Sababta ay dhalinyaro badan Nolosha uga dhaceen Dalka Germany | WAREYSI

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 мар 2023

Комментарии • 68

  • @jesssandulle8162
    @jesssandulle8162 Год назад +9

    Thanks cabdi fataax. You are great and appreciate your help for our people.

  • @nesma5648
    @nesma5648 Год назад +9

    Horta dhibku waxa weeye ilmo dadiisu yar tahay ama dhalinyaronimo ku jira oo halkuu isagu iska dhisi lahaa ee uu nolosha hormar ka gaadhi lahaa in uu biil ku warwaro waxa laga yaabaa reerkoodu inaysan biil uga baahnyn oo ay wax iska haystaan Lkn dadka wadankii jooga ay kaga dhegtay soo dira lacag uun iyadoon la is weydiinin qofka maqan xaalkiisa iyo halkee wax u marayaan.

  • @nuurahassan5825
    @nuurahassan5825 Год назад +4

    hore u soco wallky

  • @fahima6666
    @fahima6666 Год назад +3

    Masha Allah waa wax sax ah oo Ka hi I its sad somali wey u dhamaatay

  • @salmanjama6663
    @salmanjama6663 6 месяцев назад

    Mashallah abdifatah alha kudeysto wlle, kaalinta aad bulshada uhayso waa muhim, waliba bulsho burburtay dulqaad weyn u baahan, Alha ku sharfo wlle

  • @abudiosmanahmed1835
    @abudiosmanahmed1835 Год назад +2

    Mahadsanid

  • @benin9773
    @benin9773 Год назад +5

    wow wax barashada waa bilaaash ?? ❤

  • @maxamedguuleed3561
    @maxamedguuleed3561 Год назад +1

    Wa waxyaabaha hada socdo 🎉 layaabay reerbaadiyoos

  • @ismailyusuf8948
    @ismailyusuf8948 Год назад +2

    masha alaah

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 Год назад +2

    Mashalllah mashalllah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato Год назад +2

    Khamrada waa wax ragbadan duleeyey, waxaana ugu wacan, iyagoon khamrada uadkesankarin oo baranin, ayey cabaan, markaas ookale qofka khaladaad badan gelikara, sidaad sheegtey.
    Marka khamrada dhaqankeena ma’ahan, ee dad baadhaqan uah, oo markii ay cabaan uadkesan karaan.
    Soomaalida markii ay khamrada cabaan way caytamaan oo xita caruurta yar yarka cayaan oo ismaogaan, dadkaas oo kale qaarkood xaasas iyo caruur leh, oo kawarqabin caruurtooda, oo khasaaro badan qofka ukeenikaro, waana ilbaxdaro hadaad ilbaxnimo moodeysaan khamrada lacabo. Marka khamrada yaan lacabin ileen dhaqankeena ma’ahan waana shey xaaraan ah oo waxkasta oo xun aad kudhaqaaqi karta adigoon isogeyn oo khasaaro iyo ceeb kukeenikara. Khamro iyo Jaad midna wax faaido ah maleh oo aan ahayn khasaaro aduun iyo aakhero.
    Si wanaagsan ayaad usharaxdey, waana barnaamij aad uwanaagsan meeshaada kasiiwad.
    Mahadsanidiin dhamaantiin.

  • @soohorcashaqa1670
    @soohorcashaqa1670 Год назад +4

    Qofku haduu khamriga cabo qayrkii iyo naftiisaba waa ka hadhay aakhirana waxba uma yaalaan

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 Год назад +6

    Laa xowla walaa quwata ilaa bilaah, Illaahow dayaca meel walba ku hayo Soomalida, Illahow nooga gargaar musiibada ka jirta diin la’aanta

  • @hamdiabdurahman5654
    @hamdiabdurahman5654 Год назад +1

    complimenti

  • @Sweet-yn7ft
    @Sweet-yn7ft Год назад +1

    Raga jarmalka jooga waa reer badiyo nolosha ka dhacy ba la dhahy anan qabka lolabisan ileen waa sax

  • @burhanali2236
    @burhanali2236 Год назад +1

    Khalid sxb Abdifitax wax contect ah oo laga heli karo mano sheegi kartaa.

  • @suleimansra6856
    @suleimansra6856 Год назад +2

    Horumar wanaagsan khalid

  • @maxamedguuleed3561
    @maxamedguuleed3561 Год назад +1

    Sxb waa kiskubdiraa dhalinta iyo aqoon la, aan

  • @rashiid187
    @rashiid187 Год назад +1

    Iyaga isku wacan daassado khs.riys ayay la tagayiin meesha

  • @user-wk2bs3vr8e
    @user-wk2bs3vr8e 4 месяца назад

    M.a wllo jarmalka qof jogaa ayaa og wlhy ilhyow nogargaar 😢

  • @adamibrahim8263
    @adamibrahim8263 2 месяца назад

    16 October 1987 baan kasoo tegey magaalo yar oo la Yiraahdo Herdecke Stadt oo ku taalla Nordrhein Westfalen oo U guurey Australia. Waxan ka Shaqeyn Jirey Qabuuraha Yahuuda. Tii yareede aan dhalay baa tiri waxan Soo fiiriniyaa Addresskii aad degganaa Jirtey oo ii Sheegtay in la burburiyey oo Dabaq ka dhisan yahay

  • @user-ew9fk5ng7i
    @user-ew9fk5ng7i 11 месяцев назад

    Masha Allah will höre usoc😂

  • @mobmotivation6797
    @mobmotivation6797 9 месяцев назад +1

    if i go to germany from the uk will i have an easier time finding a job seems the cost of living is much cheaper there compared to england

  • @bootaanyuusufmohamedmasuls8510

  • @Worldly_work
    @Worldly_work Год назад +1

    Midi / quraarad / feedh & Bidh
    Somalida Germany

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 Год назад +2

    Magaaldan waan ku noolaan jiray 2009 kii waa magaalo aad u wanaagsan berigaa aan imi waxaa soomaali ka deganayd islan majertena

    • @ducaysane1133
      @ducaysane1133 Год назад

      Majerteen iyo qabiilkeeda maxaa kuu geeyay? Qabyaaladaa kugu wayn kkkk

    • @yaasiinhassan2127
      @yaasiinhassan2127 Год назад +3

      @@ducaysane1133 may sxb wlhy islan somalinimadu ku wayntahay oo nasoo dhowaysay bay ahayd

  • @maxamedcali7432
    @maxamedcali7432 Год назад +1

    Kkkk xafisk jaliyada cabdi xagu Augsburg kaga malin walab masajid isku hayast Subaxanal

  • @suldaanhalabuur4662
    @suldaanhalabuur4662 Год назад +3

    Waraysi fiican weeye laakiin from shaqaale caafimaad to turjumaan maxaa hoos kuu celiyay ?

    • @sadiamohamed15
      @sadiamohamed15 Год назад +2

      Shahaadooyinka wadama kale ma aqbalayaan nidaamkooda ayey rabaan luqadooda aa aqabad kale ah

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 Год назад +1

    Dalinyarada o daan maha waxa nolsha ka daci e balwada caaba waa ninmkan dumarka kuma jiran

  • @abdiisaac4293
    @abdiisaac4293 Год назад +2

    Ar faatale mxuu naga buuxaa i
    wareyso caadi ah

  • @Qayz68
    @Qayz68 Год назад

    SCREENKA IS GA HAY JII SAXIIP

  • @abdiraxmaanyasiin9406
    @abdiraxmaanyasiin9406 Год назад

    Muhiimada ay usoo Baxen waa in nolol tan Africa dhaanta ay helaan dadkoda caawiyaan lkin taas way garan la yhiin

  • @muhumedmohamedali5290
    @muhumedmohamedali5290 Год назад +8

    2015 labo ree waqoyi ah oon talyaniga iska so raacnay markan train station ka imanayba khamri bay gateen
    Waan ka dhuntay si aysan igalafanin
    Ma kuwaas ba jarmalka hormar ka gaadhi noloshiba khamri bay ka billaaben wallahi waan yaabay dadkas khamriga mxy kujeclaaden?

    • @benin9773
      @benin9773 Год назад +3

      muhim ma’aha inaad sheegtid meeshay ka soo jeedaan sxb ….. haday konfur ama cadan ka yomadeen waa muslim walaalaha ah

    • @mohamedabdirahman5840
      @mohamedabdirahman5840 Год назад +1

      HHHHHHH KOONFUR CID KA KHAMRI BADAN MS JIRTO ADUUNYOOY REER KOONFUR LEH KHAMRIGA REET WAQOOYI KU MAAGAYA CAJIIIIB

  • @kingmo6738
    @kingmo6738 Год назад +2

    Xaalka dhabta ah ee qurbaha ka jirta runtu ma fantaa

  • @AlladiiPodcast
    @AlladiiPodcast Год назад +4

    Maraykanka Anagu ma Nidhaahno Jail, waxanu nidhaa Correction Facility - xarun dhaqan celis micnahedu weeyan, takale dadka cadiba way cabaan khamriga lkn Somali gu markaa uu cabo ayuu noqonaya gabigisuba violent, habeen walo sabtiya policeku wuxu eryada mid somaliya oo cirka kujira 😂😂😂

    • @simanmaxamed3291
      @simanmaxamed3291 Год назад +1

      Wll waxbaanku waydiin lahaye halkeen kala soo xidhiidha

    • @najaxali6989
      @najaxali6989 Год назад +1

      Wad iga qosliday runti dhulkuba joogaye bal maxa cirka galshay😂 subxanAllah Somali mel walbey joogto Allah ha xifdo hana so hanuunsho keeni lunsan😢

    • @AlladiiPodcast
      @AlladiiPodcast Год назад +1

      @@najaxali6989 kkkkkkkkkkkkk

    • @kayfmaxamuud6742
      @kayfmaxamuud6742 4 месяца назад +1

      Wllhi waa iga qoslisay cirka maxaa geeyey bal😂

  • @abubakarsadikchannel4481
    @abubakarsadikchannel4481 Год назад +2

    Yaa nolasha kadhacay aad aragtay niyahow Kkkk reer mii baatahy camera la, orday kala saar minority iyo majority

  • @keysevilla7169
    @keysevilla7169 Год назад

    Das ist richtig aber normalerweise selb schulden weil Mann muss überlegen warum bist du hier hier gekommen das ist die also du bist hier gekommen damit du deine Familie weiter helfen.
    Somalida waa dad qalbidhagaxa fast Dorf 😂😂😂❤

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 Год назад +1

    Dolmaja

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 Год назад +1

      He is lying! Somalis were in Germany since 80s. Its the new disgraceful titanic generation arrivals taking drugs causing an embarrassment for Somalis from the 80s 90s

  • @user-mm7lc1bg3d
    @user-mm7lc1bg3d Год назад

    Yarkaan meel aankala xariiro iisheg geriiga jogaa arimo aan rabaa inaad kawareeato

    • @Afraxvlogs
      @Afraxvlogs 4 месяца назад

      Hada inte jogtaa

  • @shaami2u
    @shaami2u Год назад +3

    It's really sad but it's wrong to report it without permission and share it with the media, it's against confidentiality and it's against your profession. which is not based on information about how much you have the right to share I believe you have violated the Privacy Act
    therefore, this issue should be addressed

    • @mustafajama1439
      @mustafajama1439 Год назад +3

      But he didn’t mention any names

    • @shaami2u
      @shaami2u Год назад

      we are talking about a nation called somali please don't see me injecting this issue but there is a procedure to go through everything and many more

    • @jesssandulle8162
      @jesssandulle8162 Год назад

      ​@@mustafajama1439
      Yes. As you said he is not calling names. This gentelman is really great. We have to thank him.
      Am living in northern germany and i do the same helping my people.

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 Год назад +1

    Somaalida Germany waa ciyaal wada fooda ah welibah wada drugs markaa waa musiibo .

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev Год назад +4

    Mabruk Cabdifataax
    Saxiid: Cabdifataax matihid JIILKI UGU HORE LAKIN ANIGU WAXAAN OOGAHAY MIN 1980 ila MAANTA IN LABA JARMAL IYO MIDEENTI LABADABA
    TAXRIBAYAASHA AYAA UGU BADAN MIN 2005

    • @abdicash8787
      @abdicash8787 Год назад +1

      Kama hadlayo 1, 2, 3, 4 waa minority, wuxuu ka hadlayaa markay dadku ku soo jabeen Germany

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 Год назад +1

      He is lying! Somalis were in Germany since 80s. Its the new disgraceful titanic generation arrivals taking drugs causing an embarrassment for Somalis from the 80s 90s

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 Год назад +2

      ​@@abdicash8787 The early 90s to mid 90s Germany was full of Somalis ! Many then left for the Netherlands and UK and Scandinavia , but many remained too, mostly integrated

  • @kbpost6947
    @kbpost6947 Год назад +3

    2 microphone isticmaal markaad waraysi qaadayso sxb

    • @MohamedAhmed-uo1sq
      @MohamedAhmed-uo1sq Год назад +1

      Waxaan is weydiinayey sabirka uu ku kor hayo microphone ka, comment_ga aan raadinayey waa kan. Sxb.

  • @nashaadqurux6122
    @nashaadqurux6122 6 месяцев назад

    Dadka somalia jogaa waa dad u maleya yurub inay lacagtu daadsan tahay mana xishodaan

    • @Ahmad-ww4ue
      @Ahmad-ww4ue 2 месяца назад

      😄😄😄😄🤣🤣🤣

  • @lulyfaiza5191
    @lulyfaiza5191 Год назад +1

    Waar dadka beenta waa ranadane hdanaye garanayan waykugu hadalayane cidna kuma jididayse