1973kii ayey ahayd markii uu la qaaday fanaanada maandeeq heestan ka dib markii uu buuxiyey booskii alla ha u naxariistee tubeec oo isagu oraginalka heesta la qaaday maandeeq hase yeeshee markii ay gobolada dhexe marayeen uu xanuusaday tubeec ka dibna uu bedel ku soo galay waxaanay ka mid ahayd heestani riwaayadii Aabahay Ka Samraye Ee Adiga ee uu curiyey alla ha u naxariistee abwaan maxamed cali kaariye halka laxankana uu saaray alla ha u naxariistee mulaxamaystihii xasan sabriye afrax(xasan_giraydh) Waxaanaad moodaa muddo 52 sano ku dhawaad ka dib uu cigaal weli Isa sii haysto waa cajaa,ib waana hibo ilaah bixiyo waxaanan kula talin lahaa fanaan cigaal uu kusoo gabagabeeyo hayaankiisii fanka
Asc walalo waqti waa la soo maray walahi xasus waayo arag ayaa tahay dadka hada jooga aa fanan la dhaho iyo kuwii kore farqi wayn baa u dhaxeya Runti riwayadi igu horaysay waxay ahayd Socdal iyo sir jacayl 1982 Tii igu danbaysay waxay ahayd Mashalki jacaylka 1987walahi runti heesihi hore markan dhagaysto waxa qalbiga ila xanuna waqti aan soo marnay iyo kuwa hada social media ilbaxnimo ka raadiya inkasto aan qurbo soo galay 1987 hadan Tiyatarka ma iloobin ilaahy swt umada Somaliyed qalbiga iyo qulubtoda alaah isku furo
Waayo waayo iyo bari samaadkii buu na xasuusiye cigaal 😂😂❤❤❤❤
Axmed cali cigaal wuu soo qaatay quruxdii fanka somaliyeed waxay ahyd in uu iskaga hadho
Axamed cali cigaal codkiisii uu is bedelay
1973kii ayey ahayd markii uu la qaaday fanaanada maandeeq heestan ka dib markii uu buuxiyey booskii alla ha u naxariistee tubeec oo isagu oraginalka heesta la qaaday maandeeq hase yeeshee markii ay gobolada dhexe marayeen uu xanuusaday tubeec ka dibna uu bedel ku soo galay waxaanay ka mid ahayd heestani riwaayadii Aabahay Ka Samraye Ee Adiga ee uu curiyey alla ha u naxariistee abwaan maxamed cali kaariye halka laxankana uu saaray alla ha u naxariistee mulaxamaystihii xasan sabriye afrax(xasan_giraydh)
Waxaanaad moodaa muddo 52 sano ku dhawaad ka dib uu cigaal weli Isa sii haysto waa cajaa,ib waana hibo ilaah bixiyo waxaanan kula talin lahaa fanaan cigaal uu kusoo gabagabeeyo hayaankiisii fanka
Asc walalo waqti waa la soo maray walahi xasus waayo arag ayaa tahay dadka hada jooga aa fanan la dhaho iyo kuwii kore farqi wayn baa u dhaxeya Runti riwayadi igu horaysay waxay ahayd Socdal iyo sir jacayl 1982 Tii igu danbaysay waxay ahayd Mashalki jacaylka 1987walahi runti heesihi hore markan dhagaysto waxa qalbiga ila xanuna waqti aan soo marnay iyo kuwa hada social media ilbaxnimo ka raadiya inkasto aan qurbo soo galay 1987 hadan Tiyatarka ma iloobin ilaahy swt umada Somaliyed qalbiga iyo qulubtoda alaah isku furo
@sacdiyasiyaad7241 Mahadsanid wll waa runtaa fanaan ayuumbaa lagu sheegayaa kuwa imika jooga laakiin waa magac uune macna uu leeyahay ma jiro mar labaad ayaan kuu mahad naqayaa
Waa ka xumahay inaan cigaal nimco dundumo laheeso,cigaal aylahaayeen tubeec iyo xasan Aadan ayaa kamaqan
We wait this, great
Waa heesihiihore❤️❤️❤️❤️
Ahmed Cali cigaal vz nimco huuro
Dibuu noo celiyey cigalku 60 gadalah😢😅
Love you
Nimco Degan /Cigaal
😮😮😅😅😅
iidoorow dee wax kadhaha arinkan. hhhhh
CAJUUSADAN BAQARADA AH NINKA MIYEY USUJUUDEYSAA
cayda inaga ilaali wax fiican maha fatima
She's jealous get a life Naya
She's beautiful all the world women she's princess our Somaliland ❤❤❤🎉🎉🎉 nimco
Kabax
Codka asalka udaa
SORRY WAAN KA XUMAHAY MUUSIKAYS.TUHU.WUY KA.DHACSANYAHAY.HALKEEDII MUU DHIGIN