AXMED RASTA HEESTA HOOYO QIIRO LEH AROOSKII ZAKI IYO ZAHRA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 окт 2024

Комментарии • 1 тыс.

  • @NasroXamud-lu6mf
    @NasroXamud-lu6mf 3 месяца назад +15

    Alloow hooyadeey ii deeso cimri dheer iyo ciwaada fcn iisii ani iyo ayada ku wada joogno iyo dhamaan walaalaheey caruurteyda 😢😢😢😢 iloow noo rumeey hooyooyinka dhintay alle ha u naxariisto yaa rabi 😢😢😢

  • @maryanabdullhi9432
    @maryanabdullhi9432 2 года назад +31

    Runtii heestan way iga ohisay illahay ha noodayoo hooyo mcn qofkii haystaa dareemi kara naxariista hooyo ❤

    • @Hassancali-lj1tv
      @Hassancali-lj1tv Год назад

      Yab wye adi hda hesatid dadkan an hesan mad qalbiyadoda dhawacesa wllshy😪

  • @hamzaaliaxmed9917
    @hamzaaliaxmed9917 Год назад +11

    Hooyo waa lama huraan waana jana aduunyo hooyadu waa nimcad alle uu ina siiyey janada lagu galo allow unaxariiso hooyooyinka dhinteen inta nool allow sii cimri dheer iyo caafimaad🥰🤲🤲😓🥰🥰

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 года назад +125

    Allaha u naxariisto hooyo macaan. Janatul fardowsa Aclaa Allaha ugu bishaareeyo dhamaantood.

  • @mamabintow8881
    @mamabintow8881 2 года назад +26

    Hoyo dhan allaha xafido intamatayna janatul farso calla allaha ugu bishareyo

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 2 года назад +71

    Hooyaday sanad kahor bay dhiimatay Ilahow haunaxariiso amiinyaa Rabi🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼😭😭😭😭

  • @ashasahal1683
    @ashasahal1683 2 года назад +19

    Barteeda dhigtay rasta 👏 Hees qiima badan markasto an dhagaystana Daren igu leh Love u hooyo and miss you

  • @sadetravelvlogs
    @sadetravelvlogs 2 года назад +27

    Big lagend king voice meshedii ayu dhigay allow hooyoyinka ino xafid inta dhimatayna janadada ku irzaaq

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 2 года назад +16

    Ma sha allah hooyo Allow ku ciisi 🤲🤲🤲Aroos zak ito zahra hambalyo💖💖💖💋💋💋👍

  • @amaalbaashi6088
    @amaalbaashi6088 2 года назад +112

    ❤jacaylkaan hooyo uqabo iyadoo iinool heestan Markan arko anoo ilmynaya unbaan is arka😥hooyo mcn minankaa janada mawle hakadhigo💋❤aduun iyo akhiraba hooyo mcn liibaan❤

    • @queennafisa2196
      @queennafisa2196 2 года назад +4

      Sdo kle allah ino daayo alxm wey ii noshahay jaceyl aan u qaba awgii😥😥

    • @nafiisaaxmed3779
      @nafiisaaxmed3779 2 года назад +2

      Sidokle wlo Allow hooyooyinka noodaa Amiin🤲

    • @ifraaxahmedyousuf7254
      @ifraaxahmedyousuf7254 2 года назад +2

      Mashaa Allah tabarakallah ilaheey hakuu xafido hooyada macaan cimri dheer iyo cafimaad ilaheey hakuu siiyo

    • @fartuuncqaadir9381
      @fartuuncqaadir9381 2 года назад +1

      Allaha unaxriisto hoyoyinkena abyo.anba kula midan ahay

    • @ahmedwali5869
      @ahmedwali5869 10 месяцев назад

      Isku midnahy pio allha u naxariisto ❤

  • @canabali1934
    @canabali1934 2 года назад +8

    Wow so happy for you welcome back hooyo mcn ha ku naxariisto Aamiin Aamiin yaa rabi walalkey qali waaku salaamay 💯💞👌

  • @suleeqoabdulkadir6455
    @suleeqoabdulkadir6455 2 года назад +5

    Masha Allah hooyo mcn ciimri dheer cafimad Allaha ika siyo umac hoyo mcnto hooyo kaste waxan Allah uga baryayah cafimad tamah inta dhimaty Allaha janatulfardowsa ugu bishareyo

  • @drsikraanruunmohamuud7970
    @drsikraanruunmohamuud7970 2 года назад +23

    Hees qiiro leh Hooyo MCN allah noo xafido hooyinkanaga dhamaan 👍Boqorka Codka Alfanan Ahmed Rasta halkedi buu dhigay heesta qiimaha laheyd ✊

  • @enggorod34
    @enggorod34 Год назад +22

    Hees dareen leh Allow inoo daa Hooyoyinkeena. Waan ku jeclahay HOOYO MACAAN💙❤️

  • @munamalable9258
    @munamalable9258 Год назад +11

    Intaan kamaqnahy Wan maganoo anfac iyo hurdaba Wan iska manacane hoyoy mcn😭❤ hooyo ilahay cafimad haysku keen tuso aniga iyo cunugayga

  • @mastaraadanofficial6087
    @mastaraadanofficial6087 2 года назад +85

    Allahayow u naxaristo hooyadey mcn iyo dhaman intii hooyoyin ah dhimatay inta noolna Allah siiyo caafimad taam ah

  • @nimcomaxamedbashiir3760
    @nimcomaxamedbashiir3760 Год назад +4

    Hooyo macaanto allha ha iikaa daayo
    Anoo ku la jooga hadana heestaan markaan arko ilin baa iga daadata
    Hooyo macaan miisaan xaqaa lama magi karee allh kaa waraabiyo janadiisa
    Hooyo mcnto ilove you ❤

  • @lonebome5053
    @lonebome5053 2 года назад +6

    Aabahey jana fardowso allahaa ugu bishaareeyo balse hooyo baa nasoo korsatay qeer iyo jano allahaa siiyo aaqiro iyo aduun ba ♥️ insha allaah caafimaad qeer qabo allahaa siiyo insha allaah thank you this beautiful hooyo macaan song take care. ♥️

  • @bulshaawichannel2610
    @bulshaawichannel2610 2 года назад +42

    Heart touching song😥
    Rabboow hooyaday mcn io dhamaan hooyooyinkeen naxariistaada ka waraabi🤲

    • @nastheonalka4107
      @nastheonalka4107 2 года назад

      Amen ya rabi

    • @ayanahmed6245
      @ayanahmed6245 Год назад

      Amiin amiin amiin yalah

    • @khaliddaray5070
      @khaliddaray5070 3 месяца назад

      😮😢😂❤😅😊🎉🎉❤😂😊😮😢😂❤😮😊😮and 🎉❤😢to ❤🎉😊mjPaamd.owl.x.x.once 6:28 6:28 6:28 6:28 6:29 6:29

  • @darulakhirah6094
    @darulakhirah6094 2 года назад +89

    Walalaha muslimaadka waxaan idinku baraarujinaya inaan taagerno barnaamjiyada diiniga insha Allah illhy ha idin sahlo muraadwalba aad leedihin o khayr idin ah 🤲🤲.
    FADLAN SOO BOOQO DARUL AKHIRAH WUXU IDIN SOGUDBINAYA MUXADAROYIN DIINI AH KUSO DHOWOW MAHADSANIDIN 🌍🔑❤️

    • @darulakhirah6094
      @darulakhirah6094 2 года назад

      @@amalabdi9344 illahy hakuu dambi dhaafo walal.

    • @amalabdi9344
      @amalabdi9344 2 года назад

      @@darulakhirah6094 dhamaaan WA u bahanhy lkn xoga walaga fcnhy ado kher iyo Magac alhiro wato Ina ka qarabato meleha heesa ha intaaas WA iga waano sorry

    • @darulakhirah6094
      @darulakhirah6094 2 года назад

      @@amalabdi9344 walal hadalka dib u aqri hadanan melahano kale dadka aanan wax uga shegin xagee kala jeclesan lahyd. Subxanalah.

    • @amalabdi9344
      @amalabdi9344 2 года назад

      @@darulakhirah6094 OK hada ku gafay raali noqo kaliya sikale wax u arki Kara

    • @darulakhirah6094
      @darulakhirah6094 2 года назад +1

      @@amalabdi9344 haye walal mahadsanid sido kale.

  • @mohamudgaabka9624
    @mohamudgaabka9624 Год назад +8

    Allah ha u naxariisto hooyaday iyo dhmn hooyooyinka oodhan

  • @hodanahmedhodanahmed9453
    @hodanahmedhodanahmed9453 2 года назад +11

    Ahmed rasta m.a fanan an jcla wa codki o qofa mom mcn 💋💋💋💋

  • @fahimosaney5376
    @fahimosaney5376 2 года назад +5

    hooyo mcn allh haku naxaristo janatul fardosa allh haugu bishareyo hooyo mcn maxe rajo badan an qabay ey iga babaday hooyo mcn adiga la anta aniga waxba mahi hooyo mcn dabada ma arag ruux I arxamo oo I daryeelo hooyo mcn sida igaga tagty ma helin farxad hooyo mcn la anta ciil oo kaliya ku nolahy hooyo mcn allh haku naxaristo hooyo mcn janatul fardosa allh haugu bishareyo amiin yaa rabi hooyo mcn 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Abdullahi5186
    @Abdullahi5186 2 года назад +37

    Hooyo🤱 mcn wan😘 ku jeclahay❤️ Allha No xafido hoyo yinkena🤲dhib alle nagama tuso rabow naarta ka xore🙏😥

  • @lonebome5053
    @lonebome5053 2 года назад +9

    Hooyo macaan waxey ii diiday wiil reer boosaaso ah.waxay na I soo siisay nin kaan 4 ta caruur ah u dhalay wuu I dili jiray ina silcin jiray mar baan kala tagney hadaan isku soo noqoney hada wuu is badalay si wanaagsan buu ila dhaqmaa hooyo macaan waxey rabtey markaan uk galo inaan aniga iyo caruurteeyda ba aan nolol raaxo leh ku noolaano illaahey baa mahad iska leh hooyo macaan waan ka war qabaa waana bilaa maasha allaah

    • @fahandeeq4962
      @fahandeeq4962 11 месяцев назад

      M.a aniga hoodayay macaan waxaa igu dambeysay 2019
      Waxaan ku nooleen muqdisho lkn aniga hda waxan ku noolahay Nairobi oo aan u joogo arimo dhoof lkn aad ban igu xiisay hooyaday iyo wallahay waxan ahy dada aadka u jecl fimilkeeda wlhi aad Baan u bohol yoobay 😢❤ ilhy fimilada hanoo daayo aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin I a

  • @aaribraahin6119
    @aaribraahin6119 2 года назад +9

    Qofta shalmamada cad wadata iyo diraca blue ah wadata waan ku haystaa iyaa igu raacsan🌹🌹👍

  • @qaalidumar9605
    @qaalidumar9605 2 года назад +11

    😭😭😭😭Hoooooyo mcnto rabi anago nabad ah cafimad qabno na kulmi waaa ku xiiiiiisay hooyo mcnto illahay cimri dheeer cafimad cibaado suban qatuma wanagsan hagu siiiiiyo hooyo love you 😍😭❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ASADABADIHAAJI
    @ASADABADIHAAJI 2 месяца назад +2

    Illahay ha u naxariisto hooyadey inte u nooshahay illahay cimri dheer ha u siiyo hooyo waa aduunka qofka ugu qiimaha badan 😢❤

  • @DeMonQalbi
    @DeMonQalbi Год назад +3

    Waan U Xiisay wlhi ilaayo Xad Dhaaf 15/12/2022 ayay igu danbaysay aragtudeda😢 Hada Waxay ku suganthy Dalka Uganda 🇺🇬 gaar Ahaan Casimada Kampla ❤ Waxana U SocoTa Dlka Yurub Finland 🇫🇮 alle Nabad Hakugu Geyo HooYo Waxad ii ahayd Wlhi iftiin iyo Nuur ❤🎉❤

  • @runsheeg1971
    @runsheeg1971 2 года назад +9

    Love u mum ( qabriga Allaha kuwasiciyo mum)

  • @fatmaabdullahi
    @fatmaabdullahi Год назад +246

    My mom died when i was two years old whenever i hear this song i cry😭😭😭😭 may Almight Allah grant you janatul firdous mom

  • @MakoAhmed-j8n
    @MakoAhmed-j8n Год назад +1

    Ma sha Allah edo aad baad u cod macaantahay edo macan Allaha ha isku gukiin barakeeyo adiga ito asad awlaad fara badan oo basriyaal ha idiin sitaadiyo🤲🤲🤲 Allahuma amin

  • @lonebome5053
    @lonebome5053 2 года назад +3

    Reer adeer wax ba nagama aysan ogeyn hooyo macaan baa nala soo rafaaday oo na soo korsatay qeer badan allahaa siiyo hooyo macaan allahaa ii caafiyo insha allaah

  • @manaazhassan8364
    @manaazhassan8364 2 месяца назад +2

    Hooyo mcn adun iyo aqiro allha ku naxristo hooyo mcn manta hdi ad ila jogi lahed qalbigeyga wxi ku jiro aya kula wadagi lahay jecelka ku qawo inta kuma so kobi kari whi e allha ika tuso hooyo mcn ❤️😭

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 2 года назад +64

    😭😭😭😭 I loss my mom 😭😭😭
    اللهم اغفر امي وأرحم ووسع قبرها روضة من رياض الجنه 🤲و أمهات المسلمين
    اللهم الميييييين يارب العريش العطيم 🤲🤲🤲🤲

  • @m.a.y8558
    @m.a.y8558 Год назад +21

    Rabi Cimriga iyo caafimadkaba Hau dheereeyo Maamooyinka Somaliyeed❤

  • @Oromo2
    @Oromo2 5 месяцев назад +10

    From Ethiopia 🇪🇹 i love somali song

    • @khaliddaray5070
      @khaliddaray5070 3 месяца назад

      😊😅

    • @khaliddaray5070
      @khaliddaray5070 3 месяца назад

      ❤ 4:41 4:42 😢 4:43 4:44 😮 4:46 4:46 😮😅😢😂🎉😅😊😊😢😂

  • @cabdulaahi6986
    @cabdulaahi6986 2 года назад +8

    Xa hooyo mcn anigo 6 sano jidho iga dhimatay jana firdowso allah ku geeyo hoyo mcn qalbiga kugu hayaa😭😭😭

    • @NasroXamud-lu6mf
      @NasroXamud-lu6mf 3 месяца назад

      😢😢😢😢 alle ha u naxariisto wll hooyo mcn

  • @mohammedrashid5889
    @mohammedrashid5889 2 года назад +15

    Ahmed Raster thanks you for prise our mother and song dedicated International mothers day, salute, please welcome to Kenya during international mothers day Nairobi Kenya

  • @Sadsaciid
    @Sadsaciid 8 месяцев назад +2

    Hoyo mcn ilahey waxan kaga tugaya janatu firdowso❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiali9781
    @abdiali9781 2 года назад +16

    Big legend ..... the song touches my heart ...rabiyow hoyoyinka daaman unaxariso

    • @ankowbulele1505
      @ankowbulele1505 2 года назад +1

      Really this song makes mi to cry anytime I listen.

  • @MaxamedJama-hi6wg
    @MaxamedJama-hi6wg 2 месяца назад +2

    Hooyo macan alle ha ii kadayo aaamin akhirana alle janatul farduus ha ku geeyo ❤❤❤❤❤❤

  • @lonebome5053
    @lonebome5053 2 года назад +17

    I love ❤️ my mum so much so thank you for everything especially this wonderful song I wish janatul fardowso aaqiro iyo aduun ba insha allaah.

  • @nacimonoranora3072
    @nacimonoranora3072 2 года назад +5

    wan oyey aniga hoyo mahaysto way ekadamatey ax ax ax alah qabriga hauwaseciyo hoyo macn

  • @izzaimran9296
    @izzaimran9296 2 года назад +5

    Hoyoo macan iyo Abe macan adunyadho cis ,nabad kujogo akhirana Janah fardowsa🥰

  • @ubahadow461
    @ubahadow461 2 года назад +1

    Mnshallah xees madakeysta lkn xeestan wan jclhy wlhi wan qiroda markan dakeysa hooyo mcn iyo Aba mcn.. way ika fogyihin mxn uxsi arokida love you my queen nd my king

  • @abdikaniabdikarim9088
    @abdikaniabdikarim9088 Год назад +8

    I have a lot to say but I can not trust my English but hooyo mcn I love you 💞😚

  • @faaisoshube5557
    @faaisoshube5557 2 года назад +7

    Minanka janada mawlo haka dhiigo hooyo mcn Ilove you so much❤👸😢😚

  • @Zahra-Qali
    @Zahra-Qali 2 года назад +15

    MashaAllah Hoyo mcn ilahey hanodeysto inta dhimatena alaha unaxaristo❤😘

  • @SAFWAN.0.499
    @SAFWAN.0.499 6 месяцев назад +2

    Mi Hooyo khadra abdi khalid Caafimad waara addunka aaqirana janadii inshallah ❤🥰

  • @abdullahedin2148
    @abdullahedin2148 2 года назад +14

    As pure as a mother 💓💓💯 I love u mummy ...we shall meet soon InshaAllah I'm from South Africa 🛫

  • @Farida-v6y4d
    @Farida-v6y4d 2 месяца назад +2

    I love love this song 💯 I wish hayaday ey maant jogilahyd ilahay ha uu naxaristo Ameen ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉please love your tell her u love her everyday hug her be with her at all the time she’s very important she’s part of your life remember that ❤❤❤❤❤❤

  • @SaadiaHalimaIbrahim
    @SaadiaHalimaIbrahim Год назад +15

    Whenever I hear this song l fill happy because every person Love his or her Mom ❤💋💫🤲🫀

  • @abdimudalibabdizalan3958
    @abdimudalibabdizalan3958 2 года назад +1

    Hadii Aad labbada indhood xubnahaga ay uggu muhimsan yihiin
    Oggaw labadas waxa ka muhimsan hooyo wlhy manta dhan waa iska oo yay aniga 90shan barri kaliya arag ❤️❤️❤️❤️💯

  • @ikranalihirsi4049
    @ikranalihirsi4049 2 года назад +11

    wan iska ilmeyay Alle haku naxariisto hooyo macan 😭😭😢

  • @lonebome5053
    @lonebome5053 2 года назад +4

    Hooyo macaan ilmo adeer teeda waxay ka wada shaqeeyaan boosaaso ilaa iyo hada I love ❤️ hooyo macaan maasha allaah

  • @ismailali-nd5dp
    @ismailali-nd5dp 2 года назад +42

    Emotional song can't hold tears rolling down freely in my cheeks.
    May Allah Grant hoyo mcn your paradise of the highest level.

    • @Abdifitaxsiraddugow-cg3ym
      @Abdifitaxsiraddugow-cg3ym 11 месяцев назад

      Hooyo mcnto❤😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🏿🤲🏿🤲🏿😭😭😭

  • @SucaadKowniin
    @SucaadKowniin 3 месяца назад +1

    Hoyoy mcny sahro cabdi faarax adunka kujclhy ilhyna janoyinkisa tan usaresyo hakugu cazumo mcnt ♥️💋❤

  • @MomMom-bp3bt
    @MomMom-bp3bt 2 года назад +4

    hooyo mcn illahay haku naxaristo iyo inta kale hooyadod dhimatayba Allaha haw naxaristo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 hooyo la aan waa Arab weeye inta hooyo leh Allaha haw daayo😢😢😢😢😢😢

  • @fartuunaxmed9483
    @fartuunaxmed9483 Год назад +3

    Hooyo mcnto allah unaxristo qabrigisa wansac Allah ugu dhigo 😭😭😭

  • @tiinaikaraan5946
    @tiinaikaraan5946 2 года назад +8

    Mom is the best 🥰 would world 🌍 love you hooyo mcn ❣️❣️ so much 😭😭😭😭♥️♥️💕💕💕💕

  • @raxmomohamed4884
    @raxmomohamed4884 2 года назад +2

    Walhy oo bilahay marakan hestan dhageyisto waxan darema murugo an sokobi karin hoyo macn wey inosheyi lkn lam nolo run ahnti hoyo macnkeda waxa darmi kara qofki hoyoadi unoshey walhy hoyo wa furaha nolasha hoyo macn adunka waxa an ku dorsan karo ma jirto mom alowu ikada amin amin hoyo macn ifka waxa an ka jecalhy ayan jirin alowu adunkan dhib ha kugu tusin akhiran janadi fardowuso kaga yel hoyi amin amin hooyo liove you❤❤❤❤❤❤

  • @zuumze9461
    @zuumze9461 2 года назад +3

    Hooyo macan illaahy adoo nabada iyo anoo nabada allaha ha ina kulmiyo qof loo xiiso ada umudan 😍😍😍😍

  • @mohamedhossainjiille304
    @mohamedhossainjiille304 2 года назад +2

    Hooyo jeclow Mar walba sabbatuna hooyo kale dib u arki maysid aan aheyn hooyadaa😍
    I love you hooyo cadar💙💚❤️

  • @ibrahimabdi8287
    @ibrahimabdi8287 2 года назад +3

    Waleee Ahmed rasta iyo cod.....If voice was a person....could hve been rasta man........hees mise sidhi rasta aya loqadhaa mise wa liska dayaaa

  • @SaleebaanMaxed-v1h
    @SaleebaanMaxed-v1h 24 дня назад +1

    Allow hooyo dhan janadda ku casuun ❤❤❤❤ waa heesta ugu badan ay dhegahaygu maqlaan xita ricord ka dhegaystay

  • @idilkabaibraahim6118
    @idilkabaibraahim6118 2 года назад +4

    Maamo mcn waan ku xiisay walhi waan qirooday😭 Hooyo❤🤱 mcn inolow Maamo❤ qaali 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @AmsoMuuse
    @AmsoMuuse 3 месяца назад +1

    Masha allha hooyo mcn alle ku dayo cimri dhere ku waaroo 😢❤

  • @sagalasadmaxamed3367
    @sagalasadmaxamed3367 2 года назад +4

    Ax hooyo mcn allow ika xafid miss u mom🥰❤ ahmet rasts boorka codka wll antageero ❤🙏

  • @IkraanNuur-c3k
    @IkraanNuur-c3k 10 месяцев назад +2

    Hooyo mcn Allha ku naxariisto ❤😭😭😭

  • @asmaadhubad872
    @asmaadhubad872 2 года назад +8

    Ax😪hooooyo magan ilaah markastaba ahow😇

  • @khaalidcheesto7483
    @khaalidcheesto7483 2 года назад +3

    Hooyo mcn alle ha u naxaristo mom murugo ku nolahay wakhtiga kasta 😭😭

  • @ashajama3189
    @ashajama3189 Год назад +27

    Very touching. I lost my mom just recently. Alhamdulillah I thank Allah swt for the time we shared with her. May Allah swt grant her Janah Tul Firdous Amin 🙏🙏

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 2 года назад +7

    Keep going My wal qali isoo booqo 🥰🥰👌🙏🙏🥰👌

  • @biyaayo
    @biyaayo 2 года назад +3

    Ilahay hakuu naxariisto hooyo mcn nasiib uma yelan aduunkan in hooyo laydhaho

  • @iqramahamed2608
    @iqramahamed2608 2 года назад +1

    Mash Allah tabarakallah hooyo mcn ifka nabad igu joogo akhirana jano wan ku xiisay my noloshayda 🤲🤲🤲🤲💋💋💋💋💋💋👑❤👑❤💯💯

  • @daadayare9806
    @daadayare9806 2 года назад +50

    this song touches my heart and i nearly 10 years without seeing my mum, my allah watch over you mumy

  • @lamaaziez8035
    @lamaaziez8035 Год назад +3

    markan ku arka wan ka muqsuud illa murugadan qawee hooyoy macan 😢🌹❤️‍🩹 rasta big legend ❤

  • @honeyahmed4213
    @honeyahmed4213 Год назад +4

    Hoyadey waxay dhimatay anoo jiro 2sano mantana waxaan jira 18 sano intii qof loxiso baan uxisay hoyadey mvnintas ilahow dunida waan isku calfan waynay lkn janada allha nugu wada kulmiyo

  • @AbdulkadirIsmailMohamed-qd4gz
    @AbdulkadirIsmailMohamed-qd4gz Год назад +2

    Nasiib uma yeelan In waqti la qaato Hooyo mcn Qabriga Alle Hakuu nuuriyo Hooyoyinkeena kale Cimri dheer Alle ha siiyo❤❤❤❤

  • @xanaancabdi9984
    @xanaancabdi9984 Год назад +3

    Ma heestan oo kale😢😢😢

  • @lonebome5053
    @lonebome5053 2 года назад +8

    Thanks for this amazing song for mum ❤️

  • @somethinginyoureyes1794
    @somethinginyoureyes1794 2 года назад +3

    Hooyo xaqada lama gudikaro hooyada alaaha uu naxariista kaaligada ii soo kariisaya jaanada alaaha gaayo iyada iyo into hooyadada dhimataya waalidka alaaha cafiyo abaa isagana xaaqu laayahaya alaaha uu naxariisto inta dhimatayawaalidka xaaqisa lama guudi kaaro waxad arkaysa daad waaweyna oo waalidkad daana ka lahayna aniga waxana soo aruurin jiraya maamayinka waawayna oo ciilina waxa laya dhahaya sacdiya uu gaaya iyada dulqada badana qafki la haayna waayo daadku xasidsana aniga ma bira ahaaya hadaad qaf ciilana adaa uu gargartida adigana i
    Ilaaaha ku gaargarya

  • @ClcasisCisman
    @ClcasisCisman Год назад +1

    Mom Yurub Mohamed Warsame Barakoow Boqoradaydii❤

  • @Asma-tz2ms
    @Asma-tz2ms 11 месяцев назад +3

    Hooyo mcn janada allah haku geeyo 😭😭😭😭😭

  • @aminanurani5047
    @aminanurani5047 2 года назад +4

    My beautiful mother bast way Allh yarahma🤲🤲🤲Amiiin yaarabi 😭😭😭❤️❤️❤️❤️❤️May best friend

    • @abuumamo7470
      @abuumamo7470 2 года назад

      Pole Amina take heart..Allah is in control

  • @halimaaxmed7699
    @halimaaxmed7699 2 года назад +10

    wow congratulations on the song ❤️🤤😄😄😄😄🌹❤️

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Год назад

    ❤❤❤❤❤❤❤Hoyo macan fadumo maxamed cali marka ku arko wan ku maqsudi Laha murugadan qabo muqaga wu iga meyri Laha dhibta so maray intan kala maqneyn wan mah Sanahay manfac iyo hurdada wa moganahay mom dhibta iga so martay misan xaq ah lama magi kare mininka janada mowle haka dhigo ❤❤❤❤❤❤mom

  • @sophiaahmed9997
    @sophiaahmed9997 2 года назад +55

    I lost my hooyo but the song touches my heart may Allah grant her janatul firdaws

  • @daudahmed5810
    @daudahmed5810 10 месяцев назад +2

    11/December/2023😢 ?
    Muqdisho Hooyo mcn waan ku xiisey❤😢

  • @adenarabmuhumad779
    @adenarabmuhumad779 2 года назад +3

    Legend waan ku tageersanahay ina tahay best fanaan

  • @Ihsankeizer
    @Ihsankeizer 8 месяцев назад

    0:45..is rhat guy in checked court going towards the stage a guy called Oyaye? He looks like the same Oyaye who performed in my weeding in 1997 at grand regency hotel.. i recall he came with his full band from Eastleigh.. if anyone knows him please let me know .. This song really made me tear up and down,remembered my late mom who was happy and present at my weeding . May ALLAH bless all the mothers both living and dead. We love and miss them...

  • @indhojaceylinaarab6630
    @indhojaceylinaarab6630 2 года назад +13

    My everything ♥mom

  • @raxmomusecawale6928
    @raxmomusecawale6928 Год назад +1

    Waa. Hesta kaliyah o marka dhageaanayo ilinntaa ceshan karin 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤰🤱 allow hoyoyin keyna inaxariiso aqiro iyo aduuuun🤲🤲🤲🤲🤲🤲💘💘💘💘🥺🥺🥺🥺🥺

  • @xaawoahmed6662
    @xaawoahmed6662 2 года назад +4

    hooyo mcn wan kujeclahay mama arigtida waxay ilimatahy inigo makiyo madinaba tagoo xajki somare🥰🥰🥰💏

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 2 года назад

    Hoyo maacaan allahu akbaar nolow abowrraaste waxasa cod ah hadalin weliga horey u soco 👍💙🌹👍🌹💙👍💙🌹👍💙👍🇸🇴❤️🇸🇴❤️

  • @muhudinabukar7073
    @muhudinabukar7073 2 года назад +8

    Wlaahi waa ilmeeyey hooyadey mcn aan arko waxaa igu dambeesay 2016 balse wali makulmin hooyo mcn mar un waa kulmi doonaa haduu alle idmo❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰😥😭

    • @fatumaosman3849
      @fatumaosman3849 2 года назад

      Ani 5years ma arki inshaallah wan rajena inan arka mardow

    • @Ahmedbaashi-c6w
      @Ahmedbaashi-c6w 5 месяцев назад

      Insha allah ❤❤❤❤❤mom

  • @abdikariinCumar-vh9zo
    @abdikariinCumar-vh9zo 11 месяцев назад +2

    Mom allah ku daayo aakhiro iyo aduun ba

  • @iyigunler9509
    @iyigunler9509 2 года назад +26

    Always love your mother because you will not ever get another 💕

  • @fadumoyusuf7820
    @fadumoyusuf7820 Год назад +2

    Hooyo mcn mcn rabi janada rabi hakugu casumo