FARXIYA KABAYARE NEW SONG HOOYO RUUN FARSAMADII SOMALI TOTAL ENTAERTAINMENT

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 сен 2024
  • FARXIYA KABAYARE NEW SONG HOOYO RUUN FARSAMADII SOMALI TOTAL ENTERTAINMENT
    ~-~~-~~~-~~-~
    Please watch: "Saynab Labadhagax New Song ** I L M O** Farsamadii Ahmed Ugaaska"
    • Saynab Labadhagax New...
    ~-~~-~~~-~~-~

Комментарии • 2,3 тыс.

  • @haniahaniazeath1571
    @haniahaniazeath1571 5 месяцев назад +14

    Miss you hooyo macaan jacaylka aan hoyadey u qabo wlhi habenki saqda dhexe u ilmeya ilahay igama ka qariyo hooyo mrksta oo u qof hooyadi ku idha hooyo qalbiga ka ooya 😢imika. Wa so wacay hoyadey lkn wy hurudy ilhy igama ka qaado qlbigygu wuxu xasula mrkad hooyo igu tidha inan wdà joogno wa jrcla lkn danta sa tidhi 😭❤

    • @SumayoRermagaal
      @SumayoRermagaal 23 дня назад

      Sido kle wlhi Ani mrksto Ani wan uu ooya❤

  • @Abdullahiahmedxallane77
    @Abdullahiahmedxallane77 4 года назад +154

    "Jecyl hadii ow jiro walhi majiro mid kawayn key hooyo kusiso, bal ha eeg Qalbigayga in badan hestaan wey samaysay, Wanku jeclahay hooyo macaan Hodan Issa ahmed. Ilahey ha ika daayo hooyo macaan.
    Ilaheyoow hoyoyinka jirkoda narta ka xore oo sii nabgalyo cafimaad iyo farxa buuxda."❤🙏

    • @shugrimaxamud8613
      @shugrimaxamud8613 3 года назад +2

      Shugri hooyadeeyay waxii ad rafaadiyo igu korisay raaxaba
      Anon ror ka baranoo ka ahsamin rayiga wali maxad hoyo shugriyey dadka igu rooned
      Rasamal dunidiyo hdan xoolo kuu raro raxmad iyo barwaaqiyo raaxo igu nolow
      Rug kuyeelo janadoo hooyo shugriyey rasuulkii udgoonaa iyo raac asxbtiii rabi raali kaa noqoy

    • @ahmedabdi9853
      @ahmedabdi9853 3 года назад +1

      W

    • @ahmedabdi9853
      @ahmedabdi9853 3 года назад

      😈😂😬😡

    • @najmaabdi3849
      @najmaabdi3849 3 года назад

      Aamiin ❤️

    • @abdulahiaxmed5321
      @abdulahiaxmed5321 3 года назад +3

      Hooyo macaan Hodan Isse Ahmed

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 3 года назад +127

    Axsan Hees Boqorada Codka Farxiya Kabayare ❤ Asturnaanta bay ku qurux badantahay 😍 2021 ya ila daawanaya 👏

  • @mohamedzommalinho8625
    @mohamedzommalinho8625 Год назад +19

    Geeridi hoyaday geeri ka naxdin padan waligay imay so marin noloshayda ilaahow hoyaday iyo inta muslimapa janada haku kulansiyoh❤❤

    • @NadifaaliAli
      @NadifaaliAli Год назад

      Kuwi jannada kukulmo inshallah 😢😢😢😢😢❤

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 4 года назад +126

    Boqorada 👑 Codka Farxiya Kabayare 😍 Axsan Hees ❤️ Hooyadey Allah ha u naxariisto 😢

  • @abdulyare9gewoonwaryaasoma612
    @abdulyare9gewoonwaryaasoma612 8 лет назад +653

    illahay oyaday iyo hooyo kasta oo muslim ahba jana da hageeyo Amiin I LOVE MY HOOYO SO MUCH❤❤❤❤👌

  • @sumayajibril2129
    @sumayajibril2129 5 лет назад +36

    Waaan kuu xiisay hooyo I miss Mama illahay ha baryayaaa illahay isku keeen waqti ina kala fogeeyay 😪😪miss you mama illahay ii kaaa ameeen rabbow janada ku geeee hooyo macan iyo hoooyoyinka muslimiinta ameeen yaaa rabbbi 💝💝💝

    • @barwaqoosman6121
      @barwaqoosman6121 Год назад +1

      Ma argty hooyada after three yeara😢

    • @sumayajibril2129
      @sumayajibril2129 Год назад +2

      @@barwaqoosman6121 Wlal mcn hada jooognaaaa hoooyo mcn wllhi alhamdulah waqti adag ka dip weeye waxaan rajeenayaaa inaaan meel ku wada noolaano ani hooyo iyo aabe iyo wlalahay ii soo duceee fasax iga dhamaan rabaaa 😭😭😭

    • @saynabcadey2627
      @saynabcadey2627 Год назад +1

      @@sumayajibril2129 allah ha Idiin xafido dhaman tiin qali Macnto sidaa jeceshihiina allah ha Idiin yeelo insha allah xbbti

  • @umusaidchannel
    @umusaidchannel 8 лет назад +232

    aamiin ilaahoow hooyaday u naxariiso iyo inta Hoyo muslima dhimatay inta noolna caafimad hasiiyo

  • @TM-do8xl
    @TM-do8xl 4 года назад +42

    2020 ya dawanaya
    Noloshuba wa hooyo wlhi😭♥️
    Allow hanaga qaadin hoyoyinkeeen idintii dhimatayna allh u naxriisto

  • @wllak7689
    @wllak7689 2 года назад +166

    I muss my mom l haven't seen her for 2 years 😭😭😰😰😥 🤲 aallow u naxariso hooyo mcn 😰💕😥

    • @sumayasumaya820
      @sumayasumaya820 Год назад +12

      Amiin😭🤲

    • @queenyaska8021
      @queenyaska8021 Год назад +7

      Amiin yarab amiin yarab 💯🤲🤲

    • @safoqaali5241
      @safoqaali5241 Год назад +4

      Amiin amiin amiin amiin amiin amiin 🤲🤲🤲😭😭😭aallo u naxariso hooyo m.c.n.t.o 😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤰🤱🤰🤱👩‍🍼👩‍🍼😭😭🤲🤲🤲🤲

    • @rumanahassan7782
      @rumanahassan7782 Год назад +1

      Ameen yarapi ☝️

    • @fadumojeyte9585
      @fadumojeyte9585 Год назад

      ​ ½1¹q1q1

  • @saciidanelkasiciidanelka5634
    @saciidanelkasiciidanelka5634 8 лет назад +415

    dhamaan inta hooyadooda nol ilaahey ha uu dhafo inta ka dhimatay jannatul firdowzo Allah haka warabiyo

  • @umcalimohamud3739
    @umcalimohamud3739 8 лет назад +57

    😭miss u my mother
    I love u so much hooyo mcn ifka farxad ku jog aqirana jaano insha allah mamo mcn wax ku dhiibo alle kuma tuso aaamiiin ya rabi hooyo mcn 💋💋❤❤❤❤💖

    • @mohammedsicid4414
      @mohammedsicid4414 4 года назад +1

      Hooyo hooyo allaah ha ku xifdiyo karaamo korkaaga ahaatay maama

  • @shiikhcabdiqani2704
    @shiikhcabdiqani2704 7 лет назад +69

    Hooyo waa Qaali ee Hala ilaaliyo Hooyo mcn

  • @ukshorts6779
    @ukshorts6779 2 года назад +33

    Qof walbo Musliminoo hooyadi jecel rabbi raali haka noqdo❤

  • @GabadhQurxoon
    @GabadhQurxoon Год назад +4

    3 sano maan arag allow nabad nagu kulmi😢 waakuu xiisay Hooyo macan😢❤ Alle haiikaa xifdiyo nolosheydiyey❤

  • @hassankayad9571
    @hassankayad9571 9 лет назад +112

    Beautiful song to all somali mothers and to the all mothers of the planete...Thank you Farhiray to remeber us... Wish you to be a mom someday, the most beautiful gift of Allah...amin sister...We love you from Djibouti

  • @amiiromahudin4245
    @amiiromahudin4245 8 лет назад +236

    ilahow hooyadeey iyo hooyoyinka Islaamka Jano farduuz rugtooda ka yeel aamiin This make me cry I miss my mumy she is in Mogadishu

  • @qaaliabdi6590
    @qaaliabdi6590 5 лет назад +99

    2019 yaa dhagesanaya 😢

  • @Halemxh10
    @Halemxh10 5 лет назад +137

    2019 yaa iladabanayo gacanta halatagto💖💖💖

    • @dahirnaani4106
      @dahirnaani4106 4 года назад +1

      Halimasadia Bare 🙋🏻‍♂️

    • @maryamcali7323
      @maryamcali7323 4 года назад

      Hooyo💖💖🇸🇴🇸🇴🌹🌹🎤🎁🏆🇯🇴🇱🇹👍👌🌹🌹💖💖🇸🇴🇯🇴🇯🇴xayat👍

    • @hiboheenahiboheena3692
      @hiboheenahiboheena3692 4 года назад

      1.1.2020 sanad. Cusub

    • @shukriabdalla6649
      @shukriabdalla6649 4 года назад +1

      Masha Allah allaha noo xifdiyo hoyoyinkee

    • @quenzihaam6242
      @quenzihaam6242 2 года назад

      Shddurudjcvkfu

  • @nysarooble6354
    @nysarooble6354 4 года назад +32

    2020 yaa dawanaaa walipa jikada ku dawana❣❣💯💯💯

    • @abdiyarremohammed2552
      @abdiyarremohammed2552 3 года назад

      Ane hadan dawanayaa walibo qolka fadhiga😆😆

    • @abdiyarremohammed2552
      @abdiyarremohammed2552 3 года назад

      31 july 2021

    • @nysarooble6354
      @nysarooble6354 2 года назад

      @@abdiyarremohammed2552 caaawa kusoo ceshtay hooyadey ayaa u xiisay Rappi dip Ha inoo kulmiyo aaaamin yaaa allaaah🥺🥺🥺

    • @muusemaxamed-jv5ey
      @muusemaxamed-jv5ey Год назад

      @@nysarooble6354 ane jeeda hore ayaan ku daawa nooyaa yaa ila mid ah

  • @suweydohanad9157
    @suweydohanad9157 2 года назад +26

    I miss Hooyo mcn Allah unaxaristo 🤲🏻🤲🏻😭😭❤️

  • @cusmanabdulle
    @cusmanabdulle 2 года назад +8

    07/12/2021 oo end ah 9:10 habenimo 🇨🇦
    Masha allah hees iyo badh anoo aad uda'yar bn beledweyne😢🇸🇴
    kudhageesn jiry wallee sifcn bn uxasuustaa 🤎 I miss you more hooyo mcn #shamso xuseen cusman alla hooyo mcn mxaan aragtidaada uxiisy 😪 only haduu jcl dhabaa jira waa hooyo mcn illaha SWT janadda
    hakawaraabshee ❤❤😪 like iisaara wlaaliyaal si'aan usooxasuusto ❣💋💚

  • @iloveyouhooyomcn9562
    @iloveyouhooyomcn9562 6 лет назад +22

    Rasulki udgona scw iyo rac asxabti iyo rabi rali ka noqon ax axaxax amin 👪😍😍❤❤❤❤❤❤❤ hooyoyinka inta dhimaty rabi ha unaxaristo dhamantod thank you soo much farxiya cod dahableey

  • @HodanAden-uw9pm
    @HodanAden-uw9pm 6 месяцев назад +2

    Inta hoyo dad noshahay ilahay ha u daaayo inta kle neh ilahY ha ka raadi noqdo❤

  • @amuunali6280
    @amuunali6280 4 года назад +11

    Hooyo waanku jeclhy
    Imiss you daruufta io waqtig nakal waday
    Hooyo iska bixine dantena baan ahya

  • @bukhaarihassan5815
    @bukhaarihassan5815 9 лет назад +75

    big respect all mum

  • @Dibadyare
    @Dibadyare 7 лет назад +75

    heeeskan marwalba oo aan dhageysto anigoo kaligay ah waa iga oohisaa waxaana arkaa uun anigoo maqan oo ilmeeyay. sababtoo ah waxaan ku foofaa ooo maskaxda iisoo gala hooyadda qiimaheeda iyo sida aana loo dareensanayn ee ayna awlaadu u daryeelin markooda

    • @aminaaminahoumed5406
      @aminaaminahoumed5406 4 года назад +1

      Abdulahi A Abdulahi

    • @moha.arlaadi
      @moha.arlaadi 4 года назад

      Hooyo qiimaheeda markaad ka fogaato unba ogaane😢

    • @munamunish3690
      @munamunish3690 4 года назад

      @@moha.arlaadi arlaadi means you are from bay nd bakool is it wll

  • @alisouley4795
    @alisouley4795 5 лет назад +42

    I too Nigerian I love Somali music too

    • @lindamoha2099
      @lindamoha2099 5 лет назад +2

      This song is about mothers, she is singing for her mom 💜

    • @somcastudio2899
      @somcastudio2899 4 года назад +2

      @@lindamoha2099 All mothers

    • @aaminocadey2569
      @aaminocadey2569 3 года назад +1

      Alloow hooyadeey iidhaaf inta hooyooyn.ah noo dhaaf aamiin.aamiin.

    • @amiraahmed-wc1gc
      @amiraahmed-wc1gc 3 года назад

      @@aaminocadey2569 aamin amin

  • @abdiwalihalane1
    @abdiwalihalane1 2 года назад +49

    It's 2022 and this song reminds me my childhood era😭
    Heesaha hooyo loo sameyay heesta ugu qiirada badan hoooyo mcn🥰🥰😭😭

    • @amiiraadam5092
      @amiiraadam5092 Год назад +2

      A
      0

    • @user-nt8zm3up2g
      @user-nt8zm3up2g 9 месяцев назад

      Hooyomanamvdm❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🫀🫀🫀🫀👄👄🤰🤰🤰🤰👳👳🫀🫀🫁🫁

  • @maryanaadan8632
    @maryanaadan8632 5 лет назад +37

    2019 yaa ila dhageysto Hooyo mcn ilhey ha na isken keno mar lawd hooyo mcn 😢😢😢😭

  • @nasra5827
    @nasra5827 11 лет назад +5

    MASHA ALLAH NICE VOICE QALANJO FARHIYA KABAYARE♥♥ NOLOW WALIGA

  • @munaaraye3098
    @munaaraye3098 8 лет назад +419

    I miss my mom I haven't seen her for 2 years 😭😭😭😭

  • @nasrobishaar4603
    @nasrobishaar4603 8 лет назад +51

    mashaallah Allah janadii fardowsa Allah kawarabiyo all our parents

  • @xaawacqaadir2995
    @xaawacqaadir2995 2 года назад +2

    Hooyaday Mcn Ruun illahey waxaan kaga baryaya hooyo in cimri dheer iyo caafimaad iikaa siiyo Hooyo mcn 🤲🌏♥️

  • @dalmardirie55
    @dalmardirie55 2 года назад +10

    My Allah bless all our Moms 🤲🤲 ❤🥰

  • @mulkimacalim7857
    @mulkimacalim7857 7 лет назад +16

    💚💚👌👌👌💜💜💜👍👍👍💙💙💙Nice Allow hoyo ugargar

  • @ladanitaomar4505
    @ladanitaomar4505 9 лет назад +5

    Masha Allah Beautiful song hooyo macan ilaahow iikaadaa love u mama Zahra 💝

  • @fahmoabdulaahi4731
    @fahmoabdulaahi4731 8 лет назад +11

    Rasmaalka dunidiyo, hadan xolo kuuraro ,Xaqaagi maridaye, raxmadiyo barwaaqiyo raaxa iigu noolow 😍

  • @AmiinDeAlberto23
    @AmiinDeAlberto23 День назад +1

    momo ruun allah ha sharfee daris baanahy dayiinle radel baanu wada daganahy ❤😊

  • @maahirag4701
    @maahirag4701 4 года назад +5

    Ilaahow no xafid hooyoyinken oo janadi firdowsa ka waraabi😍😍
    2020 yaa ila daawanayo is muuji

  • @makkahmakkha6404
    @makkahmakkha6404 9 лет назад +8

    Masha allaaaah Hooyo macan inoolaw I love you Mama Farxiyo Kabay yare Thanks macney Dadka igu Rooney Hooyo Ruuney wa Runta Hooyo dadka dhaman bay nogu Roontahy ilahay xano dhaafo umridheer iwado leh rabi xaku siyo Hooyo macaney markale Thanks Farxiyo Kabay Yare #qaliyey

  • @starfaizaahmed3497
    @starfaizaahmed3497 8 лет назад +49

    Iove this song i send it to my mom she cried 😭😭😔i miss her so much i have not seen her for 8years 😔😔😔

    • @sumeyaibrahim4087
      @sumeyaibrahim4087 2 года назад

      May u see her on this new year ahead 😭🥺💔

  • @farxaansh5175
    @farxaansh5175 9 лет назад +12

    Wooow mscha Allah Fatxiya kabayare inaba caadI ma tihid I love hooyo mcn
    So nice song
    B b. Viva Fatxiya kabayare

  • @abdikarimhassan5232
    @abdikarimhassan5232 5 лет назад +5

    Beautiful song watching july from Mandera Kenya

  • @zamzanjano7938
    @zamzanjano7938 6 лет назад +2

    😭😭lapo sano ka hor waxaan dawan jiray hooyo oo ii nool 😭maantana waxan dawanayaa iyadon adunka joogin 😭rug ku yeelo janada hooyo mcn

  • @supernahaarjaalle8351
    @supernahaarjaalle8351 8 лет назад +17

    hooyo mcn inoolooow amiiin aqiirana janatuul fardoowsa amiin💟😘😚😘😚😘😚

  • @mahadsilverboy2722
    @mahadsilverboy2722 10 лет назад +39

    runti hooyo adiga ilaaradki sebinimo iyo aniga oo roon weli ii riyaaqo marna iirixeyn

  • @hamdamohakomeer854
    @hamdamohakomeer854 4 года назад +4

    Hesta ya 2020 dawanya waxa ka danbeye 😂❤

  • @qadroaxmadcabdulaahi4128
    @qadroaxmadcabdulaahi4128 Год назад +11

    Ilahow hoyaday janadii ugu bishare 😭🤲ayadan adunkan ugu jeclahaye❤

  • @saynabcabdi1090
    @saynabcabdi1090 Год назад +1

    Ax ax hesta kliya ilmo iga jeentay weyeh😭😭wayo hoyo wan jecelhy weyna ina noshahay alxmudlah alllow cimri dherr isii iyo cafima tam ah alle ha unaxeisto qof walibo hoyadii ka tagaty😢

  • @omarmohamed4256
    @omarmohamed4256 7 лет назад +9

    nice song really.. it touched me... s/o to all hooyo.

  • @saharasugule2637
    @saharasugule2637 9 лет назад +23

    Happy Mother's Day to all moms and future moms. Thank u sis. You are very beautiful!!!

  • @whitephoenixofthecrown8523
    @whitephoenixofthecrown8523 8 лет назад +19

    🙌🏽Alloow mammadeyda ii dhow if iyo aaqiraba🙌🏽, amiin😊.

  • @monicadiomondofficial6342
    @monicadiomondofficial6342 4 года назад +6

    Hooyo mcn Foos c/raxman dhakhtar allaha ikadayo Amiin😭😭😭💯❤

  • @cabdiqanivarhanoz4745
    @cabdiqanivarhanoz4745 4 года назад +2

    Ma jiraaa qof daawanayah 2020 hoooYo

  • @vdj9687
    @vdj9687 8 лет назад +12

    This is song has always remained to be a hit song in my laptop and phone, I love u hooyo Macan- Hooyo Khadija... Nawad igu Nolaw hooyo macan.
    Thanks for hesta.

  • @faycalmoussa7607
    @faycalmoussa7607 5 лет назад +6

    Still watching 2019 like to waa dinaciina 👍👍

  • @gonegetbettervlogandfilms1575
    @gonegetbettervlogandfilms1575 8 лет назад +34

    One of the beauty song My favorite women listing for ever I liked wlhi 💗💕💖😍💋 dear Mom's my life

  • @muxiyadiinkhadarahmedqoran81
    @muxiyadiinkhadarahmedqoran81 3 года назад +3

    I love you mom my world mama cisi ku noolaada maamoyinka adduunka dhex jooga oo dhan aad baan idin salaamayaa HOOYO mcn oo dhan ❤❤❤❤

  • @adnaanmohamad
    @adnaanmohamad Год назад +3

    Raxmad iyo barwaaqiyo
    Raaxo iigu noolow
    Rug ku yeelo janadoo
    Hooyo sahraay❤️

  • @yaxyedumaal2186
    @yaxyedumaal2186 8 лет назад +57

    wooow cadi mahan hooya mcn allah ika daya wlhi markaan dib maskacdeyda ugu so qabta inta ad ila so.martay ifka hiba ku nooloow akhirana halkii roon iyo janatul firdowsa

  • @amalmoha3142
    @amalmoha3142 11 лет назад +9

    mashallah beautiful song my sister farhiya kabayare.. and well done bro dalmar yare.. wish long life for all the hooyo's out there..

    • @AmiinDeAlberto23
      @AmiinDeAlberto23 Год назад

      Manooshahy saacan adigaaba hooyo ah filayaa qrxy 😍😍😊

  • @yariisoow1735
    @yariisoow1735 5 лет назад +4

    Hoyo.mcn allah ii kaa dhafo❤❤
    Allah unaxariisto hoyoyinkena❤

  • @NuhHajji
    @NuhHajji 2 месяца назад

    The only song that made me emotional big up to hooyo mcn I love you so much
    You are the best mother in the world
    Lots of love mummy

  • @haashimmacalim3017
    @haashimmacalim3017 4 года назад +1

    Hooyaday mcn wexey jirtaa galhareeri allaha iidaysto

  • @khaalidelmi517
    @khaalidelmi517 6 лет назад +6

    HOOYO waa noolaha aan dunida ugu jecel ahay, halbeeg uma helaayo Kalgacayl ka aan u haayo😍😍😍 JANNADA unbaa abaalkaaga ah.

  • @SuperLuisnani17
    @SuperLuisnani17 11 лет назад +6

    I love u FARXIYA KABAYARE.... from da first day i listened to ur songs till da END...
    Best somali female singer .. wish to c ya one day in life..

  • @hodanmohamed2729
    @hodanmohamed2729 2 года назад +6

    Hooyo mcn jacelkeda cid nasin karata mjirto hooyo qaliyey Allahikadayo hooyaday mcn jamaad Khalif gaas anon kuu abal gudin Allow haidilin hooyo mcn nolosha farxad igunolow❤❤❤❤❤❤❤❤🌷🌺🌺 udgonay mamo hooyo jaamaday rasuulki udgonaa scw iyo raac Asxabti rabi rali kanoqoy

  • @fawziyamohamed160
    @fawziyamohamed160 Год назад +2

    I miss my mom 8 years maan arag hooyadey mcn😢😢😢😢 allow nabad igu isku kaaya tus yaa rabi ❤❤❤❤

  • @ayaansahalyuusuf9482
    @ayaansahalyuusuf9482 2 года назад +2

    I missu momyyy 🥰 I haven't seen her for 8months😢💯Allow ikaa xafid Abid momyyy 🥰

  • @ruxiadakash2866
    @ruxiadakash2866 11 лет назад +7

    MashAllah wat a lovely song,may God bless all ova mothers includin u now dat u ar a mother......well done

  • @jacfaralii8306
    @jacfaralii8306 Год назад +4

    MASHAALLAH 💋 I LOVE MY MUM SO MUCH, thanks Farixo

  • @animelov8457
    @animelov8457 5 лет назад +8

    Yaa ila daawanaaya 2019 like ugu Sharfa
    Inta Hooyo macaan jecel.🌹😍😘

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 3 года назад +2

    Music Gan Qasiido Ayey
    Isku Music Yihiin Qasiidada
    Ramadaanta Ee Jooqle❣️

  • @faatuuAbdirashid
    @faatuuAbdirashid 4 года назад +21

    2020 i view 😂

  • @user-lv9fn5bo9o
    @user-lv9fn5bo9o 8 лет назад +14

    ماني سعودي بس امي تحب الغاني دا ماشاءالله/ روووعة

    • @crazysoso1550
      @crazysoso1550 8 лет назад +4

      كيف سعودي وتحبو اغاني حقونا 😏

  • @ayanladan5139
    @ayanladan5139 10 лет назад +52

    She has a unique voice

    • @abdirahmanawil7096
      @abdirahmanawil7096 10 лет назад +3

      indeed she has magic voice that every body like it ... even i like her the first day i listen her song ..

    • @wardamaxamuud8329
      @wardamaxamuud8329 10 лет назад +2

      i like this song HOOYO

    • @abdirahmanawil7096
      @abdirahmanawil7096 10 лет назад +3

      Warda Maxamuud yes this song is very great walahi.. I like all songs for mams specially the one that says " maamoy aragtida waxay iilamidtahay anigoo makiyo madinaba tagoo xajkii soo arkee"

    • @yasminmahamed4731
      @yasminmahamed4731 10 лет назад

      Masha

    • @abdikariim1037
      @abdikariim1037 6 лет назад

      I love mama Allah haku xafido

  • @raxmocirro9446
    @raxmocirro9446 2 года назад +7

    My mom mcn jantul duniya hoyo mcn farxiyo mohmud dahir ❤💯💉

  • @hasanabdidhere7154
    @hasanabdidhere7154 3 года назад +2

    Xataa hadii cad cad la ii jar jaro jacelkaagu igama guurayo Hooyo mcn❤🙏

  • @misspamba1
    @misspamba1 6 лет назад +3

    Cesh calaa hees. Laakin inantan asturnanta ayay ku qurux badantahay Mansha Allah

  • @rahmohusseinahmed9723
    @rahmohusseinahmed9723 2 года назад +7

    Hoooyo farxiya cilmi♥️🥲🥲💋🤱 ilhow ku xafid hooyo adi iyo hooyoyinka soomliyeed iyo kuwa musliminta 🤲🤲

  • @roseabdullahi7169
    @roseabdullahi7169 6 лет назад +9

    Greatest comments i've ever readd
    All from one side no opposite
    Only and only MOM can unite
    I love you HOOYO NADIFA

  • @ikraaamaragsan688
    @ikraaamaragsan688 4 года назад +4

    Happy mother's day mummy ale jantul fardowzo hanagu kulmyo I miss you ayaheyga nolashaa 💞😘🥰❤

  • @sumayasumaya820
    @sumayasumaya820 Год назад +6

    Hooyo mcnyy ilaahay igama kaqado amiin🤲👸🏻❤️🥺🧕🔐🌏 aduunkaygi

  • @abshirtacabir7989
    @abshirtacabir7989 6 лет назад +4

    Ilahay hoyoyinkena dhib iyo dhef nalaso maray narta Haka xoreyo ya Allah love all mom ❤️💯👸🏼

  • @abdiwasacizmail
    @abdiwasacizmail 3 года назад +6

    Inta hoyadod dhimatay
    Alle haw naxaristo
    Hoyo mcn wnku jeclahy❤

  • @theblue9863
    @theblue9863 8 лет назад +16

    the mom is something can't live without her so الحمدلله

  • @Hibaaq2010
    @Hibaaq2010 10 лет назад +4

    Masha allaah Farxiya nooloow abaayo hooyo macan alloow noo daa I love you hooyo macaan nice song..

    • @hussendahircali3193
      @hussendahircali3193 5 лет назад

      Illhow hooyo mcn no teesdo dhamadod apayo farxiyo waad Ku ma San thy heesta hooyo mcn 💖💖💖💖💖👄💋💋💗💖💖💖💖💖💖💖💖💗

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 9 месяцев назад +1

    Hooyadey ruun axmed maxamuud
    Barakow hooyo🥺😭

  • @qadaafimadaxay1971
    @qadaafimadaxay1971 5 лет назад +1

    Anigoo hooyaday la jogay heestani soo baxday 2013 lkn maanta hooyaday 6 sano waan ka somaqanay rabi haygu kaa simo hooyo manta waa 2019

  • @ibraahimibra4385
    @ibraahimibra4385 8 лет назад +6

    I love you mom nd all somali hoyoo's may Allah bless them

  • @abdiomarmohamed1103
    @abdiomarmohamed1103 2 года назад +6

    Since 2018 Corona made it hard for me to see Hoyo! Pray for me now in july to travel to Hoyo macaane 🥰 in shaa Allah. 🧡💚💞

    • @missmariaqurux2177
      @missmariaqurux2177 2 года назад +1

      Wlhi qof nasiib leh ayaa tahay illahey haku keeno😭😭😭😭

  • @oubahlove5927
    @oubahlove5927 9 лет назад +11

    i love my hooyoooooooo so much

  • @oubahmohamed624
    @oubahmohamed624 2 года назад +1

    Hooyo macaan wa ifka janada abaalkaga Allah swt haka dhigo janatul fardawsa❤❤❤

  • @saarabintumustafaa3415
    @saarabintumustafaa3415 Год назад +1

    Ruun hooyadayday❤️❤️❤️❤️❤️
    Nafta raaxadeeday❤️❤️❤️❤️❤️

  • @mohamedabien6107
    @mohamedabien6107 5 лет назад +6

    Heestan kama dhargo dhagaysigeeda still watching 2019

  • @rjfaraxspark5761
    @rjfaraxspark5761 7 лет назад +5

    Me too I love you Hooyo Mcn😘😘😘💖💖💖

  • @داعيةإلىالله-ش5د
    @داعيةإلىالله-ش5د 10 лет назад +4

    Waaw nice song farhiya xbbti nolow < 3

  • @MohamedIbrahim-rg2lk
    @MohamedIbrahim-rg2lk 3 года назад +1

    Mashalah fananada qaranka somaliyeed o kumagac dheer farta kabayare noloow inadeer tankis

  • @sundusasad1008
    @sundusasad1008 4 года назад +2

    2020 june 11 adawanaya heeskaan inta dawatay iyo like ta see uyartahay ismalahan kabadan istahishay hooyo walbo akhiro iyo aduun alaha unaxaristo ❤️