Somali 45 Years In Germany - Waxaan Jooga Jarmalka 42 Sano

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 594

  • @f.m.m6706
    @f.m.m6706 3 года назад +53

    Wow! These are the kind of elders in our community who need more of a platform!! Especially for us diaspora kids of whom some of us haven’t seen home before. They have so much wisdom to share about Somalia in its renaissance and what they feel propelled the country to everything that happened post 1991. Thank you for giving this adeer a platform.
    Just one thing though- when he says don’t leave back home... what if these people really need to search for a better life? I feel like it’s different for this adeer who left before the war- and the Somalis who have been leaving in droves since 1991... it was a matter of life or death right? I, and many others like me, wouldn’t have had this better chance at life if our parents hadn’t made the conscious decision to leave upon the outbreak of war. My mother left for Italy as an exchange student before the war actually started, so she’s more like this adeer, but my father was one of the one’s who left upon the outbreak of war.

    • @Eurisko229
      @Eurisko229 3 года назад +2

      Walaahi you are absolutely right.

    • @susudaaling
      @susudaaling 3 года назад +2

      Indeed! Well said! Couldn't agree more...👌👏👍😊

  • @Farrukhabek
    @Farrukhabek 3 года назад +73

    He’s been away for 41 years and has not lost his culture and Somali pride like some crazy adeers 😂 Mashallah 🤩

    • @axmedmamow6934
      @axmedmamow6934 3 года назад +2

      like u bro here we are we all soms why u speak a engilish bro chill men

    • @Farrukhabek
      @Farrukhabek 3 года назад

      @@axmedmamow6934 raali noqoo laakiin English aa ii fuudhuud

    • @Eurisko229
      @Eurisko229 3 года назад +2

      @@axmedmamow6934 ciyaal badan baa jira oo qurbaha ku dhashay, qarkood ingiriiska u fudud.

    • @Eurisko229
      @Eurisko229 3 года назад +1

      @@Farrukhabek don’t let him bully you.

    • @Farrukhabek
      @Farrukhabek 3 года назад +2

      @@Eurisko229 thank you so much macaanay. Jazakallah 🥰

  • @khalidjama4280
    @khalidjama4280 3 года назад +67

    It’s good to hear storys from our elders and the first generation Somalis in Germany.Keep up that good work.

  • @jameschase5715
    @jameschase5715 3 года назад +54

    Respect to this Brother real-life experiences Soldier

    • @jameschase5715
      @jameschase5715 3 года назад

      Big love fr London Uncle real Soldier we still here since 1920s going strong! Big shout to the Royal Kingdom Bhayal.

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 года назад +1

      Afsoomaali fikirkiina ku dhiibta

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 года назад

      @Bella Bella
      Afqalaad halkaan wuu ku liidanyahay

    • @jameschase5715
      @jameschase5715 3 года назад

      Been Europe 31 years go back to my nomad, countryside every few years that and Allah made me the man I'm today wouldn't change for anything less.

  • @hamdiodowa6928
    @hamdiodowa6928 3 года назад +54

    Adeerkaan say wlhi Ma noqon waa adeer adag Masha allah luuqada somaliga waxaaba ka daran lahjadiisa masha allah Somalida meel istigaa iska daaya iga qoslisay

  • @dna_blues
    @dna_blues 3 года назад +91

    Adeer aad baad u mahadsantahay, waxaan imid Austria 🇦🇹 2013, waxaana qaaday wadadaa aad sheegtay ee ah barashada luqada, iyo is dhaxgalka. Alhamdulilah hada degree baan heestaa IT ah, waxaana rajeynayaa dhawaan hadii dalkeygi hooyo nabad iyo daganaasho la isku haleen karo ka dhacdo, in aan dib ugu laabto oo aan oga faaiideeyo dadkeyga waxaan halkan ka bartay. Cimri dheer iyo cibaado suuban baan ku rajeynayaa. Guuleeso.

    • @hodanwabi74
      @hodanwabi74 3 года назад +13

      Iskuwakhti baansoogal dadaal laftayda iguma yareyn isdhexgalka.luuqada.iyo weliba iskuul sare aandhameyey hooyo 1ilmo korisana wa ahayn lakiin digree magadhi wan rajayn

    • @jameswilliam5247
      @jameswilliam5247 3 года назад +2

      Ibraahin ma Wien baad degan tahay, jaamacadee kabaxday ma Wien Universität ?

    • @dadaalxajicabaswugaadhawun1141
      @dadaalxajicabaswugaadhawun1141 3 года назад +2

      Dadaala wu gadha

    • @dna_blues
      @dna_blues 3 года назад +4

      @@hodanwabi74 walaal hodan aad baad u mahadsantahay, waana sameen kartaa degree adigoon xitaa darsiga jaamacada adoon tagin. Qaab online ah aad tageeso, uun imtixaanada. Marka hadaad reer Austria tahay, Wien Universität baad ka dhigan kartaa, xitaa shahaadadaada dugsiga sare ee somalia wey aqoonsanyihiin.

    • @dna_blues
      @dna_blues 3 года назад +4

      @@jameswilliam5247 walaal IT hadaad rabto, in aad si deg deg ah u barato, schoolkan aniga course kaan ka dhigtay waana free Vienna ayuu ku yaal, check this : www.newaustriancodingschool.at/

  • @saadaq2005
    @saadaq2005 3 года назад +32

    I lived in norway 15 years, moved back to somalia its good here i enjoy . Dhulkaaga hooyo is the best. Inshal allah i hope for continuous peace for somalia.

    • @bareAbdullahi
      @bareAbdullahi 3 года назад

      That is great 🙏 you decided and made a wise decision. I also relocated from Namibia 🇳🇦 home is the best.

    • @diinidheere6585
      @diinidheere6585 3 года назад

      8 sano ayaa ku noolaa norway intaas waxaan ku noolaa kaam bilaa sharci baan ku ahaa kadibna dantaa uqasabtay inaan is tarxiilo

    • @maanochannel324
      @maanochannel324 3 года назад +1

      Waa igu ogtahay ani meel aan Somalia eheen waa i anfici weeyday Holland aan joogaa hada

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 3 года назад

      @@diinidheere6585 Walal Wadankaaga Isaga Soonoqo Oo Kubashaal. 😍😍

    • @diinidheere6585
      @diinidheere6585 3 года назад

      @@Cici_mimi 5 jirbaan ahaa markay dawladii burburtay walahi hadaba waxaan jiraa 35 intaas waan ordayay ilaa iyo iminka waan degi la ahay kolba wadan baan ka xidhaa dhibaatadaas waxaa iigu wacan waa dawlad la aanta mewlaan kusoo noqdo ayaa la ahay

  • @ibrahimmaalim2945
    @ibrahimmaalim2945 3 года назад +26

    Am always proud to be a Somali man, what a great advice from our Aderoo, glad to have search ppl like you

  • @user-gy2qg6yb9c
    @user-gy2qg6yb9c 3 года назад +13

    Ich kann mich mit dem Gefühl das du beschrieben hast gut identifizieren. Ich bin halb Somali und halb Deutsche, bin 1985 in Mogadischu geboren und wir sind 1991 nach Deutschland gezogen. Das schmerzende und melancholische Gefühl sitzt tief. Es scheint nie zu weichen. Als Kind wusste ich nicht warum ich dieses Gefühl habe. Als erwachsener weiß ich nun das es der Schmerz nach der Heimat ist.

  • @goldenhoursunset2758
    @goldenhoursunset2758 3 года назад +19

    My family came to Kenya in 1920s. We got assimilated into the Oromo people and that’s how we had the garre language. I’m glad to see so many Somalis connecting from different parts of the world✊🏽

    • @saynf
      @saynf 3 года назад

      Woow mashallah, hats very interesting

  • @magand2529
    @magand2529 3 года назад +13

    At this point, I’d vote for him if he were to run for presidency. May Allah bless you Adeer 🤍

  • @7dayswithwadanivlog529
    @7dayswithwadanivlog529 3 года назад +35

    I like that Germany is Germany why can I be Somali somali love it!!! We need people like this in the Somalia community

    • @Global.Nature1
      @Global.Nature1 3 года назад

      Are you alright They hard for their country and we work to destroy our country

    • @abdiqani3374
      @abdiqani3374 3 года назад +1

      WlAaalayaal hanagu caayina
      Sidaa ayaan ubadannay.
      Haddaaan

    • @Global.Nature1
      @Global.Nature1 3 года назад +1

      @@abdiqani3374 sidee

    • @aminaosman1561
      @aminaosman1561 3 года назад +1

      Waxan ku dhaarta somaalinimada🙏

  • @HowTo3036
    @HowTo3036 3 года назад +6

    Please continue these interviews!! They are so insightful, as a diaspora Somali its really eye opening to hear this perspective.

  • @badriaosman9955
    @badriaosman9955 3 года назад +28

    Waa Nin Maskax fiican taladiisa
    Waxaan ku darsan lahaa, dhaqanka iyo Diinta hala ilaalsado waxaa layiri
    Dad ka badan iyo Biyo kaa badan waku qaadaan Rabi ha idinla jiro

  • @africanqueen4943
    @africanqueen4943 3 года назад +55

    Our seamen fathers lived in Cardiff for over 150 years. My father came to live in Cardiff in the 40s, married my mum and bought her on a spouse visa. All my brothers and sisters were then born and bought up in Wales. Somali community in Wales has a longest settlement of Somali seamen for over 150 years. We managed to write their stories in a book called “ The Somali Elders” which was published by Dr Glen Jordan. It’s really important to share stories of settlement as it will give us a rich understanding of our migration to western countries. Most people think Somalis came to the UK after the eruption of the civil war but this is not true as Somalis were the first African Disapora that migrated long before the industrial revolution.

    • @maxamed7258
      @maxamed7258 3 года назад +2

      Thanks for sharing- I’m gonna check out the book.

    • @africanqueen4943
      @africanqueen4943 3 года назад +3

      @@maxamed7258 It’s not on amazon. We have them here in Cardiff. If you email me your details, I would be happy to sent you one in the post. zainabnur3@hotmail.co.uk

    • @calixoogsade4368
      @calixoogsade4368 3 года назад +1

      Very interesting book and story. Thanks for your contribution.

    • @shaaficimohamed3168
      @shaaficimohamed3168 3 года назад

      Nice

    • @youngpusha8165
      @youngpusha8165 3 года назад +1

      So he was with those British men’s in the war

  • @ibrahimmaalim2945
    @ibrahimmaalim2945 3 года назад +23

    Adeero, kindly try to came in Africa and also write some book both Somali language Nd English Thank you

  • @raagerooble3266
    @raagerooble3266 3 года назад +16

    This guy is so brave walahi, He mentioned very important point which’s extremist ( fundamentalism) non of his generation can speak like that mashalah

  • @ubuntuafrique5802
    @ubuntuafrique5802 3 года назад +7

    Only very few of us can relate to this. I came to the UK as a child in ‘74. Even though there were significantly more Somalis there. The joy of seeing another random Somali in town was the same. Now Somalis are “Dime a dozen” as the saying goes

    • @f.m.m6706
      @f.m.m6706 3 года назад

      Are people like you mostly Somali-landers? I know some of them came to the UK, and places like wales, Bristol way before the war- like the port workers etc.

    • @ubuntuafrique5802
      @ubuntuafrique5802 3 года назад

      @@f.m.m6706
      Yeah, the old man was a Merchant Seaman

  • @khadar_mohamett
    @khadar_mohamett 3 года назад +127

    Masha'allah Yaa Is Dhahaya Ninkan Ayaa Germany Wakhtigas Fog Tagay Hada Waxan Is Lahaa Waa Macalin Afsomaliga Dhiga Kuwa Aan aqaano Oo Shaley Tagay Afsomali Kuma Hadli Karan😂

    • @gicilo386
      @gicilo386 3 года назад +2

      🤣🤣🤣🤣

    • @zundusraaqiya4475
      @zundusraaqiya4475 3 года назад +6

      Waa nin wadani ah sidaasuu afsomaliga oogalumin

    • @suada3852
      @suada3852 3 года назад +1

      👏👏

    • @mohamedhassan-xl7lf
      @mohamedhassan-xl7lf 3 года назад +6

      Way isyeel yeelayaan waxay U haystaan ilbaxnimo

    • @abshirhassan3848
      @abshirhassan3848 3 года назад +2

      Sababtoo ahi Waa kuwa si xun u ilbaxay oo u Badan from bush to civilization! Qof dhaqankiisa diintiisa iyo afkiisa hooyo ka faanaya Waa Qof aanan kalsooni isku qabin oo Meel hoose wax ka eegaya! Iyo faan u malaya inuu luuqad qalaad oo lagu hadlo cilmi tahay!! Yea siyaasada reer galbeedka oo dhan ayaa Ku dhisan in Qofka Muslimka iyo dadka madow lagala dagaalamo familiga is haysta dumarka oo ay og yihiin inay u dhaga nugul yihiin oo u jilic san yihiin in caruurta laga qaato siiba yurub ayay siiyan sharci iyo degaansho ragga Waa ay u diidan si naag single mother ah oo kaligeed caruur haysta oo ay ku xisaabtamayan mustaqbalka ayay rabaan! Teeda kale 41 sano Waa nis qarni ilaa iyo hada afkii hooyo saas si wacan ayuu ugu hadlayaa wadankiisa Waa jecel Yahay aabahaas somaliyeed qabiil inuu Yahay wax liita Waa asaga ka digaya iyo in dadka somaliyeed ay wadankooda hooyo iimaansadan tabcadaan haajirada iyo qurbaha ay u soo roorayaan iska daayan Waa uu ku saxan Yahay!! Waa waano waayo arag nin ah uu bixiyo tii ugu wanaagsadayd!! Alaah kaa abaal mariyo adeerkaas somaliyeed!!

  • @abdirizakyusuf1476
    @abdirizakyusuf1476 5 месяцев назад +6

    I left Somalia 11/1989 , I am enjoying living in Europe, I live in Manchester U K, I left Italy where I lived 11 years, altogether in Europe 36 years, my Somali, my culture, my religion, everything is so good Alhamdulilah, I have been Somalia 2 times only for 36 years, but I go to Kenya every year to visit my Mum who is very old now, my advice is don’t forget your brothers and sisters, send money as much as you can and share your knowledge, our country needs educated people.

  • @abdirahmanibrahim4443
    @abdirahmanibrahim4443 3 года назад +7

    5 sano kadib I don’t understand somali flight 13 41 years he talk like he just came from Somali is amazing the way some people change they’re identity so fast

    • @IsmaAragto
      @IsmaAragto 3 года назад +7

      He has pride. Others suffer from inferiority complex.

    • @hassanosman5786
      @hassanosman5786 3 года назад

      Adiga ayey kugu xirantahy sxb it denpends on you man

    • @ia5159
      @ia5159 3 года назад

      I am not flight 13, never born in somali I lived all my life in Europe never forgot my language is only unintelligent people who are shamed of their mother tongue

  • @JustIs486
    @JustIs486 3 года назад +4

    Same as my dad. My dad has lived abroad for 42 years. We still here in Canada!

  • @majdihassan647
    @majdihassan647 3 года назад +2

    this history reminds myself back 1991 living in DARMSTAD ,GERMANY. and did not see any Somali for one whole year.

  • @hazel8882
    @hazel8882 3 года назад +4

    This was great to listen to, adeer had a lot of great advice, God bless him!

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 2 года назад +1

    The pics were superb, Somalis were the originals of the Afro hair style

  • @adams8968
    @adams8968 3 года назад +38

    Wadankaaga marka ka so tagto waliga waxba ka maqnaan doona😭

  • @nuuraali1972
    @nuuraali1972 3 года назад +3

    mashaAllah tabarakallah wow shukran my brother,am new in Germany would like to know you more thanks may Allah bless you and your family,I have two kids

  • @abdikalikhassan2404
    @abdikalikhassan2404 3 года назад +4

    Allaha ku deysto adeer somali somali baa isku nahay waa fariin muhiim ah wll thanks sidaa noola wadaagtay

  • @wm9669
    @wm9669 3 года назад +7

    Nice one Mashallah.
    Walahiw niinkaan wa niin culuus. Mashallah.
    This is a good interview

  • @salmanmohamed575
    @salmanmohamed575 3 года назад +20

    möge Allah dich beschützen.

  • @abdi-yarenouniho9386
    @abdi-yarenouniho9386 3 года назад +15

    Wallahay waa runtii waligaaba waxbaad tabaysaa uun.

  • @naima9576
    @naima9576 3 года назад +1

    MashaAllah Somali Waa Somali Allaha nawafajiyo Towfiiqda. Wadan qanni ah an heysa a , bad aad aragtay baxadeda. Iyo QA iyada ad aragtay Allaha kabaryeyna nabad waarta iyo dad Allaha towfiqda wafajiyo Allaha naga dhigo.

  • @SA-su7kq
    @SA-su7kq 3 года назад +1

    Masha'Allah. May ALLAH bless this man for sharing knowledge with the youth. Ameen

  • @noloshanabdoon5594
    @noloshanabdoon5594 3 года назад +7

    Waa wax wanaagsan in waayeelka soomaaliyeed ee jarmalka jooga ay dhalinyarada cusub tusaale iyo tilmaanba siiyaan.

  • @homerkmsimpson
    @homerkmsimpson 3 года назад +7

    Very informative once again ! Thnx

  • @ismailabdi195
    @ismailabdi195 3 года назад +9

    Mansha alaah afartan sano aya ogu danbaysay Somali afkina kama lomin waaaàaaw xasha lilaah

    • @darishore814
      @darishore814 3 года назад +1

      Kkkk luuqada mise lahjadi xitaa wuu wataa kadhaa kadhaa siduu u dhahay ujeedaa reer bari waye

  • @naimamohamed9509
    @naimamohamed9509 3 года назад +1

    I like his story ,Masha Allah he is inspirational to us young people 😀

  • @abdifatahbare2333
    @abdifatahbare2333 3 года назад +17

    Waxad oganeeysa qaymaha somali nimada markaad u hiloowdo 😭😭

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 3 года назад +38

    somalida aan yurub ku dhalan way is yeel yeelaan bal ninkaa 41 sano joogay ee aan is bedelin fiiri hadalkiisu

    • @MA-qt3ib
      @MA-qt3ib 3 года назад +3

      somalidii hore caqli bay lahaayeen se kuwa imika waa dameer foorara

    • @yusufal-kathiri3693
      @yusufal-kathiri3693 3 года назад +1

      @@MA-qt3ib 😃😃😂😂😂sax wlhi

    • @carafey3113
      @carafey3113 3 года назад +1

      Masha Allah raaci thanks

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 3 года назад +3

      Dadka is badala waa dad reer baadiye ah oo mooda luqadaha lagu hadlo wax fiican

    • @umimohamed2323
      @umimohamed2323 3 года назад +2

      Don’t forget ninkaan odayga ah wuxuu yimid asagoo ah a adult so qofkii weynaan ku yimaado dhul qalaad afka kama lumo wuxuu afka ka lumaa qofkii caruurnimo ku yimaado macnaheeda intusan qaangarin kahor believed or not caruurta qurbaha ku kortay aad bay u jecel yihiin inay afsomaliga ku hadlaan

  • @savageboy1844
    @savageboy1844 3 года назад +14

    7:13 walalyaalow is dajiya 😂 odeygu wa legend ❤️😂

  • @AhmedMohamed-ld2qv
    @AhmedMohamed-ld2qv 3 года назад +3

    Cottbus tuulo hoos tagta baan daganaa 2014-2019 waa meeshii aan nolosha kasoo bilaabay buu odaygu ku noolaa manshalaah. Nin adag weeye mr majidho

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 5 месяцев назад

    I have been away from somalia for 37yrs, but visited mogadishu last march, go check it out up there bro! It's not as bad. as we think when we're away.

  • @idilali9160
    @idilali9160 3 года назад +5

    I being in Canada for 33 year's, and I love Canada is beautiful country and amazing people who welcomed us and gave me an opportunity to education and good life. Even though I left Somalia when I was very young I never forgotten and
    I would love to visit Somalia one day and show my children the Beauty.

  • @afrozzz5634
    @afrozzz5634 3 года назад +2

    Great wisdom, thank you adeer

  • @abdirashiddirie3522
    @abdirashiddirie3522 3 года назад

    The guy come 5 year ago and him are now some level in this worllife.

  • @Amiir2424
    @Amiir2424 3 года назад +1

    This brother is true patriot. We need to stop tribalism. We are one. We are Muslim, Alhamdu Lillah. We have one language.
    In Somali =
    Walaal kani Waa wadani dhab ah. Waa inaan joojinaa Qabiilka/Qabyaaladda. Waxaan nahay dad hal mid ah. Waxaan leenahay hal luuqad.Waxaan nahay dad Muslim ah.

  • @Sama-tj7wk
    @Sama-tj7wk 3 года назад +10

    Nice one mashaallah👍🏾

  • @qadanhirsi9170
    @qadanhirsi9170 5 месяцев назад

    Somalinimo before anything and everything even islamnimo inshallah i will live for my people one day we will have a different somalia in my time inshallah

  • @dianaoswald1239
    @dianaoswald1239 3 года назад +1

    Wow this is very nice 😊🙏🏾 keep it up brother

  • @saynf
    @saynf 3 года назад +12

    Mashallah, lovely to hear. My parents have similar experiences mashallah. Waa run adero dadkeeni hore qabil malehin. Dad isjacel ayeen aheeyn.

  • @hindaismail5255
    @hindaismail5255 3 года назад

    mansha allah u give good advice our new generation

  • @luulwarsame87
    @luulwarsame87 3 года назад

    MashaAlaah adeer ilahay haku xifdiyo qof fican batahay ilahow Somali saas kawada dhig waya arag aya tahay Somali wahal meel ay joganba

  • @khadarasad9999
    @khadarasad9999 3 года назад +1

    Motivation ama dhiiri galin ayuu noo yahay Bashiir thanks inan la kulmo waan jeclan lahaa runtii 🇸🇴🙏🏾

  • @-KaylaCrownOfRaurels-
    @-KaylaCrownOfRaurels- 3 года назад +10

    I love this so much stay blessed adheer
    Amal from uk

    • @colmlander3447
      @colmlander3447 3 года назад +1

      Amal sis write like this Adeer not adheer

    • @-KaylaCrownOfRaurels-
      @-KaylaCrownOfRaurels- 3 года назад

      @@colmlander3447 ops ! Sorry what do u expect from Arab speaker lol my Somali is not good at all pardon me my Somali brothers and sisters .

    • @colmlander3447
      @colmlander3447 3 года назад

      @@-KaylaCrownOfRaurels- hhhhh lol u tried adheer kkkk (Adeer) Means Uncle

  • @ahmedyaasiinchanel1910
    @ahmedyaasiinchanel1910 3 года назад +14

    Adeer ilahay ha ku xafido cida uu caawayo aniga ayaa ka mida ilahay ha ku xafido

  • @kenyattalibaaxlaaleys2754
    @kenyattalibaaxlaaleys2754 3 года назад +1

    Waa waraysi qiimo badan waxaan Daawaday afar jeer in ka badan aadbuu u mahadsan yahay soo Diyaariyaha barnaamij kan sidoo kale odaygan wuxuu ina xasuusinayaa Qiimaha Somalidii hore iyo inay ahaayeen dad talo qabeen ah misne is jecel Caafimaad iyo Cimri dherer Adeer Dalkii iyo deegaankaagiina bookho marka waqtigu kuu saamaxo insha allaah.

  • @sagalmusse6977
    @sagalmusse6977 3 года назад

    Hantiyeey macaan waa midaan hooy lagaa oraneey. Somaliya ILAHAY dadnimadoodii hore ha usoo celiyo Amiin YARABBI. Somaliya hanoolaato. 😍💜😍

  • @Jii530
    @Jii530 3 года назад

    Thanks for sharing this. I learnt a lot, very educative video. Real legend.

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 3 года назад +9

    Maalintaa jaceyl somalinimo ayay isugu dhageen. Meesha somali kubadato wey isku nacaan. Anigu Canada 32 sano ayaa kunoolahay Somaliana dib ugama noqon. Dadka somalida ahna waa jeclahay kamana fogaado

  • @mohamedabdullahi6291
    @mohamedabdullahi6291 3 года назад +3

    Jacel ayu u qaba luqadisa wana nin wax soo bartay hadalkisa aya ka dareemi kartaa, wa dadki hore ee ka fogaay qabilka iyo cuqdada adeer noolo from uk

  • @SomTVDiasporas
    @SomTVDiasporas 3 года назад +3

    Mashaallaah Adeer Bashiir !

  • @hamdi3831
    @hamdi3831 3 года назад +4

    Masha allh aabe mcn cimriga alle hakuu siyadsho✊🥰❤️💕💕💓

  • @ahmedabdi1090
    @ahmedabdi1090 3 года назад +1

    Wlhi waan dareemaya xanuunka iyo kalinimada ku soo martay qurbaha........ ❤️❤️❤️❤️❤️❤️ I love my country

  • @omarbaalwi3544
    @omarbaalwi3544 3 года назад +1

    Mashaa allaah thanks your advice

  • @karti-soor
    @karti-soor 3 года назад +1

    #Zainab is absolutely right. First Somali merchant seamens to arrive in Cardiff SouthWales, 🇬🇧 UK was 1914. All From British protectorate #Somaliland. By the way #Somalilanders were also the largest, immigrants workers in the Middle east. Clerical opposition jobs, Truck drivers and in the building trade. People from Southern #Somalia only experienced in overseas travel after the civil War.
    Except students and military services men's send out to Former USSR Russia. 🇷🇺

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 5 месяцев назад

    Waxaan Uk galey 1987 and waxaan ka soo guurey 2001 oo dalka hooyo gaar ahaan muqadisho. Alxmadulilah yurub io qurub ha ahaato africa ama asia waan tegay meel dalkaaga dhaamo maleh oo xataa hadad baahto isaga ka fiican.

  • @ifrahburalle6233
    @ifrahburalle6233 3 года назад +2

    Thank God hes discouraging mass migration of somalis .we should fight &fix our own country.tough times create tough men .thank you brother for being honest

    • @heynawarsame2242
      @heynawarsame2242 Год назад

      Why don't you stay in Somalia then to fix your country?

    • @ifrahburalle6233
      @ifrahburalle6233 Год назад

      @@heynawarsame2242 i live in mandera north eastern kenya thats my homeland

    • @heynawarsame2242
      @heynawarsame2242 Год назад

      @@ifrahburalle6233 Oh! my bad I thought u are one of those selfish western Somalis. sorry for the misunderstanding 😊. I just can't stand western Somalis they are so selfish and corrupt.

    • @ifrahburalle6233
      @ifrahburalle6233 Год назад

      @@heynawarsame2242 where are you from?

    • @heynawarsame2242
      @heynawarsame2242 Год назад

      @@ifrahburalle6233 I'm isaaq from somaliland. Living in Germany currently.

  • @safiaali5033
    @safiaali5033 3 года назад +6

    Mashaa Allah wll waad guuleysatay waxaa laguu maleeyaa inaad shalay timid adigoo kale ilaahay hanoo badiyo dadkeyga dalkeyga iyo diintayda waan jeclahay

  • @etwancubed141
    @etwancubed141 3 года назад +3

    Is true Uncle I grew up in Europe and I know

    • @barrewarsame1520
      @barrewarsame1520 3 года назад

      Intaas afsoomali ku soo qor waaad dadalaysaaye, sida odaygaaa ilaaliya luuqada somaliga

  • @asmahussein7576
    @asmahussein7576 3 года назад +1

    Masha. Allah.
    Eeder. Allah. Cimriga. Iyo. Caafimadkaba. Hakuubarakeeyo.
    Aamiin.
    Wle. Hucba udhimatay. Dadka. Dawladnimo. Soo. Arkay. Eekatagay. Wadankoodi. Oo sharaf iyo. Magacleh

  • @somtik-tok4731
    @somtik-tok4731 3 года назад +5

    Sababta ay gadha ugu fududeynya
    Waa fikir fog "waayo waxay kutashanayan ilamaha aya dhali donana, tankale in la so dumo gabdha waa arin fudud hlka uu ninka raga ah kuu qoslayo hadafkisa uu qalbiga ku haysto, waa fikaradeyda waad igu raci karata wana igso horjedaan karata "

    • @abshirhassan3848
      @abshirhassan3848 3 года назад +1

      Waa hadal sax 100% fikirkaadu! Qof dumar ah wax Badan oo ku saabsan jiritaanka ilmaha ma qaban karto In si sahal ah looga qaatana siiba yurub u badi ileen nin biilka kaa bixiya Waa uu kula Lee Yahay caruurta!! 98% yurub, Australia, canada iyo USA dadka somaliyeed ee ilmaha leh waxay ku tiirsan tahay noloshoodu Waa lacagta caydha ah ee la siiyo!! 80% dumarka somaliyeed Waa garooba amase single mother’s!! Ilmo yar yar oo hooyo iyo dumar ku koray oo kaliya oo uusan aabe iyo nin ragg ahi la joogin oo qurbaha jooga xaalku Waa mid Halis ah!! Dumarka somaliyeed Waa dumar dhib Badan anshaxa iyo akhlaaq du ku yar tahay marka ay dibada yimaadeen dumarka gaalada Xitaa Waa ay hooseeyan xaga ixtraamka dhaqanka!! Xera dhaafka iyo wareeg har iyo habaynba ah ;; boyfriends gaalo ah oo ay wada Lee yihiin! Hadana balwad nooc waliba ah ayay yeesheen hookah oo ay dhuuqayaan oo iskugu faanayaan!! Ragga somaliyeed ee qurbaha ku noolow naagahan somaliyeed ee aad ilmaha ka dhalaysaan ka feejignaada oo wadankena hooyo inta dib ugu noqotaan reero ku dhista oo wax ka tabcada Ilmo dhul gaalo lagu dhalay ma noqon doono mid magacaaga qaada oo berito aad ku Xisaab tami doonto!!!

    • @somtik-tok4731
      @somtik-tok4731 3 года назад +1

      @@abshirhassan3848 xaqiiqda ayaa tas ah walal. Maraka gabdha basmorlasiiyay waxayba ismoodi iney yurubiyan tahay inyar oo u alle unaxruista mooye

  • @canabcabdisalaan131
    @canabcabdisalaan131 5 месяцев назад

    Intuu somalia ka soo maqnaa iyo siduu afkiisa ugu hadlaayo waa Masha Alllah.

  • @ugbadm6075
    @ugbadm6075 3 года назад +1

    Would love to hear more of him

  • @غزةالعزة-ي4س
    @غزةالعزة-ي4س 3 года назад

    It's good country where I grow up in Bonn and the Somalian community in Nordrhein-Westfalen is big community

  • @idilali9160
    @idilali9160 3 года назад

    His absolutely right when he says Somalis has to stop the tribalism and civil war, and also his right about somali people like to live close to each other and I understand, but also when you immigrate to another country you should get to know the language their costom while you hold on to yours. It's to be closed to your community without segregated yourself.

  • @mohamedmouse670
    @mohamedmouse670 3 года назад +3

    Walaahi waa waayo arag illahay haku xafido adeero

  • @1972543
    @1972543 5 месяцев назад

    I hope this gets to the youth ..

  • @samiyakhadar2161
    @samiyakhadar2161 3 года назад

    Ninka marku yidhi wiil somaliya ayaan arkaya waan farxaya walahi aniguba malin ayaan waxaan ka dhoofaya madarka ku yaal carabta deen waxaan wacay qof famil nahay deen nin sudan ah ayaa i ag jooga deen marka jaray mobalka ayuu igu yidhi ma somaliyad ayaa tahay af somali ayuu igu la hadalaya ilmo ayaa iga tim baa waayow afkayga o kale ku hadlaya markaa ayuu isheegay inuu yahay sudan markaa walahi somalinimadu waa wax qaliya
    Aduunka inaga is nacanaya hadaan nahaya somali Allow somali xafid

  • @Heispaid
    @Heispaid 3 года назад +1

    Respect to the man. Keep going💪🏿🔥🔆

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 3 года назад +3

    mnsha allah barnaamijkan soo badiya.

  • @aminahussein7205
    @aminahussein7205 3 года назад +3

    Anigu waxan ku oranlahaa wadankii maruun gaadh inshallah

  • @rajal9655
    @rajal9655 3 года назад +4

    Codadka aktarada ayuu leyahay masha allah

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 3 года назад

      Mxaa ka mid ah ?

  • @abdikafibosska645
    @abdikafibosska645 3 года назад +1

    Wadankaaga waa hooyadaa oo kale markii aad ka dheeraataba wax uun baad tabanasaa❤🇸🇴❤

  • @MalaCVB
    @MalaCVB 3 года назад +3

    Ma sha allah
    👍🏽

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 3 года назад +1

    They don’t believe you no matter what ,by the way thanks for sharing.👍👍👍.

  • @awshan571
    @awshan571 3 года назад +7

    💯raggeedi baad waraysatay💯✅🙏 maanta ayaa igu horaysa youtube kan . 5-1-2021.❤️🙏

  • @ShakiAhmed-l8w
    @ShakiAhmed-l8w 10 месяцев назад

    One thing I don't blame the generation is the way how they grow charity begin at home as this old man he knows his responsibility when he left his country education first but today the one who come from Somalia they are very few who knows why they're here

  • @dheeman8930
    @dheeman8930 3 года назад +3

    Masha alh mahadsanid shaqada wacan heysid

  • @hariwaa2432
    @hariwaa2432 3 года назад +1

    I like his dry sense of humor. One minute he's telling young people to be patriotic, stay put, "make something for yourself" in Somalia, and the next minute he reveals the reason he didn't go back home as Somalia being little too unstable for his taste. "Waxaa dhagaheyga ku soo dhacayay in markaas Soomaaliya dhibaato ku soo bilaabaneysay" lol

  • @MD-ke8ny
    @MD-ke8ny 3 года назад +15

    hadaad qurbaha timaado waligaa waxbaa ka maqnaan doonto = dal shishiyeeye waa dareen ku joog tas aan been ahayn!

  • @asmadahir1430
    @asmadahir1430 3 года назад

    Masha Allah wlhi wa runtiisa 😭 aabahan waxa uu sheegay oo dhan Rabi haku xifdiyo waxaan kusoo rajaynayaa cimri dheer oo cibaado leh adeer qaaali

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 2 года назад

    hadeey jarmalka gabdhaha aqoonsadaan, maxey raga jarmal joogo u dhahaa naag la'aan baa ka jirto?

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 3 года назад +1

    Maashallah

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 3 года назад +2

    Masha Allah

  • @amalosman13
    @amalosman13 3 года назад

    Mashallah shukran walaal qaali sidaad wax noogu soo tabtey 👍

  • @abdullahdhoore3814
    @abdullahdhoore3814 3 года назад

    Ninkaan lafole college ayaan iskula jirijirnay naynaastisa waxaa ladhihijirey bashiir deerey basketka ayuu cayaarijirey ..farsamada ganta lafoole ayuukabaxay jarmalka ayaa loosodiray..jarmal ayaa lafoole macalimiinkahaanjirey..waa dugsigiisare farsamada lafoole..bashiir waan kusalaamey..cinwaankisa qofkii yaqaan fadlan isoodira..thanks

  • @abdulrahmanalalialhasan9828
    @abdulrahmanalalialhasan9828 3 года назад

    Maschallah wir sind stolz auf dich Bashir

  • @MohamedHassan-wu9ij
    @MohamedHassan-wu9ij 5 месяцев назад

    Waa wareeysi qiimo badan.
    Allaha idinku amaansado intiinna hadda ku sugan Jarmal ka iwm.
    Wax ka fiican la waa dalkaaga hooyo.

  • @A-Dirir11
    @A-Dirir11 6 месяцев назад +1

    8:58 halkaasay way ka khaldantay adeerka ban filayaa. “Diinta iska daaya maskaxda laydinkaga dhaqayo” malaa argagxisada buu ka wadaa

  • @alialiahmed4475
    @alialiahmed4475 3 года назад +3

    Waa bashir deerey

    • @abduldhacarbe8605
      @abduldhacarbe8605 3 года назад

      Ali ma reer Lafoole ayaad ahayd, ? waa sidad sheegtay ninkani waa Bashiir Derow ama Derey.