Al qaabil maa yaflax maamada darwish kaliya uma xisin dhmn somali oo dhan ayeey uu ahyd fananad wana lawada jecla Allah yaraxmu iyada iyo inti dhimatay ee Muslim ah anagana alle hanoga dabe naxaristo
Old is Gold waa Bartamihii 1978dii -Iyo Erayadii Abwaan Marxuum Max'ud tukaale, Iyo waaberi Legends Music ,Beerdillaacshe & Saada Cali Allah Yaa-Raxma Aamiin.Aamiin..thanks.
Don't follow lies the truth is they imitating ...it was composed by The well known artist 🎨 MARYAN MURSAL CIISEH...tuned by herself...sung by Saado Calih WARSAMAA' and her mate 👍
Geesiyad dalkeeda u dhimatey. Waa shihiid, ilaahay janada a kugubsoo dhaweeyo. Amin. Walaal faatixada u mariya hadii saado oo hadyed uuga dhiga..maanta ilaahay ayey hor joogts o wax kale uuma tari karno.med from Djibouti.
ruwayadaha iyo waxa ad leday qayban ka a hay wa xaran e rabiga u tobad ken o.dintada baro jahil nomo aya hadalka ka kentayo kumad fanten wax folxun o xarana hadad cilmi leday الحمد لله على نعمة العلم
2022 Still watching Old is gold Dadka dhageysanayo aad iyo Aad Ayan idin salamaya that's my aunt Saado Cali Warsame ♥️Alle haku naxaristo Pray For Here please ,🙏😱
Waxaan dhegaysanayaa May 31st/2021. And I am so very lucky to say that I watched this concert live in Mogadishu Theater. I still remember Saada's outfit. Riwaayada dhamaadkeeda ninku wuu ka tagey oo gabadh kale ayuu guursaday😂Ilaahay ha u naxariisto. She's a Legend ❤❤
@@akarinhassanaynte4321 Anigu Soomaaliya Mogadishu riwaayad I dhaaftay way yarayd. I was lucky to enter for free. Eedaday waxay ahayd Kinsi Xaaji Aadan. Somaalia was well advanced and beautiful country in my teenager years! Beautiful memories 💖 I still miss it though 😢
@@sabahhassan4529 Lucky were u guys who were able to enjoy the golden days of this beautiful country,but our fore fathers,uncle's and grandfather's had so much ego,such that they chose to ruin the country instead of coming to an agreement 🤝 and the thing that I fear most is I might one day die without us having peace🕊️ ✌️😔😢😢😢
Still ninka daawanaya kawarama😮 Alle ha u naxariistee atarishad ayay ahayd. Naago shalay yurub soo galyna surwaalka ayay ku naxsanyihiin aduunkana sidaan ayaa loogu soo baashaalay
saado Ali warsame sanadkii 1976 Ayaa laga soo waday magalada Ay ka soo jeeday ee buuhoodle gobolka togdheer 6 bil kadib waxaa si toos ah uga soo muqatay maslaxa qaranka JDS ee xiligaas waxaa mugdishu lagu dilay sanadkii 2014kii bil rabadn ah AUN labaduba manta waa maxumiin sanadkuna waa 23-03-22ka waa iska Aduun
Miyay haweysan karaan Fanaaniin isku sheega hada fanka ku jira dance-gan oo kale fan waa fankii hore sharaftiisina dadkaasaa la gaboobay oo god la galay waxa hada jirana waa faataabakh iyo faan waxan ka ahayn dhawr fanaan oo fara ku tiris ah Alaha u naxariisto cabdi cali bacalwaan iyo Fanaanad qaran Saado cali warsame❤
8september 2021 haben talaado so galeyso Heestaan marwalba way igu soo dhacda oo waan soo raadiyaaa kama daalo wlh ilhey ha Unaxriisto maamo saado ali warsame I love it❤🥰💯
Jirkeenu wuxuu ku raaaxaystaa ciyaaraha iyo niikada waana astaan in ciyaaraha iyo niikadu ay yihiin wax kheyr taas lidigeed ayaa soomaalida laga dhaadhiciyay waana fikir carbeed oo jaahili ah , Waaqoow u naxariiso gabadhan ducaysan
Rest in peace, both! I still remember getting the terrible news that our great Saado Warsame signer had been shot! It was during Ramadan in 2014, It has been 9 years since, and I remember her in my prayers .
Dadki hore wabay naga horeyen bal siday u jasayso eeg gabadh badan ayan ekenayan dance anyhow tani waa aduunyo ilahay khatumada hano wanajiyo iyada ilahay hawnaxaristo dhamantod 9/6/2020 like and more duco ok
Fannaanka Bacalwaan ma aha waa Beerdilaacshe allaah u naxriisto labbada marxuume iska sax jaalle oo video qoraalkiis edit gareey fadlan tan hees kaliyah ma aha waa taariikh aan carruurta 200 sanno ka dib dhalan doonto daawan doonaane jah 🎻❤️✊️
Hadaa Firsaneyso 2024 like haa ila dhaafin
Wall ma adaasodhigay
Maamo saado iyo adeer beerdilaacshe ilaah idin wada naxariisto two somali legends singers yaa dawaaayo 2022 from ciyaal xamar👋❤❤❤
Meydinten😢
Amiin
"Heestan inaan dhagaysto kama daallo walaahi”.
Very sweet song. 😭🖤🔥🔥
Great 🎉thank
Inta 2024 dawanaysa❤ilaahayow ku naxariiso😢
Lefti Nagaa wana kan😂😂
@@alikuno5297 ma falstiintii soomaalida😂😂😂
@@alikuno5297 waanakan kkkkk
Best music
Allah hau naxaristo Mom Saado Ali Warsame boqoradi Darawish wan kuxisnay runtii😭😢
Alle how naxariisto aamin aamin
Yep 😥
Al qaabil maa yaflax maamada darwish kaliya uma xisin dhmn somali oo dhan ayeey uu ahyd fananad wana lawada jecla Allah yaraxmu iyada iyo inti dhimatay ee Muslim ah anagana alle hanoga dabe naxaristo
Amiin
Ninka la qaadaya Ahun Saado waa Ahun ee Cabdi Salaad Beerdilaacshe, riwayada kuma jirin Ahun Cabdi Cali Bacalwan
Haa dee waan yaapan bacalwaan maahe waa beerdilaacshe ee kan soo dhìga khaldey
Saado AUN
Bartaad igaga taalee
Baan kale daweyneyn
Mid bogsiin hadaad tahay
Axdiguna bir kula yahay
Balantii an dhiganabaa
Waligaa ha beeneyn
Barashadii kalgacalkuna
Bilaash yaaney kula noqon
Mar se hadaan barbaartii
Baxsanoow daraadaa
Uga soo banaan baxay
Cidlo haygu baylihin
Beerdilaacshe AUN
Balankii ilaahay
Sharaf kugu habooneyd
Bilaaneey hadaan helin
Hawo buura ii dumin
Sow badi hablaha qaar
Billad Kuuma siiyeen
Sow badhkeed adduunyada
Kaagamaan dhigeen boqol
Balse Waxaad ogaataa
Inaan beyd iyo hodan
Iyo meel barwaaqa ah
Ugu baaq isleeyahay
Saado AUN
Boholyow daraadii
Badhtamaha habeenkii
Sow maan soo baraarugo
Oo boggaygu kuma tabo
Beerkiyo wadnuhu ani
Sow ima babbanayaan
Adaa baday jaceylkee
Haraadkiiba kama bi'in
Mar se hadaan barbaartii
Baxsanoow daraadaa
Uga soo banaan baxay
Cidlo haygu baylihin
Beerdilaacshe AUN
Badbaadadii naftaydaay
Farxadaan is baranaay
Niyad lagugu beeraa
Soo booqo igu tidhi
Sow beel nimca iyo
Bulsho caafimaadey
Barni inaan ku kulannaa
Beerkayga kuma hayn
Balse Waxaad ogaataa
Inaan beyd iyo hodan
Iyo meel barwaaqa ah
Ugu baaq isleeyahay
Waad ku mahadsantay erayada heesta. Alle hakaa abaaliyo.
4:05
❤🥰
We
Heestan markaan yaraa aadban u hinaasi jiray, anoon ogayn inaan saado isku reer nahay, mar dambe oo aan waynaaday ogaadayna inaan dhulbahnte aan ahay oo ay tahay gabadh indertay ah. Ayaan hinaasahaas gartay. Alle haw naxariisto inadertay qali saado ali warsame liibaan.❤️
AKHII TUKARAQ IYO YAGOORI IYO ARICADEEYE IYO LAASCAANO. KAWARAN. KKKK
@@aliabdalla1623 ninkaa inadertii la hadlaaya naac ula kaalay.
Adi ka wrn hada buqdharkayn@@aliabdalla1623
Sabb uga hinasi jirty😂
2021 january, baan dhageysanayaa heeskan aadka umacaan kama xiiso dhigo.
🥰👋
Ma.
If you grew up watching this song you had a beautiful childhood 😩❤️
2020 wixi iga danbeya an u ducayno mom saado alli warsame ilhy haw naxaristo 🤲
Amin Amin
Amiin
Amiin
Labadoodaba qabrigooda waasac allaha uga dhigo
1 /9 2022 Allah ha unaxariisto
Old is Gold waa Bartamihii 1978dii -Iyo Erayadii Abwaan Marxuum Max'ud tukaale, Iyo waaberi Legends Music ,Beerdillaacshe & Saada Cali Allah Yaa-Raxma Aamiin.Aamiin..thanks.
Don't follow lies the truth is they imitating ...it was composed by The well known artist 🎨 MARYAN MURSAL CIISEH...tuned by herself...sung by Saado Calih WARSAMAA' and her mate 👍
Heestan wxan huba in aan laga dhaalayn intii fiirsanaysa 2021 igu so yaaca 😍
waa nakanaa
Wa jognaa wllka
aheey sxb
Only legend listining 🥰
Wlhy lagama daalayo waxaan joognaa 2021 welibs bishii afraad
Geesiyad dalkeeda u dhimatey. Waa shihiid, ilaahay janada a kugubsoo dhaweeyo. Amin. Walaal faatixada u mariya hadii saado oo hadyed uuga dhiga..maanta ilaahay ayey hor joogts o wax kale uuma tari karno.med from Djibouti.
AUN
Ax wall waa runta allhe How naxriisto Boqorada❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇺🇿
Waa fanaanada kliya aan tagero allow kudaa fanaan boskaaga ma buxin karo illhy hku naxaristo qalanjo 😘😘😘😘Sado cali rabow udanbi dhaaf 😍😍
Allow kudaa maa dhahdy markii hore
Amiin allha unaxariisto
Sharba and
I'm still watching 2024😢😢
Sdkle🥺
Cajiib😢
Love❤
Walagula joogaa sxb
Allaha U Naxariisto Beerdilaashe iyo Saado Qabrigooda Allaha u Nuuriyo
2021 still Watching Old is Gold Dadka Dhageesan doono 2022 iyo wixii ka dambeeyo waan idin salaamay🥰
Wanka qadnay inta ilamidka ah
Waan kaaqaadnay
Waankaa qaaday wll waxa mahada iska leh alle oo nasoo gaadhsiiyey 2022 alxamdulilah
Wankaqadnay abyo
8/5/2022❤️❤️😂😂
2020 ayan dhageeysanaya runtii mom saado ali warsame markan heesa heeda daawado wn qiiroda alle ha u naxariisto janadii fardowsa alle haku geeyo
Dadkii hore inay film matalayaan waxaan ahyd sida loo jaasayo woow❤️. Allah ha u naxariisto
2021 cidi dawatay alle haka cabsato.hargeisa to Canada insha allaH 2021.01.06
Woow 1.8 millions vieuws queen of Mogadishu and beerdilarche ilahoow uu naxariisto both of the artists legends ya rabii Rahman🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🌸💜🌷❤️💚👍🙏💕🇬🇧🇫🇷
Dhfg
Astaan Qurux badan oo MaTaaLaad fiiCan u aH jiriTaanka faneed ee BuLshada sooMaaLiyeed Allow Unaxariiso Aun BeerdiLaacshe io Aun Saado ALi warsame ..😰🙏
2022 Hadaad daawanayso Like hayLa dhaaFin waLaaL mcn plz .🙏🥰
Xiligas manoled adi 😁🤣🤣🤣🤣🤣
Camera manka heezta duubay ahaa wll 🙏😰
@@hajjimunir9676 😂💔 legend
Xilgas majogt🥰
2022 way ka qaldaned marka soo qortay haddan jogah wall hada noshahay allh kudhawro ❤❤hada dhimatay allh kunaxaristo😭
Heestaan ugu jeclahay heesaha allah haku naxariisto mamo saado cali😭❤
Erayadii iyo maskaxdii abwankii Wayna maxamuud tukaale cisman waxan qayb ka ahayd riwaayadii hablayohow hadmad gursan doontaan❤❤
ruwayadaha iyo waxa ad leday qayban ka a hay wa xaran e rabiga u tobad ken o.dintada baro jahil nomo aya hadalka ka kentayo kumad fanten wax folxun o xarana hadad cilmi leday الحمد لله على نعمة العلم
Illah ha u naxariisto MAAMO SADO ALI walhi waa xasuusta maalintii la diley 7saac oo duhurnimo garaashka xaaji baasto dhabarkiisa 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Maxa lodili miskinta ya diley ladahay
Yaa diley maxana loo diley
@@SAADAQ_SEERAARalshabab baa dishay iyadoo gaadhi wadata rapaa ku fureeen
Lkn dadki dilay tiirka la geeyay wa la toogtay
Who stiil watching 2024 😢
Me😢
Me wll
Me 😊
Eebow ma ii jeeda😂🎉
Me 😭💔
Mid bogsiin hdaa Tahy Axdiguna bir Kula Yahy❤😮
Alle ha u NaxariisTo waxy ahyeen fanin Fanka kaalin wey Ugu jiry😢❤
Bacalwaan ma ahn eee wa beerdilacshe dhamaan Illahy haunaxristeee❤
Waaw. Waa waqti-dahabigii Soomaaliya 1986 . Heestani waxay ka mid tahay riwaayaddii caanka ahayd ee "Hablayahow hadmaad guursan doontaan". Waxaan anigu ku daawaday Hoyga Murtida iyo Madaddaalada ee Muqdisho 1986.
Walhi heestan waxan ku qiyaaso Waan garan waayey ilahay haku Naxariisto boqoradii codka saado Aly warsame ❤️😪
Fanaanku waa beerdilaacshe maahan baacalwaan Aun labaduba
2020 iyo wixii ka danbeeya yaaa dawanaya😍
😀
Meeee
Me
me 9/8/2021
Waa yahay ok
ألهم اغفر لهم وارحمهم برحمتك يا أرحم الراحمين
They were two legends
Heestan hasuus ayay igu ledhy wxn Aad u dhaqaysan jiray 2013/14 Ethiopia Gaar ahan #Bk/ Boqolmayo Wax kasta way iz bedeleen Somalia ayan joga Baydhabo jinaay ❤❤
2022 Still watching Old is gold Dadka dhageysanayo aad iyo Aad Ayan idin salamaya that's my aunt Saado Cali Warsame ♥️Alle haku naxaristo Pray For Here please ,🙏😱
Amiin 🤲
saado aadbay u qurux badanayd hadaadn markaa jirilahaa imaysan dhaafeteen ilove saado
Saxiix
Kiin jaamac aa booskeeda gashay
@@halaalmedia3416 hhh
Haa wlhi dhehrer joog jamal run ahaantii gabdhihi ugu qurxbadnaa somalida tarikhda kamid aheed lkn naf walba way dhiman alle ha u waasiciyo qambriga mom saado❤
Z
wllhi markaad wax adoo yar aad samaysay ama aad dhageesatay marna ma iloodid, markaan baxsanow maqlaw jiraraco ayaan dareemaa. Alle yaa raxma Saado Ali
Qalanjadii Dhulbahabte saado ali
1/6/2021 Ban Daawanayaa allaha unaxariisto labadoodaba.
Heestan 2015 ban dhageysan jiray kadib cawan muuqal ahaan u daawanaya 2023
Kuwa 2024 dib usoo booqan doono halkan ban idinka salaamay 🤝❣
Salaaama
Ka qaday wll😊
❤
Ok 😂laga qaad
Waa laga qaday seedi.😂
Allah u naxariisto Saada Cali. Qof illahey Qurux iyo Qiimo siiyey ayey ahayd.❤️❤️❤️
Kasahed
Kasahed
Alla mamadu qurux badneydaa 😭
Ilaahey hauraxmado iyada iyo Bacaalwaanba.
Bacalwan wu nolyahay
Waxaan dhegaysanayaa May 31st/2021. And I am so very lucky to say that I watched this concert live in Mogadishu Theater. I still remember Saada's outfit. Riwaayada dhamaadkeeda ninku wuu ka tagey oo gabadh kale ayuu guursaday😂Ilaahay ha u naxariisto. She's a Legend ❤❤
Legend baa tahay xiligaas ma joogtay
How old are you???
@@akarinhassanaynte4321 Anigu Soomaaliya Mogadishu riwaayad I dhaaftay way yarayd. I was lucky to enter for free. Eedaday waxay ahayd Kinsi Xaaji Aadan. Somaalia was well advanced and beautiful country in my teenager years! Beautiful memories 💖 I still miss it though 😢
@@sabahhassan4529 currently where do you live
@@sabahhassan4529 Lucky were u guys who were able to enjoy the golden days of this beautiful country,but our fore fathers,uncle's and grandfather's had so much ego,such that they chose to ruin the country instead of coming to an agreement 🤝 and the thing that I fear most is I might one day die without us having peace🕊️ ✌️😔😢😢😢
Heestaan waan jeclaa waan dhagaysan jiray dhimashadii Saada Cali kadib waa igu socon waysay,
Rabbi ayaan naxariis janno uwaydiinaa.
My family used to watch her music on Saturday night. Iconic ❤️❤️❤️❤️❤️
Even me
MAD PREVIOUS SOMALI PROTITUTE
same in our family, we used to watch habloyahow hadmad gursan doontan
Daad wadad😊ki horey wallow idin naxris😭😭🌾🏝️💐🇪🇹♥️🇸🇴
Saado cali iyo beer dilaacshe weeye maaha bacalwaan. 24.9.2019 Alle ha u naxariisto inta geeriyooty
Labadaba waalayiraahdaa
الله يرحمها ويغفر لها ويسكنها فسيح جنانه ويصبرنا على فقدها 😞❤🇸🇴🇩🇯
امين
آمين يارب
أمين يالله
امين يارب العالمين
2020 intii fiirsdy like ii sr
Wow
I am indeed. Classic
Hesta sado cli waa miid aan ilaawi doonin baxsanoow
Nafiso mx kkk
Heestaan waan jaclahay
Mxay noo cebeyaan ooy noo idhaahdan hablo sabankan ma jiraan😥😫habluhu iskuma wada jiraan yaan laysku wada jimcin marka la arko mid xun somaliyey😫 allah hakuu naxariisto oo hakuu danbi dhaafo😭🤲🤲
Beerdilaacshe iyo Sada ba Allaah ha naxariisto ameen.
Still ninka daawanaya kawarama😮
Alle ha u naxariistee atarishad ayay ahayd.
Naago shalay yurub soo galyna surwaalka ayay ku naxsanyihiin aduunkana sidaan ayaa loogu soo baashaalay
Old is gold 9/10/2022 inta iga danbayso waan idin salaamay
Maamo saadi Cali warsame alle ha unaxariisto wllhy waan jeclaan laha inay maanta nala joogtid 😢😢😢❤❤
Legendary singer inspirational soul. Never forget her purpose and struggle for her people.
Xasan
saado Ali warsame sanadkii 1976 Ayaa laga soo waday magalada Ay ka soo jeeday ee buuhoodle gobolka togdheer 6 bil kadib waxaa si toos ah uga soo muqatay maslaxa qaranka JDS ee xiligaas
waxaa mugdishu lagu dilay sanadkii 2014kii bil rabadn ah
AUN labaduba manta waa maxumiin
sanadkuna waa 23-03-22ka
waa iska Aduun
Ilaahay ha unaxaristo labadooduba wa marxuumiin caawa 😭
Miyay haweysan karaan Fanaaniin isku sheega hada fanka ku jira dance-gan oo kale fan waa fankii hore sharaftiisina dadkaasaa la gaboobay oo god la galay waxa hada jirana waa faataabakh iyo faan waxan ka ahayn dhawr fanaan oo fara ku tiris ah
Alaha u naxariisto cabdi cali bacalwaan iyo Fanaanad qaran Saado cali warsame❤
2021 watching
Saado cali warsame janatul fardawso allah
Hakaa waraabiyo
8september 2021 haben talaado so galeyso Heestaan marwalba way igu soo dhacda oo waan soo raadiyaaa kama daalo wlh ilhey ha Unaxriisto maamo saado ali warsame I love it❤🥰💯
Waxaan daawanaya 17/5/2024
Jiilka iga danbeeya aabo liketa ila ogaada boqol sano kadib caruurtan awoowaha unahay ha gaartee❤❤❤😢❤❤
Anna hadaa daawanayaa
malin walbo dwadaa awowe
😂😂warya.awowe 😂ani ilmahan awotada unoqon dono wani salamay😂
Hooyada abaha was😂😂
😮😢
Dad baan ahayn 🇸🇴. Waa soo laaban doona. Ha ka sabrin soomaliya.
2022 and still watching this master piece song 🎵 👌
V9
2022 23 November
Jirkeenu wuxuu ku raaaxaystaa ciyaaraha iyo niikada waana astaan in ciyaaraha iyo niikadu ay yihiin wax kheyr taas lidigeed ayaa soomaalida laga dhaadhiciyay waana fikir carbeed oo jaahili ah , Waaqoow u naxariiso gabadhan ducaysan
The looser who killed her was such a coward . What a sad thing taking such a treasure from us🥺. Illahey unahristo Saadho❤️
Mid ilaahay gacanta gooyey baa dilay oo axmaq ah
Allaha u naxariisto
Ameen
So sad 😞to know someone did that 😢. Why🤷🏻♂️
@@lhmb1944 she was gunned down by an extremist, crazy loser in Mogadishu.
Alow unaxariso maamo saado cali warsame midka dilay saado maxay kagalbsatay yahuudka 😭😭😭🤲
Rest in peace, both! I still remember getting the terrible news that our great Saado Warsame signer had been shot! It was during Ramadan in 2014, It has been 9 years since, and I remember her in my prayers .
Geenyo gadaasha fanka naag quruxleh kuma arkin
eedo ilaahoy hakunaxariisto danbigadana alaha dhaafo janadi kunaso aamin
Asc
𝙰𝚖𝚒𝚎𝚗 𝚊𝚕𝚕𝚎 𝚑𝚊𝚠𝚗𝚊𝚡𝚊𝚛𝚒𝚒𝚣𝚝𝚘
Amiin yaa Rabbi
Wck
Who watching 2020
Ayagana Alle ha u naxriisto. Inteena maanta noolna aduun yuusan na kedin. Geeridu waa lama huraane aan u sahay qaadano!
21/05/2020
Dadka iga danbayaan lahadlayaa
From jigjiga
Away sonki ado soman miyad kuturatay
@@ugaaskagabdhisaa7954 laftirkaagu Ma somanud miya ?😂
Waaya waayo kaas ayaa fan ahaa Allaaya Cizak, waa haasaawe dhameys tiran, Illaahoow dhamaan noo wada naxariiso mid dhintay iyo mid nool intaba ✅🎵🎵🎵🎵
The most favorable Somali song I had seen both are legends RIP
Allaa!! Alle Ha idin naxariisto sado boqorada Qoob ka ciyarka fankii hore😥😥💔
Dadki hore wabay naga horeyen bal siday u jasayso eeg gabadh badan ayan ekenayan dance anyhow tani waa aduunyo ilahay khatumada hano wanajiyo iyada ilahay hawnaxaristo dhamantod 9/6/2020 like and more duco ok
Heestan waan dhagaystaa mar walba muuqaalkeeda ima cajabin waana anshax xumo alle ha unaxariisto lkn waa hees iyo badh
Old is gold... still enjoying this song better than the rubbish of nowadays
Riwaayadii Hablayahoow hadmaad guursan 1976 Ta.aliifta Riwaayadda iyo Heeskaba Waxaa Laga Hayaa AUN Abwaan Maxamuud Cismaan Tukaale Laxamkii Ustaad Abwaan Cabdikariim Faarax Qaareey Jiir Alaha Cimrigiisa Dheereeyee, Iyo Xusuustii AUN Cabdi Cali Bacalwaan & Saado Cali Warsame
Video yadaan oo kale markaan waxaan Is iraahdaa malaha Dowladeenii Fisqi buu alle kaga carooday hadey ayeeyooyin iyo awoowayaasheen sidaa ahayeen anaga maxaan noqon lahayn inta yar ee inaga fasahaaday bn lyaabna allow ayagana u dambi dhaaf oo u naxariiso anagana nooga daba naxariiso🙄🙄😗😗
👌👌👌Runta👌👌💋❤
Fisiqiga was haddaba futadiina mel kasta Open Noloshii hore baa nolol Videigan wa mid qurux bdan orod Is qarxi nacalatullah😡😡😡😡😡😡😡🖕🖕🖕🖕👌👌👌👌👌
saw maan so barago oo bogaY kuma tabo 😢axmed waan ku jeclay meel kasto joogto ii farsanaw😢
Fannaanka Bacalwaan ma aha waa Beerdilaacshe allaah u naxriisto labbada marxuume iska sax jaalle oo video qoraalkiis edit gareey fadlan tan hees kaliyah ma aha waa taariikh aan carruurta 200 sanno ka dib dhalan doonto daawan doonaane jah 🎻❤️✊️
hesuhu wa xaram e dintada baro jahil nimo ba ka muqata wayo heso iyo wax folxun o xarama dhaxal kamad dhigaten الحمد لله على نعمة العلم
@@ugbadomar5881fanka iyo sugaantu waa dhaxalkayaga ee hadii diin jacayl kugu Jiro dhaqankaaaga ka muuqan lahayd, heestana masoo booqateen qof aanad aqoona ma aflagaadayseen, rabbigu wanaaga haku tuso iyo ixtiraamka. Dadka musika iyo farxadu dhibto waaan ogahay waa kuwa dadkayga nabadii iyo horumarkii u diidaye
Heestan kama daalo daawasha deyda
maamo saado ali warsame waxey eheyd hablaha waygas jiray midiin ugu qurxoneyd alle haidin naxriisto dhamantin mama
5:25 sidee u dheleeso ayaa i qancisay waaw
Maalin ciidul carrafo ah ayaann daawanayaa. Illahay waxan uga baryaya in u naxariisto Saado Cali Warsame iyo Baacalwaan.🤲
Mdxy marxuminta ha kala reebin.
Alle labada haw u naxariisto amiin
@@hamsemohamed9844 zxp in u dhintay maan moodayn wllhi, in uu nool yahay ayaan u haystay. Alle haw naxariisto labadaba.🤲
2024 still watching old is gold AUN
subaxaanallaah maxaa loo odhan jiray dadkii hore way xishoon jireen🙆♂️🙆♂️🙆♂️🙆♂️🙆♂️🙆♂️
Hees iga dheh wlhi wan darema wxu yhy jcyl mrkan dhagaysanayo allow idin naxariso who wach still 2018
waa lagula daawanayaa zxp
Haa anigo
ramla cudoon Aniga kula dawanaya zxp
@@marisacillahi1537
Wan kula socda Anigo xita
Abdillahi ismacil haa sax bww
June 28th 2021 ....hestaan xasuus gaar ah ileedahay anoo yar 2006 kii ayan kadawan jiray riwaayadii hablayahow hamaad guursan doontaan.. somali golden age..saado cali allow unaxariiso..
2020 Sunday 3 may 4:20 in the morning iyo xeebta xamar ayan hello idinka leyahay ❤
2020/9/18 September 1:30 habeen nimo jiimco ah 💖💖💖💖😥😥😥😥
@@falstiindaauud8137 wakhti wcn wll.
Hello welcom baan ku leenahay
Ilaahay Swt ha unaxariisto Saado Cali Warsame indhahay natireen kuwii dilay our golden star
ALAHA U NAXARIISTO JANADII FARDOWSO ALAHA GEEYO CABDI SALAAD BEER DILAACSHE IYO SAADO ALI WARSAME JANAATUL FIRDOWSO ALAHA GEEYO AAMIIN AAMIIN AAMIIN
12:54 Habeennimo
Allah unaxariisto saado cali
Riwaayadan aniga 8 sano ayan dawaday hada neh waxan ahay qof wayn marka xasuus waye
Balsa waxad ogata 😍😍😍
Woow 4.9 millions vieuws alayarahma sado and bacalwan rest peace both of you 💕🌸🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🌷
waxan dhagay sanaya October 21 /2021 kacankii wa xasuus wayn alle how naxariisto
Really I can't imagine how this talented people make this song affected and affectionate one 😔 😪 💔
Ilahay denbigaaga ha dhaafo qabrigana haku nuuriyo saadoy
Adiga iyo dhamaan
Wiilka heesta qaadaya waa Abdi beerdilaacshe alla janada geeyee ee maahan abdi ali bacalwaan heestu waxey kujir tay riwaayadii hablayohoow hadmaad guursan doontaan
Qof San kasayn ayaa iskaga zoo qoray hhhh was beerdilaacshe3
fananada an tagere jire badtahay hees xasusteda wadato sado cali warsame illahay haku naxaristo❤💖❤
Boqaradii Codka toolmoonayd 🎶 Allah hakuu naxariisto 🤲
Saado Cali Warsame, qurux badneedaa.
This is another level, even today in 2023.