Heestan 10 years maa ka soo wareegde ilhow cimirika no barageeya waqdika wuu carari wlhi waagee soo baxeyse gabdha yar jaceylaa jileeso ahay wiilka jaceylhya ilha waa I siiye waliba limo u dhale guurkina wuu ika halaabe Ilha waaxaan ka baryaa inaa helo miti i jacela Ana aan jaceyle nolsha markase macantahay qof walbo Ilha haa u rumeeyo muradkisa ❤ aamin
Jacaylo kala duwan waan soo maray, qaar anigu jecladay ha u batane. Hadda xaaskayga 😢 ayan jclahay walahi. Alx dhib ayay ila soo martay in badan ayay i jeclayd, oo iga hadhi wayday, ana waan u hagar baxay oo iyada ayan boqray, oo aan dumar oo dhan uga hadhay una joojiyay dhaman dumar ki aan daba cararay. Nimco xusen cali naftayda ayan hadyad kaga dhigay xubi ee i hoo oo i wada hooo ❤ . 😢 qof xadi aad jeclato waa damac. Xadi lagu jecladana waa jano. Wayo jacaylka dumarku jcladan kuma jirto danaysi ee dumarku si dhaba ayay wx u jecladan , practical ayan u arkay. ..❤❤
Waayaha laabtada ku hayso❤ Caawa ay taarikhdu tahay 2025/1/6 habeen isniin ah sacaduna 4:05 habeenimo waxaan la qiilaya asxaabtayda waxaan ku suganahay Addis ababa mudo 12 sano waxaan sugaaye leen USA🇺🇲🇺🇲🇺🇲 rafaad Dheer kadib Alle wuu ii fududeeyay alx waxaana safar ahay 2025/1/14 hadaa maseej kayga aragto iso duceey in Alle nabad geeyo❤🇸🇴
Heestaan aniga xasuuus gooni oo qaali ah bay iledahay 2015 anigo school syl dhameyey exams finally bay soo baxday waan dhagaysan jiray alxm jamacad waan dhameyey Hadda oo ay tahay 2024 waxan ku dhagaysanaya China 🇨🇳 waxan u aday helka labad ee jamacada waxaan jareynaya inaan marka le Dib udhagaysan doono oo waqtiyedeyda qaaliga ah kamid ❤
Wan huba Malin un Ina imaan donto oo aad so boqan donto Hees Kan waa habeenimo 21:46 waqtiga aan dhageysanayo tariiqduna ay tahay 2Augs 2024 my fv song Ahmed rasta❤!!!
Darjada aduun dad is guursadaa ku dakeyo Ee arooskod ku daga alx 27/01/2023❤ sacadu ku beeganthy 12:16 Hbn jimco wax qalpiga ku Hayaa suldankey qalpii meel walibo aad joogto nabad iyo Nolal ku waar Insh Allah maalin Uun waan kulimi Doñaaa oo kalinimad midab midakeen uu daremaayo waan ka bixi donaaa qalpibi dhayaheyga ❤🎉❤
Marwo daacadoo ku dir naxdaa dumar laga xushaaye , kulaha axmed rasta hesahaaga ma dhagesan yirin laakin dumarka runta ka sheegtay kuwa in la xusha istahila😂 dumarka aan ninkooda somaliga u nixin ajnabiga bey u naxan. Maryan somali dumar naxo halkee ku aragtay 😅😅😅heesta ha badalin maryan
I'm from France I don't know where these people are from or their country but I like the rhythm of this song, we have Algerians here who dress like this lady they have some arab culture. C'est magnifique, je suis très content quand j'écoute ce chanson
Aniga xita ha iga rebina o hadadan qoral so qorayo ayey shidantahay hes iyo bar waqtige so baxeysay aya jecel iyo dhadhankisa bartay ano weliba si dacad wax u jecel ❤❤❤ ❤👌😚
Hestan 8 sano ka hor ayaa la qaday Lkn aniga manata ayaan dawanaya November 4 2021 intan dawanayo Qof ayaa maskaxdayda Ku soo dhacaya .. Si walba ooy ahato wakhti waan soo booqan doona🖤💕 Inzhallah
08/05/2023 Insha-allaH Maalintaaz Ayaan Dib Uso Booqan Doona Heestaan Wana Maalinta Aan Kulmi Doono Xaskeyga Aan Dunida u jeclahay Zamzam Mohamed😢❤ 3:10am
Heestaan waa hees cajiib ah, waxa kaloo aan layaabay ayaa ah in dadka ugu badan commentska ka dhiibtey ay yihiin dad aroos wada sugayaal ah iyo qaar soo aroostey oo dhahaya habeenkii aan arooskayaga aheed baa heestaas noo daarneed, anigana weli waxba gacanta kuma hayo tii aan u daari lahaa heestaana weli ismaan haleelin waa la'ahay gabar u qalanta heestaan miraha macaanka leh, balse alle ayaan ka baryayaa inaan helo tii aan ku degi lahaa, soomaaliyey isoo duceeya inaan helo gabar aan qoorteeda wada dahab ka dhigo 😑
Farxiya caday waa gabar fiican, waxay ka midtahay fnaanada Somalida kuwa loogu codka jecelyahay.Waxaa laga yabaa inaad ku xumaynaysiin siday u labisantahay kaligeda maaha walalayal saasey u badan yihin fanaaninta maanta. Marka qofka waa loo duceeyaa ee lama aflagadeyo. Afkina suubista dadow!
7 March 2019 inta jiifka ku dawaneeysa like ta isaaar wll mcn mhdsanid 😂😂😂❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴👇👇👇 marwo daacadoo kuu diirnaxdaa dumar laga xushaa dahab iyo xariir keey doontaa dusha loo suraaa. Inaba caadi ma aha heesta 👇👇👇🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤😂😂😂
Heestan waa i xasuus qaliya wayo waxan maqlay markii ugu horaysay ee shiciirad ama shuun an yeeshay oo maalinka intan iska soo jaray aan isa soo saray anoo is lee faya dhana ka dhagaysanayay heeskan 🎉🎉😊
Midna hindia midna Jamaica Ok am also from SOMALIA The Great Country And Also Rastad country nd I like his song with sweat voice ok Big up bro rasta you are realy talented Musician
Hestan ila wagi an yaray ila hda wan dageysta wana dageysandona marku madaxa istago mse an uxso qqofteyda iga foog blse niyada ayey iga dowdahay curuji kuxsy walashei ❤
Heestan 10 years maa ka soo wareegde ilhow cimirika no barageeya waqdika wuu carari wlhi waagee soo baxeyse gabdha yar jaceylaa jileeso ahay wiilka jaceylhya ilha waa I siiye waliba limo u dhale guurkina wuu ika halaabe Ilha waaxaan ka baryaa inaa helo miti i jacela Ana aan jaceyle nolsha markase macantahay qof walbo Ilha haa u rumeeyo muradkisa ❤ aamin
Aaamin wllshy ilaahy haku sahlo❤
😊😊
Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗😂
Jacaylo kala duwan waan soo maray, qaar anigu jecladay ha u batane.
Hadda xaaskayga 😢 ayan jclahay walahi. Alx dhib ayay ila soo martay in badan ayay i jeclayd, oo iga hadhi wayday, ana waan u hagar baxay oo iyada ayan boqray, oo aan dumar oo dhan uga hadhay una joojiyay dhaman dumar ki aan daba cararay.
Nimco xusen cali naftayda ayan hadyad kaga dhigay xubi ee i hoo oo i wada hooo ❤ .
😢 qof xadi aad jeclato waa damac. Xadi lagu jecladana waa jano. Wayo jacaylka dumarku jcladan kuma jirto danaysi ee dumarku si dhaba ayay wx u jecladan , practical ayan u arkay. ..❤❤
OMG allaha isku kinya barakeeyo brother❤️😘💋
Maasha’Allah ilaahay ha isku kiin barakeeyo oo ubad baariyaal ah ku indho doogsataan Alle ha idinku arzaaqo
Wada jira ilaa janada ka gashaan ❤
M.a Allah haiskukin barakeyo❤
masha allh zxp alla ha idanka dhigo ku wii isku duqobo
Ilhy haisku kiin daayo apowe❤😊
Gadaashay meeshan Waadbo Imaaniye Ismuji😄😄✌
2 sano kadip😂😂😂
2024😂meeshaan ayaan soo galay 😂😂
Ar ma nooshay legendnow🫡😅
2024😂❤
Hoyga xamar km4 waa dhameye😮😢2023 hadana waa 2024😅
Dahab iyo xariir kee doonaan Dusha loo suraa Hoy hooy😅❤
Kabadan uqalmaan gabdheena sharafta iyo quruxda bdn😍❤🤍
Thnks mcnka😢😂
Lol
Waayaha laabtada ku hayso❤ Caawa ay taarikhdu tahay 2025/1/6 habeen isniin ah sacaduna 4:05 habeenimo waxaan la qiilaya asxaabtayda waxaan ku suganahay Addis ababa mudo 12 sano waxaan sugaaye leen USA🇺🇲🇺🇲🇺🇲 rafaad Dheer kadib Alle wuu ii fududeeyay alx waxaana safar ahay 2025/1/14 hadaa maseej kayga aragto iso duceey in Alle nabad geeyo❤🇸🇴
Ilaah safarka hni fududeyo bwe
alle safarka ha ku fudaydio ku soo dhawaw Usa❤ a
Maad tagtay hda😂
Xasuus wlh markii igu horeysay hestan waxan ka dhageytay xaajigeyga iPad kisa wagaas wan is shukaansan jiray 2013 xasuus wlh balse hada rer baan yelanay wan wada joognah Alx👌😍😘
Barwaaqo iyo caruur alle ha idiin siiyo walal
Alx dheh
Waw masha Allah
@@faysalmohamed2467 aboowe wiil iyo gabar ayaa noo jooga Alle ayey u jogaan🥰
Mash allh
2025 hadaaa daawanayso ilaahay baan kuugu dhaarshee like iiisaaar😢❤
Bilan❤❤
MalinteydaH Weeyso dhawdahay pln waxa ah hbnki aroskeygah Ina daarto hestan saa uso xasusto like isaar❤😢
Naa malagu arose😂
😂😂@@Ina_hasan_ahmett
Ma lagu aroosey😂😭
Na malagalu aroosay😅😅
Heestaan aniga xasuuus gooni oo qaali ah bay iledahay 2015 anigo school syl dhameyey exams finally bay soo baxday waan dhagaysan jiray alxm jamacad waan dhameyey
Hadda oo ay tahay 2024 waxan ku dhagaysanaya China 🇨🇳 waxan u aday helka labad ee jamacada waxaan jareynaya inaan marka le Dib udhagaysan doono oo waqtiyedeyda qaaliga ah kamid ❤
So much love from Eritrea keep it up Rasta 🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Dj Onelove drhdbx
mashaallah and have a nauseated 2
t
jn
Dj UA0
Dj tnks bro we also love eritrea ppl from somali
So much love 💕 from Sudan 🇸🇩 keep it up Axmed Rasta really wann jecalahay faannaaninka Somalia 🇸🇴
2024 /waan hubaa inaad dib usoo raadisay heestaan macan ee hadad iga danbeyso like ii saar tnks
👇
Anaaba soo raadiye 06/August/2024
Anaaba kasidambeyo 😂15/september2024
@@jesminkiin5003adne ana kasi danbeyo 19/11/2024❤️
Aaa kasi danbiyo😅27dec12.2024😅
Gabdheheena Dahab iyo Xariir waa ka qaalisanyihiin wax lasiisto maleh🥰 20, February 2021 yaa daawnaayo🙏🏼
Wan huba Malin un Ina imaan donto oo aad so boqan donto Hees Kan waa habeenimo 21:46 waqtiga aan dhageysanayo tariiqduna ay tahay 2Augs 2024 my fv song Ahmed rasta❤!!!
Cawa ayn soo boqday wll salamaa
Cawa ayan sopoqday sacaduna waaa 21:31 Gulayso zahip
I love ❤️ somalia 🇸🇴 music and somalia people long live our brother From Eritrea 🇪🇷
Ooh thanks 😊
One love brother. Much Respect.
Darjada aduun dad is guursadaa ku dakeyo Ee arooskod ku daga alx 27/01/2023❤ sacadu ku beeganthy 12:16 Hbn jimco wax qalpiga ku Hayaa suldankey qalpii meel walibo aad joogto nabad iyo Nolal ku waar Insh Allah maalin Uun waan kulimi Doñaaa oo kalinimad midab midakeen uu daremaayo waan ka bixi donaaa qalpibi dhayaheyga ❤🎉❤
Arooska haiga qarininaaa jah kk
Todobada makabaxday abyo hhhh
1:41 pm kuuso jawaabaya Xayaad waa aniga insha allah adigna waxnku rajynyaa farxado dhan🥰❤
Heestan wxn ku daawanaya school kuyaala dalka Belgium Ilahay wxn ka baryaya mnta maalinteda ano awlaad mataano ah haysta Ilahay igu simo ❤❤❤🎉 heestan wxn rajanaynaya inan arooskayga ka shido insha allah. Wiil ksta iyo gabadh wlba wxn u rajaynaya guul waarta iyo jano farwdawsa 🫶🫶🫶🫶💋💋💋🎁🎁🎁🌹💌💌💌🌍🌍 14:40 06/06/2023 isniin aan isu so ducayno walalayal 🙏🙏🙏🙏
aamin
wll pls intee kala soo xidhidha
@@FihiimaDheeman mxd ka wadaa abaayo
Aamiin wll
Rabbe inuu ku Rimooye ayaa aan kagaga baraya wllo mcn lkn hal mid ma ka codsan karayna hadda ay macquul thahay
Rasta wuxu iso xasusiyey sxbtinimadi farxiyo iyo dalmar❤️💯💯😭😭😭2021 ya ila so boqdey markle heestan😭😭😭😭
Hees darenkeda wadata rasta
Nin dacado ku diirnaxaa raga laga xusha waxoo doona loo sameya 😘best song I like that ❤
🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼
Marwo daacadoo ku dir naxdaa dumar laga xushaaye , kulaha axmed rasta hesahaaga ma dhagesan yirin laakin dumarka runta ka sheegtay kuwa in la xusha istahila😂 dumarka aan ninkooda somaliga u nixin ajnabiga bey u naxan.
Maryan somali dumar naxo halkee ku aragtay 😅😅😅heesta ha badalin maryan
@@AbdizYusuf😂😂😂😂😂wax walan
ma noshahy wlo😂
Waxaan rajeenaya inaad heestan midhaha iyo laxanka macaan aad Mar lapaad dib u soo booqataY hadad iga danbayso like 😊😅
Tiktok ayaan uga yimi wlhi zxp🎉
Anigo inan ah baan heeztan dhegeysan jirey iminkna Xaas baan ahay Alxm mnta waxay ku beeganthy mlintii Arooskyga 13/2/2020
M.a allaa mad iskaleh alle kaad kunagati haakak dhigo abyo mcn
Masha Allah hambalyo wll
Masha allah siz allah kubarakeyo gurigaga,, amen
Hmplyo hmplyo Hmplyo hmplyo xbbti❤💋💏💑
@@user-pc4sb5gd7p m.a
I'm from France I don't know where these people are from or their country but I like the rhythm of this song, we have Algerians here who dress like this lady they have some arab culture.
C'est magnifique, je suis très content quand j'écoute ce chanson
It's Somali music. So they are Somalis. Welcome.
These are somali people we have something in common with Algerians we are Muslims and so they are
We are somali and oroud, yeah all muslim around the world have one similarity ALLAHU AKBAR.
We are somalia, Algeria and all other Arabs have one religion ( ISLAM) the right path of Allah
@@dr.abdirahimhiz4569 11w1
Waxaan hubaa in aad heestaan miraha macaan Dib uso booqan doonto 🤗 Hada iga danbayso Like Dhac ku sii 👍😁
Kusaray😂
Kugu siyay😂💋
Ku sary
Like ban kusaray
Iam from Austria 🇦🇹 heestan xasuus gara bay iledahay runtii allow waxan ku weydistey guur xalala ❤
Aamin ❤
Heestaaan waxaa dhageysanaya habn axada tariiqdu ay tahy 24 April 2022 ayna soo dhaw dahay arooskeyga aniga iyo gacaliyaheyga cabdisalm runtii waxaan la daari doona I.a arooskeyga allow naga dhig kuwii isku raaga iskuna duqooba aamiin yaa rabi qof walboo iga dambeeyo vidiogaan dawada waxaaan leeyahy cimri dheer iyo caafimaad illah hanawada siiyo🥰🥰💋💋🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Mashaallah
Adi iyo wlky cabdisalm ma gulaysateen
@@abdirahmanahmed3569War jecli iska dhaaf adi nolol masamaysatay mise warlee raadinysaa dulufow😅😅😅😅😅
Hampalyo abyo👸❤
Arooskaga ma dhacay mse weli wye pyo🤩
I'm Moroccan I really like Ahmed rasta damn what Hits songs 🎉❤❤
Still kama xiiso dhigin heestan😂yaa ila mida
Mee
Aniga❤
JVBf.bf.bf.bf.bf.fbgnģnnfbgf
C. CC çv v v vBf.bbbfďbf.vx. xbçc. C. C. C. C. bfbf.bfbđbģģbfffbbbbbffbfbbb bhngn. Bff.f. .c
Aniii 😂
Aniga xita ha iga rebina o hadadan qoral so qorayo ayey shidantahay hes iyo bar waqtige so baxeysay aya jecel iyo dhadhankisa bartay ano weliba si dacad wax u jecel ❤❤❤ ❤👌😚
I am Boran, Oromo. I love Somali songs
🎉🎉i.a legend Ahmed Rasta inas hestan arroskeyda haflad igudiga jeclahy i.a💯🙏🔥🔥🔥
this song reminds me of my old friend Zamzam,....memories are kept by this...from Eldoret ...
alienda wapi kwani hamuko nae sasa?
R u from isaaq
@@abdirahmanmohamed9196 hhhh at r u isaq seriously bt u make sence
Hey I am also called zamzam
@@lizmah3468 wow....what a pleasure.....
from south Sudan,I will invites Ahmed rasta to my weeding in shaa laah .wajalah fannata ta Somali
Good am also Somali Kenya wafian wahh
You guys are Somali hahaha stop lying😂😂😂
O magaceediyey hada ka invite gareso waxu qaadayo mxa ka fahmaysa naa iska joog ya ku dhaho
welcome to somali baby gal😙😙😙
Monica Dragon ❤️ welcome come girl
Fannaan daggan ahmed rasta fov singer ❤️🎧
Marwo daacaadoo ku diirnaxdaaaa...
Dumar laga xushaayee😍 Xaqiiq waaye taas
Anoo yar bay soo baxday dugsi dhexe dhigta hdna
Wan tahribay from Germany 🇩🇪 xasus wlhi wayo wayo😥
Kowsarey Anna gbr aan ku dhisto isoo qabo Africa waa laga wada tage kkkkkk
Heestan Ninki dhagesto sidu ugu fikira gabar aan somali ahen inu nolosha laqebsado “Dahab iyo xarir keey donto baa dusha losuura “
Moroccans who xalimo for life ❤️❤️
❤❤
99
lzl. Ltm 5k 6 61ww😢arG🎉🎉KKSl3q❤
OzV¹9r3wwwàd⁵ai8ìt😅ĺ6@@yareiahmed
@@QueenZamzam-wj8csluqadan mxa wyeneh😂😭💋
Jah farax ❤wakuwata
@@nimaamuktar7528xalimo 😂❤
Hestan 8 sano ka hor ayaa la qaday
Lkn aniga manata ayaan dawanaya November 4 2021 intan dawanayo Qof ayaa maskaxdayda Ku soo dhacaya ..
Si walba ooy ahato wakhti waan soo booqan doona🖤💕 Inzhallah
i am Eritrean but iam in love wiz Ahmad Rasta song nice music ❤!!!
great bro welcome & enjoy somali songs
me tooo
tearaway kameylaka subuk
Bashir Sadik e
Herman is not understanding boss...go slow on him
2023/12/24 Sanadka cusub ayaan soo dha weenay naa waxaan joogaa Boosaaso waxaan dhigtaa school xalane oo kuyaal magaalada banana keeda waxaan ahay fasalka F3 sanad kan kiisa kale Bar waa qo iyo baraaro ayaan rajee nayaa idinkana waan idiin rajeen Guul insha allah
mn sha alllh heestan kama daalo ahmed rasta codkiiiisu ma qaldamo
i am from Denmark and i love Somali music and Somali PEOPLE😍
Noocan maa denmark ku tahy😁😂😂😂
@@zamzamabdirizakibrahim4065 ma aragtaa
@@s6compshd162 markaas oo commenka dhibanayey var ma jirin lkn hada wa jirta hhhhh adna waad ka daba timi
ott
@@s6compshd162 retort
Who is here may 2025😢
Me😂
Me😊❤
08/05/2023 Insha-allaH Maalintaaz Ayaan Dib Uso Booqan Doona Heestaan Wana Maalinta Aan Kulmi Doono Xaskeyga Aan Dunida u jeclahay Zamzam Mohamed😢❤
3:10am
HamBaLiYo LpxeYga 🦁 InkasToo Kaala Soo DaaHeY Hambakyada 🎉 ❤
Congrats same day as my birthday 🎉
Ilhey hayskukiindayo 😢❤
Qofkii ugu dambeeyay ee commenti kadhiibto waxuu ahaa 11 months ago anna hadaa iga dambeyso like😭😭
Ok lpxie
@@cabdiraxmanxaaji5370😅
Adi 4 years ka hor aduun😢😢
Farxiya kabayre waagaas Qof quman bay ahyd hada qumayo ciyaalka xaafada ah bay Noqotay😄😄😄😀😊😊
muudey xamaraaawi 😂😂😂😂 ma aragty horta xasarad badnida iyo dagaalka
hhhhhhhhhhhhhhh Kow kow
Kkkkkkk
😂😂😂😂😂😂
Wlhi 7aad kasto waaa kusoo laablaabtaa heestan my sings 2024😭😭😭🔥
Heestan waxan dhagaysanay 13 June 2023 inshalh habenkan dunida ku leyhy ban kuso laabanaya iyo isbedelkeda hadan nolohay inshalh
waxan dawanaya 2025,1,1 malintii kowaad, xasuusta heestani kuu ledahay hoos comment ku reeb❤🩹❤
Gabdhah somaliyeed dahab iyo luul kabadne istaahilan 😘 👋
2019 ???
Halka qaarne
Dabaq xitaa wa loo dhisaa hade rabto
Iga dheh
Ina ader wxas dhan xage ka keynaan
Lkn ayaka sharaF izka qaaden wlhi😭😭😭
Xasuus 2013 ban galay walahay . Iyo wakhtigaygi dugsiga dhaxe hadeerna jamacadiiba dhameyay
Xili aan habeenki seexan jirey anoona waxba ka fakareen subaxiina soo kacijirey anoona waxba ka fakareen
Ciyaalnimada wakhti kafarxad badan majirto💔😢
really wlhie zxp been maad shegin it was hapy life when you're child
Still 2024❤
Likewise sis❤😊
111qqqqqq111111
@@hamdisuleiman3001pp8ùý66y6hhgflas. v n
qqjwn 2 22 22 2222k3r xhjù
Nothing but love from Ahmara Ethiopia
Aroos waa kii hore 🎉🎉
Wow From egypt i like somali songs🇪🇬🇪🇬🇸🇴🇸🇴
ماشاءالله حلو اغاني صوماليه
really beutifull song
This song will never get old
What a masterpiece
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Man said gugac media 😭 this song is forever masterpiece
2024 dadka dadka gadashey dawan doonow is mujiya❤😂
darajada aduun dad isguursada ku dakeeya ee arooskanku daga manta waa malin
Weyn😍👌 2018
Mashallh hambalyo
@@sulekamuk2485 👏
Wow
Man sha alla
Mashaallah ❤️
Suluto boqoranyaa baaqaa aabe daadir dahir xasan ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😅😅😅😅 0:53 0:53 0:53 ❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤love
Dahab iyo xariir taaan doonan dusha lay-suraa natteydiyeeey🫶🏻💕
Heestaan waa hees cajiib ah, waxa kaloo aan layaabay ayaa ah in dadka ugu badan commentska ka dhiibtey ay yihiin dad aroos wada sugayaal ah iyo qaar soo aroostey oo dhahaya habeenkii aan arooskayaga aheed baa heestaas noo daarneed, anigana weli waxba gacanta kuma hayo tii aan u daari lahaa heestaana weli ismaan haleelin waa la'ahay gabar u qalanta heestaan miraha macaanka leh, balse alle ayaan ka baryayaa inaan helo tii aan ku degi lahaa, soomaaliyey isoo duceeya inaan helo gabar aan qoorteeda wada dahab ka dhigo 😑
Insha Allah alle haku siiyo bowe isma la hayn ragga hada jira qaar daacad ba haray 🥰#Rageni badankod way wada xumaden guul ku rejeynayaa
@@asiaabdi488 waa abaayo lakinse raggu isku mid ma ahaan saad idinkuba gabdho xun u leedihiin ayey ragguna qaar xun u jiraan, midna ogow gabadhu markey hagaagsantahay marnaba nin ka liita ma aado. Waxaan rajeynayaa iney gabdhaha iyo wiilasha soomaaliyeed hagaagaann.
Inshllh wll Allh ku sahlo 🤝😊
و و ت ت ن@@asiaabdi488 hbv b b b b b b b n h v n ت ن و ز نو ن و و و كاااةاةث قثقق3ققق ز
Alle hku fududeeyo wll
2020 ayaa DAWANAYA heestan SANADKA CUSUB AWGEED 🤔🤔🙋♀️🙋♀️
♥️♥️
Hmplyo hmplyo Hmplyo hmplyo Hmplyo hmplyo xbbti❤💋💏💑
Ok
@@maria.safarow7619 haye abaayo macanto thanks 🥳😻⚘😘
Waa jognaa wlshy
Hees igu qaliya anku xasusto xajigaygii hore ankala tagne Mohamed salan sare
Wanka qaadey xbbti
@@sheikhulbalad6236 shuba ku dhashe maxa ufurray gabadha😂😂😂😂😂
@@ciisedaahir9647 Maxaa kaa gale adi 😂😂
Heestan Marwalba an dhageysto anan marna kaxisogoynin
I 😢🎉❤
heestan intaad nooshahay adoo qoftaada U shido inta ay nooshahay wlhi kuma ilaabayso allaw dumarka somaliyeed ino daa 🫁❣️
Farxiya caday waa gabar fiican, waxay ka midtahay fnaanada Somalida kuwa loogu codka jecelyahay.Waxaa laga yabaa inaad ku xumaynaysiin siday u labisantahay kaligeda maaha walalayal saasey u badan yihin fanaaninta maanta. Marka qofka waa loo duceeyaa ee lama aflagadeyo. Afkina suubista dadow!
👍👍👍😍😍😍
Faffffw+!!++++++rhiyo Ali 8zg9ovg
Farhiyo Ali abaayo wax fican ayaad sheegtay faninta alla haa so hanuuniyo
Farhiyo Ali I also love her
Farhiyo Ali waan kugu raacsanahay
Inkastoo Heesta Dadkii loo qaaday ay kala tageen💔hadana waan jecelahy
Heestaan insha Allah waxayna noqon doonta Heesta Arooskyga oo dhici doona ......./........../............
yaa jiif kudhageysanayo 2020 asigoo bakinka madax usaran lika ku qabta ............. athins..... ........ 80........Grc . ....... dayidene ......2020
Zxp waa xasuus❤❤❤❤❤❤❤
Isoo raac sxp Hooyo mcn Darted❤
Kii heesta iqaada Oo marwo daacad unoqda aaway hee 2023 wwye allow singles ugargaar😢😅
Heestaan Markii laqaadaayay waxaan kiray 8sano Hadana 18 sano Aduun waa kaasaa
Ma aqaano Dareenkauga waxaan kucabiro
Guul iyo barwaaqo iyo nabad caafimaad ayaan Naftayda iyo tiinaba ilaahay uwaydiinayaa una rajeenayaa Noolaada intuu eebe idinkugu talagalay
10/31/2023/ habeen ay talaado aoogalayso saacada 8:38
qeerbadan markale waan so booqan doonaa comment igan like ta haila dhaafin
😊😊
2024 dadka dhageysanaya wa idin salamay 😭😂❤️🔥
Still I'm listening 😂 this music ❤️ from Kenya the one and only singer ❤️❤️
Bil walba wan so boqda😃
Me too
Bashir hanuuniyow maxaad samaysay what a wonderful music
Ahmed rasta cod wuu hayaa m.a fanan legendary
11 sano kadib hada so radisay heestan mcn iyo weliba dad is jeclay o weligod mec iyo luq luq iska do cayin isna qadarin jiray like isar hada iga dambeyso 🙏🏻 09.08.24 malin jimco ah fananin iyo dadba wa intii hore alla maxey hees iyo bar ahed iyo weliba erayo mcn waxan kalo ku xasusta jaceylkeygi ugu horeyay 2013 kii 😚👌😘❤🎉
😢😢😢😢😢 cimriga alle hanoo dheereeyo
heestan markan dhageesto waxan xasuusta muqdishu wllhi ilahey nabad haka dhiiko muqdishu dhuulkeyga hooyo ila
Amiin shp😢
7 March 2019 inta jiifka ku dawaneeysa like ta isaaar wll mcn mhdsanid 😂😂😂❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴👇👇👇 marwo daacadoo kuu diirnaxdaa dumar laga xushaa dahab iyo xariir keey doontaa dusha loo suraaa.
Inaba caadi ma aha heesta 👇👇👇🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤😂😂😂
ani wlhi hhh 21 bisha 3xad 2019 malin qamiisa hhh
Sheekh probox wn Ku saarey
Bishi 4 tariq 17 2019 malin arbaca sacad 10: 20 subax jif ku dawanaya qqqq
Balugutagtay hadanbo sarir sarNhuhy waliBa 2019 04 19 04:4 habenimo
Magacayga wanba jclhy mazha allh
Najuudeyda dahab iyo Xariir waad uqalnta walina waad ka qiimo badantahay ❤
Marwa daacado ku deernaxda dumar laga xushaa, dahab iyo xarir key dontaba dusha lo sudha❤legend ahmed rasta
Mida idin naxdo ayaa tuugatan sorry raga somaliyed wey jiran rag uqalmo in lonaxariisto lkn wan arkay ana wey igu dhacday midka unaxdo ayaaba dhabarka katuganayo yaa marka unaxesa hadiiba midka unaxeso adiga qalbiga kadhawacayo
Visited after covid-19 😂😂
Dont say after covid is stil alive😂✌🏽
😂😅
🇸🇴💉👊
Covid is still with us 😂😂
Leyla , covid is now a history 🤣🤣
Heestan waa wataa ilaa hada❤❤🎉
waxaan dhagaysan jiray anoo 12 sano jir ah mantana waxaan jiraa 22 sano i never forget this song🥰
Heestan waa i xasuus qaliya wayo waxan maqlay markii ugu horaysay ee shiciirad ama shuun an yeeshay oo maalinka intan iska soo jaray aan isa soo saray anoo is lee faya dhana ka dhagaysanayay heeskan 🎉🎉😊
Hees qaali ah walaahi Ahmed Rasta caadi maaha musiga iyo codka laxanka inaba caadi maaha heesta qarniga ayan ugu wacaa aniga ahaantayda.
I'm in Kenya and don't understand the language but wow! What a beautiful song ... Love you Ahmad Rasta
Gabar aan aad ujeclaa Ayaan kusooxasuustaa hestaan Illaha haaisooceliyo hadii uu wanaag igujiiro Ameen Lee isiiya like maaraabi yee
Amiin allaaha kuu soo celsho hadee qeyr kuu tahay
Amneen
Aamiin 🤲🥹
Gabadii isbucaan ayaa laaroosay kheyr igumajirin allaha ubarakeyo seyigeeda Arhaz 😥😊
@@lovecorridor6039 allaha ubarakeeyo sxb adna mustaqbal ifaayo kuurajeynaa pro🫡
I really love this song coz is an advice woow!!! I salute you Ahmed rasta.keep it up bro.
Axmad rasta iyo farxiyo kabayare iyo intii daarood jecel haiisarto sibiskaraab intii.dhiigleh
M.a ahmed rasta codkaga allah ku barakeeyo wllkei🥰
Midna hindia midna Jamaica Ok am also from SOMALIA The Great Country And Also Rastad country nd I like his song with sweat voice ok Big up bro rasta you are realy talented Musician
Who is here May 2024😭
2 June 2024😢❤
2/june❤😢😊
4/june❤
June date 5
@@halimayarey22056
i am from USA full suport ahmet
Heestan waxan dhagaysanaa 4/3/2021 mgygu waa bureeqo waxan jiraa 19sno 👩❤️👩
Alllow guurkeyga frxd an qof wlba ilaabeynin ka dhig yaarbi aamiin ii dhaha😢🎉❤ aamiin dhamn inta wli la guursan insha alah
9 years later this master piece is still hilarious!😃
Wooow hees aan kadaalin fiirsateeda Ahmed rasta fanaan qaran cimri dheer cibado suubah😍😘🤗2019
Hees kamid ah hesihii qarniga
2021 hadad dhgaysanYzo
Hestan ila wagi an yaray ila hda wan dageysta wana dageysandona marku madaxa istago mse an uxso qqofteyda iga foog blse niyada ayey iga dowdahay curuji kuxsy walashei ❤
10 year tale aneh mantoo taqiirdu tahy 27 my 2023 bri exm dowlad isocdo hada arkto isooducey wll inan kubaaso😢😊
Who is here in 2025👀😳😂
Me available in here 2025 allxamdulillah my favourite song
Na waykan 🙄😒🤤🤤🤤 my favourite song
Been 9 years still listening to this song 😩😩
Me too
Me too
Hiygd7
❤
Here today ❤️