год назад +3

    Heestan waxan dhagaysanayaa 19 3 2023 manto kle waxa aas qaran logu sameeyey magaalada borama fanaanadii wayneed ee qiimaha iyo qadarinta iyo xushmadaba mudnayd ee Aamina abdilahi xirsi ilhy waxn uga baryaya inu qabrigeeda uga dhigo rawdatul min riyaadul janaH

  • @yuwasac6020
    @yuwasac6020 4 года назад +96

    Aftercarona hadaad Dhageeysaneeysid like

  • @Ali14344
    @Ali14344 2 года назад +41

    Old but Gold🔥
    Like isaar hdii aa iga danbeyso👍🏿
    Mon.,14--2--2022 i'm listening this song.
    Still I'm waiting for my girlfriend.
    Qof walbo waxu jeclyahay allah u sahlo🙏🏾

  • @istaammaxamed6479
    @istaammaxamed6479 9 лет назад +61

    farxiya fiska iyo Cabdi khaliq Codkii Axmed yasiin digfeer iyo sahra ilays waligood ma keeni karan eee pleass ha is walina oo u daya fananin ta heesta

    • @zeskanajiib8730
      @zeskanajiib8730 4 года назад +1

      Haaa ha is wareerina hala dhaho

    • @cabdiraxmammacalin4090
      @cabdiraxmammacalin4090 4 года назад +5

      Iyaagaaba ka cod macaan
      Marki ugu horeysay copygu uu ka shidanyahay original ka

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 3 года назад

      Waa runtada wll waa fiska iyo cabdi khalaq

    • @JabkaHaji-my2fl
      @JabkaHaji-my2fl 9 месяцев назад

      ​@@amiiraadan3017 asc quruey sthy

  • @NimcoAbdilahi-up3tr
    @NimcoAbdilahi-up3tr Год назад +8

    4-5-2023 jimce 4:42
    Ilhow qofkan jeclhy calaf igu dar😭🤲
    Sikasto ukala fognahy masaafadenu dheertahy wxa tahy Qof an ku haminaayo maruun inn gacantisa qabsado 😭❤️
    Wn ku jeclhy mcnnn ❤😭🫂

  • @MahadAbdinaasir
    @MahadAbdinaasir Год назад +9

    Heestaan waxaa ii qaaaday gabar aan aad ujeclahay marka heystid 4dhaan ku dhiiriglineysa
    Wax walba wey ku fududaanayaan inkasto hada aan guur official ah aan uso bandhigan alle waxaan ka barya inu N.C.G. Queen boga dhaya hoywada galno calaf iigu daro ❤walahi iney aheyn qof aan hilmami karo hadii aan bahanahy iyo hadii uu jebkeyga buxsamo ❤love you 4ever

  • @suleimansaid5094
    @suleimansaid5094 7 лет назад +475

    ha igu nicin hanti la aan - anoo dugsi sare dhigta 00 reerkuna sabool yahay ayaa waxaan jeclaaday gabadh waxan ku guursado markan wayay ayaan waxbarashadii dugsi sare joojiyay anoo sanadkii ugu danbeyay maraya markaan xamali bilabay ee kharashyar so helay mudo dheer kadib aan reerkii gabadha kuso laabtay - ileen gabadhii sanadkiiba wa la guursaday
    barashadeedii balalyoiigama horayn xasuus walee

    • @hanad5354
      @hanad5354 7 лет назад +5

      Suleiman Said sorry wlhi

    • @hayaatmohamed5200
      @hayaatmohamed5200 7 лет назад +15

      Maskiin ilayn wax baad araktay lakiin side ujoojisay wax barashadaadii Hooyo iyo aabe kugu soo tacab beeleen bisinka waalidkii baa kanaxay

    • @Layla6793
      @Layla6793 6 лет назад +8

      Ragee dii Wallee. Oo Walal goormay ahayd

    • @samsamadam9641
      @samsamadam9641 6 лет назад +4

      Sorry runtii taas waa tacab qasaar walal

    • @ibrahimelmi9374
      @ibrahimelmi9374 6 лет назад +28

      Rag waa kii jaba sxb. Waaya arag ayaa tahay hadda, dariiqiina rag baa maanta hayo.

  • @abdihafiiid...............2008
    @abdihafiiid...............2008 10 месяцев назад +2

    Only Legend ayaa so raadin kara Hadaa iga danbyso ismuuji.2024.like👆

  • @ismahanmawlid2399
    @ismahanmawlid2399 Год назад +17

    Hestani waxay i shiidantay 22/10/2023/waan salaamay dhamaan dadka dawaanayaa 2024❤🥰😍😘

  • @Mounahmed-h7n
    @Mounahmed-h7n 9 дней назад +1

    Heestan ninkeyga darti baan ujecelahy 🥺💕,mohamed hassan muse mcn aduunka kugu jecelahy illahy haika dayo mcn❤,(haaynta io malkuna hida dhaxal maahe hadh wareego weyo laheela lawaya)🥺💕

  • @KhaalidKhallo-zv7pk
    @KhaalidKhallo-zv7pk 10 месяцев назад +1

    Waxan dhagaysanaya 11 april 2024 1:04 habeenimo xili ay hurdadu iga soo dhici wayday,
    Runtii waxan akhristay commetiyo badan oo qaar 10 sanno ka hor laso qoray , mucashaqiintas waxan u rajaynaya ruux walba inu helay ruuxi ku haboona 😢❤

  • @faatimahawo1374
    @faatimahawo1374 4 года назад +19

    Habka caashaqeenuna
    Haruub caano lagu subax
    Ooy laba uheelani
    Wada hayso weeyaan 😢😢 aad bay ii taabatay heestaan

  • @guledguled6968
    @guledguled6968 Год назад +3

    2024 Ayan Halkan Ku Sonoqon Insha Waliba aniga Xasle ah By by 2023 Isma Dhafno love ❤️ iska Sar hadad dawaneyso Kadipkey Sanad

  • @marwaanxasan9273
    @marwaanxasan9273 5 лет назад +169

    2020 hadad Heestan daawanysid Like isaar👈👇

  • @ShukriYussuf-t6g
    @ShukriYussuf-t6g 2 дня назад

    Who is watching Sunday date 2 Feb 2025

  • @HassanAhmed-tv7jn
    @HassanAhmed-tv7jn 2 месяца назад +2

    9 Nov 2024, heestan waxaa isla dhagaysaneena aniga iyo gabadh aan aad u jeclahay,waaa markaygiii ugu horeyse aan maqlo 4mar kusoo ceshanay, I love you Ahlam :). (Aun) digfeer.

  • @craxiin_key797
    @craxiin_key797 3 года назад +22

    Waa sanad faladagan iyo fartuun balbalaarku heesyaan yagoo ooyaya
    Heestan waa wada xaraf H xaraf raacedu 🥰

  • @SimanMahamed-ne1gh
    @SimanMahamed-ne1gh Год назад +3

    Waxan soboqday cawa oo ah habenki udnbeyey sanadka 2023 sacdunatahy 8:08 xasuuus digfeer io sahro ilays 😢❤haygu nicin hanti la aan😥😩💖

  • @al-macrifa6739
    @al-macrifa6739 2 года назад +7

    Xiligan aan dhagaysanayo Waxaaan sugaya talefoonka si aan u maqlo codkeeda, balse meel aan taleefan la isaga soo dirin iyay aaday wlhi! Waxaa laga jooga lix bilood, allow kuu naxariiso

    • @kingdarmaan5092
      @kingdarmaan5092 2 года назад

      Ax..!!! SorrY Saaxiib AllaHa haw RaxmaadoH😥🖤😨

  • @Subarman32
    @Subarman32 11 месяцев назад +2

    Ma jira qof dawanayaa 2024 heestan jeeb xanunka iyo boqorad ii sugaysa❤

  • @sarkalsare4836
    @sarkalsare4836 9 лет назад +26

    waayo waayo iyo hargeisa xasuustay allah ya raxmoo digfeer, sahra ileeys na wa quruxda iyo fanka somaliland wowoow

  • @cagadahab1050
    @cagadahab1050 3 года назад +17

    27-12-2021 habeen saqda dhaxe ayaa waxaa iiqaaday heeskan qofta saaidka ujeclhy alle cimri dheer haina siiyo Aun digfeer old but gold ❤🫀💝

  • @moshire6645
    @moshire6645 3 года назад +27

    Hilbo cidi ku siisaa hanadow dhibaatiyo hamuun kaama reebaan,
    Heeynta iyo Maalkuna hida dhaxal ma ahee Har wareego weeyoo la helaa la waaayaa❤✅

  • @suhaybmukhtar3429
    @suhaybmukhtar3429 Год назад +4

    Fav song✌🏼Nov 2023 Yaa wali dawanaya 🙏🏻🫡

  • @Fadumina856
    @Fadumina856 Год назад +4

    2| 4 | 2024 Heestaan waxaan dhageysanayaa anigoo ninkaan is jecleyn uusan haysan wax hanti uu igu guursado aniga waan jeclahay isna wuu i jecel yahay lakiin isaga familygiisa wax hanti ma haystaan, aniga ninkaas ma guursan karo oo waan ka cabsanayaa iney reerkeyga i deyriyaan maadama uusan heleyn lacag uu igu dhaqdo waanse jeclahay jacaylkayga heestaan habeen walba waan dhageystaa go'aan waan gaari la'ahay.😭😭

    • @IdrisAxmed
      @IdrisAxmed 10 месяцев назад +1

      I'm sorry wax wlbo qeyr noqon donan inshallah abayo mcn Ilahay haain amansado

    • @abshirali2945
      @abshirali2945 9 месяцев назад

      Sorry Apyo😢Niyda khyr u sheega Rabi talo saarta I.a dhip wlpo dheefbaa ka danbyzo❤

  • @geeddimohammed6636
    @geeddimohammed6636 5 лет назад +45

    Who's here *2020* ?

  • @yaasiromar5897
    @yaasiromar5897 4 года назад +11

    Waa habin jimco ah an macasalameyneyno sanadka 2020 si lamaida an so dhaeynayno sanadka 2021 like igama hasadi dontane si niyad leh 2021 rabi ha noga dhigo mid qeyr qabo

  • @ahmedabdishirekeyse9438
    @ahmedabdishirekeyse9438 7 лет назад +31

    ALLAH unaxaristuu AHMED YASIN digfer & fananiin kale oo dhimatay

  • @NasraYasiin-ut3sf
    @NasraYasiin-ut3sf 10 месяцев назад +7

    2024 inaan guursada rba iso duceya wa rmdaane inaan sndkaan helo jcylkeyga😂🎉😢

    • @Amiraa202
      @Amiraa202 Месяц назад

      Maheshe sandki dhamaye 😅😂😂😂

  • @abdikariinsead1952
    @abdikariinsead1952 Год назад +3

    Still listening this song 2024🎵

  • @AM-dt3pf
    @AM-dt3pf 4 года назад +31

    I love digfeer always 😊✌🏽
    Allah haa u naxariisto,.

  • @SahroMohamed-gd9ek
    @SahroMohamed-gd9ek Год назад +5

    Hesta ugu horeysay ee xajigeyga iso diry xsuus wallhi 🥺
    Kuma ilaawi dooni abid intey naf igu jirto xbbibi. { M}🫂🥰💌

  • @Fitaah69
    @Fitaah69 4 года назад +40

    ♥️My fvourite song🔥 RIP digfer😢

  • @NajkaCaraay
    @NajkaCaraay Месяц назад

    ❤❤❤ Digfer iyi sahra waa lawo qof o aaan cadi e hen ♥️ run ahanti fanan aaan u dhigo ma arkin

  • @AbdisamedAliAmay
    @AbdisamedAliAmay 7 месяцев назад +6

    Wali ma jiraan 2024 dhagaysanaya hestan like dhac ku siiya saxibayaal❤😊

  • @awilmowlitt7168
    @awilmowlitt7168 7 лет назад +19

    Xzuuuz wlhi gabadhii ugu horeysy an jeclado ba dhagayzan jirty
    Allow ku naxariizto🤔😭😭😭😭😭😭

  • @Fike27
    @Fike27 Год назад +7

    Heestan Waxan Dawanayaa habeen isniina 7:57pm 8/1/2024 Hadad Iga danbeeso Like saar😍♥️🙏

  • @abdihalimmohamoud7513
    @abdihalimmohamoud7513 Год назад +2

    Markad fankii hore dhagaysato o aad kuwan iminka la qado isku eegto wllhi farqi wayn ba udhexeeya old singers but gold😢❤

  • @SakariyeColad-eh8xu
    @SakariyeColad-eh8xu День назад

    Bal ka waran hadii 2025ka heestani soo bixi lahayd 1day ayay 1m ku xidhi lahayd runtii❤ hadda waxa na waalay sharma boy iyo waxaan dhaamin old is gold February/3/2025 😊

  • @AbdikadirAlahi
    @AbdikadirAlahi Год назад +2

    Heestaan waxan dawanyah 8/11/2023 Malin arbaca waxa cajiiba inan joogo Mel badiyah oo roobku mansheyey waxa cajiiba in sab best ah noo qalan yahay dhul wada Cagaran biyo jiifa hilib noo qalan alxm salaan asxaab magalkow❤❤❤

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 Год назад +9

    Old but gold🎖️
    Hal xiraalahaba qaad
    Murti lagu hantaa jira hasaawehenuna Hida weeye dhaxal gala😊axlaa hees❤️

  • @saidamoallim5410
    @saidamoallim5410 3 года назад +6

    Waxan dhahestay habeen khamista ah 27/1/2022 hajjigeyga aya habenkaas I qaday qof walbo kala maqan rabbi ha isku keeno aamin 🤲 London to mogdisho kala jognaa somali Mohamed mel walbo aad jogtaan waan idin salamay from mogdisho ayaa idinka so salama

  • @mohamedmuze4848
    @mohamedmuze4848 Год назад +3

    Old but gold like isaar hadaad iga danbeesay 2023/09

  • @CabdiFarxaan77
    @CabdiFarxaan77 4 месяца назад +2

    "Hubaal weeye maantana
    "lnaan heegan ugu jiro
    "Hawlaa kalgacalkiyo
    "Hoy wada galkeenee❤🥰🤲
    Allah mcnto Calaf haysugu keen daro(A)

  • @Injineerka8
    @Injineerka8 Год назад +4

    Waxaan dib ugu noqon karnaa heesihii hore oo aan dhagaysan karnaa wakhti kasta Laakiin qofna ma soo celin karo waayahaas iyo dareenkaas saafiga ahaa iyo Asxaabtii aad wada qosli jirteen!.
    20/10/2023
    in Nairobi, kenya.

  • @niiniileasencio98
    @niiniileasencio98 2 года назад +22

    Abaaruhu 3 : 30 habeenimo haweenimo so galeeyso qamiis ku suganahay wadanka Kenya heestan mel walpo iga tabaneyso dhinac walpo jaceel la,aan % HANTI la,aan waxan laciishodaba waan heli hadii alle idmo I.a inta iga danbeyso wxan u rajenaa baararo io barwaaqo 29/ 12 / 2022 😭😭

  • @ataashchannel71
    @ataashchannel71 Год назад +4

    Still listenining 1/4/2024❤

  • @yahyehussein
    @yahyehussein 2 года назад +5

    Anigu ku jira xalad oo aan lacag haysan gabadhii aan jeclana jacaylkii igaga baxday ayaan haystan dhagaystay sanadkii 20 sep 2022 waxa aan jooga talyaaniga gobol layidhaahdo turina waxa aan aahay tahriib gabadhiina nin kale ayaa guursaday ana waxa aan raba inan nolol cusub raadsado gabadhii aan jecla waxay joogta hargaysa ana burco ayaan kaso jeeda

  • @MohamEdIlkacasE-uc2by
    @MohamEdIlkacasE-uc2by 4 месяца назад +1

    My favourite song legend like iii saar si aaan u soo boooqdo sanadO ka dib hadiii aaan noolahay insha Allaha 🙌🤲💯❤️

  • @nadiirasulaymaan9709
    @nadiirasulaymaan9709 4 месяца назад +2

    Hasawahaaga mooye hawa kale kuma jirin old is gold❤12/9/2024 sacada 12:35

  • @ahmedmacquul7176
    @ahmedmacquul7176 8 месяцев назад +3

    Heestaaan waxaan dawanayaaaa 02/06/2024 Aniga oo dareeemaya wax badan ilaaahow sidii wnaaagsan 😢 waxaaaaa jirta gabaraaaaaan u waaday dareen badan lkn ii aragta qof uun danu hogaaaminayso 😢hantiyeeey magacaaa ba’ alla wanaagsanaaaa qofka inow wax kula fahmo goor horeeeto 🎉❤

    • @Shamsacilmi
      @Shamsacilmi 8 месяцев назад

      Ilaahey amuraha hakusahlo wllo gabadhana qalbigeda hakuso jediyo adne shaqo qeyr qabto