10 yrs ayn bila.sharci ahy Calais wxn maray 2021 uk xta kama hyo wali wxba i wish i get my time back wadanki hoyo 10 sano wx badanba noloshayda isbedelila . wan necbahy nolosha yurub. Xata hadan helo no more than 9 yrs masi jogayo . dhulkayga hoyo ayn raba dibudhiskisa inan qaybqato nin qayrkaye sidu wadankisa iyo sharci yar igu silciya . Wakhti aya u qalisan wxa qof binadam hysto . Yrub hamiga iyo goalka ad leday ayaa ka lumaya . Cimrigaga ado wadankagu ku qata o sharaf ugu nolada dhanta nolosha yurub .
asc bro aad baan ugu xumahay dhibka aad martey waa daremi kara qoralkada aad buu iso jiitey hada xagee baa ku sugan tahay hada Uk jogtit ma iga ogalanesa ina waresii an ka qaado si dadka kale aad ula hadasho adoo mahad san ?
Meeshan walayga so celiyey 2019 ki walaygu qabtay waxan laha faro swedan iyo jarmal kadib france sharci ka helay waba u gooyey hada farnce iska daganay nin walba meshi calaf ku leeyey alle how sahlo 😢
Sxb France shaqo miyay leedahay mise caydh bay idin siiyaan , iyo guryo sxb gabadh aan isku fiicanahay baa France joogta waxaan ku iri naa cleaner ka shaqayso niicda naga daayoo
si aad nolol qurux badan u hesho waa in aad u dhib marto, qofka jidkaa u maraya in uu fursad nololeed raadsado wuu dhaammaa qofka dalka ee jooga ee xaalkiisu sidii qof meel madaar ah markab ku sugaya.
Fikrkaas waa mid khaldan, irsaaqada ilaah baa bixiya, qofka maanta aad leedahay si uu nolol qurux-badan u helo waa inuu noqdaa dadkaas oo kale oo uu tahriibaa..waxaadna ku tilmaantay dhalinta Somalia joogta inay meel cidla ah ku go'doomeen.. Ma ogtahay dadkaan aad amaaneysid inay kharash fara badan ku bixiyaan tahriibtaas.. Marka 20.000 "labaatan kun oo doolar" & ka badan ay ku kharash gareeyaan.. Ma ogtahay in 20.000.." labaatan kun $.." uu Soomaalia uga shaqeysan karo nolol fiicana ku noolaan karo...
Allah muradkoda u sahlo😢 lkn ani waxay ila tahe dhalinta somalida markey Europe galaan aas aaskodey ku ciyaran wadanka kowad e faraha ka dhigay hadey nolal ka samesan lahayen waxano warer ah ma mareen 🥹
Hadaadan sharci aan lagu siin nolol kama samayn kartid waayo wax xuquuqa kuma lihid waayo ma shaqayn kartid,wax ma baran kartid markaa sababtaa baa looga caraara
Haday raban uk Ireland hayska dhiiban kuwasa sharci bixiya hada wxa jira kuwa jogey ila 2011ki ila alanka waxba lamasinin sidokale kuwa lamida jira badan o sharciyo waxwalba lo didey darbiyada seexda
@@maxamed19ib Boqortooyada midowday Uk waxay ka kooban tahay England, Scotland, Wales iyo Northern Ireland. Marka Ireland aya sharciyada bixisa halka waxi sharci donaya hatagaan
Nimankan TV watch oo soo bandhigayo .magaca meesha ay ku noolyihiin wiilash teendhoyinka ay ka dhisteen banaanka soo ba dhigay Faransiika wey ogaanayaan waa awaiting soo qaban doona iska jira nimankan TV lawareegayo oo wariyayaal iska dhigayo yey idin kashifin
Bus ka aad racaysaan mahha bilaash darawalku m waydiiyo lacag dadka wadankan lakiin dadkaa si xushmo badan u dhaqma oo bixiya tigidhkooda . Waxaa jira kontrol ganaaxa hadaad tikit sidan oo lacagbadan ah
Asc wrwb Talo Hadaa Rabtid aiimaanso Wadankaada . lacagta Aad ku Soo baxay Sid ku Furo Waxa Aad jeceshay inaad ka shaqeeyso Allaha ku barskeeyo oo ku Xifdiyo Allar waxaan kaaga Baryaa Adigoo Dhss as kinyarta Kale Wadanka Alle inuu jeclaysiiyo Aamiin.
Qofka France noLoL ka samaynwaayey france noLoL kalena kama samaynkaro England waayo waa iskumid wax ay is dheeryihiin majirto xitaa mushahar ahaan waa iskumid
Ustaad Ahmed Osman Waxaan rabaa Visaha Shangai ina Ku imaado Wadanka Holland waxaan rabaa inaa kasii tago Oo Europeta kale iska dhiibay Wey i qaabilyaan sooma ahan 🙏
Nin Raga Waakii Kufa Ee Kaca Lipaaxas iyo inta La midka Ah Allah Muraad kooga Ha u fududeeyo Waan Arkay Nolashaa oo kale Tariibkuna Wax badan oo Waaya Arag Nimo Koow Katahay Ayaa Laga Faa'idaa
Xasbunalaah dadkaan maa loo sheego safaaradaha soomaalida si dalkoodii loogu celiyo soomaalidu dhibka dslkooda ku haysta ma ogala laakiin tanoo kale waa u dulqaataan yaab
Fadlan share like 5k mahad sanidiin
Videoga Faahfaahin Kamaad Bixin
Dadku Xagay usocdaan
Maxay ka Cararayaan iwm
@@xasanmuxsin2306Haa waa su.aal fecan Wllk
Waa dad raba in ay utahriibaan uk madaama oo ay ka fiicantahay france @@xasanmuxsin2306
@@xasanmuxsin2306jug madaxa kathy 😂😂
Wlhi waa nolol adag alle ha u sahlo muradkoda amin
10 yrs ayn bila.sharci ahy Calais wxn maray 2021 uk xta kama hyo wali wxba i wish i get my time back wadanki hoyo 10 sano wx badanba noloshayda isbedelila . wan necbahy nolosha yurub.
Xata hadan helo no more than 9 yrs masi jogayo . dhulkayga hoyo ayn raba dibudhiskisa inan qaybqato nin qayrkaye sidu wadankisa iyo sharci yar igu silciya . Wakhti aya u qalisan wxa qof binadam hysto . Yrub hamiga iyo goalka ad leday ayaa ka lumaya . Cimrigaga ado wadankagu ku qata o sharaf ugu nolada dhanta nolosha yurub .
asc bro aad baan ugu xumahay dhibka aad martey waa daremi kara qoralkada aad buu iso jiitey hada xagee baa ku sugan tahay hada Uk jogtit ma iga ogalanesa ina waresii an ka qaado si dadka kale aad ula hadasho adoo mahad san ?
Wayeelka caddaanka la.aaa
Wll wali wakhti waad heysataa insha Allah niyad kheyr u sheeg ilaahey nuur jidkaada haa kuu saaro oo dib iyo balaayo haa kaa feydo Aamiin 🌺
Walaal kula mid baan ahay. 10 year. Waan iska laaban rabaaa
Wll uk ayaa joogtaa imika@Yarkawanaagajecel
Rabi haa ufuro farad kahyr Qabo Waayo dalka shaqo laan io Dibatoyinka bdn aya kaga tagan 😢😢😢😢🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Ilaahay safarka ha idinku guuleeyo.
Alla ha ufadadeeyo Safarka wiilsheyna waan ciilodey markaan arkey wiilka madaxiis hoosta ka lolaayo waxey is layihiin qalbigooda Alla ha urumeeyo😢😢😢😢
ilahay muradkiina ha idiin sahlo nin walbo aduunka muraad ayu leyahy
Aaamiiin
Hore usocda dhalinyaro 😊Ha is dhiibina waligiin👏👏👏✊
Meeshan walayga so celiyey 2019 ki walaygu qabtay waxan laha faro swedan iyo jarmal kadib france sharci ka helay waba u gooyey hada farnce iska daganay nin walba meshi calaf ku leeyey alle how sahlo 😢
Aaameeen hadaba tahribtay kuma dhino waayo aragnimo diintiina alaha idinku sugo dedaalka badiya aaaamiiin
Sxb France shaqo miyay leedahay mise caydh bay idin siiyaan , iyo guryo sxb gabadh aan isku fiicanahay baa France joogta waxaan ku iri naa cleaner ka shaqayso niicda naga daayoo
Waa runtaaa walahii
@@SagalMohaned amiin wlo
@@aslimed5476 wasida walashay
Ilahay safarka adag haydin dhibyareeyo alle tahriibta yurub haydin sahlo dhalinyaro
Nasiib wanaagsan ayaan u rajeynaa inshallah wllahaa❤🎉
si aad nolol qurux badan u hesho waa in aad u dhib marto, qofka jidkaa u maraya in uu fursad nololeed raadsado wuu dhaammaa qofka dalka ee jooga ee xaalkiisu sidii qof meel madaar ah markab ku sugaya.
Fikrkaas waa mid khaldan, irsaaqada ilaah baa bixiya, qofka maanta aad leedahay si uu nolol qurux-badan u helo waa inuu noqdaa dadkaas oo kale oo uu tahriibaa..waxaadna ku tilmaantay dhalinta Somalia joogta inay meel cidla ah ku go'doomeen..
Ma ogtahay dadkaan aad amaaneysid inay kharash fara badan ku bixiyaan tahriibtaas..
Marka 20.000 "labaatan kun oo doolar" & ka badan ay ku kharash gareeyaan..
Ma ogtahay in 20.000.." labaatan kun $.." uu Soomaalia uga shaqeysan karo nolol fiicana ku noolaan karo...
Tahriibku waa xaram adigu ma xaram ayaad dadka ku dhiiri galinaysa
Wlhi waa sheeko waallan, winter iyo fall sheekadda ma’fiicna, waa nin qiimo leh oo naxariisbaddan soomalinimada aad ugu weyn tahay, Allah kuusahlo muraad kaagga,
Aaamin alha kabaxsho walalahey Hana ufududeeyo
hala share gareyo youtube fadlan asxabta youtube.com/@nasrahajjiali12?si=2A4OJsPVIBSOYPFi
WANAAGN ASXAABTA AALLAH HA U NAXARIISTO AAMIIN
😢😢😢😢 allaa abowe wilki naga maqnay ayad noo weydin lehed
Allah muradkoda u sahlo😢 lkn ani waxay ila tahe dhalinta somalida markey Europe galaan aas aaskodey ku ciyaran wadanka kowad e faraha ka dhigay hadey nolal ka samesan lahayen waxano warer ah ma mareen 🥹
Hadaadan sharci aan lagu siin nolol kama samayn kartid waayo wax xuquuqa kuma lihid waayo ma shaqayn kartid,wax ma baran kartid markaa sababtaa baa looga caraara
Allah gave you beautiful Somalia country n beautiful ocean why can’t you created own peace n make million on own instead this
@@hidig9000 somalia odoyasha haloga so tago meshaas wadan kama so socdee
@@nashaadqurux6122 kloy hadii aaad meshaa aaad timiday nolol ka helyso tii aad ka timi ka ficaan waxa iga talo.inuu qofkastba calafkisa ka qaato meelo klena whti assga lumin
Si kastba illlahy amuuraha sahlo
Dhamantin nasib ficn ba u rajenya dhalinyarta solmaliyed iyo inta muslimka ah ba
Sxb waxaan rabaa inaa wareysi kusiiyo ila sooxirir
France 🇫🇷 iyo England 🏴 waa isku mid lkn dadkii iimankiiba ka maqan
YURUB KALA DOORASHO, MALEH, EE RUUX KASTO HALKUU KAJOOGO HA IIMAANSADO
Allaha idin badbaadiyo wl laakin wa wax laga xumaado ina naftiina u hurtaan oo u weysan irland iwm.
Xagee aadna marka
Subxaanallaah ilaahay haka saaro
Xiliga winter ka sebay halkas ugu
Nool yihiin
Waad mahad santahay
Ahmad osman❤
SUBXAANALLAAH, Waxaan oo dhibaato ah ee dhaliyarada kudhacay, waxaa kukalifey waa alsheydaamadi ee umadda qarxiyaan ee soomaaliya joogaan, ayagaana ka masuul ah.
ALLAAH (Subxaanahu Watacaala) idin nabadyeelo.
Mahadsanidiin
Beenta dhaaf dad baa 20'000 Iyo Ka badan soo qasaariyey ayaa Ku jiraan
Dadka aa sheegeesid 2000 meelahaas ee soo bexeen. Wadankana wuxuu burburay 1991kii. Qabiil baa intaas soomalia meeshaa dhigey
@Mahapremium
Waarunta walaal, 1991 = QABYAALADDA Qurunka ah ee soomaalida intoodabadan kadhigteen diintooda ookale oo ay caabudaan Qabyaalada qurunka ah……YUUYAHAY IYO YAATAHAT……Kuwii keeneen arrintas, ayagana Suaalo Maalinta Qiyaamaha ayaa sugayya (BI IDMILLAAHI KARIIM)
……Laakiin wixii kadambeeye intaas, waa alsheydaamadii, oo umadda qarxiyaan, dawladkastana (Soomaaliya) ay ladagaalamaan oo ay gaal uguyeeraan.
Alsheydaamadaas, waxay necebyihiin dhaliyarooo way qarxiyaan, siiba qofkii waxbartey iyo kii hirmarey, intaas way kamaseeraan, balse caruurtooda meel fiican ujoogaan, ayagana way isqariyaan…..Balse aduunkaan wixii ay rabaan ha sameyaan…..laakiin haogaadaan in dhamaan masaakiinta ay dileen oo caruur agoon ah maanta Soomaaliya kabuuxaan oo waalidiintooda qaraxyo kudhinteen (RAXIIMULLAAH) iney Sheega madax kamasuul ah oo maalinta aan fogeen ee qiyaamaha ay kajawaabidoonaan, dhamaan gardarada iyo kibirka ay kusocdaan, dawladkasta ee Soomaaliya soo Marta ay Gaalo uguyeeraan……Shaki kumajiro….way kajawaabidoonaan MAALIINTAAS EE cadaabta darran leh……In Sha ALLAAH TACAALA.
Mahadsanid
@Xuseenaadan-nl7im
WALAAL ADIGABA BAL ISWEYDII MAXAA KEENEY INEY SIDAAS NOQOTO (SOOMAALIYA) 🤔
OO MAANTA AY TAHAY MEESHA UGU CARUUR AGOONTA AH KUBADANYIHIIN EE ADUUNKA MARKII LAGAREEBO FALASTIIN…WAXAA NUMBERKA LABAAD AH WADANKA SOOMAALIYA.
……QABYAALADDA QURUNKA AH AYAA DAGAALADDA BAAS KUBILAABEEN (Kuwii arrintaas keena, ayaga iyo xisaabtooda maalinta AAKHERO) WAAYO UMMAD OODHAN ISKUDIREEN.
…..MIDAKALE WAXAYTAHAY EE SOOMAALIYA MAANTA DIBDHIGEY, EE DHALIYARADA WAREER IYO WALBAHAAR IYO WAALIKURIDEEN….WAA ALSHEYDAAMADII EE DAWLADWALBA EE SOOMAALIYEED AY GAALO UGUYEERAAN (MADAXDOODI) OO KAHORTAAGAN HORUMARKA WADDANKA EE KABADAN (36-Sano).
….WELIGAA HAUDOODIN QOFKA QALDAN, IYO QOFKA XAQDARRO KUSOCDA…..XITAA HADDII U WAALIDKAAGA YAHAY AMA EHELKAAGA AH AMA SAAXIIBKA…..EE MARKASTA KALASAARA WIXII QALDAN IYO WIXII SAX AH….INTAA ADUUNKA KUNOOSHAHAY….HADDIIKALE ADIGA IYO QOFKII QALDAN (Adigo ujeeda aad gacan siineysa) ISKUDAMBI BAATIHIIN…..EE AAKHERADAADA XASUUSNOW MARWALIBA WALAAL, WAAYO…………… *ALLAAH SUBXAANAHU WATACAALA* MA OGOLA XAQQDARRO (IN QOFKA IYO WAXWALBA OO NOOL IN LAGUSAMEEYO) IYO QOFKA KIBIRKA BADAN EE SANKA IYO XABADKA IYO FUTATAAG AH LEH…..EE MARKUURABO UMADDA QARXIYA MARKII URABONA U DADKA IYO DAWLADEENA AY GAAL UGUYEERAAN……WAXAAS WAA XAQDARRO CAD AH…….
……TAARIIKHDA SOOMAALIYA WAY QORIDOONTA XUMAANTA AY ALSHEYDAAMADII EE UMADDA UGEYSANAYAAN ILAA MANTA……(The Time Will Tell) IN SHA ALLAAHU TACAALA……AYAGANA ADUUNKA KUMA WAARIDOONAAN IYO XUMAANTOODA…EE WAXAA OOKELIYA HADDA UDHIMAN WAA INEY WAXAAS DAAYAAN OO AY TOOWBAD GALAAN UMMAADANA KANABAGALAAN WAA HADDII AY CAQLI AY WAX KUFIKIRAAN LEEYIHIIN….HADDIIKALE WAXOODA WAA KIBIRKA CAD….KIBIRKUNA WAX FIICAN MA AHAN….HOYGOODA WAA CADDAABDARRAN IYO MAALINTA QIYAAMAHA AH.
….BALSE, AAKHERADOODA HASUGAAN IYO XISAABTOODA, ANAGANA WAYNUSUGEENA, IN SHA ALLAAHU TACAALA.
…..Mahadsanid
Ilahey ha oo fududiyo safarguuda inshallah
Walaaloq wiil ayaa igamaqan
Haday raban uk Ireland hayska dhiiban kuwasa sharci bixiya hada wxa jira kuwa jogey ila 2011ki ila alanka waxba lamasinin sidokale kuwa lamida jira badan o sharciyo waxwalba lo didey darbiyada seexda
Ma farnca meesha sharciga bixin
@@zaidabdisalaan2395UK
Xagee weyaan meeshan England baa
@@maxamed19ib Boqortooyada midowday Uk waxay ka kooban tahay England, Scotland, Wales iyo Northern Ireland. Marka Ireland aya sharciyada bixisa halka waxi sharci donaya hatagaan
Nimankan TV watch oo soo bandhigayo .magaca meesha ay ku noolyihiin wiilash teendhoyinka ay ka dhisteen banaanka soo ba dhigay Faransiika wey ogaanayaan waa awaiting soo qaban doona iska jira nimankan TV lawareegayo oo wariyayaal iska dhigayo yey idin kashifin
Laberkaaga ii soo dir
Allaaah ha ufududeeyo
Wlhi waa Xalad aad uu Adag Wan Daremi mara Balse Alle Ha uu Fududeyo Dhiibta aya ku jiiran
Ninka Dhalinyarta ah Ee Somalia Udhashey Isagoo Nolol Raadsanaya Haduu Dhinto Waa Mujaahid Illeen Waddan Mahaysano Umad La Waxoodii La Boobayo Oo Suurtagal Nololeed Lahayn Ayeynu Nahay Walaalayaal
Walaahay buusan mujaahid ahayn ee waa qof asagoo alle caasinaya dhintay dalka nabad weeye inta yar oo dhibaatada ahna alle hanaga dulqaado waxba dadka xaraanka Haku dhiiri galin
Allaha usahlo wala.lahen
Wa Dad isduleyeey
My brother keep going never stop
Alah wadankeenu fiicanaa nimcaan haysana Alxamdulilah wa duur cidlo ah dhaxan u dheer tahay. 😢😢
ala ilaahay dhibta kasaar warnoqda wadankiina aada. iskana ilaaliya wax sharci dumis ah hadalada qaar ah waa hadalo xun dadbadan baa soomili yaqaana.
Saaxiibow ii soo jawaab
Illahay safarka ha u fududeeyo dadka musaafurka ah
Amana Allah 🤲😢❤️🎉
Ilaahey ha nabad geeyo
Allah Somali badbaadiyo. Soomaaliya waxaa belo ku dhacday maalintii dowladu ka burburtay.
Haaheey qaxooti waalaganacay europe laakiin African war mamaqleyso wey nabahdileen ilaahey dhibka hakaqaado
Ilaahay ha idin gargaaro
Ninkan alle haw fududeeyo warbixin wacan buu ina siiyey
War bro maad way diisid KANAAN
Bus ka aad racaysaan mahha bilaash darawalku m waydiiyo lacag dadka wadankan lakiin dadkaa si xushmo badan u dhaqma oo bixiya tigidhkooda . Waxaa jira kontrol ganaaxa hadaad tikit sidan oo lacagbadan ah
Qaxoontigii oo la nacey KeymovCidla ah laguo horjoogsadey Subxaan Allaah
Saan xay aheen?
Allaah wlh wiilasherna meelwalba weey kudayacan yihiin kuwana somalia qarax lagudilaayaa kuwo sod Africa lagudilaayaa kuwo liibita lagudilaayaa kuwo bada yurub kudhamaanayaan illaahoow doowlad caadila nasii yaarabi illaahoow qabiilka qurunkiisa nagadaa🤲🤲🤲
Dunkirk wan jogi jiray sxb walhi wa meel xun
Sharci maka qadatay UK
@@guuldoon1 maba aadin wey adgtahy sxb silaca ka dharan
@@ahmet20042 sanadkee ahayd sxp anigaa maray meshaas
Waa wiilka iga maqan
Iisoo dhoweya❤❤❤❤
Waxaan layabanahay dadka adunka wadanka ugu fiican ilaah kubeeray oo meel aan wax oolin dhibkaan umaraya waa wax laga xumaado runtii war somalaay dhulkiina aamina
Adigu aamin dhulka aad kasheekaynayso
@@AhmedMohamed-zs3bz wll su,aal baan kuwareer sanahay soomaalida maxaa kukalifaayo inay tahriib kugalaan meel ay diyaarad kutagi karaan sisharciyaysan ileen lacagt kabaxeyo mida tahriibka uga baxeyso kabadanee
@@PinaBinianimals nio hadii wadanadan loo tahriibayo la iska gali karayo oon lagu soo celinayn cidiba mayn hadheen anigaygani lacag iyo passport waan haystaa hadana tahriib belarus ah baan usocda
@@AhmedMohamed-zs3bz dadka in lasooceliyo mee kacabsanaayaan haday visa kutagaan
Halkee La soo xiriirkaa
Wan so socda Allah ha idin amansano
War ahmedow dadkii waa so qarxiseeee
qofkii tahriib so maray le dareemi kro Allah idin fududeeyo🤲🏽
Alla ilaahow u fududeey anigo jogo smalia galmudug aa hada rabo inaa tahriibo o maro dhanka turkiga ilaa jarmal aado rabo ilahow ifududeey
Asc wrwb Talo Hadaa Rabtid aiimaanso Wadankaada . lacagta Aad ku Soo baxay Sid ku Furo Waxa Aad jeceshay inaad ka shaqeeyso Allaha ku barskeeyo oo ku Xifdiyo Allar waxaan kaaga Baryaa Adigoo Dhss as kinyarta Kale Wadanka Alle inuu jeclaysiiyo Aamiin.
Aamin aamin yaa allahu
ina lilahi wa inaa ileyhi raajicuun somali mel walba way ku dhibantahay.
keep going 🎉
War arsaqada ilahayna haye ilahy amina Ila gorma ayad soconaysan uun
Runtii waa nolol adag lkn waxa leyahay ilaahey ha u fudedeeyo safarka I.n.a
Subxallah
Qofka France noLoL ka samaynwaayey france noLoL kalena kama samaynkaro England waayo waa iskumid wax ay is dheeryihiin majirto xitaa mushahar ahaan waa iskumid
Waa maxay noloshan akhtarka ahi
Allaah safarka haaydIin fududeeyee lkn bal qashinkaa iska hagaajiya
Maxamed Abdi Hussein
illahey haka saaro kaaley amiin
🎉🎉🎉🎉🎉
Sxb Allah idin fududeeyo
Doontii ayow saarnaa maxamed Abdi ,Hussein
maxa jira adeer ma qofba meeshas kaga jirey
Thnks
Allahu akbar
Ustaad Ahmed Osman Waxaan rabaa Visaha Shangai ina Ku imaado Wadanka Holland waxaan rabaa inaa kasii tago Oo Europeta kale iska dhiibay Wey i qaabilyaan sooma ahan 🙏
Haa broh wa lagu qabila
@@Ygmanka wadankee ugu Wanaagsan bro?
France 🇫🇷 waan soo socdaa jabhada haleygu soo dhaweeyo tag waa gacan qabashee
Dadka mesha joga nin tarasgeey la dhaho oo soomali ah raadiya lacagtaas niigama baxeyso kaas meesha wa deganyahay gurina asaa nii geeynaayo
Nin Raga Waakii Kufa Ee Kaca Lipaaxas iyo inta La midka Ah Allah Muraad kooga Ha u fududeeyo
Waan Arkay Nolashaa oo kale Tariibkuna Wax badan oo Waaya Arag Nimo Koow Katahay Ayaa Laga Faa'idaa
Guleysto saxibayal
Axaaxax maxaa gob waayuhu ciiley allh haydiin fududeeyo waxad jeceshihin oo sahala haydin siiyo
Soomali meel kastooy joogan
Way magaleeyan, siraaxo lehna
Way u nooladan.
Calais wlhi meshan qof adag unba kaso bixi Karo ilahy ha idin so fudadeyo
Tahriib isnot easy
Nio meesha tag ban is lahaa lkn waxan so xasuusty kayntii Poland igadaa waxa shabah ban iska raadsani
Asc sxp isoqabo please +254724366308
waxaa somalih halkah dhigay waa qabil waxay wadankodih uga so cararen mafiyo iyo moryan qabi lagu dortay
5 bil ka hor àn so maray alx alle wa iga bad baadshay😢
Sister xge jogta hder
Maxaa ku qasbay in ay halkaas ku dhibtoodaan / wdamada kaletoo ayaaba okay ah ma iska tag taan ???
Maxay faransa ku naceen oo UK ku rabaan.
Team Chicago one like✋✊🤍
Maxaa u diidey dadkeena in xoolo dhaqato noqdaan. Koley nolol adag waa nolol adag.
Jiq keyn
Tuugnimo iyo dhaqanxumuu ku faanayaa wiilku . Bal aqakaaga qof ha jabsado adoo wadankaaga jooga
Rafadkas ma ini baday mad wadankina imansatan
Lkn mxu usobandigay waba dad dumasho kujireee Bismillah
Marka hore inte ka safarka ka bilowdeen
Kepgoing
Ingriiska ay waxaas rafaad uu so marayaan wax yaalo wllhi malahan 😮
Ninkii shaqaysto lcg waa hela kadaa Beenta messhaa
Xasbunalaah dadkaan maa loo sheego safaaradaha soomaalida si dalkoodii loogu celiyo soomaalidu dhibka dslkooda ku haysta ma ogala laakiin tanoo kale waa u dulqaataan yaab